Guuleed - Wareysi 2/4 - Yaa dammiyay idaacaddi codka dheereeyd ee

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 102

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 5 днів тому +5

    Mahadsanid Wariye sare ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 5 днів тому +3

    Historic interview from #Hanoolaato channel thanks ayaanle and guuleed. Life goes on with you or without you.

    • @abdulrahmansworld162
      @abdulrahmansworld162 5 днів тому +3

      Maxaa ku kadeeday mad afkaga iskaga hadashid? Dadka nocan ah gormay dhamanayan?😳 waxan English awal ayusan ehene

  • @abdinajiibdhiblawe4666
    @abdinajiibdhiblawe4666 5 днів тому +14

    26/april/2007 Ayey ehed waqtigu dhacay dagalkaas waxey ehed malin qamiis ah jimcihii diyaradi Ethiopian ka ayaa laso ride tariiq xanuun iyo murugo leh ayey ehed😢😢

    • @abdirahmanmuutu5656
      @abdirahmanmuutu5656 4 дні тому

      Wlhi waa xasuusta subaxda qamiista ah 6:00 cml ee xabada bilabatay waa maalinti ithopianka lagu jiidjidayay warshada caafi
      Maalintaas waliba 11:00 pm cml ee labada diyaaradod imaadeyn lkn duqeyn badan mageesan
      Maalinti kale ee jimcada ayee duqeyeyn ayaan qaxnay anaga reer xararyaale aheyn

  • @yareys3919
    @yareys3919 Годину тому

    Wanaag sameey weliba illaahay dartiis , waad heleeysaa abaal gutkaaga aduun iyo aaqiraba in shaa allaah,, waa gaba gabada sheekada waana hadal dhab ah
    Biloow illaa dhamaad waa sheeko xanuun leh mudan na in laga sheekeeyo oo la dhegeeysto
    RAG wuxuu ka sheekeeyaa JABKII soo marey DUMAR NA baraarahooda
    GUULEEYSO waxaa thy shaqsi dhiiran shaqsi iimaan leh , shaqsi nolosha noolaha qiimeeyo

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 4 дні тому +2

    Waa halyeey guuleed
    Balse inyar oo mana
    sheegasho ah baa
    hadaladiisa laga
    dhadhansanayaa
    Si kastaba waa laacibkii
    Goobta iyo halyeeygiiba
    Mahadsanid

    • @dal-xoreeye1030
      @dal-xoreeye1030 3 дні тому +1

      Sxb aan ku weeydiiye Guuleed heeybta o ku abtirsado magaraneeysa yo ahaa ?

    • @cademarwaan1621
      @cademarwaan1621 День тому

      XILIGAAS QOFKA WAXO KUSIKNAAY MAAD OGAAN KARTA INUU UDADLAY MIYUU QARINA ASIGO DHAWAC KATAGIN XILIGAAS GUBTA JOGAY WALHI QOFKASTO WEE CARARESAY KII KUQADO WAA QOF QOF DHAFAY

  • @ansarimohamoud666
    @ansarimohamoud666 4 дні тому +1

    I can't wait part 3

  • @sadakahmed6410
    @sadakahmed6410 5 днів тому +6

    plz ayaanle axmed cabdi salaan soo qabo

  • @fnw8688
    @fnw8688 5 днів тому +1

    Hanoolaato ❤

  • @ansarimohamoud666
    @ansarimohamoud666 4 дні тому +1

    Gudoomiye Ahmed Cabdi salaan soo qabo walal. Mahadsanid!

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr
    @NimoAliaboubakar-bj3gr 3 дні тому

    Guuleed Rabi haku xafido adiga oo kalena Alle hano badiyo

  • @KosSaid-ni3rq
    @KosSaid-ni3rq 5 днів тому +1

    Axax😭😭😭😭 walahay wa Nin qalbiwanagsan.alle.haxiftiyo❤

  • @deeqabdidahiriman1285
    @deeqabdidahiriman1285 4 дні тому +2

    waayahaas ilaa maantay lajoogo si caadi ayey iigu soo dhacdaa waagaas cabsi cabsidi kajirtay dadka walahy xisaabteeda in uu alle dhaafi doonin iyo dadki masaakiinta ahaa ee la gumaaday, ardaydii aan isku fasalka ahayn 2006 ilaa 2008 boqolkiiba 85 wey dhamaadeen dhalinyarada lood kaas dhan ahaa birtaasaa leeftay micno daro ay udhinteen allaha unaxariisto
    waxaa dhacday dagaaladi kadib schoolka wax dib ugu so laabtay inta lawaayay ayaa lasoo guuriyay
    waxaan dhiganjiray Ablaal primay and scondry school ex control balcad

  • @mohamedhanad6694
    @mohamedhanad6694 5 днів тому +1

    waa mahad santhy ayaanle adiga iyo #Gulleed

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 4 дні тому

    Moqadisho maxeey maalmo xanuun badan soo bartay Allah u naxariisto intii ku dhimatay dagaalkaas cadowga soo Qaaday. Lkn nasiib daro dad sheeganaayo ineey Somali yihiin ayaa ku faraxsanaay duulaanka xabashida.

    • @shafyabdi
      @shafyabdi 3 дні тому

      Waa ayyo kuwa ku faraxsan masiibada?

  • @hagal5522
    @hagal5522 5 днів тому

    Ilaahow unaxariisto intii dhimatay asikana Allah hauabaalgudo😊😊😊😊😢

  • @alinor1363
    @alinor1363 6 днів тому +2

    #Guuleed

  • @hassanabdiali2721
    @hassanabdiali2721 5 днів тому

    Libaax wye guuled waa saxibkey wxan isku baranay seminaar waqtigaa wxuu ahaa agaasimaha wazaaradda amniga galmudug😊

  • @leylaabdi-ym1tz
    @leylaabdi-ym1tz 5 днів тому

    Dagaalkaas goobjoog ayaan u ahaa illaaheygi na badbaadiyey ayaan ku mahdinayaaa

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 5 днів тому +1

    waa nin asaxaan badan ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @alidhoore7186
    @alidhoore7186 5 днів тому +1

    Horn Africa dad qiimo Leh ayay Soo saartay

  • @WalaalSaadkey
    @WalaalSaadkey День тому

    Ayaanle sxb axmed cabdisalam soo qabo

  • @haajidore7997
    @haajidore7997 5 днів тому +1

    gacmadheere markaas wasiir arimaha gudaha ayuu ahaa

  • @alinor1363
    @alinor1363 6 днів тому +5

    Ayaanlow Ahmed abdisalaan hadaad heli karto soo wareyso

    • @bishaarxasan6641
      @bishaarxasan6641 5 днів тому

      Ahmed abdisalam imika intee kunoolya

    • @alinor1363
      @alinor1363 5 днів тому

      @bishaarxasan6641 Ahmed dhanka siyaasadda ayuu aaday mar inuu danjiraha soomaali Ethiopia u fadhiyay noqday ayaan u maleynaa. Marna turkey inuu joogay ayaan ku maqlay balse deegaan ahaan halka uu ku dambeeyay ma hubo.

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z 5 днів тому

      Ali iman ba dhintay ahmed ma noolyahy

    • @alinor1363
      @alinor1363 5 днів тому

      @AbdirizackAmin-i1z haaa wuu noolyahy.

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z 5 днів тому

      @alinor1363 alle dila dhinto

  • @elminasibb
    @elminasibb 5 днів тому

    Damiirka iyo ragganimada ayaa la is dheer yahay Wallee

  • @Abdirahimmohamud-kp2jb
    @Abdirahimmohamud-kp2jb 4 дні тому

    M.a qaybta 3aad so dadaji wallaal aad ayaan u xiiseya waraysiyada aad la yeelato rugcadaayaasha qaasatan wariyasha marka aad waraysanayso so qabo c/raxmaan yuusuf sheekh Alcadalla XOgo fiican ayuu hayaa wa raggi ugu firfircona iadaca shabelle 2005 illaa 2007

  • @Fircoon-yare
    @Fircoon-yare 5 днів тому

    Wlh waan xasuustaa dagaalkaas

  • @caaqilofficial3093
    @caaqilofficial3093 6 днів тому +1

    Dadka Qabiirada Oo Da'da Ah Warbixintoda Soo Badi Wallka

  • @BareMaalin-bo5nc
    @BareMaalin-bo5nc 5 днів тому

    mahadzanid mahadzanid guleyd

  • @moa341
    @moa341 5 днів тому

    Mazuuliyad aad uweyn io risk baad isku darsatay guled alle hakaa abaal mariyo wanaagaas io caawimaadas aad wllka ufidisay

  • @mohamudulusow3668
    @mohamudulusow3668 5 днів тому

    Markii dance Faarax Bee rey waxay Reuters siisay Rory Peck Award oo ahaa Wariye lagu dilay Chech nya loogu maga darey !

  • @suldaankadadka5769
    @suldaankadadka5769 5 днів тому +1

    Wlhi as film ahaan u dhagaystay yacnii waxa uu nikaasi soo maray

  • @Mudane-b1y
    @Mudane-b1y 6 днів тому

    Maalintii xLqaad koowaad ilaa saakay waan augaayey hadma notisificationka ayaan fiiriaayey mahad sanid hala soo daahin fadlan hadda ay isoo dhacdayba horaan kadaawaday

  • @YusufHassanAli-du5ln
    @YusufHassanAli-du5ln 5 днів тому

    Wallhi. Gesebatahay Alha. Ajirkasiiyo

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 4 дні тому

    Waa maalintii Cadde Muuse Xersi wareysi uu BBC da siiyey ku yiri
    "Si wanaagsan oo aanan u hurdin 50 sano ayaan xalay seexday"

    • @mocaato
      @mocaato 4 дні тому

      Muxuu ula jeeday

    • @omarabdi3332
      @omarabdi3332 4 дні тому

      @mocaato
      Waxaa hadalkiisa loo fasirtay.
      Xamar ayaan ku soo laabtay 50 sano ka bacdi, iyadoo ciidamo Ethiopian ahi qabsadeen, reerihii haystayna Hoobiye iyo artilary aqaladooda lagu garaacayey, meydkuna jidadkuu tubnaa.
      Arintaa ayuu nasiib wanaag u arkay.

  • @RaufHadi-98
    @RaufHadi-98 5 днів тому +1

    Guulleed waa nin culus

  • @mohammedkhalif6281
    @mohammedkhalif6281 5 днів тому

    Guuleed Abaal badan Ayuu kuleeyahay Soomaali Oo Dhan

  • @alihaji6660
    @alihaji6660 5 днів тому

    Cabdi Dhaqane Cige ( Cabdi Yare) saaxiibkeey ahaa intuu ku dambeeyay

  • @husseinmacalincabdulle1264
    @husseinmacalincabdulle1264 2 дні тому

    Axmd cabdi salaan soo qabo ayaanlow

  • @aymanapdullahi6201
    @aymanapdullahi6201 4 дні тому

    Honoolato gormee sodhigtey wareysiga Abdi yare maxaana kuqoran

  • @yassinahmed1152
    @yassinahmed1152 23 години тому

    Runtii waxaan ku cabiro ma aqaan shaqada aad umada heyso, dhaxal reeb mudane!

  • @osmanibraahim4517
    @osmanibraahim4517 3 дні тому

    Biiem Ayay ethiopianka Ridaayen Ayaanle Salaad subax Arbacada ilaa khamiista Ayuu socday diyaarada waxay duqesay magaalda walbo

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 5 днів тому

    Waa nin raggeed geesi ah. Umalaynayo inaan sidaas geesi u ahay. Maalmaha adag ayaa dadka kala reeba.
    Cabdina in aad wareysi ka qaado ayaan rajaynayaa.

  • @alidhoore7186
    @alidhoore7186 5 днів тому

    Wasiirka arimaha gudaha ayuu ahay Asaga iyo Ina ceydiid ayaa la isku badalay

  • @imanyare5776
    @imanyare5776 5 днів тому

    😢😢😢😢xaalad aad xanun badan adiga gurmad u Bahan tahay sxbkaa waxad u awoodid malaha xalad qofkii arka keliya u fahmi karo

  • @SaladMohamed-n5h
    @SaladMohamed-n5h 5 днів тому

    Horta yaa maalgalin jiray horn afrik. Barnaamijyadii habeenka axada soo galin jireen maxaa ka mid qhaaa. Qaladaad badan baa ku jirey. Dib haloo raaco meesha dhibtu ka qabsataty

  • @haaruunomar7255
    @haaruunomar7255 5 днів тому

    ninkan Im sorry ala dhaha reer maxamud xarbi dadki hore lee yaqaano

  • @NourAhmed-17
    @NourAhmed-17 5 днів тому

    Attoore miyaa kan qaabku uga shekenaayo cajiib ah anigu waan taagnaa dadki oo mid hitinaayo mid qaylinaayo dhiig qulqulaayo ayaan xafiiskyga galay 😅😅

    • @MumtaazMaxamed-kq3bc
      @MumtaazMaxamed-kq3bc 4 дні тому

      Ninkan wax lagu qoslo muu kashekeeyay sawir yahow mise film ayuu ka hadlay adiga waqtigaas ina lugta inaka xirneed oo dabaal xarka cunoahed waxaa cadeenayo waxii dhacay hadaa goob jooga u ahaan laheed filim kuma tilmaamteen kumana qosasheen neef yabow xoolaha ah

  • @hagal5522
    @hagal5522 5 днів тому

    Arin murugaleh waaye

  • @hagal5522
    @hagal5522 5 днів тому

    Anika waagaas muqayaanjoogaay lkn waa musiibo nasomartay qaasatan rer muqdisho

  • @alidhoore7186
    @alidhoore7186 5 днів тому

    Aad Ayaan u aqaan Nin gaban o Caato o hongod leh

  • @farxandhagamadow
    @farxandhagamadow 5 днів тому

    Ayaanlow ahmed abdisalaam haaji aadan soo qabo sxbow adoo mahadsan

  • @abdifatahomaryaaziin3112
    @abdifatahomaryaaziin3112 5 днів тому

    Ayaanle cabdi dheere soo qabo

  • @AbdullahiFarah-k6x
    @AbdullahiFarah-k6x 5 днів тому

    Salaad cali jeele wasiirkuxiinka gaashandhiga waa

  • @libinabdi8659
    @libinabdi8659 День тому

    In goob dagaal ka jiro ama halis ka muuqato waxay aheed in laga raro meesha mas,uuliyiinta kuwa sheeganayo qalad ayey ku lahayeen runtii

  • @Mohamedhassanmohamed-e5g
    @Mohamedhassanmohamed-e5g 5 днів тому

    Ahmed Cabdisalaan soo qabo

  • @arooryo7463
    @arooryo7463 4 дні тому

    Cali Gedi ayuu ahaa ninkii dhahay halabaneeyo 10km²

  • @axmedcabdirixmaan-r8u
    @axmedcabdirixmaan-r8u 5 днів тому +1

    marka laga hadlaya dadka ad isla shaqaysan oo team ahan ad wada shaqaysan runti waxa yelanaysa walaalo qaraabo iyo family an ahayn kuwa ad dhiig wadaagta ad tihin shaqadu ma leh qabiil iyo waxas kas ad isku mesha ad ka wada shaqaysan ama wax ku barayan aya wax walba ku la ah anigu waxan dhagaystay qisooyin badan oo ay ka shekeyen dadki goob jooga u aha bahalnimadi ay soo martay dadka soomaaliyed ee malayin nafod la goyey arxan daradi dhacday wariyal badan aya la layey markay ka shekeyan kuwa maanta nool wa la yabaysa xaladas waraysigan Nasiib ayan u yeshay maanta ina 2 xalqadod ka dhagaysto waxan ad u naxa hada ka hor waraysi uu bixiyey xasan xanafi oo uu uga shekeyey suu u layey saxibadi ay shaqa wadaagta ahayen

  • @nasromohamud2625
    @nasromohamud2625 5 днів тому

    Gacmadheere wasiirka arimaha gudaha ayuu ahaa walaalkey ayaa sababtiisa ku dhintay

    • @MumtaazMaxamed-kq3bc
      @MumtaazMaxamed-kq3bc 4 дні тому

      Qaab nuuce ah abaayo asiga maa dilay ii sheeg xaladaha nuucas wan raba inaa ogaado inkasto wax badan goob jooga u ahaa

  • @Lagdheera
    @Lagdheera 5 днів тому

    Qabilka jooga waa diidin maxad ka heeshan dalka lagu bahdilay

  • @cawaalemahad7211
    @cawaalemahad7211 5 днів тому

    Geesi nin karmeeyd ah waaye .
    Guuleysta 2badiinaba

  • @farahabdullahi3143
    @farahabdullahi3143 5 днів тому

    Ayaanlow ninmankii umada soomaliyeed itoobiyanka kusoo hugaamiyay oo waxaas oo xasuuqa sameeyay iyo kuwa diinta beenta ah umada somaliyeed kulaayay waxay raban oo u hamun qaban in ay madax noqdan kuwana waaba yihiin marka sidee somaliya Nabad kunoqonaysa inta dadkii waxaas oo dhibata ah falay ay weli hormuud noo yihiin ????

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar 5 днів тому

    Ninkaan qaabka uu uga hadlayo raga dhaawacaa maahan qaab wacan erayada ah midaa Rafanaa midaa 1lug ku bood boodaa midaa meesha yaal maahan erayo ku haboon dadaa shaqo wadaag eheedeen oo dhib haleelay

    • @TufaaxMarket
      @TufaaxMarket 5 днів тому

      Wa sida wax u socdeen oo keliya

  • @Lagdheera
    @Lagdheera 5 днів тому

    Arirow geeka af maay sarat 😂

  • @BareMaalin-bo5nc
    @BareMaalin-bo5nc 5 днів тому

    Ninkan nin lamid wllgey kuma araga umada somaliyed weli waa kuyaryahay wlhii

  • @jamaomar5936
    @jamaomar5936 5 днів тому

    Gacame Dheere wasirka arimaha gudaha aayu maar aaha maar wuuxu aaha reysal wasare ku xiigen

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 6 днів тому

    Qofkaan is joxaaris badanaa

  • @joblessarts
    @joblessarts 5 днів тому

    Koonfurta kaliya kama dhicin dagaalkii arbacada, suuq bacaa oo helicopter diyaar lagasoo toogtay dagaala kasocday, siinaay, xaafada Ramadan intabana waa woqooyiga

  • @siciidabubakar1046
    @siciidabubakar1046 2 дні тому

    Waa beenlow ninkaaan ama wax badan ma oga xamaaasad qabiilna waa heesaa 😂😂😂😂

  • @abdihersi9158
    @abdihersi9158 5 днів тому

    Rageedi Wlhi Weeye Ninkani Ninkaa Abaal Wayn Ku Leeyey Runtii

  • @FatimaFatima-x8h
    @FatimaFatima-x8h 6 днів тому +8

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967717591071. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇.،.......

    • @AmalNor-s9g
      @AmalNor-s9g 5 днів тому +1

      😊

    • @AmalNor-s9g
      @AmalNor-s9g 5 днів тому

      Look pp pp pp

    • @AmalNor-s9g
      @AmalNor-s9g 5 днів тому

      Pp pp😊

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le 5 днів тому +3

      We have got your information leave us alone, you are bad people, we understand your game, and there is no one who has time to read scarmers letter, go away from somali platforms or we will report your mesage if it's possible

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le 5 днів тому

      I already reported you mesage, i wish all of us report your terrorism mesage 😡😡😡😡