TAARIIKHDA MARXUUM ABWAAN XASAN QAWDHAN YUUSUF

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 32

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Рік тому

    Xasan Qawdhan Yuusuf Ilaahay ha naxariisto, jannsdiisii udgoonaydna ha ku casuumo, eheladiisii, asxaabtiisii, reer Somaliland iyo Soomaalida guud ahaan samir iyo iimaan ha ka siiyo. انا لله و انا اليه زاجعون. Maantuun baan maqlay.

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 років тому +7

    Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo
    Abwaanka Xasan Qawdhan waxa uu kamid ahaa dadkii afka soomaaliga heerka gaadhsiiyey

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 4 роки тому +2

    Alah ha u naxariistee Abwaan Xasan Qowdhan yuusuf waxaanuu u wada shaqayn jirney haayad layidhaah M.S.F.waxaanu ka ahaa kuug dhakhaatiirta aan xadka lahayn 1986 nin iska shaqaysan jirey ayuu ahaa

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 5 років тому +2

    Profesor ibraHim alle ha ku sharfo allena ha u nxriisto xasan QAWDHAN

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 4 роки тому +3

    Wuxuu ku dhashay abwaan xasan qawdhan yuusuf tulada u dhaxaysa hargaysa iyo berbera ee dhubato layidha sidan maqlay saxib yal

  • @ayaantohassan4940
    @ayaantohassan4940 4 роки тому +7

    Aabo ialhey haku naxarosto

  • @isseosman3574
    @isseosman3574 Рік тому

    ALLAHA U NAXARIISTO MALMIHII FADLIGA LAGU JIRAAHE

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 5 місяців тому

    AUN Amiin

  • @hamseali6585
    @hamseali6585 7 років тому +5

    Alle ha unaxariisto samir iyo iimaana alle ha inaga siiyo dhamaanteen muslimiinta oo dhan

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому +1

      Hamse Ali walaal adoo iga raali sawirka ahmed gacayte aun, maxaa kugu kalifay qof kale sawirkiisa inaad isticmaasho waa khalad waliba qof dhintay aun kana sii daran wajigaagii ayaad qarisay markaasaad qof dhintay isticmaalaysaa macaa ehelkiisaanay u banaanayn iska qaad walaal una ducee khayr Allah ha ku siiyee.

    • @hamsealiabdullahi7903
      @hamsealiabdullahi7903 6 років тому +1

      Wll waa runta waanad saxantahay lkn ciwaankaasi uu iga xidhmay mahadsanid wll

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 3 місяці тому

    ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn xasan qowdhan❤

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 4 роки тому +5

    Heesta Hombaro waxaa leh Cabdi Adan Qays sida uu sheegay Bashir Xadi Laftgiisu bal raadsha waray sigaas.

  • @updirahimomar5388
    @updirahimomar5388 Рік тому

    Heesta waan kuu waramayaa naftaydaay

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Рік тому +1

    Heesaha Kala ah
    1:Hoobaro Libaax: Waxa sameeyay cabdi aadan xaad cabdi qays
    2:Hunu hunuu:waxa Sameeyay ahun Cali Sugule duncarcarbeed

    • @abdullahi370
      @abdullahi370 Рік тому

      Iska hubi waxad qoreyso hunuu hunuu waxa lahaa abwan xasan qawdhan

  • @geediadem5015
    @geediadem5015 3 роки тому

    Soomalida badda joogtaay dad noqda oo sidan isu dhaama soomaalidii hore wixii ay soo qabteenba idiinka baabiyey Allah ha naxariisto somaalidii hore kuwaas oo ahaa dadkii magaca soomaaliyeed caalamka inay soomaalidu tahay dad hanweyn oo quuris iyo dewersi aqoon qaadanna

    • @ashaabdillahi3536
      @ashaabdillahi3536 Рік тому +1

      Ma ah somali oo dhan abwaankani waa reer somaliland kala garo

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 6 років тому +3

    Ilaahy ha unaxariisto

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 7 років тому +4

    Alla yaaraxma xasan qowdhan Yusuf

  • @ولهالسحيم-ف9ل
    @ولهالسحيم-ف9ل 6 років тому +1

    Alle ha u naxariisto

  • @omergul4363
    @omergul4363 3 роки тому

    Iyagaaba istafaafulay marxuunku,wuxuu yoshi Shanahan la iiqaad,dhakhtarada shisheeyuhu igu shire dhammantood,was heesii mr qawdhan

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 5 місяців тому

    wixi fanaan iyo abwaan lasiin lahaa wahaabi aragixisaa qaatay😢

  • @maxamuuddaacad5296
    @maxamuuddaacad5296 2 роки тому

    ALLE HA UNAXARIISTO

  • @xasanduaale8296
    @xasanduaale8296 3 роки тому

    Abwaan xasan qawdhan illahay how naxaaristo

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 6 років тому

    Waad mahadsan tiin,,

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 6 років тому +1

    Wariye sifcan wax u waraysnya somali ka wayey kkkk.

  • @SuperKahin
    @SuperKahin Рік тому

    Ibrahim waa nin aad ugu qoto dher hesaha iyo riwaayadaha weliba weriye FCN baan waraysanay 😂