Somaliland waa dalkii somali u hor qaatay xoriyada shantii somali ,muxubo iyo jacayl in la helo shanta ayay u sadqeeyeen Gobanimadoodii,30sano ka dib maanta waa Jamhuuriyadaa waa khayr u soo biiray shanta Af somaaliga ku hadasha ,sida ay u dhigaan kooxaha ku hirdamaya somalia maaha ,waa dal kiinii labaad oo cid walba idiinka dhow oo khayr mooyaane aan dhib idinkaga imanayn cid la necebyahay iyo cid la xumaynayaatoona jirin markaa KHayrka somaliland waa gaadhayaa cidkasta meeshay doonto ha joogtee.dawladnimada somalilandna waa kasbataye ilaahow adkee waa in lagu duceeyaa,
@@mohamudwehliye8064 dadkaa soddonka sano talo isugu mina waayey ee heshiin kari waayey ee sida wuxuushta duurgaleenka ah isu cunayaa oo aanay aqoon u lahayn ayey wax ku darsadeen. Ka dibna argagaxii ku dhacay halhaleel dib ula soo noqdeen. Ogow soomaalinimadii may saxin laakiin siyaasadda xun ee shaydaaniga ayey naceen.
@@zuldanmohamed2588 waa laysla ogolyahay inay islaam yihiin anigu waa gaalo maan odhane lkn in hadalka halkiisa ladhigaa fiican 2:dacwad way wadaan lkn dacwatu tii nabiga صلى الله عليه وسلم waa inay waa faqdo hadii kale dacwad saxa maha dadkeedba habadnaadaane DACWADU WAA CIBAADU WAA IN MARKAA NABIGA SCW LAGAGA DAYDO
@@zamzamabdi295 may sudii ladoono dacwada looma wadayo,dacwadu waa inay waafqadu tiinabiga صلى الله عليه وسلم waayo?waa cibaadu dacwadu cibaadaduna shuruud ayaa lagu aqbala waxana kamida inay waafaqdu sunnda nibiga,markaa tabliiqa ma qarsoona qaladaadka xaga dacwada kaga jiraa waliba waybadanyiin qaladaadkaasi,ka akhri kutubta faraabadan ee laga qoray
Dadkii lahaa hargaysaa lagu gaaloobayaa indhihiina ku arka in hargaysa laga dhisay markiskii ugu waynaa ee kulanka islaamka sanadkastana calmi islaamiya la iskaga yimaad
Maashaa Allaahuye cadawgii jamh.Somaliland ee reer somaliland dacaayadaha raqiiska ah ka bixinayay ee goobahooda wax barasho gaalada ku tilmaamayay ayay maanta calooshoodii cidiyi ku jabtay waana hiil ilaahay reer somaliland u hiiliyay, walxamdu lillaahi rabbil caalamiin,, for ever Somaliland rep,,
Uma baahnin somaalidan Aad sheegayso ma kuwa ilaahay inkaaray ee is cunaya .ilaahay hanoo keenin xumaantooda iyo xasadkooda waad arkaysaa siday uga xunyihiin dalkayaga iyo goaankayaga iyo calankayaga .aamiin 💯💯
WAXEEY U SOCDAAN MADIINBAA MISE SOMALI BURBURINTEEFD. WAR ORDOO IS XOREEYA DIINTANA FAA FIYA. RASUULKEENII M S C W NA KUDAYDA. LACAG ITO CUNO MOOYEE WAX KALE MATAQAANAANE
Mashalah hargaysa xarun Nabiga SCW lagu caayay ahayd lakin manta waa xarun diinta iyo nabiga sunadiisa kor logu qaaday. Waa war lagu farxo. Bishii hore waa kii muxadaroyin jiraan. Lakin suufiyaduna May qabanayaan
HHHHHHH YAA SUBXANALAH WUU KA XUNYAHAY KHAYRKU U QUUDHI LA YAHAY LAKIN XAASIDKU ILAHAY AYUU DAGAL KULA JIRAA ILAHAYNA WUU KU FILANYAHAY CADAWGISA IYO KA SOOMALILAND BA WAA ILAHAY AYAA NASIYAY ALXAMDU LILAAH RABIL CAALAMIN
Somaliland waa dalkii somali u hor qaatay xoriyada shantii somali ,muxubo iyo jacayl in la helo shanta ayay u sadqeeyeen Gobanimadoodii,30sano ka dib maanta waa Jamhuuriyadaa waa khayr u soo biiray shanta Af somaaliga ku hadasha ,sida ay u dhigaan kooxaha ku hirdamaya somalia maaha ,waa dal kiinii labaad oo cid walba idiinka dhow oo khayr mooyaane aan dhib idinkaga imanayn cid la necebyahay iyo cid la xumaynayaatoona jirin markaa KHayrka somaliland waa gaadhayaa cidkasta meeshay doonto ha joogtee.dawladnimada somalilandna waa kasbataye ilaahow adkee waa in lagu duceeyaa,
Aamiin Aamiin Aamiin
Maxaa kabadalay fakirkaas hadey run ka aheed maxeyna uburburiyaan dowladii somalaiyeed ninka fikir amino oo ino ku dhinto
@@mohamudwehliye8064 dadkaa soddonka sano talo isugu mina waayey ee heshiin kari waayey ee sida wuxuushta duurgaleenka ah isu cunayaa oo aanay aqoon u lahayn ayey wax ku darsadeen.
Ka dibna argagaxii ku dhacay halhaleel dib ula soo noqdeen.
Ogow soomaalinimadii may saxin laakiin siyaasadda xun ee shaydaaniga ayey naceen.
Taasi waa run..
Dameer dameer dhalay snm tee xumeed ayaa lagu sameen doonaa markaan Somali oo dhan aa cuqdad u qabta markaan digaag xitaa katagi mayno waa laynaynaa inshallah saqiir dumar iyo odayba muslin iyo gaal kuli waan idin xasuuqeeynaa
Mashallah
That is why I am so excited 😆 and proud of my country
Somaliland 🇮🇷
Waa calankii iiran 🇮🇷
@@A...A09888
Calankii iiran miyaa kii somaliland noqday hhh calanka somaliland kuma jiro googlka sida awgeed iiraan calankeeda soqasto
May Allah Accept the prayers of the Ummah and Reward Somalis of Somaliland identified as Somalilanders .
masha Allah ilahay ha barakeeyo dhulkeeena barakaysan waaba barkaysan yahee ilahay ha barakeeyo culimada muslimnka iyo muslimintaba
Mashallah Mashallah Mashallah Somaliland hooyga deenta iyo nicmada🥺❤️
May Allah Bless Protect Guide Support and Favour Somaliland Independent Somali state. An Ocean of Islam for all Muslims and the World as a whole.
Masha aallah masha aallah somaliland guul iyo goobaniimo caadawgeenu hajaabo somalilandaar guul
Allaaaaaaaahu Akbar Allaaaahu akbar yaa baladii Somaliland sardul isllaam mansha allaah tabarakalaah ❤💚❤❤💚❤❤💚❤❤💚❤❤💚
mahadsanid sidaad uga qayb qaadatay
Maanshallah maanshallah SOMALILAND WAA UMAD ALLAH JECELYAHAY DAD GOBANNIMO U DHASHAY WEEYE
Somaliland waxba lagama qaban karo walahi 💛💟💖💟💖
Somaliland waa xarunta Dacwada islaamka ee Geeska Africa.
aad baad u mahadsan tahay
@@Bulshotv
You are Welcome
Kkkkkkkk
Mashaa llaha
ربي اجعل هذا البلد آمنا وسلامة
Masha alh shk alaha ku xifdiyo insha alh
Masha Allah bulsho TV guul joogta ah ban idiin rajaynaya
Wll meel basodiir lagu soo gaweeynayo iyo meel sheekhyada lagu soo gawaynaya ma isku midbaa from wajaale
May walaal
Maya maya walaal
😀😀😀😀😀😀😀wallhi beerka icadaysay
@@caynaashe8541 ma wax lagu qoslan sheegay
@@cabdiqani3108
Maya e wax waalan baa Iska qoslay
Mashaallh brothers
Manshallah Manshallah Tabarakallah, Allah ha ina xafido ameen
waa inay inoo duceeyan culimadu Allah ha inoo aqabalo bithmillaah
Nebi maxamed scw scw scw mansha allaah
Allaahu akbar maashaallaah
Manshalaah habalyo qayr ilaahay ha idiin kasiiyo wanaaga aamin yaarabi
Jamhuurida barakaysan meel walba looga duceeya culimadiina u ducaysay
Masha allah ❤️♥ ♥
Waxan layidhi waa kulan islaam waxaa fiican inlayidhaa kulanka tabliiqa oo tunta laga sheego ,midakale wayfiicantay dadka indiinta loogu yeedho lkn waa indacwadu waafaqdo dacwadii nabiga scws kulankan muusamay nabigu صلى الله عليه وسلم
ᴛᴀʙʟɪɪǫᴜ ɪsʟᴀᴀᴍ ᴍᴀᴀʜᴀ ᴍɪʏᴀ ᴡᴀxᴀᴀɴ ᴋᴜᴜ sʜᴇᴇɢᴀʏᴀ ᴡᴀxᴀʏ ғᴀᴀғɪɴᴀʏᴀᴀɴᴀ ɪɴᴀʏ ᴛᴀʜᴀʏ ᴅᴀᴄᴡᴀᴅ
@@zuldanmohamed2588 waa laysla ogolyahay inay islaam yihiin anigu waa gaalo maan odhane lkn in hadalka halkiisa ladhigaa fiican
2:dacwad way wadaan lkn dacwatu tii nabiga صلى الله عليه وسلم waa inay waa faqdo hadii kale dacwad saxa maha dadkeedba habadnaadaane DACWADU WAA CIBAADU WAA IN MARKAA NABIGA SCW LAGAGA DAYDO
Mar hadayba dacwad ama diin ka shaqayn tahay sidii suuro gal ah miyaan loo gaadhsiinayn dadka
@@zamzamabdi295 may sudii ladoono dacwada looma wadayo,dacwadu waa inay waafqadu tiinabiga صلى الله عليه وسلم waayo?waa cibaadu dacwadu cibaadaduna shuruud ayaa lagu aqbala waxana kamida inay waafaqdu sunnda nibiga,markaa tabliiqa ma qarsoona qaladaadka xaga dacwada kaga jiraa waliba waybadanyiin qaladaadkaasi,ka akhri kutubta faraabadan ee laga qoray
@@axmedjees6450 horta sidii la doono kumaan odhan sidii suuro gal ah ayaan idhi intaan ka dhegaystay wax diinta meelkadhac ah kumaan arag maxa la yidhaa kutubta laga qoray yaase ka qoray
Masha ALLAH
Dadkii lahaa hargaysaa lagu gaaloobayaa indhihiina ku arka in hargaysa laga dhisay markiskii ugu waynaa ee kulanka islaamka sanadkastana calmi islaamiya la iskaga yimaad
aad baad umahadsan tahay suleekha
AAD IYO AAD BAD U MAHAD SANTAHAY WALASHEY NOLOW IN BADAN
Masha allha
Mashallah Allaah, Allaah ha idin barakeeyo
Farmaajo it's Learning for you. That is simaliland for you pearl of the horn if Africa. Guul iyo gobonimo.
Masha alllah
Mashallah allah culimada iyo dintayna macaan ha ino daayo❤❤🇮🇷❤❤
ماشاء الله تبارك الرحمن
mansha allah somaliland alle ha barakeyo
Mnshallah culimada halasoodhaweeye dalka iyo dadkeenana haynoogu duceeyaan
masha allah, somaliland guul
Maansha allaaah
Mashaallh
Mashaa allaah
Mnzha allah ilahay culimda hayno barakeyo
Maansha.allah tabatkalaah aan isku soo ducaayno dhamaan umada somaliyeed in allah dalka iyo diinta iyo dadka allaha noo hagaajiyo aamiin
Mash’Allah ✊🏾
Maasha Allaah soomaalilland guul
maasha allaah allow khayrka culimadu waddo na sii
Maashaa Allaahuye cadawgii jamh.Somaliland ee reer somaliland dacaayadaha raqiiska ah ka bixinayay ee goobahooda wax barasho gaalada ku tilmaamayay ayay maanta calooshoodii cidiyi ku jabtay waana hiil ilaahay reer somaliland u hiiliyay, walxamdu lillaahi rabbil caalamiin,, for ever Somaliland rep,,
Waa meel barakaysan somalilabd wa hoygii diinta
Maan shalaa ilahayd diinteen macaan ha inoo adkeeyo culimad daaduhinaysan ilahay ha inoo barKeeyo
Mashaalah
MashaAllh Guuul Culumad halsodhaweyoo
Mansha allaah ilaahay hakuxifdiyo wal
Maanshallah
M.alh ilaahay hanoo xafido culimadena insha alh
حياكم الله
mashallah
Maanshaa allh alow noo ilaali culimada somaliyeeeed
Masha alllaah
Maansha Alaah
Masha allaah alle ha,idin barakeeyo
Mashallah Alhamdulillah somaliland
Mashalah tabliiq etna
Mashallah waar ma waxaaso wadaadaa jooga Ethiopia
Mise qof wal8bacumaanad o.o khamiis buu soo qaatay oo u dhex raacinayaa waan yaabay amba
Allah ha barakeeyo culimada iyo wadankeenaba
Masha Allh Alle swc diinta dadka iyo dalka intaba ha'inoo barakeeyo culimadana khayrkoda alle ha'ina siiyo
Mashaallah mashaallah
Masha ala
Masha Allah laaxawla walaquwata illaa billaaah
Manshala
Maasha Allah Ilaahay Soomali Qayrka Hatusiyo Bogooda Burcad Haisumariyo Aamiin
Walalnimo Iyo Iskaashi Hanookeeno
Uma baahnin somaalidan Aad sheegayso ma kuwa ilaahay inkaaray ee is cunaya .ilaahay hanoo keenin xumaantooda iyo xasadkooda waad arkaysaa siday uga xunyihiin dalkayaga iyo goaankayaga iyo calankayaga .aamiin 💯💯
Masha allhe 💖💖💖💖💯💯💯
Mnsha allh
Mash Allah tabarakallah
Mansha allaah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻💯💯🌹🌹
Alhamdulilla hargaysa alhamdulilla
masha allaa masha allaa guul soomalilnd guul guul guul muslinka
aad baad ugu mahadsan tahay sidaad uga qayb qaadatay faatiya
Tirada guud ee uu sheekhu sheegay waa 265, tirada ku qoran muuqaalka waa 250 tirada uu wariyahu sheegayna waa 263. Odaygii waxuu halhays u yidhi "intaanad falin ka fiirso"
Qaadka iyo qamriga iyo alla cayga iyo cuqdada ha laga wacdiyo isaaqa somaliland waa iska isaaqland
💚💚💚
Culimada tabliiqa waa culimada keliya ee dadka diinta ugu yeedha iyagoo khilaaf iyo siyaasadba ka fog...
Kuwa kale waa Xisbiyo Siyaasi ah.
1- Islaax.
2-Itcisaam.
3-Kuwa Salafiya la baxay.
4-Suufiyada kuwa sheegta
Ama aqoon la,aan baa ku haysa ama tabliiqinimadaa ku madax martay
Midnimo ayaa so dhaw Insha allah
Scw
Maansha Alaah ee xarunta uu ka dhacayo mujtamacu ha la adkeeyo security ga
Allah baa ilalinaya inshallah.
War inaga hubsada yaan diin la inoogu so gabane
Aaaamiiin
Mahadsanid
Allaahoow barakee Somaliland cadawgoodana cagta ka hoos.
Guul iyo gobanimo ku waara, Somaliland Allaha siiyo
Garaad kala garta xuma wadayaasha iyo kuwa Soomaalida fidnada iyo qabyaalada ka dhaxwada. Ummad Saliim ah iyo Allaahoow ka yeel dawlad xallaala oo xaqa iyo xeerka suuban ee soomaalinimada xeerisa.
Calankooda uu tawxiidku ku qorran yahayna Allaahoow ka sareysii calamada aduunka oo dhan. Aamiin
🙋♂️Tabliqigu waxay hayaan shacadii anbiyada waana ducaaad ummada islamka ku bararujiya diinta iyo tukashada salaada sido kalana qofka islamka ahayna mar walba kula dhaqama dhaqan wanagsan soona jiita si diinta islamka usoo Galiyaan waana midii lobahna midaasi
Somaliland meel barakaysan bay noqotay
Wadaada wey dayaceen masuulkii ka saarnaa difaaca dadka dulman ee muslimiinta somaaliyeed ah Allahna wuu weydiin doonaa sababta ay wax ooga qaban waayeen, sababta uga hadli waayeen, Allahu Akbar
Citiraafka noogu duceeya somali oo dhana uduceeya idinkoo daacada Citiraafka noogu duceeya in ilahay somaliya naga furfuro yagana alle is afgarsiiyo
Haduu khayr inoo leeyahay
Calanka Toowxiidka ayaadoorateen
Caqligiinu waa sareeyaa Cadawga
Hagubto Horay usocda
mnsha allah waa xaalad rabbani ah waxanan aamin sanahay inuu sabab u yahay towxiidka dul babanaya dusha carliga jamuriyada barakaysan ee somaliland waxay ka madhan yihiin calool xumo xaasidnimo isla wayni iyo wixii lahal maala gacanta dadkana waxani kumay iman waa had yad xaga rabbi kasugnaatay waxanay caan kuyihiin soo dhawaynta iyo ilaalinta walaalohooda somalida kale ah waa siday inoo kala qayb sheene insha Allah inago wada joogna oo soor wadaagayna sayidkiyo suubanaha saligiisa kor ugu dhawaaqayna (SCW)waa dhulkii dalkii dawladii soomaali idilkeed kusoo dhawaada cidii afsomaliga ku hadasha dhamaanted
Dadka qaar ayaa xiriir ka dhexaysiinaya gooni isku taaga somaliland iyo kulankan meel aan loo diran ayey isku qaadayaan maxaa iskaga xidhan kulankan ducaada islamka iyo jamhuuriyada waa marka ictiraaf maanka kaa qaado kala saara wixii aan islahayn plz
WAX TAYA MALE TELESOM
ijtimaac lahaaninee iskaga jooga dalka diina mawadaane suufiyaalyw
Mansha Allah, Allahu Akbar ilaahaw dhulka dhulbarakaysan oo umada islaamku ku kulanto kayeel
Aamiin Ya Rabb!
Dawladu wax ma inaga hubisay?
Xakiimka ayaa hubiyay
M.a
Inaga hubiya
WAXEEY U SOCDAAN MADIINBAA MISE SOMALI BURBURINTEEFD.
WAR ORDOO IS XOREEYA DIINTANA FAA FIYA.
RASUULKEENII M S C W NA KUDAYDA.
LACAG ITO CUNO MOOYEE WAX KALE MATAQAANAANE
Mashalah hargaysa xarun Nabiga SCW lagu caayay ahayd lakin manta waa xarun diinta iyo nabiga sunadiisa kor logu qaaday. Waa war lagu farxo. Bishii hore waa kii muxadaroyin jiraan. Lakin suufiyaduna May qabanayaan
khayrka ka hadal masha allah ilaahay ha quweeyo diinta muslimka somaliland ilaahay ha barakeeyo
😂😂😂 Waa sidee diin ayeynu Ka hadlaynaye
@@fuadwarsame6688 waa runtaa diinta baa laga hadlayaa laakiin wixii hore ha tiigsan
HHHHHHH YAA SUBXANALAH WUU KA XUNYAHAY KHAYRKU U QUUDHI LA YAHAY LAKIN XAASIDKU ILAHAY AYUU DAGAL KULA JIRAA ILAHAYNA WUU KU FILANYAHAY CADAWGISA IYO KA SOOMALILAND BA WAA ILAHAY AYAA NASIYAY ALXAMDU LILAAH RABIL CAALAMIN
Waxay buulkani migrationka somaliland ma buulbaa
Waa indhahaaga
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭