Maxay Australia u laynaysaa 10,000 Neef oo Geel ah | Sabab ?|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024
  • Dowlada australia ayaa laynayso kumanaan geel ah sabab ?
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho
    geela australia
    laynta geela australia

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @MohamudAar
    @MohamudAar 4 роки тому +217

    Markii iigu Horaysay een maqlay in dhulka somalidu dagto 14million oo geela Joogan😯 Masha Allah

    • @salmaancraxmaan5445
      @salmaancraxmaan5445 4 роки тому +3

      Somalia maa waa dhulka somalidu dagto nacasyhwo

    • @MohamudAar
      @MohamudAar 4 роки тому +19

      Salmaan C/raxmaan haa sxb waad iga saxan tahay
      Balse adoon Aflagaado samayn *Maadan caadi wax igu shegi karin*

    • @ceosavvy
      @ceosavvy 4 роки тому +2

      Sxp subscribe i saar asxaabul pubg kula ahay

    • @MohamedAli-ll2ox
      @MohamedAli-ll2ox 4 роки тому +3

      Sax weeye wall hadii aad saxan tahay si dagan ugu sheeg,
      Xataa aniga waxan dhihi rabay tirada Somalida io geela way isla egyihiin😊😊😊😊😅😅😅

    • @MohamudAar
      @MohamudAar 4 роки тому

      Mohamed Ali Caqli yaridiisa bay cadaynaysaa wxb Hawbixin

  • @abdikarimsharmarke1518
    @abdikarimsharmarke1518 4 роки тому +55

    7:25 sabbta loo dilayo geela hadad utimid
    Like = thnks

  • @muudinhomoha6329
    @muudinhomoha6329 4 роки тому +212

    How many people love this channel? Me 1

  • @caydaruusdaahir1792
    @caydaruusdaahir1792 4 роки тому +51

    أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ

  • @shuebabdiismail7324
    @shuebabdiismail7324 4 роки тому +91

    xiisada iiraan iyo USA ee cusub noga so waran hadii aad awoodo mudane😍 horey usoco walal omar 😍

  • @yusufabubakar3112
    @yusufabubakar3112 4 роки тому +26

    😭😭 "أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ"

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 4 роки тому +82

    Waan kasoo horjeed in geelle lalaayo😭😭😭😭😢😢😢😢😭😭😭😭😭...

    • @mjpubgchannel8436
      @mjpubgchannel8436 4 роки тому +1

      Moha Jr hhh dad kii ayaa is qar xinoyo maxaa niga galay 🇦🇺 wadal dhisan idin ka is qar xiya

    • @mxmed5179
      @mxmed5179 4 роки тому +4

      @@mjpubgchannel8436 hhhh dadkaas isqqrxiya Allaha hasoo hanooniyo.. magaratay lkn xawayaan nool in lalaayo waan ka soo horjeedaa

    • @mjpubgchannel8436
      @mjpubgchannel8436 4 роки тому

      hhhh war madax da qaraxa maxey ugu hadle la yihiin ya u dir saday animal

    • @Moki_235
      @Moki_235 4 роки тому

      @@mjpubgchannel8436 hhh

    • @maryancdy3911
      @maryancdy3911 4 роки тому

      Wan kaxumahay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐫🐫

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 4 роки тому +5

    I’m crying 😢 waa jeclahay geela waxaa daganahay maraykanka waxaanku haminayaa inaan wadankii ku laabto geel dhahdo insha Allaah 🐪❤️

  • @fariihaqueen9031
    @fariihaqueen9031 4 роки тому +56

    Illahay haciqaabo gaaladaas xunkaa😭😭😭
    Yaa nooga soo wada kexeeyaa geelaa ilahayow waa awoodaye hal sabab noo aan ugasoo kaxaysankaro aamin inti iguraacsan aamin dhaha😭😭👋

  • @graetsomaliawarrior1916
    @graetsomaliawarrior1916 4 роки тому +21

    ❇AAWAY KUWII UDOODI JIRAY XUQUUQDA XAYAWAANKA?❇
    Mise EYGA IYO DOOFAARKA AYUNBAY U DOODAAN.

    • @qalanjoqiimabadan9219
      @qalanjoqiimabadan9219 4 роки тому +1

      Waxaan dhihi rabay ayad dhahday walaahi subxaanallaah hh

    • @caatoyare7917
      @caatoyare7917 4 роки тому +2

      War Cadaankaan lajiifiyaana banaan way yaqaanaan
      Xaquuqda bini adamka intay kutunteen ilmo laayeen bay rabaan inay nadhahaan sharci ba aduunka kajira iyagalee sharci isku dhigtay isku doodaya anagu aduunka dheeraad ma kunahay down wixii gaalo ah

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 роки тому +59

    *In lalaayo geel aan loo baaahneen waxaa igala weyn dadkeena soomaaliyeed oo micno darada udhimanaya marwalba*

    • @mohamedhaaji1989
      @mohamedhaaji1989 4 роки тому +2

      Haa wll

    • @luulamiin2220
      @luulamiin2220 4 роки тому +4

      Wll maxaynu sameynaa alla unbaan baryeynaaa maxaa yeelay soomaaliya dhibaatada wey kusii badaneysaa xitaa waxay gaartay inay qof gool uu dhaliyay dartiisa loo dilo

    • @baylood.germany
      @baylood.germany 4 роки тому +1

      Ali Bin Ali channel yaa ku laynaya wll adiga unbaa is dilayee ma cidbaa meelkale kaga timiday

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 4 роки тому +1

      @@luulamiin2220 wlhi wax eeynu sameeyno garan meeyno alle ayaa noo maqan🙏

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 4 роки тому

      @@baylood.germany Oo ma iska aamusnaa inta aan ka dhamaaneeno

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 4 роки тому +2

    Waa kaxumaaday wlhi waxaan isdhahay yaa somaliya kuu geeya waa jeclahay geel wlhi 💖💖💖💖💗💗

  • @siidowentertainment9447
    @siidowentertainment9447 4 роки тому +32

    Inta jacel cumar like iyo subscribe ha igu caawiyaan 🙏🙏🙏

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 роки тому +1

    Way walan yihiin austerlianku eee illahay noola yaashisa ha u gar gaaro ooo roob ha siiyo illahay u barya inuuu uu roob noolayashu ku bad baadaan siiiyo thnkz omar in shar huuuuuuuuuno horo u soco

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 роки тому +22

    Ala cadho waynaH saw geeli loogu heesi jiraY maaha ((meeL xabadi taaL oo rag ku xarbiyay xareed ololaaY ama )) ragna meelaY u galaan bag la yihiin....
    Ragna wuu laynaya....
    Walhi ilmo ayaa iga timiH ma wax la laaya qurux waynaaH......

  • @abshirsayf1349
    @abshirsayf1349 4 роки тому +1

    Waxan ku nolahay magala Melbourne ee dalka Australia. Runtii aaad iyo aaad ayan ugu xunahay Geela la laynayo. Lkn somalia ku Australia waxbo kama qaban karto. Wax jiran somalia ka shaqayyo lkn ma badana. Badana gobolada dhexe ee ay somalidu ku yartahay ayuu geelo ku nool yahay. Mahad sanid OMAR INSHAAR.OGASHO.ogasho aad ayaan ula soconaa Logana xisaya keep going bro. Jazakalah khayr.

  • @abdiazizmohamed5059
    @abdiazizmohamed5059 4 роки тому +8

    Omar inshaar
    Keep going ustaad

  • @mahadmohamed4648
    @mahadmohamed4648 4 роки тому +1

    aad baad u mahadsantahay walaalka qalbiga maadaamood mawduuc aan rabay aad soo daysey zhp

  • @abdow4104
    @abdow4104 4 роки тому +8

    Subaxallaha 🙄😯🐫🐪أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْMiyayna fiirinaynin geelu sida loo abuuray?

  • @omaniyare4031
    @omaniyare4031 4 роки тому +12

    Waa Ka Xunahay In Geela Sidaa loolaayo Subxaan Allaah

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 4 роки тому +16

    Biyaha illaha ku irzaaqay
    Bal maxee ka rabaan 😢😢😢😢

  • @cabdifataaxxasan7544
    @cabdifataaxxasan7544 4 роки тому +1

    Aad ayaan ugu xumahy wll in lalaayo geela waayo Alle ayaaba kitaabkiisa qur.aanka kusheegay waxayna no muujinaysaa ah miyada uu geelu leeyahay.

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 4 роки тому +4

    Mowduuc lawada sugaayay
    Ogaansho saxiibka bulshada
    Mar walba 👍

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 4 роки тому

    Mahadsanid Omar barnamijki jimcaha wan sugaynay manta horay usoco

  • @kalidnasrihussein7756
    @kalidnasrihussein7756 4 роки тому +5

    Aad iyo aad ayaan uga xumahay in la xasuuqa geela haddii aan lahaan lahayn Dowlad Awood badan waan kafaallo qaadi lahayn wlhi 😭😭😭

  • @dr.abdinurm.huruse4307
    @dr.abdinurm.huruse4307 4 роки тому

    mahadsanid ustAD Omar si wayn baan u ga xumahay geela in australia layso anaguna isku layno

  • @akariimyusuf2322
    @akariimyusuf2322 4 роки тому +4

    Ilaahy ayaa quraan kiisa ku sheegay xoolaha inay ka liitaan gaaladaan. Allah umaqan bahaahinkaas la laynaayo.

  • @marwanali4333
    @marwanali4333 4 роки тому

    Waa xunahey leynta geela.hadii aan Somali.nahey waa sababta iyagana.masiibada Allah ugu saladey oo ey Keymaha isaga gubanayaan

  • @hodanxuseen8538
    @hodanxuseen8538 4 роки тому +6

    hada nahay besha gaal jecel(geel jecel) wanka xunahay lanta geela ee ustaraliya😒😭 🐪🐪🐪 geelka sidas lo dilaaya qabiilba logu magac daray Gal jecel samow geel badne❤

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 4 роки тому +1

      Somali waxa ugu geel dhawsho badan ogaaden iyo dhulbahante weliba ogaaden 50% iyaga dhqda

    • @mustafabdifatahomar1105
      @mustafabdifatahomar1105 4 роки тому +1

      😭😭😭

    • @mohamedhassan6174
      @mohamedhassan6174 4 роки тому +1

      Hhh hadey idinka runtahey ordoo doonta dee.

    • @hodanxuseen8538
      @hodanxuseen8538 4 роки тому

      OG iyo Dhul Bahn waxa ka geel badan cida geela logu magac daray ee Gaal jecel samow Gaambole iyo Jimpiley ilaa kismayo geelkisu daqaa

    • @hodanxuseen8538
      @hodanxuseen8538 4 роки тому

      Gaal jecel samow 99% Geel iyaga dhaqda siyaasadna kuma jiraan🐪🐪🐪🐪 only 1% leee siyaasin ah

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 4 роки тому +2

    Marke geela laynayan meey wadamada ubaahan ugeyan intey marakib saran dadba dhaqanaya oo ilashanaya una baahan sida somalida oo kale ❤

  • @cabdiwali1
    @cabdiwali1 4 роки тому +19

    Soomaalida iyo Australia farqi wayn baa udhexeeya dhinaca
    Xoolaha gaar ahaan GEELA

  • @sacaruxani2680
    @sacaruxani2680 4 роки тому

    Alla anaa geel jire ah iyaguna way laynayaan musiibo idinku dhacday....... Geel ninkii dhaqa guul allow sii geel yaa ka maarma

  • @MusseMNur
    @MusseMNur 4 роки тому +3

    BBC العربية ....
    Ayaad tidhi: "geela ustaraaliya lagu laynayo Soomaalida ayaa aad uga cadhootay kana xumaatay".. faallo noocaas deedna qaar innaka ah ayaa gabaygii cabdigaheyr soo qaaten deedna luuqadda carabiga ugu turjumay, gabaygii ahaa
    ▪aakhira nimaan geel laheyn, lama ammaaneyn.

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 4 роки тому +1

    Ustareliyey noso tarxiil geela waan idin baryeynaye xaasid sana gurigoda ey bey ku
    Heystaan geelina sidaa bey ugalayaan😢😢

  • @hajarabm2400
    @hajarabm2400 4 роки тому +16

    Australien geela in aay dilaan maha 😭😭 dad geel dhaqatada may ugu deeqaan sida somalida

  • @deeqamohamud3927
    @deeqamohamud3927 4 роки тому

    Video gii kan ka horeeyay markaan daawanayay ayaan niyadda iska lahaa Cumar geela lagubayo maka hadli doonaa. Keep going dear bro waxaa tahay qof waaqici ah

  • @yaasiinyaremedia4626
    @yaasiinyaremedia4626 4 роки тому +3

    Haday Somalida ka iibsadan kwrn lacagna way FAA,iideen geelana waydabargoyeen🇸🇴🇸🇴

  • @abdullweli-geesood21
    @abdullweli-geesood21 4 роки тому +1

    Geelu waa umuhiim somalida 👏👏🇸🇴🇸🇴🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +3

    Please Allah Safe this beautiful
    Creature’s 😢😢😢😢😢😢

  • @omercago8868
    @omercago8868 4 роки тому +1

    Ogaansho Chanal wax badan ka faaido

  • @zakiofficial8043
    @zakiofficial8043 4 роки тому +4

    Mahadsanid wll 👍😍😱

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 4 роки тому +1

    Ustrelia may nagu cawiso 1M ee ay la dhibaatonayso

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 роки тому +9

    Australia🇦🇺 geela ay laynayso may ragga somaliyeed nooga badalato😂 Geel awoowayasheen isku soo laayeen ayeey iyaguna laynayaan. Adduunku kala war la'aa

    • @princessamal5959
      @princessamal5959 4 роки тому

      😂😂😂😂

    • @vandhaboy3789
      @vandhaboy3789 4 роки тому +1

      Ma maqashay maah maahda
      Abaal raaga rag iyo geel baa leh
      Awoowayasheena geela ay isku soo dagaalen rag baa le
      Dumarka meesha waxba kuma laha

    • @madaxahackerska2682
      @madaxahackerska2682 4 роки тому +1

      Walahay waad IGA qoslisay😂

    • @madaxahackerska2682
      @madaxahackerska2682 4 роки тому

      @@vandhaboy3789 abti waxaagu waa cunsurnimo gabadh waatii Ku dhashay

    • @vandhaboy3789
      @vandhaboy3789 4 роки тому

      @@madaxahackerska2682 wll aaba la'aan ma dhalan raggana xuquuq wee lee yihiin

  • @hooyosomaliyeed4685
    @hooyosomaliyeed4685 4 роки тому

    Masha Allah Shukran wallkey lkin somalidu eberkood miyaa geel dadoow Ayeey sidaan uga barooranoyaan dadkii ilaahay karameyane maalin waliba isla iyagii dilayan ka hadli mayaan baay iyo Amakac iga dheh

  • @abdiaziizshaamow6185
    @abdiaziizshaamow6185 4 роки тому +12

    أخي في دين أولا أسلمك بتحية الإسلام. السلم عليكم والله ورحمةالله وبركاته. بعد السلم. والله تمنيت أن أعطي لى هذا إبل 100 ناقة لأكون من أقنياء صومالين

    • @abdifarax5676
      @abdifarax5676 4 роки тому

      Asc. Aniga aAd ii aad. ayan uqahumahay. Mahayel anaga geel wan daganaa mida kale. Wanole Alle aburay. Wahwalbana. Alle aya irzaqa قال الله تعالى ومامن دابة في الارض الا على الله رزقها ويعلم مستقر ها ومستودعهاكل فى كتاب مبين

  • @sidra857
    @sidra857 4 роки тому

    qiimaha uu geelu noo leeyahy lama soo koobi kao lkn dadkaan qiimuhiisa Aqoon sidaan oo kle yay ugu ciyaarayan
    Omer walale mahadsanid wakhti aad ku bixisay inaad nala wadaagto xogtaan

  • @kobciye1490
    @kobciye1490 4 роки тому +4

    Ar yaa nasiiya gaaljecel 😍👋

  • @cabaskiig6380
    @cabaskiig6380 4 роки тому +2

    Waxaan dhihi lahaay ineysiyaan dal walbo oo loku bahanyahay sida Somalia oo kale 😘♥️❤️😍💕😢 waa run waan jecelnahay geela waayo waxaa ku tirsan nolosheyna waxaa waaye wax kali aan saaid o lo adegsado geela wax walbo ayaan u adegsanaa tasas ayaa ka dhigeso jecelka iyo noloshada naga dhaxeso ❤️♥️💯💕

  • @AhmedMostafa-jo1mn
    @AhmedMostafa-jo1mn 4 роки тому +6

    من طرف عفيفي❤️

  • @baxwalpodcast
    @baxwalpodcast 4 роки тому +1

    Maalin ayaan waxaan tagay gobolada dhexe baadiyaheeda tuulo yar ayaan joogay duhurkii duurka ayeey iskaga imaadeen ragga iyagoo usoo doontay sheeko iyo wardoon waxeey galeen taariikho waxaa meesha soogalay laynta geelaan odaayaasha qaar ayaa illin kudhawaaaday markeey maqleen in geel qoryo lagu laayo sababtuna wuxuu kusheegay in uurag badan uu yaqaanay dhinteen loona dilay geel awgiis

  • @samsalat9155
    @samsalat9155 4 роки тому +7

    ‏فلا ينظرون الى الإبل كيف ‏خليقت

  • @abdihani5593
    @abdihani5593 4 роки тому

    Msha allh cumarow wxad ledahy cod mcna ilhy ku barakeyo

  • @fakhm4k
    @fakhm4k 4 роки тому +3

    Subxaanallaah! Gaal Caqli maleh ..
    Anagana doofaarka Ayaan layneynaa 😳

  • @marwaxaashi3670
    @marwaxaashi3670 4 роки тому

    Waad mahadsantahay walaalkay
    Geelu waa wax qaali ah xoolahana ugu qaalisan qur aankana lagu sheegay
    Anigu waxaanleeyahay waxa usuura gala inay raafaan halkay nolosha dhaafinayaan

  • @izabella3507
    @izabella3507 4 роки тому +4

    Ma ahan xolaha in lalayo hadu dhibato hadu kuhayo mey siyan wadamada ubahan😭😭😭😫😫😫😫

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 4 роки тому

    Supxanallaah Xayawaanbay bilaa sapp kuleynaayaan cuqubadiisa ayaaba haleeshay ayaan dhihi karaa Australia sppta uu dabku uga kacay
    Mahadsanid ustaad omar mawduucaan ka hadalkiisa waa sugaye

  • @fatxiabdilahi8928
    @fatxiabdilahi8928 4 роки тому +5

    GaaL cadaan iHi muxuu ka garan QiimaHa geeLuH LeeyHaY?🤔

  • @salmamohamet8343
    @salmamohamet8343 4 роки тому +1

    Austerlia waxy u gubanysa ama keemohodu u holcayan waa geLa ay diLayan . Marka soomali haanna la eeGo kalin fican ayaa uu ugu jiRa geelu👏😥
    Aad ayaad u mahadsantaY cumar inashaR🙏❤OGANSHO__#

  • @macaankanolosha9189
    @macaankanolosha9189 4 роки тому +5

    Allah ma oga miyaa sida aan geela ujecelnahay

  • @abdiwahabkhalif1270
    @abdiwahabkhalif1270 4 роки тому

    Wad mahadsan tahay Mr Omar keep going

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 4 роки тому +5

    Waxaad wax ka sheegta maahmaah geelu leeyahay

  • @ibnuisxaaqibnumohumed3099
    @ibnuisxaaqibnumohumed3099 4 роки тому

    Subxana Allah wllhi waa wax laga xumaado in la laayo geela intaa dhan allahna waxan ka baryeyna danmbigaa ay ka galeen geela iyo dhibaatadaa ay ugeysten inow Allah ka abaal Mario + dabkaa ka kacayana ma damaayo ellaa joojiyan laayitaanka geela

  • @princessamal5959
    @princessamal5959 4 роки тому +6

    Allah wlhi waa ka naxey geelka axx😭😭😭

  • @ahmedsomali2232
    @ahmedsomali2232 4 роки тому +2

    Mashakilka iyo khilafadka ka dhexeya USA and Iran, bal walal nooga so diyari war bixin si aan wx uga ogaano
    Mahadsanid

  • @umuibtisamchannel6786
    @umuibtisamchannel6786 4 роки тому +8

    Wlh gela wankejece maskin 😭😭😭😭

  • @shafiedaahir9296
    @shafiedaahir9296 4 роки тому

    Walaahi anigu wali geel ma raacin lkn runtii in aniga la idilo ama la i xabiso baan ka jeclaan lahaa in geela la laayo allow anaga ( soomalida) na sii aamiin

  • @blackman8295
    @blackman8295 4 роки тому +6

    Somalia is country has most camel in the world sudan follows

  • @manfootballhd3967
    @manfootballhd3967 4 роки тому +1

    Aadban uga xumahay laynta Geela kumana sookobi karo qoraal wlhi wlhi wlhi ilahow uhiili geelaas yaa Rabiii Yaaa Rabii Rabiii...
    Maxay ugahadli ladahay Carabtu aaax aaax aaax.. 🐫🐫🐪🐪

  • @saabiriin1232
    @saabiriin1232 4 роки тому +4

    War fariin naga gaarsiiya anaga ayaa u baahanee😭

  • @abdishakurdaahaa3877
    @abdishakurdaahaa3877 4 роки тому +1

    Asc waxan ahy Arday Barta Cilmiga Degaanka Waxaan Aad ugu xumahay Leynta geela, Aragti ahaan Asturalia geelu hadii ay usameen lahayeen, Dhowris,xanaanayn,xifdin quudin,dejin,daawayn, dugsiyeyn iyo daryeel, Badal ka wanaagsan Dilka ay dilayaan Geelka, ayeey helilahayeen, degaanka geela dhibaato kuma haayo, balse hadey dilaan ayeey dhibaatada ay ka cabanaayan mid kadarn ka dhalanaysaa...

  • @abdulqadirmohamed3642
    @abdulqadirmohamed3642 4 роки тому +3

    Ani waxaa dhihi lahaa qof taajir ah hamaal galiyo halkastoo lasoo raro markaas na markay dhasho hala gadho si lacagtii loogu ciliyo maalgaliyihii soo raro kadib na waxay dhashay hala munaafacsado

  • @abdullahiwarsameali915
    @abdullahiwarsameali915 4 роки тому

    Illahey ha garansiiyo muhiimada geela

  • @IkranBeautyNew
    @IkranBeautyNew 4 роки тому +11

    Miskiin 😭😭

    • @ifiyahamaskaxda5166
      @ifiyahamaskaxda5166 4 роки тому

      Wll qali igu caawi subscribe keyr alle haku siiyo

    • @cumarfunny4822
      @cumarfunny4822 4 роки тому

      Badda jexayaa ama birriga jaanta mariyaaba walle geel jacayl kaan uqabo waan ujarbi ruuxa waxaa yiri gabyaa somaali ah

    • @ifiyahamaskaxda5166
      @ifiyahamaskaxda5166 4 роки тому

      @@cumarfunny4822 wll qali igu caawi subscribe

  • @apdiwelimohamud1052
    @apdiwelimohamud1052 4 роки тому +1

    🗣Australia please bring back our camel
    Don't kill it 😭😢😭😢😭 🙏🙏🙏🙏

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
    @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 роки тому +4

    Somalia 🇸🇴vs Australia 🇦🇺💪

  • @AbdiNurabdulhi
    @AbdiNurabdulhi 4 роки тому +1

    Inaalilhu wainilaahi rajucoon aad iyoaad ayaan ugaxumhya geel dhimany

  • @zakariyeahmed8309
    @zakariyeahmed8309 4 роки тому +5

    Australia DhulkedaH gubaNaYaH waa XolaHaN ay leyNaYaN Allah Na ma ogolaa In lalayoH xayawaNka Mrkaa iNaY ku eedeYaN Gelaa Ayaa uu sabab Ah Biyo laNta waa dicifnimoH HadaY dayN wayaaN sidaa uuN buu ugubaN Dhulkodu
    Allahu Akbar ☝

  • @farhiyamohammedhaji1644
    @farhiyamohammedhaji1644 4 роки тому

    Alla kuwani yaa iga siiyo geela Alla ilahayow xoolo hanaga dhigin

  • @anwaribrahim2826
    @anwaribrahim2826 4 роки тому +4

    Ninkii Rabo gabadh somali inuu guursado Australia ha aaado 100 Geel ah haso qabsado kadib Lee ayuu guursan karaaa

  • @samatar_dhagey
    @samatar_dhagey 4 роки тому +1

    Fikirkeyga waa dowlad la aanta somaalia kajirta haddaan diwlad xoogan ahaan laheyn waa kala waregi laheyn
    Geela macunaan lkn doofaarka wey cunaan
    أَمْ تَحْسَبُ أَنَّ أَكْثَرَهُمْ يَسْمَعُونَ أَوْ يَعْقِلُونَ ۚ إِنْ هُمْ إِلَّا كَالْأَنْعَامِ ۖ بَلْ هُمْ أَضَلُّ سَبِيلًا
    Xikmad ayaa kujirta cunidda xoolaha hadii aan lacunin dhibkaan oo kale ayaa kadhalan kara
    وَآتَيْنَاهُ مِن كُلِّ شَيْءٍ سَبَبًا

  • @goradsiyad1414
    @goradsiyad1414 4 роки тому +6

    kawarama hadii dadka somaliyed hadii ay inta maraakiib qaataan geelaa la laynayo inoo soo raraan ileen kolaba waala layne

  • @faizaholan9503
    @faizaholan9503 4 роки тому +2

    Australia sababtay uu gubatay waa cadhada allah gelay laynayan😱😱

  • @sumayajaamac4518
    @sumayajaamac4518 4 роки тому +4

    Austaralia waxaa weyaan
    Dameer maxay sanjabiil ka Garan

  • @istarhassan4586
    @istarhassan4586 4 роки тому

    Mahadsanid wllky

  • @maman-wo5kb
    @maman-wo5kb 4 роки тому +3

    So sad wallahi😭😭😭😭😭

  • @cabdisamedqoje1990
    @cabdisamedqoje1990 4 роки тому +1

    Wallow glelan may na siyan anaga malinkasta isku Layne waallhy waa yaab illhow gela Somali gacanta uu soo gali

  • @mawliidabdi
    @mawliidabdi 4 роки тому +3

    Waxaan u arkaa mid aan fiicneyn.😭😭

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 4 роки тому +1

    omer waxaan kaa codsanayaa inaad channel labaad oo siyaasasa ka hadla
    sameysato waa iga codsi

  • @ahmedmbare5062
    @ahmedmbare5062 4 роки тому +3

    10/1/2020
    9:03 AM
    WAR NIMANKU CADOWSANA NIMANKU

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 4 роки тому

    Masha Allah tabarakallaha isoo boqodaa wllyal

  • @nazirziyad215
    @nazirziyad215 4 роки тому +5

    geela may Somalida u soo raran tolow😂😂

  • @nuurxuseencabdiqaadirnuurx783
    @nuurxuseencabdiqaadirnuurx783 3 роки тому

    Waa wax aad aad aan ugu xumaaday fikiekeega hadaa kadhiibto dowladbaa dowlad wax kaqabato waa in ay kahadasho dowlada soomali laynta geela 10.000 kun geel oo ah nuurka aduunka si dag dag ah ha oga hadasho

  • @folaadtv9943
    @folaadtv9943 4 роки тому +4

    GABAY
    "adhigiyo lo,daa lagu
    baxshaa aano kuutimiye
    aar laaga gelaa naftaa lgu
    Ilashaye
    Nina laguma aminoo
    Koluu abahayahaye"
    Warniyahow somalidu geelà wayña usujuudìn un😂😁

  • @khalidofficial5637
    @khalidofficial5637 4 роки тому

    Cumarow Waxa ay australia u gabatay wxaan ku sababeeyay laynta geela waayo waa xayawaan barakaysan oo ilaahay ku xusay quraankiisa

  • @mohamednadaloyaasiin4447
    @mohamednadaloyaasiin4447 4 роки тому +1

    Wlhi aadbaan uga xumahay laynta geelan
    Waana jeclahay geela

  • @korontosomalie2389
    @korontosomalie2389 4 роки тому +1

    Waxaa ku duceesanaa inaa janada is ku aragnaa subscribe ha ila dhaafin thanks

  • @amaalabdiqadir2258
    @amaalabdiqadir2258 4 роки тому

    Walahi video waan ga meermeeraye inan dawada.anagu ka soomwli ahan meel ba naxanuunty😥😥😥😥

  • @axmedmaxamed158
    @axmedmaxamed158 4 роки тому

    waan kaxumahay dhibatada loo geysanayo geelaasa gubashada iyo musibada abaaraha kama bixi donaan inta aydilayaan xayawaanka kiisa ugu gobsan

  • @abokorabdirahman3653
    @abokorabdirahman3653 4 роки тому

    Keeeb going omer inshaar

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 4 роки тому

    Ogaansho mahadsanid niow