"Itoobiya wax dhul ah oo loo balan qaaday ma jirto" Wasiirka xilka wareejinaya ee arrimada dibadda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 223

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 2 години тому +3

    Mahadsanid mudane wasiir waad u hagar baxday dalkaaga hooyo wasiir Alle hakaa abaal mariyo❤❤

  • @nasirhassan4210
    @nasirhassan4210 8 годин тому +21

    Mahadsanid wasiir sida hagar la'aanta ah ee aad qaranka aad ugu shaqaysay

  • @abdihafidali7595
    @abdihafidali7595 3 години тому +4

    Wasiir waad mahadsantahy sidaad noogu shaqaysay anaga oo ah shacabkii iyo qarankii mahadsnid sacaadatal wasiir dr ciise kayd🎉

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 57 хвилин тому +1

    Thanks MM tv , meel libaax ka kacey atoor fadhfadhiisey, waraasadii muhimka inoo aheyd marxalada maanta ,waxaa la wareegey nin aan hor fadhiisan karin dadka ay dowladuhu u xulaan mansabkan oo kale .

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 4 години тому +5

    Mahadsanid wasiir taarikhda ku
    Xusi doonta geedlabki arab

  • @ia5159
    @ia5159 10 годин тому +8

    Actually shows how much they worked for Somaliland, just the way the world deals with and works with Somaliland.
    Good job minister and thank you for your work

  • @nimcanbiixi6315
    @nimcanbiixi6315 4 години тому +4

    Mahadsanid wasiir shaqadad qabatay midhaheeda waa la arkay

  • @cabditaani2687
    @cabditaani2687 3 години тому +2

    Ciise keyd cimri dh/ iyo cafimaad taama adeer dalka kuu abaal gudi❤

  • @minursa02
    @minursa02 7 годин тому +5

    Congratulation Waziir, shaaqa wacaan ayaad Qaraankaaga Uso Qabaateey. Your name , efforts and achievements will be remembered for years to come. We Pray for You and Your Team Good Health with Long Life that Allah is Pleased With InshaAllah.

  • @Myway3801
    @Myway3801 4 години тому +3

    Thank you adiga iyo madaxwayne musa na baray aduunka ❤❤❤❤❤

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 2 години тому +1

    If Ethiopia enforces the agreement with somalia or Ankara deal Somaliland on the other side will work with Djibouti and Eritrea the annoying somalia allies and will deal with them on their future prospect and how Ethiopia will never reach RED SEA....
    Somaliland if Ethiopia done so, Somaliland will never allow Ethiopia to reach port so rapidly Eritrea and Djibouti will announce recognition on Somaliland as sovereign state in the horn of Africa ❤❤❤viva Somaliland ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @cabdirisaaqcumar3357
    @cabdirisaaqcumar3357 3 години тому +2

    Good job wasir wa adkayseen siyasada arimaha dibada. Ictiraaf kuna wa dhawyeey 💯💯

  • @MohamedMohamoudJama
    @MohamedMohamoudJama 8 годин тому +5

    Marka dawladnimada la joogo Waxqabadka wasiiradda waxa lagu qiimeeyaa oo ugu muhiimsan waa xeerarka, habraacyada iyo hagayaasha uu curiyo wasiirku una gudbiyo golayaasha qarank si ay u sharciyeeyaan hirgalintooda. Xeerarka iyo hagayaasha aad tilmaamtay iyo waliba caseka sharci ee Somaliland waa waxqabad aad u wayn oo bogaadin mudan. Mahadsanid Mudane Wasiir

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 6 годин тому +3

    Mashallah mudaney Issa Keyd thanks for doing a good job you will be remember.❤️💚🌹

  • @ahmedabdi8843
    @ahmedabdi8843 3 години тому +1

    Mahadsanid shaki kuma jiro hawshaad qabatay xataa isu qaawisay ....

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 8 годин тому +5

    Thank you wasir ❤❤❤❤❤great job ❤❤❤❤❤

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv 10 годин тому +12

    Masha Alaa dawladi Madax weeyne muuse bihi iyo wasirka arimaa dabadu waxay gadhay meel anu waligii gadhin

  • @alfanaandhoolayare4457
    @alfanaandhoolayare4457 4 години тому +1

    Gudoomiye ilig waxaan ka Codsanlayn in uu waraysi gaara ka Qaado Dr:Ciise kayd
    Si lamida Wasiiradii xukuumada madaxwayne muse biixi uu Uga Qaaday Inta ay xilka ka dagtay❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ashaabdisalamismail5864
    @ashaabdisalamismail5864 10 годин тому +7

    Mahadsanid Wasir guul Somaliland InshaAlla

  • @SarahZhafir
    @SarahZhafir 11 годин тому +8

    Mahadsanid Wasiir

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 6 годин тому +2

    Masha allaah tabarakallaah Wasiir waad ku mahadsantahay sida aad qaranka ugu soo shaqaysay ❤❤❤❤

  • @Siciidducaale-p2y
    @Siciidducaale-p2y Годину тому

    Good job Mr. Kayd, you are absolutely one of the best foreign ministers.

  • @Rorto-n3v
    @Rorto-n3v 8 годин тому +2

    Mahadsanid wasiir❤❤❤❤❤

  • @SahraAbdilahi-g7p
    @SahraAbdilahi-g7p 8 годин тому +2

    Madsani.wasiir. illaahay.hakubarakeeyo

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 3 години тому

    Congratulations, wasiiri you really did an amazing job for Somalilad, and I’m hoping that president Ciro would not waste your hard work. I’m not happy with the person he elected for wasiirka arimah dibada. This man has no experience for the job ,so please give them an advise to choose the right person to replace you. Thank you so much and may Allah protect you. We love ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedali-jp2em
    @ahmedali-jp2em 9 годин тому +3

    الله يخليك ويطول عمرك وشكرًا

  • @cabdisalanmursal4664
    @cabdisalanmursal4664 11 годин тому +6

    Aad ayaad u mahadsantahay ciise kayd halyey qaran

  • @AbdihamiidAbdilaahi
    @AbdihamiidAbdilaahi 10 годин тому +3

    ALLE MAHADLEH ETHIPIA MA DOONAYNO WASIIR HA INA DHAAFAN THANK YOU WASIIR INZHA ALLAH AQOONSIGA WAA IMANAYAA 2025

    • @egendbroke
      @egendbroke 10 годин тому

      Itoobiya wanu soo dhawaynaynaa, wayo manta iyagu hadi anay nasoo dhawayn lahayn marki layna xasuuqayay somaliland may dhalateen isaaqna mid kama hadheen

    • @Cabdiqani-k5b
      @Cabdiqani-k5b 10 годин тому

      Nio waxaasi hadal manoqdaan ee aamu waa ceebe , miyaabad dagaalimin oo aand iska celin waad ogtahay itoobiyabinaanay kala jeclayn adiga iyo ka xamar ku nool .
      Nagadaa calaalka fadlan iyo hadalka jilicsan iitoobiya laheeshii ka eeg danahaaga laakin itoobiyaan baa na jecel waa sheeko raaja taasi ​@@egendbroke

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 9 годин тому

      @@egendbroke Oromow 🇪🇹🤮 waligaaba isku dir kama quusataan walahi Gowrac ayaa idiin soo dhow InshaAllah bakhtigiina ayaa Somaliland la’idin soo dhigi doonaa aniguna diyaar ayaan ahay oo Hargaysaan ku Sutana ha’u bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @abassadan2541
      @abassadan2541 2 години тому

      ​@@egendbrokesnm mengistu baa abaabulay sifhay somalia 🇸🇴 udumiyaan

    • @AB333East
      @AB333East 2 години тому

      @@egendbroke dhulka loo qaxay waa dhul soomaliyeed xarshin isaaq ayaa dago iyo gaashaamo maha dhul itoobiyaan Marka axmaaro iyo Oromo dhulkeeda mid na isaaq ma un qaxin isaaq waxuu qaxay Somali galbeed degmooying xarshin iyo gaashaamo iyo hartashiikh marka itoobiya ku soo dhawaanin Somalia meesha dagan ayaa ku dhawaayiin baro taariikh

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 8 годин тому +1

    Mashallah Tabarikall ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hindai1680
    @hindai1680 41 хвилина тому

    Waad mahadsan tahay mudane wasiir.

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 9 годин тому +4

    Muuse bixi aalow xafid

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 6 годин тому

    مشاءالله تبارك الرحمن
    Dr Kaid Mudane Wasir and Mudne Muse Biixi you have very good job Somaliland Qarankiina!
    ربي يحفظكم ويسعدكم جميعا يارب العالمين 🎉🎉❤❤👑👑

  • @hofficialchannel771
    @hofficialchannel771 5 годин тому +1

    Waad shaqeysen alle cimriga ha idin barakeyo❤

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 8 годин тому +1

    Mansh Allah ❤

  • @yusufabdirahman6655
    @yusufabdirahman6655 5 годин тому +1

    Inaalilaah inaad Aamusto ayaa fiicnaan lahayd Afdaboolan waadahab

    • @kaltunhrg-zm6wt
      @kaltunhrg-zm6wt 4 години тому

      Faqash yahuu horumarka S/ Land ayad ka dhimaneysa.

    • @AB333East
      @AB333East 2 години тому

      Maxaa dhacay walal

    • @hassanjama6224
      @hassanjama6224 35 хвилин тому

      Waxaas Qadaadwayn ka ahow adigu, weli waxa madaxaaga ka sii guuxaya dhiigkarkii uu somaliya ku riday Dr.kayd

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 45 хвилин тому

    Masha allah wasiirka arimaha dibada. Shaqada baladhaan aad jumuhuriyada somaliland aad uhaysay ee horumarisay waad kumahadsan tahay. Somaliland guuuul guuuul 👍👍👍

  • @GudiCidgal
    @GudiCidgal 3 години тому

    Mabadbuu arablahaa aabahàahawasto itoobiya

  • @AyaanCisman-s7c
    @AyaanCisman-s7c 8 годин тому +2

    Wcs wasiir keyd mahadsanid ❤❤❤

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 5 годин тому

    I believe you could've done more. But thank you

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 Годину тому

    Boowe Soomaali waa mid , shacabka ha wareerin

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q 10 годин тому +2

    Mahadzanid wasiir❤

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 8 годин тому +1

    Maashallah viva Somaliland

  • @nahawi1479
    @nahawi1479 Годину тому

    Ethiopia ma Kala jecla Soomaaliya, Dameerku Marka Hore Waa u Dhuubaa Dameeradda Kadibna Caadi buu u Siiyaa Bahalka .

  • @aliawad7367
    @aliawad7367 7 годин тому

    Ethiopia is exceedingly desperate to have a Somali port so the freedom of Ogodeeniya must be our priority too as it would be a buffer zone that guarantees our security. The Same principle could be applied for EnafD Somali in Kenya.

  • @Warda-hs7us
    @Warda-hs7us 9 годин тому +2

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 10 годин тому +2

    Somaliland allow noo dhowr ictirafna sii

  • @Asli-i5k
    @Asli-i5k 9 годин тому +1

    Maashaalaa feel wanaagsan ayaadgaadhsiisay ilaahay hidin darajeeyo tacabkiinana maqasaariyo taariikha ayaa idin xusi kuwan waa lasugayaa waxay qàbtaan

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 8 годин тому +2

    Somaliland ♥️

  • @18maychannel23
    @18maychannel23 41 хвилина тому

    Guuliyo gobonimo mudane wasiir mudadii aad joogteen hawsha baxada leh ee aad qabateen

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 9 годин тому +1

    thank you so much uncle tariikhda ku xusi donta adi mbc ❤😢

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 9 годин тому

      Oromow 🇪🇹🤮 waligaaba isku dir kama quusataan walahi Gowrac ayaa idiin soo dhow InshaAllah bakhtigiina ayaa Somaliland la’idin soo dhigi doonaa aniguna diyaar ayaan ahay oo Hargaysaan ku Sutana ha’u bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @ibraahimxiis359
    @ibraahimxiis359 6 годин тому +1

    Mahad sanid wasiir koox diinii oo kale lama heleyo

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 40 хвилин тому

    Strong minister Dr.kayd wuxuu isku darsaday aftahanimo iyo Qadiyayad adag,
    Wasiirka cusub shaqo adag ayaa hortaala iyo inuu raaco dariiqa Wasiir Dr.kayd oo ah dariiqa somaliland himiladeeda gaadhsiiyay heer caalamku u soo istaago qadiyada jamhuuriyada barakaysan

  • @Wiyeeryare
    @Wiyeeryare 6 годин тому

    Wasiir ka wanaagsan oo ka dedaal baddani masoo marin Wasaaradda arimaha dibada

  • @AliYusuf-q4j
    @AliYusuf-q4j 5 годин тому

    Waa wasiirkii intay somaliland jirtay ugu wax qabadkabadnaa

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 Годину тому

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.

  •  9 годин тому +3

    Adeer dekedda Berbera waxey ku fadhidaa 2 km. markaa 20 km maxey ka dhigantahay,
    midda kale dhul lama bixin markaad leedahay ,Xafiisyada maamulka guryaha ciidanka
    iyo qoysaskooda ma badda dusheeda ayey degayaan.

    • @cosobprimarycareclinic6735
      @cosobprimarycareclinic6735 7 годин тому +4

      Isagu ma Berbera laga kiraynyaa buu idhi mise xeeba somaliland meel ka mida
      Waxbarashadu waa muhiim.

    •  5 годин тому

      @@cosobprimarycareclinic6735 yaa ku yidhi berbera ayaa laga kireynayaa ?
      Waxaan sheegay dekedda berbera iney ku fadhido dhul dhan 2 kilometer, badda la bixinayaana ey tahay 20 kilometer.

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 9 годин тому

    ❤❤❤❤❤

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he 10 годин тому +1

    Mansha Allah xugumadi hore wa haru mar ladaban karo weye somalilan guuul guuul insh Allah

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 6 годин тому

    guul qaranka soomaaliland

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 6 годин тому

    MUDANE WASIIR CIISE KAYD ANAGAA MARKHATI KAAGA AH WAXAAD QABATAY WAXANAD TAHAY QOFKA UGU MUDAN WASIIRADII ARIMAHA DEBEDA EE KAA HOREEYAY RUNTII HALKAAD GAADHAY WAANU KAAGA MAHAD NAQAYNAA

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 7 годин тому +1

    Anagu haddaanu HJ nahay dhaqaalahayagu wuxuu ku xidhanyey Soomaaliya, sidaas aawadeed sinaba ugama maarmi karo.

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 7 годин тому +1

      Hunguri dhubuq walee hankiinu uu liitaa orad kaligaa tagde yaa ku haysta oo soo xamaalo adigu naftaada uun ka hadal cidina kugu dhagi maysaa

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 9 годин тому +3

    Mudane Wasiir, shacabka Somaliland aad beey uuga dheragsanyihiin howsha balaadhan ee adiga iyo madaxweeynahaagii iyo dhammaan howlwadeenada wasaaradda Arrimaha Debadda Somaliland, laakiin wasiir, ma ku talajirtaa in wasiirka ku badalaya ama madaweenaha cusub ee Somaliland Dr. A/rahman Cirro aad tusto heshiiskii idin dhexmarey dalka Itoobiya❤
    Allaa Mahad Leh
    Xasan Maal

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 Годину тому

    Mahadsanid mudane wasiir anigu waxan soo jedin laha in shaqda markale lagu magacabo si aad halka uga sii wado haday dhiciwaydana marna tarikhdu kuma ilawi donto Mahadsanid mudane

  • @saadiqnews
    @saadiqnews 6 годин тому

    Mahad sanid wasiir hadaanad dhul ugu balan qaadin utoobiya

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 10 годин тому +2

    Waad la Soo raagtay

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 35 хвилин тому

    Sheekadii MOU-gii miyaanu Heshiiskii Turkey, Somalia & Ethiopia communique ay soo saareen ku dhamaan ????

  • @farduus_
    @farduus_ 9 годин тому +1

    Adinka ictiraf ad badasiisanesen xasan xaraashna muxuu bada siisanayay????????

  • @habayscambe9238
    @habayscambe9238 11 годин тому +6

    Aayar uun xafiiska dhaaf ka danbe aya wx wlpa hgajinaaye

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 9 годин тому

      Ka imaanayaa mahooyadaa ayuu qabay mise waxaarada ayaad ka xigtaa wasiir lknse maxaad ku cunty wasiirka 😂😂

  • @MustafeZaacid
    @MustafeZaacid 10 годин тому +1

    1:15 bixi bad oo hel aqoon si wax aan yelono maha 😢 it's not make sense

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 3 години тому

    Bad aay rabtaa itoobiya aay qaadato 50 sano waa ita jiil isku badalo waliba waxuu yidhi 100 sano ayaan rabnaa inta laba jiil isbedelayso riyadii itoobiya ayuu rumeynayaan ordoo dhegeysta itobiyaanku waxay ka shekeynayaan somaali waay jabatay

  • @xuseenxasan
    @xuseenxasan 4 години тому

    GEESI QARAN WAXAD AHAYDEE XUKUMADII CAALAMKA BARTAY SOMALIAND. SOONA DHAWEYEY ICTIRAAFKA.

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 8 годин тому

    Dr cise kyd maxamud taarikhda xusidoontoda wlee qaranka Somaliland Ayaad magaceeda adunka odhan ayaad gaadhsiisay intii xilka ayaad haysay calamka odhan ayaa usoo jeedisay thanks wasir abaalkaa dalkaga ayàa kuu gudi

  • @AidarousseNour
    @AidarousseNour 8 годин тому

    Since Rayle left, sland had lost all international friends

  • @drxasanxeefo197
    @drxasanxeefo197 8 годин тому +1

    Soomaalida wixii Dooriyaan
    Daawo Loo Heline
    Daba Qoolley Baa wada Xukuma Xayle soo Diray🤬

  • @cadadleyNews
    @cadadleyNews 10 годин тому +1

    Waxaan ka fikirayaa cabdiraxmaan inuu ka daba qaato aduunkan waa itus itaab sii markhaati waxaa uugu filan ilana cabdilaahi dheere hablah uu abtiga uyahay

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 7 годин тому

    Madaxwayne biixi iyo xasan sheekh waxaanay garanayn oo dadkii aqoonta ulahaa naga odorosa na eega may odhan

  • @DhagaxKure
    @DhagaxKure 7 годин тому +1

    Thank you for all your efforts. History and somaliland will remember.

  • @walgo-media
    @walgo-media 43 хвилини тому

    Mahad sanid wasiir kayd xurmo iyo sharaf

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m 9 годин тому +1

    Su,aashaan iiga jawaaba?
    1)dhul la kireeyey hadii uusan jirin saldhiga milatari ee la siiyey ciidanku badda miyuu dhex degayaa sow dhulka masoo marayaa dhulkana sow ma degayaan?

    • @AbiibColaad
      @AbiibColaad 8 годин тому

      Hawada marayaan ilayn diyaaradu wataanee

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 5 годин тому

    DAL KA SOMALIA 🇸🇴 REER KU NOOL OO DAWLADNIMO IYO WADANIYAD IYO JAMUURIYAD IYO DOORASHO NOOSHEEGI KARA OO AANU KA YEELAYNO MA JIRO. NAC NAC. IYO HADAL LIITA. UUN BAAD. WAA LA.IDIN KU YAQAANAA

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 5 годин тому

      HHHHHHH YAA FAQASHEY HUNU HUNU HUNU HADAL MAAHA DHAGAXA ISKA EEG FAQASHEY KKKKKK

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 7 годин тому

    Kulmiyaha muuse rag wadanka uga dacadsam ama uga lexjeclo fiican abadan ma soo marin soona marimayo

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 7 годин тому

    Taiwan baa ilaa iminka aqoonsi raadineysa iyadoo uu mareykanku yahay saaxiibka ugu dhow,waxa hor taagan China.ictiraaka itoobiya muxuu soo kordhinayaa,inakoo og xaalada ay maanta ku jirto.

  • @ibraahimxiis359
    @ibraahimxiis359 6 годин тому +1

    Kkkk waasax

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 53 хвилини тому

    Aduunyada laguma arag tan
    Ka hor dad diyaar u ah inay
    Dhulkooda qayb kamida ay ku Bixiyaan si loo aqoon sado ???

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 7 годин тому

    Ilaahay shacbigan dayacimaayo waa shacbi islaama suniya walee la inaga faaiidimaayo
    Tuug dalkiisii khiyaamaynayaa waa badan yahay

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 7 годин тому

    Wasiir hanoo sheegin arrinta Ethiopia waxaad ka garanaysaana majirto ingiriisidaada yar ee bilaa macnaha iskaga dhig aqoon yahan

  • @Abdifah
    @Abdifah 6 годин тому

    Walaahay baan kudhaartee waxaas uu ku halayo oodhan waxba kama jiraan, neefka xoolaha ah ee berbera ka dhoofa waxaa warqada aqoonsiga looga doonaa Muqdisho, dadka reer Somaliland waa lagu dajiyaaa hadalada noocan ookale ah waligood, xaqiiqadu waxay tahay aqoonsigeenu wuxuu ku xidhan yahay dawladaas Somalia 🇸🇴 ooynu si isfaham ah uugu kala baxno waxaynu wada lahayn .

  • @Faysal-uw2yr
    @Faysal-uw2yr 9 годин тому +3

    Ethiopia ictiraafkeedu wax ma soo kordhinayo.

  • @Zaka-k2c
    @Zaka-k2c 10 годин тому +2

    Waa khiikhdii u danbeysey adeer khyr hele na dhaaf . Wllhi wadani inaan u codeeyo baddaasa sabab u ahayd heshiis afar nin qol ku xidheen oo shacabkey matalayeen ka qarsadey dunida kama dhicin , xatta falanqeyn iyo wada tashi ma jirin dhanka xisbigooda ah, imikana af uunbuu wax ka leeyey e warqaddii aad soo saxeexdeen umada usso bandhiga illeen jaahilin manihine af ma rabno e 😂😂

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 10 годин тому +1

    Ciisow waxa aad akhriyayaso yaa kaa dhegysanaya ma carruur ayaad na moodey

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 10 годин тому

    dDR CIISE KAYD MAHADSANID WAD DEEDASHAY DALKAGANA WADVU SHAQSYSAY WALOW ANKULA JEECLA INAD DHAMAYSP HEESHIISKI LAAKIN DHIB MALAJA EE GUUL BANKUCRAJEEYNAYA

    • @abdirahmanaidid1289
      @abdirahmanaidid1289 10 годин тому

      DR CIISE KAYD WAXA IIGA KHALDAMAY QURALKA WAN KAXUMAHAY SORR NOOLOW NIIN ADAG BADTAHAY

    • @AbiibColaad
      @AbiibColaad 8 годин тому

      Aniguba aad iyo aad ayaan ujelaa in. Wasirku joogo xafiska wasarada arihma dibada ee Somaliland ​@@abdirahmanaidid1289

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 8 годин тому

    Bad iyo dhul midan uma hayno, dhulkayagu iib maaha adeere iska naso.

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 9 годин тому

    waan jeclayn waziir inaad hawsha sii wado lakin aduunkaa isbel ku socda intii aad wadanka u qabatay illaahay khayr ha kaaga abaal mariyo

  • @Burco.
    @Burco. 7 годин тому

    Heshiiskaaska adeer gabal baa u dhacay 😂

  • @Nimco-Mohmed
    @Nimco-Mohmed 8 годин тому

    Hadaynu wadadi saxda ahyd hayna 😅

  • @mohamedahmed-ps6yj
    @mohamedahmed-ps6yj 10 годин тому

    xagee ayey ka keeenaysa aqoonsiga soomaliland iyada African union awooda ay kaligeed keenaysa

  • @FoosiJaamac-e9e
    @FoosiJaamac-e9e 10 годин тому

    Ciise filimkaasi wuu gubtey, ku noqod maleh

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 5 годин тому

    DADD DULI AH. OO LIITA. BAA. IN TAY. MEEL. SOO FADHIISTAAN. IS KA HADLAYA

  • @AbdillahiFarah-y4h
    @AbdillahiFarah-y4h 2 години тому

    Madaxa, cadli kujiro dee madhagaysan karayo, adeer, adoo faashil ahaa miyaad noo muusayn rabtaa fashilkaaga?

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 6 годин тому

    IAM SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHO IS THE LAND ??? ISCADEEYA ISAAQOOW. NAC NAC IYO SHEEKO RAQIISA OO CALAN KU SAABSAN. CID. LOO SHEEGI KARO. MA JIRTO. ISCADEEYA

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 5 годин тому

      HHHHHHH YAA NACAS BADANA FAQASHTU DAMEER MEEL FOG KA CIYAY KKKKKK