ASAD ISKA ILAALI IN AFKAAGA ISKU DISHID BIG GAME MALIGA RAAYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 2,1 тис.

  • @farhanapdirizakadam6400
    @farhanapdirizakadam6400 Рік тому +194

    Inta kufaraxsan inow Asad gameka kasoo qebgalo ismujiya 💪💪👉

  • @Zuheyb102
    @Zuheyb102 Рік тому +982

    Inta ka heshay inuu asad xaaji game ka Soo qayb galay ismuujiya 👍

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +520

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝😥

  • @muniraquruxofficial2237
    @muniraquruxofficial2237 Рік тому +7

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created Allah is prophet Muhammad scw🕋🕋😢😢

  • @sidiiqfarxaan
    @sidiiqfarxaan Рік тому +54

    Aniga iyo adiga akhrinaaya qoraalkan
    Ku Sali rasuulka scw 😘🥰

  • @goatbagaax5224
    @goatbagaax5224 Рік тому +169

    Inta Asad hagio ila jecel inu lugohiisa Ku istaago love saara 💛💙🧡

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 Рік тому

      Allhu akabar yaan jecalen intii isalama gara ahan Shanata Somaliyeed baa jecel 💛💙🧡 .

    • @shamsoali8147
      @shamsoali8147 Рік тому

      Djddmmwmeemememmemwmwmememmeemmdnemeemmemememememm ndmememememememememememem memmemeemmeemmememememememe.

  • @Dahiralasow-t8z
    @Dahiralasow-t8z Рік тому +331

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

    • @craxmaanmustafa529
      @craxmaanmustafa529 Рік тому

      Adi asad lambarkaa WhatsApp ii soo dir

    • @abdisalaanabdullaahi7759
      @abdisalaanabdullaahi7759 Рік тому +4

      Scw scw scw scw scw

    • @xamseabdirisaaq3391
      @xamseabdirisaaq3391 Рік тому +3

      Asad hagio wll iso duce xalad iska adag ban ku jira kabala ayan u joga hawlo dhoof runti qoys danyarana wan ka so jeeda lacago anan awoodina wa layga raba all muhim waxan ka codsana inad iso ducayso inu alle muradkayga ifududeeyo wlhi culus ban daremaya qiyas qof an dalkisi jogin hadana waxanu awodin laga rabo reerkisa an wax adduna ku ogayn hadu la hadli lana allahu akpar illahy hay fududeyo hawla adun iyo ta akhirapa

    • @miskihaji7457
      @miskihaji7457 Рік тому +1

      miskimanka52

    • @miskihaji7457
      @miskihaji7457 Рік тому +1

      Afsomaali ubadal waxaan wll

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Рік тому +527

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @canabmaxamed6298
    @canabmaxamed6298 Рік тому +15

    Alle saan urabo in aan arko Asad OO luwixiisa ku socodo allow norumey aamiin yarabi 🤲 Somalia Ramadaan sodhow aan Alle ubarino in uu Alle luwixiisa uso celiyo

  • @sahalabdi7421
    @sahalabdi7421 Рік тому +11

    waan ogaa in king ceyda kaa badin doona uu caqli badan yahay mash-Allah iyo asad runtii aad ayaa loo jecelyahay ciyaartaan waxaad tahay libaaxa ciyaarta; hambalyo adiga iyo asxaabtaada asad hagio ,allaah ha kaa ilaaliyo indhaha xun 💪💪

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 Рік тому +14

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤ 🥰❤❤

  • @Bahj22
    @Bahj22 Рік тому +146

    Dunida maso marin qof kasharaf badan rasuulkena muxamad scw 💞❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому +400

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @caaliyafaray8553
    @caaliyafaray8553 Рік тому +34

    Asad faakh badanaa🤣
    Cayda waa legend ❤ waxankle o ku faraxsanahy asad inu kuso biiro barnamijka

  • @nafisaali921
    @nafisaali921 Рік тому +6

    Waawareey asad waad ku ficantahay wllhi qatar qof la la jira baa tahay koko meel waad saarte xayda kuu dhiman👏👏

  • @kamiilimaslax
    @kamiilimaslax Рік тому +63

    Waaba sogasiyee ku Sali nabigeena muxamed scw🥰🥰🥰

  • @japoutipoi
    @japoutipoi Рік тому +322

    inta game kaan xiseyneysa ismujiya 😂❣️

  • @cristianoronaldo-of1ys
    @cristianoronaldo-of1ys Рік тому +193

    asad hagio inta barnaamijyadisa ila taagerta like ⛓💙🔥

  • @mowliidguleid4558
    @mowliidguleid4558 Рік тому +36

    Aragti = a vision🤔
    Arag= see🙄
    You raised the girl wrong 🤏

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +17

    Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour24 Рік тому +46

    Wlhi mida ugu horeysa waala qiyaamay Koko Arkay ayey tiri Aragti ayaana ugu qorneyd Asad indha cadeys ayuu wadaa✌️✌️

  • @KokoBULLE-its1
    @KokoBULLE-its1 Рік тому +30

    The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammed scw❤️❤️🕋💯

  • @Fardoowsoahmedhasan143
    @Fardoowsoahmedhasan143 Рік тому +228

    Inta ila jecel barnamijkan farta taga 🥰🤣

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Рік тому +20

    Wlhi asad hagio washitay game ka lkn ceyda iyo koko wakugu adkeeyen ciyarta lkn finally win ceyda congratulations 🎊 asad part two ceyda asad koko arimaheena byyy

  • @abdijalilhussein6450
    @abdijalilhussein6450 Рік тому +15

    Gabadha si saxan logama badin erayga aragti waa micno badan yahay. Halkaas kasii wada madadaalada ❤

  • @ismailibnuomar7887
    @ismailibnuomar7887 Рік тому +129

    Ramadaanka nabad allah nagu gaarsiyo inta muslim 😭🤲🤲🤲🤲

  • @ashrafjeyte4647
    @ashrafjeyte4647 Рік тому +68

    Ceyda wlh fani waaye waligaa Rag maku riyooty kulahaaaa qofkii ku qoslay 👍👍👍

  • @nazhaad8823
    @nazhaad8823 Рік тому +79

    Inta game ka ka heshy waan idin salaaamy 😍😍😍😍😍

  • @zalankoozalankoo9000
    @zalankoozalankoo9000 Рік тому +10

    Legend always legend asad hagio game kan waxbo lagama qawan karo hore idin ku sheege maskaxdii oo qofaa asad hagio keep going wllkei..🦾🙏❤

  • @fardowsoali-ow9fo
    @fardowsoali-ow9fo Рік тому +2

    Insha allah asad guul

  • @mrssonho5696
    @mrssonho5696 Рік тому +87

    Ilaa ramadanka laga gaaraayo game kan saan lee uwada insha allh😍

  • @alcadaalaxaajixasan404
    @alcadaalaxaajixasan404 Рік тому +170

    Koko is back 💯❤️🙏

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Рік тому +141

    Asad Hagio hada kadib game ka lafdhabar aad u tahay insha,allah bro
    Keep moving my homie💜❤💖

  • @amadeeyow387
    @amadeeyow387 Рік тому +3

    Aragti waa rayi
    Arag waa fiirin
    Gabadha waa gadeen

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 Рік тому +9

    Masha Allah Armaan dhoola cadyntisa qurux 🥰asadow wall wan ku duceeye marwalba guulyso

  • @kaldohuseen317
    @kaldohuseen317 Рік тому +48

    Asad waad ku fiican tahay ciyaartaan wallahi😍😂❤❤

  • @khatimabirik4862
    @khatimabirik4862 Рік тому +8

    The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad Scw scw scw 🥰🥰🥰

  • @amiiraabdirahman8560
    @amiiraabdirahman8560 Рік тому +61

    Waad ku ficanthy waliba funny 😁 wllhi markasta aduu ku jir asad ilyn waad hadashaa asad funny video haka maqnaan ♥️♥️♥️♥️

  • @sharfaanilyaas264
    @sharfaanilyaas264 Рік тому +54

    Inta asad xajjiyo wadata like ta 👍👍👍👍

  • @caaqilali269
    @caaqilali269 Рік тому +88

    😂😂😂😂😂 cr7 caadi ah waaye asad waaba weerar socdo 😂 saas ka rabaa qofka mashquuli si uusan taadaba ugu mashquulin buuq ku fur 😂😂😂😂

  • @bintihaji4953
    @bintihaji4953 Рік тому +88

    Waa qalad asad aragti iyo arkin isku mid maaha😢

    • @zuhyrmohmed1968
      @zuhyrmohmed1968 Рік тому +1

      Me too

    • @fatimayusuf3640
      @fatimayusuf3640 Рік тому

      Waan kula qabaa figradaas

    • @zeinabmohamedzeinabmohamed6804
      @zeinabmohamedzeinabmohamed6804 Рік тому

      Lkn marki lapad Koko mxa lokici asgapa shuknsi dahe o lahormare

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому +2

      @@zeinabmohamedzeinabmohamed6804 Labada jeer ba qalad ayu u kiciyay Dhalin yaraduna way ixtiraamaan oo qalad kasta iyagoo ujeeda ayay iska dhaafaan isna ma aqaan Wuxuu usamaynayo markii horana eray qaldan ayuu ku kiciyay markii labaadna isaga ayayba ahayd inuu koco asad don’t come back again please

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому +3

      Aad Iyo aad arag Waa wax la arkay aragtina Waa fikir big difference ayaa udhexeeya sorry coco waan rajaynayaa asad inuu qaladkiisa arko Markuu comments ka akhriyo

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Рік тому +18

    The Best Person Ever the most knowledge shine Created Prophet Mohamed Scw N N K H

  • @sabrinfarah7475
    @sabrinfarah7475 Рік тому +39

    Coco you have good mind 😘 keep going salute to you ❤️

  • @munahassan4155
    @munahassan4155 Рік тому +11

    Aniga rayigayga aad baad ugu fiicantay masha allah.
    Come back again

  • @fathifarajet2705
    @fathifarajet2705 Рік тому +9

    The ReaL GoaT 🐐 of this GaMe AsaD Hajji0🦋💯🤴

  • @MomoTheFootballer
    @MomoTheFootballer Рік тому +47

    Asc
    Aragti iyo arkay isku mid maaha waxay kala leyhn labo macne
    Ganadha waad boobsisen haloogu celiyo inshaa allaah

    • @hibaaqhalane2271
      @hibaaqhalane2271 Рік тому +5

      Waaba waxaan kayaabanaa iskuma dhawo aragti iyo arkey halkaan gabadhaas waa lgu gaadey

    • @ilovemymom1028
      @ilovemymom1028 Рік тому +2

      way boobsiiyen miskinta
      aragti waxay lamacno tahay fikrad
      tusaale aragtidaada ka dhiibo ama fikirkaga ka dhiibo

    • @Suuban225
      @Suuban225 Рік тому +1

      Dadka waxa soo diyariyay ayaaba somali garaneyn

  • @iqrocabdi6354
    @iqrocabdi6354 Рік тому +50

    War yaa paysii ila nacay 😩 waan idin salaamay team 27

  • @munayousef9474
    @munayousef9474 Рік тому +7

    Wlhy maanta 10 jeer malaa waan fiiriyey inaa so galisay iyo in kale 😊❤ i become addicted

  • @sohanahmedibrahim9613
    @sohanahmedibrahim9613 Рік тому +11

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +23

    Asad hagio
    Another level man👏♥️♥️

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 Рік тому +19

    Allahu akapar wllyl nabiga halagu sliyo scw

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 Рік тому +9

    Asad jacelkayga oo ikhiyaamay isu eegtin markan ku arko waa dhibsada wajigaag balse waa ku jeclahay wllkay cimriga ale haku dheereyo ❤

  • @maxamedcabdirisaaq9119
    @maxamedcabdirisaaq9119 Рік тому +84

    inta aadan bixin kahor kusali nabiga scw

  • @haniyetaqueen9985
    @haniyetaqueen9985 Рік тому +27

    Wan idin salaamy team kyga 27🖤 Asadow hal fikrad inta gameku socdo Wxii lgu weydiyo ha sii faahfin Eraygad ka shakisidna ha ku celin Any way Guul wacn insha Allh waxan sugnaa wa prt2 iyo Asado ka muuqda My feverite game 🥰 Bye 🤚From Gaalkcyo🔥

  • @riyaqcookingandcleaning
    @riyaqcookingandcleaning Рік тому +27

    Barnamejkan.waa funny 🤣👍🥰 the best game 🎮 never seen never had waaye 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 Рік тому +157

    Asad won the game but koko won our heart ❤️ 💙 💜 💖

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Рік тому +17

    Ayyy asad in lagaa raayo saan u rabay lee mac🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ugu danbeyn faankii waa lagaa jabiyey😁😅

  • @34_JR
    @34_JR Рік тому +86

    Asad is not easy 😂🙌

  • @sowdi
    @sowdi Рік тому +3

    Asad guud

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Рік тому +20

    Habeen iyo dumar alla waa fuuray markay iska raadinaayeen 😂😂 😂😂 lamaanaha dhafaraa dilaayo iyo waligaa nin maku riyootay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂keep going asad legend

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Рік тому +44

    Asad waad ku fiican tahey ku soo noqo🤗🤣🤣🤣🤣

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +32

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @inamaryanruun207
    @inamaryanruun207 Рік тому +51

    Fantastic asad another level 👏🏼 👌🏿

  • @maafofficial2497
    @maafofficial2497 Рік тому +12

    Asad koko khalad Baad ku Kicisay aragti micnaheedi waa sidan hadii aad odhan Lahayd kufsi qofkii Gaysta in la dilo aragti noocee ah ka qabtaa arag waa sidan Mar arkin qalin jabentaadii
    Conclusion Aragti waa Ra.yi
    Arag waa Waxaad indhahaaga ku aragtay oo kale
    Reaction u Badiya si uu Asad u arko inshallah

  • @yahyeahmed9313
    @yahyeahmed9313 Рік тому +32

    A Legend never bring shame

  • @APDI_AZIZ
    @APDI_AZIZ Рік тому +47

    Koko is Not Easy______ Asad Wellcom🤝

  • @zahraahmed1173
    @zahraahmed1173 Рік тому +12

    Asad ilahey waxaan kaga barshay asigaa awood uleh wax waliba asigaan baahi tiraheena ah inuu dib adimahaaga kugu socod siiyo insha allah 🤲🥺

  • @hamzekeli
    @hamzekeli Рік тому +67

    Life is like a book Some chapters are Sad Some chapters are Happy and some exciting

  • @safiyomaxamuud1585
    @safiyomaxamuud1585 Рік тому +3

    Waan idin salamy aad ayan ugu faraxsanahy game kan in uu kasoo qeyb galo asad horay usocda 👍👍👍👍👍👍

  • @cashara4056
    @cashara4056 Рік тому +9

    Big game koke vs Asad hagio Lapo Legend ✌👌 Aa taagero tihiin markaan game kaan dheeLeziin

  • @maryancadaawe6449
    @maryancadaawe6449 Рік тому +24

    So dhacye so orod meesha ka dhacdy waallaahi game kan waa game ka u gu shidna Chanel kan 😍💗💗

  • @amranmohamed6096
    @amranmohamed6096 Рік тому +69

    Asad the legend 🙌 👏 💙 ❤

  • @xayaatcabdulaahi2370
    @xayaatcabdulaahi2370 Рік тому +3

    Hye yaa ila jeclaa in Asad laga reeyo guul

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 Рік тому +7

    Asad big man next fiidyow asadoow haka maqnaan you are so talented ❤️👑🤸and so funny🙌😂

  • @azmaxiin5675
    @azmaxiin5675 Рік тому +1

    Walahi asad hagio nin an tageeroo alee hakuu barera keeyoo mar walba ku duuceeya insha alah lugahagii inad kuu is taag too🥰🥰🥰🥰

  • @abdirahmanmohamed6969
    @abdirahmanmohamed6969 Рік тому +79

    Asad Hajio is not easy in this Game❤🙆

  • @kowsarsiciid7158
    @kowsarsiciid7158 Рік тому +36

    Asad fanny weye ilah oow caafimaad sii🤣🤣😇

  • @laylahussein8916
    @laylahussein8916 Рік тому +49

    Haaa Party 2 Ku soo noqo guul insh Allah ❤😂

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      No barnaamijka Wuu qasay asad caajisuu ka dhigay Wlhi daadihin ayuu kufiican yahay ee qof kasta shaqadiisa haloo daayo Midakale Coco Labada jeer ba si qaldan buu ukiciyay

    • @mohamedise6864
      @mohamedise6864 Рік тому

      Part 2 ku soo noqo

  • @calibadal
    @calibadal Рік тому +41

    ASED IS NOT EASY ❤️‍🔥🥶

  • @queenhillo9980
    @queenhillo9980 Рік тому +4

    Soo gashaybee ku sali xabiibkeena mohamed salalahu calayhi wasalam🥰🥰

  • @saalimabdirisaaqsaalimabdi685
    @saalimabdirisaaqsaalimabdi685 Рік тому +27

    inta nabiga jacel love 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @wllibros4313
    @wllibros4313 Рік тому +5

    Asad caawa dhan in afkaaga isku disho sugaaayay waan daalay next part arimaheena iyo amira qurux keen

  • @zabrincrixmn6268
    @zabrincrixmn6268 Рік тому +3

    Asad game kaan wa qiyaano walibana asad wa laqiyaamey sababto ah marki ugu danbeysay asad io cayda ay ahaayen cayda wuxu yiri habeen wuna shegay lkin asad musan maqlin muuqalka dib udaawada💗😥

  • @ArtanDesin
    @ArtanDesin Рік тому +8

    Waa soo daahey Asad hajio winer inuu noqdo rajeynaa 🥺😆😆😆

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +16

    like ta ha Ila dhaafina SOMALIYEEY 👍🏻👍🏻👍🏻
    Welcome back Koko ❤️ miss you

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Рік тому +13

    Asadkeena beryahaan goos goos nagu wada ee nagada 🙂😔

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Рік тому +17

    Welcome back Koko 🥺😭🥺
    Wan kuxiisay walahi 💔

  • @deeqaahmed2207
    @deeqaahmed2207 Рік тому +1

    asad hajio mawaxa laga tagey xijaabka ilaahay na faray gabadha haka waalin

  • @cabdiqani-iz5ce
    @cabdiqani-iz5ce Рік тому +9

    asda funny wallhi😂
    From diinsor🤟😂

  • @SUPERMOHAN420
    @SUPERMOHAN420 Рік тому +61

    Best challenge ever ❤️

  • @abdirahimali917
    @abdirahimali917 Рік тому +35

    Waaa Lagu Sugayay 😂Teem 27 Wali Ma Dhamaysanin Muqaalka (Hada Haa Hada Haa )

  • @faadumomaxamedcismaan8673
    @faadumomaxamedcismaan8673 Рік тому +11

    Asad adaa ku macaan ciyaart hada kabacdi ka qeeb gal😍😍🥰

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +25

    Five legends always legends keeps goings asad hajio and armaan and macalimow and king ceyda and koko another's levels this is game's easy i can't wait prt 2 coming soon insha allah 💪💯♥️👍♥️😄

  • @drrana6881
    @drrana6881 Рік тому +11

    guul asad hagio from somaliland☘🌼🌷

  • @abdyhussein7057
    @abdyhussein7057 Рік тому +25

    Koko labo mar baa si qaldan lagu kaciyay
    Arkee iyo aragti isma lahan “Aragti waa fikir qof leyhy” “Arkeena waa wax la ar-kaayo” soo si qaldan loogu saaray
    Marka labadna albiitaraha kiciyay next game Koko in lagu so celiyo waye

  • @faadudoabdulahifaadumo8064
    @faadudoabdulahifaadumo8064 Рік тому +3

    Waar ilmo🥰 ayaa tihin gem ka waa niil baaraaya asad❤ waan ku waata wllhi

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +51

    [ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
    [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
    [ ] Midka habeenkii oyayow😥
    [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯

  • @najaxnuura2625
    @najaxnuura2625 Рік тому +2

    Asad adi kadhaxbax iyaga uun kudaa yacni asxaabta🥰🥰

    • @samiira4581
      @samiira4581 Рік тому

      Maxa dhacay markaa hadii uu ku jiro isagaaba dad badan u bahnayene

  • @sakariyebadal-jg1gr
    @sakariyebadal-jg1gr Рік тому +1

    Ased iyo kooko way isku soobaxayaan ماشاء الله

  • @Mustafe_shacraawi
    @Mustafe_shacraawi Рік тому +22

    Part two nooga soo samee asad adoga oo ciyarAy wax kale ❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      No no no daadihin ayuu kufiican yahay bro haka waalin Ninka

    • @Umumaazin0
      @Umumaazin0 Рік тому

      ​@@wehelashaq3368 kan aa wax ah

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      @@Umumaazin0 kan aa wax ah Maxaa laga wadaa ?😂

    • @Mustafe_shacraawi
      @Mustafe_shacraawi Рік тому

      @@wehelashaq3368 labada dhinac ba wa ku fiicanyahay

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      @@Mustafe_shacraawi no xagan khayaano badan ayuu kudhex wadaa waana boring wll 😂