Allah ha u naxariisto waa la ogyahay djibouti inay xulufo la tahay qadaadwayn oo ay yidhaahdaan hiil walaal ayaanu nahay Somaliland taasi ma khusayso nin aan rabin walaaltinimadeeda Somaliland ma rabto guul iyo gobanimo Somaliland
Hada waxa la ogaadey in haldoorka Sacad Muuse iyo ganacsatadooda u dhami in ay Jabuuti ka soo jeedaan. Sidaana siyaasadii Somalilaand Ugu gacangashay Jabuuti.
Alleh ha unaxriisto maxamed ibraahim
Qaranka jamhuuriyadda somaliland
Illaahay ha unaxariisto madax qaaliyuu ahaaye
Allahaw naxariisto.
Jabuuti karbaash bei ubaahan tahai.
alle haunaxaristo isagiyo inti wadanka somaliland usoohalgantay
Alle ha naxariisto galaygaa geesi naga baxoo guul dhashuu ahaa
Alle ha u naxariisto geesi qaran
masha allah
Halyey qaran alla ha kuu naxariiso 💔💔💔💔🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
Geesi nagabaxoo guul dhashuu ahaa allah yarxam
Ilaahay ha naxaristo mohamed
H.Ibrahim cigal. Wuxuu ahaa geesI.
Taarikhdu iyada isqorta.
Somaliland Insha way jiri doontaa
Ahaa ha kuu naxariisto geesi
Allow kuunaxariiso aamiinaamiin
Allah ha uu naxriisto
ale hakuunaxariisto maxamed x ibraahim cigaal
Guul somaliland ❤❤❤❤
Alle haku naxariisto
Ilaahow u naxariiso
Allah ha u naxariisto waa la ogyahay djibouti inay xulufo la tahay qadaadwayn oo ay yidhaahdaan hiil walaal ayaanu nahay Somaliland taasi ma khusayso nin aan rabin walaaltinimadeeda Somaliland ma rabto guul iyo gobanimo Somaliland
👍👍👍👍🇮🇷
Ilahow. Unaxariso. Cigal. Iyo. Iyo. Inti. Naga. Dhimatayba
Waa daba gelid maleh iyaga baabi lahaa hadii aanu badbaadiyeen waa iska cawaan baay ahaa yeen isbar bar yaac iyo aniga aniga cidi meel kuma gaadho
Maashallah
Maroodiyoow waanka dul duulayaaye is adkee hhhhhhh godka lagu janee geesi naga dhashoo guul dhashuu ahaa,,,,,
Hada waxa la ogaadey in haldoorka Sacad Muuse iyo ganacsatadooda u
dhami in ay Jabuuti ka soo jeedaan.
Sidaana siyaasadii Somalilaand Ugu gacangashay Jabuuti.
sacad muuse ciise muuse ama isaaq maxuu kala yahey alaya raxmee cigaal ciise muuse kaliya ma aheyn waxuu ahaa halyadii Isaaq hoos ha u dhigin
Madaxdii Aanu Dooranay Ee kulmiye Ma waxay garan waayeen Wuxuu Suldaan maxamed Cabdil qaadir Su'daanka guud Ee S/liland gartay Waxay shalay wareejiyeen W/saaradii duulista iyo Hawada automatically maantana W/saaradii sports ama Cayaaraa ma maxay Ku bedesheen marka
Dhacdadani siday ugu soo beegmaysaa shirka maanta ee jibouti waa dhacdo dhacday 20 sano ka hor dheh afku ku go’ye ma sidaas ayaad weriye ku tahay
hhagaanu fidna uga dhex abuurin sowkii 4.6 u qsbiyay weli iskuu cunayan
Geesi naga baxuu ahaa guulwadu ahaa godka lagu janee
😭😭😭😭😭
OGod
ogaysiis ogaysiis ogaysiis
madarsada Daarul xadiith idiin furtay waxbarasho qiimo jaban oo si online ah lagu baranaayo Qur.aanka kariimka ah iyo culuumta
LEGETAS
Daahir riyaale ayaa mesha taagan san qoodhoole
hhhhh
madarasada darul xadiith kala soo xidhiidh +0634654635/0659177459
Kkkkkkkkk