Best Somali Short Film ( Layta Khadar ) Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido | Sibibix

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 211

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728 3 роки тому +120

    Ramadaantii 10kii danbe ayaa inoo socda ilaahay laylatul khadarka ha ina waafajiyo oo kuwuu naarta la xoreeyo ha inaga dhigo🤲🤲

  • @apdikareemkaiseofficial9786
    @apdikareemkaiseofficial9786 3 роки тому +29

    Sayidka Barakaysan Nin Talent Leh ayaad tahay Guulayso Hawlana waan kaa leeyahee ila soo Xidhiidh🙏

    • @osmankyky6287
      @osmankyky6287 3 роки тому

      Waa hubaa hadaa adiga iyo Sayid ka is.heshan inaa wax badan Bulshada u.soo ban.dhigi doon tan

  • @axmedasad8444
    @axmedasad8444 3 роки тому +52

    Nin lawayay Ita maalin walba jalankisa furta hadana wax cusub kawaydaa farta taaga👋👋👋

  • @umalkhayrabdiraman4466
    @umalkhayrabdiraman4466 3 роки тому +18

    اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عنا جميعا

  • @king...3695
    @king...3695 3 роки тому +68

    Wll ku sali nabiga scw

  • @amirsuhail919
    @amirsuhail919 3 роки тому +23

    Sayidkow sxp mucarap malihid mia wlhi waligay qof kaso horjeda ma arkin xitaa hal qof yaap 🙄

  • @mahdicismaan4612
    @mahdicismaan4612 3 роки тому +15

    Qofkii ugu horeeyay ayaan maanta ahay guul like ta isaara 😍

  • @khaalidpogba6858
    @khaalidpogba6858 3 роки тому +16

    Youtuu bariinta waa inay noqdaan idinkoo kale wllhi masha allah

  • @lastking1247
    @lastking1247 3 роки тому +7

    Abwaan sayidka barakaysan inta tageera buuxda uleh liketa

  • @ahmedkayd5565
    @ahmedkayd5565 3 роки тому +40

    Kusaliya nabiga scw scw

  • @zimanjigis9892
    @zimanjigis9892 3 роки тому +21

    Waxa moda inu Todobo jeer dhintay🤣🤣allah yacizak Sayidka barakaysan❤👑👑

  • @kobcigaraadkaaga5682
    @kobcigaraadkaaga5682 3 роки тому +4

    Masha allaah wacyi galin aad uqiimo badan allaah haku barakeeyo

  • @adenmohamedaden6970
    @adenmohamedaden6970 3 роки тому +7

    Sayid barakaysan keep going pro🥰🥰

  • @samiraali5984
    @samiraali5984 3 роки тому +1

    zxp horta waa ku salamy horta abwe muqalka waa dawada markaste

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 3 роки тому +7

    " اللهم انك عفو تحب العفو فاعف عني "

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 роки тому +1

      Wll key Subescribe isaar ❤❤❤

  • @mustafemahamed3758
    @mustafemahamed3758 3 роки тому +65

    Inta iyadoo sooman dawathy like saar 💥

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk 3 роки тому +11

    Waa maxay calaamadaha lagu garanayo habeenka Laylatul Qadriga?
    Habeenka Laylatul qadrigu wuxuu ku jiraa bisha barakaysan ee Ramadaan, gaar ahaan tobanka danbe. Waxa kale oo nabigu (scw) ina faray inaynu aad ugusii dadaalno habeenada witriga ah ee tiradu tahay kinsi sida habeenka 21 aad, 23 aad, 25 aad, 27 iyo habeenka 29 aad.
    Culumada Islaamku waxay dhaheen: Habeenka Laylatul Qadrigu waa habeen guurguura, sanadba wuxuu ku beegmi karaa habeen ka duwan habeenadii hore, sidaas awgeed tobanka danbe in cibaadada lasii xoojiyo waa lagama maarmaan, si aad ugu guulaysato habeenkaas oo ka khayr badan kun bilood.
    عَنْ عَائِشَةَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهَا أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ تَحَرَّوْا لَيْلَةَ الْقَدْرِ فِي الْوِتْرِ مِنْ الْعَشْرِ الْأَوَاخِرِ مِنْ رَمَضَانَ
    Caasha ilaahay raali haka ahaadee waxa laga wariyey in Rasuulkii (scw) dhahay: “ka baadha habeenka Laylatul Qadriga tirooyinka kinsiga ah ee tobanka danbe ee Ramadaan” [Bukhaari: 1913 iyo Muslim: 1998 ]
    Calaamadaha lagu garto habeenka Laylatul-Qadriga:
    Waxa jira calaamado lagu garto habeenka Laylatul-Qadriga inta lagu gudo jiro iyo marka habeenku dhamaadaba, waxaana kamid ah:
    Waa habeen samadu saafi tahay.
    Waa habeen iftiimaya oo la moodo in dayaxu nuurayo.
    Waa habeen aan qabow iyo kulayl toona jirin.
    Waa habeen dagan oo dabayshu yartahay.
    Habeenkaas dayaxu wuxuu usoo baxaa isagoo la moodo saxan ama baafka cuntada lagu cuno kala badhkiisa.
    Waxaana u daliila xadiisyadan:
    Daliilka 1aad:
    عَنِ ابْنِ عَبَّاسٍ ، عَنِ النَّبِيِّ - صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ -فِي لَيْلَةِ الْقَدْرِ : ” لَيْلَةٌ طَلْقَةٌ ، لَا حَارَّةٌ وَلَا بَارِدَةٌ ،
    “Ibnu Cabbaas waxa laga wariyey inuu nabiga kasoo wariyey (scw): “Habeenka Laylatu-Qadrigu waa: habeen nuuraya, maaha kulayl mana aha qabow” [Saxiix ibnu Khusaymah: 2192 ]
    Daliilka 2aad:
    قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : ” إِنَّ أَمَارَةَ لَيْلَةِ الْقَدْرِ أَنَّهَا صَافِيَةٌ بَلْجةٌ ، كَأَنَّ فِيهَا قَمَرًا سَاطِعًا سَاكِنَةٌ سَاجِيَةٌ ، لَا بَرْدَ فِيهَا وَلَا حَرَّ..
    Rasuulkii Ilaahay (scw) wuxuu dhahay: “calaamada habeenka Lalatul Qadrigu waa habeen saafiya oo iftiimaya, waxaad moodaa in dayax nuurayaa soo baxay, wayna dagantahay oo xasiloontahay, ma qabooba mana kulula” [Musnadka Imaamu Axmed: 22152]
    Daliilka 3aad:
    عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ قَالَ: تَذَاكَرْنَا لَيْلَةَ الْقَدْرِ عِنْدَ رَسُولِ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ فَقَالَ أَيُّكُمْ يَذْكُرُ حِينَ طَلَعَ الْقَمَرُ وَهُوَ مِثْلُ شِقِّ جَفْنَةٍ
    Abuhurayra waxa laga wariyey Ilaahay raali haka ahaadee inuu dhahay: waxaanu ka sheekaysanay habeenka Laylatul Qadriga anagoo joogna Rasuulka (scw) agtiisa, wuxuuna dhahay: “Ma idinku jiraa qof garanaya marka dayaxu usoo baxo isagoo la moodo saxan kala badhkiis” [Saxiixu Muslim: 1170 ]
    Dabcan dayaxu wuxuu saxan kala badhkiisa noqdaa tobanka danbe ee bisha barakaysan ee Ramadaan.
    Calaamadaha Laylatul Qadrigu markuu dhamaado:
    Marka waagu baryo habeenkii Laylatul Qadriga kadib waxay qorraxdu soo baxdaa ayadoo saafiya.
    Qorraxdu waxay soo baxdaa ayadoo aan shucaac ama ilays lahayn.
    Qorraxdu maalintaas waxay usoo baxdaa ayadoo midabkeedu cas yahay oo tamar yar.
    Waxaana u daliila:
    عَنْ زِرٍّ قَالَ قُلْتُ لِأُبَيِّ بْنِ كَعْبٍ أَنَّى عَلِمْتَ أَبَا الْمُنْذِرِ أَنَّهَا لَيْلَةُ سَبْعٍ وَعِشْرِينَ قَالَ بَلَى أَخْبَرَنَا رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ أَنَّهَا لَيْلَةٌ صَبِيحَتُهَا تَطْلُعُ الشَّمْسُ لَيْسَ لَهَا شُعَاعٌ فَعَدَدْنَا وَحَفِظْنَا وَاللَّهِ لَقَدْ عَلِمَ ابْنُ مَسْعُودٍ أَنَّهَا فِي رَمَضَانَ وَأَنَّهَا لَيْلَةُ سَبْعٍ وَعِشْرِينَ وَلَكِنْ كَرِهَ أَنْ يُخْبِرَكُمْ فَتَتَّكِلُوا قَالَ أَبُو عِيسَى هَذَا حَدِيثٌ حَسَنٌ صَحِيحٌ
    Zirr waxa laga wariyey inuu ku yidhi Ubayy ibnu Kacab: wuxuu Aba Mundur noo sheegay inay tahay habeenka 27 aad, wuxuu yidhi: Haa, wuxuu Rasuulkii Ilaahay noo sheegay (scw) “inay tahay habeenka subaxiisu qorradu usoo baxdo ayadoon shucaac lahayn, markaasaanu tirinay oo xifdinay.” Ilaahbaan ku dhaartee, ibnu Mascuud wuu garanayaa inay Ramadaan ku jirto, walibana ay tahay habeenka 27 aad, hase ahaatee wuxuu karaahiyeystay inuu idiin sheego oo aad is daysataan. [Tirmadi: 793]

  • @muusecumar2990
    @muusecumar2990 3 роки тому +43

    Sayidka brakaysan liketa hyla dhaafin zxp

  • @omarupdirahman8681
    @omarupdirahman8681 3 роки тому +12

    Walaal idirisow horumar weyn baadka zameyzay UA-cam

  • @qanciyasheikh4440
    @qanciyasheikh4440 3 роки тому +5

    Sayidka barakaysam Wllh sheekh buu kusoo baxayey😂🤣😅

  • @omarupdirahman8681
    @omarupdirahman8681 3 роки тому +12

    Hore uzoco prother

  • @khaalidmarwaan6391
    @khaalidmarwaan6391 3 роки тому +2

    Msha allah sayidka cabdi cido gar iyo gardaraba idin wataa

  • @axmednuurcabdi5439
    @axmednuurcabdi5439 3 роки тому +3

    Sayidka barakeysan iyi cabdi cido guuleysta

  • @mubarakyare8570
    @mubarakyare8570 3 роки тому +5

    Wlhi kani kani wa imatixaan hore usoco

  • @bile-25
    @bile-25 3 роки тому +2

    Jazakallah kheyr Wallo

  • @abdifatahbakisto
    @abdifatahbakisto 3 роки тому +28

    War wacdaLa wan idin waTa Italy ayan idinka so saLamaYa dhalin yaro lkn waxan codsi idin ka raba inad video yadada aad hore uso galisan wlhi taageero idin ahe sxbyaL hore usocdana waxad mutaysaten 100milyan in laydin gaadhsiiyo sxbyL👑

  • @user-wk8ry3sz3b
    @user-wk8ry3sz3b 3 роки тому +2

    Mashallah walll aadbaa umahadsanthy wax badanaa kafaaidnay

  • @somalidacaayeandamaandoone254
    @somalidacaayeandamaandoone254 3 роки тому +2

    Sayidka barakaysan nin wayo araga❤

  • @guuledali2694
    @guuledali2694 3 роки тому +35

    Maalin walpa qofka ugu horeeya waa aniga 🙄

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 роки тому +1

      Wll key Subescribe isaar ❤❤❤

  • @mohamed_bulshaawi
    @mohamed_bulshaawi 3 роки тому +39

    Inta ku qososhay markii uu tusbaxa ku tuuray😅🤣

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 роки тому +1

      Wll key Subescribe isaar ❤❤

  • @nazriinkalgacal2676
    @nazriinkalgacal2676 3 роки тому +4

    Alle haynala kulmiyo hapeenkaaz qaaliga ah amiin yaarabi🤲🏾

  • @faadumomuuse5713
    @faadumomuuse5713 3 роки тому +8

    Sayidka barakaysan lagend ninka kaliya ee iga qosliya

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed9361 3 роки тому +1

    Abwan SaYidka Barakeysan wlhi waa Nin maskax badan m.allaaH🥰

  • @khadarthousand1892
    @khadarthousand1892 3 роки тому +3

    Sayidka barakaysan keep going brother

  • @khadarabdi4268
    @khadarabdi4268 3 роки тому +3

    Sayidka Barakaysan waan idin wata dhaman tii kep goin

  • @Aduun_iyo_aakhiro
    @Aduun_iyo_aakhiro 3 роки тому +6

    K going brother😍

  • @abumansour9936
    @abumansour9936 3 роки тому +4

    Mashallah waa farriin muhiim ah.

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer 3 роки тому +1

    Wlhi waan raftay allah qosol badanaa

  • @xuseenaxmed7838
    @xuseenaxmed7838 3 роки тому +1

    Sheekha barakaysan ino so badiya oo wkhtiga dhereya culuumo

  • @israismacil6630
    @israismacil6630 3 роки тому +1

    Wllo gariirka iska daaaaa wacyi galin fcnthy hore u soco

  • @hanaguleds1609
    @hanaguleds1609 3 роки тому +7

    ninka kaliye iga qosliya saydka barakaysan

  • @lagugudhufay1420
    @lagugudhufay1420 3 роки тому +1

    sayidka barakaysan siduuuu odayga iskaga dhigaaan kuqoslaaaa

  • @ar_stone6764
    @ar_stone6764 3 роки тому +6

    Anigah waxa bari igu dhacday anoo yar inu nin adeer ii ah lacag isiyey oo igu dhahay hoo lacagtan waxn ahay layta khadarkiye 🤣🤣🤣🤣

  • @mowledmohamed2717
    @mowledmohamed2717 3 роки тому +2

    Waxaad tahay mid ka mida kuwa ugu fcn xagga jilliinka iyo wacyi galinya...💯🙏

  • @mouhiyadineahmeth4000
    @mouhiyadineahmeth4000 3 роки тому +3

    Ramadan kar33m uztaad
    Sayidka barakaysan

  • @khadijamaxamed9395
    @khadijamaxamed9395 3 роки тому +7

    First one 🤗🤗🤗

  • @niyamasandala3119
    @niyamasandala3119 3 роки тому +2

    Keep going saydka barakaysan

  • @charlesabdi
    @charlesabdi 3 роки тому +1

    Walahay wan qoslay from Djibouti

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud9257 3 роки тому +4

    First

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 роки тому +7

    Asc walalahy Soomaaliyeed Ramadaan kaarim fadlan🙏 iso boqoda illaahay waxad jeceshahay haa kugu bishareyoo inshallh 🙏

  • @asadofficialxuseen1906
    @asadofficialxuseen1906 3 роки тому +2

    Sayidka barakaysan hore usoco pro🏅

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs 3 роки тому +3

    Waa sheeko xiisaha wadato masha Allah

  • @abdirahmansheikhissack1280
    @abdirahmansheikhissack1280 3 роки тому +1

    Waad ku mahadsantihiin wllaheyga sida aan inooga soo gudbisaan filimada xaqiiqda ku saleysan

  • @alibacheh2875
    @alibacheh2875 3 роки тому +4

    اليلة القدر خير من الف شهر

  • @Suhaib_Fx
    @Suhaib_Fx 3 роки тому

    Wllhi zxp raggani talenti ayay leeyihiin anigu waan u qiray

  • @baashejirde907
    @baashejirde907 3 роки тому +2

    First of the comment

  • @qulkahashi4250
    @qulkahashi4250 3 роки тому +2

    First one

  • @Qawdhan1
    @Qawdhan1 3 роки тому +2

    Mansha Allh sheekhinaa

  • @saalaxjaamac3824
    @saalaxjaamac3824 3 роки тому +3

    Masha allah

  • @ubaxanshaxofficial8844
    @ubaxanshaxofficial8844 3 роки тому +1

    MnshaAllah film qiimihisa wata weeyi keep going

  • @ahmedkayd5565
    @ahmedkayd5565 3 роки тому

    Haa masnhlla shiikh sayidka barkay san

  • @cadnaancali516
    @cadnaancali516 3 роки тому +2

    Abwaan 100k ayaad gaadhaye hanplayo 🖐🏻🖐🏻🖐🏻🖐

  • @halinaelmi2130
    @halinaelmi2130 3 роки тому +2

    Cabyad iyo cigalka👏👏👏👏

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed5116 3 роки тому +3

    4:23 😂war zo ziiya 😂

  • @mukhtaarali518
    @mukhtaarali518 3 роки тому

    Ramadan Garim illahahainagadhigo kuwinarta lagaxoreyo malintaakhiro

  • @oraah1094
    @oraah1094 2 роки тому

    Keep going pro

  • @hamseomer4059
    @hamseomer4059 3 роки тому +9

    zaydka 🙂💯

  • @ilyaasmusa1972
    @ilyaasmusa1972 3 роки тому +4

    Masha Allah Saydka Barakaysan ❤

  • @zekilyrics1767
    @zekilyrics1767 3 роки тому +1

    keep going pro walaalayaal 10 kii danbe ee ramadaan ayaa lagu jiraa saad la zocotan waxan yare bararujin lahaa in an ku dadaalno cibaadada iyo quraan akhriska si aynu u helno ama ilahay inoo waafajiyo laylatul qadriga habeenkaas kheerka badan ee 100, 000 oo sano ka khayr badan bal ka waran hadii danbigaaga la dhaafo 83 sano iyo waliba bilo ku darsoo habeenkaas qofku waxa uu ilahay waydiisto ALLAH wuu ka aqbalaa ducadiisa alla hala baryo I.A. ilahayna waxaan ka baryaynaa inuu ina wafajiyo oo uu inagu beego habeenkaas..

  • @yaxyenuurcabdi4726
    @yaxyenuurcabdi4726 3 роки тому

    odayga waad ku soo baxdaa
    zxp zayidka barakaysan funny
    si fican ayaan ku fahmaa
    xiqiiqa aad wado zxp
    keepgoing

  • @abdinaasirmohamed6818
    @abdinaasirmohamed6818 3 роки тому +6

    Zayidka iyO LaYLatuL QadRi 😅😅😅

  • @Munazarofficial
    @Munazarofficial 3 роки тому +4

    Viva SaY¡DkaH ¡ZmuJ¡YaH💚🤍❤💯🖐

  • @cabdiqaniyareofficial1758
    @cabdiqaniyareofficial1758 3 роки тому +1

    Keep going Brother

  • @subeeryare5649
    @subeeryare5649 2 роки тому

    K going pro

  • @ashoofficial3485
    @ashoofficial3485 3 роки тому

    Jazakallahu qeye wll Sayid

  • @idiriselmiali1975
    @idiriselmiali1975 3 роки тому +1

    Keep koing sxb

  • @abdiraxmanibro7524
    @abdiraxmanibro7524 3 роки тому

    Wllayl Alle hayna waafajiyo khayrkeda dhaman ten wllh Aadbad umahdsan tahy zhp

  • @israismail395
    @israismail395 3 роки тому

    Wa inan qabanaaa kkkkk subxaa nalaah

  • @nimcoyuusuf2414
    @nimcoyuusuf2414 3 роки тому

    Mustafe masaaxiibaad tihiin

  • @khaletbinahmett8011
    @khaletbinahmett8011 3 роки тому +44

    𝐖𝐚𝐫 𝐢𝐥𝐦𝐚 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐫𝐚𝐘𝐚𝐚𝐥 𝐥𝐢𝐤𝐞 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐨𝐛𝐚🙏😅☺️

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 роки тому +1

      Wll key Subescribe isaar ❤❤

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 3 роки тому +1

    Kkkkkkkk wllhi Qof ayaan moodijirey
    Cabdi khader ayaana uheysan jirey

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 роки тому

    Ramadan kareema sayadka baarakeysan iyo teamkisa hormara wacan hore usoco Ramadan Kareema

  • @mohameddeigo799
    @mohameddeigo799 3 роки тому

    M.a pro keep going from mugadisho

  • @hamdayar3912
    @hamdayar3912 3 роки тому

    Ala beerkaa sayidka baraarkaysan waa Fany

  • @omarsemionpanda3170
    @omarsemionpanda3170 3 роки тому +1

    Machaallh

  • @sucaadibraahim6572
    @sucaadibraahim6572 3 роки тому +2

    Intii tagerta sayidka like sara

  • @lilcazkacazkacumar
    @lilcazkacazkacumar 3 роки тому +1

    Sheeko guri barwaaqo ✨

  • @ducowaalid.7230
    @ducowaalid.7230 3 роки тому

    M.Allh Legents keep going prathers

  • @cismaanibraahinaadan5722
    @cismaanibraahinaadan5722 3 роки тому

    Allownahaleeysii laylatul qadriga

  • @shabcaancabdi8900
    @shabcaancabdi8900 3 роки тому +1

    Fast comman

  • @idhadeeqabdala8979
    @idhadeeqabdala8979 3 роки тому +1

    Waan kutaa sayidka😂😂🥰

  • @hodanhasan1965
    @hodanhasan1965 3 роки тому +1

    Zayidka♥️🙋‍♂️

  • @xamseaadan6504
    @xamseaadan6504 3 роки тому +1

    Aamiin aamiin

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 3 роки тому +4

    Thank you so much wllayaal.

  • @ahmedm.a.4850
    @ahmedm.a.4850 3 роки тому +1

    This is 💥💥💥💥🔥🔥🔥🔥

  • @keyowbinyareyare3859
    @keyowbinyareyare3859 3 роки тому

    Nin caqli iyo karti leeh

  • @goodlyrics2243
    @goodlyrics2243 3 роки тому +1

    Maaha abwaanku inuu kasoo koobiyeeyay guribarwaaqo ee waa inuu dadka ufahansiinayo Laylatul qadriga ruwaayad ahaan.
    Legend wllhy SAYIDKA BARAKAYSAN

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 3 роки тому

    Masha allah alle ha ini xafido

  • @kaletmoge9195
    @kaletmoge9195 3 роки тому +4

    Khaladaadkii mee zayidkoow🤣

  • @amranjama8496
    @amranjama8496 3 роки тому

    😁😁😁😁😁😁😁waalaylatula qadarkiiye inoo qabta kulahaa