YURUB GEENYO 2020 | HEES CUSUB | MACAAN WEHEL KAYGII NOQO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2019
  • #HEES_CUSUB_2020_YURUB_GEENYO
    FADLAN HADDAAD NAGU CUSUB TAHAY
    CHANNEL-KA 👉Subscribe 👈 II SAARA
    SI AAD ULA SOCOTID CHANNEL-KA
    HEESIHII CUSUB BAA KUWOODII
    UGU SHIDANAA EE UGU DAMBEEYAY
    NAGA FILO OO KU RAALI GALIYA....
    Mahadsanidiin Dhamaantiin👍
    Ku Xidhnow Channel-keena 👍
    • Video
    CopyRight@MioMusicTube

КОМЕНТАРІ • 186

  • @safiyaxiis4883
    @safiyaxiis4883 7 днів тому +1

    Hees waxbadan xambarsan waxayaha jidhkaygi baatahay wahey ii dhigo abaalo macan wehelkaygii noqo❤❤❤❤💯

  • @HusseinDahir6425
    @HusseinDahir6425 9 місяців тому +8

    Anigoo mgcygu yahay Xuseen Daahir ku magac dheer Xuseen balad Waaan salamayaa qof walba oo coment-kayga aqrinaya sethy xld ikwrn wllky ama wlshay hestani waxan dhageysigeeda bilaaway 2022 balse mnta ayaan nasiib uyeeshayay inaa coment ka bixi taarikhdu, ay tahay,22/9/2023,sacadu ay tahay 4:45 Galanimo jimca ah ... insh.allh 7 sano kdip ino balanaa

  • @iimaanaxmad8953
    @iimaanaxmad8953 Рік тому +110

    Wakhti xaadirakaan dadka heestaan dhageesanaya wan idiin Salamaya inaan isku qiso nahyna waa laga yaaba 9/October/2022 xiriir baa wuxu iga burburey 5 sano ka hor wali wax xiriir ah masameyn waan ka niyad jabay 8bishii lasoo dhafay ayaan wiil is baraney wiilkaasi inan wangsan weye wax kasta wuu iga dulqaata dareen jaceyl ayuu ii qaadey heestana isaga iso diray caawa saaas darteed ayaan u dhageysty caawa 🥹🥹

    • @cabdiqaadircismaan4031
      @cabdiqaadircismaan4031 Рік тому +4

      Weheey ii dhigo abaalo
      Macan wehelkygi noqo 10/10/2022

    • @zihammohamedjama
      @zihammohamedjama Рік тому +4

      Allé Ha isku kiin daaYo Hppti nqda kuwii wadajira Oo in Bdn wada jooga😭

    • @cabdiqaniyazin9158
      @cabdiqaniyazin9158 Рік тому +5

      Aduunka oo dhanba imtaxane wll iminka inanka iska hagaajiH adunka qof ku jejeLba lagu mintidaH❤📝

    • @istarqurux1881
      @istarqurux1881 Рік тому +2

      Jaceyl ❤️😢

    • @xsxs9741
      @xsxs9741 Рік тому +2

      Aniga qisdeda dhageso abyo wiil ayaa wada soconay 2sano calaf ayaa nakala soo dhexgalay waan guursaday 9bilood isqabnay waakala tagnay hada wiilki ayaa igu soo laabtay anigana niyad uma haayo isaga weli sidii ayuu ijecelyahy waxan sameyo ma aqaano talo isiiya asxbey

  • @user-fd4yg8nc3m
    @user-fd4yg8nc3m 7 місяців тому +3

    Yurub maxmed cabdi (geenyo) danbigaga alle ha dhafo waxn cod lama odhan karo ❤❤

  • @hayaatciiltira2829
    @hayaatciiltira2829 9 місяців тому +7

    Hestan wxaa dhagysan jiry anoo xirir leh 2022 markaste drenkyga ku cabiri jiry waayo dunidan qof walbe qofbuu jecladaa hdaan ogaaday qofkas nasiibkayga inuusan ahny saka taarikhdu waa 2/11/2023 hestana wali waa jeclahy😢❤

  • @koofichannel
    @koofichannel 4 роки тому +30

    Wixii yurub tageero like ta ii saara

  • @mariasheekeeye9892
    @mariasheekeeye9892 Рік тому +25

    Ma Aqaano sababta u dhagayssnayo heestaan dareenka badan, indhahayga ilmo kasocoto, waxyabo badan qalbigayga ku jiro an rabin inaa qofna la share gareyo, ax nolasha adbay u macno badan tahay 😢 qof walbo ma fahmi karo erayadaan masuuliyadooda,
    aheey ii dhigo abaal
    Macan wahelkaygi noqo 😢❤

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 8 місяців тому

      Haa iyado Cid kugu wiirsna hoos u ooy allh qalbiga ha ku dhayo😢

  • @mohamedabdirahman7657
    @mohamedabdirahman7657 Рік тому +8

    Dhamaan ereyada heestan waa Kuwo si gaara ii taabanaya 😪
    Halkan ayaan kaa salamaya boqoradayda ❤️

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 4 роки тому +16

    Waa hees aad u macaan oo inaba caadi aheyn micno weyna xambaarsan abwaanka curiyey heesta adbaanusalaamayaa❤️❤️❤️👌🔥🔥

  • @ayaanabdulahi7975
    @ayaanabdulahi7975 2 роки тому +16

    Waqti badan kadiba isam laheen qof ayaa jecelaan doontaa balse qalbi geeg maanta wuu is furaya qof ayaan ku guleestaya oo furaya qalbigeeg balse nasiib ma u jeelan doonaa wiil ayaan si kadisa ah oo lam filaan ku bartaya waxaan u qaadaya dareen aan wali arga man u sheegan karo waan ka baqyaa balse abdal waxaan rajeey nayaa inaada i fahnto weheey ii dhigo abaaloo mcn wehel keega noqo

  • @user-ur1pl8ql6n
    @user-ur1pl8ql6n 6 місяців тому +2

    Jcyl wan dreemy lkn guul kma grin inta hysta dad jecel ❤🥺♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @xasannaafac2484
    @xasannaafac2484 Рік тому +7

    Waqti ahaataba heestan xaflad baan ku qabsan doonaa xafladaas oo ku saabsan inaan qofka aan dunida ugu jeclahay tuso xaqiiqda dhabta ah iyo sida qalbigaygu ugu bahanyahay mar walba waxaan filaa inay i fahmi doonto boqoradayda haday i fahmi waysana waxay ii ahaan doontaa heesta qisadayda aan kusoo saari doono my role model yurub geeyo🥰

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled Рік тому +7

    ma jaclyn ina hasawe iyo wax nocasa galo in lay so waco iy inkale ma kala jeclyn
    lkn hada ma aqan waxn urabo Codkisa Habn walba
    isbadal ayan daremya igu yimi
    insha llh khayr ayan rajaynaya
    Waxyaha jiir kaygi bate 😌❤

  • @Omer-EilmogeH27
    @Omer-EilmogeH27 4 роки тому +13

    Yurub maxamed cabdi GeenyoH.
    Axyaa sawtu raxma❤❤❤❤❤

  • @jiijomcaanjijo3433
    @jiijomcaanjijo3433 4 роки тому +17

    Naftayda ku weyn tahayoow waxyaha jirkaygi baate ahey iidhiko abaalo mcaan mcaan wahelkygi noqo❤❤❤

  • @raxmoruuxi5950
    @raxmoruuxi5950 4 роки тому +5

    Ehey iidhigo abaalo xibibi mcn wehel keyga noqo wwwww wnak hely 👌💯💯

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 3 роки тому +4

    Waheey Ii dhigo abaaloo, macaaaaaan Xabiibiiiiii macaan wehelkayga noqo❤️❤️❤️🔥

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 4 роки тому +7

    Yurub geenyo adbanusalamayaa codkeeda macaan ee halaasiga ah waxan leyahay thank you👏🏼👏🏼👏🏼❤️❤️❤️👯‍♀️😍👍🌸🌸🌸

  • @ayanrobleh4010
    @ayanrobleh4010 4 роки тому +8

    Ax hees wax badan xanbarsan wax yahaha jidhkeygi ba tahay wahey ii dhigo abaal oo mcn wahelkeygii noqo ❤❤

  • @mubarigcabdiraxmaan6460
    @mubarigcabdiraxmaan6460 4 роки тому +8

    Wr cimaamada iskaga tuura yurub

  • @nishaashiine3027
    @nishaashiine3027 Рік тому +4

    Jcl waan heystaa alx inta qalbiga kadhawacan allah ubogo dhayo rux wngsan nasibka haidin baro ❤🥲🤒

  • @ayaanabdidahir5655
    @ayaanabdidahir5655 Рік тому +5

    Xasusu hore ayaa manta idaarn 11/12/2022😔 qofkan qalbigisa ilashan hestaan ayuu ku ooyidoonaa😭 qofna qof yuun amin wllhy ama nin ahoow ama naag ahow kutasho inuu bin aadam yahy isbadalkan kudhereyo
    Wadceeda lurkii iyo 😥
    wirsi adigoon kutalin😥
    walaacan aan ibadin😰
    walacna aan ibadin 😰
    Nafteydad kuweyntahyoo🥰
    Waxyah jirkeygibatee😍
    Weheey idhigo abaloo💕
    Macan wehelkeyhi noqo❤
    walow hadan aan iska jeclaan lahaa lkn aan duruuri u ahyn 🥰

  • @anwar_bashkaofficial5663
    @anwar_bashkaofficial5663 Рік тому +1

    walahiya heestaani waa heesta an ugu jeclahay Yurub Geenyo heesahedi ugu dambeeyey

  • @mbidaali9822
    @mbidaali9822 4 роки тому +5

    Mchllh yurub geeyo sawtu rahma

  • @farhiyaissackibrahim656
    @farhiyaissackibrahim656 3 роки тому +5

    Yurub geenyo my the best n best keep going darling ❤❤❤👌👌👌💃💃

  • @naciimomire7504
    @naciimomire7504 4 роки тому +7

    Mcn wehelkeygii noqo 👄👄❤❤❤👏👏👏

  • @farahdawo2594
    @farahdawo2594 3 роки тому +3

    Wowo😍🥰macn welkygi noqo wowowwo so nice

  • @ritwaanarweelo8416
    @ritwaanarweelo8416 Рік тому +16

    Aadban Kugu hiisey ila malinkii kowad ee aan ku arkey ila hda si xad dhafan kusii jecelnya inaan kula hdlo ma Donyo lkn illhy mar labad heyla ka kulnsiiyo😭😭❤️

    • @magooloabdrizackzaid4151
      @magooloabdrizackzaid4151 Рік тому

      Aaamiin alle lbdiina qlbi burcad jcyla ha inii mariyo

    • @zeinabali5827
      @zeinabali5827 Рік тому

      Soo ma wanagsaneyn inad la hadasho waxa dhici karta asna inu kaa daran yahay hadi aad warkisa u bogi weydana nafta go’aan cad ayey qaadan lahayd

    • @anuu__tae1826
      @anuu__tae1826 Рік тому

      Alla jcela wallah watn hda ihesato Yaa rbi igarb qabo 😭😭❤️

  • @muniirayariisey674
    @muniirayariisey674 Рік тому +6

    Caashaqan ii wareemay intuu welwel igu furay aniga waayahan i wareershay Naftaydaa ku weyn tahay waxyahaa jirkaygii baad tahee adoo wanaagana ka tagin walaacna i badin ii dhigo abaal macaan wehelkaygii noqo 😢😢😢😢

  • @xamdagobaad5398
    @xamdagobaad5398 Рік тому +2

    Naftaydaad ku weentahayoo😢💔

  • @abdourahamanrobleh260
    @abdourahamanrobleh260 4 роки тому +7

    Waw waa hess macaan runti

  • @hamdaali2623
    @hamdaali2623 4 роки тому +3

    Wallaca Aan badin sawtu raxama yurub ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👌👌💖

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 3 місяці тому

    ARILOVE YOU JE T'AIME ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmomohmed1881
    @rahmomohmed1881 Рік тому +2

    Aheey jacaylku wa xanun qisadeyda wa xanun wiil ayan 6 sano wada soconay anon arag wadan fog ayu jogay markidanbana anagon is arag ayu wakhtiga iyo duruhu nagala geyay dunida ayan ujeclaa alaha xifdiyo mel wngsn alah marayo nin wngsn ayu ahaa kala tageni xanun ayey igu noqotay iyo mugdi

  • @xasancabdi6160
    @xasancabdi6160 4 роки тому +5

    Yurub geeyo aad baan ujecel hye heesta aad baan ku salaamaya xbbe yurub geeyo

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe3237 3 роки тому +2

    Hoygii jacaylka horey u soco

  • @nishmohaz308
    @nishmohaz308 Рік тому +1

    21/12/2022 waligey mahilmami dono, yurub genyo mahadsanid abyo

  • @user-wp2xh9qi9d
    @user-wp2xh9qi9d 7 місяців тому

    Sowtu raxma Yurub maxamed cabdi Geenyo ❤️🥹🫀 Allah cimriga iyo Caafimadka Haku dheeryo Habo

  • @abshirabdi1340
    @abshirabdi1340 Рік тому +4

    Yurub hesa ay qado wanaba iska jeclahy cod allh udhiibay Lkin dhinca qalbi jabka ahay aniga😢

  • @mohamedyasin2693
    @mohamedyasin2693 Рік тому +4

    2022 wali dhagaysanaya yurub is different ❤

  • @farasosafarasosa
    @farasosafarasosa 7 місяців тому +1

    NAFTEYDAD KU WEN THYO😫🙌🏿😭

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 4 роки тому +7

    How How may maqleysaa dheh Haa Huun .wxd Geenyo inan aan tix galalino hadii aan qurbajoogta Samaroon ee nala soco ahaw tii ugu mudned inta heedsta wacdaro soo qulquli heesahaaga hirgaley .qumaney.yurub .loooooooovesoooooooo.love babysitter 🎁♥️😎

  • @zihammohamedjama
    @zihammohamedjama Рік тому +11

    🥺❤️2022 Still in love WllHy HeestaaN

  • @jiijomcaanjijo3433
    @jiijomcaanjijo3433 4 роки тому +7

    Nice voice yurub genyo

  • @nasrac.raxmaan8073
    @nasrac.raxmaan8073 4 роки тому +2

    Yurub geenyo codwAnagsan waan kahela sxb

  • @hafsayamani3211
    @hafsayamani3211 Рік тому +1

    Maaqaan sababta Heestan ugu jclhy hesaha sowtu raxma
    Illahow qofnajecleyn hanoowayin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hamzahcarab1431
    @hamzahcarab1431 5 місяців тому

    Sowtu raxma marka dagesto lee jacel jacel darema ❤

  • @MO10.
    @MO10. 10 місяців тому +6

    caashaqan ii wareemay intuu welwel igu furey aniga waayahan iwareershay naftaydaa ku weyn tahay waxyaha jirkeygi baad tahee adoo wanaagana ka tagin walaacna ibadin ii dhigo abaalo mcaan wehelkaygi noqo ❤🥺

    • @wariyejaceylow4273
      @wariyejaceylow4273 3 дні тому

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sowdoabdi4401
    @sowdoabdi4401 Рік тому

    Walac adaan i badin😢😢😢😢 macan wahelkaygi ii noqo

  • @hamzakahin8353
    @hamzakahin8353 3 роки тому +1

    Nice song.i.like this song.................

  • @MO10.
    @MO10. 10 місяців тому

    jacaylkan iweeraree inta uu wadnahayga dagay halbawlaha wiiqay baa waliba oonti iga jaray hayaatey ❤️🥺

  • @sheekaraliabdiwiljucfe506
    @sheekaraliabdiwiljucfe506 7 місяців тому +1

    Axsan hees axsan qiso cajiib ah dhankeeyga heestaan waxaan dhageysanayaa anoo macalin school, waliba xisaab dhiga Mar walba oo ka shaqeynayo xisaabta waxaan dhageystaa heestaan waayo 2018 ilaa 2022 xariirkaan lahaa oo waliba 2019 gabadhaan jeclaa inta nin la iga siiyay ayeey 2021 dib iigu soo laabatay lkn calaf uma yeelay inaan hanto markale waxa uuna gabi ahaanba Bunbury xariirkeenii 2023 😢😢

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame679 Рік тому +1

    Esh cala hees sowtu raxma❤️

  • @ahmedmuusedaahir2098
    @ahmedmuusedaahir2098 Рік тому +2

    Borada codka yurub geenyo ❤❤❤❤❤

  • @NajmaMama-oy6kz
    @NajmaMama-oy6kz 3 місяці тому

    Allow qof kasta qofku jecel yahay calaf ugu dar❤😢❤

  • @munomaxameddhayib5759
    @munomaxameddhayib5759 Місяць тому

    Aniga qof an ad uga baqanayo ayan jecladay waliba said mana aqano qab an oogu sheegto😢

  • @issamohamed9630
    @issamohamed9630 Рік тому +1

    Hesti oseya cajaib waina kabarajeyo ciyarta😂😂@hussein ali

  • @birmadyare
    @birmadyare Рік тому +2

    Yurub Geenyo Golden voice 🎵

  • @hibo-vlogs4420
    @hibo-vlogs4420 2 місяці тому

    Xiligan waxaan dhagaysanayaa ka dib markaan u diray heestan qof aan Jecelay oo aan muddo kala maqnayn, 24/04/2024 wan ku jeclay ban leeyahay ❤

  • @abdirahmanme413
    @abdirahmanme413 4 роки тому +6

    Sowtu rahma best hees 😍😍😍

  • @MustalifaMohamettAbuubakar
    @MustalifaMohamettAbuubakar 5 місяців тому

    (23/1/2024😢❤)heestaan jaceyl Daran igu abuurtay 😢❤🙁

  • @ayaanyuusuf3187
    @ayaanyuusuf3187 Рік тому

    Waaw heestani hadal kari mayso inkasto heesaha yurub geenyo falenbo ay yihiin

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 3 роки тому +4

    Waaaasw ❤️🔥. Hello❤️🔥. Codka halaasigee macaan yurub geenyo 🌺🌺

  • @jamalnuree1583
    @jamalnuree1583 2 роки тому +6

    Mash Allah super chanson

  • @safiyofarah1094
    @safiyofarah1094 Рік тому

    Naftydad kuwyntho wxyaha jirkygu baadthe wehey idhiha abloo mcn waehelkygi noqo💋☺️😘

  • @mohaahmet7235
    @mohaahmet7235 Рік тому +2

    ❤🥺2023 Still I Love WllHy Heestan 🫀🥰

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 Місяць тому

    1:30am iyo cidlo qol adoo kali ku ah heestani kubaxeyso qaadka urataha iyo caanihii looda talagada kugu jiran jaceylkaagiina 7:00pm mareyso online kutahay hasawaha kubaxayo wanagsanaa ❤❤❤

  • @AbdiKaniBishaar
    @AbdiKaniBishaar 4 роки тому +11

    2020 iyo guriga iska joogaaa 😂😂😂

  • @tiitiyare2160
    @tiitiyare2160 Рік тому +1

    Ina Ibrahim wehelkyga noqo❤

  • @mubarigcabdiraxmaan6460
    @mubarigcabdiraxmaan6460 4 роки тому +6

    16-3-2020 kampala

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz Рік тому +2

    Heestan ayaa ila mida ah oon ka xiiso gu,in dhagaysigeda 24/11/2022✌🎧🎶🎹🎵🥰🖤❤

    • @munosaed160
      @munosaed160 Рік тому +1

      Me after six hours aa kaa daba soo doontay

  • @yaasmiinoffshiyaal3875
    @yaasmiinoffshiyaal3875 4 роки тому +4

    Wa kale

  • @nuune2058
    @nuune2058 10 місяців тому

    Alia darteed ban u jeclay heestan❤❤❤❤

  • @akenadid4848
    @akenadid4848 3 роки тому +2

    Mio keep Dheerin BroH

  • @aaminagamadiid2693
    @aaminagamadiid2693 Рік тому +1

    ❤ macaan wehelkygi noqo✌

  • @mohamadmuse3880
    @mohamadmuse3880 4 роки тому +8

    Yurub geeyo hees maacan 2020

  • @mohamedanwar6077
    @mohamedanwar6077 3 роки тому +11

    What a voice and beauty keep on madam

  • @xamdadheeman7953
    @xamdadheeman7953 4 роки тому +2

    Wowowo ❤🌹😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @daganmomo
    @daganmomo 4 роки тому +5

    Idhigo Abaal oo mcn wehel kayga Noqo❤😨😭

  • @cabdixakiin3647
    @cabdixakiin3647 4 роки тому +3

    Heeso macn

  • @ShushuCalixasan
    @ShushuCalixasan 10 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉yurub genyo🎉

  • @magooloabdrizackzaid4151
    @magooloabdrizackzaid4151 Рік тому +1

    Heestan inaan dhagaysto ugu qry blse wxn is iri bal eeg commentiyada waxana akhristy qisooyin aad u badan kuwaas oo u badan qlbi jab jcylka sidiisaba hadii kalsooni iyo jcyl been dhan ka suulan hdii la sameeyo qadar mooyee inuusan si sahala ku burburi karin aaminsnhy ani ahaantyda qof wlpa qlbi buu leeyahy ee quluubta hala isku ilaaliyo🤘2/12/2022

  • @faysalnur8195
    @faysalnur8195 3 роки тому +2

    20/12/20 jawi degan xusuus

  • @fartungedi2260
    @fartungedi2260 4 роки тому +9

    Hees Aad u Macan Yurub Geenyo ❤

  • @azuudiamondofficial1056
    @azuudiamondofficial1056 Рік тому

    Macan wehelkeygi naqo axx😭💔🥺

  • @CadnanCabdirahman-pc9bd
    @CadnanCabdirahman-pc9bd 6 місяців тому

    Heatan waxan ku dhagysan jira hargaisa dhalinta xafada malinta markan lugaha fidsano cawana otawa canada walhtigu cajiibsanaya

  • @nuuranuura5834
    @nuuranuura5834 4 роки тому +1

    Wwwwwwwwww hees IGA dheh

  • @ashahusein8963
    @ashahusein8963 Рік тому +1

    12/12/2022❤ tariikh dib uso laban donin sacada africa 10:57pm

  • @mataankafarxada4480
    @mataankafarxada4480 4 роки тому +5

    Waan kusooboqdaye adigana isoobooqo walal

  • @haboonmahdi8063
    @haboonmahdi8063 9 місяців тому

    jacayl❤hees ❤😢mcn❤

  • @ubaxmuxumed8000
    @ubaxmuxumed8000 4 роки тому +2

    Wooow asal

  • @xaawoali9623
    @xaawoali9623 Рік тому

    Tha bast song😥🎤🎤

  • @maxamedcasood1703
    @maxamedcasood1703 3 роки тому

    Ax yaa ax yaa wlhi sowta iga dheh xapiipi macaan wehelkaygii noqo

  • @cabdiraxmanilkacase4792
    @cabdiraxmanilkacase4792 Рік тому +1

    What A voice

  • @Yacinali71
    @Yacinali71 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @juweriyaawesaxmed6374
    @juweriyaawesaxmed6374 Рік тому +8

    Heestan dartet ayaan la ilmeyay isla hada ayaan jecelkeygii kala tagnay 13/11/2022 💔💔😫😭

    • @fatimaelmi2483
      @fatimaelmi2483 Рік тому +1

      Ulaabo abayo 💔🥺

    • @wariyejaceylow4273
      @wariyejaceylow4273 3 дні тому

      ​@@fatimaelmi2483bini aadanka wuu qaldami karaa maqaldamana waa ilaahey abaayo mcn ulaabo qofka jecleyd

  • @amaalahmed5323
    @amaalahmed5323 3 роки тому +2

    Yuurub geenyo gormu calcalkani ka hadhay

  • @najah140
    @najah140 Рік тому +1

    Heartbroken 💔 🥺😔👋

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 4 місяці тому

    ❤❤

  • @user-jy3xu1yi7j
    @user-jy3xu1yi7j 5 місяців тому

    Ubax Qof ana Ada uu jeclah aydan ii jacylyda ayn ku xassusta lakin waQthiga nakal Foogeyay