Max'ed Gacal Xaayow & Shirkii Djibouti.flv

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • Max'ed Gacal Xaayow & Guurowgii "Macsuunka Carte, maalintaan milkiyay, Mugdigii ima heyn.

КОМЕНТАРІ • 91

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 4 роки тому +15

    Abgaal waa Wada murti mansha allah
    Waa walalkiin oo burco ininka so salamaya
    Farmaajo guul
    Somalia guul 🇸🇴

  • @adamshardi5221
    @adamshardi5221 10 років тому +12

    Alle jannatul Firdows ha ka waraabiyo boqorkii guurowga Maxamed Gacal Xaayow, iyo abwaan xiddigaha fanka ka mid ahaa C/qaadir Xirsi Yamyam. Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi.

  • @SomalianCushiticMale
    @SomalianCushiticMale 13 років тому +4

    we need more somalian Poet brothers like this praising our current President the both Somalian djiboiti President - geele, and the current President of Somalia = Sharif Ah'med... blessss Xaayow is 1 of the top poets of Somalia, and east africa in general

  • @ugaash11
    @ugaash11 10 років тому +31

    Allaha unaxariisto labada abwaanba C/dir xirsi yamyam iyo Maxamed gacal xaayow. maxamed G xaayow waxaan aad ula yaabay sida uu wax ufasiro, wuxuu ahaa qabiir afka soomaaliga iyo murtida ( qofkii dhagaysa guuroow-yadiisa ayaa fahmi karo gaar ahaan waxaan aad ugahelay guurowga FARSHAN) oo si dhab ah uu dhaqan ka soomaalida u taabtay. alaah ha unaxariisto

  • @Fankaagabaro
    @Fankaagabaro 12 років тому +5

    Mustaqiimka xaqa iyo adiga marinka shaydaanka
    Minhaajkiyo kitaabbada ku qoray kala mudnaatoode
    Soomaalida is moog ee ku maqan maqarro soofaynta
    Maskaxdooda buul baa qotoma malaxu hoos taalle
    Macbuudkow awooddaada mudan inad ku maaraydo
    Maantaan maqaalkiyo arjiga kuugu muujiyaye
    Meel kastaba ha joogtee maslaxad lagu heshiisiiyo
    Oo la mahadiyaan kaa codsaday wayga maajiday e
    Mandiqada adduunyada meeshey uga tilmaanneeday
    Macbuudkow isugu keen adigan magan u wayhayne.
    Allah yarxamuh. Maxamed Gacal

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 8 років тому +27

    Labada Abwaanba Waa Marxuum Ilaahay How Naxariisto Gacal Xaayow Iyo Yam Yam

  • @abdirahmanm.5013
    @abdirahmanm.5013 4 роки тому +1

    Allow u naxariiso abwaan M Gacal xaayow.
    Waxaan soo xasuustay Gabaygii ahaa "SOOMAAKIYEEY YAABKA KA HESHIIYA"

  • @xasankaafi5822
    @xasankaafi5822 8 років тому +6

    Allow kuu nxariisi adeer mcn
    tariiqda somalia wey ku xusi dontaa insha allah

  • @aliyasiin3011
    @aliyasiin3011 7 років тому +7

    masha allah wa murti cajiib ah alle swt jana firdowsa daar jano haka siiyo abwaan gacal xaayow

    • @qalanjoqatarooz3986
      @qalanjoqatarooz3986 7 років тому +1

      Ali Yasiin amiin amiin wll mhd sanid alle ha u aqbalo ducadaada

  • @maxamuudbayr1380
    @maxamuudbayr1380 8 років тому +4

    ilaahay how naxariisto abwaan Maxamed gacal xaayow wuxuu ahaa midayye
    muwadin ah

  • @mohamedhabeb8245
    @mohamedhabeb8245 8 років тому +4

    Ilaahoow kuu naxariiso Maxamed Gacal Xaayoow.

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 5 років тому +2

    Ilaaheey ha unaxariisto inti muslin ah ee dhintay oo ay ka mid yihiin maxamad gacal xaayow iyo yam yam

  • @Museali17
    @Museali17 8 років тому +12

    Allow unaxariiso Adeerkey Maxamed gacal Xaayoow

  • @Jiimka
    @Jiimka 9 років тому +5

    Laba Af-Maal oo Taariikhda Somalia ka Galay Baal Dahab....Allah Yaa Rahma

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 7 років тому +1

    رحمك الله رحمة واسعة أنته وامثلك Somaliya hanoolaato meelwalbo aay joogaan midnimo aamiin

  • @dalmarmahamed8857
    @dalmarmahamed8857 7 років тому +7

    Alllaha u naxariisto Abwaanka

  • @faraxyare8241
    @faraxyare8241 8 років тому +5

    Mashaa Allah
    Allow unaxariiso

  • @aliyare8874
    @aliyare8874 7 років тому +3

    masha.allaah abwan maxmd gacal xaayow murti badanaa oo gabay wanaaganaa

  • @taariikhhistory9558
    @taariikhhistory9558 8 років тому +20

    abgalka caadi mahan, meel walaba weey ka shirbayaan

    • @cabdifitaxcabdullahixuseen4725
      @cabdifitaxcabdullahixuseen4725 7 років тому +3

      carfaaye1 libaax1 sxbw qabil nagadaa aduunka unacee

    • @sahraahmed8154
      @sahraahmed8154 2 роки тому

      Abagal hadalkoda wa shirib shiribka ayey wax iskugu shegan iyo gabayga guurowga viva abgal cisman

  • @qalanjoqatarooz3986
    @qalanjoqatarooz3986 7 років тому +2

    abbe rabi haku naxaristo waxaa aheed qof dacad ah rabiyow ka dhig kuwaa ku casuuntay janada fardowso

  • @sayidomarmukhtaar1676
    @sayidomarmukhtaar1676 6 років тому +1

    Masha allaah jinadi alle haka waraabiyo waa abwaan ilaaheey noo barya oo wadaninimada ku weyntahay

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 років тому +2

    Rabiyoow u naxariiso labadoodaba

  • @maxamedjiinow5795
    @maxamedjiinow5795 6 років тому +1

    Shirkii jabooti dakoo kayaabiyay gabaygi ookatiriyay maxamad gacal xaayow magaala oosan aqoonin indhana oosan koarkin ayoo gabay katiriyay waa abwaan colos naxariisti jano ilaahay haka waraabsho

  • @abdullahimahamud8351
    @abdullahimahamud8351 11 років тому

    ilahay ha u naxaristo intii dhimatay oo muslim eh qasatan
    ninkaan odayga wuxuu ahaa mucjiso masha allah

  • @سماسيد-ر6ر
    @سماسيد-ر6ر 6 років тому +2

    masha Allah Allah u naxaaristo

  • @caydiid8023
    @caydiid8023 6 років тому +2

    Xaaayow allah ha unaxaris

  • @sahraahmed8154
    @sahraahmed8154 2 роки тому

    Allow uraxmo hibo ebe wa siiyay allow qabriga u aftiini uwasici fardowsana allow gee aaammiin

  • @bilexaajixaaji1584
    @bilexaajixaaji1584 5 років тому

    Al abuuro qaran
    Qiimana yeeshay
    Qarankana kalmeeyey
    Uqoray suugaaan
    Qiimiyo qadarin mudan
    Qoomkii kadanbeyayna (anaga)
    Qiiro uga tagay
    Qiimad mudeesateena
    Qabrigiina allaha idin nuuriyo🇸🇴❤
    Anigau curiyay abwaninta cisada mudan

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 8 років тому +1

    ilaahoow kuu naxariiso maxamed gacal xaayow ma noola dad garan kara gobonimadeenii iyo awoodeenii, macbuudkoow isugu keen adaan magan u waynayne aamiin

  • @cabdallahaamey3143
    @cabdallahaamey3143 7 років тому +5

    mailoobi doonto somaaliya allaha unaxatiisto abwaanka aamiin aandhahno

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 6 років тому +1

    Allaah NAXARIISTO abaano qaali bay ahaayeen

  • @warsamegabaxeey688
    @warsamegabaxeey688 3 роки тому

    Run yaqaan abwaan maxamed gacal xaayow

  • @kaatimaabdullahi7443
    @kaatimaabdullahi7443 4 роки тому +1

    ALLA YAARAXMA RAXIMIIN

  • @abdihashi2310
    @abdihashi2310 6 років тому +2

    Allow kuu naxariiso .

  • @MrMaanka
    @MrMaanka 14 років тому +2

    Macbuudkow Awoodaada Badan inaad ku maareydo,Maantan maqalkiyo arjiga kuugu muujiyaye,meel kastaba ha joogtee maslaxad lagu heshiisiiyo,Oo la mahadiyaan kaa codsadey weyga maajidaye,mandaqada aduuyada meshey uga timaaneedey ,macbuudkoow isugu keen adigan mahad u wey heeyne..

  • @Playboiiiahmed
    @Playboiiiahmed 8 років тому +3

    wonderful

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 6 років тому

    Alle Haunaxariiisto Wadani Dhaba Abwaan Soomaaliyeeed

  • @iglaanahmed4112
    @iglaanahmed4112 6 років тому

    Ilaahoow idiin naxriiso labadiinaba aamiin

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf 5 років тому +1

    Yamyam waxaa gari marisay Muna K kagadaran Loyarkiidi difacayay oo cadaan ah ayay guursatay. Subxanaka yaacation

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 10 днів тому

    Illaahay ha uwada Naxiirsto dhamaan

  • @saeedali2019
    @saeedali2019 3 роки тому

    Africada madow markale maskiin ha u noqon

  • @noordiinhussein5639
    @noordiinhussein5639 7 років тому +2

    yam yam iyo xaayoow waxey ahaayeen dad qalbi furan

  • @samadoon-rh2rz
    @samadoon-rh2rz 7 років тому +3

    afsomaliga aad ayoow uyaqiin

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 7 років тому +3

    alaha unaxariisto waa nin wadani ah

  • @farhiyahasan8769
    @farhiyahasan8769 8 років тому +3

    Allow u naxariiso adiga awodleh ya rabi yaa kariim dhamaan toodba

  • @AbdoAhmed-ee3mo
    @AbdoAhmed-ee3mo 4 роки тому +1

    Alle yaa raxma raaximiin

  • @MrHassanabukar
    @MrHassanabukar 12 років тому +1

    Nin kaa weeyn dad iyo duunyo hala-hogaamie.istsmaar aa-lagabartay...Afhayeenka iyo M.Gacal Xaayow yaa weyn?.. Waa Soomaali iyo Soomaaali oo aan ogeyn si lookala awood weyn-yahay........lkin Shisheeye aa dhigay Gogosha.............!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1111

  • @bashiirsamawade2307
    @bashiirsamawade2307 6 років тому

    Waanka xumahay wlhi allaha unaxariisto
    Dad waa dadkii hore
    Murtina waa midii hore

  • @calisheikh238
    @calisheikh238 2 роки тому

    Allow kuunaxariiso

  • @XasanAbsugeofficial
    @XasanAbsugeofficial 7 років тому +1

    asc dhaman somaliwayn meel walba aad joogtan marka xigta waxan uga mahadcelin dadkii ka danbeyay inay na xasuusiyaan xasuustii hore ee abwanada somaliyed ee magac iyo maamuska kuleh bulshada dhaxdeeda waxayna mudan yahiin ku dayasho

  • @garaad3568
    @garaad3568 6 років тому

    Africada madow maalin kale hau maskiin noqon Alle haunaxariisto

  • @Playboiiiahmed
    @Playboiiiahmed 8 років тому +5

    true legend

  • @shugran8cabdifitax532
    @shugran8cabdifitax532 5 років тому

    Allow unaxariso marxuumka

  • @yacnick
    @yacnick 5 років тому +9

    2:11 Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

  • @paexou
    @paexou 14 років тому +1

    Adiga xas fiican. Aniga chalahay wapajtun.^^

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 8 років тому +2

    1 gabyaa somalia waye maxmd gcl xayow

  • @aliyare8874
    @aliyare8874 7 років тому +1

    masha allaah abwaano jiro

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 8 років тому +1

    Ilahey janadii ha geyo

  • @MrLafoole1
    @MrLafoole1 11 років тому +1

    waa guuroow miisaan leh

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 4 роки тому

    Sheikh mustafe yaa ila arka

  • @MrHassanabukar
    @MrHassanabukar 12 років тому

    Muuqaalkaan waa sidda lookala yaryahay ayaa maamulka u tagan yahay.

  • @elyassayoub9785
    @elyassayoub9785 4 роки тому

    waxaynu ubahanahay ..1000 oo ninkan oo kle ah .waxna ubaanahay dadkii wax kabaran lahaa

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 6 років тому

    Murti iyo hadal qiimaleh

  • @سماسيد-ر6ر
    @سماسيد-ر6ر 6 років тому +1

    shiiribka ituma iyo ciyarta Bela weynta Abgaal nollada inte nolol jirto yahkey

  • @garaad3568
    @garaad3568 6 років тому

    Waxey aheyn laba nin oo aad iskugu dheer mudana suuganta kujiray the lahey hau naxariisto labasaba .... koley idinkoo kale nama soo mareysaane qabriga ala hadlin nuuriyo

  • @ahmedjaaboolehassan4278
    @ahmedjaaboolehassan4278 7 років тому +2

    Allow u naxariiso

  • @XasanAbsugeofficial
    @XasanAbsugeofficial 7 років тому +1

    asc dhaman somaliwayn meel walba aad joogtan marka xigta waxan uga mahadcelin dadkii ka danbeyay inay na xasuusiyaan xasuustii hore ee abwanada somaliyed ee magac iyo maamuska kuleh bulshada dhaxdeeda waxayna mudan yahiin ku dayasho