Haka yaabin intad nooshahayna arki maysid Somaliya wa hal.mida kale isaaqland Jamhadeedu wa wada criminal xasuuqay Dad badan welina ku si socda xasuuqa Laascanaanood.riyadiinu ma dhamaato Miyaa
@@mahamedcabdulkadir167 . Hadeey hubto way kuu soo jawaabi lahayd. Lkn taas aa cadeyn u ah in waxeedu ay tahay waa la'igu yiri. Qofkii saas yiraadaa aniga waxaan dhahaa maku dhaaran kartaa. Waan waayay qof ku dhaarta. Sxb. Waa dacaayad arinkaas
Siyaad Barre alle ha u naxariisto wuxu ka tegey dal iyo dad dhisan. Kawaran haddii hadda loo warimi lahaa oo sida maanta Somaliyi tahay loo sheegi lahaa wuu yaabi lahaa.
Waa yaab dalku ma muqdisho qudhuu ahaa iskuul baa taagnaa warshedaa taagnaa waar dawladna ma ahan ee shuftay ahayd illahay baa naga qabtay waar weriye matihid ee muranka jooji wax magarataa tahay Soomaliya waligeed dawlad kama dhalan ee hada dawlad allah ha siiyo
This guy should have a statue of a hero in Merka, as he fought so many battles against Biyomaal, Jiido, Gare, Bagadi and Geledi, and he also was the best friend of Aadan Haashi Ceyroow! Freedom fighter indeed!
Masha Allah Guul Janaral Yusuf Siyaad indha Cade waa geesi Qaraan Waa Runtis Somaliland halla Aqoon sado Sababto ah Somali wa is Dishay isma Amineyso mar dambe Sidoo kale Darood Dowllad IYO Cadalad ma ogola IYO Dastuur Sababto ah Federalka 1960 ki jiray wa diden in Lagu dhaqmo Si dhul eysan laheyn uu dhacan Kismayo IYO Nawaxigeda jamame jilib buale ila Reskamboni ila bulaxaji IYO hosehingow kudha bexani canjel Burgabo ila Gobweyn ila qamqam ila dhashegwamo ila turdho ila yontoy ila xaranka waa deegan iriir samale Lkn Kenya Ayeey ku haystan Axmed madowe IYO Ogaden Ethiopia IYO Puntland Qabilka degan Xata Shabelaha hose beydhabo lagu daro Ayaga ka Dambeyan oo RRA IYO iriir samale isku Diray xata Cidanka Ethiopia kuso Weraray muqdisho 2007 Candulahi Yusuf xatta Farmajo waa Aragten Dastuur IYO Sharci kuma dhaqmeynin kaligi taliye Ayuu ahaa marka Aniga waxa Rabi laha Dowllad inaan dhisano Galkacayo ila Reskamboni burgabo kismayo inta uu dhaxeyso oo ah Degaan iriir samale ah Darodka Ethiopia IYO Puntland IYO Kenya Deegan ineey Degaan oo Qabiladi iriir samale La baara Kiciyo marka Dhulkena Xureysano kadib dowlad dhisano iriir land Haddi kale dhiib intaan ka weyn Ayaa Naagu Soo Socda Sababto ah Siyasi fican ma lihiin oo Qadiyada IYO sharafka IYO karamada Hawiye ama iriir samale Difacayo ma haysano marka Xassan sheikh oo kale oo Federalki 2013 ki Naagu Dulmiyay oo Deganada Belaaha iriir samale Korsi IYO Danahisa ka hoor mariyo qadiyada Belaaha hawiye Ayuu Gataay qof La hadli karo majiro xata hadi hadda la kala taago darod Puntland IYO jubaland Goostan oo Raxaweyna Gostan dhulkena Sidas lagu Xalashana Xasana Wa iska dhimankara beri kamalin dhibato Culusna waa Naagu Reebay Ogaada Reer Haddi Hoganka ka Xumado wa iska Sidan Camal wa jaban hala tashto Xassan sheikh Halaska hoor warejiyo meshan Dowllad majirto Raxaweyn IYO darod waxey Ku Tashten ineey Dhulkena Been been ku Qatan
Kuwa cayayaa waa darood Hawiye ha noolaado iska saara daroodka soo dhistay dhulkoodii hadana cashuurta dekada muqdisho iyo cashuurta suuq bacaad laga keeno ku cunaya muqdisho From isaaq
@@alijama3401 Waxaan soo xasuustay hadda ka hor nin carab ah. Wuxuu maqlay nin aad u madoow oo la leeyahay “NUUR” markaasuu tiri: “Ithaa Nuurukum Haadaa, fakayfa aswadukum” Hadda saaxiibow, haddii run lansheego iyo daacadnimo ay sidaan idinka tahay, beentiina iyo tuuganimadiinuna waa sidee? 😆 Ma dowladda maanta jirta ayaa laga sugaa run sheegid iyo tuuganimo ka fogaansho. Alloow Alle!!!!
Ahmed mose. Janaral nimada ma habartaa baa siisay. Hadii walaashaa ama hooyadaa ay siisay janaraal nimada waan soo celineynaa. Ee fdln jwb halagaa helo oo dheh walaashey ama habartey aa siisay janaraal nimada
Wariye afweyne ma dawlad kaleeto ayuu waddanka ku wareejiyey markuu ka cararay? Wariyevmarkaad leedahay school waa dhisnaa iyo takhtar waa dhisnaa, caqligu ha shaqeeyo.
Weligay qof ka caqli xun ma daawan ma dambiile aan isaga ahayn baa jira Kanoo kale in la waraysto waa khalad waa garmaqaate macangag ah hadalkiisuna jid iyo jaho toona malahan subxaanallah
Duli mooriyaan ah maxaa u wareysataan o dadka uga dhigtaan sida dad inu yahay...koleey wixi jaaaahilnamada iyo qabiil caabud ah ayaa dad inu yahay u arko..keliya
Gen indhacade intaa inuu ka caqli badanyay baan moodayay siiba aragti dheer lkn imika waxuu ka hadlay inuu wali ciil qabo oo waliba mayd ka hadlo ama ina Dafle
Allah unbaa garanaya dhibaatooyinki aad umada somaaliyeed gaarsiisay dhaca kufsiga iyo dhibaatoyinka kale
Ali aden. Adiga muu ku kufsaday
@@mahdimaxamad8399 wuxuu daayaaba iskayar
Allaha ku caafiyo waad cuqdadeysantahy
Biyahii wabiga ee aad dadka ka gadaysay yaa ka cafinaa
Diin laawow
Asaa lahaa wax ka badal
@@towxiidaxmed4303 haduu biyaha lahaa hada tago
Somaliland inshaa alaah aqoonsi dhawaan wayay helaysaa
Haka yaabin intad nooshahayna arki maysid
Somaliya wa hal.mida kale isaaqland
Jamhadeedu wa wada criminal xasuuqay
Dad badan welina ku si socda xasuuqa
Laascanaanood.riyadiinu ma dhamaato
Miyaa
Indhacade maakasugee
@@falisa576 Alshabab markaad iska xoreyso amisom na siilkaga ka ilaashato ayuu hadal ku banaan yahey.
@@alphamale5802 alshabaabka adsheegeyso adinka leedhalay waana laidiin soo burinaa suu taliye shubsheegey
Minus Daarood no Somaliland 🤣🤣🤣
Biyihii wabiya oo aad iibin jirtay kawaran umadii masaakiinta ahayd aad dhibtay oo biyaha wabiga ka iibin jirtay cafis waydiiso inta kanool dad kaas dhibtii aad gaysatay ilaahay baa kaa xisaabin doona😢😢
Suaashaas biyaha aadwaydiisay mahubtaa mise waalayiri aad adina udhahaysaa?
BOBKI IYO DILKI IYO KUFSIGI AY WADEEN .KOXDA INA SIYAAD BARE YAA KA CAFIN DONA MIDAS KASO JAWAAB YAA KALPA
@@mahamedcabdulkadir167 . Hadeey hubto way kuu soo jawaabi lahayd. Lkn taas aa cadeyn u ah in waxeedu ay tahay waa la'igu yiri.
Qofkii saas yiraadaa aniga waxaan dhahaa maku dhaaran kartaa. Waan waayay qof ku dhaarta. Sxb. Waa dacaayad arinkaas
Siyaad Barre alle ha u naxariisto wuxu ka tegey dal iyo dad dhisan. Kawaran haddii hadda loo warimi lahaa oo sida maanta Somaliyi tahay loo sheegi lahaa wuu yaabi lahaa.
ALAHA CADAABTA KU FOGEEYO!!!!!.10 CULIMO AH BUU KU DILAY KITAABKA AY CUSKADEEN!!!!!.
@@mustafahassan2555adiga Kawaran Ethopia walaalahena Ah somalia waa cadowgeena kuwa yiri sow matihiin Siyad bare Jano Fardowsa Allaha ku Abaal Mariyo
Dalka ma koonfur baad utaqaaana
@@mustafahassan2555waryaa adigaakadembi badanooqurunah janoiyo cadaab adiga mahayside maytaadka daa doqon yohow
@XassanyuusufSasbakeeri ISKU AF, ISKU DAD IYO ISKU DIIN BA NIHIN!!!!!.IN LA INOO KALA TURJUMO AYENU U BAAHANAHAY!!!!!.
Dhaqankii aabihiiibuu layimi farmaaajo
Allaah Allaah shaydaan yusuf indhacade waa Burcad Aad uweyn
Janaraal muxuu ku noqday dhaca dilka iyo biyaha wabiga oo umada ka iibsho maxaa qof aan qiimo laheyn laqiimeeyey
Xaaraan cune waliba mooriyaan ah waaye qabqable qabiil.
Adiga mawaxaa kamitahay dadkuu biyaha ka gadi jiray
@@AxmedBigshow77 it doesn't matter laakiin inuu gadijirey sow iguma raacin
xasan cade doqon maanta heer ka joogto indhacada ku gaarsiyay
Allaha unaxariisto Gn mxamed cali samatar
Respect
GENERAL indhacade . Waa geesi mujaahida oo waddanka afweyne barre ka xoreeyay
In nalagubo kuye Generaal indhacade Maanta Runtuu sheegey iyo ciladu halkey kajirto Cajiib
Manshaa ALLAAH JANARAAL MAGACAA HAJIRO SHARF IYO KARAAMO KORKAAGA HA AHAATO ALLE CIMRIGA IYO CAQLIGA HAKUU BARAKEEYO
Dhul dadoow muu kuu shacay ileyn qayrmalaheynee
Allaha daayo. Nin legend ah Ganeral Indha cade❤
Mashalah general guulayso
Waa yaab dalku ma muqdisho qudhuu ahaa iskuul baa taagnaa warshedaa taagnaa waar dawladna ma ahan ee shuftay ahayd illahay baa naga qabtay waar weriye matihid ee muranka jooji wax magarataa tahay Soomaliya waligeed dawlad kama dhalan ee hada dawlad allah ha siiyo
Janaraal indhacade waxow kamidyahay gesiyashii hawiye xureyay duligii naga dulqaday
Diinta uu sheegaayo waa maxay. Subxaanallah
Masha allah libaxyada hawiye waan idin wadana aqoonsiga nogu dhufta
👍🏿👍🏿👍🏿😂😂😂
Bal waakaase mooryaan haku aqoonsado
@@qaaliyusra7541 hawiye konfur isga wasa isaqna somaliland isga wasa laangabyahow
@@qaaliyusra7541 hawiye iyo isaq bad adoon u noqonysa ila qiyaamaha
@@maxamuudmaxamed5108 adiga weli waad hurudaa ictiraafkii 32 sano soowadeen idinkoo beel ah Daraawiish yaa soo afjartay waana la idinsooqaban maxkamada heeg isku diyaariya heegooy
May Allah give u long life and health. Freedom fighter
This guy should have a statue of a hero in Merka, as he fought so many battles against Biyomaal, Jiido, Gare, Bagadi and Geledi, and he also was the best friend of Aadan Haashi Ceyroow! Freedom fighter indeed!
Mashaa allah guu somallnad adeero adiguna guulay
Guulayso janaraal xaafimaad iyo cimri dheer Allah ha ku siyo 💯❤💯 ✌🏿👏🏿✌🏿
Magaca aad ladahay muxuu yahay
Ninkii biyaha gaday ayaadtahay
Waxaad ogtahay inaadtahay
Danbiile indhacadow
Cali samatar miyuu gaaraa
Wariyuhu caadi mahan
Masha allaahu
Askari cararayaa muxuu bililiqaysankaa ama uu qaadi karaa
ilaahey ka cabso ee ma cadeyn kartaa inuu biyaha gadan jiray
War wariyuhu samir xumaa! Muxuu la gubanayaa, uf! Waxaa lagu tilmaami karaa waa wariye si u xanaaqsan meel uu ka xanaaqsanyahaba.
GEN. INDHACADE RUNTII ,RUNTA AYUU SHEEGAYAA SIDAA DARTEED WAXAAD MOODAA WARIYIHII WAREYSANAYEY INUU LA DOOODAYO NINKII UU WAREYSANAYEY ....MARKAA MAXAA GUBAY NINKAN WARIYAHA AH
Ali samatar madiinbuu lahaa
Waxaad weydisaa Addisababa goormaad ku tukaneysaa
Weriyuhu maanta wuu ka baxay dhaqanka weriyanimada lagu yihiin markuu waraysanayey indhacadde waxaan filayaa nuu kaboobayo jawaabaha, doonaayo inuu ku khasbbo fekerkiisa sidaa wuu ka maqaam sarayn jiray maanta wax ku dhacay magara
Ninkani ma wariyaa mise waa Tangmere jecel in sida uu jecel yahay in suaashiisa looga jawwaabo
Guulayso Mujaahid irir samaale
Irir Samaale wuxuu ahaa card siyaasad la sameeyey 1960, ma ahan cisir, yaase nasabnimo raadinaaya, Iidoor mise Hawiye?
Siyaad barre hortiis Waxbarashada iyo caafimaadku waxay ahaayeen lacagla'aan ee wax asagu keenay ma ahayn.
Been baad sheegtay cadeemo la imow
Jasaa kumullaah khayr allaah haku siiyo run inla sheego maslaxada aduunyo iyo aakhiraba ku jirtaa nimaan garaabin waa gaal gaalka dil gartiisana sii waa si cadaalad loo helo maah-maahdu siday udhigan-tahay sadex-daa gafbaa ku dhacay somaliland ogaada intaan ogayney
Hada ogaty away wilashii dhawaac ahaa dishay mrxan wan ku garty
Adiga biyaha wabiga dadka ka iibin horey tung qashin ah.😢
Wuxu ka hadlayaa taariikh lasoo maray dadka qaar way kadhaadhici laday runbuu sheegayaa
Masha Allah Guul Janaral Yusuf Siyaad indha Cade waa geesi Qaraan Waa Runtis Somaliland halla Aqoon sado Sababto ah Somali wa is Dishay isma Amineyso mar dambe Sidoo kale Darood Dowllad IYO Cadalad ma ogola IYO Dastuur Sababto ah Federalka 1960 ki jiray wa diden in Lagu dhaqmo Si dhul eysan laheyn uu dhacan Kismayo IYO Nawaxigeda jamame jilib buale ila Reskamboni ila bulaxaji IYO hosehingow kudha bexani canjel Burgabo ila Gobweyn ila qamqam ila dhashegwamo ila turdho ila yontoy ila xaranka waa deegan iriir samale Lkn Kenya Ayeey ku haystan Axmed madowe IYO Ogaden Ethiopia IYO Puntland Qabilka degan Xata Shabelaha hose beydhabo lagu daro Ayaga ka Dambeyan oo RRA IYO iriir samale isku Diray xata Cidanka Ethiopia kuso Weraray muqdisho 2007 Candulahi Yusuf xatta Farmajo waa Aragten Dastuur IYO Sharci kuma dhaqmeynin kaligi taliye Ayuu ahaa marka Aniga waxa Rabi laha Dowllad inaan dhisano Galkacayo ila Reskamboni burgabo kismayo inta uu dhaxeyso oo ah Degaan iriir samale ah Darodka Ethiopia IYO Puntland IYO Kenya Deegan ineey Degaan oo Qabiladi iriir samale La baara Kiciyo marka Dhulkena Xureysano kadib dowlad dhisano iriir land Haddi kale dhiib intaan ka weyn Ayaa Naagu Soo Socda Sababto ah Siyasi fican ma lihiin oo Qadiyada IYO sharafka IYO karamada Hawiye ama iriir samale Difacayo ma haysano marka Xassan sheikh oo kale oo Federalki 2013 ki Naagu Dulmiyay oo Deganada Belaaha iriir samale Korsi IYO Danahisa ka hoor mariyo qadiyada Belaaha hawiye Ayuu Gataay qof La hadli karo majiro xata hadi hadda la kala taago darod Puntland IYO jubaland Goostan oo Raxaweyna Gostan dhulkena Sidas lagu Xalashana Xasana Wa iska dhimankara beri kamalin dhibato Culusna waa Naagu Reebay Ogaada Reer Haddi Hoganka ka Xumado wa iska Sidan Camal wa jaban hala tashto Xassan sheikh Halaska hoor warejiyo meshan Dowllad majirto Raxaweyn IYO darod waxey Ku Tashten ineey Dhulkena Been been ku Qatan
wax barash bilaash ah meelo kooban ayay Ka jirtay 90% wadanku school iyo dhaqtar ma lahayn xamar iyo meelo kooban wax ka jireen
sidoo kale dulmi saraakiishu samaynaysay ayaa jirtay
Waxbarasgada free ay aheyd waqooyi xataa
Hadaan maanta Xasanka wariyaa gubo hantidiisa dhaco hadana inankiisu maydkayga soo dhaweeyo maxay noqon intaasu fahmi laayahay qalbiga wariyahan .
Yaa indha Cadde ka gumaysi badnaa wareyso Dadka Sh/hoose yaa Rabbi
General indhacade waanin aragtidiisu caafimaad qabto allaah hakusharfo
Hawiye 🤝 Isaaq.
Maya 😂😂😂
Khaatumo state of Somalia 🇸🇴 iyo somaliland state of Somalia 🇸🇴 🤝
isaaq haddaad jeceshihiin maad aqoonsataan hawiye futo madooboow waa kuwa aan axmaaro u gelinaye. nacallaa munaafaqaddiina ku yaal
Dowladii Kacaanka iyo Hogaamiye Maxamad Siyad Somalia waa horumariyeen No one can deny
Kuwa cayayaa waa darood Hawiye ha noolaado iska saara daroodka soo dhistay dhulkoodii hadana cashuurta dekada muqdisho iyo cashuurta suuq bacaad laga keeno ku cunaya muqdisho
From isaaq
Good job wariye
Mansha Allah tabaarakallah General Magacaa hajiro Abid Raxmaanku haku xafido Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍 Guuleyso Mar kasta insha Allah Guuuuuull iyo Gobanimo Absolutely 💯💯👍
Maan shaa alaah war giis ismaqariyo
Indha cade guul
Wariye adag baa wareysanayo good job
Somaliland state of Somalia 🇸🇴
Hawiye maanta culayska haysta waa abid kii ugu xumaa ee qabiil soomaliya haysta maanta markay kaceeen oo ay yidhaahdeen iska dul qaada maska cunaha kaaga duuban in loohiiliyo iskadaayee tashuushbaa lagu furay macawisleeeey baa lahubaynayaa villa farmaajo loodhisayaa laascaanood baa la xoraynayaa waarbal aburtan eega
ASC
XAMAR AYAAN JOOGAY, WAA RUNTI BILILIQADA SIYAAD BARE TEAM AYAA BILAAVAY
Waa geesi indha cade
Aniga waxaan la yaba dadka yidhaa siyaad Barre wax qabtey tacliinta tacliin qiimo leh maay aheyn cafimaad waa hooseyey qofka dhoofya shaqo rabaa cafimaad xamar buu iman jirey siyaad Barre waxa ka faaidey dadka kaliya ee isga u sacbisaa somalina waxuu u kala qaybiyey kaacan iyo kacan diid maalinat xoryda 26 june iyo July 1 waxa ka qiimo badnaa malaina 21 octoobar oo uu dabaal dagu jirey siyaad Barre
mshlh mshlh waa waxa garaadka isha dheer ee cafimad qaba janaral idhacade wlee abidkay kuma ilaawi doono anaga iyo dadka soomaliland manta laga bilaabana tageero buuxda ku hay
dadka moqdisho ku dhintay xisaab malah 10 qof somaliland ku dhintay yaa la buun buuniya
War waxaan wariye maaha baqtiga. ee hanna hor keenina.
USC. GUUUUL
Maxaad USC kanfaaiiday? Qarax, qax iyo magac xumi aad Soomaali oo dhan aad usooj jiideen.
@@aarkamudug4478 TUUGANIMADII IYO BEENTII. AYAY SOO AFJARTAY NIN WALIBA TUULADIISA HA IIMAANSADO.
@@alijama3401
Waxaan soo xasuustay hadda ka hor nin carab ah. Wuxuu maqlay nin aad u madoow oo la leeyahay “NUUR” markaasuu tiri:
“Ithaa Nuurukum Haadaa, fakayfa aswadukum”
Hadda saaxiibow, haddii run lansheego iyo daacadnimo ay sidaan idinka tahay, beentiina iyo tuuganimadiinuna waa sidee? 😆
Ma dowladda maanta jirta ayaa laga sugaa run sheegid iyo tuuganimo ka fogaansho. Alloow Alle!!!!
LIVES
Asc xassan cade pls ninkan adeerkaga ah pls haso celiyo darajada uu bil,liqaystay ee janaral nimada xaq umalahan aqoon teedana malahan usheeg
Ahmed mose. Janaral nimada ma habartaa baa siisay.
Hadii walaashaa ama hooyadaa ay siisay janaraal nimada waan soo celineynaa. Ee fdln jwb halagaa helo oo dheh walaashey ama habartey aa siisay janaraal nimada
Janaralnimada wuxuu kugaarey bililiqada iyo biyaha wabiga uu iibiyo
Hhh ninkan taariikhda dib ufirso waa ragii 1977
Indhacade waraysigiisa maxaa laga faa'idi karaa horta? Nacayb, qabyaalad, anaaniyo, fidno iyo moryaanimo. Intaas kii raboo dhagayso waa dhaxalkaaye.
Waa odey aduun iyo akhiro seeg ah. Wax xigmad ah iyo wax caqli ah u hada ka hadla ma jiro alle haku gargaro odeyahow. Anaga waxa rabto no aqrine cimrigaas ado jiro
Wariye afweyne ma dawlad kaleeto ayuu waddanka ku wareejiyey markuu ka cararay? Wariyevmarkaad leedahay school waa dhisnaa iyo takhtar waa dhisnaa, caqligu ha shaqeeyo.
General siyaaad waa ragii gobta ahaaa
Waa run sheeg waa sida kaliya ee xal unoqon lahayd somaliya iyo somaliland inay noqdaan laba dawladood oo walaalo ah xaq wayn ayay somaliland kuleedahay guud ahaan somaalida kale waayo somaliland baa xoriyad u hor qaadatay calanka iyo xoriyadaba iyadaa wlaalohood somaliya ugaysay hadana xaqoodii may helin xasuuqna wuu uga dambeeyay run ayuu sheegay janaraal indha cadde waar run sheeg hala noqdo
Masha Allah
Weligay qof ka caqli xun ma daawan ma dambiile aan isaga ahayn baa jira
Kanoo kale in la waraysto waa khalad waa garmaqaate macangag ah hadalkiisuna jid iyo jaho toona malahan subxaanallah
MashaaAllah Allah cimrigaaga ha dheereeyo❤️
Hawiye ma toosay harqoodkii ma tuuray!? Hawiye dhagaxii daarood dabka u saaray ee( federal) hady arkeen wuxu in uu dhagax ahaa oo aanu karsamayn, next step waa in ay dhistaan dawlad somali Italian, sacad governor 60kii.
Khaatumo state of Somalia 🇸🇴 mar dhow 😂😂😂😂😂
Duli mooriyaan ah maxaa u wareysataan o dadka uga dhigtaan sida dad inu yahay...koleey wixi jaaaahilnamada iyo qabiil caabud ah ayaa dad inu yahay u arko..keliya
Lock him up this criminal
Biyamaal u celi dhiiga iyo xoolihii adka dhacday
Dal iyo dad midna lagama dhaxlin waayo qabiilwalba qabiilka kale ayuu kudiray waliba umada soomaaliyeed waa dadaaleen
Isaga iyo m.siyaad bare midnight diinmuu lahayn
Manshalah indhacade
Gen indhacade intaa inuu ka caqli badanyay baan moodayay siiba aragti dheer lkn imika waxuu ka hadlay inuu wali ciil qabo oo waliba mayd ka hadlo ama ina Dafle
Sey sicuro. Ma waxaad rabtay in uu qariyo ina dafle iyo cali samatar iyo afweyne siyaad bare. Isaaqii ay ku laayeen hargaysa iyo majeerteen kii lagu xasuuqay mudug oo layiri waa mahbar iyo kulmis iyo hawiyihii ay gumaadeen.
Taa macnaheedu, Haduu qofku xaqiiq ka hadlo, wuu qiimo dhacaa miyaa?
Waa qaniis markuu maqlo nin Daarood ah ayaa xukun qabto ayuu soo weeraraa
Walaahi ninka kaliyee waxfahansan lkiiin hawiye mida kaliyee cadawgu uga faaiidaystay waa soomali jacayl lkiin hadii somalinimo jirto ninka xamar shaqada udoonanayaa cadawgana inuu laxoreeeyo waa xaq lkiin macaankaan doonanayaa qadhaadhkana waa diidayaa
Macaanka iyo shaqada lagu qaato magaca iyo qaranka soomaaliyeed miyaadan ogayn inuusan xanar soo dhaafin.
Kkkkkkkkkkkk xasan cade wariye sare
WAA BURCAD WEYN IYO TUUG SIYAAsi ah
Guuleyso general indhacade
Janaraalka waa runtii in la keeno mabay ahayn
LIKE
Ninkii xaaraanta xalaashaday iyo dadka dhiigooda
Yuu hadda ku sheegayaa xaramiyiin xoog ku
Heysta dadka guryahooda iyo beerahooda!!!
Hawiye caqli xumeh waridkiin sawah
No qabiil hawiya ma hal qofaa
Indhacade wa qoof add u dacad ah guuul guul ku nolooow
Wallaahi waan dhameeysan waayey wareeysiga intaanaa isaga joojinee. Xasan cade adoo wariye adag ah oo dadka sifiican u wareystaan ku ogaa laakiin su’aalaan ku weediinaa jawaabtaadana kaama sugaayi waxaas wareeysi ma ahanee isi sax xasanoow. Waxaan wareysi kaama raacineee
Iskuulka diin iyo carabi xataa waan dhigan jirnay
Waa mariid umada soomaaliyeed is nacsiiyey
Allah kuwadaab eenlow
Asaga maka dharan kara mr in dhacade dhig iyo xolaba, hadow intas ka bananyahay, wa guuledtay lakin Alle ayey xisabi agtala
Indhacadde Ayaa Ka sheekeynaayo Xalaal Iyo Xaaraan walee Iyo Bileee Laisku dhuuman maayo
Yaab somali islama yaabto, qofka somali ga ah qaladkiisa ma qaato. Subxanallaah.
Fiiriya, xaqii uu dadka degen webiyada ka gelaayey ayaa kasoo baxay. Waa mujrim
Goormuu general Noqday, xaaraan Cun qof ka badsasay oo Somali ah ma jiro, Wuxuu Marka Cadeey ka Sameeyayna dadka waa la Ogyahay
General Sheikh Yusuf indho cade hadal cad buu ku hadley
Tuug biyaha wabiga gadi jiray 😂😂
LIVE
Guulayso shoodhe caydiid noolow from hargeisa.adaa nool oo halkii caydiid jooga manshalla
Laba isku reer ah oo wax waraysi u eg iswaraysanaaya...
SANADAKAN WAA SANADKII BEESHA CEEYR, AWOODII CEEYR WEEY SOO NOQOTAY DIXADA JUBBADA, XASAN SHIIKH SANADKAN WUU NOO HIILIYAY
Nin caqli badan oo run sheeg ah
Waa mooryaan bililiqo ku caan baxay
Dil, dhacay, iyo boob
Nidaam iyo dowladnimo maba aqbalaayo
Duqa xariif waye tariiqdisa maxakiintuu kabilaawey, biyihii wowiga kii gadaye maba ahan ninkaan xaguu darajo sarkaal kuqaatey?