Dadka ku nool bariga dhexe waxey ku noolayeen mudo aad u dheer welwel iyo welbahaar aan dhamaad Lahey, qofka keliya ee ku nool gobolkan ee guuleeystey waa qofki ka shaqeeya Nabada iyo wada noolaanshaha.waxaan gacmo furan ku Soo dhoweyneyna hashiiska Dooxa Qatar
Illaahay ha Ka Qabto Umada muslimiinta ah EE Reer Fallasteen Iyo Reer lumnaan Iyo Suuria Yaman Allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta ah EE ay Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada KU hayaan ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha ka Qabto Umada muslimiinta ah Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Assalamu caleykum Waraxmatullahi wabarakatuh Walalahay noo gadh siyya warar ka gaza Ayyan doneya xaggan mahad uga celiyyo 1 cabdulqadir nadara 2 mowlid 3 maxammad cadosh 3 cabdi xafid 4 ingenier 7 October ilaaa mantadan mar ka mammaqna alxamdulillahi rabbil calamin xamas sidan uddu cooneyne guul manta way guleysate ilahay ba màhad le maxammad ba sharaf le Allah yaxfad kum jamican
Waxaa dhici karta israil iyo maryknku ay qorshe weerar iran lala damcay dartii ay qorshaha yara fududeyen xaga gaza hadi kale culayska ayaa ku badanaya. Balse alle haw gargaaro adoomaha falasddin
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
4:28
Mohamed
Rabiyow guuley walalahena falastiin
Guuul inshaallah
Allahu akbar allow adigaa mahadleh
Yuhuda waa khiyaamo badanyiihin
Allah haka badbaadiyo sharkooda
Amiin amiin
Allaahu Akbar Caawa waxeey ilamitahay habeenkii andhashay Guusha Falastiin waa guushii Islaamka odhan❤️🇰🇼❤️🇰🇼🫡🦁🦁🦁
Haawayguuldaraystee yuhuudu allx alle ayaa mahedleh
Alhaa akabar muulimiid alha hakuuleeyo❤❤❤
Alhamdulillah guul islamka
Alle aya mahadas iska leh
Alxamdulilah 🤲🏾allow rer qaza nabad waarta sii oo cadawga ka qabo
Maansha Allah guul
Allahu akbar alhamdulilah🤲
🇵🇸❤️❤️
Cidii wax iska dhisa waa gulesane allaha usiyadiyo wllhen
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤
اللهُ أَكْبَرُ☝️🥺🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Alxamdulillaah yaarabi yaarabi ugargaar walaaleheen
Insha allah guul reer falastin
Mahadsanidiin qabiirka Maxamed Maxamuud Cadde iyo weriye sare Mawlid Xaaji Cabdi
Masha Allah wallkeye reer faltiin wax u rajanyaa xabad joojin xalaal oo gooldabe dib u jabin
Masha.alalh Allahu Agbar agbar.gguuull mujahidiinta reer falstiin
Allaahu Akbar Guul Falastiin Allaahu Akbar Walilaahil Xamu
Allahu akbar allahu akbar illahow heshiis qeyr qabo ogadhig Aamiin yaa rabbi
Ilaaheyow guul sii reer falastiin markasta yaarabi Aamin
Aadbad umhdsntihiin wariyasha mowliid iyo mohamed runta reer Qasa waxad ugu hiliseen afkiin reer Qasa guul ban urajaynaan
Guul iinsha allaa reer qaza cadawgu ha jabo guul guul ayaan leenahay
Waa war aad u fiican
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Ilaahow ugargaar falastiin iyo islamka oo dhan
War hufan thanks
Allaahu Akbar falastiin allow u zadiiayeo 💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️🇵🇸✌️
RABI ayaad talo'saara'naynaa
Xadii ay ku noqdaaan waan ku'noqo'naynaaa.
RABI SWT &RASUULKIISA SCW&MUU'MINIITA AYAA LEH SHARAFTA&AWOODA
Allahu akbar allaahu akbar
Shacabka reer Qasa Alle Guusha iyo Gacanta Sare Ha Siiyo
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Waad mahadsan'tihiin ❤🎉
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar
Ilaahay ha u siyaadiyo jabka iyo baaba a yaa Allah reer falestine xor uga dhig wadoonkoda masjid aqsaa xoree
Allahu Akbar Gaza Guul Guul Igu Danbeyntii Waa Ay Guuleystay
Alaa.mahadaas.iska.leh.Allaahu.Akbar.Allàahu.Akbar.Alaahu.Akbar
الله أكبر ولله الحمد
❤❤❤❤❤❤❤❤ guul falastiin insha allh
آللهم انصرهم قي اخواننا غزه يارب العالمين
أللهم آمين يارب العالمين
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuul xamaz guuuuuuuuuuuuul qasa
اللهم منصر مسلمين في كل مكان
Allah is the greatest
Ina'guna ducada&danqashada&soo jeed badan ayaan kaga jirnay halganka
Allahu akbar
Alxamdulilahi
Reer qaza waa guuleysteen
Guul.guul.guul.falastiin...aamiin.aamiin
.alahayow
❤❤❤❤❤❤
Ajir alle ha idin kasiiyo bahda Hbn , taniyo oktobar 7 waad tabineyseen, ma aydan ka daalin
Mashaallah falastin gul gul falastin hanolato
Haadii ay faransa Muslim aynacabyihin wadamadha musliminta may ceyriyan faransiska safiradhodha
Wara war fiican
Asc HBN
Mawliid wadnaha ayan farta ku hayaa ma aaminaayo waxan dareemayaa qiyaano lakin ilaahay ayaa joogo
Xamaas waa xaq udirir
Marwabana xaqa ayaa guulaysta
Allaha u gargaaro falastiin.
Allahu akbar, maxaan habeen dhaaxaa saq dhexe kasoo kacay hurdada oon u duceeyay inuu ilaahey gaza xur ka dhigo u gargaaro muslimiinta, yaa allah
Alle garaarkiisa ma raago
Had uu raago samirkaga ayaa la eegayaaa alle haynaga dhigo kuwii samirkoodu raago aamiin
Illaahow raxmaanoow raxiimoow guusha soo dhameeh mid waartana uga dhig Palestine Gaza iyo inta lajirta Aamiin Aamiin
الحمد لله الحمد لله الحمد والشكر لله
Dadka ku nool bariga dhexe waxey ku noolayeen mudo aad u dheer welwel iyo welbahaar aan dhamaad Lahey, qofka keliya ee ku nool gobolkan ee guuleeystey waa qofki ka shaqeeya Nabada iyo wada noolaanshaha.waxaan gacmo furan ku Soo dhoweyneyna hashiiska Dooxa Qatar
Alx illahay aya mahadlle illahow gusha si walalahen re palastin
Runti waxan dhihi karna wa musliminta dhabta ah ee manta ku nol adunyadaa
Woow m m cadde
Illaahay ha Ka Qabto Umada muslimiinta ah EE Reer Fallasteen Iyo Reer lumnaan Iyo Suuria Yaman Allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta ah EE ay Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada KU hayaan ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha ka Qabto Umada muslimiinta ah
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
إن ينصركم الله فلاغالب لكم صدق الله العظيم
Allha lajiro shacbka ree falsytiin guul ayay gaadheen dhibkii laguhayay iyo xasuuqii mudo badan lagu hayay dhiigii farhbadnaa ee usoo dadiyeen had guul ayay gaadheen allha usiyaadiyo xornimadooda
Danmark mar hare ayaa lacagta caawinta iskuulada muslimiinta laga gooyay
Mowlid. Heshiiskan waa loo bahanyahay, balse arma la hoosasinayaa PALASTINE, gargaarka loo hoos geliya Ciidamo sirdoon ah ama hubsysan ?
USA /UK/FRANCE Germany Canada India imaaradka iyo sacuudiga dhibaatada ugu badan waxa u geestay reer Gaza kuwaan aya ugu badan
Waan idiin hambalyeeynayss labadiinaba halgamayayaal udhabar adeegay ilaa maalintii 7,10 duufaanta ilaa maanta ooguul lagaaray idinkanana guuuuuul ililililililulululululili isiiiiiiii sisinta iimey
Reer Qasa waxa ladhandhansiiyay dhib iyo silic aan umad horay loogu geesan cid dhibka laqaybsatay dowladaha islaamk majirin manty waxan alle karajaynan inuu hiilkis siiyo
asc.yuhuudu malaha balan.ujeedadeeduna waa siday ku heli lahayd dadka laga hayo
Assalamu caleykum Waraxmatullahi wabarakatuh
Walalahay noo gadh siyya warar ka gaza
Ayyan doneya xaggan mahad uga celiyyo
1 cabdulqadir nadara
2 mowlid
3 maxammad cadosh
3 cabdi xafid
4 ingenier
7 October ilaaa mantadan mar ka mammaqna alxamdulillahi rabbil calamin xamas sidan uddu cooneyne guul manta way guleysate ilahay ba màhad le maxammad ba sharaf le
Allah yaxfad kum jamican
Sahnuuniyaddu heshiisku kolayba dhab kama aha.
Laakiin Xamaas waa inay feejignaataa.
alle hajabiyo jahuuda
Amay heshisku khayamo
Yuhuuda awoodi ayaa urun sheegtay guu walalehen ee mujahidinta reer Gaza
Nasrun minallahi wafatxun qariib
Haah.waa in islaamku xiriirka ujaraa.dawladda faransiiska.yaa kaliita.hoos loo.dhigaa.xiriirka waa midas takoor
Waxaa dhici karta israil iyo maryknku ay qorshe weerar iran lala damcay dartii ay qorshaha yara fududeyen xaga gaza hadi kale culayska ayaa ku badanaya. Balse alle haw gargaaro adoomaha falasddin
Freepalestine
Hoog iyo Burbur ayaa usugnaaday yuhuuda
Way jabtay Israel nacaladii ilaahayna waaba ay kudhacday
Horta dhip kasto alle keeno waaa nimco alle bixiyo
Way ka gulaysteen xamaas yuhuudii. Dad isku duuban cidna ma jabin karto alaa quweeyay wax la isugu tagoba
Odaygani yaro waa isku akhriye anigu warkiisa maba fahmo
Walaal hadii wariye wayn oo rug cadaa ah aad fahmi waysey dee catoosh yare kuwa fahmaa tahay ileen ninkan Maha wariyayaasha shaley soo baxey waa nin caalami ah oo la yaqaano
gala maxan ugabahanahay