Geele iyo reerkiisa waa fircoonada waqtigaan jiro ee allah hana dhaafiyo dhagartooda iyo shartooda aamiin soomaali alley leedahay ee allah hanaga horwareejiyo tuugada isbaheysatey ee dhiiga shacabka masaakiinta ah ka macaashey aamiin
Masiibada iyo dhibaatada ay ku hayaan umada soomaaliyeed allah ayaga ha isku halaago hoostooda allah ha ka siiyo aamiin soomaali alley leedahay ee allah hanaga horwareejiyo dhibkooda aamiin
Cilmiga halaguu dhigee aqliga kaasho waad ku mahad tahay taladooda to alle swt ayaa ka weyn hunguri badan hunguri xumo ayaa ka danbaysa insha allaah✅💯🤲
Allah ha ku celiyo dhagartooda iyo shartooda aamiin waa famil isku baheystey dhibaateenta shacabka soomaaliyeed ee hoostooda ha ka siiyo aamiin soomaali alley leedahay ee allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed hana noo soo saaro dhalinyaro aqli iyo dadnimo leh aamiin
mr.HUSEIN Thanke you si fiican ayaad usharaxday arimo badan oo ka jira geeska africa gaar ahaan s/land jabuuti iyo somaaliya that is okei aragtidaada waad kaga hadashay,qodobka 2aad ee aad kaga warantay ama kaga hadlayso hablaha ilma ismaciil c.geele iyo inanta uu qabo waa ina xayd waa qalad weyn waana mid foolxun ama ceebku ah dhaqan somaalida ama ka islaamka ah waayo haweenku waa caar waana ceeb in lagu aflagaadeeyo fagaaraha ama media xaalka bixi arintaa hadii aad mardamba soo hadal qaado hablaha isdhalay waan ku agjoogaaye haka nixin jawaabtayda okei.
waa caylad u so shaqoh tagay somaliyah odaygan isku kadinayah in shah Allah 2023 nolan mayoh Amiin dhahah in ilahay nah dhafiyoh shaydankah foshah xuun Asagah iyo wuxuu dhalay
Masha Allah Walaalkeen Soomaliyeed Hussein Jama Aad & Aad Ayaad U Falanqeeysay Allah Ku Xafido!! Walaalkiis!! Tan Kale Odaygaan Macasha Weyn Leh Ee Ah Kaligii Talis !! Ka Ah Ee Ku Haya Dhibaatooyinka Ummada Soomaliyeed Somalia 🇸🇴 & Shacabka Reer Djibouti 🇩🇯 ba odaygaan Dictator Ka Ah Somalia 🇸🇴 Waa Ninka Aan Rabin In Ay Horumarto Oo Luguheeda Ku Istaagto Waa Ismail Omar Geele Waa Dictator Gaamuray Waa Ninka Somalia 🇸🇴 U Keenay Stupid 4.5 Ka Wadankaas Yar Ee Somalia 🇸🇴 Madaxeeda Ku Noqotay In Ay Wadan Madax Banaan Noqoto Ayeey Somalia 🇸🇴 Ka Dagi La’dahay Hadana Qabyaalad Qaawan Ayuu Ummada Soomaliyeed Ku Kala Saaray !!! Ismail Omar Geele Allah SWT Sida Ugu Dhaqsiyaha Roon Somalia 🇸🇴 & Djibouti 🇩🇯 ba Allah Kaa Qabto Odaygaan Macasha Weyn Leh Ee Dictator Ka Ah Waa Cadowga Somalia 🇸🇴 & Cadowga Ummada Soomaliyeed Ee Reer Djibouti 🇩🇯
Habartaan iyo gabadheda iyo reer ismaciil cumar geele waqtigoodii wuu dhamaadey Alle Idinkii, maa daama ceebtoodii Alle Facsharey… waqtigoodii tagey, reer Jabuuti iyo Soomaliya na wey ka xaroobi doonaan reerkaan musiibada ah…
Asc,huno dhibatata marwalba nii haysta allah nii ka dulqado inchallah. Marwalba waxan nii rajeya nabad iyo xasilonii iyo dadka iyo dalka oo nabad wartaa helane inchallah. gul iyo gobanimo aya idin rajeyna wallaleyal 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Jabuuti maha balse Khadra iyo wixi raacsan. Anaku hadana hay shacab Jabuuti, SOMALIA wa dadkan tirsan 😢. Dhowr qof in lo xumeeyo bulsho somaliyeed maha saxib. 🇩🇯❤️🇸🇴
shaydamadan fushah xuun bah somaliyah u so shaqoh tagay war iskah xoreyah tuugah fushah xuun ilahay umadah ku dhaafin ilahay cansarkah ku hayah kamah kiciyoh Amiin dhahah in ilahay danyerkan in ilahay nah dhafiyoh sanadkan cusub 2023
Wallaahi waa arin mugteeda leh Ilaaheey awooodiisa hanooga qabto musiiba minallaahi ah allaha ku rido
Dhagartooda tii allaa ka xoog badane dhagarta allaah haniigu jabiyo
Hiil Walaal ma aha ee waa HOOK WALAAL.
Allha Naga Qabto.Ilaahay waa u Jeedaye
Inkaar ilaahay haku rido dhiigiya cabka reer jabuuti ee ka dhargay dhiiga umada somaliyeed
Somalia 🇸🇴 qoyskaa Ilaahey haka qabto Iinshaa allaah
Aaaaamiin yaa raxmaan.yaa raxiim tincajiin ka shey ooo lasiibey eee bow ka keel aaaaaaaamiin yaa qawiyu yaacaadil
Adiga iyo noociina south somalia ALLAH haka qabto umada muslimiinta ah aaamiin
Cadowgeena gudaha iyo dibada ilaahey hanaga qabto aamiin
Amin amin amin walshey qali
Midkasta oo Soomaalia dhibkeeda kashaqaynaya oo isku kaaya qarinaya ilaahay hoostiisa dab hakashida iyo qabrigiisaba .
wadankeenana waxgarad iyo wadaniyiin ha usoosaaro hana mideeyo aamiin yaarabi.
Mansha Allah cadowgaaga alle kaa indha Saab mahadsanid walal
Ilahay haku xafido nin aqli badan aya tahay thanks for serving your community
Familyga madaxweyne ismaaciil cumar geele waa kuwo iimaanka beelay oon waxba deeqin soomaalida xoolaheedana ku mamey laakiin waa ayaamihii ugu danbeyey waayo wax badan baa la fahansan yahay fashilkoda allah hasoo dedejiyee aamiin yaa rabi
Allaah Swt Ayaan uga dacwoonay, Asagaana nooga filan, Midkastoo, diidan ama Cadow ku ah Nabada iyo Dowladnimada Dalkeena iyo Dadkeena amiin yaarabi🤲
Aamiin yaa rabi
Aamiin yaa rabilcaalamiin ilaahaay ha naga qabto sharkooda.
Aaaaaaamiin yaaxayu yaa qayuum yaaxafiidu yaa salaam aaaamiin eeebow qabo oo tin cajiin laga siibey ka dhig aaaaaaaaamiin yaa wakiilu
AaaaAMIIN YAA XAYU YAA QAYUUM YAA QAWIYU YAA MATIINU YAA XAFIIDU YAA SALAAAM AAAAAAAMIIN AAMIIN
AMATALLAAH Ameen Ya Rabb🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Geele iyo reerkiisa waa fircoonada waqtigaan jiro ee allah hana dhaafiyo dhagartooda iyo shartooda aamiin soomaali alley leedahay ee allah hanaga horwareejiyo tuugada isbaheysatey ee dhiiga shacabka masaakiinta ah ka macaashey aamiin
adigaq ina fircoon ah weekiya butaanono malaa waa wixii talyaanigu idinku caayi jiray south somalia.
Illahay shartoda haka cesho Illahow adaa joga marwalba iyo melwalba Illahow adan waxba kaqarsonayn ee cadowga naga qabo yarabi yaa Allaah yaa raxman yaa raxiim yaa rabil calamiin Illahow adan kubaryeyna ee naga akhbal insha Allaah
AaaaaaaMiin yaa alaah yaa jabaar.aaaamiin aaaaaamiin
Kkk ilahay uu noqo oo³ wixi lagu Faray Ku toose waa dintey umada haa Ku Mashqulin waa danbi
Maasha allha xigmada wanaagsan baan kigu jeclahay allha kuxafido xusen yare
AaaaaaaMiin yaasabuur yaa risaq yaa xafiidu ale hanoo xafido aakhiro iyo aduunba aqoonyahana soomaaliyeed
اللهم امين يارب العالمين
Allaha naga qabto inta duulaanka ku ah qaranimadeena
Geesi aqoon leh👍😎👑👑👑
Alaahu akbar
Wuxuu sheegayaa waa run dhamaan thank you
Shirkada magaalada Muqdisho power energy siisa share ayey ku leeyihiin
Soomaaliyay yaa kuleh aaway dadkagi aaway sharaftadi Rabbiyoow waxaan sugayna hadaan soomaali nahay oo muslimiintaada nahay oo adoomadaada nahay gargarkaga oo degdeg ah yaa rabbi Aamiin yaa Rabbi Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
Alle ha naga qabto mujrimkaas
Ano Reer Djbouti ah Wan jecalahy Somaliya Shacabka Reer Djbouti Dagal Inkuma Hayan ee waa Dad Qarko Ilahyna Haa iga Wala Qabto 🤲🤲 Amin
Wan ognahy shacabka djibouti wa goob lkn family horror aah bay talada haya.
Ilahay ha ka qabto wixii umada soomaaliyeed iyo Islamka dhibaataynaya
Masha Allaah ilaahay haku xifdiyo , that’s true
5
Ilaahey umada somaliyed haka qabto cadawga
Subxaanallaah Subxaanallaah
ASC HUSSEIN WARBIXINTAA DHINAC WALBA TAABANNASA WAA RUNTAA 🦁🐎👍
Masiibada iyo dhibaatada ay ku hayaan umada soomaaliyeed allah ayaga ha isku halaago hoostooda allah ha ka siiyo aamiin soomaali alley leedahay ee allah hanaga horwareejiyo dhibkooda aamiin
Allahuma Ameen
Cilmiga halaguu dhigee aqliga kaasho waad ku mahad tahay taladooda to alle swt ayaa ka weyn hunguri badan hunguri xumo ayaa ka danbaysa insha allaah✅💯🤲
Subxaanalah reero ayaa Somali u tashtay ilahow na qabo
Sharkiisa allah isga iyo qoyskiisa hakuceliyo
Xiriirka geeska geeska Afrika ayaa
Guuleysan doono iinsha Allah
Viva Farmaajo💕
Been baad sheegaysaa ee ka xishood marwoowinka ka xishood beenaale
No more farmaajo firgaajo
Ilahey umada Somaliyed ha qabto kuwas
Mash Allah wax badan baa noo ifisay waa Tuuug Ina Geeele Dooofaaar
Mansha Allah wel formuled a good journalisme job 👍big respect
Allah ha ku celiyo dhagartooda iyo shartooda aamiin waa famil isku baheystey dhibaateenta shacabka soomaaliyeed ee hoostooda ha ka siiyo aamiin soomaali alley leedahay ee allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed hana noo soo saaro dhalinyaro aqli iyo dadnimo leh aamiin
Thanks Bro.Warkaasuna Waa Cadyahay.Aniguna Ka,Abwaan Ahaan Waan Kugu Raacsanahay...Confirm Wallaahi.
asc wllo illaahay haku xifdiyo yaarabbi warsan iyo waxsan wade ayaad tahay
Caqliga iyo cimrigaba allaha kuu siyaadiyo keep posting always inshallah
Mahadsanid walaal Hussein.
You earned my respect my young bro. Waa muhiim wararkaa odhan. Keep bring more on these issues. Jazakalah kheer.
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉الله 🎉ججججججججججججججج🎉🎉شجحشرح
@@fatimahasan5872 8⁸⁸⁹⁰
Waa yaabaneyn, xagee sartu ka qurmeysaa. Xasbina Allaah wanicma wakiil. Allow naga qabo kuwa iimaanka aan lahayn ee dhiigeena xalaaleystay, mustaqbalka aayeheenana mugdiga geliyay. Allow baabi'i siday inoo baabi'iyeen. Xasbina Allaah wanicma wakiil
#ISMAACIIL_CUDUR_GEELE HABAAR RABI HAKURIDO OO SOMALI HAKA QABTO HIIL WALAAL MAAHEE WAA CUDUR GEESKA AFRIKA KUNOOL
Masiibo faamili illaahayoow naga qabo aduunbaa naga qaban karee yaa allaah
Warya Benta Somalie ka daa eryteria Somalie waxba uma aha Éthiopia wllkeed weeyi Somalie wa iiney gacan miida noqoto isha Allah
Mashaalah ilahey hanokadayo anagana kuwii waxfahma alah nagadhigo
Ruwaayada kooxdii fahad iyo farmaajo nooma hayaan hadaan hawiye nahay kkkl
Hussein geesi bastahay waligaa sidaa tooshka ugu hay wixii cadowga Somaliyed ah
Thank you for your information 🙏🙏🙏
Mahadsanid saxib hussein I like your information
بارك الله فيك
ilaahey haku sharfo inta ad sheegtey qofka wax garadka ahi wuu ogyahy doqonna yeelkii
Lacalahul khair
Walahay waa runtii waana aaminay qayba badan oo kamida howshaas
mr.HUSEIN Thanke you si fiican ayaad usharaxday arimo badan oo ka jira geeska africa gaar ahaan s/land jabuuti iyo somaaliya that is okei aragtidaada waad kaga hadashay,qodobka 2aad ee aad kaga warantay ama kaga hadlayso hablaha ilma ismaciil c.geele iyo inanta uu qabo waa ina xayd waa qalad weyn waana mid foolxun ama ceebku ah dhaqan somaalida ama ka islaamka ah waayo haweenku waa caar waana ceeb in lagu aflagaadeeyo fagaaraha ama media xaalka bixi arintaa hadii aad mardamba soo hadal qaado hablaha isdhalay waan ku agjoogaaye haka nixin jawaabtayda okei.
((((( WAA 2 DULI MID WALBAA WAA 100 JIR CIMRIGOODI CEEB IYO DHIIG FASHIL TAARIIKH XUMO KU NOOL BAHDIL WAA DAALIMIIN DIIN LA AAN KU CAAN BAXAY WAA ARGAGIXISO WUXUSHIIN AH ALLE UMADA DHAQSO HA U DHASFIYO UMADA AMIIN
Amiin allah ummada ha ka qabto
Amu raba Somalia in u xoog ku qabsado
Oo dilal qorsheysan ka rido dalka
Sadiqna ku shaqeysto
Allah ha naga qabto cidii dhib iyo qas wada Amiin .
Farmaajo iyo Fahad Yaasiin,caadi ma'ahan waayo ninkaan Ina Cumar Geele marhore ayey ogaadeen wuxuu yahay. Adeerkey Xasan Shiikh waa 3 midkood
1- Inuu daacadyahay oo daacadnimadaas lagu gaadayo.
2- Inuu sidaas usii aqli badnayn.
3- Ama inuu laogyahay oo xasadnimo iyo qayaano uu kuwado wadanka.
waa caylad u so shaqoh tagay somaliyah odaygan isku kadinayah in shah Allah 2023 nolan mayoh Amiin dhahah in ilahay nah dhafiyoh shaydankah foshah xuun Asagah iyo wuxuu dhalay
Besenka allahayaw umada somaliyeed esjecleysee
Wa run sxb 😊
Ilen habarta waba saqajamad subxanallaah
Ilaahey somaali qalbigooda humaanta kujirto ilaahey hakA saaro aamiin aamiin tedakale alaah naga qabto qaainul wadan dhibaatada ilaahey kheer ha cugu bbedelo aamina aamiin yaarabi
Mansha allah
Sxb hussein jamac
Intaa aaad sheegtay oo dhan
Waa run waxad ku darta
Arinta qooma luudka inaa
La meel mariyo wuu ku lugleeyahay
Inaa dagaalka alshababa la joojiyo
Mida ugu weyna waa inaa
Laftagareen meesha laga saaro
Iyo joojinta dagaka shabab
Masha Allah Walaalkeen Soomaliyeed Hussein Jama Aad & Aad Ayaad U Falanqeeysay Allah Ku Xafido!! Walaalkiis!! Tan Kale Odaygaan Macasha Weyn Leh Ee Ah Kaligii Talis !! Ka Ah Ee Ku Haya Dhibaatooyinka Ummada Soomaliyeed Somalia 🇸🇴 & Shacabka Reer Djibouti 🇩🇯 ba odaygaan Dictator Ka Ah Somalia 🇸🇴 Waa Ninka Aan Rabin In Ay Horumarto Oo Luguheeda Ku Istaagto Waa Ismail Omar Geele Waa Dictator Gaamuray Waa Ninka Somalia 🇸🇴 U Keenay Stupid 4.5 Ka Wadankaas Yar Ee Somalia 🇸🇴 Madaxeeda Ku Noqotay In Ay Wadan Madax Banaan Noqoto Ayeey Somalia 🇸🇴 Ka Dagi La’dahay Hadana Qabyaalad Qaawan Ayuu Ummada Soomaliyeed Ku Kala Saaray !!! Ismail Omar Geele Allah SWT Sida Ugu Dhaqsiyaha Roon Somalia 🇸🇴 & Djibouti 🇩🇯 ba Allah Kaa Qabto Odaygaan Macasha Weyn Leh Ee Dictator Ka Ah Waa Cadowga Somalia 🇸🇴 & Cadowga Ummada Soomaliyeed Ee Reer Djibouti 🇩🇯
5
Allow noo daa dowlada jabuuti waa walaalaheen
Mon frère t’a raison sais le l’argent de djiboutiennes pauvre djiboutiennes 😂😂😂😂😂
Mashallah Allah kubarakeeyo ❤❤❤❤
حسبنا الله ونعم الوكيل من اسماعيل عمر وأمثاله لا حول ولا قوة الا بالله اللهم من أراد بلادنا وأهلنا بسوء فاشغله في نفسه وأجعل كيده في نحره
اللهم آمين يارب العالمين
Honestly most of your information are true.
BUT no comment 😔
Alla how nagaqo
Qooska inkaar ta qabo
Waa reer mafia ah 😳😳😳
M,a sxb xussein nolow
Rabbiyoow sharkoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
Habartaan iyo gabadheda iyo reer ismaciil cumar geele waqtigoodii wuu dhamaadey Alle Idinkii, maa daama ceebtoodii Alle Facsharey… waqtigoodii tagey, reer Jabuuti iyo Soomaliya na wey ka xaroobi doonaan reerkaan musiibada ah…
Asc,huno dhibatata marwalba nii haysta allah nii ka dulqado inchallah. Marwalba waxan nii rajeya nabad iyo xasilonii iyo dadka iyo dalka oo nabad wartaa helane inchallah. gul iyo gobanimo aya idin rajeyna wallaleyal 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
yes yes ofcors your information
Subxanalaah allow nga badbaadi oo iyaga kukoob shartooda bisinka
Askari jabuuuutiyaan ah oo mareeeykanka jooogo hadda wuxuuu iigu dhaaartay in hubka Shabaaab in laga siiiyo Jabuuuuti
And GOD BLESS MY EDO MACAAN KADRA MAHAMOUD HAYTH
Thank you for your great information
Dabkaad wadi I’d allow kugu celi adiiga iyo sharwada yaasha amiin amiin amiin inshallaah
ALLAHA NAGA QABTO JABUUTI IYO KOOXDAN MANAXAYAASHA AH
ALLAH hakuxifado
Jabuuti maha balse Khadra iyo wixi raacsan.
Anaku hadana hay shacab Jabuuti, SOMALIA wa dadkan tirsan 😢.
Dhowr qof in lo xumeeyo bulsho somaliyeed maha saxib.
🇩🇯❤️🇸🇴
Wan Nijecelnahy Somali. Nolaw Somali Golasta 👊💪
Dir naceeyb alle ha ku daaweeyo
Allaha naga qabto wixii dhibnoo keenayo Allahuma Amiin
SOOMAALIYEEY FAHMA KUWA CADAWGIINA AH OO AY UGU HOREESO DJIBUUTI CADAW DABKAAD NALA DAMACSAN TIHIIN ALLAHA IDINKU SHIDO IDINKA
Masha allaha guuleso walal hussen nolow illah haku xifdiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️👍🇸🇴🇸🇴
Run badana 💪💕👑🥰🇸🇴❤️
Rabi Ma’Odhan lafta Gareen Cadowgiisu Hajbo Aamiiiiiin Yaa Rabi
xuseen waxan kaa codsanayaa inaad iikala kicisaa chanalka difaac qaran hodon sanaag
abdoulkader mahamed kamil dheh xusen magaca sax wll
Khadra haku mashquulin maaha business kaaga waxa ay tahay ee ka soco
Subxan allaah haga qabto waa cadawga somaliya qasatan daarood 🇸🇴💯👑💕🦁🥰♥️🔵🧡💛👍🤲😍👌💗💓🌎💯💯🔵⚪️🔵
shaydamadan fushah xuun bah somaliyah u so shaqoh tagay war iskah xoreyah tuugah fushah xuun ilahay umadah ku dhaafin ilahay cansarkah ku hayah kamah kiciyoh Amiin dhahah in ilahay danyerkan in ilahay nah dhafiyoh sanadkan cusub 2023
Xusayn hadaad nambarkaada iisoodirto waxaan kulawadaagi Xassan sheekh war kusaabsan
N’ont et non le problème c’est pa le djiboutiennes se le président Ismael et kadra et le d’enfantant est la famille 😂😂😮😮😮😮😮😮😮
Rabi Haqabto oo Hakaqabto MusLimka Soomaalyeed ILaahayoow Aamiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan
ilaahay umada ha ka qabto umada islaanka
that is the fact .Allow shartiisa umada kaqabo
WAXWALBA UMADA SOOMAALIYEED WAA U CAD YIHIIN WAA DAAHIR YAA SHAMIS EE AMA HALOO GUMOOBO AMA SOOMAALI HA IS XOREEYSO.