*Bashiir Jaawi | Heestii Dib Miyaad Usoo Dhalan | ESTV Showgii Sanadka Cusub 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024
  • ►LIKE
    ►COMMENT
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►SUBSCRIBE
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.co...
    / dalmar_d
    / dalmar
    / caweyskadalmar
    Instagram / caweyskadalmar
    TUMBLR / caweyskadalmar

КОМЕНТАРІ • 435

  • @axmedhanadofficial8347
    @axmedhanadofficial8347 9 місяців тому +19

    Heestan waxaan soo booqday 19 /11/2023
    Runtii wax nagu timi geeri xanuun badan waxaan nu waynay walashay qaali Alle hakuu naxariisto walll
    iigu soo duceeyo wallo🤲

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  9 місяців тому +4

      Aamin

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 місяці тому +2

      Ilaahay ha unaxariisto oo qabriga ha unuuro

  • @hamzemurtiileh5497
    @hamzemurtiileh5497 3 місяці тому +4

    9:22 am 18 May 2024. In Lafole compound.
    I was feeling emotional in love with tii gaabnayd.
    Anaad igu dhex nooshahoo
    Habeen qudha aadan iga dhixin.

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 2 роки тому +19

    Heestaan waa qalbi xanuun waxaa dareemi kara qof waayey Qof uu jeclaa Allah u naxariisto Intii naga hormartay anaga tobada ha nagu dilo.

  • @nastehoahmed6685
    @nastehoahmed6685 5 місяців тому +10

    Heestan waxan so boqodeey 5-15-2023 run ahaanti waxan igu dhacdey geeri aad u xanun badan walashey oo aad u jeceylahay ayan wayeey waqtigaas Ayan abaayo mcn ilahay haku naxaristo qabrigadane ilahay haku waziciyo Hana ku nuuriyo Abaayo aad ban kugu xiiseey ruunti wlhi😢😢😢😢

  • @xamdimaxamed3068
    @xamdimaxamed3068 2 роки тому +16

    😥😥ax ax heestaan qisadeeda
    Waxay isoo xasuusisay
    Qiso isoo martay geeri waa lagu wada xukuman yhy balse kala xanuun badan
    Kolkaaan dunidaan
    Kulala huleelnay boqorkaan jeclaa waaya badana oo jacaylna soo wada qaadanay
    Allow unaxariiso 😥😓😓

    • @claahiali6395
      @claahiali6395 2 роки тому +1

      Aamiin

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 7 місяців тому

      Dhamaan Muslimiinta intii dhimatey (RABBI) haw NAXARIISTO (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲

  • @apdiwadud9468
    @apdiwadud9468 Рік тому +9

    Saxiba aan aad ujeclaa ayaan waayay bilawgii halnagka sool ilaa iminkana maalin walba waxan ujoogna xabad iyo dagaal aan sharafkayga iyo jiritaankayaga ku difaacayno heestani waa mid aad uqiiiro badan oo dareen taabada 21/July/2023 habeen sabti ah ALLE dhamaanten dadkii inaga baxay haw wada naxariisto😢

  • @sacdiyojucfe3909
    @sacdiyojucfe3909 Рік тому +16

    Waa heesta kaliya iga oohiso markaan maqlo. Dhuuxey ku waye 😭😭😭. Ilaahy ha u naxariisto intii naga horeeysay oo dham 🤲🤲

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 3 роки тому +24

    Qisadu waa qiso dhab ah waxayna ku dhacday abwaan ka heesta sameeyay Abdishakur Afmagaaxshe gabadha Allaha u naxariisto.

  • @shrguutaale1
    @shrguutaale1 5 років тому +39

    Kummanaanka dhudiyeey
    Dhulka weli ku negiyee
    Kalgacayl ku ubad dhalay
    Ee cadhada dhowriyo
    Dhibyaraan ku kala taga
    Waxaan annigu dheerahay
    Adoo dunni ka dheelmaday.
    Cajab!!!

    • @mohamedfouadmohamed1574
      @mohamedfouadmohamed1574 4 роки тому

      Ax 😭😭😭😭

    • @boykosta3749
      @boykosta3749 3 роки тому

      Not

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 3 роки тому

      @@boykosta3749 what

    • @asmamaxamuud4863
      @asmamaxamuud4863 2 роки тому +1

      Rajo an dhur sugayo dayaxedi dhacayey😢 walow samir dhab igayahay ifka wadka dhimato nolol kala dhamate dhib wuxu kajogaa anaad igu dhexnoshoo haben anad iga dhixin😢😢😢axyaa hees amazing ilmaaba igasocota ma aqan zababta

  • @asmamaxamuud4863
    @asmamaxamuud4863 2 роки тому +13

    2021 ka bishi 12aad 19 keda yaa dawanaya😢 wakhti sodhamaadiyo dhaymo geeri malehe dhuxow kuwaaye dib miyaad usodhalan😢

  • @Somalisongs388
    @Somalisongs388 6 років тому +55

    Oday Iga Dhe Dadkuu Kayaabsaday Bashiir Jaaweey. Goday Ayuu Kasoo Jeedaa Dadka Kabarta. . Nice voice.

    • @ismahaanhaajiog2395
      @ismahaanhaajiog2395 6 років тому +1

      Raage Ibrahim wan aqan dee

    • @mohaaawadani4633
      @mohaaawadani4633 6 років тому

      huno horey usoco

    • @hooyoxussen1966
      @hooyoxussen1966 6 років тому

      walahi waa hees qiiro leh

    • @hooyoxussen1966
      @hooyoxussen1966 6 років тому

      qisada inay kudhacdaaba loomaleeyaa fanaankan isaga

    • @nafisahassan3677
      @nafisahassan3677 6 років тому +2

      Hooyo Xussen booowe asagy kasoocotaaa mar lawaydiyay ayuu wuxuu yidhi heesahyga badanaa anay iga turjumayan oo jacaylkaygii oo aanu mudo shansandooda ismagayn ayaa haabynkay timi oo aanu is arki layn dhimatay marka heestu isagay qusaysaa bro

  • @middeye1378
    @middeye1378 3 роки тому +8

    2020 dawanaya Hestan waxa dareemi kara qof booskiisa tagan wll Samir iyo iimaan

  • @xilwalove3694
    @xilwalove3694 6 років тому +36

    Wiilkii Qisadaan ku dhacday Dabcan qoraalkeyga Wuu arkayaa walaal waxaan ku leeyahay qof waliba ayaaa dhimanaya iska Samir alle jcl aadku nagaato hakuu sahlo

    • @lqs-tv6745
      @lqs-tv6745 6 років тому +3

      Waa abwn Cabdishakuur-Afmagaaxshe facebuugiisu

    • @xilwalove3694
      @xilwalove3694 6 років тому

      Khader Shukri ninka heesta sameeyey miyaa mise midka qisada

    • @amalabdiaden9332
      @amalabdiaden9332 6 років тому

      Xilwa Love wlo waa runta wlhi qofkaysta waa dhimanay lkn Samir ka alla uu adkeyo waa adayg qofkaga oo dhitay

    • @ayaanhussein6136
      @ayaanhussein6136 3 роки тому

      5u5uuùuuuuuuuuuuùu77667766766mm

    • @sharmakefarxaan205
      @sharmakefarxaan205 3 роки тому +2

      Wllo booskeed ma ii buuxin😪

  • @awofaysal7002
    @awofaysal7002 6 місяців тому +2

    19 Feb 2024
    Ayaan dhegeysanayaa best song ever aan maqlo
    Dib miyaad ysoo dhalan 😢

  • @naemadiamond5367
    @naemadiamond5367 2 роки тому +11

    😭💔walow samir dhab iga yahy ifka wad ka dhimato nolol kala dhamate
    Dhib wuxu kajoga anaad iku dhaxnooshaho haben aanad iga dhixin #aabo❤😭

  • @gaani1672
    @gaani1672 5 місяців тому +2

    Heestaan waa hees aad u xanuun badan ilaahay ha unaxariisto walalkay iimaan oo iga weynaa waxan ilaahay uga baryayaa naxariis waarta iyo samir anaga ilahay hanaga siiyo

  • @wariyeramaas268
    @wariyeramaas268 6 років тому +21

    Waa fanaan cod macaan anigu illaa heestisi ugu horaysay heesihisa midan tuuro wn waayay anigu wxan u ugu yeedha macalinka masraxa anigiyo isaga safar jijiga to godey ayn isla galnay waa nin aad ufufuran o qalbi wanaagsan

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 4 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢
    Heestan mar walba waan booqda xusuus gaara igu reebta intii iga dhimatey bn soo xusuustaa shaley oo tariqdu ahayd 7/4/2024 waxaa naga geriyotey wll agteyda qaali ka ah ilH janadisa haku casumo 😢😢😢😢

  • @qaliyeyabdinor948
    @qaliyeyabdinor948 6 років тому +17

    walahena ree jigjiga wanu idin jeclahy gul iyo gobanimo from jubalanad

  • @samsammaxamud-se6fu
    @samsammaxamud-se6fu 4 місяці тому +4

    Alle hku naxariizto qlbigigy😢2024/1/23 11:45 am

  • @jimcaalecali-cf1yc
    @jimcaalecali-cf1yc 7 місяців тому +2

    Allah haw naxariisto ragii sxbady ee an wayay sxbayal allah hoygina janatul fardowsaa haka dhigo 😭😭😭😭

  • @sahroalimaxamed3577
    @sahroalimaxamed3577 3 роки тому +14

    Hestaan jaceylkeygi oo iga dhinta ku xasustaa dib miyaad uso dhalan mahadow💔😢

  • @mustafemohamedjama7680
    @mustafemohamedjama7680 5 років тому +7

    yaaab yaaab yaaab heestii qarniga 2018 bashir j
    jacayl iyo cod baa ku dhan waan qaaday nice

  • @SagalGaraad-zv2xm
    @SagalGaraad-zv2xm 11 місяців тому +4

    Waxaan dhageysanaayaa 5 maalin kadib markaan waayay ruuxaan aduunka ujeclaa allaha kuu naxariisto xaajigeyga😢😢

  • @quendarar9579
    @quendarar9579 2 роки тому +19

    Dib miyaad usoo dhalan luqmaanow 😪💔❤️‍🩹

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Рік тому +2

    😢😢😢😢😢 aniga jaceyl ima galo soomalay iso duceeyo 25 jir jaceyl galin aya ahay

  • @NacimoCali-of9ym
    @NacimoCali-of9ym 4 місяці тому +2

    hes qiiro bdn aad ayan u ilmeya hadan si kadis xata aan umaqlo cajib 😢😭😭

  • @maxamedmacoow6186
    @maxamedmacoow6186 3 роки тому +3

    Wlh heestan markii aay sobaxeysy ayuu iga geriyoday jacelkeygii Allah unaxariisto qabrigiisa.allah uwaasiciyo 😭😭😭😭😭

  • @ramimoheartenbille6317
    @ramimoheartenbille6317 6 років тому +7

    Bashir jaawey boqorkyga
    Wallakay igu qali ah
    Nolow
    Heesta halkedi ayaad dhigty

  • @user-wr3dm5gj3r
    @user-wr3dm5gj3r 2 місяці тому +1

    Still listening 🎧 2024/6/9❤😢

  • @qabridahareboy842
    @qabridahareboy842 4 роки тому +10

    Hes murugadeda wadata waye. Qof kadhintay hadana adan ilobi karin 😭😭😭

  • @farhiyaabdirizaq5363
    @farhiyaabdirizaq5363 Рік тому +4

    Heestan wxn dhegysanya 11/November 2022
    Allh haku naxaristo sxpty o dhimaty 29/6/2022🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @sumayoasaldhalad6523
    @sumayoasaldhalad6523 5 років тому +3

    wllhy aad ayaaan uga naxay Bashiir jaawe iska samir wlllo mashalaaah ilahay ayaaa qof wanaaagsan kuu siinaya inshlaaaah wllo aad ayaaan uga murugoday

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa1466 6 років тому +12

    Aaaax bashir jawe My Wllky ILA dhashay Hormar Wacan inshallah Samir iyo iman allaha Naga siyo Ayan 😥😥🙏

  • @nafisocabdi8110
    @nafisocabdi8110 6 років тому +12

    wlahi waa iga oohisyay wiilka ilahow samir ka sii qalbiga mid iyado kale ugu badal😢😢😢

  • @maanqaboojiyemuuse3208
    @maanqaboojiyemuuse3208 4 роки тому +10

    Alfanaan bashiir jawi heesta waaaa lagu qironya❣

  • @ahmedhajisaeet8896
    @ahmedhajisaeet8896 6 років тому +18

    heestu wayiga ohisay💕💖🔥💥😱💖jeecayl kuudhibadan🔥💥⭐💖

  • @abdiabdi7704
    @abdiabdi7704 16 днів тому

    When I heard this song I feel like jumping and playing football because it has no any emotional lyrics 🙆🙆🙆

  • @atocareh7066
    @atocareh7066 2 роки тому +43

    He is an amazing singer action from the bottom of his heart and of course golden tonsils what a fanaan much respect

  • @Caaqibtube
    @Caaqibtube 3 місяці тому +1

    Anaad igu dhex nooashay habeen aadan iga dhexin😢 emotional words

  • @fowziyasaalax7210
    @fowziyasaalax7210 2 місяці тому +1

    Wxn daawanya 9/6/2024 aad ixanuununjisay😢

  • @abdirisackkhalifmirrow3191
    @abdirisackkhalifmirrow3191 Рік тому +4

    Absolutely beautiful ❤song 🎵
    Allaha unaxaristo 😢 wallashen

  • @HoodoMahamoud-ts4xr
    @HoodoMahamoud-ts4xr 13 днів тому

    8/9/2021 hbenkii iigu murugta badney oo aan wayey halyey aan jeclaa abtigay mcn rabbi janada hanagu kulmiyo 😭😭😭😭😭😭

  • @alinoribrahim8448
    @alinoribrahim8448 Рік тому +3

    25/11/2021 Malin khamis ah 4:00Am Allow Abow kuu naxariiso Allow janadii fardowso aheyd nagu kulmi Allow ha idilin Anigoo Abe masjid u waqfin ceel u waqfin dhowr jeer ka so cimreynin Yaa Allah intaas Iga aqbal

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 років тому +6

    bashir jawi fananka kaliya e an dhaxal ahaan uheysan doono😘nolow walalkay qali

  • @ZuhaanaHassan
    @ZuhaanaHassan 3 місяці тому +1

    Illhow Dib igu so celi aso kle ma arkayi😭😭🤲🏾wlllhi

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 роки тому +6

    Mss xiis iyo shabcaan seey isku kuuraan dagaal baa ka dhexeeyo shaw😊

  • @Iglan55Abdirahman
    @Iglan55Abdirahman 3 місяці тому

    Hestan wakhti walba wan dhagasta waxan wayay dad badan oo adunka ugu jecla hada waxan noqday qof murugta iyo xanunka la saxiba ilahay haydin naxaristo dhamantin ma aqan si an idinku ilawo marka waydo dadka adunka ugu jeclad waxad noqonaysa qof iska nol cidna fahman tolow ma jiran dad sidayda nasib xun😥😥😥😥😥😢😢😢😢

  • @qaasinfaarax3087
    @qaasinfaarax3087 5 років тому +4

    Anigo dudubla ah oo calol adag leh xataa wan oyey ee like igu amusiya😰😰😰

  • @xoraycaanomawaaye52
    @xoraycaanomawaaye52 3 роки тому +8

    Nin walbaa fariintiyo
    Fara marnaanta caashaqu
    Meel buu ka farayaa
    Xaqba weeye geeridu
    Eebaa na farayee
    Fardowsaan ubaryaynaa.

  • @AbdifataxYare1140
    @AbdifataxYare1140 Місяць тому +2

    Heestan xasuus gooniya ayay igu leedahay runtiii waxaan xasuusta mar tahriibay xabsi mudo 2 sano ku jiray intaasna aan family ladeyda la hadal anan xitaa arki jirin igana sabreen iina modeen inaan mat hore iska dhintay ayaa maalin malah kamid ah xabsiyadii nagala sii dayay aniga iyo dhalin yaradii kale kadibana ilahey nugu guuleyay meeshaan u soo boqoolnay ayaan markan taleefoonka helay feecbook soo kacsaday baan ku arkay walashey iga yar history feecbook u saran yahay sawirkeyga iyo heestan oo ay ku qoran tahau kama samri kari walalkeyow ilin baa igu soo istaagtay islmarkiina waan wacay alxm ugu dambeys
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Місяць тому +1

      Alx. ilaahay ha ku gargaaro adiga iyo ummada Muslimka oo dhan aamin

    • @AbdifataxYare1140
      @AbdifataxYare1140 Місяць тому +1

      ​@@caweyskadalmaraamin 😢

  • @zakiabdikadir1549
    @zakiabdikadir1549 6 років тому +3

    Wlhi fanankaan waa diyaarsanyahay heestana waa iga gadantahay waana hees runtii meelo badan damqineyso

  • @nimcosayid4636
    @nimcosayid4636 6 років тому +6

    ilaahay samir iyo iimaan buuxa haku siiyo insha allaah

  • @shaafigodey7232
    @shaafigodey7232 6 років тому +5

    waa qiso aad u xanuun badan bra fanaan masraxa ki ciyaya dhaladkii godey gacalo 👏👏👏👏👍👍👍

  • @juweriaaxmed
    @juweriaaxmed Рік тому +3

    Dibaad miyaad usooo dhalan cabdiraxiin 😭😭😭😭😭😭😭😭1/21/2023/😭😭😭😭😭😭😭😭😭 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @FaisaAden-y2d
    @FaisaAden-y2d 9 днів тому

    12/8/2024 3:58pm ayaan soobooqdey chanelkan heestaana dhageystey wxaan xasuustey dhimashada labadeydii Walall mohamed iyo osman ooh booyad shidaal Congo kulagubatey 24/2/2023 😢
    rabbi nxriis warta ha,idinsiiyo walle, janadiina allha idinka waraabiyo qalbigeeena kamaydaan go,ine allha noogakiin datba nxriisto anagana aaamiin yaarabbi😢😢😢😢😢

  • @user-gl7qj9ei5v
    @user-gl7qj9ei5v 25 днів тому

    Axxx walee qisadaan ayadoo dhab ah ayeey wiil sxbkey ah ee ku dhacday 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @idilhussein9323
    @idilhussein9323 2 роки тому

    Xaqiiq heestan qalbigeygey taabataa from 2018 to 2022 wan dhageysanayaa xaqiiq qof qofuu jeclaa wayay unba fahmikara heestan😭😭😭

  • @qaliyeyabdinor948
    @qaliyeyabdinor948 6 років тому +1

    cawyska dalmar guleso INA Abow aniga bashiir jawi wanku hesta fankisa masha Allah waa ina Aderkey

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 років тому +1

      Qaliyey Abdinor inadeer mahadsanid. Aad baan ugu farxaa akhyaarta adiga oo kale dhiiri gelinta. Fanaan Bashir Jaawi wuxuu ka mid yahay faniinta aan jecelahay.

  • @user-gl7qj9ei5v
    @user-gl7qj9ei5v 7 місяців тому

    Wlh waa qiso xanuun bdn waxaa dareemi karo qofkii aay ku dhacday alle ha u naxariisto walshen anaga toobada alle hanagu dilo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdirahmanhayi3239
    @abdirahmanhayi3239 2 роки тому +15

    He's amazing singer how he acts the feeling of the song 🎵

  • @Arafattmahad
    @Arafattmahad 2 дні тому

    Mon / Aug/19 2024
    Markii igu horaysay een dhagaysanayo 😢

  • @foos-up4lt
    @foos-up4lt 4 місяці тому

    Heestaan waxaa soo boqaday 29/03/2024 😢Aabahay mcn ifka kawaayay walaahi geerida waa xaq lkn kala xanuun badan🥺 Aabo mcn dib miyaa ku arkaa😢Allaahu Akbar rabiyo Abay mcn unaxariiso Aabo mcn iyo muslimiinta inta dhimayay😢waqti soo dhamadiyo qiimo geeri malahee Aaboo kuwayay dib miyaa usoo dhalan😢Aaboo usoo noqon😢🥺😭😭

  • @siciidabdiwali2923
    @siciidabdiwali2923 2 місяці тому

    2_12_2023 Eedo nimco MukhtaaR Rabi hakuu naxariisto aamin amin😢😢😢😢

  • @sakariyecali6852
    @sakariyecali6852 6 років тому +1

    Waa heestaan baa jacayl ah bashiir jawi oo nuuraya cadiimatihiid hees macaan

  • @abdiliqee6926
    @abdiliqee6926 6 років тому +3

    Haaheeyaaa halkeeda ayad dhigtay bashiir cabdullahi jaawey

  • @abdifatahahmed212
    @abdifatahahmed212 4 роки тому +2

    11/06/2020
    Ayaan heestan si kedis ah ulakulmay wlhi waan la qiirodey oo ku celceshaday

  • @daauudburcaawi1151
    @daauudburcaawi1151 Рік тому +1

    ifka waadka dhimatoo
    nolol kala dhamataye
    anaad igu dhexnooshoo
    habeen aanad iga dhixin
    ax alle haku naxariisto walaal mawliid
    adiga intii dhimatayba qalbigana hayga kaa reebo

  • @gargooyemagabade5496
    @gargooyemagabade5496 6 років тому +2

    Jaawi walee qiiro socota ayaad tahay
    Ani fanaan qiiro ayaan ba kuu baxshy

  • @mrslowamoore1209
    @mrslowamoore1209 Рік тому +1

    When ever I hear things song I remember my big brother who has died 18.8.2021 when I was far from him 💔 yaac 😢 😭 😢 😭

  • @Fihiimaquule
    @Fihiimaquule 5 років тому +2

    Abiibow dib mayguso bogsoon yaa rabi ii caafi abiib aamiiin ii dhahaa pls

  • @zamirajama9319
    @zamirajama9319 6 років тому +1

    qisada wiil canada daganaa iyo gabdhii reer jigjiga allah unaxariistee laga sameeyey
    ax waa wx laganaxo runtii qisadaan wanhayey anigah

    • @asmamaxamuud4863
      @asmamaxamuud4863 2 роки тому

      Wiilka miya canada jogay wll wlhi qisadan. Wan la ilmeeyey😢

  • @nimcoilyasburlytv615
    @nimcoilyasburlytv615 6 років тому +11

    Wow love his amazing voice

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u 5 місяців тому

    Ilaahow lacag isii aan wiilkaa caruurtiisa guri ugu dhiso😢😢😢gabadhaydu hooyo manta may haysateen laaantiis

  • @AliHasanMohamedFarah
    @AliHasanMohamedFarah 8 місяців тому

    15/10 Malin Axad ah Waxaan Waayay Aabeheygii Barbaariyeheygii Nolosha iyo Qofkii aan Dunida ugu jeclaa

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 6 років тому +25

    Alla Naago Faaiido Malahan Wiilka Marka Marada Wajiga kaga Tirtireysey Way ku qoslan Way wada eegeen Kxkxkx inta ila aragtey Liketa

    • @osmanmahamed2982
      @osmanmahamed2982 6 років тому

      Anaad igu dhex noshahay axyaa erayo qiiro xambaarsan zxp basiir alle khayr ha inoogu badalo

    • @mohahussen5985
      @mohahussen5985 6 років тому

      Talow filma kale ee kuudaaran muxu yahy

    • @zakiabdikadir1549
      @zakiabdikadir1549 6 років тому

      Ifrah Qalbi yes viva bashiir

    • @nafisahassan3677
      @nafisahassan3677 6 років тому

      Ifrah Qalbi hhhhhh tolhy ma cadow ayay kunoqdeen dee wuxu inaany waxba ahayn ayay arken oo uuu heesta nacabsinaya wllow uu shegy inay qisadu asga kusocoto z

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 років тому

      Ifrah Qalbi haaa wa runta kkkk anaba qoslay say isku wada eegen i dhaha isaga ba qeeen

  • @suhaylaaliabdi8346
    @suhaylaaliabdi8346 3 місяці тому

    waxaa dareemi kara qof qofkuu jecla ka dhintay 30 4 2024 waxaan wayay qofkaan jeclaa lkn alle iga jecladay

  • @qadromuumin4228
    @qadromuumin4228 6 років тому +1

    xaax walaahi waaxanuun e ilahoow walalkas samir sii iyo bedal qeerqabo aaamiiiin aaaamiii yaarabbi

  • @bashkaaden3735
    @bashkaaden3735 6 років тому

    Oh Bashir catir gonahayn calaacal ka bas nagadheh heesahaagoo idil waa wada calaacale, how ever we support you bro!!!

  • @NajmofarxaanXaaji
    @NajmofarxaanXaaji 2 місяці тому

    11/7/2020
    Hooyadey igu soo duceya walalyal😭😭😭😭

  • @amiinodahir9243
    @amiinodahir9243 Рік тому

    Heestaan waan ooyaya marka daawado eedaday macaanto marna saaxibtay igu dhow bey Ahayd November 15 2016 5pm bey dhimatay Minnesota eedo janada rabbi hanagu kulmiyo markale Waxaan ku xiisay wlhi caku geeri ku necbiya 😢😢😢😢

  • @kaydkadirir5253
    @kaydkadirir5253 Рік тому +1

    Heestani waa qiiro
    Waxaa dareemi kara qof waayey qaybka midah noloshiisa

  • @maxamedabdiraxman7161
    @maxamedabdiraxman7161 6 років тому +1

    Masha Allah wlhi sxp Bashir adigan Ka tageertaa ddsi dhamantood fanaan lagu dhiigo majiro nolow bro haraw soco guulayso geesi 👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kullanwacan6147
    @kullanwacan6147 3 роки тому +3

    Abwaan afma gaaxshe Wälle waa Abwaan guul somaali galbeed

  • @farxaandiraac1068
    @farxaandiraac1068 2 роки тому

    Ax ax jacayl wadkii galay calool xanuun ayey igu riday walhi heestani ifka waad ka dhimatee dib miyaad usoo dhalan 😭😭😭😢😢😢

  • @asmamaxamuud4863
    @asmamaxamuud4863 2 роки тому +3

    Wlhi heestan way iga ohisay😢😢😢walow samir dhab igayahay ifka wad Kdhimate dhib wuxu kajoga anaad igu dhexnosho haben anad iga dhixin😢😢😢😢ilma iga socota run ahanti ma garanayo si an qalbiga uqabojisto😢wakhti sodhamadiyo dhaymo geri malehe dhuxey kuwaye dib miyad usodhalan amazing wlhi😢

    • @hayaankadunida1918
      @hayaankadunida1918 Рік тому

      qof kasta ma dareemi karo lkn qof ama wayay ama laga dhibtay ba garan kara. anigaba aduunkan meel ay ka joogto ma ogi walina kaka samrin lkn khayr baan u rajeeya

  • @ahmedyusuf4975
    @ahmedyusuf4975 Рік тому

    Heestani waa heesaha dhifka iyo naadirka ah ee ka hadla dhacdoyinka geerida ah ee ay ku dheehantahay xasuusta dhumucda leh. Qofkaas alle haw naxariisto. Waana hees farshaxankeedu heerkeedu sareyo.

  • @AmalCabdi-tn2wp
    @AmalCabdi-tn2wp 8 місяців тому

    Wlhi cwa xasus aa galay walazhyy aa dunida ugu jeclaa baa soo xasuustay 8/12/2023 waqti soo idlaaday qiimo geeri malahee dhuuxay kuwaye dibmiyaad kasoo dhalan apyo 🥹🫶😭

  • @AnasCabdiqani-nd4ue
    @AnasCabdiqani-nd4ue 9 місяців тому +1

    Ax ax😢 saacadu 6:14 aroornimo waxaan toosay daqiiqado kahor waxaan kuriyooday sxbkey oo 2sano kahor ladilay 😢
    Allaha unaxariisto sxb 😢
    Sxb kuwaayeeh dib miyaad usoo dhalan

  • @zaaraabdi7000
    @zaaraabdi7000 Рік тому +1

    Hestan wxy i xasusisa ninkygii oo qarax ku dhinty 29/oct2022 ana igu dhex nosho hbn adan iga dhixin🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 xanuun allh ku nxristo noloshydi

  • @nimcokaynaan3836
    @nimcokaynaan3836 Рік тому

    31/Dec/2018 waxaan adunka ku wayey nolashydi abdulkadir m elmi 6sano ayaan xirir lahyn wuxu meherkenu dhici lahaa 2bilood kadib ilahy isagibuba iga hormaryey ila iminka waxaan ahy qof aan dhimaan aan nolayn ilahy waxaan ka baryaya nolol ficin isagana waxaan u rajyn inu janada ku waro oo naga dhigo kuwi adunka wan isku wayne kuwi akhro ku midoba🤲😭😭😭😭

  • @burhaancirro7705
    @burhaancirro7705 7 днів тому

    Xaaskayga iga dhimatey ayaan xasuustey😢😢

  • @SaidItalia-bi3lv
    @SaidItalia-bi3lv 8 місяців тому

    Emotional 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 song best fannan it has come from the bottom of his heart ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ wallah

  • @user-iu5rt4re1l
    @user-iu5rt4re1l 5 місяців тому

    Dhuxey kuwayaye faadumooy dib miyaad uso dhalan 😢😢waxan wayay garabkeygi wlshey sxbty 26/6/2023😢😢😢😢

  • @moogna3341
    @moogna3341 Місяць тому

    Heestan waxaan saaid ugu xasuusta farxaan Qaroole

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 Рік тому +4

    Ifka waad ka dhimato
    Nolol kala dhamatey
    Dhib wxuu ka jooga
    Anaa igu dhexshoo
    Habeen qura iga dhaxin
    Weyyy😭😭😭😭
    Ahmedow dib miyaa usoo dhalan💔😭Allow💔😭 qabriga kuu nuuri adiga iyo intii dhimaty weli waan kaa Sabri la’ahey wlh😭😭😭

    • @mowsarmanka748
      @mowsarmanka748 Рік тому

      Samir iyo imaan Allaha ka siiyo baayo😭😭😭

  • @mohahussen5985
    @mohahussen5985 6 років тому +7

    Nio ninkn bashir jawe ah heeso wadnaha taababanaya umbaaa qaada
    Horey usco bro dhanwlba wd katayeesanthy

  • @queendream3470
    @queendream3470 Рік тому

    Wllow samir dhab yahy iga yahy ifka waa ka dhimady nolal kla dhamate waan ku xasuusn donaaa wxlba ii ahaa wllkie carab ilaahy haku naxriisto 💔😭😭😭😭😭😭

  • @mustafeabdi2921
    @mustafeabdi2921 6 років тому +1

    Bashiir jaawee waad kabaxsstay
    Hees qiiro ah igs dheh

  • @ShuuriyeOmar
    @ShuuriyeOmar 8 місяців тому

    Hees aan cadi ahyn good song bshir jwi😊 2023