Raysalwasaare cumar cabdirashiid waa siyaasi suaashii la waydiiyo ayuu jawaabta ku ekaanaayaa mana sii taraataxaayo siyaasadana sidas ayay ku fiicantahay
KAW MARKII 60 KII DAWLADANIMADII LAQAATA WAXAAN MAJEERTEEN AHAY MUU OGOLAYN COLAADA MAANTA DHEXTAAL MAREEXAAN IYO MAJEERTEEN WAA NINKA BILAABAY EE QOF AAN MAJEERTEEN AHAYN MADAXWAYNE KAMA NOQON KARO WAANA NIN KA KU TALIYAY
@@alihujaleh8627 nin walba qabiilkisa ayuu rabay inuu meesha keeno taas been ma’ahan. Lkn AUN nin dhib badan ma’ahayn odaygu feeraweynahan caaqa iyo isaga kala dheeer. 3 oday baan kala tirsanaa ifkana wan u necbahay puntland wax wuu u qabtay axadkan lkn somalia ayuu burburinayay.
@@mustafemaxamed6085 ma qabiil ahaan baa u necebtahay mise cayda jeceshay bro. HADUU sac yahay 2 times bu ra iisal wasaare dalkiina ka noqday waan qabiir aqoon iyo siyaasad isku darsaday
KKKKK. Wuxu yidhi Cabdilaahi Ciise markuu New York aaday waaga diyaarada ma jirin oo taasi darteed ayuu markab u raacay . Waar iska hubso waxaad ku hadlayso illeen 1954 diyaarado way shaqaynayeene
Abdirashiid waa shakhsiga wax laga waydiinayo sooyaalkii dawladnimo ee somaliya. Waa Khabiir siyaasadeed waa dhashii boqortooyada
Cumar abdirashiid dheh kkkk
asc hanoolaato waraysigii cagta xaaji noo soo dhameestir mahadsanid
RW cumar cabdirishid xog badan buu hayaaa marka wll Ayanle noo soo badi thanks
Mashallah tabarakallah cumar Allah xafido cabdirashid naa Allah hau naxaristo amiin
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Raysalwasaare cumar cabdirashiid waa siyaasi suaashii la waydiiyo ayuu jawaabta ku ekaanaayaa mana sii taraataxaayo siyaasadana sidas ayay ku fiicantahay
Mnsha Allaha hanoolato
cumar miskiin lagu shaqeysto naas a wayne
Ninyahow waan kugu xirnan jire masha Allah waad is badashe
CUMAR XALWEESTE
Allaha u naxariisto
QABYAALADA MAANTA DALKA KA JIRTA WAXAA BILAABAY CRASHIID CALI SHARMAAKE
Ayanle marna calan hanoo saarin ccrashiid curad khasaaroobey weeyee cidlada ku tuur
Allaha unaxariisto cabdirashiid cali sharmaarke ahlu diin ayuu ahaa iyo wadani ciidanka soomaaliya asaga ayaa dhisay wadanka barwaaqo ayuu ahaa kacaanka ayaa wadanka ku cayaarey
Tuug caddaa sonoqqo siyaasi
Welcome
Ruug cadaa sonoqo siyaasi wacan baadtahay
Hanoolaaato waxaa laguugu bixiyay nooloow inteey nolol jirto weeyaaan
Wllo adiga iyo waalidka ilaahy haydinka dhigo kuwii janada ku kulma ee wll sbscirbe isaar
haa
Hadan nahnay dhalinyaro 20 jirin ah tariqahan oo kale inoo soo badi ayanlow ileen wax na aqrin karne birnamij yadan oo kale waan rbnaa
DAWLADII RAYIDKA AHAYD WAA NIN KA WADA MAJEERTEEN KA DHIGAY AAKHIRKIINA QABYAALADII AYAA DISHAY
Iga ciidi iibshoo badeeni cunay iga walluu laba calool yeeshay cumar rashiid iga walluu ccrashiid caaqiba ulahayn cabdirshiid cali buu magiciisi ciidda dhigay annaga marna calan hanoo saarin cumar rashiid
Nin kaaan taarikh badan buu haya kaa sooo dhur
Asc Ustaad Ayaanle barnaamij noogu soo diyaari inta u dhexaysay 1960 ilaa 1969.
Ninka maxaa afka ugu dhacay mise waa indhahyga wlalayaal???????
Arinta badda somaaliya maxaa u waydin wayday
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩🎓👨🎓📏 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
Waraysigii qaybti labaad baanu kaasugaynynaa
Yaa kale mooyee soomaalida yaa dul dhigi lahaa sagxadlaha khaa'inul waddan oo u ciisa sida isaga oo kale Ceeb bey kugu tahay.
8:40
Waa ayaan darro inn laga amuuso arinta badda somaaliya waxaan sugayay arintaa badda inn laga wareesto rw hore
Aduunyo dhaqan ayey ahyd
Lodaan aabahiis kalafog in lagu magacaabo ayaaba caar nagu eh
KAW MARKII 60 KII DAWLADANIMADII LAQAATA WAXAAN MAJEERTEEN AHAY MUU OGOLAYN COLAADA MAANTA DHEXTAAL MAREEXAAN IYO MAJEERTEEN WAA NINKA BILAABAY EE QOF AAN MAJEERTEEN AHAYN MADAXWAYNE KAMA NOQON KARO WAANA NIN KA KU TALIYAY
@@alihujaleh8627 nin walba qabiilkisa ayuu rabay inuu meesha keeno taas been ma’ahan. Lkn AUN nin dhib badan ma’ahayn odaygu feeraweynahan caaqa iyo isaga kala dheeer.
3 oday baan kala tirsanaa ifkana wan u necbahay puntland wax wuu u qabtay axadkan lkn somalia ayuu burburinayay.
Farmaajo will rebuilt the Somali military to be as strong as the one in 1970s
Keep dreaming bro
He is facing war crimes in Ethiopia
kk meesha ma xalweyste ayaa lugu xayeysiyaa, cidkaloo aad waxweydisan maweyden kkk allah kariim
Naag maa tahay nin baa ka hadleysaa dee mise dee adigu wax miyaa ka ogtahay xoolow
@@trumpppl2024 kkk hadaan ku iraahdo kawaran maba dhageysan wuxuu kahadlayo , codkana waaba iska xidhey markan qoraalka qorayey xalweyste oo saca intaan dhageysanayo maan sanbaloolshe radiyoo, nin qaaliya uun baa dhaley, magicisana in looga reebu istaahilaa dabadeed loogu yeedho cumar xalweyste
@@mustafemaxamed6085 ma qabiil ahaan baa u necebtahay mise cayda jeceshay bro. HADUU sac yahay 2 times bu ra iisal wasaare dalkiina ka noqday waan qabiir aqoon iyo siyaasad isku darsaday
@@trumpppl2024 kkk maxaa tiri dalkiina kkk fadul jeclidaa markaa maxaa nakaa dhexdhigey, iska kaaya dhexbax markaa dhexdayadu kuma qaadee ormooy
KKKKK. Wuxu yidhi Cabdilaahi Ciise markuu New York aaday waaga diyaarada ma jirin oo taasi darteed ayuu markab u raacay . Waar iska hubso waxaad ku hadlayso illeen 1954 diyaarado way shaqaynayeene
Micnaha somalida diyaarad raacideed awood dhaqaalo uma laheen.
Waaba lagu buraaburay UNE ADAA AADAY CABDULLAHI AARKIYOW DAYUURADA RAACAY OO DOWLADAHA U TAGAY GARTAAD NOO GOYSAY BAA RABI NAGU GALADAY WAANA XILIGII UU CADULLAAHI CIISE NEW-YORK TAGAY
@@cabaasnuur7584 Taas ayaa macquul ah
Hhhhh taalhi dhulka cabdilaahi cise diyaarad ayuu racay waa hubaal lkn kan xoolo cml wax ma ga
Diyaarado waa jireen laakiinse Somalia diyaarado ma iman jirin maraakiib ayay dadku kusafri jireen hadaad diyaarad ubaahatk waa inaad meelo kale markab kutagto kadibna meelaha diyaarad karaadisaa isku socodku wuu adkaa waqtina way qaadan jireen.