Waar reeraha been haka sheegin 1960kii waxa xildhibaan noqday shuuriye oo nin muuse dheriyo ah beesha madhibaan waxaay degaan puntland. Dadka ma kala taqanaane horta soo barta
Imikana maxaad odhan afar waraabe u taag oo barri laga takhaluso Habar awal cashuur ku bixin mayso 7dii sano ee Muuse iyo Habar Awal tay badeen baa laga gudayaa
Sxb cuqdada iska daa cid cid karbashaysaa ma jirto sidaad u qaaq ledahay ayaa wedkuna ku imanayaa akhradaada u shaqyso ilahay ka baq subeer awal akhiro waxba kaga qaban maayo
Allah ha sahlo dad wada ciilan ilahay ha inoo soo celiyo madaxwayne muuse Biixi aamiiin muusow nosonoqo ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤❤
Habar Awal cid aan Allah ahayn oo wax yeeli karta majirto ee liq daad.
Somaliland love somaliland 💚 Allah manshallah usa 🇺🇸 usa voted 🇺🇸 🗳
HABAR AWAL OO MUCAARAD AH IYO ISMAACIIL YARE OO ARIMAHA GUDAHA AH WAY ISASOO MAREEN. XUKUUMADII UDUB.
Waxaan fadeexad ahayn kamuu qaadin
Waa layska celin hadu ismacil yare noqdo arimaha gudaha
Adeer adigu maad Illahay ka baqdid oo iska daysid waxaan aad walaaqadayso iyo baalayo aad hadh iyo habeen sheegayso adigo iyo qaar kale oo labadiina mucaaridka iyo muxaafidka ka tirsan. Somaliland cadawo baad ku tihiin waayo dadkii wada dhashay baa isku diraysaan.waar umadda ka fadhiista. Akhrina Ilaahay uu idinla xisbtamayaa. Waar toobadkeena dadka ka fadhiista.
Habar awal laysku kar baashi maayee iga walee dowlada la sheego waa habar awale siyasad iyo sirdoon iyo awood cidi ku gaadhi mayso cadoga guda
NOWAY BEEN HA SHEGIN BAYLE LAMA MAGACABAYO WA SHAYDAN FAQSHTA U SHAQEYEA HA CEEBAYN CIRO
TUF CALA SURATAK YAA NADAL,WAXSAN ALLAH,MA JIRTO LACAGTII MAASKIINTA EE LAGU QAARABA. KIILI JIREY.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Habar awal baqada tagera waa idin Dan sabato ah asaga garanyo cadalada doro waxaye dhasho.
❤❤❤❤
Noo..bayle
Aabaha diil oo hoyada dumal, fidna wale
Reerki ba cabaad xitaa yagoon lagu dhawaaqin Madaxwayne Cabdiraxmaan waa kuwii sii qaatay calankii Soomaaliya.
Ismaacilow yare maba aha habar awal
Wax aan daliil ama cadeyn laheyn waa been 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hadii ismaaciil lamagacaabo cirro waxa ay kala dhiman doonaan shacabka habar awl taasoo soo gasbin doonta dawlada cirro cimrigeeda ayuu soo gaabin
kkkkk cid ciro xil uso gabin karta waa Allah oo qudha
Waar miyey waasheen kuwaani
Habar awal hala karbaasho waa kuwii ciro daba cararayay ee cashar ha loo dhigo
Beeeeemale
Waar reeraha been haka sheegin 1960kii waxa xildhibaan noqday shuuriye oo nin muuse dheriyo ah beesha madhibaan waxaay degaan puntland.
Dadka ma kala taqanaane horta soo barta
Imikana maxaad odhan afar waraabe u taag oo barri laga takhaluso Habar awal cashuur ku bixin mayso 7dii sano ee Muuse iyo Habar Awal tay badeen baa laga gudayaa
Sxb cuqdada iska daa cid cid karbashaysaa ma jirto sidaad u qaaq ledahay ayaa wedkuna ku imanayaa akhradaada u shaqyso ilahay ka baq subeer awal akhiro waxba kaga qaban maayo
ISMACIL YAROW HADI LAGU MAGACABO W ARIMAHA GUDAHA O AD ISTI DHAH ARGOSO O WAXANU KUSHEGAYNA INANAN KAYELAYN KULANA DAGALAMI DONO
Kkkk noocaagaa iskaciyaya ayuu afka kadhirbaaxaya ismaacil yare
Waxani maxuu yahay. ISKA amuus
Ismails bixi shaadhka lagaroonayaasha
Iska bixi shaadhka lagaroonayaasha
Ceeb calayk.... ismzaciil yare uu ka koodh weynyahay inuu labeebka taabto adigoo kale ah.
Waxaad thy lama wada aha