Mashaa Allah siyaasi sare Amb affey nin caadi ah ma’aha, nin somali oo siyaasi ah oo ninkan lamid ah inuu jiro ilama aha xaqiiqatan, waa nin isku kalsoon meesha uu galana ey galantahay
Afeey walaaltinnimo wanaagsan ayaad u muujiyeen raggaas Soomaaliyeed ood diiddeen inaad cadawga iyo Guantanamo aad k badbaadiseen... Mahad aan la soo koobi karin🇸🇴🇸🇴👍👍
Ambassador Afey waa Mudane aan marnaba gacanta kala bixin arimaha Somalia 🇸🇴 waligiina u ordaayey inay mar uun bal dawlad dhistaan iyadoo aanay ka maqneyn wixii interest ah...
Waxaa cajaa'ib ah inaan illaa iyo hadda aan k SOOMAALI ahaan ogayn in dhibka na haysta ay ETHOPIA iyo KENYA oo front line ah oo haddana dhulal SOOMAALIYEED haysta inaan haddana k sugno maslaxaddayada🤔🇸🇴 Faraha ha nagala baxaan. Haddii kale sidan iyo si k xun baan waligeen ku jiraynaa😭😭🇸🇴🇸🇴
ليس الخبر كالمعاينة anigoo ka rajo go,sanaa soomaalida hadana waan sii yaabay markaan war bixintan daawaday sida soomaalida loo faragalinayo iyo sida ayna ulahayn siyaasiyiin wax fahansan o wadaniyiin aha
Sorry waxa la rabay inaa kuwa Nairobi kuso qaldamay qabatan xujo ka dhigtan inay shirka galaan ama kuwas ay marekan u gudbidonan. Lkn waa idinkan hoos baxdey
Waxa ay Somali midoobi doonta marka lagu faano dhamaan geesiyada Somaliyed ee cadow shisheeye naga celiya , marka yur la yidhaa kuwa Qabiil kicinaya si ay kursi u helaan .. Waayo waayo iyo sharaf somali ua-cam.com/video/HDcz6cX4d-M/v-deo.html
war somali waa dad imtaxaana ragg waa kii wada jabba wafdigii kibirkaa loo bixin karaa nimanka inta kenya garoonkooda ka dagay hadana hubka sitay misana indha adaygooda dhahaya waan iska soo dagnay taariikhda waa ma guuroon walaahi mindhaa nin ila socda baanan cidla uga tagin weigayba waxkastaba ha dhacaane ragg waa kii ama wada dhinta ama wada noolaada ragganimo nolasahaan adoo sharaf leh noolaw ama dhimo adoo sharaf leh
Thank you for sharing your story. You have to write a book about this, it is a lesson for the next generation
Instablaster...
Mashaa Allah siyaasi sare Amb affey nin caadi ah ma’aha, nin somali oo siyaasi ah oo ninkan lamid ah inuu jiro ilama aha xaqiiqatan, waa nin isku kalsoon meesha uu galana ey galantahay
Waaa waraysi dhaxal gal ah wll wad mahadsan tahay. AMB Afeey. Waxan dhihi lahaa buug tariikhda somaliya ku sahabsan qor. Thanks
Mahadsanid ayaanle iyo ambassador afeey.
Wariye Ayaanle mahadsanid walal, wareysi taxana ah oo macaan baad nala wadaagtay
Hanoolato mahadsanidin. Waa wareysi iyo xog muhim ah, waxa idinka codsan laheyn in ambassadorka wareysi gaar ah ku waydisan qabashasi sheikh shariif iyo sida ee u dhacday kadibna sheikh shariif laftiisa xamar ku boqatan dhinacisana arimahas kasoo wareysatan.
Asc sln ka dib walaalkeey ayaanle aadbaan ula socdaa barnaamijkan iyo kuwakale ee hanoolato waxaana ka faa,India waxyaabo badan oo nolasheyna dariikh hore iyo mid dambe waxaan lakiin si gaar ah kaaga codsaheynaa aniga oo asxaab badan oo barnaamijkan ku taxan inaad aad isii Daba gashid ambasadoorka gadaashii sidii ay dagaalka ku bilaabmay iyo qaabka ciidamada shisheeya loo dalbaday ka dib xamar miqaawamadi ilaa xasan sheeq waa naga codsi maxaa yeelay waxaan nahay da,yar oo rabto inay waxa ka fahmaan triikhdaas mahdsanid
Ambasador m,abdi afey wanin wax badan somalida usooqabtay jazaka llah
This is an outstanding historical interview
Ayaanle hadii ad Nairobi tagto so wareyso sheikh xasaan sualo badan u qabnaaa
Allow somali oo midah natusi oo kheyreysan inshaa Allah
😅😅 mm
Manshal laba qof o degan suxufiga iyo ambassador
Aniga intaan ka fahmey wareysiyadan somalina ma laheyn dad wax garad ah aqon yahano wadiniyin dadka ajnabigana namey rabin inan inan dowlad noqono mantana wali wa meesheni ban jogna alaa no maqan
Hadalkaas aad sheeegtay meel ha udhaafin wataas xaqiiqada
Afeey walaaltinnimo wanaagsan ayaad u muujiyeen raggaas Soomaaliyeed ood diiddeen inaad cadawga iyo Guantanamo aad k badbaadiseen... Mahad aan la soo koobi karin🇸🇴🇸🇴👍👍
Ambassador maxmed cabdi afeey waa inuu buug ka qoraa hawshaan ayaanle na la kaashataada qoristiida,
Sidaasan ku talin lahaa
Ambassador Afey waa Mudane aan marnaba gacanta kala bixin arimaha Somalia 🇸🇴 waligiina u ordaayey inay mar uun bal dawlad dhistaan iyadoo aanay ka maqneyn wixii interest ah...
Chanelkan please subscribe wada saara
Ayaanle woo dadaalayaaye garab istaaga dhamaan ✅✅✅✅
shariifka waxu aha jajuus mareeykan ah
Intaan ka og nahay kan laftiisu waa adeegayaasha cadowguu ahaa!!!
Somalia alqaacido dhibka oguweyn ugeestay bad badbaadisay wlhi wayo xasan Turkey wa alqacido sidokle Ibrahim afqaan wa maskaxda kadambeesay alshabaab
Ambassador afey tarikh xumada ad kucelcelineso qiil kuma noqoneso e raga alqaacido bad badbaadisay
Waxaa cajaa'ib ah inaan illaa iyo hadda aan k SOOMAALI ahaan ogayn in dhibka na haysta ay ETHOPIA iyo KENYA oo front line ah oo haddana dhulal SOOMAALIYEED haysta inaan haddana k sugno maslaxaddayada🤔🇸🇴 Faraha ha nagala baxaan. Haddii kale sidan iyo si k xun baan waligeen ku jiraynaa😭😭🇸🇴🇸🇴
Fursadaas waxaa khasaariyay
Maxaakiimtii, waayo aqoonsigii dawladda iyo dhulkii ay haysteen haddii la isku dari lahaa guul ayay ahaan lahayd.
Qosol badanaa kulahaa inta baabuur kusnaaho taalay nalal looga dhigay diyaarada lagu dajiyo.
ليس الخبر كالمعاينة anigoo ka rajo go,sanaa soomaalida hadana waan sii yaabay markaan war bixintan daawaday sida soomaalida loo faragalinayo iyo sida ayna ulahayn siyaasiyiin wax fahansan o wadaniyiin aha
Asc. Waraysiigi wuu ka dadsanyayahaye isku soo ouooui
Jag Jag 😀
Sorry waxa la rabay inaa kuwa Nairobi kuso qaldamay qabatan xujo ka dhigtan inay shirka galaan ama kuwas ay marekan u gudbidonan. Lkn waa idinkan hoos baxdey
Ayaanlaw safiirka buug inuu kaqoro sooyaalkan kula tali
Gacanba maalin ba la barkada wallka oo dhib ku jira waliga u hiili gar oyo gardaraba
Aniga waxa igaga baxay in wadankan dad uu san lahynin u dimriya nabadiisa iyo dowlad nimadiisa
fursadaas waa fakatay oo in kuwatana pey loo qaaday ahayd
Af qashan
Midaar caalimi ah sideey koox dagaalma looga ogolaada waliba iyago hub nooc walbo wato timir lafku jirto
Afeey umadena maa aha maxuu fulxumo usoo taagna...... waxaa uu ka sheeyke yaay movie oo Hollywood aya kufiic need not in real life
Shukran, waa taariikh kaloo xasuus leh. Markaad taabatay siduu shariif kugalay Kenya ayuu kaa cudur daartay laakin inaad intaas kaga hartid ma'ahan kkkkkkkk
Midow maxkamado kkkkkkk
War argagixiso shabaab dhashay bay ahaayeen
Waxa isku deerye somalida itobiya iyo beeshe caalanke waal iyaaga inflowncka leeh
Farmaajo 2020: Kenya waa cadaw, Ethiopia waa walaal. Allaha maxaa been la isku sheehay. Taariiqduse qoran.
Waxbuu qarinaaya ninkaa si u qarinayo waxad ka garan si xishod xishod ah ayu u hadlaayaa
Dhaqtar iyo umulisaba sidaay wax u arkaan uma sheegaan
Waxa ay Somali midoobi doonta marka lagu faano dhamaan geesiyada Somaliyed ee cadow shisheeye naga celiya , marka yur la yidhaa kuwa Qabiil kicinaya si ay kursi u helaan .. Waayo waayo iyo sharaf somali ua-cam.com/video/HDcz6cX4d-M/v-deo.html
war somali waa dad imtaxaana ragg waa kii wada jabba wafdigii kibirkaa loo bixin karaa nimanka inta kenya garoonkooda ka dagay hadana hubka sitay misana indha adaygooda dhahaya waan iska soo dagnay taariikhda waa ma guuroon walaahi mindhaa nin ila socda baanan cidla uga tagin weigayba waxkastaba ha dhacaane ragg waa kii ama wada dhinta ama wada noolaada ragganimo nolasahaan adoo sharaf leh noolaw ama dhimo adoo sharaf leh
Qaybo taxaana ah uu same
maxa maxakiim ah waxeeey ahayeen argagaxiso
Inta ka ogahay maxaakiinta waxay the best chance oo Somali soo martay