Bashiir Jaawi - Gabdhaha Qoraxey Showgii Nairobi 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 276

  • @muhiyedinmahamad9302
    @muhiyedinmahamad9302 5 років тому +227

    Agaah wllhay wax baa ka dhacay ogadenow anoo idin ku faano ha ila dhafina like iyo comanti viva ogadenya

  • @kaderismail4151
    @kaderismail4151 5 років тому +58

    Anigoo ah reer dhagxbuur
    Qureeshtii dalkeena
    Qoraxay inay tahay waan qiray
    #hadaba madiidin bashiirw ina adeer
    #fanan qaran ❤👏

  • @cadaanimoallin8940
    @cadaanimoallin8940 5 років тому +57

    Sxpkay bashiir catir rabi haku xafido jaawi yare AMA qaado AMA diid yeelkaa Ala yelkaa bashiir jaawi in oo Ogaden reer godey gacalo yahay Walee Anigu waan qiray intii Ogaden Ah iyo intii reer godey gacalo Ah like ha isaarto 🌹✋

    • @daadilofficial5064
      @daadilofficial5064 5 років тому +1

      reer godey meel walba waa joogan catir magiciisii gandahaar baad sooqabatay lengend

    • @ShafiShafi-zr2rn
      @ShafiShafi-zr2rn 2 роки тому +1

      Reer Godeey waan joognaa sxb Bashiir catir waa legend

    • @fatumaali1997
      @fatumaali1997 2 роки тому +1

      Goodey jano🥺🇬🇲💪❤️

    • @abdinaasirr7993
      @abdinaasirr7993 2 місяці тому

      From godey gcalo guuleyzo zhp

  • @ansaarsultan2543
    @ansaarsultan2543 5 років тому +36

    waa maxay dadku caawa wada cadcadaa unba leyahay cawa ileen ogaden unba mesha isugu imaday dhigaygii al cagfheeriyah❤❤❤❤

    • @nastexo_mahamud6445
      @nastexo_mahamud6445 3 роки тому +2

      Wll qali 🥰🥰 my dhiga maxamad suber qoroxey jano 🥰🥰

  • @baxsanmohaabdi6495
    @baxsanmohaabdi6495 5 років тому +166

    War intii ogaadeen ah like haila dhaafina

  • @ubahabdirashiid4588
    @ubahabdirashiid4588 5 років тому +47

    ogaaden wle wa boqortoyada geeska africa alle ba badiyay ❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @fanaxleyfantastic2120
    @fanaxleyfantastic2120 5 років тому +52

    Amantaa wad uqLantiin reer qoraxay ❤️❤️walaleygaa aya tihin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💞 hestanaa cadi maa axan wey shidan tahay love you 😍 from baydhabo 💯🙏🙏💞

  • @bitterorsuschenal4213
    @bitterorsuschenal4213 5 років тому +99

    Inderkay baashir jawi fanaankii rer Ogadenia shacabkayagu qurux badana wa iska sidaan maarka landhere Ka dhalatid xaflada dhanba waa Ogaden gobonimo rer Nairobi ❤❤

    • @nastehohilowle9807
      @nastehohilowle9807 5 років тому +4

      Mashacabka islii dagan oo dhaan miyaa ogadeen ah dadka showga iskugu yimit waa rer islii oo dhaan

    • @tonijoshua9807
      @tonijoshua9807 5 років тому +16

      OGADENIA 🇬🇲 allow dhowr dalkeyga & dadkeyga ❤️❤️❤️ from #qari-jiqood boy

    • @mohameddeeq2203
      @mohameddeeq2203 5 років тому

      Ogaden wax dalan,la imatay
      Khabil le usheg dadkan,

    • @kinghindiholish1016
      @kinghindiholish1016 5 років тому +5

      My ogaden Queen huuuuuuuniye lp uuuuuu

    • @khadarayooza3506
      @khadarayooza3506 5 років тому +1

      Bashir jawee ogaaden maaha waaa nin shekhaal qudub ah waaa laan dheere ha shegian 😍

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 5 років тому +134

    Ado dawanaya hada commentska aqrinayso like dhac igu sii hada dhafto mobilka haka jabo 😂😂😂

  • @munoshenomunasheeno4473
    @munoshenomunasheeno4473 5 років тому +43

    I love qorexeey iyo qabri dahar dhulki reer abtigeey nabad iyo barwaaqo ayaan alle uga baryay♥️♥️♥️💋

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen 5 років тому +41

    Qabridahar Qoraxay Ogadenia
    💚🇸🇴❤️

    • @qabridahareboy842
      @qabridahareboy842 4 роки тому +2

      Magaladeni Allah hano dayo mar hora igu danbaysay.

  • @hassandakanedakane2341
    @hassandakanedakane2341 3 роки тому +8

    Away my boqortoyoo family
    Ogadenia ‘’ like haila dafiina
    Thnks my dhigaaa 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤️❤️❤️❤️❤️❤️😂💋💋💋💋💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿
    Gobol qaliyo ogadenia laga hela

  • @caaqiloadam1070
    @caaqiloadam1070 5 років тому +21

    Wilka dheshisaba kalehaly wlh 😂😂😂😂qoraxeey dhulkeygi ❤️💙💚😭

    • @hodonhodoneey4628
      @hodonhodoneey4628 4 роки тому

      Maka yabty wlhi ana wnka hely bashir wa dhal boqortoyo ada ayan uga hely

  • @somalidiihore2801
    @somalidiihore2801 5 років тому +105

    Qureeshtii qoraxay nayaada like ta igu booba agah 😂👌

  • @amansanequruxsane
    @amansanequruxsane 4 роки тому +20

    Mashallah Ree tolkey OGADENIA waan idin jecelahay 🇬🇲❤💙💚

  • @iqrujalove8337
    @iqrujalove8337 Рік тому +3

    Ano nag hawiyo ah waxan zaid ujecllhy rer ogadeniya ilove yaqey ❤❤

  • @dahaboxasan3077
    @dahaboxasan3077 5 років тому +15

    Mash a allh bashiir jawi showga wad kala kicisay walhi inti ila aragtay like iisara asaxabat

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 3 роки тому +6

    Mansha allah dheygeygiiii alla ogaden absame nagadhigeygiiii qureystiii qoraxeeey dadkiii laigaberaaay 💕💕💕💕💕💕💕💕💋💋💋💋💋💋
    War dhiguuu cajibsanaaa qoraxey anigoo arag ayanbaaa balal yeshteeeee salan sare dheygeygaaaa dhuxeyygiii sadrigeygiiii
    💕💕💕💕💋

  • @AbdiOsman-fg1cx
    @AbdiOsman-fg1cx 4 роки тому +8

    Walaheen waa ini jeclahay amaanta waaa uqalantaa qoraxey iyo qabridahar mansha alllah 💖 ❤️💋
    Me from soomalilan 💓reer qoraxey love buuuran walaheen

  • @ugasolove.7494
    @ugasolove.7494 5 років тому +11

    AMA QAADO AMA DIID YEELKAA AMA QUUSO OO SAMIR YEELKAA IGA GADAN HEESTA BASHIIR JAAWI NIN CULUS 👍😍😍😍😍

  • @ogadenqueen6336
    @ogadenqueen6336 5 років тому +18

    Amaqado ama did yelka ala yelka ama quso oo samiir yelka ala yelka qurayshti dalkaygana qoraxay inaytahy wale anigu wan qiray 😍😍 from qoraxay like igu dhufta

    • @hamdihassan8341
      @hamdihassan8341 5 років тому

      Qoroxeey dhagax buur dhulkii reer hooydeey

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 років тому +15

    Qoraxeey laga Hela SHILAAAPO LAGA Hela

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy 2 місяці тому +1

    Qurayshtii Qoraxey inan ahe malayga darema ❤

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 5 років тому +22

    Bashiir jaawee🔥🤟🏽❤️

  • @qabridahareboy842
    @qabridahareboy842 4 роки тому +14

    M.A ama qaado ama diid Qabridahare waa meshan kudhashay.

  • @user-ig8dr9qc5r
    @user-ig8dr9qc5r 2 місяці тому +4

    Who listen in 2024🔰💔

  • @nimcishabdi3060
    @nimcishabdi3060 5 років тому +8

    Afkaga cano lagu qabay huniye Bashir jawi qoraxeey😘😘😘😘😘😘😍ama qado ama diid yeelka

  • @fatumaali1997
    @fatumaali1997 2 роки тому +2

    Hesta marka maqlo dhiiga Ii kacay🥺🇬🇲🦁💪💪❤️❤️

  • @cukaazh_mohammed
    @cukaazh_mohammed 2 місяці тому

    Qoraxeyyyyy Reer abtigay noolada abtiyaal from somaliland ❤

  • @xamdaxuseen4035
    @xamdaxuseen4035 5 років тому +9

    Qureesh tii dalgeena xamar ineey tahay walee ani waan qiray wwwwww Tnx Raage😍😍😘😘😘😘😘

    • @yaasmiinxasan1680
      @yaasmiinxasan1680 5 років тому

      Xamdi Xuseen sas waye xbbti

    • @ayshaupdy4512
      @ayshaupdy4512 5 років тому

      😂😂😂 viva reer xamar

    • @qabridahareboy842
      @qabridahareboy842 4 роки тому +1

      Xamar xata dadka uhesa wa anka xamdiyey ma didanin lkn markan Qabridahar aya lohesaya 😂😂

  • @nasriinamagan5738
    @nasriinamagan5738 3 роки тому +8

    Hooyadey macan degankeda qoraxey 😍💋💘
    Ogadenimo

  • @sacdiyosiman3733
    @sacdiyosiman3733 5 років тому +5

    Qoraxey my home land jecliyaa dadkay gabdho qiimo badan qoraxey laga hela qabridahar laga hela Ama qado ama diid yelka ala yelka ama quuso o samir qureshtii dalkaygana qoraxay iney tahy walee anu wan qirey

  • @user-cr5tw6cr3n
    @user-cr5tw6cr3n 5 років тому +67

    Walal iso ducee hadii dhig somali kugu jiro adigo mahadsanid plz🙏

    • @fatmaadem238
      @fatmaadem238 5 років тому

      Wllo waxad tabanayso ilahay ha ku siiyo amiin

    • @sweetfamilyam1437
      @sweetfamilyam1437 5 років тому

      Allah hakuu sahlo wxaa aaraadineysid

    • @najiibnaalo822
      @najiibnaalo822 5 років тому

      dj subeer maxaaa lagugu soo duceyaa

  • @whoisma5161
    @whoisma5161 5 років тому +9

    I love Wardheer & Dhagaxbuur dhul Ogaden 💪

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 2 роки тому +1

      Qabridahar xita wa dhul ogaden fiiq garbo wa casimadaheni kismayo garrisa

  • @mohashaam1534
    @mohashaam1534 5 років тому +10

    ❤️❤️😘😍😘❣️Ogadeniya nooladaa ❤️😘😘♥️

  • @nastexo_mahamud6445
    @nastexo_mahamud6445 3 роки тому +3

    Qoroxey jano gobti ankaso jeday🥰🥰🥰

    • @muneermaagid9413
      @muneermaagid9413 2 роки тому

      Huuno soo dhawoow, Maraacto, mataqaanaa iyo Reer Ugaas magan halkaas baan kasoo jeedaa, salaan From Germany

  • @updihrahiim
    @updihrahiim 9 місяців тому

    Ama Qata Ama Dida Rer cabdile Badne way Talin UN Qabri dahar JoG O Jir🎉❤

  • @saidabdihassan330
    @saidabdihassan330 2 роки тому +3

    Bashir Jawi this is another level keep rocking legend

  • @nimcoyare0563
    @nimcoyare0563 5 років тому +6

    My city dulkeygaa allow no barakee adiga nasiye somalida nasib ayan dernahaye hadanahaye ogaden

    • @cadaanimoallin8940
      @cadaanimoallin8940 5 років тому

      Nimco Yare05 don’t say that my blood sister ogednia i love ❤️ very much 🌹✋

    • @hamdihassan8341
      @hamdihassan8341 5 років тому

      Aamiin abyo reer abtihayga Allow xifdi

  • @suheylmaxamedraage854
    @suheylmaxamedraage854 3 роки тому +4

    One love ogaden from darwish

  • @mohaaden6462
    @mohaaden6462 5 років тому +18

    Rasmi reys wlhi waa gabar xushmad leh oo wax garad ah sidey wilka uqiimeyse bal ila arka viva rasmi reys

  • @umuhamda451
    @umuhamda451 5 років тому +2

    My dhulkeyga qoraxey sheygosh kuuu xiise hee qoraxey one love

  • @qwenifunny1559
    @qwenifunny1559 5 років тому +17

    wll hadaad somaali dhihiin like ha lii saaro cawa plz

  • @iqrujalove8337
    @iqrujalove8337 Рік тому +1

    Wan yilay ya dod kaqaba hesta qoraxey ❤❤❤

  • @mohaaden6462
    @mohaaden6462 5 років тому +11

    Qureshti dalkeygana qoraxey ineey tahay wale ani wan qire hees iyo bar

  • @hodonhodoneey4628
    @hodonhodoneey4628 4 роки тому +1

    My wlky Bashir alle haku dhwro alla maxan uxisy ddsi waliba qoraxy iyo godey gacalo alx hees boqortoyo reer qoraxy qureesh inana ahay wn is ogaa ee usheg kuwan ogyn ❤❤❤❤❤💋💋💋😘😘🥰🥰👏👈👏

  • @mohaxsan1553
    @mohaxsan1553 4 роки тому +1

    Sheygoosh waa baa gabadh qurux badan kala sheegeysan jiray calaf ba nakala kaxeeyey

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 5 років тому +7

    War Qoraxeey I Geeyaa ilma adeera yaaloow

  • @mubarak12abdullahi38
    @mubarak12abdullahi38 5 років тому +12

    Rasmi rays cwa wixi ka danbeya qabylad bn utagerya 😎

    • @qabridahareboy842
      @qabridahareboy842 4 роки тому +1

      Hhhhhhh ani xata wlh mar dhaw le bartay inay cida tahay.

  • @HamdiVlogs238
    @HamdiVlogs238 2 роки тому +2

    Love you my ppl from growe ❤️❤️

  • @maryanruun6468
    @maryanruun6468 4 роки тому +14

    Bashir jawi legend ❤️💕🙏💐 fans from lascaanood

  • @abdulahimalin8964
    @abdulahimalin8964 2 роки тому

    Quresshtii qorxay laga helaa gaar ahaan shekosh laga helaa

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 років тому +17

    Rasmi rays huuuuuuuuuuuuuuuuuuniye Queen of girls love you Quen bashir jaawe nice song

    • @mariyadhiblawemaxamed8887
      @mariyadhiblawemaxamed8887 5 років тому

      Love you ool somaliyo alow nabad warta siii soo maliya hais raacdo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @makiamein8359
    @makiamein8359 5 років тому +10

    Ayatollah al Ogadenia republic kac kaca awowgi la gub

  • @cctvcamera2508
    @cctvcamera2508 3 роки тому +1

    Team Trip🥰 hello rer Nairobi 😂😂

  • @suhurabdulle4420
    @suhurabdulle4420 5 років тому +3

    Rage Abdi hormar wacan wllo

  • @iqrujalove8337
    @iqrujalove8337 Рік тому +1

    My brother Bashir jawi keep going pro

  • @habibamohamed5601
    @habibamohamed5601 4 роки тому +2

    Qorxay iyo qabridahar marka maqlo wlh berka ii xanuno😭😭

  • @abdinaasirr7993
    @abdinaasirr7993 2 місяці тому

    Heestan marna lagamacaajizo qurezhi qoraxay❤😂

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 5 років тому +6

    Qoreshti qoraxay 😍😍💕💕💕💕💖💞👋👌👌👌👈

  • @djqaali6586
    @djqaali6586 3 роки тому +1

    I like this song

  • @cabdale7539
    @cabdale7539 4 роки тому +3

    Ugadenio alle hadaaaayo zubzcrpe izaaaaara wllo rag badn bn marraxa kazalaaami

  • @ardamuhumed1173
    @ardamuhumed1173 4 роки тому +4

    M Allah my lovely people's ❤️💓🇬🇲💞💕🇬🇲🇬🇲🇬🇲❣️💯💌

  • @rayanreally2781
    @rayanreally2781 5 років тому +1

    Rage Abdi wllo showga oo dhameys tiran nosoo gali adoo raliye huune

  • @Buurta
    @Buurta 5 місяців тому

    Cabdalle wuu idinka waali.

  • @wilkaShidan
    @wilkaShidan 4 роки тому

    Wale anigo tagin illahow haidilin shailabi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @kaxanaajiyeboss6412
    @kaxanaajiyeboss6412 5 років тому +2

    Ogadeen dadkaabakujiro Wales waan uqiray

  • @abdullahiomar8044
    @abdullahiomar8044 4 роки тому

    Qoraxey >Shaygooosh ❤️❤️❤️

  • @adnanmohamed7658
    @adnanmohamed7658 5 років тому +2

    Qoroxey💓💓💓

  • @hanadchannel2626
    @hanadchannel2626 5 років тому +2

    Bashir jawii legend ❤❤❤

  • @anisohirsi8727
    @anisohirsi8727 5 років тому

    Xalay showgii wuuu shidnaaay wlhi

  • @sahalmedia5449
    @sahalmedia5449 3 роки тому +1

    Agah viva jah adag

  • @soshalyare8204
    @soshalyare8204 5 років тому +1

    bashiir jaawi bashaal wacaan dumarkeena ilahaa ha no daayo

  • @umamuzamilcooking3866
    @umamuzamilcooking3866 5 років тому

    My dhulkeyga aan jeclahay allow nbd waarta idiin sii jigjiga cdy

  • @zeygaruuxi6982
    @zeygaruuxi6982 5 років тому +2

    Badhiir jaawe asal reer godey

  • @axmedcabdikariimdaahiye7035
    @axmedcabdikariimdaahiye7035 3 роки тому

    Qaado Ama diid Qoraxeey waa meshaan ku Dhashay

  • @amiira164
    @amiira164 5 років тому +14

    Aniga hada halkaas usocda... ciyal xamar iska ahaa... ayeyade katimid raacayaa 😂😂😂

    • @ahmedgunagado1072
      @ahmedgunagado1072 5 років тому

      Qoraxay laga helaa ama diid ama yeelkaa war kudhan

    • @ahmedgunagado1072
      @ahmedgunagado1072 5 років тому

      Qureeshtii dalkaygana qoraxay in ay tahay walee anigu waan qiray legend Bashiir jaaweey go forward

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 роки тому +2

    Qoraxay 💓🇸🇴💚👏😱

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 2 роки тому

    Dhaantadaan waan jeclahay.

  • @abdullahiosman8575
    @abdullahiosman8575 3 роки тому

    Somali faaan jecli badana!! way iskala weeyda qoladi marka degankooda la amaanaayo!

  • @yaasmiinbarcelona2232
    @yaasmiinbarcelona2232 5 років тому +1

    Rage abdi qali ladan noo soogali

  • @xogogaal3163
    @xogogaal3163 5 років тому +1

    wallahi Hees io Bar weeyeH

  • @aminaabdalla7245
    @aminaabdalla7245 3 роки тому

    Jaawi canvas fanaan cusub amaan hablaha

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 4 роки тому

    Thanks Bashir walal

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 років тому +3

    2:37 wlhi waa kalakiciyeeey

  • @simanqaali4045
    @simanqaali4045 5 років тому +6

    sida dhaxda lo ruxay cajib oo cajabnaaa waxyaroo daaadax iga dheh 😂😂😂

  • @muxiyadiincabdiqadir3860
    @muxiyadiincabdiqadir3860 3 роки тому

    Yasalam Al fanaan Bashiir jaawe

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 років тому +2

    *Yeelkaa allah Yeelkaaa* 😆😄😀

  • @nimcoyonis2649
    @nimcoyonis2649 5 років тому +4

    qaali ladan noosoo gali

  • @ubahahmed6643
    @ubahahmed6643 2 роки тому

    Shaygosh laka helaa gabdho qurux bdn

  • @sarasdemha456
    @sarasdemha456 4 роки тому

    Bashiir .my old bro my king

  • @thelastone7763
    @thelastone7763 5 років тому +1

    Rasmi reys waba wardiye cadi waa wah naa wax iskula har fananinta dhaf

    • @hodonhodoneey4628
      @hodonhodoneey4628 4 роки тому

      Rasmi rays ninka wayba ku hysta sixun bay ufirinysa mida kale wa ilma Adeer wiilka rasmi rays wa reer qoraxy

  • @mohamedmursal9568
    @mohamedmursal9568 Рік тому

    Bashir Jawi langed

  • @yasinnasir8642
    @yasinnasir8642 5 років тому +4

    Rasmi rays faras waaye tlhi

  • @suleqoazr7705
    @suleqoazr7705 5 років тому

    Rasmi...waba..durantahy..wiilkii hesayey.. nafta u qeentay...reemgalad..maslax..saran..igadhee

  • @khadarayooza3506
    @khadarayooza3506 5 років тому +1

    Bashiir jawe Shekhal boy 😍

  • @ridwanxassan4464
    @ridwanxassan4464 5 років тому +2

    Waka hellay heeestu

  • @boqortoyoofficial285
    @boqortoyoofficial285 5 років тому

    Horii usoco nartaa hori ugal ma lagawadha wanba fahmi waye.......

  • @asmayaasiin3085
    @asmayaasiin3085 4 роки тому

    Qoraxay waxaay maa meelba 😊😊

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 2 роки тому

      Wa gobal macdan ka buuxdo shidal iyo salid casimaduna wa qabridahar

  • @doopdeyah2916
    @doopdeyah2916 Рік тому

    Basher 😍😍😍