Alle ha unaxariistee waa erayadii Abwaankii abwaaniinta somaliyeed hasan Sheekh muumin . Codkii Habo Nuura iyo Alle ha unaxariistee boqorkii codka Mohamed Mooge
1)Caadada hablaha Carro egedku nool cadho iyo ❌ciilqab❌ ereygaasi waa 💯QAB ama ISLAWEYNI💯 ee maaha ciilqab(2) cun oo cab ciil kama korey waa cidhif la aan ❌maaha sidaa eee waa cun oo CAAY ciil kama korow waa cidhib la aan💯
Sxb waad ku mahad sanatahay heestan waanan jecela midhahedan Maan fahmi jirin waxa badan baad ii bidhaamisay thank bro ninka heestan so saxay waxbadana waa ka sogayna heesaha qaramiga ah ee midhahodu aanay muuqan Naga soo caawi dhe sxb
Walaal Aad baad u mahadsantihiin bahdiina Lyrics ka u samaysay heesta hal meel ayuun baan doonayaa inaan Saxo. Waa Halka . "Waxa aad Qorteen Cunoo Cab Kiil Kama Karoow Karoow waa Cidhif la,aan." Waxa ay Sax ku tahay. "Cunoo Cay Kiil Kama Karoow Karoow Waa Cidhib La,aan." Alle haw Naxariisto Intii dhimatay Inta Noolna alle Cimri Dharar Caafimaad iyo Camal suuban ayaan Alle u waydiinaynaa. Mahadsanidin.
Yaa sallaam abwaanka bal eeg!! sida bulshada soomaaliyeed dhan walba looga barbaarinayo barigaa waxaa jiray dhalinyaro corsoyin ruushka iyo italy ugu baxay oo hablo caddaan ah caashaqay
Alle ha unaxariistee waa erayadii Abwaankii abwaaniinta somaliyeed hasan Sheekh muumin . Codkii Habo Nuura iyo Alle ha unaxariistee boqorkii codka Mohamed Mooge
I’m Mexican but I like this song. I heard it from a African brother in an Uber ride. I don’t understand what the lyrics mean but it’s good lol
Its Somali song. Its from Somalia
I was with you Sergio 😂😅 shyt and the song is Somali 💙🇸🇴💙 is a old song yk ONLD IS GOLD 🥇
😊😊
😊😊
😊
Cakuyey Naag madow ninkii Helay Cidla ka roon kkkk allow u naxariiso xsan sheekh mu,min
*hhhhhhh walal wllhy daacad baan u qoslay* 😂🙈🙈
😂😂😂😂😂😂💔
Me too bro 😂 from chine
Mirihii xasan sheekh muumin laxankii bashiir xadi codka hibo nuura iyo m.mooge
Mahadsanid wallo heestan in badan baan raadiyeye
1)Caadada hablaha Carro egedku nool cadho iyo ❌ciilqab❌ ereygaasi waa 💯QAB ama ISLAWEYNI💯 ee maaha ciilqab(2) cun oo cab ciil kama korey waa cidhif la aan ❌maaha sidaa eee waa cun oo CAAY ciil kama korow waa cidhib la aan💯
Mahadsanid walaal, labadda meelood oo aad saxdayba sidda aad u saxday ayay sax ku yihiin. Mar labaad mahadsanid.
MAXAMED MOOGE LIIBAAN AHUN IYO HIBO NUURA ALLE HA BARAKEEYEE.
AFRICA😍
HEESTAN WAXA LAXAMKA USAMEEYAY ABWAAN BASHIIR XADI OO HADA KUNOOL MAGAALADA BOORAMA
Ruwaayadii Garabidhaan
Erayadi AUN abwaan xasan shiikh muumin
Luuqdii AUN mohamed mooge iyo Hibo Nura laguna dhigay kismayo
1970
Sxb waad ku mahad sanatahay heestan waanan jecela midhahedan Maan fahmi jirin waxa badan baad ii bidhaamisay thank bro ninka heestan so saxay waxbadana waa ka sogayna heesaha qaramiga ah ee midhahodu aanay muuqan Naga soo caawi dhe sxb
Waxay sax ku tahay "Cunoo Cay Ciil kama Koroow waa Cidhib La'aan".
Long time ago when I heard this song.
Esha cala waa hees aan aad u jecalahy
Biyo ceel nin helay,
Badda kama cabbee,
Anna kama cabsado taladaan cuskaday.
Allayleehee ereyo macaan
Halka ugu dambaysaa WAA CIDHIB LA'AAN.Thanks
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Subscribe the channel please, thank you.
😘😘😘😘😘👋👋👋
Cadho iyo qab
bay ragga ku caddibaan
Carrots edeghibo
Walaal Aad baad u mahadsantihiin bahdiina Lyrics ka u samaysay heesta hal meel ayuun baan doonayaa inaan Saxo.
Waa Halka .
"Waxa aad Qorteen Cunoo Cab Kiil Kama Karoow Karoow waa Cidhif la,aan."
Waxa ay Sax ku tahay.
"Cunoo Cay Kiil Kama Karoow Karoow Waa Cidhib La,aan."
Alle haw Naxariisto Intii dhimatay Inta Noolna alle Cimri Dharar Caafimaad iyo Camal suuban ayaan Alle u waydiinaynaa.
Mahadsanidin.
MAshaaa aaalh sxp Waad mahad santahay waa ee runtaa
Cadaan iyo medow qofba cayn uu yahay cidba midabka caadil ugartaa cajabshee hadaad kaagi kacabanayso lacoloow miyaanay ceeb kugu ahayn waa calaf waa calaf iyo lama Filaan culus waa calaf waa calaf iyo lama filaan culus
Waa sax wlhi afrikaanka kuma kalsoono midabkooda bal wayba kafaanaan
Add a public
abdiman24@gmail.com
Abdirahman waa dadaashay
Anigana hadaan ku daro
Sidey ila tahay waa
(CUN OO CAAY CIILKA MAKAROO" WAA CID LA'AAN).
mahadsanidiin.