Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow kuwan iyo wixii la mid ka Qabo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha u dhameestiro guusha u bilaabatey walaalaha xaq u dirirka aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin
@faisamumin8580 KOW SOMALI MEDIA, والله WAA MEESHA KALIYA EE AAN NEWS-KEEDA SI TOOS AH AAN UGU XERANAHAY 👍 WIXII MUUQDA AYAA MACAAN 👌 GUUL IYO GOBANIMO
Ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha ha ka Qabto Umada muslimiinta ah EE ay Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada ah KU hayaan Umada muslimiinta ah EE Reer Fallasteen Iyo Reer lumnaan Iyo Suuria Yaman Allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta Gurmad dag dag ah illaahay ha Siiyo Quwad Ay iskaga Difaacaan Caddawga Diinta islaamka Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Walahaha Chanel kan maamulo, waxaan idin dhihi lahaa. You should not be entertaining Muslim IDF soldiers on this channel in my opinion! What is the message for us to know?
Wiilkan carbed ee ku jiro askarta wuxu badbadinaya dadkiisa sida femelkiisa markii hore gurigoda inta la tegey qasab walidkiisa loga so watey oo degen melaha magalada ka dher sida tuloyinka sida shababka somaliya oo kale sameyan israiil ka dib xero askarta la geya afka cibriga la bara ila dugsiga sare ka dib ba tababar ciidan la bara haddey amarka israiil diidan walidkod ba intey tagan guryaha lagu guba wa femelkaga badbadi illah bad qabta ayey ku shaqeyan carabta askarta ku jiro
Asc. Sh. Allah haa siiyo Dawladda Suuriya guul guul iyo nabad waarto iyo noolol degan ameen ameen Allah.
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow kuwan iyo wixii la mid ka
Qabo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha u dhameestiro guusha u bilaabatey walaalaha xaq u dirirka aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin
Insha allah Guul Guul Guul Guul Guul Guul insha allah falastiin iyo
suurya Guul Guul Guul Guul Guul
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
MashaAllah my favorite news.
Jzkilh khayr
Guleeyso
@faisamumin8580 KOW SOMALI MEDIA, والله WAA MEESHA KALIYA EE AAN NEWS-KEEDA SI TOOS AH AAN UGU XERANAHAY 👍 WIXII MUUQDA AYAA MACAAN 👌 GUUL IYO GOBANIMO
@@AbdirisakRaskalChannel Allah haku barakeeyo walaalkey
Jzklaah khayr
Masha allah jazakallahu khayran warar na farax geliya ayaa ad nala wadaagtaa allah ha quweeyo muslimiinta
Qeyr ALLAH haku siiyo Sheikh.
Mashaallah wariye
Dowlada usub guul guul❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Ninkii noqdaa ciidamada yuhuuda waa macal kufaar
WAA HADAL FARXAD LEH, HADDII QATAR IYADUNA AY SAFIIRKOODA SOO DIRSADEEN. RAJADA ALLAH HAKA DHIGO GUUL IYO SYRIA OO CAGAHEEDA KU'ISTAAGTO.
الله أكبر
Ilaahey muslimiinta quluubtooda hamideeyo
ALLAHUAKBAR ALLAHUAKBAR
WAA WAX ALLAH LOOGA MAHAD CELIYO HADII MAANTA UBADKA SURIYA EEY ISKUULADII DIB UGU LAABTEEN DHOWR SANO KADIB
Ilaah siriya iyo inta Muslim wadan oo dhibateysan ha u gargaaro
maahalaah wll mustafe
Mahadsanid wll
sh. Mustafe faraha gacmaha tageysid mar mar shuqul galoo iska dhaf iga Nastexo.
Alxamdulilaah!
Ascww bro.
Nyatanyahu is setting a very good precedence.
Western democracy & exposed.....
Shekh suuruya maha siiriya
Waa Arabic iyo English walaal
❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤
Aamiin aamiin aamiin
سبحان الله
xamdullillaahi rabil caallamiin
❤❤❤❤❤❤❤
Guul
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call
Gaal raac waa gaal
Ilaahay damiorka hausoo celiyo
Wcs waraxmatullaah wabarakaat
WAXAA II CADAATAY DAL IYO DIIN MIDNA INAADAN KALAJECLAYN MARKAAD KA AAMUSTAY BADII IYO CIIDANKII SOOMAALIYEED
Kkkkkkkkkkkkkkkk xaasid xaasidkale jitin somaliland guul
Haa qabyaaladaa caqligaa falaagay qofka wanaagsani maxdhexgalo munaafaqaa umada islaamka kaladhexgalo
Kuma dhageysan bil iyo bar 😢😢😢
ومن يتولهم منكم فإنه منهم
Waa gaal cad
Kkk,waxaanlayaabay dadkaqaar waxeeykahelaayaan ineey weriyaha gelshaan qabyaalada eeydhexfadhiyaan oo ayagu waxeeykahelaan aanla'aqaanin aanka'aheeyn aduuniyo aaqirabeel.
Runtii wiilka ciidanka israa'iil oo caruurta iyo haweenka laynaaya ooma horeeyo, muslinka muslinka kale laynaaya, sida soomalida, siriya, Sudan, Afghanistan, ciraaq, turkiga, iyo wixii lamada aduunkaba muslin muslinkale laynaaya ayaa ka buuxa. Waa umad jaahwareer ku dhacay diina sheeganaaya
🎉🎉
SHIIKH BADDA SOOMAALIYA IN AXMAARO LASIIYAY INAAD KAHADASHO MAXAA KUUDIIDAY CABSI QABYAALAD DHAQAALO IWM
Markii la yidhi soamaliland badii badii bixisey watii aad wada qeylineyseen maxaad hada u amusteeen
Cajiib dadkeena
Wcs brother
Maxkamaddas dowladaha ku jiro saxiixey carabta iyo somaliya ma ku jirta no sheg bal mar aad faadi noqotid
Oo qaza yaa caruurtii iyo shaca kii dhulka kudarey haduuna isagu layn
Israel aduukii fawdo ayey ka dhigtay ,ilaahay ha jebiyo Israël iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo kuwa raacsan ba insha allah
Kkk,warka netanyaahu habaciidsan waayoo yh ama timadheer ayaa gadaal kataagan hey-adaha caalamiga oo ayagaa sameeyay oo kushaqeesta fasahaadka eeycaalamka kuhaayaan ayeey kamidtahay.ayagaa kushaqeesta marka waxbadan iyo faro ayeeykahaayaan maxkamadaas yh.
Qofka haduusixiranyahaay eeyna kuyartahaay cibaadada wixilaraabo ayaalgasameysankaraa
Ma yeelayi Muslim aan ahay yahuuda aan u dagaalama
Oo maxaa dhexdhigay waar mersha iskagatag bilaadamiirnimo weeje ciidamadan bahalkaa siduu ula tacaamulikafhaa
Wcs
Kani wuxuu uegyahay yuhuudii asalka ahayd
Aduunku sanad iyo dheeraad ayey fiirsanayaan maxay tari
DAL.DAD BAA DHISTA WAA DAD RABA SHARF. IYO IN AY JAAMICIYAAN DOTOORO NOQDAAN HUNGURI RAADIS CARIUR ISKA DHAL MA AHA
Muslim aha waamurtad
Ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha ha ka Qabto Umada muslimiinta ah EE ay Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada ah KU hayaan Umada muslimiinta ah EE Reer Fallasteen Iyo Reer lumnaan Iyo Suuria Yaman Allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta Gurmad dag dag ah illaahay ha Siiyo Quwad Ay iskaga Difaacaan Caddawga Diinta islaamka
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Walahaha Chanel kan maamulo, waxaan idin dhihi lahaa. You should not be entertaining Muslim IDF soldiers on this channel in my opinion! What is the message for us to know?
Lataniyaahu wuxuurabaa maxkamada caalamka inuukusado siduumaraykanka ukufsaday
Whst caawis?
Israel dulka ayay qaateen
Kaas waa duli hinguri raac Aduunka waxaas b K buuxa
Kkkkk.
Adeer Syria Soodaan iyo Somaalia kama ab sakeeso
Bada bada dankamalihid bada dalka adookale xaasidbaatahay waxaad rabtaa umada soomaalida inuu kalajeclaysyo xaasidnimo ayaa idinhaysa iyo somaliland ayaa haruumargaadhi
Askarigan hadalkiisa waa doofaarka ma cunee maraqiisaan cabaa
Waxbaa kaa khaldan
Marnaba islaam ma noqon karo nin ka tirsan ciidanka cadawga ilaahay iyo diintiisa yuhuud sahyuuniyo
Askir hee esraaiil iiwad muslin ah wax dhici kara qayaano
WWW❤❤❤
Muslin manoqonkaro kasu ewaxad tidhah wa carab
Askariganibwaa duli muu ka baxo yuhuudka dulmogeeda haduu imaankiisu dhab yahay
Waar na dhaaf dhe donqonyow
Wiilkan carbed ee ku jiro askarta wuxu badbadinaya dadkiisa sida femelkiisa markii hore gurigoda inta la tegey qasab walidkiisa loga so watey oo degen melaha magalada ka dher sida tuloyinka sida shababka somaliya oo kale sameyan israiil ka dib xero askarta la geya afka cibriga la bara ila dugsiga sare ka dib ba tababar ciidan la bara haddey amarka israiil diidan walidkod ba intey tagan guryaha lagu guba wa femelkaga badbadi illah bad qabta ayey ku shaqeyan carabta askarta ku jiro
Sunni waaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Oo falastiin muulaayaa asgarigaasi
Alxamdulillaah!