Toos Doodii Ugu Adkeyd Somalia Way Cayn Wareegatay Xassan Wuxuu Bixiyey Badd iyo Barri ilaa DDS Lama

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 39

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 17 годин тому +3

    Khabiirka Samatar walahi qiiro caqliyaysan ayuu u hadlay waana ka daacad Mashallah 🥰 ilaahay cimrigiisa ha’u’siyaadiyo oo ilaahay ha’tuso 5ta Somali oo midowday yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Mohamed-h3r7j
    @Mohamed-h3r7j 18 годин тому +2

    May Alleh shower his blessings and protect from evil deeds.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 15 годин тому +2

    Macalin Samatar waa nin indho dheer maca qoladii gadhka madoobeysatay waa arkay 🎉😂😂😂

  • @SuadMohammad-e2u
    @SuadMohammad-e2u 19 годин тому +2

    ماشاءالله الشعب يحكم نفسه بنفسه الله يخليكم عجبنى المحاضره كونو مستمرين لهدا المحاضره وشكرا

    • @Mohamed-h3r7j
      @Mohamed-h3r7j 18 годин тому +1

      My dear SOMAlIS treat Abdi Samater good he can be help full to make Somalia a better country.

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t 14 годин тому +1

      Muslimka Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Ayaa Sharci U Ah Gaaladane Demuqraadiyad Bari Baanu Ka Nahay Gaalada Iyo Kuwa Raacay Waa Cadowgayna Ilaaa Shareeecada islamka Laga Qabanaayo Waxba Lama Wadagaayo Xaqiiqda Walama Huraan Uuufin lakum Idinka Iyo Asnamtaad Cabudaaysan Baan Leeyahay Dhawaqiida Garguurte Hugaminaayo

  • @ahmedfarah2022
    @ahmedfarah2022 7 годин тому

    Pro Samatar Allah barakeeyo waa wadani Soomaaliyeed

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 14 годин тому +2

    48 jir Sarkaal Orom ah oo siyaasadda ku cusub oo Itoobiya madax ka ah ayaa madaxdii Soomaaliyeed mid mid u xukuma oo farta ugu yeeraaya. WAA NASIIB DARRO UMMADDEENA KU DHACDAY.!!!
    SAFARKA MADAX XASAN KU TAGAY ITOOBIYA LOOMA BAAHNAYAN. SAFARKAASI QARANKA SOOMAALIYEED DHABARKA AYUU KA JABIYEY.

    • @SalmaAhmed-y2w
      @SalmaAhmed-y2w 10 годин тому

      BMen s

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 5 годин тому

      Adeer qaranimadu waasafar hadba DIYAARAD guul hadba dowlad kacasheeh unaakale dowlada daarood meelahaas haka hadleen
      Hawiye naceyb bey kahadlayaan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 15 годин тому

    ❤ professor Samatar waa iga qosliyay 😂 walaahi 😂😂😂

  • @IsmailMohamed-l8t
    @IsmailMohamed-l8t 14 годин тому +1

    Muslimka Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Ayaa Sharci U Ah Gaaladane Demuqraadiyad War Somaley Dhawaqiidan Afka Somaliga Ku Hadlo Diiday Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Ayaa Dhibka Ku Haayo Somaliya Iyo Muslimiiinta Xaqiiqda Walama Huraan Haloooo Noqdo Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Bari Halaga Noqdo Demuqraadiyada Iyo Kuwa Cabudaayo Haday Is Dagalayaan Iyo Hadiii Ha Shiiinayaan Waxba Nagama Quseeeyo Cadowgaynaa Weyaan Ha Ogaadan ilaaa Shareeecada islamka Laga Qabanaayo Waxba Lama Wadagaayo Hala Ogaado Xaqiiqda Waa In Laga Hadlaaa Kuwa Iibsanaayo Badahiiina Idin Kala Guraayo Qabuurahiiina Faagtay Diiiiday Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Ka Hadha Hadad Dad Tihiiin Weyaan Baan Leeyahay Somaliga La Duufsaday Raacay Dhawaqiida Qabuuraha Faaganayo Dadka Muslimiiinta ah Bari Ayee Ka Yihiin Dhawaqiida Qabuuraha Faaganayo Ha Ogaadan

  • @MohamedGuled-e7d
    @MohamedGuled-e7d 19 годин тому +1

    Sababaha dalku ku burrburay ina Samatgar iyo in C/shakuur, si saxa uma sheegin, waxaan filayaa taariikhda runta ma yaqaaniin, ama waddankaba ma joogin. Taariikhda ay haystaan waa hal dhinicii dalka burburiyey, oo ayagu eedda iska rogaya. LKN ilaah ayaan waxba ka aqarsoonayn.

  • @Mohamed-h3r7j
    @Mohamed-h3r7j 18 годин тому

    Great Scholars who are knowledgeable to be in the HOUSE. Hope you DAADIHIYE you arrange many opportunities like this in the future.

  • @hasssnfarah6393
    @hasssnfarah6393 12 годин тому

    Ina samater asaga ayaa kurayi ah kuwa sameeyey 4.5!
    Markii u radinayey sanaterka intii aan ka ahayn Galmudug State balanqaad ayuu usameeyey!

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 14 годин тому

    Saciidkii ku Qaadhey kuma dhigo Professor Samatar Iimaaanka Allah haku soo Celiyo 😮. Punrland waxay diidey Hamza Abdi bare in aw Somalia 🇸🇴 la shaqeeyo Saciid Naceeb Qabiil aa waenaha ka galay Saciid Hassan sheikh ma diidano Lkn Ogaadeen lagu soo dhisaayo ayow diidan yahay

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 13 годин тому

      War naga aamus ogaadeen iyo siciid maxaa kaa galey dameerahaaga si wacan u dhaanso

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 17 годин тому

    Macalinku waxa uu jecel yahey ardeydu iney dhageystaan fahmaan casharkiisa

  • @hasssnfarah6393
    @hasssnfarah6393 12 годин тому

    Muxuu noosheegayaa maanta!

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 5 годин тому

    LIBAAXYO BAAN SHAANJIRNEY WAXAAN NOQONEY DAMEERO WAXAAN RABNAA DAANYEERO

  • @tahirismailtahir25gcom
    @tahirismailtahir25gcom 18 годин тому

    Dee waa itoobiyaan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 14 годин тому

    Israël iyo USA ama USA iyo UK oo qudha ayaa jira dalal walaal ah wixii sadexda dal kasoo hadha waa dani siyaasadeed oo aan joogto aheyn

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 17 годин тому

    Reer woqooyi miyaa joogta waxaa kajooga shaqsiyaad baxsad ah oo aan qofna aan matalin.

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t 14 годин тому

      Muslim Ka Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Ayaa Sharci U Ah Waana Isku Mid Dhawaqiida Asanamta Cabudaayo Diiiiday Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Waa Cadowgayna Hala Ogaado Bari Halaga Noqdo Demuqraadiyada Iyo Kuwa Raacay Waa Cadowgayna Uuufin lakum Idinka Iyo Asnamtaad Cabudaaysan Ilaaa Shareeecada islamka Laga Qabanaayo Waxba Lama Wadagaayo Waalidiiiina Ku Jira

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 17 годин тому

    Odey maamulki aad mataleysey ee Somaliland hadii aadan dowlada kuxidhi Kareen Maxey tahay sababta dowlada xasan I' dhaliileysa.
    Saxib maamulka Somaliland dhinsc karac hadii aad noososhaqo tagteyna shaqeso afkaga xidho.

  • @khalifgurey8171
    @khalifgurey8171 Годину тому

    Ninkaka cad lacagbaa laga rabaa

  • @tahirismailtahir25gcom
    @tahirismailtahir25gcom 18 годин тому

    Dee daacish waa itoobiyan

  • @SiciidjamacCabdi-g1h
    @SiciidjamacCabdi-g1h 18 годин тому

    Distoorlka foojeriga ah sika tuura distoor afti dadweene ansaxiyey keena halahelo

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t 14 годин тому

      Muslimka Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Ayaa Sharci U Ah Gaaladane Demuqraadiyad Bari Halaga Noqdo Dasruuurka Gaalada Iyo Kuwa Raacay Waa Cadowgayna Uuufin lakum Idinka Iyo Asnamtaad Cabudaaysan Waxba Nagama Quseeeyo Cadowgaynaa Ayaa Tihiiin ilaa Shareeecada islamka Laga Qabanaayo Waxba Lama Wadagaayo Xaqiiqda Walama Huraan Bari Halaga Noqdo Demuqraadiyada Iyo Kuwa Cabudaayo

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 15 годин тому

    Maskiin iska seexo hurdaa idin heeyso fadhi ku dirir ayaa wadaan caade qaate yaasha

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 15 годин тому

    O adigu makaga xalal ah labo tuug maxad dad u shegaysan hassan inika so xulay u sidaya kursiygiisa

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 15 годин тому

    Somalie ayan malaha adiga iyo walalka adigu hassan bad codkagu sisay adigo farmajo naceeb ad kaqabtid uqdaad ba kudishay aderow doqaagi hassan bu lonqday walalkana dooqiisi wuxu lonqday musse bici professeurow xalqaado qasare ayaa tihiin adica walalka faysal roble inad kamofaysan burburka somaliya ba u joogtan

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 20 годин тому +1

    Afartan la ismahaysane waxa la ishaystay 64sanadood inqilaabkii Reer Soomaaliland ay dhigeen waxa uu ahaa 1961dii intaaba reer Somaliland raali kama ahayn wixii meesha kajiray markaa dadka wakhtiga intaaleeg heshiinwaayay hada oo ay dowladnimo xaaraana isu adeegsatay lagamayaabo i in ay heshiiyaan hadii maantana la is jujuubo waxakadhalankara qarax daran kii 1988 _ 1991 dhacay markaa milil korkii lamadhayo waxba hadaalina waa talo hadii kale hadalkaa madhalayska ah ee aan runta lagasheegayn wada tusaale hadaan idinsiiyo ilaa 10 toban goor ayay Somaaliland iyo Somaaliya wada hadleen wixii laguheshiiyay dhamaan waxa jabiyay heshiisyadaa reer koonfur iyo khiyaamo ay sameeyeen oo markii hawadii wadajir loolasoowareegay ay qaateen ilaa ay gaadheen in dadkii bukaanka ahaa Diyaaradihii qaadayay ay celiyaan mataasaa is aaminaysa ? Jawaabtu waa maya waxan ugu necebahay dadka kasheekeeya wadahadal kkkkkkkkk

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 19 годин тому

      Adeer Somali ayaa wada tashanaya ee Oromow gowracaaga sugo InshaAllah ma’foga walahi inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @xalwoWadani
      @xalwoWadani 18 годин тому

      Allaha idin cafiyo, cudad aya idila hartay

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 18 годин тому

      @@xalwoWadani waa kuma cuqdadu wll?

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t 14 годин тому

      Muslimka Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Ayaa Sharci U Ah Gaaladane Demuqraadiyad Bari Halaga Noqdo Demuqraadiyada Iyo Kuwa Cabudaayo Waa Cadowgayna Uuufin lakum Idinka Iyo Asnamtaad Cabudaaysan Ilaaa Shareeecada islamka Laga Qabanaayo Waxba Lama Wadagaayo Calmaniyiiinta Waxan Leeyahay Kala Taga Waxba Ha Isku Darsaniina Warkiiina Iyo Buuuuqiiiina Dadka Ka Daaya Hadad Rabtaan Isku Madha