Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

95% Maxay Australia Eber U tahay ? | Dhul aad ugu Eg Dhulkeena

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2022
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 364

  • @ogaansho
    @ogaansho  Рік тому +129

    Page-ka cusub ee Facebook : Facebook : facebook.com/OGANSHO

    • @aminaali7628
      @aminaali7628 Рік тому

      Cumar inshaar waa sidee carabtaad joogtaa geela carabtu waa laba kurus waa pakistan india pangledhesh

    • @aminaali7628
      @aminaali7628 Рік тому

      Wadamadaa ayaa laga keenay

    • @shadiyaharir1674
      @shadiyaharir1674 Рік тому

      Waxan jeclaan lahaa 100 gela

    • @AmalintegratedislamicSchool10D
      @AmalintegratedislamicSchool10D Рік тому +2

      Wllhi waxaad tahay nin kaliya oo aan jecelahay mawduucyadiida

    • @captain__eagle
      @captain__eagle Рік тому

      Ina ader qolada facebooka ka codso calaamada buluuga ah ama tick-ta, sababtoo ah waxaan arkay dad haysta followers aan badnayn hadana calaamada haysta, waxaana ku sahlanaanaysa in dadku ku gartaan, dabcan inta youtubeka kuugu xiran baaba kuusaari karta.
      Mahadsanid videos kaaga faaidada badan❤

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Рік тому +61

    Hadaad ujeedo magaca nebigeena Muhammad صلي الله عليه وسلم 😍😍❤❤
    Like saar

  • @muscab8581
    @muscab8581 Рік тому +56

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu wanagsan salliga nabiga scw scw scw🕋❤️😭

    • @mobilegamechanell2390
      @mobilegamechanell2390 Рік тому

      Zcw zcw

    • @Tilawa5
      @Tilawa5 Рік тому

      @Moohoo Waxaad sheegaysid iyo wax ka daram adiga ayaa ah qurun yahow. Nabi Muxammad ﷺ waa qofkii ugu wanaagsanaa ee caalamka soo mara. Laakiin naftaada ayaad been u sheegaysaa. Waad ka shallaayi doontaa beentan aad sheegaysid dulliyahow qashinka ah ee bilaa akhlaaqda ah wax yahow xoolaha ka liita. Nabi Muxammad kabihii uu xiran jiran ayaa kaa sharaf badan wax yahow liita😡😡😡

    • @Tilawa5
      @Tilawa5 Рік тому

      @Moohoo Ilaahay idankiis naarta ayaad ku uridoontaa.

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Рік тому

      @Moohoo subxanala ilahay hakuso hadeyo kolay somali xayntabka waydartay ayatehe ilahay caydad caydo wuka kadhafi hadad tobadkento lkn cayda nabigi subana lagama dhafayo
      Nabigad cayaysana ilahay aya dortay adunkana qof udhigma maso marin manaso maridono cayna wxba kumayelaysid lkn adunba cadab iyo ciqab kumudana wanay kamuqata inad kas usamaynayso emaxad kujawabi donta ilahay markad hortagto e qabri lagugu dugo

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Рік тому

      @Moohoo kolay anigu kuma.shafeco qadikaro lkn narta jahil ayad kataho waxad modaysa malaha inad sidan isaga hadaqayso ama lagu dhawr dhawrayo bina adam wxba kama.qadayo lkn ilahay xagad kagali lkn maxad narta kudoratay adigo wx aqona ulahayn

  • @NeymarJR-km7hw
    @NeymarJR-km7hw Рік тому +23

    We love you our somali journalist ❤

  • @cabdixakiinmaxamuud1126
    @cabdixakiinmaxamuud1126 Рік тому +16

    Ilaahow bisha ramadaa na gaarsi ilaahaw midii horena naga aqbal acmaashayadii 😪🤲🤲

    • @phoenixgaming7677
      @phoenixgaming7677 Рік тому

      @Moohoo subaxanallah waar saatahay nio qof miir qaba matahay

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 Рік тому

      ​@Moohoo war maxaa kuheley war waad gaalowdey ee alle utobadkeen subxaanallaah 🤮🤮🤮🤮

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 Рік тому

      ​@@phoenixgaming7677 war ninka maxaa kaqaldan subxaanallaah 🤮 gaalnimadu meel fog majirto wuxuu kuhadlaayo kamuu fiirsan

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 Рік тому

      @UCOb-8QNwP3wH0g-wZSvpi2w hortaa ayaad kaheleesaa waxaad ku hadleeso alle waxba uma dhibeeso ee naftaada unax cadaabta adigoo kale ayaa lagu talagalay walee cadaabta illeen waa loo shaqeesataa yaab

    • @khadarroyz7009
      @khadarroyz7009 Рік тому

      @Samatar eey eey dhalay baa tahay gal yahoow

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Рік тому +21

    Dulqaad yari iyo deg-deg waa xididka dhibaatadaada, ma qasbi kartid Nolosha inay ku siiso Jawaabo ama sidaad rabto wax kasta u dhacaan, waa inaad ogolaataa in wax kasta iyaga is furfuri doonaan, waa in aad aqbashaa in wax kasta waqti qaataan.❤️🙏🖇🔐

  • @siciidcali556
    @siciidcali556 Рік тому +3

    Maasha allaah si fiican ayaad noogu sharraxdey waad ku mahadsantahay noona sii wad ku kale

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine Рік тому +2

    Walaahi tariikhyahanbaad tahay
    Waxa aad iiso jiitay
    "Australia waxay ka baqaysay Japan inay qabsato"🙇 documentary English ah ayaan ku daawaday oo arinkaa ka waramaya saxiib wacyigaagu waa sareeyaa alle haku karaameeyo dadka somalida ah ee farakutiris ah ayaa wacyigoodu heerkaaga soo kale gaadhay🙏

  • @deeqcabdi7976
    @deeqcabdi7976 Рік тому +17

    Asc cumar inshaar
    Suuro gal ma,tahay inad nala wadaagto xaqaaiq kusaabsan dhulka somaligalbeed💖🇸🇴💯🙏🙏
    Shugran ustaad

  • @abdiwalicabdisalaan4343
    @abdiwalicabdisalaan4343 Рік тому +4

    Ma. Cumar inshaar walahi sxb runtii qof aad uwanagsan ayatahay mantaa ugu dambeysay ay nadhahayen macaliminta iskulka ogaansho markasta haladhageysto hasaaka allaah sxb mcn

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 Рік тому +8

    Somalia Allahayow barwaaqo nuga deg 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @abdifatah__kaka__cade1128
    @abdifatah__kaka__cade1128 Рік тому +8

    What an educative man,
    I like your Channel. Keep going❣️

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir Рік тому +6

    cumar inshaar, wacyigaaga iyo ilbaxnimadaada waa mid qurux badan oo milgo leh, waa mahadsanatahay waana kuu ducaynayaa wll, cibaadada, caqliga, caafimaadka,imriga iyo intaad jeceshahay ee wanaag ah alle hakuu barakeeyo. horey usoco inshaa allaah

  • @cqaniaxmed9
    @cqaniaxmed9 Рік тому +5

    allaahu masali calaa muhame اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @ZainabAbdi-vj8qu
    @ZainabAbdi-vj8qu Рік тому +9

    shugran walal Omar runtii markan dawaday barnamijyadad noloshayda waxbadan iska badalay ❤💯

  • @aliharbi9498
    @aliharbi9498 Рік тому +4

    Walal waxa sxb kulahay ama chanalkan ku xirnahay mudo 5sano ah waxa tahay khofka kaliya madiayah allhaa dardis sida imaankaga u ficanahay ka helay masha allhaa allhaa dartis ku jecladay waligey comments ma so qorin waxa kula hadlaya Muslimnimo iyo somalia dhimo rajo aad u wayn ku shegaa allhaa u xuu leyahay yahuud iyo nasaaro bajad ayee dagsanayan Uma soconayo bajadka allhaa ayaa soconayo marka waligaa rajada lahow hana qusan horay u soco walal allhaa ha ku dhowro cafimad

  • @imbashiir1825
    @imbashiir1825 Рік тому +22

    Ustaad waxaad aad uga hadashay taariikhda Australia ee kamaad hadlin xagii juqraafiga. Australia dadku waxay degan yihiin meelaha xeebaha oo kaymaha iyo roobku ku badan yahay lkn dhulka intiisa kale waa saxare lama degaan ah roobna aanu helin, waxa jira mashruc weyn oo dawlada Australia ay wado oo dhir lagu beerayo si wax looga qabto roob la’aanta iyo kuleylka laakiin ma uu guuleysan.

    • @gaawe-side6613
      @gaawe-side6613 Рік тому +1

      Ma dalkaas baad kusugantahy adigu walaal

    • @qoojeyare1412
      @qoojeyare1412 Рік тому

      Video tarik habib nin ladhaho oo masri ah adiyariyay xarifkan coppy kuso qatay mesha youtuberka masrika oo kuso qatadanayo tusalaha masar xarifkan waxo ku badashay somalia bis lol

    • @hamsecabdi93
      @hamsecabdi93 Рік тому +1

      @@qoojeyare1412 Turjumada uu sameyay ba nagu filan

    • @qoojeyare1412
      @qoojeyare1412 Рік тому +1

      @@hamsecabdi93 luuqada carabika iyo englishka hada barato waka marme in wax lakuso tarjumo -:

  • @KnowledgeisTROUBLE
    @KnowledgeisTROUBLE Рік тому +6

    Ustaad wad ku mahad santahay cashara dhiri galinta iyo muqalada muhiimsan ad soogudbiso lkn nasiib xumo muqalada qiimaha badan ad soo gudbiso qiima badan lama siyo naga raali noqo 🙏🏾

  • @abdisamdmohamed538
    @abdisamdmohamed538 Рік тому +3

    Macalin Ado mahadsan Macluumadkaan oo kale noo soo badi 👐

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Рік тому +20

    Iga Daa Ha I Maqashii Australia ee Meeshii Geela Lagu Leenayay 😭Anigu Geeleey Baan ahay🙈Markaan Maqlo Meeshaas Bishintaan Qaniinaa Tol beelay😣🙈

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 Рік тому

      Kkkk hadaba aad dalkaas kadibne 1000,0000 OO geel ah dhaqo

  • @saacidomar8752
    @saacidomar8752 Рік тому +2

    Barnaamijkaas Juquraafiga iyo Taariikhaha soo badi

  • @najmaahmed6542
    @najmaahmed6542 Рік тому +3

    Halka inan tagan jeclaystaba . Barakaw walal inshaar.

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 Рік тому +2

    جزاك الله خيرا

  • @khadarasad9999
    @khadarasad9999 Рік тому +5

    Thank u ustaad very interesting Topic 🤗🤗👍🏾

  • @abdihakimsheikh7724
    @abdihakimsheikh7724 Рік тому +17

    Mashaallah what an educative video you really inspire me alot keep going my brother ustadh inshar....

  • @arafatabdilahi7344
    @arafatabdilahi7344 Рік тому +5

    Thank You So Much Walalkey Good Topic 🙏

  • @maxamedsiyaadsaciid6460
    @maxamedsiyaadsaciid6460 Рік тому +2

    Puntilad kayar thy waana dad bdn thy subxanalaah ilaahay awoodiis waaye

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe5637 Рік тому +1

    Jazakalahu kheer omar

  • @abdinasirmadey5882
    @abdinasirmadey5882 Рік тому +2

    Mashallah brother very important topic

  • @jirdehamze5977
    @jirdehamze5977 Рік тому +37

    ɴᴜᴍʙᴇʀ ᴏɴᴇ🙌

    • @deruqdice2075
      @deruqdice2075 Рік тому +2

      Calankaa isoo jiitay, Somalilandnimo ❤

  • @Mumtaazmuxiidiin0000
    @Mumtaazmuxiidiin0000 Рік тому +6

    Walaalkey walhi ilahay dartii kuu jeclahay♥️✅

  • @moofficial8224
    @moofficial8224 Рік тому +5

    M.a wax badan ka faiday ustat ❤️🔥💥✌️

  • @maxamedsiyaadsaciid6460
    @maxamedsiyaadsaciid6460 Рік тому +2

    Ma.muslim ALLE AYAA.BARAKEEYEY

  • @babaali6305
    @babaali6305 Рік тому +7

    Australia waxaan kubartay classka 9aad GERMANY 🇩🇪
    Dadka originalka waxaa layiraah Aboriginal’s

  • @abassrastaman8937
    @abassrastaman8937 Рік тому +5

    Frome Ireland 🇮🇪 thanks ogaasho

    • @AishaAbdullahi-wk7jg
      @AishaAbdullahi-wk7jg 3 місяці тому +1

      Walal war bixin iga sii Ireland inaan imaado ayan rabaaye I.a

    • @abassrastaman8937
      @abassrastaman8937 3 місяці тому

      @@AishaAbdullahi-wk7jg I don't understand writing somali

  • @najmaomarhussein7548
    @najmaomarhussein7548 Рік тому +2

    Number 2 somali youtuber...✋🏽

  • @dr.maxamuudsead8944
    @dr.maxamuudsead8944 Рік тому +4

    alle heyna gaarsiyo bisha barakeysan aamin amih

  • @bisharosharif8090
    @bisharosharif8090 Рік тому +4

    Thanks ustad video waxaa inoga sameysa self education iyo melaha lagaa Barto

  • @sharmarke12ahmed67
    @sharmarke12ahmed67 Рік тому +4

    Australia 🇦🇺 waa dhulka kaydka boqortoyada ingiriiska lamana ogola in la degameyo xitaa inaa visa hesho baa adag, xiligii hore cadaanka waa loo ogolaa lkin hada xitaa deganaansho looma ogola sababtuna waa boqortoyada uk mustaqbalka laga yaabo in loo raro Australia.

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 Рік тому +2

    Thanks macalin 🇸🇴✊

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 Рік тому +5

    Walal kaso hadal Somaliy oo gass so saran keedna yesan oo Sacuudiya ku tagerey inee lacagta gaska kordhiso ama wax kascdo manta xada gaska aduunka laisku heysto🙏

  • @abdiazizahmedgurey6737
    @abdiazizahmedgurey6737 Рік тому +2

    Mahadasanid wll ogaansho❤❤

  • @usameabdinasir6264
    @usameabdinasir6264 Рік тому +3

    MusLim iyo Christanka Farxiga ino Dheexaya wuxu yahy Hadan muslim nahy diinta aya iNa Qabaysa😮❤❤

  • @inamouse
    @inamouse Рік тому +4

    Allha ina Amaansado..........🤲🏼🖤

  • @abdirisakaliwali4009
    @abdirisakaliwali4009 Рік тому +3

    Mahadsanid mudane 🙏

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y Рік тому +2

    Ustaad waan ku salaamay
    🥰🥰🥰🥰 Omar alle haku barakeeyo
    Mar walba xog cusub ayaan ka hela chenelkaaga🥰

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Рік тому +6

    100k
    I gaaarsiiya team Ogaansho
    Mahadsanidiin🤝

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 Рік тому +1

    Jasakumullahu qeyr 🥰🥰😍 💯

  • @maahiraadanjoiseph3020
    @maahiraadanjoiseph3020 Рік тому +2

    dahabiga UA-camriska SOMALI 🇸🇴❤

  • @zakariyecaafidheel8766
    @zakariyecaafidheel8766 Рік тому +1

    mahadsanid walal waa cilmi aad ii an facay

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 Рік тому +3

    Hadii dalka Somalia nabad ahaan laheed diyaarad Muqidsho ka baxda waxee toos u tagi laheed India, Malaysia, Indonesia , Thailand, Australia ayadoo jirin wax transit lagu maraayo dalaka carabta waayo Somalia geography ahaan waxee dhacdaa badweeynta hindiya waxeena xigtaa albaabka laga galo qaarada Asia, sidoo kale waxaa dhici laheed diyaaradaha ka imaanaya America iyo Latin America markii u socdaan Asia ama Australia waxee transit ku mari lahaayeen Somalia lkn maanta South Africa badankooda ka maraan transit.

    • @hindiaqalbidoolar5214
      @hindiaqalbidoolar5214 Рік тому +2

      Waan Rajeeneynaa Inshalllh in dhulkena nabad ino noqdo hormarna tiigsado

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 Рік тому

      @@hindiaqalbidoolar5214 malaha aduunkaa rogmanaya marky saas samynayaan war wadankaan wax kasoosocda majiraan

    • @hindiaqalbidoolar5214
      @hindiaqalbidoolar5214 Рік тому +2

      @@rahmohusseinahmed9723 Waxwaliba Ducada way badali karta Duco ayan u heyna kliya Dambiyada ka jira dalka illaahy inoma ciqaabo

  • @maxamedxassan1976
    @maxamedxassan1976 Рік тому +1

    Brother you’re the best

  • @fatmaabass5753
    @fatmaabass5753 Рік тому +1

    From Brisbane Australia ❤

  • @MohamedFarah-my7kx
    @MohamedFarah-my7kx Місяць тому

    Adiga wxn kugu nacayina af arabii hye ino macne mise soo qaado kuwo François ah from Djibouti

  • @zakariyeliibaan3858
    @zakariyeliibaan3858 Рік тому +2

    Sxp waan ku tageraa keep going 🤞

  • @inacali9465
    @inacali9465 Рік тому

    Usterelia qaarad maha waa wadan pro

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 Рік тому

    Well informatively mr inshar.👍

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +1

    Asc omar inshaar alle mahadii weye kheyr sheeg sodaa tarikhda horeyna usoco nabad galyo wll

  • @susanamohamed7102
    @susanamohamed7102 Рік тому

    M.a jazaka allah wllky cume inshar alle haku xafido

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Рік тому +1

    وعليكم السلام اخي ❣❣

  • @hallo7507
    @hallo7507 Рік тому +1

    Geelaasi waa geel habaryooni ah .waxaanu codsanaynaa inay dib noogusoo celiyaan hadii ay dhaqan waayeen

  • @musdafkalili181
    @musdafkalili181 Рік тому +2

    700 k coming soon ❤️

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 Рік тому +3

    War geela aniga ikeena Anaa dhaqanAyee😂❤

  • @naasirmohamedosman275
    @naasirmohamedosman275 Рік тому

    Shp marka hore wad mahad santahy marka xigtana dalka yare Iceland barbaanmij la sosame

  • @Onestate935
    @Onestate935 Рік тому +3

    Big fan ❤

  • @nagiiphazzan563
    @nagiiphazzan563 Рік тому

    Omer iishaar
    Walaal Rabi weyne haku xafido aad ayaan kuu taageeraaye 🙏

  • @JacfarAxmed3553
    @JacfarAxmed3553 Рік тому +2

    700k 🎉 Hambalyo Hambalyo 🎉🎉

  • @zekeriaabdi5133
    @zekeriaabdi5133 Рік тому

    Ustaad omer alle haku sharfo

  • @farsamdagacant123
    @farsamdagacant123 Рік тому +1

    Hore usoco ustaaad

  • @abdullahibeezaani8246
    @abdullahibeezaani8246 Рік тому

    Wcs Thanks ustad Omar inshar

  • @awad559
    @awad559 Рік тому

    Scww maracadow sxb barkad iyo cali geri baa leh waana lala joogaa oo la ilaaliyaa maaha baadi meel aan soo marino ayaan ka fekereynaa

  • @charkocharko2667
    @charkocharko2667 Рік тому

    ASC.. saxib waad maxadsantahy sida Adnofaxansineyso Ee Aniko waaxan Ahay réer jabutii .. Anaako waxan . Dikaana français .. lakin lokada jijeyaxa. Wannacnaa De dowlada jabuti Ayaa jecele Afka franciskaa .. shacabka réer jabuti waaxay jacelyehin somalika. Ee saxib waad ifaxantay darenkeyka. Ee saxib wangusalamaya..

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Рік тому +1

    Waad mahad santahay

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 Рік тому

    Jasakumullahu qeyr

  • @eidhassan7047
    @eidhassan7047 Рік тому

    gaalku waligiiba waa nijaas meel kasta iyo xili kasta ....... guul islaamka

  • @BMAPRODUCTION1
    @BMAPRODUCTION1 Рік тому

    wll kasoo hadal andrew tale

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Рік тому

    Cumar inshaar weriye aan u jecelahay

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 Рік тому +3

    Geela Soomaliya ha uso Dhoofiyaano😅🤞
    Geel duur joog ah maa arki karnaaa.

  • @___ozlo__4791
    @___ozlo__4791 Рік тому +1

    THANK YOU 😍

  • @hassandj133
    @hassandj133 Рік тому +1

    Ku dar in Hada ay tahay meelaha loogu nolal wanaagsan. Uguna amniga badan
    from Melbourne Australia

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 Рік тому +1

      Duur ka mala dagi karaa si free ah

    • @hassandj133
      @hassandj133 Рік тому

      Haa garaad.

    • @eidkhalif3985
      @eidkhalif3985 Рік тому

      Shaqadeeda kwrn sida USA iyo Canada oo kale miya dhanka lacagta sxb

  • @nuuro6783
    @nuuro6783 Рік тому +2

    Scw scw scw

  • @alrightythen4879
    @alrightythen4879 Рік тому +2

    waxan ku fikiray haddi an ahan laheyn dad isku xiran oo awood leh waqtigaasi waxan qabsan oo dagi laheyn dhulkaasi weyn. Magace ubixin laheyn dhulkaasi?

    • @kaafimedia853
      @kaafimedia853 Рік тому

      Riyada kakac walal

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Рік тому

      @@kaafimedia853 keeniba madhan oo cid dagnayn inti ladagana la isku laynaya marksad ku fikiraysa dhul saxara oo waxba dhex olin sidad uqabsan lahayd aar somali aa🤣🤣

  • @ahmedabdullah7841
    @ahmedabdullah7841 Рік тому +2

    الحمد لله على نعمة الإسلام

    • @abdirahmanalimohamed1419
      @abdirahmanalimohamed1419 Рік тому

      Waa hadii sida Alle ugu tala galay loo fahmo. Soomalida ma muslinbaa? Carabtu ma muslinbaa? . Haa waa magac ahaan. Dhaqan sheedaan.

    • @abdirahmanalimohamed1419
      @abdirahmanalimohamed1419 Рік тому

      @Maxamud Samatar . Maxamuud shaxda siyaasadda aduunka fahan. Ileen diintu dadee gashee rabtaa. Somalidu iyo carabtaba futadee ka gashay diinta.

  • @cuntokariyecadced864
    @cuntokariyecadced864 Рік тому +2

    Inta samaha jecel iga farxyai wll rabi haka farxiyo janlkayga 1subscribe isaar hamigaga rabi haku rumeyo👈🙏🏾🙏🏾❤❤❤❤❤

  • @abdifitaaxcabdulle3068
    @abdifitaaxcabdulle3068 Рік тому

    Wll maldevis macluumaad nooga soo diyaari

  • @ahmeda.gebrael.7794
    @ahmeda.gebrael.7794 Рік тому

    GEELA Habar Yoonis Baa Leh

  • @caaishocabdiqaadircumar3068
    @caaishocabdiqaadircumar3068 Рік тому +2

    700K SUBSCRIBERS 🎉🎉🎉🎉🎉 hambalyo horay usoco walaal

  • @abdinazirshire5884
    @abdinazirshire5884 Рік тому

    Ustad wxaa kasoo hadashaa mashruca sacudiga hda oo wado ee saxaraha hdee macqul thy

  • @axmadbile3476
    @axmadbile3476 Рік тому

    Noo soo badi video yada wadamada sxb🔥

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Рік тому

    Masha alh thanks ustaad 🥰

  • @Farsamo10
    @Farsamo10 Рік тому +1

    Ustaad wa codsi waxad barnamij nogaso diyarisa Ayan hirsi cali ado raliya mahadsanid ❤❤

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Рік тому

    Mr Omar inshaar nin culus waan kusalamaya bro keep going

  • @ilyaasyaremaxamuud7338
    @ilyaasyaremaxamuud7338 Рік тому +1

    Keep going waxaad toosisaa cidii soo jeeda haka daalin brother of

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому

    Mahadsanid kun jeer

  • @hasannour9714
    @hasannour9714 Рік тому +1

    Keep going wll

  • @jamaalsaahid1896
    @jamaalsaahid1896 Рік тому

    waxan maqli jiri guri weynbuu hebel dhistey wuu ku faakiheystey imika waa qaarad dhanbaa alle siiyey waa ku faakiheysanooyaaan

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 Рік тому +1

    masha alah

  • @nagiibcismaan9584
    @nagiibcismaan9584 Рік тому +1

    Video gan waxaa lagaduubay somaliya

  • @vslive7
    @vslive7 Рік тому

    South africa 🇿🇦 soo sameey

  • @hanimahad293
    @hanimahad293 Рік тому +1

    Imisamar baan noqodaaa qofka kooobaad kkk screen telephone keyga buuxiye