Subeer awal, ciidankeena, dadkeena iyo deegaankeena oo kaliya in ay ka faa'iidaystaan cashuurteena. Waa inaan dhisnaa ciidan aad u xoog badan si aan u ilaalino dhulkeena iyo dadkeena.
Aadan ciise ku ku dagaalami maayee maxamed ciisaa ku dagaalami waayo cabdi Shakur usagaa kala qaybiyay ciise muuse markuu kii uu u Garto aadan iyo abokor uu eryo cabdishakuur
❤❤❤❤❤❤
Super power subeer Awal❤
WALLAAHI KORKIINA HADIILATAABTO CIISEMUUSOW ANAGOO SACADMUUSE AHI NOLASHAANUKULIQEYNAA DADKANI WAA DHULBOOB SUBEER AWAL DHULKOODA HAILAASHADAAN GUULEYSTA
😂😂😂😂
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 exactly you got the point
Subeer awal, ciidankeena, dadkeena iyo deegaankeena oo kaliya in ay ka faa'iidaystaan cashuurteena. Waa inaan dhisnaa ciidan aad u xoog badan si aan u ilaalino dhulkeena iyo dadkeena.
Subeer awala waxaayeesha dhulkiin ilaashad
Asc Inader Harag werarow tii Alle mel iyay tala ilahay kabakha Habla idkad dar wala iyanu nahay ilahay kabakha faryarad 4 kama marat Asc
War yaan cashuurta la bixinin ilaa u moge dadka qanciyo. Wasir maaliyad or not.
Aadan ciise ku ku dagaalami maayee maxamed ciisaa ku dagaalami waayo cabdi Shakur usagaa kala qaybiyay ciise muuse markuu kii uu u Garto aadan iyo abokor uu eryo cabdishakuur
Walaahi cashuur mabixiyaan habar awale taajir ma wada ah dumarka agoomaha haysta ee suuqa fadhiista iyo danyaraha ayaa cashuurta laga qaadayey waakuwaa wada qayliyey markii cashuur joojin lasameeyey markaa subeer awal waa sac irmaan oo weligii lalisayo
wasaarada dibudachinta iyo deegaanka waa wax lala yaabo!
wasaarada guriyaynta baanu ogayn,
laakiin midaan looma baahana oo shaky bay abuurtay.
Dunbuluq cashuur lagama bixiyo cashuurta hargeysa subeer awal ayaa laga qaadaa markaa hamaqlina raga hurda dahab shiilna ka joojiya dhulka aadka iibinaysaan waayo deenkooda dhulkama iibsankartaan waayo kuuma ogola intii uu hore u iibsaday haku joogo
Waxan dhadiga ah ee meeshan KS hantaatacaya khaniisyo khaniisyo keenen
Asc. 1974. anigoo. Makiihiila. Oo. Ku. Baebaayey. Barbara. Oo. Ku. Korey. Cabdi. Musbaar. Walaakey. Allaayaxomo. Xussen. Schamiito. Ayaa. Markii. Uu. Barbara. Kategey. Ku. Wareejiyey. 1974. abaartii. Dabadheer. Ayaa. Haberjeclo. Dekada. Iney. Ka. Xamaalaan. Loo. Keeney. 1. jaamalaaje. khadiija. Laba. Jiro. Oo. Inanateeda. La odhenjire. Shareero. Iyo kabten. Shit. Oo. Maraakiibta. Soo. Xidhi. Jirey. Ayaa. Haberjeclo. Ka. Jooge. allaayarxo. Cabdillhi. Cali jire. Cali. Jire. Ayaa. Qaxootigii. Haberjeclo. Warshadii. Barahka. U. Qeydey. Anaa. Ka. Mid. Ahaa. Imikana. Haberjeclo. Ayaa. Dhulkii. Suberawal. Ku. Dooneysaa. Markii. Indadeero. Oo. Gacanyar. U ahaa. Xaaji. Geydh. İbrahim. Dheere. İlama. Cagli Yuusuf. Walaalkii. Ayaa leysku. Gartey. Guriga. Looga. Beydho. Daaroole. Looga. Dhigey. Meherad. Imikana. Anagaa. Dhulkayagii. Naloo. Sheegen. Harjeclo. Ama. Ciro. Ceerigaabo. Burco. Heydinku. Filaato. Dhulka. Subeerawel. Illaah. Baa. Na. Siiyey. Alxamdu. Illaah Dhulkiina. Illaahey. Heydiin. Barakeyo. Cashuurtayadu. Anagaba. Nama. Dhaafsana. Ciro. Ceerigaabo. La. Tag. Dowladaad huwanta ah. Cashuurta. Reer. Superawal. Walee. Dhiig. Ayaa. Ku. Qulquli. Huwan. Wadani wsc
Maansha Allah meel ayaad dhigtay.
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤