Arin Naga Qarsaneyd ayuu Sheegay Mdxne Xasan & itoobiya waxey aaminsantahay cajiib!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 479

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  25 днів тому +24

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 24 дні тому +2

      Somaliland is for Somalilander not for failed Somalia,

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 24 дні тому +1

      Viva Somaliland

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 24 дні тому +1

      Its for people of Somaliland not you, Mr Hassan and not for any body from Somalia

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 24 дні тому +1

      Somaliland will defend itself

    • @jamanuurdini6170
      @jamanuurdini6170 24 дні тому

      Somaliland wali somalia ayey katirsan tahay waa xaqiiq waayo inta somaliland sheeganeyso la iskuma wafaqsana sida uu muuse khatumo uu u dhaho somaliland ayey katirsan tahay cml aqli saliima ayaa la tabaa er iska hdl lama rabo

  • @yussufjibril1412
    @yussufjibril1412 25 днів тому +12

    Dowladii hore ciidankii aay tababartay aaway ee ereteria lugu soo tababaray adagaa kala diray asagoo emarad ka ka amarqaadanaaya hada calaalcalka ha daaya

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 25 днів тому

      Dawladdii hore badihii ay bixisay, ayay rabtaa Ethiopia.

    • @abdallasky8230
      @abdallasky8230 24 дні тому

      ​@@NewsFusion24rum badnidaa

    • @june6206
      @june6206 24 дні тому +1

      @@NewsFusion24ma been uun bad wadi nin darood ah oo madaxweyne ah wali bad iyo bari loog Uma iman hawiye uunba bada keneya horey u siiyey mantana wa tii uun lkn been riqiisa wad isku dufaci kartan farmajo dalkii uu u dhiibay dhiiqo wuu kala direy

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 24 дні тому +1

      ​@@NewsFusion24dowladii hore waxba maysan qarin waxwalba way cadaysay in Ethiopia ganacsi lasamaysano ka faaiidaysano maadama ayaguna bad la,aan yihiin anaguna aan bad haysano heshiis ganacsi, maalgashiga dakadaha , iyo inay Ethipia dhisto jidad, heshiis ganacsi oo hordhac ah lkn ma ahayn dakado Ethiopia qaadanayso ama lasiinaayo. Taas badalkeeda maxaa dhacay? Aaqirkii 2023 Siduu dagaalka Sool ubilowday , waxaa socday shirar xisbiyaysan, qabiiilaysan, in Djibouti kuuyeeshaan Ismaciil C Geele , Xassan Sh iyo Muuse ilaa 4 shir kugaleen, waxay kawada hadleen maogin lamana sheegin wixii laga shiray , kadib 29kii muuse ayaa AddisAbaba aaday, 30 kiina xassan baa muqdisho kusoo noqday.
      2024 january first weeyaan marka walba isbadaleen markii muuse yiri Ethiopia ayaan k heshiinay inaan siino 20km'2 , xassana uu bilaabay kiis iskawaal, miyaan lais dhihikarin arinkaan waa wixii Djibouti lagu karkarinaaayay? Marka wlal shirarkaas Djibouti kadib bey waxwalba halaabeen ummada somaliyeedna way aragtaa.

  • @kafiyahabdihakim3070
    @kafiyahabdihakim3070 25 днів тому +9

    Awoowayaasheen looma goojinjirin dhashii axmed guray nahay walee waan difaacanaynaa ilaa aan dhimanayno🇸🇴❤🇸🇴

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 25 днів тому +8

    Somalia 🇸🇴 waxa eey siiwadaa wax aan noo cuntamin taas oo ah waxaan kugu haystaa gurigaaga ee bal aan ka wada hadalno iyo waayahay shir sadexaad aan isugu imaano bal siaan usii wadno wada hadalada kkk mawaxaas ayaa ah geesinimo fiqi Iyo Hassan haku adkeeystaan goaan kii hore ee ahaa bad iyo biri midna kama galeeyno gorgortan taas ayaa ah geesinimo iyo guul.

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 25 днів тому +7

    Elterya rag ayey leedahay laakiin anag alle ayaa noo maqan

    • @ahmedali-xc5dt
      @ahmedali-xc5dt 24 дні тому +1

      Walaal anaga rag nadifaaco malihin iskadheh hadiikale hadalkaaga Allah ayaanleenaha bas kuekee lkn eriteria ragbeleyihiin lkn anaga Alla lenahay hadhihin Allah nin heesta ninkasareeyo majiree nin iyo nin lee islabarbardhig Allah hasodhexgalin wll thnks

  • @abdikafiomarsheikh2046
    @abdikafiomarsheikh2046 25 днів тому +9

    Madax hami gaaban oo daciif ah waaye ,xil jeclaaase taas ayaan la yaabanahay

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 24 дні тому +4

    Maxay safaaradoodu u furantahay?
    Maxay ciidamadoodu u joogaan waddanka ???
    Kullifidma waa xasan munaafaq
    Oo 5 weji leh,

  • @MohamedAliyusuf-y5d
    @MohamedAliyusuf-y5d 25 днів тому +8

    Soomaaliya ilaahay baa u maqan

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 24 дні тому

      Waa sidaas
      Cid utaagan oo daacad ah oo muuqatana Allaahu aclam
      Ethiopiana taas bay aragtey

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 25 днів тому +10

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @januarySl2024
      @januarySl2024 24 дні тому

      Illaahay ka baqa ! Xassan Shiikh iyo kii ka horeeyey bad iyo dhul Somaaliyeed ma difaacayo. Cadaan ayuu u yidhi
      " Ethiopia inta dekedood ee ay doonayso ayaanu siinaynaa bilaa shuruud !" Yacni Somaali Italiana oo dhan in uu bilaash u bixiyo diyaar ayuu u yahay. Waxa qudha ee uu diidan yahay waa aqoonsiga iyo isafgaradka MoU oo la fuliyo ! Yacni Somalilaand oo xor ah oo madaxbanaan oo UN xubin ka noqota oo Caalamka si xor ah siyaasad ahaan iyo dhaqaale ahaan ula xaajoota.
      Yacni Somalilaand oo khayraadkeeda la soo baxda oo danta dadkeeda u maamulata ! Yacni Xassan Shiikh waxba ma soo kordhin. Waa xaasidnimadii Somaalia lagu ogaa oo waali lagu daray !

  • @WalaalKhaan-ti5fd
    @WalaalKhaan-ti5fd 25 днів тому +6

    Rabiyaa inoo maqane Rabi ha inaga saaro dhibtaan 😢

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 25 днів тому +11

    May Allah protect Somalia from Hassan Sheekh and his idiot groups

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED 25 днів тому +5

    Somalia 🇸🇴 ❤

  • @Dhaawac-07
    @Dhaawac-07 25 днів тому +11

    Anaga waxaa nasiib daro nagu ah inaa madaxwayna noo thy😢

    • @ubahali783
      @ubahali783 24 дні тому +1

      Waa iska sidaa Hassan markuu yimaado marna itoobiya marna kenya ayuu bada u gacan galiyaa waa inuu macalinimadiisii ku noqdaa jaamacada ayaa macalim farxaana looga baahan yahay meeshaan nin raga oo itoobiya yaqaana uun baa inaga dhicin kara not wiil yar oo reer banaadir ah.

    • @Dhaawac-07
      @Dhaawac-07 24 дні тому

      @@ubahali783 waa saxb thy👍

    • @abdallasky8230
      @abdallasky8230 24 дні тому

      Xanun dhimirka kuhye udhimaeysan madax weynaha so soocdi ama xajimo ama cadi fadesnow soo kii 4 dakadod siyay so Mahen farmjo wyn dhuban tahy

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 24 дні тому

      @@ubahali783y
      Bada waxa u saxiixay itoobiya muse biixi
      Xasan dhimashow ka xigaa inow badiisa iyo dhulkiiisa itoobiyo siiyo
      Waa madaxwaynaha kaliya daacada u ah wadankiisa ha dhageysan shiiq ciil qaba nin kale khayano ow sameyaad xasan korka ka saaraysan
      Somaliyey Allah ka cabsada

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 23 дні тому

      ​@@luulahmed5138waxaan kayaabay sheekhan marqudha madhahayo farmaaja bixiyey 4 badoo kabdana wuurabay inuu bixiyo ee wakhtigaa kadhamaaday car mar qudha nindaaroodo dhahaaya farmaaja sidaa sameeyey halaarko subxaanalaah

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 25 днів тому +6

    حسبي الله ونعم وكيل 😢

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 25 днів тому +4

    Sheikh Wa runtaa cilada wataas wada xajoodka ayaba ahaa qalad wayo Wa qof shatigada rabo

  • @abdullahifarah610
    @abdullahifarah610 24 дні тому +2

    Nabar aad filaysay naxdin ma leh siyaasiyiinta. somalia🇸🇴 ayaana halkaas dhigay Somalia

  • @konelfarass
    @konelfarass 24 дні тому +2

    Salam Alleykoum Wa Rahmatoullahi Wa Barakat Dear Brother
    This discourse IS refelecting the confusion into which you were warning
    ALLAH BLESSINGS over you and relatives

  • @shijo2055
    @shijo2055 24 дні тому +1

    اسال نفسي ليش نطلب منها ان يفتخرو علينا اثبوبي
    ونحن الدوله عالميه 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 25 днів тому +4

    و لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم. 😢

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 24 дні тому +2

    Ya Rabi please help our people and country ameen ya Allah

  • @CabaassharifMaxamud
    @CabaassharifMaxamud 22 дні тому

    Kkkk waa runtaa dulmidiid karateyga in labarto ayaan kuqosley sheq dulmidiid adaa daaley madax weynihii ayaa hadalkiisa sidan ujelecsan marka wadan ilaahey xabashidan qansadaan ilaahey namatuso aamiin

  • @Khadija-i8s
    @Khadija-i8s 24 дні тому +1

    INAAN LAFADHIISATO IN SHAATIGAAGA AAD KA GORGORDANTAABA QALAD AH

  • @user-fj2rr8rq1e
    @user-fj2rr8rq1e 25 днів тому +2

    Sheekh ilahay hanoo dhaliyo dowlad qab leh xoog leh dal iyo dad difacda

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 24 дні тому +1

    Xassan , muuse iyo Geele waxay Djibouti ku karkarinayeen natiijadii kadhalatay weeyaan waxa socda, xasan wuxuu asagu haleeyay inuu ka ooyo maahayn. Somalia Allaha badbaadiyo

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 25 днів тому +3

    Xasan Dhiiqo Isagaa Bada Gorgortan galiyay caano kadhan dheh

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 24 дні тому +2

    Sh maxamed qeyr allaha kusiiyo

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 25 днів тому +4

    Untill Somalia realize that Somaliland is not part of Somalia which is the reality. Somalia is just waisting their time and waisting the money of the poor Somalia people on travels . 😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 25 днів тому +2

    😢🎉😂❤❤❤
    Allaha guuleeyo muslimiinta 😂❤❤❤

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 23 дні тому +2

    Oromo waxay shegen in somalie 🇸🇴 bada kaso talaben ooy doni soracen , walahi waxan dhegeystey iyagole donidini ayad diib uracaysan

  • @user-rk9db3hv9f
    @user-rk9db3hv9f 24 дні тому +2

    Inaad hadashid ma banaana Xasan hadaad tahay shame on you! Ithiopia adiga ayay kaa aragtay markaad cuntay ciidankii ladhisay adigoo u adeegaya dano shisheeye iyo qabiil please soomaaliyeey gala dagaalka sooxir xuduudaha wadanka aad laleedahay deriska ama iscasil hataagnaanin meesha

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 25 днів тому +2

    Tankale wadanka dhaqaalo kuma yara lkn qalad ayaa loo isticmalaa dhaqalaha wadanka

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 24 дні тому +1

    Somaliland caddowgeeda wey xasuuqeysa insha allah wixii qaranimada soo faragaliya guuul somaliland

  • @axmedcige9208
    @axmedcige9208 24 дні тому +3

    Itoobiya waxay aqoonsan tahay Somalia Talyana 1 July 1960. Somaliland way kabduwan tahay taasi oo waa dal madaxbanaan oo la aqoonsaday 26kii June.

    • @user-eb5ow4sw9t
      @user-eb5ow4sw9t 24 дні тому

      Somaliland sow ma ah burco iyo hargaysa ileen ssc waa somali iyo awdal state waa somali dowlad iyo qabiil sey uwada hadli karaan?🤔

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 24 дні тому

    Mahalkaa ayay maraysa
    Illaahow dalkeena iyo badeena no badbaadi amiiin amiiin yaarabi

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 25 днів тому +2

    Hadeyba boqolaal cidan o waliba meleteri iyo sirdonadoodii buxaan gobalabadano Somali kamida 😡

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 24 дні тому +2

    Sherkhow Bada cas yaa iska leh waxa iska leh Soomaaliland iska ciyaa

  • @abdirisaaqa1686
    @abdirisaaqa1686 25 днів тому +2

    Waa yabak kataagan soomaaliyo
    🤩🇸🇴🤩🇸🇴🤩

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 24 дні тому +3

    Walaahi Sheek Maxamadoow waa warkii ugu xumaa abid ee ummada Somaaliyeed ay maqlaan hadalka Xasan Shiikh: "Shaatigeena oo nalagu haysto ayaan ogolaanay inaan kagar-baxno"
    Maddaxweyne Xasan adiga ayaa halkaas gaarsiiyay ummada Somaaliyeed ay maanta taalo oo dawladii Somaaliyeed ay maanta gorgortan uga jirto qaranimadeeda iyo waliba hantideeda maguurtada aheed.
    Beritana Kiinya(Kenya) ayaa dhihidoonta anaga iskaleh Jubooyinka, Maddaxweyne Xasana diyaar buu u yahay inuu iyagana kala xaajoodo damacooda guracan. Intaas kabcdina ma dawladda India baa sheegan doonta qeebo katirsan badeena? Maddaxweyne Xasan Sheekh wuxuu kufuray qaranimadii Somaaliya wado halis wayn leh ooy adkaandoonto sidii looga badbaadi lahaa mustaqbalka dhaw.
    War meesha wax dawlad lagu tilmaami karaa majoogto ee xaalka qof walba oo Somaaliyeed oo damiir leh maanta waa: "Aan Ooyee Albaabada iixira"

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 24 дні тому

      Bada waxa u saxiixay itoobiya muse biixi
      Maxa runta uga leexanaysaa
      Xasan dhimashow ka xigaa badiisa iyo dhulkiisa itobiya or kenya siiyo
      Ninka dhibka somalida u gaystay maka hadadhan badana u saxiixay in lagu aqoonsado

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 23 дні тому

    Maa shaa Allaah! You're absolutely right, brother Shiikh Dulmi-Diid! Madaxweyne Xasan Shiikh horta ma wareersanyahay mise qolo kale buu shaqeeyaa?

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 25 днів тому +1

    Ilahayow ummada na hogaamisa naga qabo iyagaa kadaran Kuwa bada doonayo😢

  • @user-wr3rf8pz2o
    @user-wr3rf8pz2o 21 день тому +1

    Dulmi diidoow ha is xiijin Somaliland waa dal madax banaan ee xasan sheekh la yaab

  • @WilloIsse
    @WilloIsse 20 днів тому +1

    ASC SHEEKH itoobiya wa yuuhud 2 labaad🎉🎉

  • @ahmedgureyismail9440
    @ahmedgureyismail9440 24 дні тому +1

    Sheekh dulmi diiid adaga laftigaagu dulmi iska ilaali oo isku day hor Ilhay in ad dhex ka noqoto warbixinta ad kolba so deyneyso .. Somaliland iyo konfur Somali sidii ay ku midobeen iyo somali jeceyil cidi kentay kama qarsona anaga isku biirsigii hadu dhib badan nagu keenay waxa ad rabtan in ad waliba badayada iyo dhulkayga ad rali ka tahay in badayada iyo dhulkayga konfuri sii shegato iyda oo waliba banadir. Dhafi karin YAAP sheeekh iska ilaali dulmiga manta ifka berina wa akhiro

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 24 дні тому

      Wll laguma heshiinin in la kala go o kow teeda kale dad kala maarma ma nihin hada hadey itobiya idin so weerto ma waxan dheheena somaliland wa la so weeraray kkk afkaba kuma qurxoona gadaal u fakir umadaha iyo dowlada wayba isku biiraan si ay isku xoojiyan maanta waaba qatar addunka xoog la isku sheegan ee qalbi yuusan ku hagin cadiifadiisa ee maskaxda ka shaqeysii lama kala maarmo

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 24 дні тому +4

    🔻NINKAAN WARKIISA DADKA HA LAGA DHAAFO YAAN LAGU HANJABIN UMMADA WAX FAHAMSAN XSM QOF DHASHAY XITTAA MA AHAN CIIDAN DHISO OO DADKA ISKA CELI CUNAQABATAYNTII WAA LAGAA QAADAYE BALO KUGU DHACDEE🔻

    • @bakeeri805
      @bakeeri805 24 дні тому

      ❤thanksvv,,runahaantii soomaaliya waxay ubaahantahay dadkacaqliga usaaxiivka ah??? Hadiilawaayo soomaaliya diyar haunoqoto gumeysi

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 24 дні тому

      Waxa dhibka somaliya u gay stay oo bada itoobiya u saxiixay
      Waa muse biixi o rabay in lagu aqoonsado

    • @ahmedali-xc5dt
      @ahmedali-xc5dt 24 дні тому

      Walaal hawaarka hormar ma ahan bal eeg hada adoo rawo inuu waxdhisto ayaad balo kugudhacday siiledahay tags waa jaahilnimo aadan dareensaneen Allah afkaaga duco iyo wanaag inhormarlagugaaro habaro

  • @FarukAhmed-ze2ny
    @FarukAhmed-ze2ny 24 дні тому

    Walahey they are working very hard to secure our somali sovereignty

  • @AliHassan-zd8ts
    @AliHassan-zd8ts 24 дні тому

    Assalamu allaykum all
    Am always saddened whenever I see or hear how my beloved country has become a football ground for many countries specially neighbouring countries, west and UAE, and am currently sensing Turkiye and will follow same road since the country is runner by more humble and careless individuals. As Somalis we have stand and roles that can improve our noble nation.
    We need to come solutions that can help our country and change situation on the ground.
    We need to creat groups that focus different sections like job creation , agriculture, education etc
    Demand one man one vote, demand establishment of strong Somali military force, demand government to take telecom, water and electricity, this will allow use to invest in security, education, water , agriculture and healthcare etc

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 24 дні тому +1

    XASAN GURGUURTE DAL UU MADAXWAYNE KA YAHAY ITOOBIYA KAMA HAYSATO JAM Sland waa dal ka madax banaan soomaliya

  • @fouwsiabdi3282
    @fouwsiabdi3282 24 дні тому +1

    Waa ruun.masha aalah

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 22 дні тому

    War qaanis yahow fuudada mel dhiig oo ka adkow👇👇👇salid quumbaha tuur belo ku degtay👇👇👇👇

  • @ceebloibrahimyusuuf1120
    @ceebloibrahimyusuuf1120 21 день тому +1

    Somaaliya somaali baaleh❤❤❤❤❤

  • @user-pq3ue4su7s
    @user-pq3ue4su7s 17 днів тому

    Adi umada ha qaldin madaxweynaha ma dhihin bada u ogol nahay ee waxaa tahay quf madaxweynaha dadkiisa u xumenaayo In sha Allah one day is one day adi cml waayi oromada afka somaliga baratay

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 24 дні тому +1

    Addiguna sheekhow Mataqaanaa Meesha Sartu ka QudhuNsantahey Adiga iyo MadaxweyNaha somaliyaba wxd Jmh,somalind ku HeysataaN Shaadh AydaaN lhyN

  • @abdi6947
    @abdi6947 24 дні тому

    Soomaalida waxay dhahdaa “Dabaalato biyo hoosteeda ayay iska arkaa” sababta Ethiopia u diidan tahay in Somalia wadan madaxbanaan yahay caasimadiisana Mogadishu tahay waa in iyada isku goowraceeyso caalamka hortiisa.
    Ma dhihi kartid wadankaan waa xor gees ka gees hadina dhulkeedaan xoog ku qaadanaa. Adigaa iskhilaafaayo. Case closed. Saxiixa Ethiopia ayay Somalia UN ka latageeysaa

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 24 дні тому +1

    Subxaana Allah cajiib

  • @AbassZakof
    @AbassZakof 24 дні тому +1

    Sheko iyal uwada matah winegu ajiib.?

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 24 дні тому

    Yaadawaday ayda afrika kunool ee raxan raxanta u socota xayawanka markay qabtaan nolosha kudiirta .kuwasaa cadow u jebiyey madaxwayne xasan iyo dalkeena cadow .markii foot bayntu fayf laynoo qaybinayey ee magalo walba calan kusheeg meel lafadhisatay godkasaa laynala rabay wana kujiraa .tamarkale mahaynee . Aan habaaro Ethiopia in Allah ayagana konton calan loo xabaariyo
    From burco.

  • @wayrahali1768
    @wayrahali1768 24 дні тому

    Xasan sheekh ilaahayoow. Kaqabo
    Umada somaaliyeed:
    Aamiin. Aamiin. Aamiin

  • @MaxamedCase-ou6dh
    @MaxamedCase-ou6dh 24 дні тому

    Adiga kaftaadu aragtidaada hakulumin umad badane oo hakudsnbaabine ujeedadiisu madaxwaynaha waa shaadhkaaga hadii lagugu qabsado waa laga garbaxaa waa maahmaah soomaaluyeed oo masaalixo jatalin ahayd

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 19 днів тому +1

    in itoobiya lala fadhiisto waa xaaraan ee m.w ku dhuwaakh dagaal asc

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 24 дні тому

    Somalia alle haunaxarisdo,somalia waay dimaday

  • @moallim1000
    @moallim1000 24 дні тому

    Dammu-jadiid intii ahayd Cadowga Soomaaliyeed ayay iskugu keeneen Badda iyo Birriga. Masar, Abu Dhabi, Etoobiya, Jabuuti, ***ya, Ingiriiska, etc. Dhammaan maanta ma rabaan wanaaggeenna.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 22 дні тому

    Somalia iyo Somaliland labaduba aqoonsi ayay ka raadinayaan Itoobiya. Iyagu may is aqoonsadaan intay Itoobiya u beretamayaan

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 24 дні тому

    Horta waxa haboon in aad taariikhda wax ka ogaatid!! . 1960Kii dalka la ictiraafey wuxuu ahaa Somaliland, boqortooyadii itoobiya waxa ay ictiraaftay Somaliland, xuduuda u dhexeysana la kala qortay, lkn may ictiraafin Somalia, waxana ku qoran Somalia ardul Xabash, xuduud u dhexeysa oo loo kala sameeyeyna ma jirin, sidaa daraateed, dowlada somaliya waxa ay ka dagaalameysaa waa taa ee maaha in Somaliland neceyb, waxanay u dhow dahay in somaliya laga saaro qaramada midoobay, oo tabtii Taiwan ku dhacdey ay ku dhacdo. Sidaadaraadeed Somaliya waxa ay Itoobiya uga baryaysaa in ay aqoonsataa waataa. Sida Xasan sheekh ba ku dhawaaqay ee na aqoonsada u hayaa waa taa!!.

  • @daawadmedia8702
    @daawadmedia8702 24 дні тому +1

    Sheekhow siyaasadda waa lagaa badiyaa is daji

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 25 днів тому

    Haddii itobiya noo aqoonsaneen in dal jira nahay waaba iska caddahay, waxaan noqoneynaa sida falastiin loo gumaaday in noola gumaadi doona Haddii hada meel looga soo jeesan

  • @user-lz2hd6gm1x
    @user-lz2hd6gm1x 25 днів тому

    Waxaan comments ka bixino iyo waxaan sheegno midna ma naqaano!
    Itoobiya waxay rabtaa badda Zeylac ilaa Boosaaso iyo ilaa Caluula inay
    qabsato, waayo? Waa dhul ay sheeganayso oo weliba carruurtooda ay
    Iskuulada ugu dhigto, taas waa war ay caddeeysato oo la wada og yahay.

  • @Khadija-i8s
    @Khadija-i8s 24 дні тому

    HADEYBA SAAS JIRTO MAXAA DIYAARADAHOODA KHADKOODA DOLAR LOOGU BADALAA HADEYBA HEERKAAS SOMALIYA KAJOOGAAN DAALIMIINTAAS.

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 24 дні тому

    Hadalka M.Waynaha suu ula jeedo iyo sidaa ufasirayso ismalahan.
    Iska celintu maaha oo kaliya dagaal iyo xabad ee hadalka diplomaticga ah waa awood qarsoon waana waxan wili uga horeyno Ethiopia.

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 24 дні тому

    35 sano Madaxda soomaalida soo martay oo dhan baa sidaa ah marka laga reebo C/qaasim inta kale waxay ka sinaayeen u jilcanaanta cadawgeena.

  • @moallim1000
    @moallim1000 24 дні тому

    Af wax cunay xishoo. Dammu-Jadiid qayb ayay ka yihiin dhibka ka jira Soomaaliya. Xaraash Qaran.

  • @user-xt6dp4iz6s
    @user-xt6dp4iz6s 24 дні тому

    Lkn Ethiopian airline waa joojin la'anah
    Dalkeenana waa difaacaynaa waxaa kale oon codsanaynaa waxaan leenahay in laga leexdo caadi ma'aha

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 24 дні тому

    WAA BEENTII XSM EE RUNTA HA SHEEGO WELIBA ISAGA IYO KOOXDIISA AYAA CODSADAY IN ETHIOPIA AQOONSATO SOOMAALIYA WAA SIYAASAD XUMADIISA.

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 23 дні тому

    Ethiopia and somaliland guul ❤❤❤❤❤❤

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 24 дні тому

    Qofkaas ayaa naloo keenay si uu noo hogaamiyo Allaah baan leenahay wallee taariikhda Baal madow ayuuu ka gallay Xasan Shiikh

  • @PUBG_xukuma
    @PUBG_xukuma 24 дні тому

    Sheekow adi maa madaxwene iskuso sharaxdid waxa thy qofkii wadankan wax utari lahaa illahey haku barakeye

  • @farahismail9445
    @farahismail9445 24 дні тому

    Somalidu ma oga in cid aan soomaali ahayni ka taliso masiirka soomaaliya oo ay dawladooda iyo shacabkeeduba yahay magac u yaal illaa mudo la cayimay oo aan lagaranayn.

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 25 днів тому

    Mafahansanidin xasan wuxuu ujeedaa somaaliland. Iyo anagu aan isku midnoqono idinkaa wareersan somaaliland wadan aadaan helayn lahayn dadkiilahaa utashadeen hakusharafwaayini macnuu waa somaaliland waa soomaaliya

  • @LJama6119
    @LJama6119 25 днів тому

    Shalay soo isaga ma saxiixin in Itoobiya hadii abaar ku dhacdo iney baddeena ka kaluumeystaan? Xasan Shiikh isagaa boqol heshiis oo iska hor imaanaya saxiixay. Heshiis difaac itoobiya, uganda, kenya, imaaraatka, jabuuti, qatar, mareykanka, masar iyo turkiga.

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 24 дні тому

    MADAXDA SOMALIDA ETHIOPIA IYO KENYA AYAA SIXIRTAY AMA FASHAY WAXEEY NOQDEEN DABAALO

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 25 днів тому

    Aniga baa shaki igu abuuray madaxwyn Somalia ma aqoonsi ka rabto itoobiyo mise sheekada wa bad ba mise wa gumaaysi itoobiya ay gumaysanayso itoobiyo. Illahow Siyad Bare u naxariisto.
    Itoobiyo out cidanka itoobiya ha laga saaro wadanka.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 24 дні тому

    Dal aan madaxdiisa ay ayagaa isbahdiley ayagaa ciidamadii weybaabiyeen madaxda ayagaa raba in itopia lacag karabaan hogaanka Sir ayaa laga hayaa madaxda. Dalka marabaa shacabka laxaajoodaan. Madaxda dalka wax Kama ogadalka itopia ayaa xukumta Somalia

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 24 дні тому

    Yaab hadiiba badeena iyo wadankeena oo Itobiya nagu haysato madaxweyne iyo dawlad aqoon leh allaha noo sahlo oo wax fahanta.

  • @user-wz8hk3iv3q
    @user-wz8hk3iv3q 24 дні тому

    Samaliland puntland iyo somali galbeed jubaland ayay Ethiopia joogtaa kuwaas ayaa soo dhaweenayaa marka aan wada u duceeno inay wadaniyiin noqdaan

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 24 дні тому

    Madaxweeynaha waa kamuuqataa in uu daacad kayahay difaacida Bada laakiin lataliyaashiisa baa tab-caan ah oo aan waxba kusoo,kordhin karin.

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 23 дні тому

    Ninkaan ama heshiiska waxbuu ka ogaa oo waa ku jiraa amase
    Wax madaxnima iyo siyaasad wuu ka dhacsan yahey
    Mawaxaan imaa wax dad lala horyimaadaa?

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 25 днів тому +4

    Siyaasadii Xamar weey kashifantee 100%. MOU da Ethiopia iyo Somaliland waa la fulineyaa, Cid wax ka qaadi kartaa majirto.
    Hassan Sheikh, Somaliland kama taliyo.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 24 дні тому

    Asc
    Madaxweye Xasn waad ku saxan tahay arinkan waayo Dawlad madaxbanaan inaan nahay waa in naloo aqoonsado. Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Walaah waa yaab!

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x 24 дні тому

    LUQADA ITOOBIYA AY TAQAAN WAA DAGAAL, AAN ISKA DHICINO. WEYNA TAQAAN

  • @luulsharib
    @luulsharib 22 дні тому

    Madaxwayne Sidii siyaasada madaxwaynayaasha ku hadal hadii kale iska fariiso

  • @yusufosman4707
    @yusufosman4707 24 дні тому

    Masar waxaa dhahayaa lug ayaa u laaban waxeyna rabtaa dheeraa ama dhowaaba in ay somali qiyaameeneyso, waxeyna ku badalan toondaa biyo xireenka ay Ethiopia ,
    Emaaraatkana kaalin weyn ayuu ka qaadandoonaa

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pm 22 дні тому

    Waxa xasan uu u sheqeeyaa kuwa Raba in ey dhamaan kheyraadka soomaaliya oo diidan iney dhalato dowlad xisaabtanta xasan waa tuugsade ushaqeeya shisheeye

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 25 днів тому

    Xikmada uu ka hadlaayo madaxweynaha ma fahmikaraan dad caqli gaaban ama cuqdadeysan. Farmaajo ayaa itoopia hunguri geliyay oo 4 dakadood itopia u saxiixay.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 24 дні тому

    Very good Madaxweye

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 25 днів тому

    Itoobiya oo inaqabsata inaan difaac udiyaargarawnaa ka amaansan kana fiican dhufaysyada qoda waxaa iyo wada hadal kaboxoo

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 24 дні тому

    Dadka somaliyed waan sidi adigo kale bar waxad fiyus karadineyso OÖ aad Ku jesjeseyso waan dalkeni oo cadaw bobayo shiiqow dalka xasan iskama lahan ee qosolka Ku kalmey

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 24 дні тому

    Somaliland iskaga hadha way dhaqaaqday waana dal madax banaan itobiyana bad ka kiraysatay waana dawlad isku tashatay somaliland laba dawladood oo jaara weyan somaliya iyo somaliland marka xaqa jaarka ha ku xad gudbina somaliyay guuuuul somaliland hanbalyo

  • @user-gj9rg9ex3l
    @user-gj9rg9ex3l 25 днів тому

    Madax weeyne xasan sheekh intuu siyaasad ka yaqaan waay dhaaftay ee tala iska wareeji qoyanyahay bilaa dhiiga ah adoo dal iyo dad kaa maqan yahay maa intii kuu hadhay baa wax ka ogoshahay
    Tariikhda baal madow baa ka gashay

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 24 дні тому

    Ilahay hanaga qabto itopia iyo kenya iyo inta nahagardamene ilahow imanka nagali

  • @Bishar-ej3jo
    @Bishar-ej3jo 24 дні тому

    Dulmi diid mar walbo waxa uu isku dayayaa in uu dhaliilo dowlada xasan shekh asga oo badakeeda dowladii hore ee farmaajo
    Ee haloo fojignaado ninkaan isku shegay dulmi diid

  • @abdigouled
    @abdigouled 24 дні тому

    Hoyada iyo Somalia was anaga Ethiopia ah walalahayo nacaladba kugu tala tuug xassan gurgurte somalilan maha Somalia viva Ethiopia