Allah ha u naxiisto abwaan xasan qawdhan oo aanu inbadan jaar ahayn laga soo bilaabo 2004 waxaan ogaa isagoo hargaysa jooga waliba wakhtigaa jaamacada hargaysa aan filaayo inuu wax ka dhigi jiray walaw aanan hubin Waxase ayaan daro ah in aan maydkiisii lagu aasin dalkii iyo dadkii uu usoo halgamay abaalkana uu ku lahaa Waxaa uu ahaa Abwaan ku xeel dheer dhaqanka reer guuraaga , miyiga iyo maagaladaba
Heeso waa heesihii hore ragna waa ragii hore heesaha aan doogoobin oo dhan waxa ilaahay ku manaystay abwaaniinta reer somaliland min saylac ilaa ceerigaabo.,waxa soo raaca sangub oo abti loo ahaa.
Maxaa suugaan luntay oo god lala galay, oo cid ka reebta oo qorta la waayey, ninkan hoos ku yuchi 15 sano ayan jaar ahayn muxuu uga qori waayey taariikhda abwaanka iyo heesaha iyo ruwaayadaha badan ee uu sameeyey. Hadda weli qaar baa nool cid wax ka qorta la waaien, aun Kulux baa igu yidhi kaalay iga qor, wuuse xanuusaday, too little too late sorry
Reer waqooyiga gacan ban u tagay heesa somalida inta ugu badan iyga samayey.
Sara Hussein hhh rer somaliland dheh
Somaliland dhe sxb
Sool iyo sanaag maaha somaliland wase waqooyi mangaabow
@@maxamedhagar2052 sool iyo sanaag waa la wada dega
Macalinkii jacaylka oo cashar jacayl ah dhigaya RABBI SWT janatul fardawsa ha ugu deeqo isaga iyo muslim oo dhan
Inaa lilaahu Wa ina ileyhi raajicuun, Alle Ha u naxariisto Abwaan Xasan Qawdhan yousuf Alla magan , Alle Naxariistii jano ha ka waraabiyo 15 kii sano ee u danbeysay Jaar baan ahayn marxuumku waxa uu ahaa qof cibaadada iyo camal ka fiican dadka ugu baaqa waxaana uu ku xidhnaan jirey masaajid shariifka la yidhaahdo oo ku yaal xaafada uu degenaa Halkaas oo uu biyha iyo nadaafada Masaajidka isaga iyo odayaal kale u xilsaaraayeen, Sidoo kale waxaan saaxiibo dhaw iyo classmate ahayn Inankiisa Maxamed Xasan Qawdhan oo qudhiisa ah Abwaan iyo murti maal xikmad yahana, Gebo gabadii waxaan ilaahay uga baryayaa inuu U naxariisto Naxariis dhamaystiran, waxaanan tacsi gaadhsiinayaa Dhammaan ilmo xasan qawdhan iyo caruurtooda oo aan leeyhey samir iyo allaha saadiqa ahi ha idinka siiyo idinka iyo dhammaan umada soomaaliyeeedba..Aaaaamiiin Aaaamiiiin Aaamiiin.
abdirahmaan aadan abokor waa sidaa aad u sheegtay ilahay waxaan uga baryayaa in naxariistii jano ilaahay siiyo abwaan xasan qowdhan yuusuf
Allah naxariistii jano hakawaraabiyo qabrigana ha u waasiciyo dembiigiisana ha dhaafo
Xasan Qawdhan yuusuf AllaMagan.
Allah ha u naxiisto abwaan xasan qawdhan oo aanu inbadan jaar ahayn laga soo bilaabo 2004 waxaan ogaa isagoo hargaysa jooga waliba wakhtigaa jaamacada hargaysa aan filaayo inuu wax ka dhigi jiray walaw aanan hubin
Waxase ayaan daro ah in aan maydkiisii lagu aasin dalkii iyo dadkii uu usoo halgamay abaalkana uu ku lahaa
Waxaa uu ahaa Abwaan ku xeel dheer dhaqanka reer guuraaga , miyiga iyo maagaladaba
Allaha u naxariisto Abwaan Xasan Qawshan waxaa la ii sheegay in uu shalay ku geeriyoodey Sweden.
alle ha u naxariistao abwn xasan waa nin ciidagale H
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiye wan u duceeynayaa caawa ayaa iigu horeysey maqalkiisa iyo aragiisa 16/10/2018 balse heesaha uu sameeyey weligey wan dhageysan jirey sida heesta shabcaan 1978 ayaan dhageysan jirey ilahay dembigaaga ha dhaafo qofo somaliyeed oo wanaag noo sameyey ayaad ahayde amiin
Hada ayaan buuga abwaan xasan qawdhan soo saari doonaa insha allh ee sidaa ku biyo caba.
Alle haw naxariisto adeero Xasan Qawdhan Yuusuf,
Abwaan xasan qawdhan wxuu ahaa abwaanadii tiir dhexaadka u ahaa fanka somaalida ruwaayado badan oo diwaanka galey ayuu alifay heesuhu sameyay ma kala dhacayn lkn anigu wxn sigaara u jeclaa qalam jalam heesta tidhaah qalinle ku luqeeyo ubaxoo dilaaco weyaan rabi naxariistii janno haka waraabiyo 😭
Heesaha xasan qawdhan waxan ugu jeclay heeata axmed mooge qaado miidamo dhego male hadduu malag dhawaaqe iyo heesta shankaroon iyo axmed cali cigaal ee sida haro gagiban oo biyo galac ka leeyihiin geestana doogiyo ubaxo is gaadheen iyo godadle waa gadiisi magool iyo axmed mooge
rabi naxariistii janno haka waraabiyee keligaa baa riwaayad meteli kari lahaa,muxuu murti qiimo leh soomaali uga tegay
Allah ha naxariisto Abwaan Xasan Qawdhan
Alaha ha u naxaristo qabrigana ha u nuro amin
ALLAHA U NAXARIISTO ABWAANKA
Ilaahayo Hamada ka waraabe, Wuxuu ahaa abowaan qaaliya
Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo Abwaan Xasan qawdhan
Xasan qawdhan yusuf ilaahay ha u naxariisto abwaan culus buu ahaa
Ilaahay hakuu naxariisto adeero Xasan Qawdhan Yuusuf.
Heesta qalam jalam laxanka waxasaray oon afkisa kamaqlay mulaxanka weyn ee xasan gareyd
Ilaahay haunaxariisto Abwaan xasan Qawdhan
ILAAHAYOW u Naxariiso awbaan xasan qawdhan
Allah haw naxariisto janatul firdowsana hawgu deeqo
Eebow ku naxariiso
Waa isaaqii adalka aha
Ma aha kuwan aad moodo deero asadahday
allha unaxaristo abwan qowdhan
Alla yarxama Hassan qawdhan dhowaan ayuu geeriyooday...
Alle naxariistii janno ha ka waraabiyo
Alla hawnaxariisto abwaan qaaliya
Allow ducadaadaa ugu dambaysa noo aqbal adna kaa abaal mari
AHN Abwaan Xasan Qawdhan Wuxuu Ahaa Bad Aan Laga Dhamanayn
Cali seenyo waxay ahayd inaad Wareysi gaara ka Qaadid....ABWAANKA WEEN
Wuukaga qaaday hctv markuu joogay cali walalo
Aun Abwaan xasan Qawdhan
Adunyooy xaalka be , waa adunyo Raggii ragg ahaa aakhiro wda tagey waa a abwn Xsan Qwdhn waa mid kmida jiilashii dahabiga ahaa waa kuwa hdba Somalidii dhbta ahyd ee afsomaliga ku faani jiray afkooda hooyona fahamsnaa inuu yhy kan umdkasta illhy ugu tlo gly iny siksta u adegsdaan isticmlkiisa iyo ku hdlkiisa siiyaan ahmiyda koowaad hdy inuu rabaan iny nolosha horumar ka sameeyaan
Illahaw u naxriiso danbigiisana dhaaf isaga iyo wixi islamaba
Allaah yaa Arxama raaximiin Aamiin yaa rabbi
Alle ha u naxariisto wllo
Ahn abwan xasan qawdhan
Allah ha unaxariisto
Xasan Qawdhan Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyo.
Heeso waa heesihii hore ragna waa ragii hore heesaha aan doogoobin oo dhan waxa ilaahay ku manaystay abwaaniinta reer somaliland min saylac ilaa ceerigaabo.,waxa soo raaca sangub oo abti loo ahaa.
Abwaan kaariye iyo yam yam na ku dar
Allah yaar xamu
Abwan xasan qowdhan
Kkkkkkkkk jufa uuray ku geeya waa buurku taal banka wajaale
Waa halkuu xasan Qawdhan yuusuf geeyay waa deegaanka ay kasoo jeedo xaaskisu
Alle ha u naxariato
Abwaan Xassan Qowdhan Yuusuf AUN
ilhay naxtsti jano haka warbiyo
Alle haw naxaristo
Abwaan xasan qawdhan waa abwaan khatara lakiin kuwo ka saaro la soosari yaqaana
abwaan qiimo leh xasan qawdhan
Italalin maheydid ku Talinmahay waxay ku socoti Somalia iyo waqoyi
Abwaan qaliya alle how naxriisto
alle naxriisti jano haka waraabiyo marxuumka
Italin maysid kutalin maayo kala tagi mayno isaga lahaa qaarba wax bililiqaysta
Allah ya arxamuka abwaan Xassan qawdhan
Ibraahin gaadhle
Maxaa suugaan luntay oo god lala galay, oo cid ka reebta oo qorta la waayey, ninkan hoos ku yuchi 15 sano ayan jaar ahayn muxuu uga qori waayey taariikhda abwaanka iyo heesaha iyo ruwaayadaha badan ee uu sameeyey. Hadda weli qaar baa nool cid wax ka qorta la waaien, aun Kulux baa igu yidhi kaalay iga qor, wuuse xanuusaday, too little too late sorry
aad iyo aad sxb aadba laga dahay sxb
Waa abwaan qiimo leh.
no name ilahay haw naxariisto abwaan Xasan qawdhan
Hii
Yuusufshaacor
xabakedina lagu shubay bal sheega
qoraalkaaga khaldan maxaa la sheego,xabag kidi weeye geedka kidiga la yidhaa xabagtiisa weeyi
Mahdi Cabdi kidigu xabad malaha
Gar Waa Loo Islam wuu leeyahay walaal
Kedi waa geed wuxuna kabaxa
Oo aaan anigi ku arkay
Berber iyo burco dhexdooda
Kiddi dheh, @@tawxiid1873