Waa soo dhawaynaya jamhuriyada ferdis waxan leyahay in wiilka tagero la siiyo oo shacabka caalamka ay ictirafan hadii ay dowladaha aduunka diidan xitaa
Somaliland hunguri weyni isaaq baa halkaa dhigtay intay is lahaayeen reer koonfur intood ku biirtaan baad madaxweyne ka noqonaysaan bay la waayeen rag ka horeeya oo Talyaani tobabaray bay ku biireen oo ay u haysteen dad aan waxba ogeyn 😂😂😂
Somaliland aniga madaxweyne ka ahaan jirey…Somaliland aniga aya iska leh oo markii hore soo heley lkn xoog aya la iga qaatey waana waana sawabta ay ictiraaf uu heli la’dahay 😭😭😭😭😭😭 5:51
Hareri Mashaa Allah. Waqti badan ayaad galisay saxaafada, bal isku day in aad cibaadada Rabi waqti uheshid, ilaa cidina ma ogeeda Inta cimrigeena ka harsanee. وما خلقت الجنه الأنس الا يعبدون.... صدق الله العظيم
Camalkiisa ma adiga kawarqaba ? Malagayabaa in u kaacamal fiicayahay Allah (Subxaanahu Watacaala) hortiisa ? Mise adiga camalka qofka qora ? Gardarada dhaaf ee dambiga iskailaali, Waxaadan weliga ogeyn marna hasheegin ogow waa dambiweyn.
سلام عليكم. Camalka anigu maqoree malaaik ta rabi usoo wakiishay ayaa qora. Waana dhici kartaan in uu camalkaagu ka fiican yahay kayga. Kana raalina noqo haddii anaga oon is aqoon aan kugu soo Gardarooday. You have my apology unreservedly.لديك اعتذاري بلاتحفظ .
Somaliland kahor mu ictiraf helay😂
😂😂😂
Lol
Alla garac sana 😀😀
😂😂😂
😂😂😂
Alla Yacizak, Abdisalam Harreri waa Wariye buuxa oo Rug Cadaa ah.
Gudbinta
Sharaxaada
Tafaasiisha
Iyo xog aruurinta.
Jamuuriyada khaatumo Sool iyo sanaag iyo cayn ayaa inshaa allaah helaya
Maanta hayga hadho dhulbahante fiqishini iyo beesha madhibaan dowlad goboleed ma noqon karaan 1500km ayay KU fadhidaaye
Iska riyood those places are somaliland ooy ama ha oyyin 😂😂
Wadanka ciyaarta ka daaya dhulbahantow somaliland
Kkkk haaaa kkkkk kakaka hahahahaha walahi dreaming
Iska riyood
👋 Wuu Mahadsanyahy Weriye C/Salaan Hereri.
Waa soo dhawaynaya jamhuriyada ferdis waxan leyahay in wiilka tagero la siiyo oo shacabka caalamka ay ictirafan hadii ay dowladaha aduunka diidan xitaa
Mahadsanid cisalan hereri sodaa muuqqaalka
Good job saxafi🎉😅
Somali buu ka qaaday cudurka madaxweyne jacaylka
Dabcaan aha aniga iyo adigaba waan jecelnahay
Wa. Wrer
😂ku soco heedhe ma 18 oo qudha kartiile oo wali only 4yrs buu aqoonsiga 1aad ku helay😂
Mahadsanid abti waaba canug heer sare ahe😂❤
Somaliland nasiib darana garoon kubadeed aqoonsi helayaan 😢
Somaliland hunguri weyni isaaq baa halkaa dhigtay intay is lahaayeen reer koonfur intood ku biirtaan baad madaxweyne ka noqonaysaan bay la waayeen rag ka horeeya oo Talyaani tobabaray bay ku biireen oo ay u haysteen dad aan waxba ogeyn 😂😂😂
😂😂😂😅😅😅
Ictiraafka kaligiis waxba ma aha tusaale somalia ictiraaf bay leedahay laakin awood ma leh . Somaliland ictiraaf ma leh ee awood bay leedahay 💪
@@user-ji3jy5wg4v 🤣🤣🤣awooda xage jirta dakalki ugu horeyey Ed reer yare la gasheyn bad la kaca kufeysin war af nooli u hadla eyna u ciiya
@@Halgan396 somaliland waxay burburisay ciidankii ziyaad Barre . maleeshiyadan maanta puntland ka soo jeeda kuma guulaysandoonto gooja cade
Somaliland aniga madaxweyne ka ahaan jirey…Somaliland aniga aya iska leh oo markii hore soo heley lkn xoog aya la iga qaatey waana waana sawabta ay ictiraaf uu heli la’dahay 😭😭😭😭😭😭 5:51
Sanadkee walalo
🤣🤣
Asc wariye herari
Waa rag damac kama dhamaado
Nin cad geesi iga dheh
Mashallah
Hereri sln sare wariye wad. Mahadsan thy
Hereri legend
Wa nin walan Scotland .ba jamhuriyad madax laga dhigi wayay
Abdisalaan hereri waan iska jeclahay 😊
Very interesting
Barmamjikii herari iyo sudaan mee wariyee
Hareri Mashaa Allah. Waqti badan ayaad galisay saxaafada, bal isku day in aad cibaadada Rabi waqti uheshid, ilaa cidina ma ogeeda Inta cimrigeena ka harsanee. وما خلقت الجنه الأنس الا يعبدون.... صدق الله العظيم
Camalkiisa ma adiga kawarqaba ?
Malagayabaa in u kaacamal fiicayahay Allah (Subxaanahu Watacaala) hortiisa ?
Mise adiga camalka qofka qora ?
Gardarada dhaaf ee dambiga iskailaali, Waxaadan weliga ogeyn marna hasheegin ogow waa dambiweyn.
سلام عليكم. Camalka anigu maqoree malaaik ta rabi usoo wakiishay ayaa qora. Waana dhici kartaan in uu camalkaagu ka fiican yahay kayga. Kana raalina noqo haddii anaga oon is aqoon aan kugu soo Gardarooday. You have my apology unreservedly.لديك اعتذاري بلاتحفظ .
Waa sheeko layaableh
Anna Baki baan rabay inan wadan ahaan ugu dhawaaqo waayo way Isku filantahay
War ninyahow Borama khudaarta soo gaadhsiiya
Ma sha alla ❤👍
Ramadaan kariim❤
Waa somalilaand oo kale
Tuulo baan leenahayee inaan aqoonsi uraadiyaa wayyey oo aan dunida tuso iney noo baahanyihiiiin Taladaada waa muhiim!!!!
Somaliland baala inoo aqoonsan laayahay inder mise waa tuulo ka mid ah😂😂😂
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Allaylahee madaxda Somalida Waa Dhaama Nikani
Ana uhoreya
😂😂😂😂😂 waan hubaa soomaalidu in ay arinkaas soo dhawaynayaan oo weliba dhalashooyin ka dalbanayaan si ay Europe ugu tahriibaan
.meel negu sheeg haye
Ninkaasi Somaliland
Wuu dhaama
@Bare Omar. Haa wuu dhamaa. Maxaa yeelay Somaliland dad Xanuusan ayaa ilahay wax uugu daray oo isirnacayab ka buuxu wuu dhamaa Daroodisam. Meesha na joogaan dad Caqli le buu arkaa Argagixiso iyo Huwanta. Ma yaqaan
Cajiib!
Cajiiib😎 war xiisaleh.
Sifiican
Herarii nin adaag
Guul iyo gobnimo khatumo state of Somalia 🇸🇴
VERY GOOD
Waa Nin Awoowayaashiis Dhul ayna lahayn Sheegan jirin.
Lkn sii ku noqday madaxweyne aqligiisa ayuu adeegsaday wow😮
Waa arin wanaagsan
Walle waan oga wx maamulka in somalida uu kakeenay
Jamuuriyada malowle🌅🌅🎡🎡🎡🛫🛬
Waa waxalayaab badan
Xaajiga Labada boqol gaadhsiiya Cabdisalaan Hareri waa Geed adayge ❤😊
Illaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal Subscribeeb iisaara ee wlsha am walalka somaliyeed
C/Salaan Hereri wuxuu u sarbeebayaa Dowladda S/Land oo uu leeyahay Qof walba oo dhul yar arka dawladnimo Ayuu ku dhawaaqi karaa. “Ku qabso ku qadimayside” waaba intaas oo lagu Aqoonsadeye.
@Ifrah dad Isir nacab haayo. Ayaa jooga Soonaliya oo Quruxda SonKikand dhibtay. Jilic baa tihiine idinka Goojecade mee Darood oo dhami ku jabay barmuuda ka hadal
He is from Southall. I lived there for a bit
Walaga dambeyaa waa sheeko mel ka le ka socoto
Ingiriis waligii dunida ha wareeriyo.
Feysal cali dhurwaa: bal waxaan eega...waar aniga ii dhiiba ictiraafkaan meel yar inta loo ooto la iska helayo ..hadaan soo keenayaa 😂😂😂
Soomaalida maba daneeyaan jaziiradaha
Hadaa Dal ka dhigtana waa igu qabsaayaan
Dadkeeyga I xasdaayo ma ahee
Dal yar ayaan habeeysan lahaa
Wa Nin si uu uwasho garan la 😂
Masha allaah tabaaraka cabdi salaan hareri ciid mubarak ok
Ictiraafka kaligiis waxba ma aha tusaale somalia ictiraaf bay leedahay laakin awood ma leh . Somaliland ictiraaf ma leh ee awood bay leedahay 💪
Wa Inaa Madax weyne ku xikeen ka noqdaa
ADDUUNYADU MA ANAGAY NAGU CIYAAREYSAAA MARKAA😂😂😂😂
Maya ee adigaa madaxdaadu aana6 aqoon lahayn ama kugu ciyaaraysaa
HAAYE HAAYE 😂
waaye waaye😂
Wa cajiib
Awowgiis aduunkoo dhan gumeysan jire
Ustaad codka ayaan saafi ahayn intaas waa iga tallo
Kkkkk😂 illeyn meeshu waa dowldadee
Anguna waanu aqoonsanay Jahuuridda Feerdis.
Meesha Liberland baa la dhahaa ninkan na ma’ahan qofka aas aasay wadankaas ee waxaa la dhahaa Vít Jedlička
Ashahaataay barnamujyadada waxan kalosocdaa magalada borama
Ninkan baaba Muse Bixi dhama mar hadii hal dawlad ay aqoonsatay.
Qoodhey iyo xeraday waa nin rag ah waa sidaan damacsanahay
Meeshasan tagaya
Woooow
Warkan before one year baa lasoo ban dhigay update sawdii ahaa csalaan
Herari
Waa saancadaalii Aduunka Jamhuuriyadda ha iyo States ka ama xuduudaha sharci u dhigay ayuu ka soo jeedaa ninkan yare Ama Uk Empaire or Great Britain
Free dhega hadal😂
& maxamed Cumar. Ala ha ku caafiyo
@@ayaanismail5516 xagee ku soo xanuntey
Qaxoiti somali ahna ha qabilo
Somaluland ha aqoonsato jamhuuriyaddaa
Musqul ictiraaf heshayna waa maqlay ee naga daaya dhagaha hadalka plz 😂😂
@Daris Hore aduu ka waran Goojecade intaa ka jawaab iyo gift ween baad soo wadaa baan maqlaye
@@ayaanismail5516 gift waa qaadasho 😂😂
Kkkkkkkkkkkkkkk wariye Abdisalan waa iga qosliyay
Wll Sudan tag wrka kakeen waxd tageysa juba gaaar ahaan yanbioon yuunis aar ayajogta
Soomaalida Calamada badan sameystey waa iney hoostagaan maamulkan wadankan cusub weyba naga waaleene
Somalind ka hor muu ictiraaf qaatany😂😂😊
Muse Juudan wafdi dag dag ah u dir dheh jamhuriyada wiilka yar Verdes 😅😅
Waa iska aduun halka 18 cadaanku dhul cidla ah maamuusaayo calana usameeyay
Inagana 90 jirkayagu uu dhulkiisa qaniisiin taariiq uga dhigayo
Jaarkiisa iyo dalkiisana yuhuud inuudajiyo rabaa waa kaaf iyo kala dheero alloow dalkeena nooga qabo muuse dhiigyacab IWM
Maaha Allah hereri
Dee waa waali cas 😂😂😂😂
Waa ku qabsan ninkan
Ciyaar mood
Atto hareri
Hargeisa
Ilqosla💊💊💊🔨abtio Ada iyo ada
SoomaaliLand aqoonsi waa heli dokntaa oo markaa cadiwgeeda daanyeerta nixi doonaan....
Calanka Shaydaanka walaalkii weeye
Harari usheeg walaalahaa in ay jamuuriyada barakaysan aan la aqoonsanayn maadama adiga aad xitaa kahortimid oo wiilkaas garoonka doolada kadhigay aad kayaabtay
Alla Qaranki Badhida Wayna Xitaa Waa 32 Jirsaday😢 Alla aman ooya İngiris cadow waa ku dale se udhahayen😂
Usheeg Somaliland oo dadka beenta ictiraf an jiirin ugu sheegeysa 😂😂😂😂
Soomaaliland inta weyday xita cid warqadaha ka qabata
Ninkaan Amiga codsi waan u dirsaday😂
Anuna beerta abahay ayaan ka samaysanayye hala I ogaado 😂
Sheer
Niyow jasirad yar o kismayo duleedkeda ku taalo ana ma xaad xaadha o calan ma usamaysta
Dhulkeyga dhagaxa ah bataati baa iga baxa aniga mala I aqoobsanayaa wllo😢
Aniga waxan ku dhaqay jamuriyada Xoriyada kkk