Dowladii ayaaba isla yaaban xageen joognaa anaga! bal su'aashan ma qabtay adiga?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Dowladii ayaaba isla yaaban xageen joognaa anaga! bal su'aashan ma qabtay adiga?
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 28

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  6 днів тому +5

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 6 днів тому +6

    XASAN IYO ILMIHISA HALAWEYDIIYO

  • @yongsavvy9375
    @yongsavvy9375 6 днів тому +2

    Subhannallah wadankeena dad aan shaqadooda ahayn siyaasad baa xil nooohaya maalin dhawayd china waxa la kulmeen 54 madax o African ah Somalia ku jirto waxayna siisay debt qofkiiba 1billion subhannallah wax lagu qabanyo majirto

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 6 днів тому +1

    Dawladey , masuulka wuxu masuul ka yahay maalin baa lays xisaabin, ee masuuliyiintey ilaahay ka baqa. Tan kale Dalku ma ahan((( baraako )))qof kaliya uu leeyahay ee waa leydiin la leeyahay dalka , Somali oo dhan baa xaq u leh iney ogaadaan dawladaad la galeysaan heshiis. Ka fiirsada waxaad sameyneysaan. Xaqa Alaah ha idiin fahamsiiyo. Amiin Amiin Amiin.

  • @CabdishakurJaamac
    @CabdishakurJaamac 6 днів тому +2

    Warwaxahaysta somaalida iyo itopianka makalasokeeyan.midwalbadhan.kiisa.ayu.kaboobaya.hantidii.umada.somalia.allaaha.unaxariisto

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 6 днів тому +2

    Umadaan sixir in loo isticmaalayo ma laga yaabaa? Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.

  • @Umo580
    @Umo580 6 днів тому

    DAWOLADAHA WAXALA XISAABTAMA BAARLAMAANKA WA UMAD WADA MAAFIYAHA☝️🤲

  • @SafiyaCadey-u1z
    @SafiyaCadey-u1z 6 днів тому +5

    Somali hadaan nahay dowlad waxba kama naqaano jaahiliin ayan nahay sababtoo ah dowlad aan la taageerin hiil iyo hoona shacabkeeda ka helin guulo ma keeni karto dowlad walbo oo timadana 4sano heynee mid kalaa badaleyso
    Hadii aan rabno in dowlad helno iyo kala danbeeyn dowladaha hala taageeo yanan laga daba hadlin nin walbo intuu mic qaato uu wuxu rabo sheegaa shacabkii waxas maqlayan buuq social media la bilaba dowladihii dariska waxas ku farxaayan,muwadin dowlada hadadan ku qanacsaneen markii xiligeeda dhamado ha siin codkada lkn fowdo ha abuurin oo intii la soo dhisay ha burburin 4sano ka dib ayadaba dageyso adigana meesha ku qanacsan tahay codkaada siinee,lkn mucaarad aan dhamanen dowlad walbo oo oo timado taas qalad waye ,dowlad xuna dowlad la aan ayey dhaantaa teeda kale wadan 30sano ka badan burbursana 4 sono laguma dhisi karo marka,
    be calm dadkeygow🙏
    Somali guul.💯🇸🇴
    #dulmidid 👆👆👆

  • @itzManha125
    @itzManha125 6 днів тому

    Dadka dhan anaga isku soo jeedinaye hashiis maraba mid aa galah wax anaga aan ka faaidanaye ma jiraan dowlad iyadaa aan hore u socon ama tuuga ku badan

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 6 днів тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 6 днів тому

    Xildibaanada qaar ayaa jaajuusin ah oo axmaarada u shaqeeya

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg 6 днів тому

    Ethiopia HESHIIS ABNI LAMA GELI KARNO
    ILLEN DHUL AYEEY KA HEESTAAN
    TAASI WA IN AAD U XALAALEEYSAY DHULKII HORE

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 6 днів тому +1

    Waryaa tuugo wax magarad ah baa somaliya xakuntaa , waa dakii dad uguliitay baa kuhabsaday dalka ee inikastow tuuladaadaa ilaashoo oo fandhaa iskaga qabtaa moriyaantaan😮😮😮😮😮

  • @iidowmaxamalabeykalaahumal8480
    @iidowmaxamalabeykalaahumal8480 6 днів тому

    Waa qawdamaqashii waxna hauqaban

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 6 днів тому

    Baarlamaanka waa bug dad qaangaaray maaha waxay ku yimaadeen 4.5

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 6 днів тому

    Marka shirkadaha waxaa laga qaadana waxyar

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 6 днів тому

    Waa wadan laga shaqaysanayo oo aan loo shaqaynayn

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 6 днів тому

    Soomaaliya waxaa dib u dhigaayo waa musuqmaasuq

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 6 днів тому

    Wsc, qaar waan kugu raacsanahay, lkn qaar ayaad kabadbadisay shiikhoow.

  • @ibrahimethio2314
    @ibrahimethio2314 5 днів тому

    sheekh muqaalkan iyo waxad ka hadlayso maxa ka dhaxeeya

  • @user-vv1zc3mn6m
    @user-vv1zc3mn6m 6 днів тому

    Asc
    Waxaan iswaydiinayaa dowlada somalia maxay dowlada imaaraadka ee Itoobiya dabada kawada Xasan sheekhna lacagaha ku uruursado jaamacada carabta ku jirta maxay dacwad jaamacada carabta ugu gudbin la dahay maxayse dowlada kaga jawaabaysaa xukuumada heshiis kulajirto itoobiya iyo imaaraadka hadana colaad loosheegayo umada say isu qabankaraan

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 5 днів тому

    kkkkkk waxani ma daawlad baa waa mooryaane nacaladu xitaa xildhibaano majiraan

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 6 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Salugla
    @Salugla 6 днів тому +1

    Mr Dulmidiid maad masaajidka cayaarta ka daysid 9 bilood saw adigii na lahaa Itoobiya dagaal baa naga dhexeeya hadana ma waxaad leedahay heshiis Amni ayaynu la saxiixanay

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf 6 днів тому

      Sidaa dowladaa tire ee isagu madhihin fahamkaagaa liita

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 5 днів тому

    Sheikh maxaa dowladan ku daba dhigey tii farmajo oo dhiigyacabka eheedba waad amani jirtee tan maxaad u daba dhigatey ood rabtaa innad ceeb ey laheyn ugu radisid subxanallah illahey umadiisa nabadgali kadaa qalalasaha meel nabadbaa joogtaa dadka wadanka jooga ee masakintaa waa adigoo kale kuwey ka nasan la yihiin subxanallah 😢😢 illahey ha idin ka qabto umada shatiyada beentaa aa wadataan😢 yarabi

  • @saja9892
    @saja9892 6 днів тому

    Dad aan dal iyo dadba kala jeclayn oo aad moodiid juud jamaajuud baa madax soomaali laaga dhigay mawloow na mooti

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 6 днів тому

    Xasan tuug ya aminaya meel loo raco malaha waa lacag doon