Taariikhda Marxuum Abwaan Cali Gaab (Alle ha u Naxariistee)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @galaydhyare7501
    @galaydhyare7501 4 роки тому +14

    Cali diiriye abwaan caana weeye allaah hawna xariisto.heesabadan ayuu sameeyay .qof murtibadan ayuu ahaa
    1 August 2020 cidii iga danbaysa like iisaara

    • @hamsehistory3821
      @hamsehistory3821 3 роки тому +1

      Waad iga haysaa Galaydhoow sxp hhhhhhh weliba waan so habsaamayee

    • @galaydhyare7501
      @galaydhyare7501 3 роки тому

      @@hamsehistory3821 thanks sxp xamse

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 5 років тому +3

    Abwaan cali Diiriye waa daljir dahsoon
    Mmsoomalida soomaaliya aad uma taqaan abwaanka.
    Waana la yaabayaan.markey maqlaan heesaha soomalia ugu caansan in maskaxdii aliftey ahaa marxuumka alla ha unaxariisTo.

    • @dominiksamir6763
      @dominiksamir6763 3 роки тому

      a tip : you can watch movies on flixzone. I've been using them for watching all kinds of movies lately.

    • @clayjesiah4067
      @clayjesiah4067 3 роки тому

      @Dominik Samir Yup, I have been using Flixzone for since december myself :)

  • @AbubakerCabdi
    @AbubakerCabdi 11 місяців тому +1

    Abwan cali diriye cali gaab waxuu ahaa xigmadi oo qof ah lkn intarikhdisa dadka badan ay garanayn waxaa ugu wacaan waa dadku ka dhashay ee beesha ciise oo awbaniintoda iyo tarikhdoodaba daryeelin

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Рік тому

    Cali Gaab alle ha u naxariisto nin qiimo leh Buu ahaa waliba hal-abuur!

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm Рік тому

    ilahayow u naxariiso.

  • @bulaale
    @bulaale 6 років тому +2

    Allah ha u naxariisto Abwaanka.
    ninka la waraysanayo, wax badan oo khalad cad ah ayuu sheegayaa, Somali oo idilna wada ogtahay.
    Heesta Qormo iyo Allahayow dad ma aqaan, labadaba Singub baa leh. Shicibyahow wanaagsani, Cisman Askari baa leh. Dalmar, Kaariye ayaa leh iwm.

    • @abdullahihersi3692
      @abdullahihersi3692 5 років тому

      Ninkaan la wareeesanao wax badan buu ogyahay balse waa sida aad sheegtay dhowrkaas hees inuu qalday baan filayaa Qamar waa Sangub. Dalmarna waxaa lahaa Kaariye

    • @aliismail8799
      @aliismail8799 4 роки тому

      Dalmaroow cali gaab ayaa lahaa taa idaacadii hore ayaan ka dhagatay iyagoo sheegaya oo leh eraydii cali diiriye cali gaab .dhawar iyo sideetankii cida curisay

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Рік тому

      Cali diiriye laftiisa Sheegay way duubantee eega, Cali gaab Maaha Isaaq waa ciise, haku qabsan

    • @ahmetff309
      @ahmetff309 5 місяців тому

      Ninkani waa war gal wax badanna ka og fankii soomaalida

  • @mahamedwardi2996
    @mahamedwardi2996 6 років тому +2

    Alle ha u naxariisto abwaan cali gaab
    Runtii waa halyay somalida u dhashay

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 4 роки тому +1

    Waar saxib yal saylac waba khatar cali gaab iyo xasan sheekh mumin ragii raga u gu cusla weye ilahay naxariis jano haka warabiyo aamiin amiin aamiin

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 6 років тому +2

    Alla u naxariisto abwaankan halyeeyay somaliyeed buu ahaa. Markay jabuuti qaadatay xoriyada ayaa madaxwayne Xasan guuleed ku yimid booqasho Somaliya markaas ayaa siyaad bare ku daray abwaan cali gaab sababtoo ah jabuuti waxaa markaas askartu u baahneed hal abuur guubaabiya.

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 2 роки тому

    Asc sxb MMC media wad ku mahadsantihiin sidaas wanaagsan ee u qadadhigteen abwaan al marxuum Cali diriiye CALI GAAB heesahan isaga intabadan lahaa wa sax lakiin heeska meday meday aya idinka qaldan waxa iskalaha jilaagi waynaa ee Soomaaliyeed alaah ba wayne wa micaad migane aw ma caleesh Alaha u wada naxariistee 2da abwan faamii miday ahaayeen alaha u wada naxariisto fanaaniinti somaliyeed ee geeriyooday dhammaan janadisi Alaha kuligood ka warabiyo Khadra Daahir Cige oo u dambaysay shalay la duugay hooyadii jacaylka ladhihi jiray mama khadra janatul firdowsa Alaha siiyo amiin amiin amiin 😢😢😢😢

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Рік тому +1

    War saaxiibayaal Suugaanta hala xaqdhowro abwaanada Heesta "WAA LOO DHASHAA WADANI", Xuseen aw faarax baa sameeyay waana heestii ugu danbaysay ee Soo baxda abwaanku waraysigii Uu bixiyay Bilihi udanbaysay noloshisa ayuu ku sheegay inuu lahaa isagu.
    Mahadsanid

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 6 місяців тому

    Abwaan cali gaab❤

  • @Ninbiraa
    @Ninbiraa 3 роки тому +1

    Allaha uu naaxaristo

  • @waayeeljam9543
    @waayeeljam9543 6 років тому +1

    Aun runtii Aniga maanta ayaa iigu horaysa abwaanka taariikhdiisa wuxuu ahaa geesi

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 років тому +4

    Ilahay ha unaxariisto Janadiisii fardawsana hageeyo Abwaanka

  • @hassanabdi6649
    @hassanabdi6649 6 років тому +2

    Allaha u naxariisto amiin

  • @aarlibax6132
    @aarlibax6132 6 років тому

    wiilkani taariikhda fanka aad buu u hayaa

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 9 місяців тому

    Viva Shacabka Soomaaliyeedoow

  • @AbubakerCabdi
    @AbubakerCabdi 11 місяців тому

    Baal qiyaas hadrawi iyo cali gaab labaduba waa labo awban oo waxbadan curuyay lkn hadrawi somali dhan ciid garanayn ma jrto lkn cali gaab ciise waa dad dacay haldoorkisaa iyo halyaydisa tarikhdooda aan qorin

  • @ismailomarfarah9585
    @ismailomarfarah9585 6 років тому +3

    Shicibyohow wanaagsani Cismaan Aadan Xuseen Askari baa iska leh shaki kuma jiro

    • @samadabara4792
      @samadabara4792 6 років тому

      Ismail omar farah adeer beenta iska daa .isakaa iska leh heesta .abwaan wayn buu ahaa.

  • @xasancawaale3826
    @xasancawaale3826 6 років тому

    ibraahim cali tnks ustaad

  • @husseinmohamed1947
    @husseinmohamed1947 Рік тому

    Kowsar abdi sugal

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому

    Aun cali gab abwan weyn waye

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29

    11 January 2018

  • @ilkacase1551
    @ilkacase1551 Рік тому

    Guuleysta

  • @abdisalah8984
    @abdisalah8984 5 років тому

    Kuwani taariikhday kufsadeen gacan Ku rimis abwaanka ha ceebaynina

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 років тому +1

      Somalidu dadka ay ka dhaqaaqi weyday waa adiga oo kale, oo far in la qaado diidan, taariikhdu waa isku geyn geyn, in wax la xuso waxay dhaanta inaan laba xusin, you're on of the people who gave a bad name to somali people, green with envy

  • @abdisalah8984
    @abdisalah8984 5 років тому +1

    Heesihii sangub heesihii kaariye heeesihii cismaan askari iyo heesihii xusen aw faarax
    War si fiican dadka wax ugu sheega Cali gaab Na waa abwaan heesohiisana ma wada taqaanaane iska daaya

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 років тому

      what you mean iska daya, adigu haddaad dhaanto soo bandhig, hase odhan daaya, shame on you

  • @hararemedia
    @hararemedia 10 місяців тому

    tariikh ahaan fanka xoogaa wax baa ka khaldan

  • @bacheibnanouar1904
    @bacheibnanouar1904 6 років тому

    Allaha ku naxaristo awowo 😭

  • @rooblemahamedali4290
    @rooblemahamedali4290 6 років тому

    Ibrahim Cali Mahad sanid Sxb Alle Ha unaxaristo marxumka

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 4 роки тому +1

    Wllo yaal ilahay ka cabsadoo ninkan lawaray sanaya sangub waxba kama shegin lkn saxa de waxa ku dhantan wuxun lama caye waa basharde maha mala iig

  • @Cartan7
    @Cartan7 6 років тому

    hal abuur cali diiriye cigaal wuxuu ku dhashay somali waqooyi

  • @galaydhyare7501
    @galaydhyare7501 4 роки тому +2

    Waar heestii ugu qaalisanaydba waad ilawday shankaroon waxaa qaada pro dalxa .iyo waliba laba heesood ookale

  • @ahmednour5327
    @ahmednour5327 6 років тому +3

    Beenaale theatra hargeisa waxa lagu furay sidaa maysku qabnaa mise waan qasanaa iyo dumistii aqalkayka kaariye iyo hassan ganey ayaa lahaa beenta joojiya

    • @samadabara4792
      @samadabara4792 6 років тому

      Ahmed Nour adiga been sheegaya abwaan cali gaab qod gaadha ma jiro ee fanka la fadhiiso.

    • @djadrahan354
      @djadrahan354 5 років тому

      Hooya wase

    • @djadrahan354
      @djadrahan354 5 років тому

      @Ahmed Nour garac

    • @yareali4353
      @yareali4353 5 років тому

      Abdirahman yare mesha hooyo maxa keenay subxanalah war meshan hees lagu haya walid ha keenin

    • @djadrahan354
      @djadrahan354 5 років тому

      @@yareali4353 waa banalaha

  • @abdirazakaden808
    @abdirazakaden808 3 роки тому

    Digtorka wa heska rahma ros qado oo orginalkeda nimco yacin waxa ka mida erayada dubka igu yalo mar horan dushisa la igu dadshay malabo

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 6 років тому

    Ibrahim cali##noolow +iyo wariyaha

  • @abdiwahabashkir3369
    @abdiwahabashkir3369 4 роки тому +1

    Lacanadii Ku dhashay Wase Fanka Beenta Ka daa, Heesta Deeqa Kaalayx dalmarow Waxaa Iska Leh Maxamed Cali Kaariye Waxaana Ka Sheekeesay Shankaroon Axmed Sagal , Boobka Joojiya

    • @hassandahirabdille7329
      @hassandahirabdille7329 2 роки тому

      Maxaad u caayaasa isaga iyo waalidkiisba wax kugu filan wixii aad u arkaayso qalad in aad saxdo.

  • @miadeawaleh8242
    @miadeawaleh8242 4 роки тому

    Ali

  • @salanalsomali3796
    @salanalsomali3796 2 роки тому

    P

  • @ahmednour5327
    @ahmednour5327 6 років тому +1

    Beenta joojiya cismaan askari ayaa lahaa heestaa

    • @samadabara4792
      @samadabara4792 6 років тому

      Ahmed Nour kkkkkkk beenta adiga ayaa sheegaaya.cali gaab ayaa laha heesta ee fanka iska jooji.

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 6 років тому

    Heeso badan oo abwaanku lahayn baa lasiiyey
    Sida heesta deeqa iyo dalmar darbi iyo magool kaariye ba leh
    Dhigi maayo tuutaha sangub baa leh

    • @samadabara4792
      @samadabara4792 6 років тому

      Abdull bulbul adna been sheekaya.dadka baaritaan ayay sheeken .ee halka beenta la fadhi.

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 6 років тому

      samada bara bro adigu soo baar hada fanka xogogaal utahay hadjj kle shimbiraw heesa

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 5 років тому

      Abdull bulbul ; heesta dhigimaayo tuutaha waxaa leh AUN Abwaan Cali Gaab.

    • @drbuux4429
      @drbuux4429 5 років тому

      Salaad darbi waa noolyee hala waydiiyo

    • @abdisalah8984
      @abdisalah8984 5 років тому

      War xishooda beenta dhaafa Cali gaab waa abwaan laakiin heesaha qaar ka aad sheegayso ma wada lahee waxaad u baahan tihiin aqoon weyn waxaad aqrinaysaan waa iska caatifadii hargeysa xishooda kkkkkk

  • @husseinmohamed1947
    @husseinmohamed1947 Рік тому

    Kowsar abdi Sugal