Ama ubax ha dhigo ama xaarkiisa ha dhigo ee muxuu uga warami waayay warbixinta shacabka iyo wadanku ka sugayo inta uu tuulo uu degenaan jiray iyo shaqada boooliiska maxkamaduhu qabtaan barlamaankan dhegeysanaya ayaa iga yaabiyay shaqada uu wadanka u hayo ee uu la SILCAYO
Xasan dalka iyo dadka ilaahay si deg deg ah ah ha kuu dhaafiyo aamin aamin aamin
ka maan ta diin ka shee kaynayaa wakii usujuudaayay ubaxii gaalada itoo iya
Dowladu kahadlayo xageejoogtaa ciidankiine waa laayay dhul iyo badba wuubixiyee yaarabi
Shacabkii Muuqaadisho : «Xassan Doqonow Ethiopia u sujoodey oo gamcaha ka dhunkatay, maxaad ka faa’idey ?»
Xassan Doqon : «Waxan ka faa’iidey in aanay Hargeisa dhaafin Muqdisho Abgaal !»
In etiobiya loo sujuuda farmaajo ayaa baray.
Farmaajo ayaa macalinkiisa ah
Waa bahdil ubax ladhigo muxuu kadoonay abii oo somali xumeeyay
Madaxweyne ma aha cuqubada umada iyo dalka alaha ku rido
Kawaran mw ciidankii itoopia salanta kusiiyay taaladii ciidankii 1977 lagu laayay ee adsoodhagax dhigtay maxaakawaday
Farmaajo aya oga horeeyay, Wu iskabarejiiyay
Kani magacii iyo sharaftii Soomaali ayuu Suurad xumeeyey
Munaafaq umaddaan way kudaashy
Xasan sh waa tuug nacayb badan ayuu uqabaa qabiilada soomaalida
Subxanallah illahey haku soo hanunsho hadu illahey hanuun kuqore hadi kale umada Allah haku hordhaansho
War kan wax ladhageysta ma ahan ee isaga taga kan waa tug shisheye kalkal dalka iyo dadkiba iibsaday ee maxad kasugeysan
Wax fiyow oo xishod leh umada kahor leexo
Duli fooqal duli kuma rabno naga hor wareeg fadlan 😊
madaxwaynaha waxa aan kasugayna arinta badda maxa waaye sheekadaan waan ognahay in aad muqdisho amnigeeda waxbadan ka badashay lkn arinta itoobiya sowad
Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Banaadir
AFKIISA IYO UURKIISU ISMA LAHA MUNAAFAQ ,ILAAHOW KAN SOMALI KA QABO .
ODAYGAN XANUUNSANAYA WADANKA HALAGA QABTO INTA GOORI GOOR TSAHAY.
Tuug Ilaahey ka furtey waa xabsi lagu dhigaa
Il adayg crazy stuff
Si nabad ah dalkoo bad qabo Eeboow kan na dhaafi. Muxuu ku hadlayaa Abiye baa soo sixray. Ha lawaydiiyo in uu bun soo cabay.
Maa Xishodo, beenaley
Subhanalah
Mooge mw noomatihid kalanowonay kalsonidii
War waxan inaa so deysaan ma mudna
Shikh maxamad idiris maxaa waxaan dhexgaliyay yahuu
🎉ninkan ha qabto aleysa mlinkum ragulun rashid tuug la dhageysto halki la xidhi laha
Mudane Md Dhulkajujiid Nacabsomaliyeed???
Dadkan Qeylyaaya Waxeyrabaan Qomuluudkii Aycadeyeen Ciidankii Rratariya !!!
Shinbirayow heesa
Allow naga soo gaar
Aarmaxaweyne Naga Aayan Dhulka Aadnagujiidey??
Nadhaf nadhaf nadhaf
Gobanimo mudane madaxwene xasan shiikh xafida somaliyo hanolato hamidowdo maanta meel fican ayee maree somalinimadi iyo nabada😂 balaaran muqdisho iyo agagaar keeda ?daacisha waan uso jeysaneenaa 😂
Tuug weynaaday weeye yuu. Isu sharaxayaa hada yaahuu
Warlkiiaa waa hunqaaco waxaan horfadhiyaa maxay ahaayeen maywadiiyaan
Sheydhan Hasan baahane
Maxa ka doontey itobiya miyaa laguso wasaayey injir yehey intirta dhashey dameerkaad wadi jirtey aad
Ama ubax ha dhigo ama xaarkiisa ha dhigo ee muxuu uga warami waayay warbixinta shacabka iyo wadanku ka sugayo inta uu tuulo uu degenaan jiray iyo shaqada boooliiska maxkamaduhu qabtaan barlamaankan dhegeysanaya ayaa iga yaabiyay shaqada uu wadanka u hayo ee uu la SILCAYO
Xasan waaad fashilatay..ee. iscasil
Khaain Kan alle dalka hadhaafiyo waakhaain tuug
Waxa loga fadhiyo maha waxaad so sareexdey e abiy sheg
Adiga in laga ilaaliyo ayaa loo bahanyahay. Itobiya ayaad dalkii u gacan galisay oo khiyaano qaran ayaad gashay !!! Itobiya oo dhulkeeni cidamadeedu Xoog Ku joogaan sida Gado iyo inta xuduuda u dhaw oo dhan sheegtay inay Xoog Ku qaadanayso MOU Gina diiday inay ka noqoto ayaad badana heshiis lagashay!!!
Wax aa kafahmay malahan odogaan
Xasan. Maxkamad. Halal soo saaro waajanise. Qabriyadana. .lafahooda meesha kusoo. Celiya. 😅😅😅😅😅😅
Dhiiqo dhiiqo xasan dhiiqo xaraash wadan tuug
War adiga waxan khudbad ma ahee boodh isku qarinta iska dhaaf what kind of government he talks ilaahay hakaqabto shacabka aakharana way ku sugaysa
Hadal jilatcayca. Baaba kasii daran waad. Ku caajisaysaa hadalkisa. Nacam waad kanafsad dhacaysaa uf. Yaa mw adag noogu bedela kan mid maaha dalkiina baabi i
Cadaalada uu ka hadlayo muu ku dhaqmo
Waar..muxuula
Shir..yimid..odagan..waalan
War.adigayaakumaxkamadayna.umadu.weeykaacabanaysaaye?
Sifiican Ugubashaal Waxaakuucadeynaaya Habaarka& Oohintakadhaceyso Kuwiifashimey!!!