Maxamed X. Ibrahim Cigaal Khudbaddii uu

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • 64 sanno kahor iyo Khudbaddii Maxamed X. Ibraahim Cigaal

КОМЕНТАРІ • 29

  • @SAM-2004-0
    @SAM-2004-0 3 місяці тому +7

    Alle ha u naxariisto maanta waanaga hooseeyaa waxa kaliya uu naaga baahan yahay waa inaa u docaynaa wllkeen

  • @khaalidabdisalaan4691
    @khaalidabdisalaan4691 3 місяці тому +5

    Allah haunaxariisto wuxu ahaa qaaid wayn oo Soomaliyed Raisul wasaare iyo Madaxweyne Maxmed Ibraahim Cigaal

  • @warsameahmed585
    @warsameahmed585 3 місяці тому +2

    Allaha unaxaristo janadul fardowso Allaha kawarabiyo Amiim Amiim Amiim

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 2 місяці тому

    Allahu Akbar ❤ hadal qiima leh Allah unaxariize geesiyada somaliyed ayuu ka mid ahaa ❤

  • @ZeroSumgame-vo4uh
    @ZeroSumgame-vo4uh 3 місяці тому +1

    Mashallah
    ilahay ha uu naxariisto Ibrahim Ciigal Wuxu aha niin geesi oo Aqlii badaan ah oo Soomaaliya jecel iyo midniimada ummada Soomaaliya oo wada soomaali ah

  • @fanprojfilmsproduction194
    @fanprojfilmsproduction194 3 місяці тому +1

    Abti alle ha ku naxariisto😢

  • @salebansicid3307
    @salebansicid3307 3 місяці тому +11

    Somaliland guul isha Allah iyo aqoonsi buuxa

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 3 місяці тому

      Intii yareyd ee waqooyi idinla degeneyd ayad kala firdhiseene maxaad guulaysataan

  • @mustafexuseendaahir6796
    @mustafexuseendaahir6796 3 місяці тому +1

    ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 3 місяці тому +4

    Talo inaga qaloocatey bey noqotey runtii rer somalilnd waa dad aad u cadifad badan oo bilaa hubsiimo ah dad aan dowladnimo u diyaarsaneyn ayaynu wexeenii la doonaney lkin alx hadiiba aynu manta ogaaney

    • @mustafeshafeec9707
      @mustafeshafeec9707 3 місяці тому

      Imikaa loo yaabi doonaaa waxa dhaca somali oo dhan musiibo ayaa ku soo socota

  • @yahyayoussouf3225
    @yahyayoussouf3225 3 місяці тому +5

    Maye kuwii lahaa cid wax isku darsatey majirto ama beenta ka sheegayey 26 june ee Somaliland xornimada qaadatey !

  • @zakariafarah7367
    @zakariafarah7367 3 місяці тому +2

    Wanaga isku taalin waynay kunfur iyo woqiyina lano kala saraay 😢

  • @AyuubQurbo
    @AyuubQurbo 3 місяці тому

    1960 somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @manineima4398
      @manineima4398 3 місяці тому +4

      Zoomalia lawasseniya qadad,waynia😅

  • @SadiiqHassan-q8p
    @SadiiqHassan-q8p Місяць тому

    Maanta wuuu inaga hoosrya ina cigale al haun haudanbi dhaafo

  • @moepra1521
    @moepra1521 3 місяці тому +3

    Ninkaas muga weyn leh iyo bulashadiisiba somali way lumisay maanTa

  • @Morgan-ge6nv
    @Morgan-ge6nv 3 місяці тому

    64 sano kadib Soomaalidi dawlad shaqaysa ma leh. Waxaa la dhrx taagan yahay dal iyp dad burbiray oo kala tahay.

  • @hurrediiriye4741
    @hurrediiriye4741 3 місяці тому +4

    Ma car hala helo siyaasi reer koonfureed ah oo xoriyad ka hadlay ama hees waddani ah oo xamar laga qaaday

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 3 місяці тому +1

      Hhhhhh calanka aad qadaneysid❤iyo xurnimada 1da July yaa keenay maraqa unbaad nagula dhuuqdeene waga waqoyi hal washada maka jirtay xamar train bey laheyde miyadan ogeyn hargeysaba in uu ingriis sameyay oo aad engris kahor geeljir eheydeen

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 3 місяці тому +2

      ​@@MohamedOsman-z2p hadalkagu waa funy trainkii mee marka rer magaalow aniguna geeljire ayaan ahaa lkin maanta wali gumeysi ayaad ku jirta😂

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 3 місяці тому

      @@kaaha1233 trainka wuxuu isu xiri jiray from muqdisho ilaa jigjiga tariiqda soo baro waxaana furfurtay oo bililiqeystay ingriiskii ka carooday in aan diidnay taa darteey ayuu kenya qayb ugu warejiyay qaybna Ethiopia

    • @mustafeshafeec9707
      @mustafeshafeec9707 3 місяці тому

      Anagu hadaanu itoobiyaan nahay idinma kala jeclin khayrku wuxu idinku jiraa inaad itoobiya soo raacdaan sidad ogtihiin eed tidhahdin nabigaa u duceeyay itobiya oromo iyo somalina waa walalo waxaa la gaadhay doorkii aanu idiin talin lahayn qaxarkiina iyo buuqiina batay lkn qoom wakhtigiisu dhamaaday baad u egtihiin hadaanu nahay oromada somaliya ku nool siiba somaliland waxaanu soo dhoweynaynaa wax kastoo idinkala qubaya waayo hadaad midowdaan qaxarkiina laga fadhin maayo ilaaa aan bad ka helayno xoog ama xeelad weligayo seexan mayno qoomka soomali layidhina anagoo oroma ah baa ilaahay nala kiin dhaliyaya anagaa idiin talinaynaa hadaanaan geeska African idinka rarin oonaan falastiin idinla dhigin

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 3 місяці тому

      @@mustafeshafeec9707 hhhhhhh Qoli ma fanaa

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +1

    Julay ban walalahin somalia raacyna sawka leh gormay somaliland somalia hal dal isku ahyeen 😂😂😂