Waxbadan wa cuntay lakin waxi Mombasa dadka asalka ku yaqanen ma arko sida Viazi galbihi mamoyinka xaafadaha ku gadan Iyo maharagwe wa nazi, Mandazi Iyo wax kale badan. Hada maanta joogi laha ana luuq walba street food lagu gado ku geyn. Mombasa is a big beautiful city qof wax badan dagana dhex galay waswahili ga un ba sifican tour guide u noqon karo. I missed it.
@@fartunabdulkadir8349 mbahazi wa nazi I used to buy from Kingorani bus stage at 6 AM marka iskuulka u kalahayo. Mamo meshas ku gadi jirtay Iyo Uji 😂 old days.
DAD BADAN MA OGA IN MOMBASA AY SOOMALIDU KU BADAN TAHAY SIDA DIRIRDHABE OO KALE IYO NAIROBI MEESHAAD TAGTO SOOMALI BAA JOOGTA WELIBA GANACSIYADA YAR YAR UGU BADAN
Dhib ku waxa waaye English ayuu kula hadlayaa reer Mombasa English kuma hadlaan inuusan local aheeyn ayey ogaadeen they over charge him , way ku qaaliyeyeen wax walba , concout drink waa 50 shillings , isaga 100 bay ka waad een , because waa English kaa uu la dhac dhacayo
Dhaqtarr noo soo badi Mombasa videos 📸 thanks for your sharing this amazing video ❤
Tjfb
❤❤❤❤❤❤❤❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad
Mshaa allh Wll aad baad u dhaqan wanaagsantahay iyo naxariis dadka masaakiinta ah ban kaa arkayaa alle haku barakeeyo
Salada an ilaalino insha allah
Markaad cuneysaan Bismilaah dhaha walaalayal waa wax dibada yaalo in uu Allahne idiin daweeyo sheydankane uusan idinla cunin
Mashallah tabarakallah brother, may Allah swt grant you reward for your generosity and grant us all sincerity
Mashaa Allah every vid I've watched from your channel you always give to the ppl. may Allah give you more ❤
Mombasa u xiisay wllh sheikh mustfa dhoor jeer baan kula kulmay isago mashid ka muxaadareenayo mombasa
Sxp dhakhtar run ahaantii aad baan u jeclahay muuqalada aad sameysiin soo badiya lkn magalooyinka somali ka,soo ssameee 🎉❤
Waan u xiisay mumbasa raha xafada majengo waan tagi donaa insha allaah
Waa wiil walbo fiican ❤🇸🇴🇺🇸
Mombasa is a perfect place to go for vocation welcome all to Mombasa raha❤
Mombasa miya jogta wllo
Mombasa ya raxa i miss really.ku ngia mombsa ni raise lkini kutoka ni ngumu.
Next came to pembe Ndovu plz its very beatiful
Plums lagumadayin dhulkeena laakin Waa waxfiican Calooshuu Saraa
Mombasa Magaladeydaa Waan Uxisaay Runti Insh Allahi Waan Imani Mar Uun😊
Masha llah. Sxp dhakhtar. Hormarwacan.
Sxp. Waxan kaa taageeraa magaalada boosaso puntland
Reer Burco Soolad yar iyo Shaah Dhakijibis loomasheego. Horey usoco Suldaan.
.mashallah hore uu soco inshallah.one day 2 million aa gareysa
Aadbad umahad samtahay sxb dhakhtar muuqaalada quruxda leh ee aad noso dubto aadban muuqaaladada uxiseeya❤❤❤❤
Saxiib Waxaa tahay nin naxariis badan guuleeyso insha allh
Mombasa ni ketu kaloleni likoni mtonwe Masha allah
I am a new follower wandawanjirey lakin follow kuma aheyn but i am happy to join the family of 200k
Guriyashaaa waxaa blue iyo white logadigaayoo waaa jawigaa okulul awwgeed i really missed my mombasa raha
i like your somali accent. it reminds me of my childhood :) mashallah
Meesha dadka mara wadada ku qabta xagee wadada u dhex maraysaan good mombasa asal dadkii horaa jooga SL xiligii ingiriis ❤
Waxba garan maayo waa hilib jidhkii, digaag waa jabdhankiii uun sxb good cun ❤macaan weeye
Allah haku sharfo 😚❤
Allaha ku barakeyo weelasha fara ku tiriskaa ayaad kujirtaa ee aan tageero hapo
Yes bro keeping going legend
Waxbadan wa cuntay lakin waxi Mombasa dadka asalka ku yaqanen ma arko sida Viazi galbihi mamoyinka xaafadaha ku gadan Iyo maharagwe wa nazi, Mandazi Iyo wax kale badan. Hada maanta joogi laha ana luuq walba street food lagu gado ku geyn. Mombasa is a big beautiful city qof wax badan dagana dhex galay waswahili ga un ba sifican tour guide u noqon karo. I missed it.
Viazi wa karai mahamri na mbahazi wa nazi and more
@@fartunabdulkadir8349 mbahazi wa nazi I used to buy from Kingorani bus stage at 6 AM marka iskuulka u kalahayo. Mamo meshas ku gadi jirtay Iyo Uji 😂 old days.
Mombasa rahaaa Masha allah mahembe tyari majeno chuda je muko wapi
Masham,Allah You are AMAZING Young man. May Allah bless & Protect You Son of Somalis. You have Beautiful heart❤😊
Waa farsuug ceerigaabo Sanaag xiis sxb ❤macaan
Mash Allah brother you are very good man keep going ❤❤
Dhakhtarr one of my FV youTuber❤❤❤
ماشاء الله رائع 👏👏👏
Best video dhaqtar legend
Waryaahe sidad utidhi bahasha beedka lagu daray dee waa caay qosolkaa iga dhamaday😂😂😂
Mshalah hore u soco wllo
wait did i just see zetech university bus wow never thought they had abranch in mombasa
Iduceeya walalayal muraban Lahy🤲🏽😓
English point iyo light house hailooobin inaa adooo even mamburi beach iyo nyali beach 🏝️ aaad 👍👍
Masha allah Mombasa raha Habo wahad taktan likoni
Miss much ma county kenya ❤
Sxb mombasa video badan kaso sami wa magaldeydi wlh ❤
How long have you been ukhtii
Been buu kushegay abdallahi kashka qofkasta cuno mabuyu ❤
Waw bondheni masjid Nuur aha war ariyan ayan joga kumana arkine markale kuso laabo
So proud of you dhakhtarrr
Viva Somalia 🇸🇴🙏👍et Djibouti 🇩🇯🙏👍
Mnshalaha ❤
Keep doing it bro 🎉
Aar dhaarta badan iskada dhakhtarow dee waa side😂
DAD BADAN MA OGA IN MOMBASA AY SOOMALIDU KU BADAN TAHAY SIDA DIRIRDHABE OO KALE IYO NAIROBI MEESHAAD TAGTO SOOMALI BAA JOOGTA WELIBA GANACSIYADA YAR YAR UGU BADAN
THE DIMPLES, MASHAA ALLAH.
naa mxay ninkaga usalaami
My doctor 👨⚕️waxaa guduud naaa ooo nagtaa kagadanesee waxaaa ladahaa mambuyu so try it 👍
waa mcn khudrad weeye afcarabi خوخ baa la dhahaa
Welcome mombasa❤
Geep going shoodhaygii❤
Hooyadiin
Wasioyinkuwase nagataga😊
Zhp Nairobi ka daran meel aa martid garan wyne 😊
Keep goin pro
Mnsha allah hore u soco sczo
War hadad jogtan mombasa guri villa ah komplit idinka ihari airconditionkii ku xiran
Always Mombasa raha💕🌹
Niyow dhar badanidaa
Waaa dadaa shay zhp iska raaxayso
Nice❤
Meshan baas ee Kenya 🇰🇪 layidhaa tuug badana Wllo 😢😮😮😮😮
Mashallah ❤❤🎉
MashaAllah TabarakkahAllah
African pizza awaye taliye
Wallaal waan ku sallaamay runtii
Muuqaalka aad buu uwanaak sanyahay adiga aad baan kaaga mahad celinayaa anigana waxaan
Kaa cod sanayaa markaat muuqaalka aad soo gud bineyso dhaarta aa mareyso jooji wallaal
Acww Dhakhtar qoraalka ah waddooyinka iska eeg mahadsanid
Markiti mombasa raha here is my village whi😊
Markaad reer miyi tahay eed magaloo yimado waa Iska sidaan hilib lamaa hubsano, caloshaa lama dhaweayo, xariir tuloo magaa baabuur ya gujidhaa ma maqli jirtay 😊😊😊
WAAWO sxb❤❤
meeshi aduunka ugu qadhmunayd ad jogta sxb
Waraa Dhaqtaroow mawaalantahay matuura maa cunee
I saw you when you were filming
Kumayai😂😂😂😂😂😂😂warya waad iga qoslisey daktqr😂
Hore usocco brother 😊😊
Dhaqtarrow English iyo kiswahili is fcn iso baraa nyw😂😂
Waan uxiisay mombasa
1day weman eat mabuyu 😂😂😂.well come to Kenya
Meshan majengo manazini miyaa
7:05 waaan is arki doonaa inaad wax naga qaado😂😂
alla sheikh mustafa❤
Keeb going sxb dhakhtar❤
Sıfiican baad u Soo duubtay sxb, lakiin dhaarta Badan iskadaa
Dhakhtar manta I daweysay i ❤️ mompasa raha
Dhakhtarr sxp wan kU tagera ad nolasha i qabqabatiDe iVahano😅😅😅
Dhaqtarow ka cafeteria yada haystaa maanu shamuuri u ekayn
Dhib ku waxa waaye English ayuu kula hadlayaa reer Mombasa English kuma hadlaan inuusan local aheeyn ayey ogaadeen they over charge him , way ku qaaliyeyeen wax walba , concout drink waa 50 shillings , isaga 100 bay ka waad een , because waa English kaa uu la dhac dhacayo
African pizza 🍕 islamaHa Xafadahanaga aya xaawiyo faddumo kusameystabe😂😂😂
Dhibka somalida yooutubleyda haysata luqda Englihka ma yaqanaaniin waxayna rabaan inay adunka meel walba maran, Please hadaay youtubeka mustaqbal ka ledahay luqada english saficin u baro. bal hada hada willkaan dhibka haysta fiirii gacmuhuu taag taaga.
Muqdisho ma hargeysey ka magac weyn tahay doqob
Dhakhtar oo khaakhaayiraaya😅😅😅
English sifiican ubaro zxp way ku anfici dontaa,❤