Doorashadii Madaxwayne Cabdulahi Yusuf uu Xunka Somaliya kula lawareegay Malintii Dhaarinta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • News , Education , Entertainment , Film and Animation Comedy News Sports Travel events Welcome
    Cabdulahi yusuf

КОМЕНТАРІ • 152

  • @user-um6zq9gx5j
    @user-um6zq9gx5j 25 днів тому +2

    Allaha unaxarisato mw hore koranle clahi yusuf axmed yaye iyo inat madaxd kale ee dhimatay iyo islma ah jano fardowos allaha ka warabiyo illahow aamin aamin aamin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @saidjama4862
    @saidjama4862 4 роки тому +26

    Waa markii ugu horeysay ee uu Dib u ifay Qaranimada Somali Dhibkasta hamaro maanta kuwa N&N sheegta hadey ahaan lahaayeen maxay samayn lahaayeen maan shaa Allaah Allaah Ha u Naxariisto

    • @MOHAMEDMOHAMED-hi4qf
      @MOHAMEDMOHAMED-hi4qf 4 роки тому +1

      Masakinti uu xasuqay mel kusheg

    • @abdowali463
      @abdowali463 4 роки тому +5

      Wa xaqiiq madaxwayne Yusuf wa ninkii dib u yagleelay qaranimadii Somalia ee hogaamiye kooxeedyada iyo argagaxisadu xaaranta ku haysteen.

    • @nimcosiciid175
      @nimcosiciid175 Рік тому

      ​@@MOHAMEDMOHAMED-hi4qfadigu meelku sheeg qarankii soomaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 5 місяців тому

      Waal NN waa Xisbi Siyaasadeed Afkaartiisa ku Haaginya Dalka, Balse Hadlkaga hore waa Sax waqtigaas waa markii aay soo Noqotay Qaranimada Soomaliyeed..

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

  • @ابوعاليهالهاشمي
    @ابوعاليهالهاشمي 3 роки тому +23

    kkkkkk c laahi yusuf wallhi aniga waan ka qeeliyay sakiin wuxu kuhadlayay oo dhan waalaga saxayay walibana suubis ayaa loogudarayay

    • @saidmohamed6488
      @saidmohamed6488 3 роки тому +3

      The last lion of majerten wakasa who were educated my grandfather was also majerten this president comes from galkacyo he lead my grandfather in the ssff Abdullahi was the president

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 роки тому +3

      @@saidmohamed6488 horta nio wa madaxwayne somaliyeed
      Anagaa cumar maxamuud la ah
      Maxay ii soo kordhinaysaa
      Hooyaday buu abti u ahaa
      Waxaa kaaga wanaagsan
      Inaad sidaada kale u taageertid
      Haduu xataa aabahaa yahay na aad aabe nimadiisa ku faanto
      Se qabiil waa waxa meesha na dhigay Zxb

    • @saidmohamed6488
      @saidmohamed6488 3 роки тому +2

      @@Turjumaanka anigu Cumar mahamoud baan ahaay maarka Abdullahi yusuf watagersanahay aptii

    • @loolan01
      @loolan01 Рік тому

      ​@@Turjumaanka qabiil waa wa waxa wajigaas foosha xun somali uyeelay

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому

      ​@@saidmohamed6488Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

  • @abdiqanidhagacade5996
    @abdiqanidhagacade5996 4 роки тому +34

    Allha Ku Naxariisto wuxuu haa nin Somalinimadu Ku wayntahy

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 роки тому +8

    asc abdulaahi Yusuf wuxuu geesi halyeey ah Allah ha naxariisto aamiin

  • @abdulahisaciid6224
    @abdulahisaciid6224 4 роки тому +19

    Ilaahow Ku naxariiso Haduu maalinkaas Mogdisho awood ku qaban waxaa imaan laheyd mar Argagixisadu wadanku wada qabsadaan caruurtu wada argagixiso noqoto caalamkuna nagu soo dulaan wadankuna si dhaba u dumo sida Iraq iyo Suria balse mar wax ka qabasho leheed ayuu Goaan geesinimo leg Qaatay ilaahow U naxariiso badbaadinta uu Umada Somaliyeed badbaadiyey iyo 15 Sano kadib Vila Somalia ka yigleelay Qaranimo Somaliyeed

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 роки тому

      Waana kee kaas sxb

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 4 місяці тому

      Xabashi xabashi dhashay wa balan in putland dhulka lasimo madama dowladiid tahay

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @AbdilahiAhmed-y9u
    @AbdilahiAhmed-y9u 2 місяці тому

    Adeer cabdulaahi yuusuf ilahay hakuu naxariisto

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 3 роки тому +10

    Cabdulaahi Yuusuf markuu fahmi waayey waxa Shariif Sakiin akhrinayo isagaa is dhaarshey

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH Рік тому +5

    Unukaa leh meel fog baa laga keeney

  • @KhadarMuxumed-d6s
    @KhadarMuxumed-d6s Місяць тому

    Anu walligay ma arag somaliya hadana waan ka hellay macal frmjo ku dar ana xabashi daroodbaan ahay

  • @khadarxasan4937
    @khadarxasan4937 3 роки тому +3

    Alle haunaxaristo Abdullahi yusuf ahmed

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @xasanamiin9029
    @xasanamiin9029 3 роки тому +7

    Waxaan jiray 17 sano waxaan degeneen degmada qansaxdheere waxaan kaan ka daawadey tv RTD

  • @markanderson3826
    @markanderson3826 3 роки тому +7

    Greatest Somali president ever

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @markanderson3826
      @markanderson3826 4 місяці тому

      @@Suhayb1_4 your the murtad

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 2 роки тому +3

    Geesi allow ku naxariizo

  • @saadiadiriye2753
    @saadiadiriye2753 4 місяці тому

    Ala nasiib xumaa Cabdulaahi yuusuf

  • @ahmedshuun1128
    @ahmedshuun1128 Рік тому +2

    Alahakunaxariisto amiin amiin

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 роки тому +4

    Alla yaa raxma Korneel cabdullahi yuusuf

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @ahmetsultan2767
    @ahmetsultan2767 Рік тому +3

    Ilaahay how naxariisto😢

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @aladifmohamedabdi8694
    @aladifmohamedabdi8694 Місяць тому

    Maalintii Ethiopia iyo Kenya ay ku guuleysteen inay soo fara geliyaan dalkeenna ayay ahayd😢😢😢😢

  • @Saidomar-f8j
    @Saidomar-f8j 10 місяців тому +2

    Warya dawanaya 2023tolow😂

    • @abdifatahabdi6279
      @abdifatahabdi6279 10 місяців тому

      Anigga Saaxiib!!
      Ninkan Madaxweyne ama Siyaasi ka hadal cad ama ka hadli ogaa wadankeena maso marin. Sidoo kale wuxuu ahaa ninka kaliya ee kun wiil oo u dhimata heli karayey maalin qudha. Maalinkan haddunna ku dhiiran gacan ku qabashada Muqdisho, maanta meel dheer baa laynaga dooni lahaa walle. Alle ha unaxariisto qabkii iyo burjigii Daarood walle kama danbeyn Abdilaahiyow😢

    • @CraxmanLALLIY
      @CraxmanLALLIY 7 місяців тому

      2024😂

    • @cllaahimohamed608
      @cllaahimohamed608 Місяць тому

      2025😂​@@CraxmanLALLIY

  • @abdowali463
    @abdowali463 4 роки тому +11

    Allow kuu naxariiso wuxuu ahaa hogaamiye dhab ah, geesi qadiyad leh. wuxuu halgan 50 sano qaatay u soo galay difaaca dalkiisa ilaa uu gacantiisa uu ku soo celiyay Villa Somalia oo 17 ay haysteen hogaamiye kooxeedyo iyo aragagxiso. Waxuu dhabarka ka jabiyay argagaxisadii naxariista daran.

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa halaagsantay.

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH Рік тому

    U sax afsoomaliga. Dad aan isku qalmin baa la isku keenaya alle janadiisi haku geeyo amin

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 3 роки тому +9

    Ala maxaan dulinimo soo marney in madaxweyne lagu doorto Nairobi walee waan soo jabnay oo soo bahdilanay.

    • @wadaniwadani8523
      @wadaniwadani8523 3 роки тому

      Candhadaadii ayuu shabaab heysray xaa ka hadlee

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 роки тому

      @@wadaniwadani8523
      Xishood

    • @guulwade7078
      @guulwade7078 3 роки тому +3

      Hadusan maalinta madaxweyne noqon somali oo dhan wada shabab bay noqon lahaayen

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 роки тому

      @@guulwade7078 meeshu lagu doortey ma niarobia baa?

    • @isma23235
      @isma23235 Рік тому +1

      Bahdil ma ahyn wll xiligaas dagaalo ba’an aya ka jiry somalia madashaana calamkoo dhan ba isugu imady casimaddana ku mooryan ah ayy gcnta ugu jirty taasana sbbty

  • @khaliifxirsi4322
    @khaliifxirsi4322 4 роки тому +6

    Wlhi shariif xasan iyo shariif kale wixii madax ka dhigty waa la is waydiin

    • @wadaniwadani8523
      @wadaniwadani8523 3 роки тому +1

      Shiiq shariif soomaahan kii dalka kaqabtay doorasho tan iyo 1967dii

    • @khaliifxirsi4322
      @khaliifxirsi4322 3 роки тому

      @@wadaniwadani8523 no pm clwali Mohamed ali waaye

    • @wadaniwadani8523
      @wadaniwadani8523 3 роки тому +1

      @@khaliifxirsi4322 mawaalan tahay? Mise qabiilkii ayaaa ku kufsaday?

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @hmzeomaar981
    @hmzeomaar981 3 роки тому +5

    Afsomaligaba wuu ku adagyahy shariifka

  • @cabdulaahicade8807
    @cabdulaahicade8807 2 роки тому +1

    Alle ha unaxariisto

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @King_Daud
    @King_Daud 4 роки тому +4

    see, all those africans are still the chair of presidents, somali wax wanaagsan bey soo sameysey mudadaas

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns 3 роки тому +4

    Geesi buu ahaa somalia somalida rajo galiyay allow kuu naxriiso allow halyeeyada noo badi 2021 tuugo baa madax isku sheegaysa allow naga qabo daba dhilifka gaalada laacgtu siiso

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @bareyare1664
    @bareyare1664 Рік тому +2

    Xaqiiq siyaasiyiinta darood waa ka Micna iyo ka mug wayn yihiin somalida inteeda kale kuwa ayaa imoodi doona inaan hawiye ahay

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @reallifecontractorsgeneral2724
    @reallifecontractorsgeneral2724 3 роки тому +1

    Asc, sxbw waxad so gelisaa qudbadii C/qaasim

  • @AbdikafiHussein-n6b
    @AbdikafiHussein-n6b 3 місяці тому

    Maarkaasaalaleeetah maheeerteen baaalataaartamaane wlhi waaalagu daalaya

  • @abdiqadirahmed4208
    @abdiqadirahmed4208 9 місяців тому +1

    muxuu odayga libaax ahaa Allow kuu naxariiso shariifka wax meerihaayo asgaa ka libaax san

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @IsxaaqAbdulaahi
    @IsxaaqAbdulaahi 6 місяців тому

    Legend ❤❤❤❤
    ALAHAUNAXARIISTO

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @alihsaan8243
    @alihsaan8243 3 роки тому +1

    Madaxweynihii ugu nasiibka xumaa somalia Alle ha u naxariisto

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 5 місяців тому

      walal sidee ugu nasiib xumaa ?

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 4 місяці тому

      ​@@Jaalejaale12wa ninka xabashi dalka kuso hogamiye

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 місяці тому

      @@Ahmedmahadcaruus bal aan kugu diido , isga keliya maahee dhamaan jabhadihii la dgalaay dawladeni dhexe ayaa abasiiniya soo dhistay si aay qaranimdenu u burburiso ilaa maanta waad aragtaa dacay nabadeen kuwii xabad riday

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 місяці тому

      @@Suhayb1_4 haye sheekh shariif na maanta ma murtad baa mise muslim ?

  • @mohamedalielmi299
    @mohamedalielmi299 3 роки тому +7

    Kan dhaarinayo sopmali miyu san eheen waxay soo ukicinaayo🤣🤣

    • @faysalyuusuf3457
      @faysalyuusuf3457 3 роки тому

      Waa sujuu kkk

    • @samiyashariif1337
      @samiyashariif1337 3 роки тому

      Wa shariif sakiin

    • @EGO-kenner
      @EGO-kenner 3 роки тому +1

      Tii ku dhashay xataa wuu ka somalisanyahy

    • @EGO-kenner
      @EGO-kenner 3 роки тому

      @@faysalyuusuf3457 sujuu noicaaga ayaa ah OO Rwanda ka imi Shariif Xasan r,weyn madaxiisa kor

    • @mahamedsharmaarke530
      @mahamedsharmaarke530 Рік тому

      @@samiyashariif1337 sharif sakin yuu aha

  • @husseinmohamed8023
    @husseinmohamed8023 Рік тому

    Ilahow kunaxaris

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 5 місяців тому

    Mar hadii nin ka mid ah Ragii Dalka Burburiyey uu Qiraayo waqtigaas in Dalku Burburay wale hadlkaasi waa Run Dhab ka ah Dhankiisa

  • @Heimatar
    @Heimatar 27 днів тому

    War shariif sakiin wax aqris maba yaqaano 😂😂😂

  • @drmucaadmohamed2222
    @drmucaadmohamed2222 Рік тому +1

    Shariif sakiin Marka la leeyahay waa jaahil ileen waa run

  • @nimcoluky4657
    @nimcoluky4657 6 місяців тому

    Geesi geesi dhalay oo dalkiisa dadkiisa iyo diintiisaba u jihaadey

  • @libanmohamedli
    @libanmohamedli 4 роки тому +3

    Hero

  • @MOHAMEDMOHAMED-hi4qf
    @MOHAMEDMOHAMED-hi4qf 4 роки тому +6

    Kibir kaliya hadalada loyerinayo xita kuwisa ayu kudarsanaya

    • @RelaxForever553
      @RelaxForever553 4 роки тому +1

      Kkk

    • @abdulahisaciid6224
      @abdulahisaciid6224 4 роки тому +4

      kibir miyaa haduu Af Somaliga u saxay Shariif Xasan

    • @abdifatahabdi6279
      @abdifatahabdi6279 10 місяців тому +1

      Kibirku saw ku Muqdisho ku tagay maaha

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 4 місяці тому

      ​@@abdifatahabdi6279xabashi ba muqdisho tagtay ma asiga xaninyo kutago leh hadi xaninyaha leyahay marka xabashi saaray muxu ila yamen u cararay sinsibarow

  • @mosesdirik7172
    @mosesdirik7172 2 роки тому +2

    This is before harti collapse

  • @AxmedcaliJaamac-z7n
    @AxmedcaliJaamac-z7n 4 місяці тому

    Alah how naxaristo marxuum madaxweynahi putland madaxweynahii soomaaliyed ilahow janadii geey ma arkayseen ninka ciisaha ah oo ciisahu hilibka bakhtiga cunan ee madaxweynaha jabuuti siduu uga naxay dorashada madaxw claahi yuusuf eeg wajigisa marku xaflada fadhiyo ismaciil cumar geele waa nin necab daarodka ninkaa cisaha ah ee naagta isaaqa qaba ismaciil cumar geele

  • @KhadarMuxumed-d6s
    @KhadarMuxumed-d6s Місяць тому

    Isna u duceeya waa sayide qulwalaha u mara sxbyal marlabaad villa somaaliya waa ninkii kalay isaga oo cidna u daba fadhiyin

  • @cabdulaahicade8807
    @cabdulaahicade8807 2 роки тому

    Waa nin shaqo adag qabtay

  • @samiirmohamed2466
    @samiirmohamed2466 2 роки тому +1

    War heedhe sharif sakiin somaligii ayuuba kic-kicinayaayee bisinka alla maxay niman bdn aan aqoon diini iyo mid maadi lahayn ay dalkeena xukumaan horeyna uso xukumeen walina usi hanqal taagayaan

  • @omarabdi2650
    @omarabdi2650 Рік тому +1

    Daarood udaa dowladnimo

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +1

      Waa murtad bakhtiyey axmaar halaagsamay weeye

    • @cabdulaahisaas7885
      @cabdulaahisaas7885 Місяць тому

      ​@@Suhayb1_4Siilkii hooyadaa baa bakhtiday.

  • @gameplan1759
    @gameplan1759 2 роки тому

    Ameen

  • @abdulaahi.odowaa2189
    @abdulaahi.odowaa2189 3 роки тому +1

    Allow dhibkaan naga saar

  • @shucayb271
    @shucayb271 Рік тому

  • @xasancali1298
    @xasancali1298 Рік тому +1

    Tollow dhaartaan maanta maloo cadaabayaa maadaama uu qabrikujiro wayoo wixii u dhaartey muusan sameyn oo dadkii ayuu laayey Ethpian ayuu imadii u adeegsadey

    • @apdallamohamethussein6336
      @apdallamohamethussein6336 Рік тому +3

      sxb siyaasada bay ka mid ahayd uu waxaa muqdisho haystay argagixiso teeda kle waa shaqsi oo boqolaal kun kama hor tagi karo is bahaysi buuna samaystay haduusan madaxweyne noqon lahayn maanta wada argagixiso baan noqon lahayn
      lkn hadaad qabiil iyo qabyaalad aad ku mucaaradayso ilaahay haku caafiyo somalia waa hal🇸🇴👑🇸🇴

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 4 місяці тому

      ​@@apdallamohamethussein6336siil hooyada ba argagixiso ah sinsibar batahay madama putland hada dowladnimo diidantahay oo dani oo argagixiso hesto wa in xabashi lagu xasuqa

  • @abuquhafah4994
    @abuquhafah4994 Рік тому

    Dorasha xage kadc nerobi miya ama muqdusho

    • @Vxrtzs_
      @Vxrtzs_ 7 місяців тому

      Nairobi

  • @hassanaqyaar5170
    @hassanaqyaar5170 4 роки тому +2

    Walhy Malin madow bay ehed in madx somaliyed lagu doortay Mel an dakeed ahyen slow sahal

    • @libanmohamedli
      @libanmohamedli 4 роки тому

      Hasan hadan halis kujirna dhalinyaradu hat isracan. odayashan way shuben

  • @al-macrifa6739
    @al-macrifa6739 3 роки тому

    War waamaxay dhaariyahani

  • @ibrahimabshir1466
    @ibrahimabshir1466 6 місяців тому

    Waagaas ree Calasawga hada uqaba inay dawlada aasaaseen baa dawlada laga ilaalinayay oo burbur ku waday

  • @MoliddaudAbdule-ek8vh
    @MoliddaudAbdule-ek8vh Рік тому

    Hhhhhh

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 4 роки тому

    Dadkii iyo dowladiiba adaa dumiyey shaqsi naceebkiisa dartii iyo madaxtinimo doona ah. Hadana wax ma dhisin waxaad dumiso mooyaane. Ilaahay hakuu naxriisto kolay waxaad kasbatay waad la kulantee.

  • @IftinCabdi-p5o
    @IftinCabdi-p5o Рік тому +1

    Sanadke ladorte

  • @fadumaabdullahi6014
    @fadumaabdullahi6014 Рік тому

    Sandkee dhacey dagaalkii abdullahi yuusuf axmed

  • @spotluxe1885
    @spotluxe1885 4 роки тому

    He was another corrupt

    • @mohamedshakul5805
      @mohamedshakul5805 2 роки тому +1

      He didn't even corrupted a coin

    • @kinderlokker0306
      @kinderlokker0306 2 роки тому

      @@mohamedshakul5805 he brought in ethiopians who abused somalia