DEG DEG: ABIY AXMED OO GUUL TAARKIIKHI AH LA HOYDAY! | DFS?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 268

  • @mmohamud6977
    @mmohamud6977 3 години тому +35

    Turkey is selling Somalia and that’s not acceptable!!!

    • @AbubakarAbdilahi-w3b
      @AbubakarAbdilahi-w3b 3 години тому +5

      😂😂shidaal buu noqodayaaye aamu

    • @Bakaaley
      @Bakaaley 3 години тому +5

      not Turkey the one who is selling Somalia its HSM the one is selling Somalia

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu 3 години тому +3

      No, Turkey is not selling Somalia, Somalia is Selling by it's people..period..

    • @abdulwahidmohamud-s1n
      @abdulwahidmohamud-s1n 2 години тому

      ​@AbubakarAbdilahi-w3😂😂😂b

    • @abdik9002
      @abdik9002 Годину тому +1

      Dadka Soomaaliyeed ayaa Halkaas isdhigtay.Siddee ayaa dhulkaaga muran loo gelin karaa?

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 Годину тому +2

    Ilhay janada ha ka waraa biyo siyaad barre

  • @Bcaroog99
    @Bcaroog99 2 години тому +7

    - Labo nin aya kulmay
    Mid aya neef geel watay
    Midna waxba ma wadanin
    Neefki ayay qasheen
    Kii nefka watay waxa lasiiyay uuski iyo qashinki afkana subag iyo kurus aya lo mariyay.
    Kii fara madhna hilibki iyo kuruski ayu kadhargay afkana uus aya lo mariyay.
    #Caqliga kaasho

  • @kungabdirahman7292
    @kungabdirahman7292 2 години тому +7

    20ka sanno ee so socoto waxa inagu dhaceysa in aynu waddan la aan noqono sida kurdida oo dhulkeena la kala qeybsado. Runtii siyaasad xumo iyo laandheero Nimo ayaa qayrkeen innaga reebtay. Reeraha sheegta laandheerayasha ma Ethiopia innaga celiyaan Mise innaga ayaa isu laandheero ah oo kala adag 🤔

    • @ابوانعبدالعزيز
      @ابوانعبدالعزيز 3 хвилини тому

      in Somaliya Ay kusoo Dhacdo Dhul la Aan Oo Dhulkeeda la Qaybsado waxaa Raba Maamulada Etoobiya Kaba Qaadka U Ah ❤

  • @abdifatahabdullahi1863
    @abdifatahabdullahi1863 3 години тому +8

    Ethiopia 🇪🇹 sidey rabtay aya loo sameyey. Hassan Sheikh is a sellout to Somalia 🇸🇴. Somalis should never accept this deal.

    • @mohamednasir4224
      @mohamednasir4224 51 хвилина тому

      1000% percent hadaan ahay aniga Xasan qoslaaye madaxwayne iima ahan umana aqoonsani!!
      Highlights for tonights game
      Ethiopia 20 Vs zer0 Somalia

  • @ahmedadanmahamed2165
    @ahmedadanmahamed2165 50 хвилин тому +2

    Somaliya hadey goda kudhacaday anigoo manata jooga meela ka fog mesha shiraka kadhacay somaliya xassan halaga gaaro

  • @IfiyeAlleamin
    @IfiyeAlleamin 3 години тому +7

    Xasan masuul uma qalmo ima matalo

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 2 години тому

      @@IfiyeAlleamin well come Isreal

  • @mahadabdi5637
    @mahadabdi5637 3 години тому +4

    Meeshaan wax lagu heshiiyey oo sax ah ma aragno, xasana meel uu usocdo lama yaqaan.
    Siyaasiyiinta soomaaliduna ugu danbayn gumaysi ayey inoo gacan galin doonaan.
    ILLAAHAY HA INA BADBAADIYO.

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 2 години тому +4

    Iga qora inta uu joogo xasan shieq SOMALILAND wa la aqoonsanaya

    • @xiin1535
      @xiin1535 Годину тому +3

      Shaki kuma jira waa qaa.inul wadan HSM

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 2 години тому +3

    Ethiopia waa naga guulaysatay hadday bad noqoto iyo haddii berri ay noqoto oo ay ciidamadooda joogaan dalka somalia.
    Labada nin xasan iyo Abi. Abi Wuxu isticmalay aqoon iyo cimi, halka xasan uu isticmaalay cilmi iyo caqli yaraan.

  • @kingckfilmsflogs9586
    @kingckfilmsflogs9586 3 години тому +3

    ERDOĞAN WAA QAA'IMAY SOMAALIYA.

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 2 години тому +3

    Abiye ahmed 🇪🇹♥️ wa ka badiyey ninki hassan ahaa😂

  • @IfiyeAlleamin
    @IfiyeAlleamin 3 години тому +5

    Caawa waa qaraacan geeri ayay soomali utahay

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 6 хвилин тому

    Xasan Shiikh wuu ka Guuleystey Etoopia iyo Maamulada Etoopia Kaba Qaadka U Ah Guul Somaliya ❤

  • @MuqtarCabdi-s4q
    @MuqtarCabdi-s4q 3 години тому +4

    Turkey somaliya waxey modeso misa waxa la ogani dono

  • @MuqtarCabdi-s4q
    @MuqtarCabdi-s4q 3 години тому +5

    Xasan sheck waji xume wana gaday duli allah naga ka qabto

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 2 години тому

      @@MuqtarCabdi-s4q Isreal well come

  • @ismahanabdi9389
    @ismahanabdi9389 3 години тому +2

    Very sad. I really got headaches how Somali position is today.

  • @IfiyeAlleamin
    @IfiyeAlleamin 3 години тому +4

    Sori caawa geeri bay utahay soomaliya qaraa can nasiibdaro cadowga Ethiopia ay guul utahay

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 2 години тому

      @@IfiyeAlleamin waa guusha Isreal

  • @hamsecabdi3344
    @hamsecabdi3344 3 години тому +4

    War soomaalilan kamid maha xududaha soomaliya

    • @idrusabdi1287
      @idrusabdi1287 Годину тому

      Jigjiga amxaaro ayaa leh hargeysa Oromo ayaa leh 😂😂😂

  • @MuqtarCabdi-s4q
    @MuqtarCabdi-s4q 3 години тому +5

    Turkey wa ayna gadesa lkin somali hadana nahay ma fahansini lkin wan ogani dona

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 13 хвилин тому

    Ciidamada Etoopia waa kuwa Balan Qaaday inay Soo Qabtaan Axmed Madoobe iyo Maamulada DFS Kasoo Hor jeeda ❤

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 3 години тому +3

    Sax ciyarta abiii ayaa 1 iyo 0 ku badiyey
    USA

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 38 хвилин тому

    Masha Allah engineer abti doon waa xaqiiq sidaad u sharaday wlh bilaahi Ethiopia 🇪🇹 siday rabatay buu ogolaaday because MOU kama noqo ethopia waa in shacabka somaliya intaas loo bayaaniyo waadna u sheegtay Masha Allah geesi baa tahay somaliyed

  • @khadarcadayse949
    @khadarcadayse949 Годину тому +1

    Soomaaliya 0:2 Ethiopia
    Ayaa lagaga badiyaye

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z 2 години тому +2

    Walee itobiya bad ooma Socoto ee somaliyey. Hasiinina badiina. ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdikadiromar1168
    @abdikadiromar1168 2 години тому +1

    It is highly failure agreement , this means that the somali government accepted no more claim western somali region

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 3 години тому +2

    Waligiin ciilka biximeysaan

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 години тому +2

    Soomaaliya kudaysay

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 3 години тому +2

    Walahi abye wa inaga guulaystay sorry soomali jabtay ax ilaahay ba ino maqan

    • @AbubakarAbdilahi-w3b
      @AbubakarAbdilahi-w3b 3 години тому +1

      😂😂dee wllo maanta yar jaba amba imisaan jabeyney oo ictiraafkaygii isbaara udhigateen

    • @abdulwahidmohamud-s1n
      @abdulwahidmohamud-s1n 2 години тому +1

      Waa doofaaro faqashta iyo mooryaantu waa cadowga somaliland

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 2 години тому +1

    Ma la odhan karaa maamulka Muqdisho waa agency Ethiopia danihiisa fuliya kaliya.
    😂😂😂😂

  • @futuresomalileader
    @futuresomalileader Годину тому

    Waa la jabay

  • @Samatarpodcast101
    @Samatarpodcast101 2 години тому +1

    Dowladu haday wax fahmayso heshiiska inay French language ku qortaan ayay ahayd. Wax madaxbanaani la yiraahdo iyo MOU-gi intaas MW. Xasan waa lagaga sitaa.
    Aad baan uga xumahay.

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 2 години тому +1

    Inkastoo heshiiskani uu waadax ahayn hadana waxaa xusid mudan in technical team la dhisi doono February 2025 inta ka horaysana isha lagu hayo ficilada Ethiopia

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 3 години тому +1

    Xasan shekh borso lacg ah ayo la so noqon

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 2 години тому +1

    Xeerciise ruwaayad bay ahayd badii awdal la iibsay!!! Xasan sheikh maxaa cunaa Tuug:

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 3 години тому +4

    Reer saylac iyo lughaye ha difaacdaan badooda

    • @amalhope42
      @amalhope42 35 хвилин тому

      Difaacee aniiga joogee lugyahey saylac waxaan siiin karaah waan udiidi karaah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 години тому +1

    MD. XASSAN DALKA WAA LAGA SOO SAXIIXDAY, SIYADDA AAD DABOOLEYSAN JOOJIYA, XASSAN SHEKH DALKENNA ABEY AXMAD AYU U SOO SAXIIXAY.

  • @zahrahaji622
    @zahrahaji622 3 години тому +1

    Sixun wax u sheeg sixir waa ka daran yahay!

  • @mbadi818
    @mbadi818 2 години тому +1

    ENGINERKA WAA MAHADSANYAHAY WAA WAX LAGA NAXO WAXA KA SOO BAXAY BALDE EAXAAN SUGNAA GUDIGA FARSAMADA WAXII KA SOO BAXO

  • @zaraosman2096
    @zaraosman2096 3 години тому +1

    Wax la dhagaysan karo ma'ahan. In aan dhamaystoba ma'ahan barnaamijkan dhagaysigiisa.
    Dad jira ma'ahan somalida. Turkiga lama aamini karo

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 42 хвилини тому

    Somalia waa La seeray

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 години тому +2

    MADAXWEYNE XASSAN SHEKH, INTII WAX GARAD AH, EE SOMALI WEYN AH, UMMADDA HA KA QABATO, XASSAN SIYASADDA AQOON BUUXDA UMA LAHA, EREYADDA SIYAASADDA MALDAHAN NIN FAHMI KARA MA AHA, BAARLAMANKA SOMALIA KUWA JOOGANA AQOON SIYASADDED DAD LEH MA AHA, LACAG LAALUSH AYEY MEESHAS U FADHIYAAN.

  • @AidarousseNour
    @AidarousseNour 3 години тому +1

    Adeer bad ka fog Djibouti ayaa last.siinayaa.
    Hahaqoto gobolada dhexe amazing koonfurta

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 години тому +1

    Waa shirar itoobiya loogu bislaynayo dhul soomaaliyeed

  • @KilwaMaxamed
    @KilwaMaxamed 3 години тому +1

    S.land baa ilaahay inagu caymin doonaa laakiin xasan baddii waa baxxshay

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 53 хвилини тому

    NO NO NO

  • @GeeleCige-y3g
    @GeeleCige-y3g 2 години тому +1

    Waxba kamajiran heshiska

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 9 хвилин тому

    Xanuun badanaaa somaliyeey ...

  • @abdulwahidmohamud-s1n
    @abdulwahidmohamud-s1n 3 години тому +3

    Xaasidnimada Somaliland ayaa meel kasta idinka tuurtay 😂nacdal idin kortay faqash

  • @Salugla
    @Salugla 2 години тому +1

    Baarlamaanka la gaynayaa halkee joogaa Dalkoo dhami waa Xasan Sheekh Kaligii ayaa isku ah Somalia

  • @AsadAhmed-p9p
    @AsadAhmed-p9p 3 години тому +1

    Ordgan haleyska ilaaliyo nin fiican mahan tan labaad xasan sheekh arintan uma taalo waa in soomalida vote laga qadaa ninkan 10 million hadii loo taago wuu qadan xasan sheekh

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 години тому +1

    Badas in laga diiwan galiyo unclos ma ogolo ee la geeyo maxkamada icg

  • @OmarMohamed-bt9fe
    @OmarMohamed-bt9fe Годину тому

    Asc. Walaal haddii lagu heshiiyay bad kasta oo ay Itoobiya isticmaashaa in ay toos ah u hoos imanayso halkee ayuu heshiiskii Abiye iyo Muuse ka dhaqan galayaa.

  • @Salugla
    @Salugla 3 години тому +1

    Abdihafid maanta wuxuu rabaa inuu Engineerka dhiiga ku kariyo

  • @mireguled6549
    @mireguled6549 52 хвилини тому

    Xasan sheikh halagu mudaaharado

  • @fuadmohamed1055
    @fuadmohamed1055 2 години тому

    Heshiidkan waxa ka muuqata guulweyn oo Ethiopia gaartey Bad buu rabey bad oo billaa hadal ah tiina wuu heley.

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 Годину тому

    wa nasidaro. Dhulkeni somali galbed masidaba logahadhay tasi guul somali ma aha blse.wa guul.usohoyatay ethiopia

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 7 хвилин тому

    Siyaasi hanyer baa somali meeshaan dhigay alle ha unaxriisto somali

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 2 години тому +1

    Kuligiin ba daciifa

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 39 хвилин тому

    Haddii. Ciidamada Ethiopia ay Somalia joogaan waa noo dhamaatay

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Годину тому

    Kursigiisu leeyahay amaad ku ilaalitaa xasan sheikh waadulaal

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413 3 години тому +3

    ❤❤❤ GUUUUL SOMALILAND ❤❤❤

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 2 години тому

      Ethopian miyaan Nahay, Rer Somaliland Hadaan Nahay, Ethopia Bad Ay Qaadato Ayay Rabtaaa, Aan Ku Biirno Ethiopia

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 2 години тому

      ​@@MohamedHassan-nw4yo hassan ma muse ka wacan zxb 😂 meshu dublomashiyad muse heshis iskamu galin waki laha xabashi wan nacebahy ee danta ku ka.lifaty😊

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 43 хвилини тому

    waxii ay samaysay ba lamamuujinba ee muxu faiday xasan duufle

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 2 години тому

    Ilahay xasan Sh maxmud Umada somaliyed haka qabto wa shaqsi verus ku ah Dalka iyo Dadka Gunnimo ku dhaqmo

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 38 хвилин тому

    المفروض يتحد حسن شيخ بي لوحات قويه اتوبيا تخروج من الارضي السوماليه ولا تتداول شون السوماله تلتزم. ١ ويتحسن يتحد اقدارنا جكجكا ارضي سومالي تحتا استعمار اتوبيا

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 Годину тому

    Ethoipiya Guul AYAY taagnaani inta uu joogo guurguurte

  • @abbdll
    @abbdll 3 години тому +1

    Ujeedka shirka aby ayaa dalbaday waana in ciidamadiisa ay soomaaliya sii joogaan si ay waxay rabaan uga sameystaan

  • @abdulkadirabdi9333
    @abdulkadirabdi9333 39 хвилин тому

    Injineere run baad ka hadashry

  • @greattruccker9833
    @greattruccker9833 32 хвилини тому

    President of Somalia better to resign unfortunately

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 34 хвилини тому

    Inalilahi waina ilaahi rajucuun
    Qof xiskisu jogo o dalka iskaleh o waxas aqbala .ala.arkay.
    Ciilow way dhulkaygow

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 години тому +1

    MADAXWEYNE XASSAN SHEKH, SOW MA AHA NINKII SHEEGANAYAY IN U PROFESSOR YAHAY, SIDEEBU U SAXIIXAY WARQADDAN MALDAHAN, HADDUSAN LUUQADDA TOOS U GARANEYN, RAGGA LA JIRAY, MA KUWA INGLISH LAGUAGE KOODA A B C AAN DHAAFSANEN MIYEY AHAYEEN, MR. ORDAGAN MD. TURKIGA LABADA DALBA DAN AYU KA LEEYAHAY.

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 44 хвилини тому

    عفوان ضعيف حسن شيخ بي الدبلوماسية اتوبيه موجودء داخل السوما ل. وتتداخل شون السيادء

  • @cimraanbanibraahim9413
    @cimraanbanibraahim9413 10 хвилин тому

    ❤❤❤

  • @AbdifatahAbdullahiYusuf-vf2pz
    @AbdifatahAbdullahiYusuf-vf2pz 2 години тому

    Abiye sidee guul ula hooydey, nacalaa Qabyaaladaada kuyaale

  • @liimochannel8738
    @liimochannel8738 Годину тому

    ETHOPIA XAQBAY ULEEDAHAY INAY HESHO BADD AY IYADA MAAMULATO

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Годину тому

    Yaakusheegi maxasan

  • @khadrahire1225
    @khadrahire1225 2 години тому

    Ascww haddii xuduuda iyo dowladnimada aqoonsatahay ciidamadada la bax muu dhaho madaxweyne

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 46 хвилин тому

    Hassan shiikh waa dambiile waana tuug qaranimada Somalia 🇸🇴 meel buu uga dhacay

  • @MissAustralia-m8q
    @MissAustralia-m8q Годину тому

    Ethiopia ayaa danteedii gaadhay Somalia na way guul darraysatay baddii Somalia waa la bixiyay

  • @IfiyeAlleamin
    @IfiyeAlleamin Годину тому +1

    Waxaan jooga gobolka somali galbeed ee ogaadeenya khaasatan m.m.q/bayax waa nasiibdaro usoo hoyatay soomali kuligeed waana masiir umadeed hadaba xasan madaxwayne umadeed uma qalmo soomali inuu iskudilo badiina bixiyo saxafiyiintu umada hatoosiso

  • @abdisamadnour8879
    @abdisamadnour8879 Годину тому

    Waxa ii muuqata wadanka in aya la wareegi doonto al shabaab
    Sida ka dhacday siriya iyo afganistan

  • @OmarMohamed-bt9fe
    @OmarMohamed-bt9fe 55 хвилин тому

    Asc. Walaal waxaan jeclahay in aan labo qodob baraarujiyo: 1. Sida heshiiska ku cad marin badeedka Itoobiya loo oggolanayaa wuxu si toos ah u hoos imanaya dawladda Soomaaliya. Haddaba halkee ayuu ka shaqynayaa isafgaradkii Muse iyo Biye. 2. Engeneerka waxa iskaga khaldamay barwaaqo wadaag iyo khayraad wadaag. Waxa la wadaagayaa waa faa'iido ee khayraad ( prosperty ee maaha resources ) ma aha.

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Годину тому

    Somalia wadani aqon siyasaded leh weliged ma hogamin, 60ki kuwi hore iyo kuwan hada joogaba qalinka hadalka iyo jeebka intaadba Dalkan wa lagu dhacay.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d Годину тому

    Heshiiskan rag sharci yaqaan ah,
    Waa in loo saaro,
    Maaha qol madow hoostii xasan wax lagaga saxeexdo,
    Maaha itoobiya in ciidamadoodu Bad iyo Berri naga fadhiistaan,
    Taas macneheedu waa hallaydin qabsado.

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Годину тому

    waa noocas xasan duufle

  • @abdulkadirabdi9333
    @abdulkadirabdi9333 44 хвилини тому

    Xasan xayawaan baddii wuu iibsadey waxaase ka daran February kuwa asaga ka aqoon xun oon fahmeynin hadalada heshiiska laguqoraayo guuldarro baa na asiibtey ilaahey baan ka hoos galney

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 11 хвилин тому

    Bada iska dhaafe xataa khayerdkeena ayeey Rabtaa inay Ethiopia nala wadaagto

  • @MuslimLifeCoach-q3d
    @MuslimLifeCoach-q3d Годину тому

    Engeneer ku waaam khabiir laakin cawa mowduuca mashiilin

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex Годину тому

    WAXAA LA YIRI ( QOF TALINJIRIN HADUU TALIYO KII TALI JIREY AYAA TAGAYA)
    ABGAAL DAMEER ISKA WADAN JIREY IYO XAMAALI AHAA
    HADII LAYIRAAHDO MADAX BAAD TAHAY DHIBKEEDI BEEY LEEDAHAY
    WAXAAN DHIHI LAHAA KII DAMEERKA KA SHAQEEYSANAYEY
    DAMEERKIISI HA ISKA WATO
    KII WAX XUKUMI JIREY XUKUNKIISI HA LOO DAAYO

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Годину тому

    Xasan gurgurte

  • @Apdilaahiawaalerooble123
    @Apdilaahiawaalerooble123 Годину тому

    Dowlada somalia waxa dhulka dhigay ee qimehegi halkaas geeyay waa maamulada lasaftey itoobiya nasiibdaradaas somalia awoodeda u isticmaali weyday waxeytahay in dagaal sokeeye kabaaqsadan aadban ugaxumahay sikastoon ugasoohorjeeday maamullka xasan lakiin manta aqliyan waanugarabay inxiniiyaha looga dhagey somaliyeey goorman kabaxeyna qabiilka dhulkeenna iyo madaxbanaanideena qadanayna ilaa goorman xirnimo helaynaa

  • @NuredinAbdi-o4f
    @NuredinAbdi-o4f Годину тому

    Dhiiga lasheegayaa waxa weeye askartii nagaga dhimatay somaliya waa inaad magtoodii noo siisaan bad!!!

  • @SuperNasiim
    @SuperNasiim Годину тому

    Somalida qofka runta sheega ma dhageystan xuseen ceydiid dheegey 12 years ka hor sheegey in somalida Iyo Itopia in la isku dari rabo wey muuqataa hada Türkiye waa naloo soo dhexmsrey gacan shisheeye kale ka danbeyso somaliyey difaacda diintina dalkina Iyo dadkiina warhooy hadaan dhiwnahay

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 38 хвилин тому

    Hassan shiekh qalad wayn ayuu Sameeyeey

  • @SalahWarfa
    @SalahWarfa 2 години тому

    turkiga waa khaian.

  • @ShaaficiNaaleeye
    @ShaaficiNaaleeye Годину тому

    😢😢😢

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 52 хвилини тому

    bahdilkii ku dhacay xasan duufle ee Addiss ababa

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 21 хвилина тому

    PUNTLAND WAA INAY KA BAXDAA KANA QUUSATAA DALKAN BA AY OO HOOGAY EE MOORYAANTU LUGAHA KU WALAAQAYAAN

  • @ahmadeyabdiabdi-p1i
    @ahmadeyabdiabdi-p1i 3 години тому

    c.xafid. xsan sheikh. wax wanagsan insomalia ukeno kananan sugayninba

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 15 хвилин тому

    Etoopia Xaq bay uleedahay inay Xeebaha Somaliya wax kalasoo Degto Balse Bad kiro Saldhig milateri Ay lughayo ka Dhisato Meesha waa laga Saaray