GUURKEYGA MARUNBAA ? ISTIQFAARTA MIYAAD NINKA KU HESHAY ? AR DADKENA SUAL QURXONA😄

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 607

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890  Рік тому +45

    Waakan channel keena cusub fadlan meel igaarsiiya sidaat shaleyba meel iigaarsiiseen 👇
    ua-cam.com/video/lUwRhIDHp_0/v-deo.html

    • @haajarasalaad3901
      @haajarasalaad3901 Рік тому +2

      ماشاء الله حفظكم الله ورعاكم بارك الله لك وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير

    • @nuurayaxye8641
      @nuurayaxye8641 Рік тому

      Msh Allah abaayo Keep going

    • @habonofficial8531
      @habonofficial8531 Рік тому

      Hambalyo abaayo isku wara abad ilahay janadu ha idinku kulmiyo owlaad bari ah oo cafimad qabo ha idiku israqo

    • @nnnnn1123
      @nnnnn1123 Рік тому

      Aad ayaad u mahadsn tahy wlasha xijaabka ku dadaal o dhaqan geli waxaa ku so dagtay aayad quraan

    • @raqiaomar4781
      @raqiaomar4781 Рік тому +1

      Mabrouk abaayo mcn ilaahy hakuu barakeeyo reerkaada awlaad saalixiin insha allaaah abaayo wankuu baahanahay xagee kaa heli karaa?

  • @maryama7842
    @maryama7842 Рік тому +44

    Istigfar/Tasbiih kurbo iyo quus aa taagnaa ayan kaga so gudbay Alhamdulillaah my life became much better, i was heartbroken, unemployed and stressed. Waxas oo dhan badalkod wa helay istigfar/tasbiih aya u sabab ah

  • @samsammahamed8113
    @samsammahamed8113 Рік тому +78

    Wllahayga Muslimka isoo duceya wll inu ilahay guur xalal iyo arasaqad wasici isiyo aniga iyo dhamn inti inan ha iyo singal Mather ahba inta haysa Alle ha ubarakeyo awalad xalal Alle hasiiyo 🤲

  • @amiiracadey711
    @amiiracadey711 Рік тому +17

    Abaaayo wallahi guurka iga dahey plz Abaayo iso ducaay wan niyaad jabey 3 iga yerna wey guursaden dhibaaato bdan ayaa dadka kla kulmey Ana wan niyaad jabey nin Aniga ii raboo inan helYO ISMA MODO😢😢😢PLZ PLZ ISO DUCEEYA Wn daleeey

    • @sweetamla2058
      @sweetamla2058 Рік тому

      Istiqfaaarta badi ,salaatul layl tuko ,saliga nabiga badi

    • @cadeyahmed6485
      @cadeyahmed6485 Рік тому +5

      Amiira cadey ha niyad jabin alle ayaa garabkaada ah
      Astaqfaarta badi wlhi anigoo guurka i seegay ayaa bilaabay astaqfaarta iyo saliga nabiga iyo xawqalada alx alle waxow igu arsaaqay nin aan waligey ku riyoon yaa rabi shukran

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 Рік тому

      Abyo dadka sidoodaba darenkaga mafirinayan wey iska hdlan somlidan ee niyadada kasar alle hakuusahlo midkaa jeceshay ducada badsi

    • @zabiibmaxamed4448
      @zabiibmaxamed4448 Рік тому

      Huuno niyad dagso wax walbo waa qadar wlhi insha allah wad heleysa guur xalala mar walbo bari alle istagfaarta badso dadka warkooda iskadaaaa

    • @roodoramaas9256
      @roodoramaas9256 Рік тому

      Alle haku siiyo guur xalal ah

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Рік тому +18

    Aniga 5nin ayaan ka istaqaareestey insha allaah waana wadaayaa istiqaarada waayo qofka ciribtiisa alle ayaa og iyo waxa uqarsoon marka gabdhaha walaaldey waxaan leeyahay
    Ababaayaal ragga maanta jooga guurka daacad uma aha caruurna iskabadaa
    Daryeelkooda iyo masruufkooda marka alle talada saarta insha allah waadku guuleesan

  • @shukriibrahim1617
    @shukriibrahim1617 Рік тому +77

    Asc wlaha Somaliyed mel waliba aad jogtaan wxn idinka codsanaa duco inaad iduceysaan inuu ilhey igu arsaqo awlad saalix ah 🤲🤲

    • @Ahmed-gb1xm
      @Ahmed-gb1xm Рік тому

      Allaha kusiyo awlad salix ah

    • @adoonttalle1115
      @adoonttalle1115 Рік тому +1

      Abayo Allaha ku arzaqo owlad adiga iyo anigaba

    • @nashaadali9432
      @nashaadali9432 Рік тому +1

      owlaad saalax allaha ku siiyo abaayo adi iyo inta muslin ah yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  Рік тому +5

      Illahey owlaad saalixiin ah hakugu irzaaqo abaayo aamiin yaa allah

    • @adoonttalle1115
      @adoonttalle1115 Рік тому +1

      @@jawaahirhussain2890 abayo inte kala so xarira abayo tar ilahey ayan ku jeclahay

  • @faizamohamed9846
    @faizamohamed9846 Рік тому +5

    The best advise I ever needed ,Alhamdulilah ❤️ ,Thanks abayo

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 Рік тому +2

    Maanshaa ALLAAH Habaryar guul iyo gobonimo ku noolow hadalkaagu waa xaqiiqo xaqiiqo XAQIIQO QOFKII ALLAAH ISKU XIRO ISAGAA KU FILAN. MAAMO AAD AYAAD U MAHAD SANTAHAY.

  • @nasramukhtar7989
    @nasramukhtar7989 Рік тому +13

    الف مبروووك اختي في الله بارك الله لكما وبارك الله عليكما وجمع بينكما في خير

  • @abdifataharab8104
    @abdifataharab8104 Рік тому +6

    Illahay hana siiyo guur aanu ku dagno adun iyo akhiraba ugu dhawaano🤲🏻🤲🏻

  • @bi8703
    @bi8703 Рік тому +10

    Salam aleikum first all congratulations on your marriage secondly thank you for all your advices Masha Allah

  • @sacdiyoladan414
    @sacdiyoladan414 Рік тому +3

    Jawahir huseen allah haku barakeyo murad adag ban leyahay cawana wa jimce iso ducey ducadada wa kacdaye 🤲🤲❤❤❤

  • @amiiramuhyadin8206
    @amiiramuhyadin8206 Рік тому +10

    الف الف مبروك اختي بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير🥳👏

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 Рік тому +4

    Gur xalal alle ha ina wada nasiyo dhamnten amiin dhaha amiin yarabii allow mida wangsan ka barinya

  • @saynabali5294
    @saynabali5294 Рік тому +4

    Masha Allah jawahir allaha iskukiin barakeeyo adiga iyo xaajigaaga aad baan ugu farxay guurkaaga

  • @yusraahmed5457
    @yusraahmed5457 Рік тому +6

    Masha'Allah abyo Allah hakuxifdiyo... Mardow kugusobire wax badan kafaide jazakallahu kheir ❤️

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 Рік тому +8

    Masha Allah Tabarka'Rahman Mabruuk my dear Allah swt ha kuu barakeeyo guurkaaga ya'rab... Wallahi waa 1st time aan comment dhaaftay waan kugu farxay qalbigaga quruxda badan darteed farxad ku noolow insha Allah.
    Lakin Jawaahireey gurigaag iyo ninkaaga private ka dhig social media family's ka noloshooda soo dhex dhigay badnaa kuma guulaysan intaas adiga khaas ha kuu noqoto adigoo nala jooga hadna private life guurku ha kuu noqoto walalo macaan

    • @fadumaahmed684
      @fadumaahmed684 Рік тому

      Masha allah waa runta walaalo bini adanku Masha allah bes hadey dhihi lahayeen waxba lama noqdee lkn iimanka ayaa ku yar dadka qaarkood waad la talisey walashen adna allah kheir badan ha ku siiyo

  • @inaismail4860
    @inaismail4860 Рік тому +1

    Wlhi jawahirey wlo ale haku barakeeyo waxan kaa faaiday caawa talooyin badan reerkagana ale haku barakeeyo wlo

  • @maandaarchannel544
    @maandaarchannel544 Рік тому +14

    Allaha kuu barakeeyo guurkaada anagana allaha ina siiyo guriyo aan kudagno oon ku xasil no dhamaan inta aan wali guursan

    • @muxamedmuuse9754
      @muxamedmuuse9754 Рік тому +1

      Aamiin Yaa Allaah.
      GABADH WANAAG SAN ( ALLE HANOO SAHLO GUUR WANAAG SAN.)

  • @khadanmaxamud8313
    @khadanmaxamud8313 Рік тому +4

    Maansha allaah Tabaarakalaah hambalyo xbbti qlii ilaahay ha ku barakeeyo guurkaaga qofaan waxbadan ka faaiiday baa tahay wl allaahyaxfidaak ♥️🤲

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 Рік тому +6

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكم في الخير

  • @anabm1955
    @anabm1955 Рік тому +3

    ASC jawaahir Abaayo wlhi Illahay dartiisa ayaa ku jeclahay waayo waxaa tahay gabar yar OO khayrka noosoo gudbiso masha Allah koley aniga aad ayaan kaaga faaiiday khayr Allah kusiyo guurkiina guur kheer qabo Allaha idiinka dhigo aad ayaa ugu farxay baraka Allah guurkiina Allaha idiin barakeeyo Awalaad bariyaalna Allah idinku arsaaqo Allahuma Aamiin masha Allah ducada waa maqbuulee aan isu soo duceeyno insha Allah ❤🥰😘

  • @aashohajjiasho990
    @aashohajjiasho990 Рік тому +4

    بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما في خير

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 Рік тому +2

    ” بارَكَ اللّهُ لَك، وَبارَكَ عَلَـيْك، وَجَمَعَ بَيْـنَكُما في خَـيْر

  • @User-ny4nf
    @User-ny4nf Рік тому +1

    Mabruuk alif mabruuk guuekaada guur qeer gurigaada guri nagi guuloow kayeel aamiin waa ku farxeenaa guurkaada uluuuulu aloow aqbaloo ajiib aamiin

  • @sahrohussen8663
    @sahrohussen8663 Рік тому +2

    Alle hakuu barakeeyo guurkaaga abaayo reerkii lagu nastoo lagunagaado

  • @mahadabdulkadir5768
    @mahadabdulkadir5768 Рік тому +1

    Mahadsanid jawaahireey. Iska guurso. Guurka allaa kuu banneeyay.

  • @starlight099
    @starlight099 Рік тому +3

    Barak Allahu feeki may Allah bless your marriage. I disagree with telling women to beautify themselves and go outside to find a husband. Allah told us to not to tabruj (beautifying ourselves infront of men) and to stay in our homes unless there is a need in surah Ahzab. If you want riaq do not try to get it by displeasing Allah. Instead go out when you have to without beautifying yourself, talk to family and friends if they know any good men and make a lot of dua.

  • @nimcaabdullahibureeqa
    @nimcaabdullahibureeqa Рік тому +3

    Masha allah abyo guur aad aduun iyo akhiro kuliibaanto allaha kaaga dhigo

  • @adnaxassan6309
    @adnaxassan6309 Рік тому +3

    Wllayal iso duceeya inu ilaahy shaqo khayr iileh inu ale isiiyo iso duceya wllayal 😢🤲

    • @muunaxaaji5833
      @muunaxaaji5833 6 місяців тому

      Wn ku soo ducaaynaa .Anna isoo ducee inuu ilaahy guur xalaal ah isiiyo

  • @rahmogamadid6018
    @rahmogamadid6018 8 днів тому

    Say masha allah Tabarka Wa sax ✅✅☝️☝️🤲🏻♥️

  • @jawahirahmed4675
    @jawahirahmed4675 Рік тому +1

    MashaAllah mabrok jawahir

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 Рік тому +2

    Gabadhaan qurux so jiido ah leedahy ilaahey sharafteda ha ilaaliyo qof ilaahey kuxeran inathy wajigada nurkiisa Laga fahma mashalh

  • @hibonuura3728
    @hibonuura3728 Рік тому +3

    Mabruk xabibti Alla haku barakeyo gurikada cusub abayo mcn

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre Рік тому +1

    Hambalyo xbbti xalwadeena rabnaa ilaaheey hakaaga dhigo guurkii barakooba

  • @fatimahodey
    @fatimahodey Рік тому +2

    Mashallaah baarakallaah lakumaa waa baraka calaykumaa wa jamaca baynakumaa bikhayr..
    Saaka ayaan kuu ducaynayey mar aan dhagaysatay vidoe ki hore

  • @aaminaaadan7307
    @aaminaaadan7307 Рік тому +2

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير وعافية وستر

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 Рік тому +5

    Jawaahir waan ku jeclahay ❤ Allah haku jeclaado

  • @ayanahmed6245
    @ayanahmed6245 24 дні тому

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yalah yaraxaman

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 Рік тому +2

    Masha Allah, Allah ha ku barakeyo zawjka ga wanagna haydin dhexshigo

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 Рік тому

    Allahuma barik xabbti
    Awlad baari ah I.A

  • @sahraosman2640
    @sahraosman2640 Рік тому +3

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكم في خير ❤

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Рік тому +1

    Maasha Allaah tabaarakallaah hambalyo hambalyo hambalyo بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @aishaguure9942
    @aishaguure9942 Рік тому

    Abaayo Allah idin barakeeyo reerkina cusub awlad salix o bariyal alle ha idinku arzaaqo

  • @user-wr4bm5cu6j
    @user-wr4bm5cu6j 2 місяці тому

    Ilaahayow niyadaada sidey jeceshahay kuu yeel mid aduun iyo mid aaqiro insha allah isku waara ninkaaga janadana ila gala insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hodaaxmed-tn9ku
    @Hodaaxmed-tn9ku 11 місяців тому

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
    rabi haku barakeeyo reer kaga qli farxad iyo khyr nolasha kudha maysta ubad salixana kalahela biidmillah

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Рік тому +6

    Masha allah
    Horta abaayo maburk
    Mida kale waxan ku qoalay calafku cagahagu kujira ee soco guri haysku xirine kkkk
    You funny wallhi allaha ku barakeyo guurkaga xbbt❤️💯🌹👍

  • @nuurulceyn9838
    @nuurulceyn9838 Рік тому +1

    m.a tabarakallaah aad ugu farxay wlhi hambalyo isku waara ubad qer qaba klahela guurkiina guur qer gurigiina gurinagi guulow ka yeel amiin yaarabi

  • @sf6510
    @sf6510 17 днів тому

    May Allah preserve your marriage and make me meet my person soon. Remember me in your duaa sis.

  • @hindacabdikariim2325
    @hindacabdikariim2325 Рік тому

    Jawahir wll alle ha ku barakeeyo runtii wax badan ban ka faaiiday alle misaanka xasaanadka hakugu kordhiyo ukhtii filaah

  • @najmacabdiraxmaan6631
    @najmacabdiraxmaan6631 Рік тому

    Walaal dar ilaahy ujeclahy hambalyo hambalyo xppti بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @talisohajji8091
    @talisohajji8091 Рік тому +2

    Allaha iskukiin barakeyo abaayo dadka qoysaska kudhibana usoduceeya insha allah

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 2 місяці тому

    Masha Allah 🎉🎉

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 Рік тому +3

    Hambalyo Hambalyo wa kuguurki lagu nasto ALE kadigo ilmo baari ALLAAHA kusiyo abayo🤲❤️ Inshaallah

  • @Zahruush
    @Zahruush Рік тому

    Mhdsanid xppti intad nawaani karto waad na wanisay💯💯💯 waanu qadanay rabi haku xafido بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
    Aad ayaan ku jecelnahy rabi haku jeclaado❤😊🤍

  • @nasrinabyan1283
    @nasrinabyan1283 Рік тому +1

    Mshallah hambalyo xbbti allah reerkaga hakuu barakeeyo ❤🤲

  • @User-ny4nf
    @User-ny4nf Рік тому +2

    Jawaahir maalinkasta waa fiirsanaa waxaa soogalisid balse maanta aad ayaa unuuroosaa aroos markaa noosheektay nuur aa kaadareenay maashaa allaah allaahuma baarik

  • @seasea5006
    @seasea5006 Рік тому +2

    ماشاءالله تبارك الله الف الف الف مبروووك

  • @FarxiyoTawakal
    @FarxiyoTawakal Рік тому +1

    Hambalyo xbbti juu isku waara adiga iyo dumaashi xalwada iska so dhiiba

  • @khadramaxamuud6757
    @khadramaxamuud6757 Місяць тому

    Amiin

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 Рік тому +1

    Maasha alaah xabiibti rabi hakuu bara keeyo guur kaaga ilcun kuma aragto

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 Рік тому +3

    Run badanaa🥰🥰🥰nolol farxad ku rajeynaa ❤❤❤❤

  • @qurayshocaliaadan3292
    @qurayshocaliaadan3292 Рік тому +2

    Masha allah xbbti rabi haku barakeyo rerkaga cusub🥰

  • @leylaabdirahmanislow8531
    @leylaabdirahmanislow8531 Рік тому

    الف ♥️ الف ♥️الف ♥️مبروك 💓 يا حبيبتي 💕 يا اختي 🤩 ف الله🌹 واسف علي تأخير لاني كنت مشغوله هل يومين🍀🍀☘️🌳🌹💓🥰💞💕💯

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 Рік тому +1

    M.a xbbti Wllhi Astaqfarta wax badan ban ka faiday adigana inaa ku dadalo digriga kabartay illhy haku barakeyo

  • @goldenpoyy1218
    @goldenpoyy1218 Рік тому +4

    Maasha allaah ilaahay hAku barkeyo wllo istiqfaartu waa shey qaaliya aniga ma badin lkn salaadkasta toban Mar yaan qariyaa waan ku faaiidey waxaan ka helay nimco yin badan ooaan filayn alxmadulilaah

  • @umulmuminincaaisharc.9927
    @umulmuminincaaisharc.9927 Рік тому +1

    Jawaajir abaayo mcn qofka shaqsiyadisaa dhabta ah see lo ogaan kara ❤

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 Рік тому +1

    Asc wallalo mcn Allah dartiii ayaan kuu jeclaaday Raxmaanku SWT ha ina wada xafido Allah ha isku kiin barakeeyo Qalbiyadiinana ha iskukiin xidho muwada iyo naxariis haaa idin dhexdhigo iyo awlaad xaalixiin aba ha idin siiyo aamiin lakiin iska xijaab xasadka waa familigga iyo saaxiibka aad kugu dhaw kuwaasaa reeraha islaameed dumiya haduu xaajigaagu somaali yahay halisda ugu waayn reerku waa kuwaaas Allah swt ka magan gal sirtaadana weligaa Allah swt moyee cidna hala wadaagin alfa mabruub xbbti cadawgaa cabdi indholaa

  • @sabirinmohamedebrahim1318
    @sabirinmohamedebrahim1318 Рік тому +3

    Masha alh tabara allh wllhi waku farxay xbbti .illhy guurkaaga haku adkeyo ubad bdn o bariyal o adun iyo akhirana idin anfaca .nolol warta o ku dagtin rabbi ha idin siyo .
    Alfa_Alfa mabruuk qali👏

  • @shushu2370
    @shushu2370 Рік тому +1

    Jaskllh kheyer abayo adiigana guurkaga alle ha kuubarkeyo ubdkheyer alle hadiinku risaaaqo mcnto❤❣

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 Рік тому

    mashaAllah tabarakallah shukran abayo.

  • @AbdirazakOslo
    @AbdirazakOslo Місяць тому

    Mashallah

  • @user-vu8uy1fd9g
    @user-vu8uy1fd9g 2 місяці тому

    M a Marwo allaha reerkada kuu adkeeyo anagana noo soo duceey 25 ayaan jiraa

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 Рік тому +2

    ماشاءالله
    الف مبروووك
    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 Рік тому

    Mashllah alle ha kubarakeeyo reerkii dhisma oo dhaqma ha ka dhigo abaayo hamplyo mashllah tabarka raxmaan aad ugu farxay

  • @rahmoali2790
    @rahmoali2790 Рік тому +1

    ألف مبروك يا اختي العزيزة بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 Рік тому +1

    M.a Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo mcnto illhy haku barakeyo guurkaga awlad bariya Allah kusiiyo😍🤩🤩❤❤🤩🤩😍😍

  • @raaqiyacumar78
    @raaqiyacumar78 Рік тому +1

    Maansha Allaah hambalyo walaashey Allaha kuu barakeeyo kuwii isku waara ubaad baarya kala helo Allaha idinka dhigo

  • @nuraabdirahman1216
    @nuraabdirahman1216 Рік тому +1

    Abyo jawahirey allaha guurkaga hakuu barakeyo waxan kusoo biiray chanelkaga insha allh illhy waxan kabaryayaa inaan istiqfaarta wax badn ka faaididoono

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 Рік тому +2

    Mashaa Allah mabruuk abaayo. Illahay ha kuu barakeyo guurkaga ❤

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 Рік тому +1

    Hambaliyo jawahir lkn mxa naga qarsatay🥺❤️dad ku jcl nehe

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Рік тому +1

    Masha'Allah ilahay hakuhagajiyo gurkaa kuwaa aan haysaan ilahay hadiyoo

  • @saadamousse5756
    @saadamousse5756 Рік тому +3

    Masha allah tabarakalah Alfa alfa alfa mabroug hambalyo hambalyo abaayo 😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹😘😘😘😘😘

  • @samiraADAM1yusuf
    @samiraADAM1yusuf Рік тому +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك

  • @mariauos3207
    @mariauos3207 10 місяців тому

    shukran xabaibti . gurkada alaha kubarakeyo kuuxifdiyo abayo

  • @83587
    @83587 Рік тому

    Mabruug Alfa mabruug Jawaahir Dumashigeene nagu salaan kheyr iyo barako Alla idinku shubo

  • @faduminabdiraxman4028
    @faduminabdiraxman4028 Рік тому +28

    Abyo wlh manta xasuus ayaa igalisay abyo qufka hadaa kufakiraaan xitaa sanadkaad wlh blh dadka kutusaayo Aniga jawaaher 22 ku guursaday wlh sanad walbo 18 kasoo gudbay sanad walbo waxaa la idhahahaye nayaa waa gawoowday reer waxaa gaaray aroos cida aan aadin Wayo hada aaado waxaa la idhahaa nayaa adiga aroos walbo ma taagan tahay maa adiga aroostit waxaan idhahay aayo ama eedo quf kale ma ahan wlh waxaa dhahi jiray adiga kula weynahay facaa waxuu hestaa 2 ama 3 ama 4 waan yaabi jiray 22 Marka dhamin rabay wax yar iga dhinaad ayaa alle mid Wanaagsan igu soo aadiye Alxm waan guursaday hadan 4 caruur hestaa oo walibo isla iga iga alxm abyo hadan waxa la idhahaa ilmaha maa iska yariysid oo nasatit mabo nasatit Maxaa kaa qaldan subxaanllaah Aniga awoodiyda miyaa abyo marka bin aadan lama qancin karo waan run marwalbo daahdo wlh marwalbo nolol farxad leh gasho Wayo waa caqliyeeysanaa reerkaadan waa ku dhagaa alle inta guurdon ah alle mid baari ah hasiiyo Abyo alle barya wlh Aniga mar walbo la idhaho naa maa gursatit alle waxaa dhahi jiray allowe wax adiga heyso ayaa Aniga laiga canaantaa Ee allowe waan kubaryaa mid baariye Alxm alle wlh waa isiiye Alxm

    • @safiyomuumin4236
      @safiyomuumin4236 Рік тому +1

      allaha ku xifdiyo carurta bayo inagana guur xalaal allaha no sahlo🤲🤲🤲

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 Рік тому

      Mashallh alxamdulillh mahadaa ilahay baa iskaleh

  • @najmomohamuud7790
    @najmomohamuud7790 Рік тому +2

    jawaaaahir waanba iska kaa jeclahay walashay allaha kuxifdiyo aduun iyo aakhiro❤

  • @Cora_10091
    @Cora_10091 Рік тому +1

    Masha Allah congratulations 🎈🎉🎊🍾 sister Masha Allah

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 Рік тому +3

    Hambalyo hambalyo abayo mcn waa ku jeclahay wallhi ilaahay dartiis

  • @fatushayaan8316
    @fatushayaan8316 Рік тому +1

    masha allah wan ku farxay qali guurkada abyo allah haku barakeyo rerkada mabruuk alf mabruuk

  • @Cora_10091
    @Cora_10091 Рік тому +3

    Congratulations 🎊🎈🍾🎉

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 Рік тому

    Baraka Allahou lakuma wa baraka caleykuma wa jamaca baynakuma fil kheer Alf Mabrouk abaayo

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 Рік тому +4

    25 jiraah guurneh mhyoh wxbrshonh mhyoh gurigaa iska fadhiyah dadkah wa icayan maad guursatid xitaa Abahey idhaho naa facaa wa guursaden guursoh anh ilhy taladah udhibtay waka niyad jabay dadkan

    • @adoonttalle1115
      @adoonttalle1115 Рік тому

      Subxana Allaha abayo maxa kugu dhacay wad yar tahay ilahey ku siyo sowj salix ah

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 Рік тому

      @@adoonttalle1115 amiin byo mcn shukran wa oghh byo inn yarahay Lkn waliicaynah mrwlboh

    • @wardo33
      @wardo33 Рік тому

      Sorry abyo wadd yarthy dadka warkod ka bax ee plz qolka qisasu diri ku soo biir wll ama fb pejka midkii ku fudud wax bdan iskaa badali doon mcanto inshaAllah

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 Рік тому +1

      abaayo ilaah guur xalaala haku siiyo soomalidena 25 qof weyn beeba moodan guriga niyad jab baa laga qaada ina wax barata fiican Habeenkii hada salaatul leyl usoo kacdid wlhi is badal baa arkeysa ducads badi

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 Рік тому

      @@wardo33 abyo wakujirah shukran byo mcn hda dhawah kubiray

  • @user-mc2ik7kd6u
    @user-mc2ik7kd6u Місяць тому

    Mashalaah

  • @user-ys3be9tc5d
    @user-ys3be9tc5d 2 місяці тому

    Congratulations Sister qaali

  • @mouminaabdillahi8615
    @mouminaabdillahi8615 Рік тому

    ماشاء الله تبارك لله بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينهما في الله خيرا

  • @rothaabdi4963
    @rothaabdi4963 11 місяців тому

    ماشاء الله تبارك الله يحفظك اختي

  • @Ayaandheeman-zo4wi
    @Ayaandheeman-zo4wi 5 місяців тому

    Alehakuxafido wll iducay hamibaanleeyahay

  • @ayanahmed6245
    @ayanahmed6245 24 дні тому

    Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam