ISTIQFAARTA MEEQA AYAAD MAALINTII SAMEYN KARTAA?

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 231

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 Рік тому +59

    Wax waliba wa iskuday wlh maalin ayan muraad qabay waxan iskasojaray inan 99 names of Allah inan 99 tms aqriyo
    Sida 99×99names MashaAllah muradkeyga sidag dag ah ayn kuhelay Alxamdulillah
    Surad baqara na daily ayan dameeyaa hada markan bilawaayay 1hr 30 mins ayan kuaqrin jiray hadase 40 daqiiqo ayan kudameyaa MashaAllah..Alxamdulillah

    • @adoonttalle1115
      @adoonttalle1115 Рік тому +1

      Mashallah abayo abayo noga fa idey

    • @haniabdiqadir7061
      @haniabdiqadir7061 Рік тому

      Abayo side ugu dhamen kara 40 daqiqo wayo halsac iyo bar igu qadata aqriskeda no faidey abayo qeyr Allaha kusiyo

    • @ashwaaqabdi6293
      @ashwaaqabdi6293 Рік тому

      @@haniabdiqadir7061 abayo hada si joogdo ah u aqriso waqtiga ku aqrin jirtay mid ka yar ku aqrine insh allah

    • @user-uo1zb8qq6u
      @user-uo1zb8qq6u 9 місяців тому

      Mafiicatahay

    • @AlonegirlGirl-ow1ck
      @AlonegirlGirl-ow1ck 6 місяців тому

      Mcnyyyy maaa iga caawisid aniga waxan jclyahy inan joogteeyo hadana waxan raba qof iga caawiyo😢😢

  • @sheymaaaadam4077
    @sheymaaaadam4077 Рік тому +19

    1 استغفر الله ١٠٠٠
    2 سبحان الله ١٠٠٠
    3الحمد لله ١٠٠٠
    4 والله اكبر ١٠٠٠
    5 ولا الله إلا الله ١٠٠٠
    6 لاحو ولا قوة الا بالله ١٠٠٠
    7 سبحان الله وبحمده ١٠٠٠
    8 سبحان الله العظيم ١٠٠٠
    9 سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ١٠٠٠
    10 اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ١٠٠٠
    Intaasayaa wajib nafteyda kaga dhigay malintii wlh nolasha alle wuu ku wasicinaa

  • @Suheliaa
    @Suheliaa Рік тому +44

    Jawahi hda ayaan video yaasha aad istiqfrta ka shekenyso dawanyey m.a abayo sida nogu faaidenyso oo kheyrka noola jeceshahy ilhey haku jeclado ❤️

    • @adoonttalle1115
      @adoonttalle1115 Рік тому +1

      Mashallah in umadiyo dhan istiqfaarta ay bartan walhi

  • @asmacali8886
    @asmacali8886 Рік тому +11

    Mashallah mcnto jawaahir isoo duceey adiga asxabtaa murada baa lehay inshallah❤🙏🤲

  • @newassong7535
    @newassong7535 Рік тому +4

    Warabii ani faa idoyin fiican ku arkay masha allah istiqfarta waxey ii fududeysay muradkeygii alxmdllh shugran

  • @haldhaaabdi2158
    @haldhaaabdi2158 5 місяців тому +2

    Quraan ka qof aan dahir aheyn kutaabka matasbankaro gabadha marka ey caadada qabto kutaabka matabanksrto maxambaari karto, laayamaduhu ilal mudaharuun, aqriska kor laka aqrinaayo baaba leskuheesta, waxa qeyrbadan in aad quraanka kafogaato ilaa inta aad dahir noqoneeso, tasbiixda astaqfaarta salaga nabiga badi that is the best walaal, Allahu aclam

  • @saafiabdullahiali887
    @saafiabdullahiali887 Рік тому +8

    Masha allaah xabiibtii mardhow ayaan kuugu soobiiray aadaan ugu faaiday waan dhararaavidioyadaada istigfaarta iyo saliga nabiga noo soo badi

  • @Sweetfozicakes_
    @Sweetfozicakes_ Рік тому

    MashaAllah 👍 shukran

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 Рік тому

    Maashaa’allah jazakumulah qeyr

  • @abdiahmed8992
    @abdiahmed8992 11 місяців тому

    Mashaalah choukran wallashay

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 Рік тому +11

    Thank you sister waan jeclahay dadka adigoo kale khayrka ka shekaya oo wanaag nagu dhiiri galiya❤🙏

  • @haniitavarxaanohaniitavarx6878

    Maasha allaah xbbty jasakallaahu khyr
    inoosoo badi qisooyinka dikriga kusaabsan salaa ibraahmyda iyo suuratul baqrana aad ugusoo badi xbbty

  • @sawdadahir5432
    @sawdadahir5432 Рік тому

    Jazaa kalaahu khyr

  • @fuaadmuxammeddaahir4028
    @fuaadmuxammeddaahir4028 Рік тому +1

    اللهم امين اللهم امين اللهم امين واياك ان شاء الله جزاك الله خير اختي في الله جواهر الحسين

  • @f.n6491
    @f.n6491 Рік тому

    MashaAllah TabarakaAllah JazakaAllah kheyr abayo

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Рік тому +7

    ماشاء الله تبارك الرحمن اختي العزيزة الله يسعدك ويحفظك امين امين ❤

  • @user-ql5qq2pl9z
    @user-ql5qq2pl9z Рік тому +7

    Maasha allaah markii wax soo dhigtid waankufarxaa isfiqfaarta noosoo badi markasto xbbti

  • @newassong7535
    @newassong7535 Рік тому

    Jizaka laah qeyran

  • @nadiajamal3776
    @nadiajamal3776 Рік тому +10

    Maasha'allaah tabaarakallaah. Ilaahay ha ku xifdiyo wll qaali. Ii soo duceeya dikrigu waa igu adagyahaye😭

  • @abouwaberi8663
    @abouwaberi8663 2 місяці тому

    ❤❤❤ mashallah allah a ku hafido walalo

  • @aliahussein8882
    @aliahussein8882 Рік тому +1

    Masha allh ❤

  • @nimcaali8314
    @nimcaali8314 Рік тому

    Masha ALLAH ILLAH ha I fududeeyo

  • @nujummohamed411
    @nujummohamed411 Рік тому +8

    Jazakallaah sis ani ahaan waan ku faaiiday istiqfaarta laba sanno baan wadaa waa ku caafimaaday wx badan baa iigu furfurmay alxmdulilah malinti waxaan sameeya 3000 4000 Illaa 5000 dikriyo kale bn ku wadaaa maanta 3000 kaliya sameeyey

    • @sumayazuzu5486
      @sumayazuzu5486 Рік тому +2

      Masha allah Allahuma barik xbbti ❤

    • @yusraubax971
      @yusraubax971 Рік тому +2

      Abyo Xanunka igu bogsatay no sheeg

    • @Xuska-bukgaari-xuska
      @Xuska-bukgaari-xuska Рік тому +2

      @@yusraubax971 aniga xita cabsi badanhy inta wn baqa marka akhriyo istiqfarta iyo slig nbiga scw wlhi wn daga wadna garcna misku arko iyo cbsi

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Рік тому +8

    In.a isbuucan waxaa ii qorsheeysan
    In aan gaarsiiyo 30 kun istaqfullh ah ❤allow danbigeena iyo kii waaridkeen udanbi dhaaf Yaarabi intii dhimaty unaxariiso 🤲

  • @axsanahmed8365
    @axsanahmed8365 Рік тому +7

    Asc walal jawahir wanku salamay xabibti madama tahay qof kheyr ka jecel waxan kugula talina inaa tafsiirka quranka karimka Ina barato dhaman hablaha wankula Talina adna SI qaas ah . Qofba waxu tijabiyu yaqana macnaha quraanko labarto waa wax noloshada wax badan ka badali dino inshallah hada baratyna wankugu hanbalyeyna

  • @hoodosuge7699
    @hoodosuge7699 Рік тому

    Mashallaha tabarakallaha alle ha ku xiftiyo

  • @halimaalinoormohamed4397
    @halimaalinoormohamed4397 Рік тому

    Mashallah tabarakAllah

  • @deeqaomar8670
    @deeqaomar8670 Рік тому

    Maasha ALLAHU Tabarakallah

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @ilhaanmohamed3025
    @ilhaanmohamed3025 Рік тому

    Mansha allah walal

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 Рік тому

    Masha allhaa thanks sister

  • @habibahassan8298
    @habibahassan8298 Рік тому

    Masha’Allah

  • @aidarus1360
    @aidarus1360 Рік тому +2

    Mashallah ♥ wax badan ka faiiday alaha ku xafido wllo

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Рік тому

    Maashaa alaaah👍🏽

  • @sumayaaxmed
    @sumayaaxmed Рік тому +1

    Masha allah abyo jawahir allah haku sharfo adun iyo akhiro

  • @khadrawaees8640
    @khadrawaees8640 Рік тому

    ❤❤masha allah tabarak raxman allha yaxfidak

  • @NuraHasan-bv4ki
    @NuraHasan-bv4ki 3 місяці тому

    Masha allh

  • @mssnazrinabdullahi240
    @mssnazrinabdullahi240 7 місяців тому

    Mashallah ❤

  • @amalducaale
    @amalducaale Рік тому +15

    Masha allaah xbbtii jawwahir waan kugu cusbahay waxaana kamid noqday familkaaga isoo dhaweeya adiga iyo asxaabtaada🥰❤️🥰

  • @aminaabdiqadir4679
    @aminaabdiqadir4679 Рік тому +11

    اللهم ارزقنا حسن الخاتمه

    • @qaalid738
      @qaalid738 10 місяців тому

      Salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam

  • @nurtamohamed472
    @nurtamohamed472 Рік тому

    Ma sha Allah

  • @user-uf9ph2cz4k
    @user-uf9ph2cz4k Рік тому +2

    Masha allah xbbti allah haku barakeyo allah digri kiisa hanonsahlo dhaman ten qisoyinka digriga.nosogali

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 Рік тому +2

    Mansh allah wllshy jawaahir ilahay haku sharfo SHukrn Qiimo badan ❤💋

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Рік тому

    Masha allah

  • @Aziz-ox3yq
    @Aziz-ox3yq Рік тому

    Maasha allaah

  • @mamafatma9121
    @mamafatma9121 Рік тому

    Masha alaah abaayo qeer Allah haku siiyo wlhi wax badan aa ka faiday jazakallahhu qeer

  • @ayanali4647
    @ayanali4647 Рік тому

    Masha Allah tabaraka Allah abayo ❤❤ ❤️❤️❤️💐🌷🌸🌺🌼🌼💯💯💯

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +2

    Asc Aamiin Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 Рік тому +4

    Abaayo quantity waxaa ka fiican quality.Wax tira badan oo an tayo laheyn ilaahay majeclo, wax tayo leh ayuu Ilaahay jecelyahay oo qofkana uu joogteeyo.Marka dadka wax badanaa sameyn karnaa kudhahaayo wax weyn yeysan kula noqonin.

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 6 місяців тому

    صل الله علیه وسلم❤❤❤

  • @khalifsiyad4498
    @khalifsiyad4498 Рік тому

    Mashaalah

  • @user-dp8jq8bb9i
    @user-dp8jq8bb9i 9 місяців тому

    Masham alaah

  • @mohamedadan5021
    @mohamedadan5021 9 місяців тому

    Mshallah
    Wllle
    Jawaahir
    Suaal maku weydiin karaa

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 Рік тому

    Aamiin jasakalah khayar

  • @naimayusuf9008
    @naimayusuf9008 Рік тому

    Masha allaha

  • @mohamedadan5021
    @mohamedadan5021 9 місяців тому

    اللهم ارزقني توبة نصوحة قبل الموت

  • @deeqocabdullahi6162
    @deeqocabdullahi6162 Рік тому

    Masha Allaah abaayo ,

  • @ikraminahmowleid8993
    @ikraminahmowleid8993 Рік тому

    Allaah ha inoo fududeeyo dhamntenpa wllhey

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 Рік тому +2

    أستغفر الله العظيم

  • @hibobulle7942
    @hibobulle7942 Рік тому +1

    Mansha allah

  • @sumyocali8058
    @sumyocali8058 Рік тому

    Masha allah abaayo hur mar wacan

  • @nimconafta4365
    @nimconafta4365 Рік тому +5

    Masha allah abayo Alle ha ku sharfo runtii anigu waan akhriyaa dikriga lkn wax aan kala jaraa ma jirto marba kii maskaxda igaga soo dhaca ayaan dhahaa subixi ilaa habeenkii inta an hurdo iyo intan yar hadlayo uunban amusaa lkn inta kale waN akhriyaa masha allah ahada waxad I baratay si fudud OO an u kala qabsan karo ilaalhy ha kaa abaal mariyo idinkuna isoo duceeya in Alle igu wado wayo waxan ahay qof jecel markasta inuu dikriga akhriyo OO joogteyo inkastoo aan waxba ka helin OO waxan rabo anan helin hadana alx wixi Alle rali ka yahay waan wadaya intan ka dhimanayo

    • @Xuska-bukgaari-xuska
      @Xuska-bukgaari-xuska Рік тому +4

      Jogtey xbbti alena bari inksto wxba helin hdhihin ilhy shr badan iyo balyuuu kaga xijbya wxksto ajecshhy okhyrk kugu jira kurjynya baye gaclo

  • @iimaanmaxamed8602
    @iimaanmaxamed8602 Рік тому

    Masha allah abaayo allah haku barakeyo

  • @shiilamohamed7231
    @shiilamohamed7231 Рік тому

    Mashaslh tabarka lah inagana nosoducee inuu Ale noo fududeeyo

  • @ifrahyassin8991
    @ifrahyassin8991 Рік тому

    Maanshaa allah alle ha ku barakeyo wll❤❤❤❤❤

  • @samatarfarah217
    @samatarfarah217 Рік тому

    Mashllah

  • @amiiracadey711
    @amiiracadey711 Рік тому

    Allah san u rabeey

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 Рік тому

    Mashllaah tabarakallah abayo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому

    Masha Allah abaayo

  • @jamilaabdirahman6652
    @jamilaabdirahman6652 11 місяців тому

    صلوا على النبي

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 Рік тому

    Mashllah qali hore usoco

  • @Sacdiyasagal
    @Sacdiyasagal Рік тому

    Masha allah mar dhaw ayan kugu sobiray shukran

  • @xafsamaxamud158
    @xafsamaxamud158 5 місяців тому

    Msha msh allh msha allh msha allh abyo alle haku dhafo Insh allh mid ka Friday alle haga dhigo Insh allh

  • @asmaosman6482
    @asmaosman6482 Рік тому

    MashaAllah

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 Рік тому

    ما شاء الله تبارك الله يا حبيبتي

  • @caashamaxamuud2112
    @caashamaxamuud2112 Рік тому

    Mnshallh allayaabarik

  • @user-ty8mh8lz8h
    @user-ty8mh8lz8h 6 місяців тому

    Abaayo xagee kala soo hadlaa masha Allah byo

  • @Maxamedabdi-ms3uk
    @Maxamedabdi-ms3uk 6 місяців тому

    Scw

  • @mariaali2422
    @mariaali2422 Рік тому

    Masha allah allah haku barakeyo abaayo🥰🥰😋💕💕💕💕😍💕

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 Рік тому

    Wcs wll Allaha kuxafido 👍 keep goin

  • @SabriinmutarMaxmed-jv4zi
    @SabriinmutarMaxmed-jv4zi 11 місяців тому

    M.a abaayo illahey haku xafido

  • @hypersonic1685
    @hypersonic1685 Рік тому

    mashalaah

  • @ummulkhairahmed8336
    @ummulkhairahmed8336 Рік тому +4

    Asc jawahir abayo kitaabka gloves xitaa laguma taaban karo qofkan dahir aheyn lkn mobile ka ama kor ka aqrisankartaa marka iska ilaali👍inta wanaga aad dadka ufaaideysidna ajar Allaha kaa siiyo

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Рік тому

    Mashaallah soo badi gacalo

  • @fardowsoabdalla8578
    @fardowsoabdalla8578 Рік тому

    Sax wlhi abyo m.a alxmdulilaah qof walbo qiso ayow kala kulma wardiga m.a

  • @sowdaali8728
    @sowdaali8728 Рік тому

    Mash alah xabibti marakaa waxa so dhigto waan ku farxaa

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 Рік тому +5

    Kitabka waa xaran inee qabato gabar dhiig qabto lkn waxii adkaar ah waa aqrinkartaa adoo kitabka taaban wll waaa saas

  • @qalidumar6908
    @qalidumar6908 Рік тому

    M.a jisakaallh qayr xppti ❤❤❤❤

  • @Zahruush
    @Zahruush Рік тому

    Wcs wrx wbr xppti masha allh rabi haku xafido💯❤

  • @munaqasim4382
    @munaqasim4382 Рік тому

    Mansha allah wllo

  • @maryamadeganayaanleabdi5802
    @maryamadeganayaanleabdi5802 Рік тому +1

    Wll jawaahir
    Wlhi dhiri gelin xaga digrig ale ah ayaan ka faiiday
    Wll somabadi qisoyinka

  • @nooriyahassan5506
    @nooriyahassan5506 Рік тому

    Masha Allah abayo illahey hakubarakeyo tedi kale bahashas oo lagu istiqfarsado mathalan istaqfurullah inaan wado waa surtagal lkn waxaan kuweydiyo sided ukalagoysa una isticmashaa jawab abayo

  • @user-ww8nk6xt1v
    @user-ww8nk6xt1v 8 місяців тому

    Masha allh jawaahir allh kuxiftiyo abaayo mcnto iisooducey anigana digriga waanjeclahy mana awoodo in aanwado

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Рік тому

    Aamiin xbbt

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi4970 Рік тому +1

    Ascw Suratul Anfaal Allaha ayaa noo balanqaaday dadka istagfaarta badiyo in uu cadaabeynin

  • @fatminamohamed3143
    @fatminamohamed3143 Рік тому

    Asc Jawahir walal waaxd inosameysaa video oo ah Waxaad ka faide istiqfarka

  • @ashwaqhasan6576
    @ashwaqhasan6576 Рік тому

    Scw jawahr abayo adkaarta qaarkood ma aqaani inoo soo qor plz

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 Рік тому +2

    Asc xbti waxan ka codsanaa adiga &inta ku jirto in aad ii duceysan gabar baa iga maqan in Allaha awooda leh ii celiyo caawa jimco In alle kher idin siiyo please

  • @shugrisheeqaxmedxalane936
    @shugrisheeqaxmedxalane936 Рік тому +1

    Kun xitaa ma aqriyo laakiin saligaan kun aqriyaa

  • @farxiyoxasan77
    @farxiyoxasan77 Рік тому

    Shugrn ❤