soomaaliyeey toos

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 84

  • @djibnoeh2988
    @djibnoeh2988 4 роки тому +5

    J'avais à cet époque 21 ans et j'étais en première années de l'université de Djibouti i am brout to be djiboutien people and love soo much somaaliya brother people we have same blood.
    Cette chanson m'a tellement ému que j'ai fondu en larme en réécoutant cette tube qui montre notre lien fraternel et de sang je prie Allah que la Somalie puisse retrouver son splendeur et sa grandeur d'avant merci à la troupe deegaan que je suis fier d'être djiboutien et somalien c'est la même chose.
    Aad bay iga oohisay heestan walahi reer jabuuti waan ni garabjoogna hi iyo ho ba somaaliya weyn way toostay 2020 ka guul iyo horey u soco.

  • @muhibamaanka89
    @muhibamaanka89 4 роки тому +4

    Heestaan waxaanka soo arkay television qaranka jibouti RTD
    Shirka Somalia iyo somaliland
    Eee ka socda wadanka aan walaalaha nahay ee jamuuriyadda jibouti 🇩🇯🇩🇯❤💯✅
    Inshaallah saadaashu waa guul ❤✅

  • @ibrahimabdi8506
    @ibrahimabdi8506 5 років тому +3

    2019 ayaa wali daawanaya oo ku raji qaba in ay maalin uun somaliya nabad noqo doonto insha'ALLAH waa walalkiin frome Djibouti aad ban idin jecelnahay somaliya waxa tihin our blood mar waliba anaga aya idin jecel in aad nabad noqotiin ood adunka la jaan qaadiin incha'ALLAH "saadaashu waa guul "

  • @zakdjibouti
    @zakdjibouti 14 років тому +2

    anigu mar waliba waxan raban nabad somaliawayn waan jeecaylnahay dadwayneh somalia wayn veva somalia wayn always somalia toos walaalayal

  • @Badmacaan
    @Badmacaan 4 роки тому +2

    Heestaan markaan dhagaystay qiirey i galisay waan ku caloolyoobay wlhi ❤ ilaahey hannagu simo aamiin ❤

  • @mahedbashir6079
    @mahedbashir6079 7 років тому +3

    I'm proud to be somalie ❤❤ jabutii wa wallehen wan idin kaqabnaa bal dahab kagasheen somalia ilahay hadin dhowro 😍😍

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 3 роки тому +2

    What song Yaa daawanaya 2021

  • @MsDheeman
    @MsDheeman 15 років тому +4

    maasha allah....i love my Djibouti people! aad ayaa ugu mahadsantihiin walaalayaal! u guys are much better than most somalis...dhiiga ayaan inigu jeclaaday! viva djibouti,viva somalia and viva ogadenia:-)

  • @abshirmohamed5899
    @abshirmohamed5899 8 років тому +6

    😭😭😭😭😓😓😓😓 ax xanun weyna heesta waa iga ilmaysiisay wlh allow somalia dhawr

  • @rashidmohamud1396
    @rashidmohamud1396 9 років тому +4

    As a Somali from North eastern Kenya i hope one day Somalia will be a peaceful country.

  • @saidraamjey6845
    @saidraamjey6845 Рік тому +1

    Dhamaanteenu wxeynu nahay carta💞💕

    • @siradm
      @siradm Рік тому

      Carta lama illaawaan!

  • @abuukarbadal1227
    @abuukarbadal1227 12 років тому +1

    saaki iyoilaa 91dii hadba waxa ku sugan tahay waan kula sucadaan wan ku la sucdaa marna kaama seexanin kaama seexanin somaliweyn masha alah cud macn iyo somalii jecel anigane waan idin jecelnahay

  • @ahmedm7221
    @ahmedm7221 8 років тому +5

    I love this song thank you
    Walaalaheyna jabouti

  • @hayaayww
    @hayaayww 14 років тому +2

    Asc Wr Wb.
    Heestan aad bay ii taabataa wallaahi way iga ilmaysiisaa Illaahow noo daa walaalahayo ,
    djibouti i loveeeeeeeeeeeeeeeeeee u Walaalayaal Noollaaada Oo Guuleysta .
    puntlander@somali

    • @ahmedmo8814
      @ahmedmo8814 7 років тому

      Khaliif Faarax Xayir bro adna qof somalinimadu ku weyntaa tahy

    • @alexlegrand6669
      @alexlegrand6669 7 років тому

      Khaliif Faarax Xayir
      Adiga mudan walaal ee inshallah somalia oo nabad ah ilaahay ha nagu beego

  • @shamsashamsa5505
    @shamsashamsa5505 8 років тому +5

    ma iloobi doone walaalaheen reer jabuuti abaalkii eey noo galeen iyo dadaalkii eey noo muujiyeen.

  • @raxmacaraale2647
    @raxmacaraale2647 8 років тому

    salaadaan dugada nabad kuu baryaaaa allow soomaali wayn nabad kala dhexdhig aamiin

  • @abdirizakalidaad8508
    @abdirizakalidaad8508 7 років тому +1

    Waxaan ahay jiilkii dhashay dhamadkii sideedamaadkii. Waxaan ahayn dhalin yaradii ugu nasiibka xumeed soomaali waxaan Ku soo aadnay xili xun waxaan xasuustaa Hogaamiyo kooxeedkii. Iyo Qabiiladii oo waagaas ka xumaa Al shabaab.

  • @kalashube345
    @kalashube345 6 років тому

    Ax ax ax somalia allow isku keen sooomaaai wayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋❤

  • @kenendidrhubesh3784
    @kenendidrhubesh3784 5 років тому +2

    Ereyedii Aun Dharar Omar Jaalle!

  • @amatallahbintuabdallah9900
    @amatallahbintuabdallah9900 3 роки тому

    Mashallah ALLAHU Akbar Rabiiyow bogoga buurcad isku mari qulubtoodana iskuso jeedi Allahuma Amiin 🤲🤲🤲🤲 4sano jiir ban aha

  • @hassangadidgadid4019
    @hassangadidgadid4019 6 років тому +1

    Ilahayo somali wayen nabadedi usoceeli wa walalahayaga nogu dhaw hadiyan nahay reer djbouti

  • @djamaomar2299
    @djamaomar2299 4 роки тому

    Waa Heesaa qimahaa kulee xalkaa iyo afkaa somalidaa wana wano qimalee dadkaa somaliyed aktodaa

  • @makocadey211
    @makocadey211 8 років тому +3

    I love you Djibouti

  • @safiya513
    @safiya513 13 років тому +1

    ILAHOW NABAD IYO CAAANO WALALAHENA SOMALIYEED ,,,,,, YAA RABI

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade8963 11 років тому +2

    Shirkan waxan Ka Dawanayay Wadankii Anoo Jooga, Mana La Socon waxa Somali Isku haystay In dagaal Jiray Uun waan Ogaa, Balse hadda waxan Ogaaday In Dadka Somaliyeed ay Yihiin Dad aad u Liita Oo aan Kala Aqoon Xumaanta Iyo Samaanta, Khayrka Iyo Sharka, Waa Dadka Calamka Ugu Liita Taas waxa Kuu Cadanaysa wan Ku koray dhibka Ka Jira wadanka Somaliya Maantana Waxan Ahay Abbe Caruuro Iyo reer Leh, Shikran waxa ka SOo wareegtay 13 Sano welina Dhiigii waa Daata,Somalidu wa Gun,

  • @iluvxamar
    @iluvxamar 14 років тому +1

    Jabuuti waa idin jecelanaay, Insha Alah Taariqda Somali weyne baal Dahab ayaad oga Jirtaan..... Allow dalkena Nabad Noga dhig, heskan Anigoo 10 years ayan jiray marka la qadayay,,, sidii qof 20years jira ayaan U jeclaa Una dareemayay.. manta already waqtigi waa sii socdaa,,, Somali Oo nabad Baan dhowrayaa,,,,,Insha Allah one day

  • @abukarbadalgarad8189
    @abukarbadalgarad8189 8 років тому +4

    saaki ilaa 91dii
    hadba waxa ku sugn tahay
    wn ku la socoda wn kula socdaa
    marna kama seexan kama seexan
    somali wayneeeeeeeeeeee
    mac mac mac
    d jabuti guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

    • @alexlegrand6669
      @alexlegrand6669 7 років тому +2

      ana iska leh
      Subixii latoosiyo
      Sanadki lajoogaba
      Nabad baan kuu sahamiyaa
      Salaadan tukado
      Sacadaan ducaystaba
      Saatir baan kuu baryaa (500 qof ba markaliya jidhidhicootay oo sarjoogsatay)
      Maantana sidoo kale
      Marka hore salaan iyo
      Suaal igu haboon iyo
      Waxaan kuu sida
      Waa taladii sokeeye hoo
      Marka xiga sareedo iyo
      Sodonkii quraanka iyo
      Wa soor iyo deeq
      Saaxiib kujecel iyo
      Walaal uku siiye
      Somaaliyey hoo
      Sadexaadna waano iyo
      Saxansaxo udgoon iyo
      Sida seermaweydo
      Ka hilaacday samada iyo
      Sadaashu wa guul wa guul
      Sadaashu wa guul
      Somaali somaali weynooo
      Qarankeedi Sagal iyo
      Siigada kamadho
      Calankeedi sudhatoo
      Astaanteedi saarto
      Somaaliyeey toos toos
      Somaaliyeey toos
      Dhamaantood oo usacabtirin
      Ilaahay hanagu simo
      Somaaliyeey tops toos
      Sidii xaq iyo sidii roon
      Ilaahay hanagu simo
      Somaaliyeey toos toos
      Wataan sugaynee waata
      Ilahay hanagu simo
      Aamin

    • @laviesincerelesamoureuxdel421
      @laviesincerelesamoureuxdel421 7 років тому

      ana iska leh ilahy haa tosiyo somali wyan

  • @iluvxamar
    @iluvxamar 14 років тому +2

    Saaakiyo Ilaaa 199di,, hadba waxad Ku Sugan Tahay,,
    waan Kula Socdaa Marna Kama Seexan Soomali Weyney,,,,,
    Subaxi la Toosyio, salaadi la Jogaba Nabad baan Ku sahamiyaa,,
    Salaadan Dukado Ducada Duceestaba SAADiR baan Ku Baryaa,,,,
    Hadane Marka Hore Salaan Iyo Su'aal Igu haboon,, Iyo
    waxaan Ku sida weli Taladii Sokeeye, Hooo!!
    Marka sarediyo Sodonko qur'ankiyo, waa sooryo Iyo deeq,
    Saaxiib ku jecel walalaha Ku Siiyeen Somaaliyey Hooo!!

  • @dinimohamed4543
    @dinimohamed4543 15 днів тому

    "Somaliyeey toos."

  • @fatmaabdikadir4239
    @fatmaabdikadir4239 7 років тому +2

    rer jabuuti wey mhdanthy❤

  • @dhanaansade4247
    @dhanaansade4247 3 роки тому +1

    Heestan waxaan usooradshay in farmaajo cadaw ka dhigtay D,jabuuti awgeed nagama mudneen D,jabuti
    Colaadin 😭

  • @idrisshoussein3109
    @idrisshoussein3109 12 років тому +1

    dadkii wax ku qaata ilahay haka dhigo somaliya djibouti ayaa inagu yar oo raabna in aan somali guuriyo ka dhisano iyo ka shaqeeysano oo ka qaaboow.

  • @amarehadaweh1278
    @amarehadaweh1278 7 років тому

    walahi maalinta live ayan uu daawanayy heestan waxan ah 14jir ina soomaaliyey midnoqoto niyada ka raabay lakin sida reer jabuutay raaban umay dhan howshoo waaga 2000 allow somaliyey nabad ka yaala

  • @cqaadirmaxamud9385
    @cqaadirmaxamud9385 8 років тому +4

    heestan iyo heesta umadu way daaalanthyba way IGA boohiyeen wlhi

  • @mawlidosman2819
    @mawlidosman2819 4 роки тому +1

    Ciil bay na badeen 😢😢😢

  • @geeleibraahimcusmaan8041
    @geeleibraahimcusmaan8041 Рік тому

    Xiligi muuqalkan xasuus waaye

  • @mirandabella6977
    @mirandabella6977 9 років тому +1

    heestan xasus i tahay markey tv djibouti kaso galeyso school tagi jirey yax

  • @youzarsifmohamed6031
    @youzarsifmohamed6031 10 років тому +5

    Somalia will be peace incha allah

  • @bounaziad
    @bounaziad 14 років тому

    I do not understand why people start to descend when the singers are singing "Somaliyeey toos", i hope this's not a bad omen, anyways i wish u Nabad iyo Caano. From Djibouti people

  • @amirduale1010
    @amirduale1010 7 років тому +1

    I love this song

  • @awaleahmedawale
    @awaleahmedawale 7 років тому

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯 the Djibouti 💖💖💖

  • @baajka10
    @baajka10 14 років тому

    markii aad dhiban tahay oo kaliya ayaad dareemi kartaa qofka k jecel iyo kii ku neceb,hadaba jabuuti waa loveka soomaalida oo idil.

  • @nouhmoustapha8764
    @nouhmoustapha8764 7 років тому

    waan uu jogey habeen ka

  • @sosodeff8230
    @sosodeff8230 8 років тому

    aawqr ... halaha ka danbayso saadaashu waa guul waxa waaye "somali wayno calankeedi sagalka iyo siigada ka maydho calankeedi sudhato astaan teedi saartoo samaaliyay toos".

  • @nakwosoule2510
    @nakwosoule2510 10 років тому +1

    vive la somalie

  • @happychannel6920
    @happychannel6920 7 років тому

    Jabouti waa walalka kobad ee caalmka

    • @mahadmuuse1065
      @mahadmuuse1065 2 роки тому

      Farmaajo muxuu ka qabaa arinkaa aad sheegtay 😅🤣😂😅

  • @raxmacaraale2647
    @raxmacaraale2647 8 років тому +1

    sadaaqshu waaaa guuuul

  • @nouhmoustapha8764
    @nouhmoustapha8764 7 років тому +1

    17 sano kadib, duucadi waydacday

  • @nouhmoustapha8764
    @nouhmoustapha8764 7 років тому

    waa aniga noé wais

  • @suadbarkhad9173
    @suadbarkhad9173 7 років тому

    This song must be renewed by new young singers

  • @garoodi
    @garoodi 10 років тому

    horta wad ku mahadsanaydeen dadaalka aad berigaa yara sameyseen laakin mesha mid ba ku jira shantii soomaaliyeed amaba soomaaliweyn idinku miyeydaan ka mid ahayn oo xeebtii soomaaliyeed miyaydaan ahayn? caajiib

  • @abshirmohamed5899
    @abshirmohamed5899 8 років тому

    i love djabouti

  • @omarmohadin9729
    @omarmohadin9729 6 років тому

    soomaali guul

  • @ahmedm7221
    @ahmedm7221 4 роки тому

    Yaa daawanayo 06/2020

  • @cabdicabdillahiyonis3241
    @cabdicabdillahiyonis3241 10 років тому +1

    shirkii carte waa 2000 hada waxaa laga joogaa 14 sano isbadel yar uunbaa ka dhacay somaliya ilaahay ha ka damiyo dabka

    • @myare09
      @myare09 8 років тому

      16 sano hada

  • @rashidmohamud1396
    @rashidmohamud1396 7 років тому

    saaki ilaa 91dii
    hadba waxaad ku sugn tahay
    wn ku la socoda wn kula socdaa
    marna kama seexan kama seexan
    Somali wayneeeeeeeeeeee..........

  • @garoodi
    @garoodi 11 років тому

    waa hees aad u ficaan

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 6 місяців тому

    dadka markaan dowlad nida daacad ay ka aheed lkn hogaamiye kooxeed yaal wacalo aa no aqoonsadeen😡😡😡

  • @gobanimo100
    @gobanimo100 14 років тому +1

    way fiicnaan lahayd ahdii dareenkasi jogto noqonayo oo uu dhabyahay balse waa been aan waxba ka danbayn

  • @mukhtarbashk9556
    @mukhtarbashk9556 5 років тому

    walaalo jira jabuuti
    cadowgagu ha jebo

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 8 років тому

    lool

  • @gaarionlinestore8966
    @gaarionlinestore8966 6 років тому

    Somalia iyo Djibouti waa xashiish, bal aan aragno halka aad iskala dhacdaan laba dulli ayaad tihiine. Anaka Somali waxba nagama khuseeyaan ee ha nalaga joojiyo Soomaalinimadan iyo waxan aan shaqaynayn oo Afrikaanimadu ha xoogaysato oo ha inaga dhaxayso.