Mansha allah wll allah ku barakeeyo adi iyo walaladaah adinaah qof wanagsen tahay the way u bixinayso waraysiga iyo dadka bilaadmi ah asxaanka ku sameyay saah ugu abal naqeyso Waah u Qalantaah in gulaysato bro Duco Walid isn’t Easy to get mansha Allah 🙏🏽🙏🏽
Maaasha allah allah ha kuu barakeeyo walaalkay axmed ganacsigaagana halkaad hiigsanayso iyo meel kasaraysaba allah ha kuu hirgaliyo oo ha kugu guuleeyo wllo
Allaha barakeeyo hal-abuurkaaga ganacsi Abtigaana U ducee kolay abtiyo Hanti kaagama baahna. Si lamida sida abtiyo adna caawi cidkasta oo shaqaalahaaga ah oo isku dayda inay ganacsi yagleelaan. Giiiroow hore u soco idam alle
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر 🤲🤲🤲🤲🤲💝💓💖♥️💚🤍❤💚🤍❤👏👏👏💥🎉👋💝💕🎈💞🎈🎊💥🎉🥰
Shaqada haka fanina xaqiiq wyeh qofka waxa yar u sabraa wax badan hela somali hadaynu nahay waxaynu modayna wax kasta in hal mar la helo saasna maaha wax kasta Meel hoose iyo hami iyo samir bay ku wacan yihin qofka xaga hoose wax kaso bilaaba wuxu fahmaya waxa mühim u ah iyo waxa Aan muhim ahayn 🙏
C/kariim maxamed iid iyo telesomba Ilaahay ha barakeeyo ❤
Maashaa Allaah, xiligaa uu bilaabay wax, dad badan oo aan ka mid ahay waxay ku shaqaynayee xirfad iyo aqoon sare oo mushahar fiican ah, balse maanta isagaa naga horumar badan, Allaah ha u barakeeyo ganacsiga, waanu mahadsanyahay weriyuhu, sifiican ayuu u diyaariyey barnaamujkan dhiirigelinta ah. Maashaa Allaah.
MASHA ALLAH ❤❤❤
Very inspirational and successful story in a region riddled with corruption, unemployment and nepotism.
Manzha Allah Dadaal iyo Karti iyo Duco Waalidba lagu gaadha Heerwalba
Masha allaah wllo wan kugu farxay illaahay caafiimad iyo cimriidheer cibaado suuban malka iyo walaadana illaahay ha ku barakeeyo wanaag baa ka muuqda aamiin aamiin yaa allaah 🤲
Mashallah… this is what hard work and rebuilding your country looks like.
Somalilanders are resourceful and entrepreneurial people by nature. This is another testament to that. Mashallah hore u soco.
Mansha allah wll allah ku barakeeyo adi iyo walaladaah adinaah qof wanagsen tahay the way u bixinayso waraysiga iyo dadka bilaadmi ah asxaanka ku sameyay saah ugu abal naqeyso Waah u Qalantaah in gulaysato bro Duco Walid isn’t Easy to get mansha Allah 🙏🏽🙏🏽
Maaasha allah allah ha kuu barakeeyo walaalkay axmed ganacsigaagana halkaad hiigsanayso iyo meel kasaraysaba allah ha kuu hirgaliyo oo ha kugu guuleeyo wllo
Hambalyo wlaal horey u soco love from muqdisho
Mnsha alllh nin raged alle hakuu barkeeyo malka anagana wax khayra qabo alle hanasiiyo 😊
Waakaa inoosheegay sirta kujirta oo usababtay waana ducada waalidka .halaga ducaysto waalidka
Mansha alah mansha alah ilahay ha kuu barakeeyo anagu waxanu aragnay qar aad moodo gadhi dhidhi galay oo ciicda ahay war hedhah dhulka hoos u eega shaqaysta marabno shaqo hoose waxa noo so dir uun ahay yahuuuu
Masha allaah illaahay ha ku barkeeyo ganacsiga dadaala xaji cabas wa gadha waa tusale wanagse qofki dadaala wakaa masha allaah guuleeso
masha Allah dhalinyaro meelo kale ayan wax ka eegnaa bal samra oo dawada saxibayaal
Mashallah very inspiring, i hope somalia learns from this
Mnsha allah tabarikallah ilaahay haku barkeeyo wax badan oo waano ah ayaan ka faaiiday kow ka tahay ducada waalidka ❤❤
Ninkani wuxuu kusoo koobay in ducadii waalidlii halkaa maanta keentay❤️, alle ha u barakeeyo anna ducada waalidkay hanoo aqbalo.
Mashaa Allah, Dahabshiil Bank dad badan buu kor u soo kiciyey.
Mashalah waa nin wadankiisamaal.gashday
Well done laakin sheekh si aad lacagta mudo dheer u cunto caafimaadkagana ka shaqee oo sports bilow hadda
Good advice 😂
Masha alah brother alah Haku barakeeyo
Barnaamij Aad U Qiimo Badan.
Allah hakuu barakeeyo ganacsigaaga walaal, waxaad sameysay hal abuurnimo ganacsi iyo juhdi adag ood soo martay. Aad baan kuugu hanbalyeynaya walaal.
Ilaahya ha u barakeeyo
Ilaahy ayaa kuu barakeeyay
Alle ku mahadi wllo
Masha allah wllkey
Wllhi waa legend ninkani 👍
Masha Allah rabigeen ha kuu barakeeyo wll
Maashaa Allah
Aabihii wuxuu ii sheegay inuu u duceeyay
Manshallah, waad asiibtay sirtu waa ducada waalidka
msha allh horay usco bro
Waa fikrad fiican oo shaqalaan kaa caawiinta walalaha ...Ramadan karim
Mnsha alah qofku dayasho mudan giire sobobto ah waa qof dhiirigalinaya dadka lama soo helayo qof kuu sheega sirta uuguusha kugaarayq aadban usalaamaya mudanaha
Msha allah waa raga lagu dayado allah barakeeyo giire from puntland
Masha alah ilahay ha kuu barakeyo
Qof karti badan oo walidkii jecel
Masha allah Sacad Muuse aadbay u yaqaanaan Ganacsiga Xorta ah waa Hindida isaaqa,allah hau barakeeyo
Ya ku dhahay wa sacad muse
Masha Allah guuleyso wllo 🎉🎉🎉
Msha allah allow xifdi il insi iyo mid jinba ka haay allow xfdi
Mansha allha alle haku barkeeyo ganacsiga
Maashallah very inspiring. Allah u barakeeyo
Mashaallh illhy how barakeeyo hantidiisa
mansha allah ilaaha hakuu barakeeyo ganacsigaaga
MASHA AALLAH ❤🎉 WLL QALI DUCO WALID BAAD XAMBARSAN TAHAY IILAHAY HAKU SIYADIYO HORUMAR KAAGA MASHA AALLAH DADALA UUGADHA GUULAYSO WLL QALI 🎉❤ WLL LAGU DAYDO BAATAHAY WLL QALI IINTII AAN GARANAYN SIDA LOSHAQAYSTO IILAAHAY HAA GARANSIIYO AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII 🎉❤
Masha allaah allaah ha ku xafiido waliid iyo walaalaba allaah naa ha ku barakeeyo malkaaga masha allaah
Guul iyo gobanimo cali max,ed jaamac iyo xamse max,ed jaamac i'm proud of you
Meesha halke waaye qurux waaye😮😮😮😮😮
HHHHHHH YAA WAAYE WAAYE
HARGAYSA WEEYE KKKKKK
Masha.allh.masha.allh.alee.hakuu.barakeeyo
Mr mar uun baan ugudi
Masha allH Axmad nasir alle Haku prakeyo
Work on any job and make your way up, is what I learned from this brother. No one will ever make you rich and don't forget your parents.
Masha allah keep going brother 🙏
Alla kuu qoray, Allaha kuu barakeeyo.
Maansh Alaah Alaah ha kuu barakeeyo
Fadlan sakada ka bixi si ay kuugu sii barakoodo
Mnsha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Waxbarasha keliya laguma shaqeysto balse waxa lagu shaqeystaa waa xirfad
Maanshalaah ilaahey ha kuu barakeeyo ameen ameen ameen
Allaha barakeeyo hal-abuurkaaga ganacsi Abtigaana U ducee kolay abtiyo Hanti kaagama baahna. Si lamida sida abtiyo adna caawi cidkasta oo shaqaalahaaga ah oo isku dayda inay ganacsi yagleelaan. Giiiroow hore u soco idam alle
Maansha Allah tabaarakal laah
Mashallah.
Alle ha u barakeeyo.
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر 🤲🤲🤲🤲🤲💝💓💖♥️💚🤍❤💚🤍❤👏👏👏💥🎉👋💝💕🎈💞🎈🎊💥🎉🥰
Mashalah alle ha barakeeyo
Masha allha hambalyo walalo guuul insha allaah 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚🙏🙏🙏💪💪🦁🦁🦁
Shaqada haka fanina xaqiiq wyeh qofka waxa yar u sabraa wax badan hela somali hadaynu nahay waxaynu modayna wax kasta in hal mar la helo saasna maaha wax kasta Meel hoose iyo hami iyo samir bay ku wacan yihin qofka xaga hoose wax kaso bilaaba wuxu fahmaya waxa mühim u ah iyo waxa Aan muhim ahayn 🙏
Fadhiga ka kaca dhalinyaroy
Maasha allaah ❤
Masha Allah allaha barakeeyo. Waa nin raga oo kudayasho mudan
Xaji maxamud maxamed barre ruux gob ah oo gobolka bari bosaso caan ka ah weeye magaciisan maqla si gooni ah uma aqaani Alle ha barakeeyo.
ALLAA KUU GARGAREE, MAAD KEENSAN GUUSHEE, GARAADKAAGA GELI TAAS, QAARUUN GEDIISII ANAGAA WAX GARADOO CILMI BAAN ANGELIYOO ANAA GUUSHA KEENSATEY WAA GAF LAGU HALAAGSAMO.
Man sha Allah. Keep going walal
Manshaa Allaah gool
Masha Allah waxii loo samro waakaas Allaahuma baarik
mnsha allah alleh hakubarakeeyo
Mansha allah ilahy haku barakeeyo
Masha Allah. Allahu mabaarik.✔✔
Masha allah ilahay ha ku barakeyo walal
Mnzhlah alleh ha ku brakeeyo indr inzhlah
Giire nin Rer New hrgeisa Goobo badan Kaah. Iyo somalilnd.Aaga bariga Hrgeisa mncha Allah
Illaahay ha ku barakeeyo masha allah tabarakallah
ilaahay baa siiyey kadaa haku sayixine
Masha Allah xoogiisa maale
Well done keep it up
Mashallah wll nimcada alle kusiiyay yaan laga ilayne mashallah dheh dadkuna hadhan mashallah
ragga sheer sii walaalahaa ah
Masha Allah masha Allah rabi haku siyaadiyo
Masha allah keep going
Mansha alha alha ku barakeyo
Mansha Allah Allah haw barakeyo
Mashallah tabarakallah
Masha alah alle Haku barakeyo halkana kasi wad howsha
Alla Mahad Leh.
Mansha allaah
ما شاء الله عليك الله يبارك فيها
Ilaaheey qof uu caawin rabo cid uma soo baryo
Maashaalaah Axmed Giire
Maansha alaah ilaahay hakuusiisiyaadiyo sxp guul ayaan kuleeyy
Masha ALLAH❤💪🏻👍🏼❤️💪🏻👍🏼❤️
Masha allaah alle ha ku barakeeyo ganacsiga
ManshaAlah ilahay xigmada iyo dhaqalaga ilahay Hakuu siyaadiyo
بارك الله