YURUB GEENYO FT FARDUS MAHAMUD BARNAAMIJ KABAN VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 6 місяців тому +2

    Thank you great performance as always . What a wonderful voices by two respected singers. The three boys did well too/

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 місяців тому +6

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena ❤

  • @MustafeAbdi-t1u
    @MustafeAbdi-t1u 9 місяців тому +3

    Mar jeebku ii wacanyahay waa inaan casuumaa Yurub Maxamed Cabdi Geeeeeeenyo❤❤❤❤

  • @MaahirMaahirYare
    @MaahirMaahirYare 10 місяців тому +2

    waa marki igu horeey ee aan hees qoraal u soo qoro yuuruub inoo noow codkaga ayaan ku heeysa mansha allah

  • @eskihaile8246
    @eskihaile8246 9 місяців тому +3

    Beautiful music. Thank you. 🙏love fr Ethiopian!!

  • @abdirisak_buskulaawi
    @abdirisak_buskulaawi 10 місяців тому +4

    Inder yurub maxamed cabdi yurub geenyo heesahaaga sidaan ugu isteexo ha sheegen mid kastood qaado way i martaa uun dar ilaahay ❤waxan dhihi karaa habeen aanan heesahaaga dhegeysan wax yar ayaa layga tiriyaa ❤🎻

    • @Roodacali-rk4vi
      @Roodacali-rk4vi 10 місяців тому +3

      Xaqiiq ilaa xad wllhi heesaheedu qalbigey taabanayaaan inanta yurub geenyo❤😢

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 10 місяців тому +2

      Walahi aniba malin anan dhagaysan majirto qoftan cod io heeso bay haysa ❤ sawtu raxma

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 10 місяців тому +3

    Sawtu raxma ❤axya cod wale tageero dhaba ku ahay heshaga kama daalo io codkaaga macan😊

  • @guledbashe9538
    @guledbashe9538 10 місяців тому +3

    Maxaad samaysay walaal yaa salaam cabdiwahaab Muxumed booska
    Yaa salaam yaa salaam yurub maxamed cabdi geenyo Alaah ha ku barakeeyo ❤❤🎉

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px 10 місяців тому +3

    HALA HALA SOOWTU RAHMA YAA YURUB MAANSHAALLAH ❤❤❤❤❤❤

    • @KahinKubo
      @KahinKubo 10 місяців тому +1

      Sautul raxma yurub mahamed abdi

  • @qalabjaantube5438
    @qalabjaantube5438 10 місяців тому +1

    Yurub awalba waan ogaa inay mucjida codka ee qarniga tahaye
    Waxaan aad ula ashqaraaray farduus oo run ahaantii ah mucjiso kale oo qarnigan soo baxday ❤

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 10 місяців тому +3

    Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤
    Iyo Farduus Mohamed ❤

  • @fuaadwarsame3514
    @fuaadwarsame3514 9 місяців тому +2

    Eesh Qiyaasak Halkeeda Ayey Dhigtay Yurub Waa Fanaanad Hibo U Leh Codka Tolmoon 14/12/2013 ❤❤

  • @amiinyarechannel
    @amiinyarechannel 10 місяців тому +5

    Wow voice amazing 👏

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 9 місяців тому +1

    Yurubey ninkaa kamanka macaan kuutumaya magacii se ma maxamed miyirbaa baray alle haw naxariistee❤

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px 10 місяців тому +2

    FARDUs MAANSHAALLAH MY QUEEN KEEP GOING❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabiib8053
    @mohamedabiib8053 8 місяців тому +1

    farduus maxamud yasalaaam

  • @ibrahimabdikadir1706
    @ibrahimabdikadir1706 8 місяців тому +1

    viva yurub geenyo

  • @rashiddahir1204
    @rashiddahir1204 9 місяців тому +1

    Heesta garanwagaa in laga daayo ayay ahayd meel qurux badan lagu duubo

  • @somaliamg8038
    @somaliamg8038 8 місяців тому +1

    Koley aniga heestan qalbigayga xasuus dheer Bey galisay hadi dadku eid ayama tirsado aniga aragaagey itahay ❤

  • @MohamedMohamed-qh7cj
    @MohamedMohamed-qh7cj 10 місяців тому +2

    Ma yurub bay uu cod ektahay mise anaa mooday !!

  • @deeqaadan8686
    @deeqaadan8686 9 місяців тому +2

    Sowtu raxma❤❤❤

  • @BouhOmaros-u6v
    @BouhOmaros-u6v 2 місяці тому

    .meilleur stars somalienne

  • @hodansaleban5843
    @hodansaleban5843 10 місяців тому +2

    Wow wada buqoradi codkka

  • @faaraxcadaad903
    @faaraxcadaad903 10 місяців тому +3

    boqorada codka

  • @fardoussamouhoumed
    @fardoussamouhoumed 10 місяців тому +2

    I like this song ❤❤❤

  • @ubax7758
    @ubax7758 10 місяців тому +2

    Sawtu raxma❤❤

  • @BouhOmaros-u6v
    @BouhOmaros-u6v 2 місяці тому

    Stars yourob Bella somalienne

  • @Mustafe-o6z
    @Mustafe-o6z 9 місяців тому +1

    Ayaamaha cishqiga.ciyaarta la badsadaa,iyo saaxiibada loo tago..ma meelaha loo dalxiiso la xulan.

  • @Mustafe-o6z
    @Mustafe-o6z 9 місяців тому

    Saaxiibadaydu maxay igu yidhaahdaan ,Bal wuxu heesahooda doonayo eeg.

  • @KahinKubo
    @KahinKubo 10 місяців тому +1

    🎉

  • @yaasiincabdillahi1638
    @yaasiincabdillahi1638 10 місяців тому +2

    Sawtu raxma sidan uhejecelay heesagaga hada ogan lahad

  • @hothoadam2597
    @hothoadam2597 10 місяців тому +1

    Heesta hore ma looqaaday

  • @noorcademohamedmohamed8622
    @noorcademohamedmohamed8622 10 місяців тому +1

    Sawtu raxma
    I like it