Hobollada Waaberi_Addis Ababa_Hibo.flv

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • Shirkii dib u heshiisiinta Soomaalida ee magaalada Addis Ababa. Fannaaniinta hobollada Waaberi.

КОМЕНТАРІ • 171

  • @abdiwelihassan7941
    @abdiwelihassan7941 5 років тому +4

    Fankii dambeeyey intaan dhiman ee
    Abwaan Maxamed Cali Kaariye IHN. Aamin

  • @zamzamali7328
    @zamzamali7328 5 років тому +4

    Muqdisho markaan kayabno ayaan isku mahweliyahaa heesahaan 😢😢😢😢😢😢

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 5 років тому +2

    Cabdiqaadir juba iyo gabdhaha qaar meesha ka muukhda waxaa ilahay quluubtooda ka nadiifiyey qabiilka ama qabyaalada aan sida sanamka u caabudno hadaan soomaali nahay badi weey dhinteen gabdhahaan Allaha u wada naxariisto cabdiqaadir juba iyo hibo nuurana somaali abaal weyba ku leeyihiine cimrigooda Allaha u barakeeyo Insha'allaah

  • @CCC-zv8tr
    @CCC-zv8tr 5 років тому +10

    Haddaad gurigaaga dumay,
    Geddeen udhistaa lahayn,
    Wallee gabalaaxsan doqon garaad maran baad siddaa!
    Cid kaloo kuu waabta geed,
    Waa tii gabbal kaa dhacaa,
    Is-gabe looma galo abaale Soommaalaay garo intaa!!

    • @Aduunka252
      @Aduunka252 5 років тому

      Haddaad gurigaaga dumay
      Geddeen udhistaa lahayn
      wallee gabalaaxsan doqon garaad maran baad siddaa
      Cid kaloo kuu waabta geed
      waa tii gabbal kaa dhacaa
      Is-gabe looma galo abaale soomaalaay garo intaa

  • @mohamedsahal9905
    @mohamedsahal9905 3 роки тому +1

    magool AUN xareedo duniyo AUN f.qaasim AUN shankaroon axmed hibo nura a/jubba iyo legend samatar 2021 hadaad dawaneyso like isaar

  • @zakialle9767
    @zakialle9767 6 років тому +14

    Wlh San u oyay waligey uma oynin
    Illahay somali ha mideeyo 😥😥

    • @qarulxira8697
      @qarulxira8697 6 років тому

      Thank u walaal.
      Tan uun baa darxumada u hadhee
      Duni xalaalowday....x.aadan...43gii.

  • @abdirahmanhashi5080
    @abdirahmanhashi5080 7 років тому +17

    juba, hibo nura, shankaron ahmed, faduma qasim, xareedo, xaliimo khaliif, Ahmed naji, Aweys khamiis. alla inta dhimatay ha u naxariisto inta noolne alle hanodaayo. waabari waa dad laxulay mashlh.

    • @alimdooh8539
      @alimdooh8539 7 років тому +1

      Abdirahman Hashi
      wll maha shakroon ahme sagal..waxa wayii allah ha uu naxariste shamso cumar wayii....marka ahaan shakeoon waxa ay jogtay muqdisho....

    • @abdirahmanhashi5080
      @abdirahmanhashi5080 6 років тому +1

      Mahadsanid wllo shamso cumar xaydar AUN

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 4 роки тому +1

    Waa mucjiso dalkaagii kii burburiyey oo hada fanaanintii qaranka danta ayku kaliftay iney dalkii burburshay eey barnaamij ku qansadaan ileen dalkoodii wuu iscunayaanee illaaahooow casiisoow jabaaroow dhibkii nasoo maray khadartaadii wanku qanacnaye markale Hana burburin rabiyooow raxmaanoow jabaaroow khaaliqoow

  • @caydaruuscismaan7051
    @caydaruuscismaan7051 11 років тому +4

    axyaa wadani hibo max,ed huddoon hibo nuura murtidii max,ed cali kaariye alla yaa raxma raaxiim laxankii al ustaad axmad naaji sacad iyo jiibti hoballada waaberi, xasuusto waa maguuraan long life all fanaaniinta qaranka soomaaliyeed,

  • @HassanDahersaid
    @HassanDahersaid 3 місяці тому +1

    Habo mural الله يحفظك

  • @felisabdi766
    @felisabdi766 5 років тому

    waa hees tacsi ah oo caloosha i xanuujisey, ee soomaalaay iska qabano qaran diid iyo qabiil quute, Alloow naga saar kuwa liita oo badi inyeena fiican oo umada u tureysa aamiin

  • @sscwarriorsscwarrior9869
    @sscwarriorsscwarrior9869 9 років тому +4

    Nice song.
    Allah kuu naxariisoo m.a.kaariye

  • @onkodfarayare5961
    @onkodfarayare5961 6 років тому +4

    Ax ax ax
    Wlh waa hees dareen xinbaarsan
    4/9/2018 like ta igu qabta Inta iga danbeeso

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 5 років тому +1

    Ex faniinta raga waxa ugu qurxoon cabdiqadir jubba cimriga ilaahey ha u dheeereeyo

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 7 місяців тому

    Habaryartey hibo nuura ❤

  • @shiddedhabar-jillicalice4646
    @shiddedhabar-jillicalice4646 5 років тому +4

    Waaba yaab xataa xiligaa aanan dhalan iyo inbadan oo daawana asluubta ay lahaayeen kooxdani kuwa hada jiraa magaadhin heerkaa madib ayaan usoconaa imise hore yaab

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed3285 8 років тому

    Alloow u naxariiso intaa dhimatay inta noolna alloow dhulkoo nabad iyo barwaaqo, cibaado caano iyo wiilal iyo gabdho u damqada eeboow
    From left -Magool (AUN) ,Fadumo Q. Hilowle, labadan wejigood waa igu yaalaan waase qaban kari la'ahay magacyadooda ma xusuusto iyo Hibo, Jubana waabaan arkaa

  • @farhanalihalane2457
    @farhanalihalane2457 9 років тому +52

    Hadaadan gurigaaga dumay
    Gedaan u dhistaa lahayn
    Wellee gablaaxsan doqon
    Garaad maran baa sidaa
    Cidkaloo kuu waabta geed
    Waa tii gabal kaa dhacaa
    Dad is gaba looma gelo abaalee
    Soomaalay garo intaa

  • @dhuuxali9846
    @dhuuxali9846 9 років тому +33

    waa Erayadii Aun Abwaan maxamed cali kaariye hobalhlada waaberi waxay ka qaadeen shirkii Addis ababa 1993
    maxaa harey oo laga hadlaa?
    wax nala yiri hadaan wax ku qaadaneyno
    Somaaliya Allow dhowr, wanaagii wadaniyadi iyo jaceylkii umadda Allaha noo celsho wax kale oo dhaho ma aqaan Allaan leenahay.

  • @mohameddaher1273
    @mohameddaher1273 5 років тому +2

    thanks my brother.I remembered the creat Somalians union

  • @Gabi-bw8ci
    @Gabi-bw8ci 4 роки тому

    waan la ooYa hestan, sanadkasta halmar ayaan dhagaystaa ,rajadan sanadkasta qabaa way ka yartahay taan sanadkii hore qabay.

  • @abdisalanhassan3196
    @abdisalanhassan3196 5 років тому

    1993 xiliga eey kaqaadayaan adisababa Ethiopia 2 sano ayaan jiraa Ilaahada oon 28 Jir ahana weey isqaban ladahay dowlad nimada Somalia ilaahayow adaa noomaqan

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 5 років тому

    anoo soo tahriibaya ayaan shirkan Soo agmaray waa 1993 Ethiopia Addis Ababa allaw dadka u gargaar

  • @جوادجواد-ح4ت5ف
    @جوادجواد-ح4ت5ف 4 роки тому

    Yaa dhageysanaya hada 2020 wlhi waan la ooyay😭😭

  • @jamuriyabashir6754
    @jamuriyabashir6754 8 років тому

    Macha alla soo celi dawladii Somalie waa ereyaadi hassan shekh muumin

  • @hamdiab9532
    @hamdiab9532 6 років тому +64

    2018 yaa dhageysanooya heystan like saara 👍🏻

  • @xilkascade
    @xilkascade 3 роки тому

    2021 yaa dhageysanoya

  • @juweriyaiyuusuf5354
    @juweriyaiyuusuf5354 5 років тому +2

    Abdikadir Macalin jubba Wali waa sidiisii

  • @mustafabdirahmanmohamed1110
    @mustafabdirahmanmohamed1110 10 років тому

    Asc dhamaan walaalaha soomaliyeed waad salaamantihiin
    aniga heestaan kama daalo kumana caajiso dhageysigeedu
    Jubba, Hiba haboon nuura hidda dhowrtada hobaladda qaranka,Al-usttad naaji
    noolaada walaalyaaal inta hadda meesha ka muuqata oona dhimatayna Alla yaa raxmaaaaaa

  • @khadrina1
    @khadrina1 12 років тому

    maxaa meshaas dad wa wayn ka muuqda ilahowo idin naxariiso mamadii fanka fadumo qasin hilowle iyo xaliimo khaliif magool ilahoow idin naxariisoo amain aamin

  • @abdihakiin
    @abdihakiin 3 роки тому +2

    Ila hada wan garan lanahay 😭😭
    Goorme wax fahmi dona somaalay

  • @shiddedhabar-jillicalice4646
    @shiddedhabar-jillicalice4646 5 років тому +2

    illaah baanku dhaartee waan ooyay markaan maqlay heeskan sidan laguma galo abaale s garo intaas waa goorma ilaa hada dhulkaygii waa lahaystaa all somaali

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 7 місяців тому

    Hoboladii wabeeri ❤

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 5 років тому +1

    Abwaan muxamed.cali kaariye ayaa alifey heestan 1992 hibo iyo Juba ayaa wada qaaday 1993kii shirkii adisababa ee heshiis raadinta laxankii xasan afrax xasan gerydh

  • @abdigureabdullahiabdigure2483
    @abdigureabdullahiabdigure2483 4 роки тому +1

    Wa gormaana exactly waqtiguu ahana

  • @ardohodan7118
    @ardohodan7118 5 років тому

    Ilaa imikaynu danteni hilmaam sanahy Allow isu ka ya toosi oo isu kaya tababudhee....😢

  • @raqad4642
    @raqad4642 6 років тому +5

    Abdulqaadir jubba is the most handsome man in Somalia 🇸🇴 if I were single and young for his thirties years I would married him without hesitation 😀 now I am married to another wonderful and handsome guy and jubba is older than me a lot . I don’t want to marry 40 years and above man good luck jubba

    • @sofiasofia8810
      @sofiasofia8810 6 років тому

      Ma ila aragtay 😍😍😍

    • @aisha665
      @aisha665 5 років тому

      GOOD LUCK,MAXEEY TAHAY ASBA MAR HORU GUURSADAY CIYAAL BADAN ALLE SIIYEY MARKA WA FAMILY NAAGO BADANE QURBA LAGUMA GUURSADO ADIGABA WAAD OG TAHAY WALI WU IS HEESTAA GABDHO YAR YAR XATAA WEY ISKA RABI LAHAAYEEN LAAKIIN MAR HORE AYAA MID XAREESATAY,MARKA ADIGABA HA IS XAYEEYSII ,KKKKKKKKKKKK

    • @soomaaliweyn215
      @soomaaliweyn215 4 роки тому

      gabadhaada ku darsa heee hada adi lagula tagay😎😎

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 роки тому

      Lolz

  • @ahmedmursal9086
    @ahmedmursal9086 8 років тому +6

    erayadii abwaan maxamed cali kaariye

  • @mohamedadam4457
    @mohamedadam4457 5 років тому +6

    Heestan wakhtigii la qaaday waxa ay ka hadlasay ayaa wali taagan maanta o waxa aad mooddaa in maanta loogu tala galayba.
    28 June 2019

  • @jihanhuseyn7699
    @jihanhuseyn7699 5 років тому

    2019 eye Ila dhageysnya 😙🇸🇴😓😓😢😢

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 років тому

    Walal kudaa Somalia iga joog

  • @abdisalanhassan3196
    @abdisalanhassan3196 5 років тому

    Fanaaniin iyo abwaano kawanoo kala Layiraa waxa hada nahor Taagan 2019 waxeey sheegayaan Lama yaqaan

  • @ayanayan1670
    @ayanayan1670 8 років тому +3

    Qofkii Soomaali ah ee Dareen lihi markuu maqlo Heestan! Hoohin baa ku soo joogsan iyo Ciil,,, Raboow U Gar Gaar Umadaada AAmiin AAMin

  • @husseinomar5833
    @husseinomar5833 9 років тому +2

    Allahayow SOMALIA nabaa kadiq. Ameen ya rab

  • @abdiwelihassan7941
    @abdiwelihassan7941 6 років тому

    Sida uu xusay Abdikadir Jubba heestan oo ku jirtay shirkii Addis Ababa 1993 waxa lahaa Abwaankii caan baxay ee Maxamed Cali Kaariye Ilaahay ha u naxariisto

  • @nuur3272
    @nuur3272 5 років тому +1

    Where was hobolada waaberi waan Hargeisa and Burco were burning in 1988...

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 6 років тому +1

    Fanaaniintan kuma jiro hal qof oo ka soo jeeda beesha ISAAQ, taasina waxay cadaynaysaa sida fanaaniintii soomaaliyeed ee isku duubnayd u kala jajabeen ee fanaan kastaa ula saftay beeshoodii, ilaahayd umada soomaalida isjacaylkoodii iyo wanaagii dhexdooda yiil ha inoo soo cesho. Aamiin.

    • @abdiwaberi3038
      @abdiwaberi3038 6 років тому +2

      Heesta isaaq ayaa qorey xumaata joogi cawaan

    • @thelastking5725
      @thelastking5725 5 років тому +2

      @@abdiwaberi3038 lsaaq ma qorin heeskan waxaaa iska leh kaariye oo ah Hawiye shiikhaal

    • @aisha665
      @aisha665 5 років тому

      WA RUNTAA ABWAANINTI AWAL AY ISAAQ KU FAANI JIREEN O FANAANIINTA CAANKA AH SIDA JUBA IYO SAMATAR HEESAHA BADANAA ABWAANIIN ISAAQ AH AYAA U DHIIBI JIRAY HADA ISAAQ ABWAAN FIICAN MALEH MARKA FANKII ABWAANIINTA IYO FANAANIINTI UGU FIICNEED WEY ISLA TAGEEN.

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 5 років тому

      @@thelastking5725
      Wakhtigaa isaaqa xabad ayaa ku socotey waa 1987 kii

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 роки тому

    Somalia Shacab Yahoo warka sii sii wax u sheeg qabiil isbadal waan diiday Somali is kudhafan ma imagin midakaa gabalkiis dhacay maya ku iri

  • @sandherechennel5292
    @sandherechennel5292 6 років тому +6

    sory heestan waxay tabanaysaa darenkaga 24 /8/2018 ayaan dhegysanyaaa

  • @sahaltakar8110
    @sahaltakar8110 4 роки тому

    2020 anaa dib umilicsaday xasuustayda ilahow nabad ayan kaa baarinay maalintaas 1993 dii laguma fikirayn 30 sano o colaad iyo burbur ah ayaa lagaarayaa
    Ilahow nasamata bixi

  • @maxamedxasanmiicaadkule8066
    @maxamedxasanmiicaadkule8066 5 років тому

    Nasiib uma yeelan inaan arko somaaliyoo qaran

  • @shibissuudi5589
    @shibissuudi5589 12 років тому

    hagaagshoow waan ku salaamay saaxiib laakiin ogoow waxaan arkay ayaan ka jawaabay kalimada doqon ee aan isticmaalayna waa gacal cun wax isu sheeg ee marna ugama jeedin heydaarto iyo hiif iwm

  • @nanifarah3471
    @nanifarah3471 6 років тому +1

    Mashallah may allah help to get peace in somalia ameen ya rabi

  • @siidgoodluckhersi1452
    @siidgoodluckhersi1452 4 роки тому

    Shirkii

  • @abdiwelihassan7941
    @abdiwelihassan7941 6 років тому

    Abwaan IHN Maxamed Cali Kaariye

  • @faizawichi
    @faizawichi 9 років тому +15

    Hadaadan gurigaaga dumay
    Gedaan u dhistaa lahayn
    Wellee gablaaxsan doqon
    Garaad maran baa sidaa
    Cidkaloo kuu waabta geed
    Waa tii gabal kaa dhacaa
    Dad is gaba looma gelo abaalee
    Soomaalay garo intaa
    waxaa laga joogaa haystaan 23 sano waxaana laga tiriyey oo laga qaaday adisababa .ilaahaw noo naxariiso adaawayne oo damabigayaga dhaaf hadaanu soomaalinahay
    VIVA SOMAALILAND

    • @ahmed-nurahmed3285
      @ahmed-nurahmed3285 7 років тому +1

      Mid baydaan weligeen Dib u dhugan, waaa cadoowga dabinkiisa iyo xaasidka Soomaali------Iyo Jaahil tie , jaako iyo diyaarad uuu weligiii riyo ku raaci lahayn la saaray, balse dan laga leeeyahay
      Allahayoow jaahil iyo damiiiirlaaawe eeboow naga soo gaaar---Aamiin

    • @maxamedabuukarxaajidheere5979
      @maxamedabuukarxaajidheere5979 7 років тому

      faizaaa

  • @HOGAANSHE1
    @HOGAANSHE1 12 років тому

    Magool maaline boroon maaline soomaalaay any way alle ha u naxariisto way dhimatay this is good song

  • @sasasarerere9244
    @sasasarerere9244 4 роки тому

    Anu reer jibuti hestan qalbiga ixanunisay

  • @zakrieali2830
    @zakrieali2830 6 років тому

    Anigana waa dhageeysanooyaaaaa

  • @zakrieali2830
    @zakrieali2830 6 років тому

    xassan Aadan ii geeya

  • @samotalisali3911
    @samotalisali3911 11 років тому

    walle heestan wanka helay hibo hudon waa fanafad ugu murtida badan ninkan kayrsan juba waxay heestan igu raday mar alla markan fadhisto compiyer inaan dawo mamoyina dhintay alla yaraxma

  • @musekhadir4125
    @musekhadir4125 7 років тому +7

    Very painful,but hopefull for the coming years.

    • @devonquinn5282
      @devonquinn5282 3 роки тому

      i know im asking the wrong place but does someone know a way to log back into an instagram account??
      I somehow forgot my password. I would love any help you can offer me.

  • @yoonoskaafi2806
    @yoonoskaafi2806 12 років тому

    xildhibaan waad mahadsantahay

  • @mohamedmire6820
    @mohamedmire6820 6 років тому

    Waa waajib xasuusta Ina Siyaad Barre mar walba Libaax Ayuu Ahaa...

  • @ilyaasodowaa791
    @ilyaasodowaa791 6 років тому

    hajiiib maxaa kuu dhimanoo lagu dhahaa war waa dhamaaday

  • @nasraabda1709
    @nasraabda1709 5 років тому +1

    Qiro waaye heesta. Weey itaabay runti

  • @msalwemudugi
    @msalwemudugi 6 років тому +15

    Anoo ah dulmane soomaliyeed oo aan waligii arag dalkiisoo dowlad kajidho baa markaan dhagystay heestaan dusha ka jiriricooday qalbiga ka ooyey labada indhoodna ilmo iga qubatay, maxaad mooda kuwa wadanaya leh ee kuso noolaaday somalia oo qaran ah.

    • @abdisashifarah7982
      @abdisashifarah7982 4 роки тому

      Majidho kkkk kaftanbay iga tahay walal macnaha waxan ogahay inad mjteen tahay

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 4 роки тому

    Dowlad la aan alle maxaan la dhibtoonay ilahow dowlad xoog leh dib noogu so celi

  • @jamuriyabashir6754
    @jamuriyabashir6754 8 років тому +1

    mama hibo nura i love you tt me respect

  • @zakarieshiekhfarah1817
    @zakarieshiekhfarah1817 6 років тому

    Axyaa wadani hobollada waa bare

  • @boqoreful
    @boqoreful 13 років тому

    hooyo hibo nolow

    • @booloboolo6259
      @booloboolo6259 7 років тому

      axsan yaa hees allaha dowladeeni hanooso celiyo qaxooti la aragye wuxuu yahay

  • @abdikarimissa9394
    @abdikarimissa9394 9 років тому +14

    ani waxan aha arday jamacded waxan joga dalka suuriya marka hesstan markan dawado wan ilmeya wayo waxan u joga o ka ahay markhati dagalka suriya o ah deal so dhaweyay qoxoti somaliyed

    • @ahmed-nurahmed3285
      @ahmed-nurahmed3285 8 років тому +1

      +Abdikarim Hassan
      Sidee Suuriya weli ugu nooshahay, soowtan dambaabadu weli ka dull da'ayso walaalo?

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed3285 8 років тому

    Inanta Fadumo Q Hilowle ka horeeysa, ma garan iayadana
    Ciddii inagu Caawiyi karta, fadlan--Mahadsanidiin

  • @kaetaniya2692
    @kaetaniya2692 4 роки тому

    Yaa ila dareemayo :( like isii

  • @mehaliysolomon1871
    @mehaliysolomon1871 2 роки тому

    Sadly, dear children of neighboring Somalia,

  • @mustafeige6028
    @mustafeige6028 6 років тому

    Taariikhdu waxay 1991 taariikh mahaysaan walawayn

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 5 років тому

    MASIIBO ANAGA GACMAHEENA LA AADNAY WILINA GACMAHA LAGULA JIRAA OO LAGAMA WAANO QAADAN QABYALAD

  • @ilyasjacob9480
    @ilyasjacob9480 6 років тому

    Love Somalia

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed3285 8 років тому

    Alla Shamsa Cumar (Xaaskii Xasan A Samatar baan u malayn) AUN Hiba inanta ka soo sokaysa (on her right side)

    • @deeqesman2368
      @deeqesman2368 6 років тому

      Ala waad ooyasaa tasaan been ahayn allaah umada somaliyed hawgar gaaro amin

  • @ikraamabdiali3944
    @ikraamabdiali3944 6 років тому

    09 /09/2018
    Soomalay garo danta

  • @khadarcavani96
    @khadarcavani96 5 років тому +1

    2019

  • @amalhersi2038
    @amalhersi2038 5 років тому +1

    sorry wlhi heestan derenka qofka ayey kacinysa 27yrs ayn dhip ku jirna allow wadanka nabad noga dhig

  • @goroyocabdi6602
    @goroyocabdi6602 2 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 6 років тому

    Ayaga xataa Markas diifbaa kamuuqata dadqaran hosjogay ahaayeen

  • @ciisecali7816
    @ciisecali7816 8 років тому

    somali wadad iyo fanan waa u digeen lkn mey maqlin

  • @mahadmiiha4496
    @mahadmiiha4496 6 років тому

    Codka samatar aa kujiro hadana muqaalka kama muuqdo

  • @balayoos
    @balayoos 11 років тому +2

    ha la is cafiyo somalay
    ka fikira dhalaanka inaga danbeeya
    qurba joogu waxaay ku dhameysteen qoxootinimo ciyaalkiina waa aragtaan

  • @abukarbadalgarad8189
    @abukarbadalgarad8189 8 років тому

    cid kalow ku waabta gey watee gabalka dhaca msh alah wabari

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 роки тому

    Kuwaa was codka Shacabka Somaliyeed

  • @mahamedcudhi7497
    @mahamedcudhi7497 6 років тому

    musikada waxaa tumaya axmed naaji sacad cabdiqadir juba, xasan adan, Shankaroon axmed sagal, magool, faadumo qaasim, xareedo ismacil duniya,

  • @gamayare2767
    @gamayare2767 6 років тому

    26/7/2018 😭😭😭😭🇸🇴😭😭😭

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 6 років тому +1

    Hees waaberi iyo hibo noura she was talent this time in ethiopian i dislike ethiopian nacalaa one the five somalian the become together inshallah

  • @maalin51
    @maalin51 11 років тому

    Heestaan Kama daalo in Aan dhagaysto

  • @abdikarimissa9394
    @abdikarimissa9394 8 років тому

    Ahmed-nur ahmed bra suriya wa dad goob ah lkn waxay ku dhacay samiso aad u wen marka anaka waxan ku nolnahay dimishiq waliba xafada somalidu ka dagantay.. Takaleh dowlada suriya aya aad amanka dadka ajanibka ah e ku jirto somalida marka wax dhib ah ma aragno madabo an ku nolnahay danta dowladu ka taliso...

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed3285 8 років тому

    Nin karfantaada tolaaya hadday kaalmo u doonatay dantuna kuu keentay soow kaaf iyo kala dheeri maaha
    Amxaaraanu dib u heshiin u doonanay

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂 Atore badiyo u qob xiran yahay dalkena

  • @abdillahimohamoud2607
    @abdillahimohamoud2607 4 роки тому

    UN waxba dheef ah noo mataraan hase ahatee heesta inteda kala waa xaqiiq!!!!

  • @shibissuudi5589
    @shibissuudi5589 12 років тому

    saaxiib iga raali ahoow haddii si uun u qaadatay gacalcunkeeygii kalimadii aan isticmaalay eedoqonka aheyd ssc na guuuuuuuuuuuuuuuuuul

  • @shukrisaid2721
    @shukrisaid2721 6 років тому +1

    😭😭😭

  • @cashaqsoor
    @cashaqsoor 5 років тому

    oh my daad