Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024
  • Xalqadan Waa Xalqadii 1aad Ee Sharxidda Buugga 7 Caado Ee Ay Leeyihiin Dadka Ugu Waxtarka Badan Xalqadan Waxaan Ku Sharraxnay Cutubka 1aad Oo Aan Kaga Hadalnay Awoodda Hab Fikirka Annaga Oo Faahfaahinnay Waddada Kaliya Ee Isbaddalka Dhabta Ah Loo Maro.
    Barahayga Bulshada:
    Instagram: ...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Silsilada Atomic Habits:
    • Atomic Habits
    Silsilada The 48 Laws Of Power:
    • The 48 Laws Of Power
    Silsilada Eat That Frog:
    • Eat That Frog
    XOGGOOB Hoyga Sharxidda & Khulaasaynta Buugaagta.
    xoggoob4@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 91

  • @XOGGOOB
    @XOGGOOB  3 місяці тому +71

    Muddo Dheer Kadib Isku Soo Laabasho Wacan Asxaabey❤

    • @ZakiAhmed-y6h
      @ZakiAhmed-y6h 3 місяці тому +4

      So dhowow pro keep going 😊

    • @NasriinMahdi
      @NasriinMahdi 3 місяці тому +3

      sidu kale Waxn kacudsanya mardamde in and intasukal na maqnan please 😊

    • @farhanhamudsaed6878
      @farhanhamudsaed6878 3 місяці тому +2

      Wll dhiirigelin taadi intii aad halkan ka maqnayd aad baanu ugu darsanay. Runtii buuggaagtii iyo waxyaabihii nafciga lahaa ee aad halkan nagula wadaaji jirtey aad baanu ugu faaiidney . Waxaan rajaaynayaa in aad noo soo gudbin doonto booggag summary oo kooban iyo wixii dhiirigelinta ku saabsan. Waad mahadsan thay wll xoog goob. Thnk you❤

    • @Caawiyetech
      @Caawiyetech 3 місяці тому +1

      Best edit and Advice

    • @nimcoqaniqani8557
      @nimcoqaniqani8557 2 місяці тому

      ​@@NasriinMahdi00bishi 90o9ò9oo9òòoòòoòò6 1:57 😮😅0000

  • @XamdiXasan-rb4gj
    @XamdiXasan-rb4gj 3 місяці тому +2

    Wll kusaliya xabibkena scw

  • @Lacagsamee728
    @Lacagsamee728 3 місяці тому +7

    Ustaad wlhi Ma.aqaano sidaan kuugu mahadceliyo wlhi Markan murugeesanahy
    Adaan kudaawada
    You are number #1 youtuber

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 місяці тому +5

    Ugu horeyntaba waxaa la dareemi karayaa tayada muqaalka iyo tabinta xirfadaysan mahadsanid.

  • @lakicali1565
    @lakicali1565 13 днів тому

    Wad mahadsanthy pro ilahay riyoyinka hano rumeeyo aamiin

  • @Hoodosadiiq
    @Hoodosadiiq Місяць тому

    Masha allaaah aad baaad umajadsantay waxbadanbaab laa faaiday dhawr vediona waan soo dawaday jasakalaaah

  • @Aden-yerow
    @Aden-yerow 3 місяці тому +1

    Khayru diin zhp aad baad ugu mhdsanthy sida aad noo dhiirigaliso allah haku sharfo ❤🎉

  • @waleedsiyaad-tq5cj
    @waleedsiyaad-tq5cj 3 місяці тому

    Masha Allah every time u post is like we are watching a movie(perfect edition) 🎉 👌

  • @AmineAmine0010
    @AmineAmine0010 3 місяці тому +1

    Meel anan wax ka arki jirin badi iiga iftimisay wllhi jazakalaah wll

  • @Ruunmaxamed-w3d
    @Ruunmaxamed-w3d 3 місяці тому +3

    Marwalbo page soo firin jiray m.a so lawasho wacan 🥰🥰

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 3 місяці тому

    Best motivation thanks 🙏

  • @maxmaedAxmed-d6r
    @maxmaedAxmed-d6r 3 місяці тому +2

    SaLuu caL nabiY
    scw

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 місяці тому +1

    Mahadsanid sxb 🎉🎉

  • @C_xakimAli
    @C_xakimAli 3 місяці тому +20

    Ballan iga qaad ina sallada illalineysid❤️😭🤍

  • @UpdyKani
    @UpdyKani 3 місяці тому +6

    Waxan rajeynaya inan is bedel aad uweyn aan sameeyo shanta bil ee kahadhay sanadka 2025

  • @abdiwelimohammed3004
    @abdiwelimohammed3004 3 місяці тому

    Masha allah, Xog muhiim ah❤❤

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 3 місяці тому

    It is the best selling book in all of Europe

  • @CashaCabdi-tp7oz
    @CashaCabdi-tp7oz 3 місяці тому

    Thanks 😊 dear wlhie wax wuuui igu soo kordhiyyyy plz 🙏 more wlkie❤❤❤

  • @KhaalidmohamedHassen
    @KhaalidmohamedHassen 3 місяці тому +3

    Hamalyo 30k🎉

  • @MascudIsmacil
    @MascudIsmacil 3 місяці тому +2

    Sxb wlhi wan kuxisney halkee kabaxdey cafimadka kwrn wll

  • @FatimaHassan-r8n
    @FatimaHassan-r8n 29 днів тому

    Xagee kahela ustaad

  • @fardowsaguuled6524
    @fardowsaguuled6524 3 місяці тому

    The best UA-camr❤

  • @khaalidyousuf
    @khaalidyousuf 3 місяці тому +1

    War xage ka dhacday legend noow

  • @FatimaHassan-r8n
    @FatimaHassan-r8n 29 днів тому

    Xagee kahela buga ustaad

  • @ahmedabdi9671
    @ahmedabdi9671 3 місяці тому

    Nin looxiisin hab-tabintiisa salka kuhaysa tayada leh.
    Khairudiin.❤️

  • @SahraAhmedAli-r6o
    @SahraAhmedAli-r6o 2 місяці тому

    Thks

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac 2 місяці тому

    Guul ayan idin rajena inta gushoda uhal gameso ❤

  • @farxannuur7281
    @farxannuur7281 Місяць тому

    Shekadaan waxaa kafahmy in wax sad isleydahay isaheyn🎉

  • @yaasircarfaad8946
    @yaasircarfaad8946 2 місяці тому

    Thanks bro

  • @Hilaal-Ak
    @Hilaal-Ak 3 місяці тому +1

    Guulayso 🎉📚👤💌

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 3 місяці тому

    waxaad mid kamida youtabarada buugaagta ugusoo koobi og

  • @KhadarcabdiKhadar
    @KhadarcabdiKhadar 2 місяці тому

    Insha alaah❤

  • @DHAY_GEEL1
    @DHAY_GEEL1 3 місяці тому +1

    Xoggoog is the best 🎉 ❤

  • @RedNose-v8y
    @RedNose-v8y 3 місяці тому

    Keep going pro ❤

  • @KhaalidKing
    @KhaalidKing 3 місяці тому

    Mansha allaah

  • @muniirclaahi1978
    @muniirclaahi1978 3 місяці тому

    The best EDIT 👏❤

  • @MustafebdiNour
    @MustafebdiNour 14 днів тому

    Mudane waxan rabaa inaa arin kula wadaago hadii ey macquul tahy

  • @IBRAHIMfjizow-r4l
    @IBRAHIMfjizow-r4l 3 місяці тому

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤inchallah 🙏

  • @WaxakleBoy
    @WaxakleBoy 3 місяці тому

    Sxp kasoo hadal ganacsi iyo waxa la hal maala ❤

  • @axmettt1
    @axmettt1 3 місяці тому

    Vedio waa la helay Side ku heli Kara wllka 😮🎉 editing kiisa

  • @HassanDool
    @HassanDool 3 місяці тому +1

    Xoggob is the best 🎉😂❤

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 3 місяці тому

    Hori usoco sxb

  • @naaleeye575
    @naaleeye575 3 місяці тому

    wax walba waxaa badali kara hab fikirkaaga hadaba aan u fikirno hab wanaagsan

  • @Sakariye2072
    @Sakariye2072 3 місяці тому

    My prother noo faaidey waxaan soo faaidey

  • @NasriinMahdi
    @NasriinMahdi 3 місяці тому

    Wxn ku sugayay in balance a sudhawaw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdulaahi464
    @cabdulaahi464 3 місяці тому

    Sxp yaree editka badan dadka waxey ku mashquulin doonaan editka taas OO meesha ka bexeeso muhiimada

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 3 місяці тому +7

    So la basho wcn ❤

  • @SuhaybSaajid-b4f
    @SuhaybSaajid-b4f 3 місяці тому

    LegenoW mxa muqaalada ku edeting garaysaa ✅

  • @ZakiAhmed-y6h
    @ZakiAhmed-y6h 3 місяці тому

    Legend khayrudiin shp Managu caawin kartaa qaabka luuqada English loo baran karo iyadoo aan lagu dawakhayn talooyinka dadka badan ama shp maxaa keena inaad barato luuqada english mudo dhan kadibna aad isbadal waydo nagu caawi please pro.

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 3 місяці тому

    Keep going pro 👍

  • @HamdaHassan-sx4nh
    @HamdaHassan-sx4nh 3 місяці тому

    Mala helaa puugan oo lagu turjumay soomali❤

  • @Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf
    @Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf 3 місяці тому +1

    Wllo baryhn laguma Arg xita channel kaaga wxba maad zodhigin
    Xagee ka dhcdy

  • @HousseinAbdirahman
    @HousseinAbdirahman 3 місяці тому

    Come Kheyrudin

  • @Secret_668
    @Secret_668 3 місяці тому

    Welcome back 🫡

  • @HothanHapy
    @HothanHapy 3 місяці тому

    Ilhoow iguguulee riyadayda

  • @Najaxmohamoudomer
    @Najaxmohamoudomer 2 місяці тому

    𝐡𝐨𝐫𝐲 𝐮𝐬𝐨𝐜𝐨 𝐰𝐥𝐥🎉❤

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 3 місяці тому

    Isoo raaca channel 👍

  • @xaushhsgscs
    @xaushhsgscs 3 місяці тому

    Good

  • @maxmaedAxmed-d6r
    @maxmaedAxmed-d6r 3 місяці тому

    Sxp Book oo turjuman ma lahelaa

  • @ConfusedAnacondaSnake-lq1be
    @ConfusedAnacondaSnake-lq1be 3 місяці тому

    Sxp dopamikafin ka soomaa liyeed baad tahee jiroo joog mudane

  • @XasanOg-b7x
    @XasanOg-b7x 2 місяці тому

    Soolabasho wcn

  • @STarzevinho
    @STarzevinho 3 місяці тому +1

    💕

  • @ayaanmaxamad7042
    @ayaanmaxamad7042 9 днів тому

    Mahad senid

  • @mabdulahiabdi1039
    @mabdulahiabdi1039 3 місяці тому

    Editing %100

  • @abdullahiaden2269
    @abdullahiaden2269 2 місяці тому

    ❤❤

  • @mabdulahiabdi1039
    @mabdulahiabdi1039 3 місяці тому

    coodka %90

  • @TasliinShafi
    @TasliinShafi 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @NahlaAbdirahman-d9s
    @NahlaAbdirahman-d9s 2 місяці тому

    Soolabasho wacngan San asxabta

  • @abdinasirissack1
    @abdinasirissack1 3 місяці тому

    🎉🎉😊

  • @HAAWOapdulllahi
    @HAAWOapdulllahi 3 місяці тому

    wayahan waba ku waynay nio

  • @Rasmiradio
    @Rasmiradio 2 місяці тому

    Waan kugu soo biirnay. Saxiib codka waa boob siinaysa. Muuqalada danbe aad duubayso sidaa ma ka yar beddeli kartaa.

  • @YuusufBashiir-qx5ff
    @YuusufBashiir-qx5ff 2 місяці тому

    Asxaabta halkan ku jirto sabiskaray b iisaa ra zxp yaal

  • @OGAALchanel78
    @OGAALchanel78 3 місяці тому +1

    𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗲𝘆 𝗶𝘀𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹??__________

    • @Ducaysane-to1qv
      @Ducaysane-to1qv 3 місяці тому +1

      Waa in aad Xaalad aad ku sugnayd aad iska badashid ugana Gudubtid Xaalad Kale oo Ka fiican .

  • @FathimaFathima-zs2so
    @FathimaFathima-zs2so Місяць тому

    ❤❤

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb 3 місяці тому

  • @CadnaanCali-m5p
    @CadnaanCali-m5p 3 місяці тому

    ❤❤❤