Gooryaanka Daba cuncunka keena habeenkii ee Cadcad sida ugu fudud ee loo daaweeyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 чер 2024
  • sidee loo daaweeyaa gooryaanka
    daawooyinka ugu fiican gooryaanka
    gooryaanka ilamaha yaryar
    gooryaanka daba cuncunka
    cuncunka Dabada habeenkii
    gooryaanka ilmaha
    gooryaanka dadka waaweeyn
    maxaa sababo gooryaanka
    maxaa keeno gooryaanka
    sidee loo daaweeyaa gooryaanka
    maxaa lagu daaweeyaa gooryaanka
    kaniiniga gooryaanka
    #Bahalka caruurta
    bahalka dabada
    #gooryaanka_diradiraha #gooryaanka_daba_cuncunka
    #gooryaanka_cadcad
    #gooryaan

КОМЕНТАРІ • 47

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Місяць тому +4

    Aniga markaan yareen waxa nalagu daaweyan jiray subag idaada oo quraac canjeerada nalagu dari jiray isla maalinti dabadu ka imaan jiray.

  • @cabdalebarakat8058
    @cabdalebarakat8058 25 днів тому +1

    Shukran dr jzq

  • @fmg63772
    @fmg63772 Місяць тому +1

    Jizaakallaahu khayran dr

  • @mohamedmoalim3363
    @mohamedmoalim3363 28 днів тому +2

    M.a sxb kheer Allaha kusiiyo wuuba idhibay bahalkaa

  • @usaamepoy
    @usaamepoy 13 днів тому +1

    Sxp dawada albendazole Sxp wa I anfacday ma

  • @abuukarcali-mz3lp
    @abuukarcali-mz3lp 29 днів тому +1

    Waa mahad san tahay ee xage kala soo xariira aad yaan August bahanahaye

  • @Maryanartan-yg4rj
    @Maryanartan-yg4rj Місяць тому +6

    Jasaakallaah khayr dr wall ilmahaygaa la dhiban xanuunkan dhowr mar ka daaweeyay wuu kusoo laa laabtaa marka daawada sharoobo bes isoo siiyaaa farmashiga cunug 5sano jira weeye marka kaniiniga iyo sharoobada kee fiican iisoo jawaab wall adoo mahadsan

    • @israyusuf3050
      @israyusuf3050 Місяць тому

      Abayo kaniniga ayaa fiican lkn marka sineysid nadafada ku dadaal habeen walbo go sariirka ka badal iyo dharka ilmaha

  • @forzainter9638
    @forzainter9638 27 днів тому +2

    Dre waad fiican tahay lkn faahfaahintaada ayaa dheeeeer marka inaad soo koobto ku dadaal

  • @wardabashiir7844
    @wardabashiir7844 Місяць тому +1

    Digtor bilaa baadhitaan masiinkaraa

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 Місяць тому +1

    Ilmo yar ilma imisa jir bu ku dhaca goryankan

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 Місяць тому +1

    Dr hada ayu ihaya qeyr Allah kusiiyo

  • @mankacadeofficial3802
    @mankacadeofficial3802 28 днів тому +2

    Dawadisa raba mudo ihaaya xanunka😳

  • @WardaRuwayda
    @WardaRuwayda Місяць тому

    Asc dr

  • @user-jp6lg7pd8l
    @user-jp6lg7pd8l 27 днів тому +1

    Jasaa.akalaa mahad sanid dr sifiican ayaad noofahan siisay

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Місяць тому +1

    Pink warm they call Margaret dawada kasobaxban marka Lazaro masoraca??

  • @saadiafarah2126
    @saadiafarah2126 Місяць тому +1

    Asc Dr maxa looga hortagi kar cuntada keenta majiraa digdoore

  • @naimomohamed61
    @naimomohamed61 Місяць тому +1

    Dr. Makaaa yaanyada cuno ayaan arkaa goor yaankasi.

  • @HussenYusuf-h8l
    @HussenYusuf-h8l Місяць тому +2

    Cudur wayn ma aha Daawadeesa waa Caloosha oo la socdseeyo

  • @GaneyiftiinBoy
    @GaneyiftiinBoy Місяць тому +1

    Saxib anigo ayaa I haaya was m

  • @user-jp9rb1sb6c
    @user-jp9rb1sb6c 29 днів тому +1

    Dr nambarkigaa isodir arin ayaaan kushegiii rabaa please

  • @user-gc6nk3lx7w
    @user-gc6nk3lx7w 29 днів тому +1

    Maa coontada

  • @saadiafarah2126
    @saadiafarah2126 Місяць тому +1

    Dr watisapkaada nmbatkiisa aaway

  • @SHAFICIHusein-h1g
    @SHAFICIHusein-h1g 23 дні тому

    Aniga tiktor waa iyaha gooryaankasi sibahan siba haan Mar walba waa icuna

  • @KhaduujaKhaliif
    @KhaduujaKhaliif Місяць тому +1

    aniga ano qaba wiilkeyga dhalay isla markiiba asagoo yar baan ku arkay siiqir ah wu na dhibay walhi ilaa hada

  • @abuukarcali-mz3lp
    @abuukarcali-mz3lp 29 днів тому

    asc

  • @OmarYare-d3c
    @OmarYare-d3c Місяць тому

    Nag uur leh ma lasiinkara?

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r Місяць тому

    Aniga kaligeey ayaa iska daaweeyay subixii markaan sookaco 3 xaboo tuun ah ayaan tumay waana laqay isla habeenkii xigay iguma soo laaban

  • @user-kr2iv8vt5k
    @user-kr2iv8vt5k Місяць тому +1

    ASC. DR

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x Місяць тому +2

    Waa qaba wlhi balayada

    • @faizam523
      @faizam523 Місяць тому

      😂😂😂😂😂😂

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 Місяць тому

    Ani nafta ikeynay maqan naftada wan kudilaa

  • @user-nz6cm5kd1k
    @user-nz6cm5kd1k 24 дні тому

    Hada kahor carur qabto oo habeenki ooyi jirey aya noo imaadey markaa carurteydi ayaaba bilaabey ayaguna

  • @ummuikhlas9211
    @ummuikhlas9211 Місяць тому

    Toon baan galiya aniga😂

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 Місяць тому

    Dr, please ii soo sheeg daawada markaan cabo Gooryaanka ma iga soo baxaa ? Thanks

  • @user-wr6tc3cw5l
    @user-wr6tc3cw5l 21 день тому +1

    Di soomaliya malaha farmaci 37 kayar yahay kulalyil kiisu ee xage kadoonana

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  21 день тому

      Kuwa qaboojiyaha ku xeranyihiin oo qabooban kuwaas ka iibso

  • @fatumaqadir2238
    @fatumaqadir2238 Місяць тому

    🏖🏖🏖🏖🏖🏖🏖🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🌟🌟🌟🌟🌟

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 Місяць тому +1

    Maxaa caruur ah , anigii waynaa ayaa khaati ka taagan.

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Місяць тому

    Pink warm they call Margaret dawada kasobaxban marka Lazaro masoraca??