Dagaalkii 1aad ee aduunka | Dagaal uu sabab u ahaa arday Jaamacadeed! Waaberi Documentary

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2022
  • Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 110

  • @Haykal5
    @Haykal5 Рік тому +64

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️

    • @SurprisedCardGame-pc2uv
      @SurprisedCardGame-pc2uv 2 місяці тому +1

      🌹 Scw 🌹

    • @Aamina-zg2go
      @Aamina-zg2go 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @apdywahapali1174
    @apdywahapali1174 Рік тому +35

    Magacaygu waa Abdirahman Cumar ,Halkani waa Waaberi Media ku soo dhowaada daawadayaal muuqaalkena maanta 🤗🤗

  • @aliabdalla2565
    @aliabdalla2565 Рік тому +15

    Waad mahadsan brother marka hore dagaalkii 2 ee aduunka waanu kaa sugaynaa

  • @liibaanmaxamedyusuf4087
    @liibaanmaxamedyusuf4087 10 місяців тому +5

    Magacaygu waa Abdirahman Cumar
    Halkani waa waberi Media
    Ku soo dhawada Muqalkena manta
    Waa ku salaamay Sxb sare ✊

  • @Muxaadiro_Media
    @Muxaadiro_Media 10 місяців тому +9

    Aan kuwada sallino xabiibkeenii SCW❤😊

  • @bajacolow9135
    @bajacolow9135 Рік тому +6

    Yaa ika horeeyo maanta farta taag 👍🏼🤣

  • @Aamina-zg2go
    @Aamina-zg2go 2 місяці тому +1

    Casharkan wuu iwareeriyay walahay wad mahad santahay wallo❤❤❤😊😊

  • @cabdigahnug9321
    @cabdigahnug9321 Рік тому +6

    WL aadbad U mahadsantahy ❤️ documentary GA inoo badi aadbu U fcnhy

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Рік тому +67

    THE BESSTE BERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE & THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MUHAMED SCW SCW SCW🤲🏼💔🕋🥺

  • @mohajama8032
    @mohajama8032 Рік тому +22

    Golden voice 💞

  • @hamseapdy8426
    @hamseapdy8426 Рік тому +6

    Indonesia 🇮🇩 Waxa ka socda ka soo hdal pro

  • @abdirahmanhassan6656
    @abdirahmanhassan6656 Рік тому +9

    Salama caleykum 🤝🤝Dhamaantiin

  • @captainhaashim3113
    @captainhaashim3113 Рік тому +5

    Legend Waaberi media 300k coming soon

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 Рік тому +6

    Saluuu calal Xabiibi Mustafa caleyihi salaatu wa salaam❤

  • @abdiasisjey7309
    @abdiasisjey7309 Рік тому +9

    No more talk.
    Just lets say, Abdirahman GOLDEN VOICE.

  • @abdikarimnor8536
    @abdikarimnor8536 Рік тому +3

    Walal mahadsanid

  • @sadiiqsacidabdulahi2213
    @sadiiqsacidabdulahi2213 Рік тому +6

    Waaberi zaxiib Inyar Baan rabaa inaan ku darsado Aniguna.
    1. Russia kuma aysan guulaysan dagaalka, 1917 ayeyna heshiish xabad joojin ah lasaxiitay Jarmalka, Si rasmi ah usoo dhamaadey dagaalkii Eastern front kasocday. Waxaana kabaxay gacanteeda dhulbadan sida poland, Ukraine iyo inta udhaxaysa .
    2. Ingriisku Xulafo lama ahayn Faransiiska sababtuu dagaalka usoo galay waxay ahayd markuu jarmalku qabsadey Belgium-ka
    3. USA kuma aysan biirin dagaalka 1916 ee waxay kusoo dhamaadkii 1917
    4. Midakale kale jarmalka lagama hub fiicnaynee Dabcan xagga technology -ga ingriiska i faransiisaka iyo USA ba isagoo uga horeyey Lkn waxaa jarmalka lahary resource la,aan
    5. Jarmalku wuxuu ahaa dalkii ugu horeeyey ee diyaaradaha dagaalka isticmaala wuuna ugu horeeyey halkaas

  • @jamilaadam5509
    @jamilaadam5509 5 місяців тому +1

    Waa mahadsantahay

  • @mohamedhussein6563
    @mohamedhussein6563 Рік тому +3

    macalin next 2aad

  • @gaarsiiye_44
    @gaarsiiye_44 Рік тому +2

    The legend Guuleeyso Pro

  • @yuusufsaid9880
    @yuusufsaid9880 Рік тому +3

    Decemontry dagaalka 2 aduunka next fidiyo ustaad ribaley iso kal waku barya inaa ixaqijiso raba

  • @xaliimoxalimoyarey1109
    @xaliimoxalimoyarey1109 Рік тому +3

    Balo 😂waye wiilkas

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 7 місяців тому +1

    Allah is one 🙏 ❤️

  • @qaasimyare4934
    @qaasimyare4934 Рік тому +8

    First person who watched the video

    • @cadnanwalina2939
      @cadnanwalina2939 Рік тому +4

      Waxaad dhahdaa "qofkii ogu horreeyay ee daawada " meesha cashir English ah kama baxayside 😤

    • @qaasimyare4934
      @qaasimyare4934 Рік тому +1

      @@cadnanwalina2939 mahad sanid saxiib 😻

  • @mohamedhashi4201
    @mohamedhashi4201 Рік тому +1

    Thank you Al Ustàadh big Fan

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 10 місяців тому

    Walaal nagu qaali Alle haku barakeeyo shaqo wanaagsan ayaad noo heysaa Alle hakaa abaal marayio💯💯🙏

  • @cixamiidcilaahi9892
    @cixamiidcilaahi9892 Рік тому +3

    Legend ❤

  • @cr7magic511
    @cr7magic511 Рік тому

    Qof dhageysigiisa aan ka caajisin guuleyso pro💯

  • @BH_Maanka
    @BH_Maanka Рік тому +3

    Samiyoo wlhi codkaga iyo bahintada wan iska jeclahay

  • @SahrocabdiSalam-tu3uw
    @SahrocabdiSalam-tu3uw 3 місяці тому +1

    Anaga anagoo 8aad ah baan kuwareeray casharkan aad buuna iiwareeriyey wad mahad San tahay🎉😢😊

  • @user-jf2uc8uj3v
    @user-jf2uc8uj3v 10 місяців тому

    GOLDEN VOICE❤

  • @cumarcali7492
    @cumarcali7492 Рік тому +1

    midka lawaad muuqaal nooga soo samee sxp

  • @samsamxirsi2802
    @samsamxirsi2802 Рік тому +4

    Dagaaalka labaaad kuso xigsii wll

  • @Deeq-fh2kv
    @Deeq-fh2kv Рік тому +2

    Legend

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому

      Halyeey ✔
      (Afsoomaali)

  • @mohamedaddow1804
    @mohamedaddow1804 Рік тому +1

    Mhdsnd bro kii 2aadna waan kaa sugaynaa

  • @sakeriyemaxamed1258
    @sakeriyemaxamed1258 Рік тому +1

    اللهم اعز الاسلام و المسلمين والاذل شرك و المشركين

  • @IbrahimMedAden-sc2zx
    @IbrahimMedAden-sc2zx 4 місяці тому

    ❤❤❤

  • @maxamudawil3418
    @maxamudawil3418 Рік тому

    War hard

  • @user-bm5sd5eh1f
    @user-bm5sd5eh1f 5 місяців тому

    Garmalka ayaa watey 🎉🎉 hetlar 😊

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro 11 місяців тому

    Waa ano qawil kii ugu dhimashada badned

  • @Abdullahi-
    @Abdullahi- Рік тому

    Fiicnasyaa

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Рік тому +1

    Keep going

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому

      Sii soco ✔
      (Afsoomaali)

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 Рік тому +3

    maxaan qabtaa si aan safiir u noqdo? Mowduuc kasoo diyaari saaxib adigooo mahadsan

  • @user-gk7we1ud9o
    @user-gk7we1ud9o 7 місяців тому

    Sawt dahabiyah❤❤

  • @aragsaninamaslaxaragsanina1490

    Mash waberimedia

  • @falagopoi8683
    @falagopoi8683 Рік тому +2

    Sxb videyada noocan ah soobadi

  • @Dhagay2
    @Dhagay2 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤😢

  • @zakariaademmohamed9593
    @zakariaademmohamed9593 Рік тому +1

    Mahadsanid

  • @cabdimed9066
    @cabdimed9066 Рік тому +1

    1st

  • @samiirasheekh6714
    @samiirasheekh6714 Рік тому

    C.raxmaan tariikhdaa sii wad

  • @shukrimaxamed7645
    @shukrimaxamed7645 Рік тому +1

    War world 2 please

  • @shortclips4602
    @shortclips4602 Рік тому +2

    Waxd ka wranta siduu dal shiidaal dhaqaalihiisa u beddeli karayo

  • @somaliafans...7601
    @somaliafans...7601 Рік тому +1

    Wᴏᴡ

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому

      Waaw ✔
      (Afsoomaali)

  • @abdirisaakaxmed3930
    @abdirisaakaxmed3930 Рік тому +1

    Abdirahmaan taariikhda saxaabada noo soo gudbi adoo mahadsan

  • @Manalcabdi1
    @Manalcabdi1 Місяць тому

    Tariqda😢

  • @agraam9103
    @agraam9103 Рік тому

    Dagalkii labaad

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 6 місяців тому

    Huwantu weligeed wey jirty😄😄

  • @ameennikke
    @ameennikke Рік тому

    My favorite channel

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 11 місяців тому

    Saab tv boosho saxiib xalada cusub ayuu wadaku galley inaga joojiya dadkan fariinta cadowga soqadaya

  • @alaalemohamoud7517
    @alaalemohamoud7517 Рік тому

    World war 2 please

  • @abdisalamhassan4025
    @abdisalamhassan4025 Рік тому

    Sawirka qadeysid nagadaa

  • @abdirizakmohamett5721
    @abdirizakmohamett5721 Рік тому

    Nin 1m uqalma intaan you tube ku jirayadaan ku arkay

  • @cabdicasiis7993
    @cabdicasiis7993 Рік тому +2

    Mcalin dagaalka 2aad kasoo hadal

  • @user-qx6yu6do5q
    @user-qx6yu6do5q Рік тому +2

    1914😊

  • @suleekhafarax3686
    @suleekhafarax3686 Рік тому +8

    Waxaan ka cabsanayaa dagaalka 3aad ee aduunka inuu qarxo 2023 ilaa 2024😢😨😓🙆‍♂️🙍‍♀️😊😊

  • @MooganeAdvertising11
    @MooganeAdvertising11 Рік тому +1

    Dhegi de nio malaayacan nimada inaga ilaali sxp dhiq dhiq dan ciida ka badatay wax baba waanu dhagaysan kari waynee

  • @ugaaskaofficial4237
    @ugaaskaofficial4237 Рік тому

    Sxb dagaalka 2aad dunida kasoohadal

  • @suhaybsaleebaan9470
    @suhaybsaleebaan9470 Рік тому +1

    na

  • @Sumayaise
    @Sumayaise Рік тому

    mhsnid

  • @shahwah9518
    @shahwah9518 Рік тому

    Wll wxd ka so hadsha China $ Jaban

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 4 місяці тому

    😂😂😂ardaygaas waa nin geesi ahaa
    Dagaaal marku dhaco xal ba bilawdo😮

  • @taaa820
    @taaa820 Рік тому +3

    Dagaalkii 1aad ee Europe 🇪🇺 weyaan.
    Maaha Dagaalkii 1aad ee aduunka

    • @th0maszhalpy791
      @th0maszhalpy791 Рік тому

      Maraykan iyo jaban ma eroupe baa ?

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Рік тому

      sababta loo dhaho waa in siyaasad ahaan loo kala tageeraya xulafada is dilaysa .

    • @suhaypmohamet7559
      @suhaypmohamet7559 Рік тому +2

      @@th0maszhalpy791 maaha balse dagaalka 1aad aduunku waa dagaalkii musliminta ee bader maskaxdaada ayaa lamarin habaabinayah inagah wax inaga galay majirto waana dagaalkii 1aad ee reer europe

  • @cabdiraxmaandhagacadde8969
    @cabdiraxmaandhagacadde8969 Рік тому

    Mudane anigu ma aaminsani dagaal 1aad in wiil yari sabab u ahaa.
    Dagaal intaasoo dal salfaday ayaa wiil yaroo arday ahi sababteeda lahaa caqli gal ma aha.
    laakiin wiil yaroon basaas ah waan yar yeeli karaa?.

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 Рік тому

      Wiilka yaraantiisa haku habsaamine ee dhab u fiirso wiilku falka uu sameeyey!
      Wiilku dhaxal suge ayuu dilay taas ayaana ah arinta keentay dagaalka.
      Hadduuse dili lahaa qof iska shacab ah dabcan waxba ma dhaceen😶.

  • @user-mn7kp3xj6e
    @user-mn7kp3xj6e Рік тому +1

    Magacayguna .waa .cabdiraxman .cumar .halkanina waa .waabari. miidhiyal. Kusoo .dhawaada daawadayaal muuqaalkena .maanta .waaw .maanshaalaah .hhhhhh

  • @luuliiyluuliiy4794
    @luuliiyluuliiy4794 10 місяців тому

    Jarmalka dhib badanaa melkasta waku jira

  • @user-sd5uv7gk6p
    @user-sd5uv7gk6p 3 місяці тому

    😂😂

  • @cabdicasiis7993
    @cabdicasiis7993 Рік тому +1

    Mhd sanid mcln

  • @luulmuuse2062
    @luulmuuse2062 8 місяців тому

    Hᴜᴡᴀɴᴛᴀ😂

  • @hodanmoha4672
    @hodanmoha4672 10 місяців тому

    Huwan 🤣