QAMAR SUGAANI COD BILAA MUSIC AH IYO KAFTAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Fadlan subscribe saar hadaad Nagu cusubtahay
    waanu idinka mahad celiaynaa sidaad nuugu xidhan tihiin iyo sidaad noola socotaan thanks
    instagram
    Abdala jamaal
    / abdalajamaall
    ayto azonto
    / aidrous_mo
    qamar sugaani
    / qamar._suugaani
    khaalid ck
    / khalid__ck

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 4 роки тому +442

    Wax walba
    Waxa ka mcn
    Hadalka alle ❤

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 4 роки тому +20

    Qamar Waa Fanaan Degan Oo Aan Hadal Badneyn Waa Fanaan Weyn Oo Muxtarim Ah Oo Allah Ha Barakeeyo Fankisuna Waa Kuwa Ugu Horeeya Somalida 🔥

  • @quruxleydahargaysa7415
    @quruxleydahargaysa7415 4 роки тому +213

    Hoygii fanka Iyo fanaaniinta Somalida hargysa cadey qamar Iyo UA-camrs keedii kanaxoo NAFTA waa💚🤍❤️ pin iiguqabo abdale jamal

    • @suhaybsiyad2709
      @suhaybsiyad2709 4 роки тому +1

      Ka noxoo nafta waa😄

    • @muslimchaneel7593
      @muslimchaneel7593 4 роки тому +5

      REER HARGAISA GAR AHAAN SIINAY AYAAN KASO JEEDA SUBSCRIBE I SAARA QURUXLAYDA HARGAISA

  • @bilaney44
    @bilaney44 4 роки тому +197

    Illahey amarkis somaliland wan jclhy duriyada barakesan inta jcl like haiga ilaabina ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maizaqulqul9060
    @maizaqulqul9060 4 роки тому +368

    QAMAR SUGANI INTA JACEL HA IS MUJIYAN💯💯❤❤MUCJISADI FANKA

  • @ibroofficial38
    @ibroofficial38 4 роки тому +173

    war nio meesha waxaad keentaan ina cali shaah like tageraha CABDIARIIN ALI SHAAH

  • @mahamedaliyi4308
    @mahamedaliyi4308 4 роки тому +72

    Qamar suugaani ninkii aanu xasan aadan samatar ku ilownay keep going brother

  • @nema2647
    @nema2647 4 роки тому +53

    Qamar kulaha Waxaan ahay Qamar miskin🤣🤣🤣🤣😂walhi waa Qosol qamar❤

  • @capaazecabdi6234
    @capaazecabdi6234 4 роки тому +261

    Apdikariin Ali ZhaaH KeenaH Meezha Wlhi madaxa QosoLka IyoH FanaN QiimoH LeH 💖😅🙏

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 4 роки тому +26

    Aptiyaashay salam qaliya iga hooya ceyto abdilahi and qamar 🌹🌹🙏🙏❤❤Digir iyo cambulo labaduba wan u garaneena haddanu nahay reer mogadishu liketa ha ila dhaafina rer mogadishu❤❤❤

  • @Abzsully
    @Abzsully 4 роки тому +921

    Sooran Iyo Jawaan Hadda Ku sugan Hargeisa Somaliland - sii Ahaan Sooran Inad nooguso casuuntan Ayanu Rabnaaa Inta Igu raacsan Like - We need sooran 😂🤣 !! #Sooran

    • @asiaubah2000
      @asiaubah2000 4 роки тому +2

      Melksta wad jogta ina sultanow😂😂😂🙈

    • @Abzsully
      @Abzsully 4 роки тому +1

      Asia Ubah 🤣🤣🤣🤣🤣 Maxan U Jooogi waaayay !! Lol mana camal kaleba hayaba 💜🕊

    • @kaapanoura9676
      @kaapanoura9676 4 роки тому +1

      Pls ina suldanow meel kasta waan kaga baxaya😂

    • @mubarakabdi
      @mubarakabdi 4 роки тому +1

      Nio Ann hadan islaha rgga nooso qabta❣

    • @apdifataxmohmed3246
      @apdifataxmohmed3246 4 роки тому +2

      Dee ina sulthanow ..... hah

  • @sahraaxmed8688
    @sahraaxmed8688 4 роки тому +19

    Aydrus ❤️👑one and only asgu haduu fanaan noqdo 10 cod buu yelanlaha his voice 💞mucjisada fanka qamar sugaani👏👏Abdalla 😍

  • @mohametbeeldeeq8174
    @mohametbeeldeeq8174 4 роки тому +83

    Qamarka nin fanka yeeshay Abdala jamal iyo Asonto🙏👑

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 роки тому +76

    Ninkan qamar khaamihiisu way shaqaynayaan taageero buuxda indro😁✅✅🙏

  • @abdiaziizmohamoud5495
    @abdiaziizmohamoud5495 4 роки тому +102

    Mucjisada fanka qamar suugaani from mugadisho🇸🇴

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 4 роки тому +5

    Qamar, jamal, cayto ....
    Dhmn tiin Mzha allh
    Adban Idiin Salamay❤✅
    Ninkaa qamarna Wakhtigan isaga moye fanankalo aan dhagaysta wabu iska YarYhay✅✅✅✅✅✅

  • @katarinafaysal1200
    @katarinafaysal1200 4 роки тому +91

    Cayto Mnsha allah Cod mcn Bu leyahay isago Caadigisa uhadlaya like turjumanada filmska💕😘

  • @aishaausha1213
    @aishaausha1213 4 роки тому +2

    walee Qamar suugaani waa mucjisada fanka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from mogdisho

  • @mushtaaqabshir7904
    @mushtaaqabshir7904 4 роки тому +50

    Videoyada wadnaGaLa raaGtiin Lkn marwaLba wxad nookentan wxna qanciya✌🏻😊💖
    legends is come back✌🏻💖

  • @alishabbe7932
    @alishabbe7932 4 роки тому +19

    Cabdikariin cali shah iyo salax sanag noo keena 🙏🙏🙏🙏

  • @cabdixasan632
    @cabdixasan632 4 роки тому +63

    Dhasii hargeisa adbaan idiin salaamay 🖐🏻war nio prank yadii soo celiya zxpyaaal🙏🏻😆🙏🏻

  • @fahimaahmed9417
    @fahimaahmed9417 4 роки тому +9

    Qamarkayga indrkay qali keep going🔥🔥🔥🔥 mucjisada fanka

  • @abwaanshacarka3009
    @abwaanshacarka3009 4 роки тому +46

    maxamed cabdi cabdilaahi ( maxamed wardi) or qamar suugani💫 keep going abti ⚘

    • @abdimalikdeq8840
      @abdimalikdeq8840 4 роки тому

      💟💟💟🥰💋💋💋👍👍👍👍👍👍

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому +14

    Waah waah qamaraw waalayabay, dhashii hargaisa ina jamal, cayto, qamar salan sare ilmaderayal

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +87

    Qamar Sugani "Mucjisada fanka" waqti xaadirkan😍

  • @BoqoradaMadow
    @BoqoradaMadow 4 роки тому +2

    Dad aan taager tihiin alle muraadkiina oo macsi lahayn ha idin siiyo abadle jamaal abdale aidrous ozonto iyo maxamed or qamar suugaani mucjisada fanka💝❤😍🙌🙌

  • @abdirizakyusuv4833
    @abdirizakyusuv4833 4 роки тому +109

    C.kariin cali shah next halagadhigo
    Inti igu racday liketa✍

  • @zamiitaaxaseyn2978
    @zamiitaaxaseyn2978 3 роки тому +4

    Aarka noosoo casuum qamarka waa fanaan qalbi wanagsan allaha daayee from muqdisho somalia 🇸🇴❤🙏

  • @warsanmedia4643
    @warsanmedia4643 4 роки тому +36

    Hayaaaaay hayaaaaay waar waa lays helay cabdalle jamabaal cabdallah, cayto azonto iyo qamarka

  • @xamdacadey4787
    @xamdacadey4787 3 роки тому +2

    Mashallh jas qurux badaan mcn

  • @iswaaqrashiid3940
    @iswaaqrashiid3940 4 роки тому +17

    Qamarka ale haku daayo codkaga 🤲 wxd thy qof anku hysto codkisa wllhi 🥰🤩❤❤

  • @apdirahimdahir3439
    @apdirahimdahir3439 4 роки тому +7

    Waxan maqLi jiray hargeysa macdanba ku asan
    Wata macdanta hargeysa ku fanto
    Azonto iyo abdaLe jamaaL
    UA-camro tagey rabbi haydin garabkaLo aamin😍😍😍👏👏👏

  • @xidigtarercawke781
    @xidigtarercawke781 4 роки тому +10

    Qamar SUGANI Fanan antagero wlhy Keep going ally Qamar SUGANI Hore usoco 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰✅✅✅✅

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame 3 роки тому +2

    Heestan ana heesa qamar u jecelahy jacayl dhaxalgala

  • @hamzeahmed1152
    @hamzeahmed1152 4 роки тому +36

    Cabdale Jamal and Caydaruus atsuunto labo nin oon cumaamadooda la sidan karin Leng maxamed cabdi cabdilaahi Qamarka axya fann Ankala ankala hasocoto hawshu 🙏🌎✌️

  • @sssss-rc5ey
    @sssss-rc5ey 4 роки тому +4

    M.a qamarka geeska isma dhibo hibada wuu udhashay Viva qamar ka na xaw NAFTA waa cayte iyo abdle raga culus Salam sare💪

  • @ayaanlemohamoud4518
    @ayaanlemohamoud4518 4 роки тому +79

    Intii qamar sugani wadata like dhac ku sii👍

  • @ahmedyaasin6838
    @ahmedyaasin6838 4 роки тому +26

    Keena meesha fanaanka qaaliga ah ee clkariin cali shaah waan taageeraa waana lpx ila dhashay

  • @sakariyeofficial3152
    @sakariyeofficial3152 4 роки тому +28

    Meesha yuusuf ceegaag keena ninkaasaa qosolee inta ila jecel like

  • @quenwacan1091
    @quenwacan1091 4 роки тому +8

    Meel qurux badan fanaan cod macan Wilal shidan 😂😂👌👌👌👌

  • @iamabdirahaman3694
    @iamabdirahaman3694 4 роки тому +20

    Staile qurux rabi u dhaliyaya iyo shaxshax +cod aaan abid Somali hore u arag
    Wale qamarka wa duni kale ❤
    Tagero number one from galbedka somaliland ✔

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin 4 роки тому +10

    Tone ka caroorta ayaa iga gadan, waa funny qamar sugaani 😂😂😂😂😂

  • @asmamoh7395
    @asmamoh7395 4 роки тому +57

    Saan usugayey ilaah uunba ogaa 😂💖💕
    Keep going ❣️

  • @najmaahmedhussen8347
    @najmaahmedhussen8347 4 роки тому +25

    Abdikarin ali shaah keena ninkas wa farxad lugaynysa 😂😂😂💕

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 4 роки тому +5

    Cabdallah iyo Cadaruus iyo Qamar sugani keep going farxadina ideeqday MashaaAllah

  • @moustaphamk6597
    @moustaphamk6597 4 роки тому +3

    Abdala jamal keep going brothers adiga iyo akhyartaa kale form Djibouti 🇩🇯

  • @abdiqani1996
    @abdiqani1996 4 роки тому +14

    Rag adagba is helay dhashi hargaisa abdale, cayto ,qamarka fanka🙌🏽 🔥🔥

  • @madarhagio9341
    @madarhagio9341 3 роки тому +2

    Manta wxaad kenteN mucjisada fanka qamar suugani the one an only ♥

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 4 роки тому +44

    Dhuun Dahap iyo Wiilashii Hargaysa Xidigaha Geeyay.👏

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 роки тому +6

    Abdale jamal & Cayto & Qamar sugani❤👏
    Kiip going Lipaxyo💥

  • @khadradhool1947
    @khadradhool1947 4 роки тому +15

    abdikarin Ali shaah no keen walal waa codsi form berbera 💕

  • @zhaaficialta2108
    @zhaaficialta2108 4 роки тому +8

    Qamar zugani nadigatadi ayu tageerah wLhi fanakah somalidah nolow wLaL qliH inta tageertah lika zarh 😘👍

  • @mjhilaaciye_official2
    @mjhilaaciye_official2 4 роки тому +10

    Macbudkow war ninkan dhuma ku xiran waxay masha allah legend hore usoco broths

  • @maslaharts4898
    @maslaharts4898 4 роки тому +7

    Cabdalla, ayto, qamar sugani aad ayaad u mahadsan tihiin walaalaheyga

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed9361 4 роки тому +17

    MucJisada Fanka Qamar suugani And apdala Jamaal And Caydaruus Azanto💚🤍❤

  • @albahussein5115
    @albahussein5115 4 роки тому +37

    Najmo Nashaad Noo keena please inta Jecel in Najmo Lasoo Fariisiyo Like❤️

  • @zumixasan922
    @zumixasan922 4 роки тому +12

    5:23wlhy waan qoslay qamarka fanka💪💪❤💘💋

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 роки тому +2

    Qamar sugaani halyey an ku fano Aad iyo Aad ayan ugu fana
    dalkeyga iyo dadkeygaba
    Reer Somalilnad guul💚⚪💓

  • @ashrafakram3894
    @ashrafakram3894 4 роки тому +13

    First one ahy caydrus raaqia and cabdle keep going prothers

  • @ahmedgurey7437
    @ahmedgurey7437 4 роки тому +16

    Talent=Qamar Sugaani 🖤🖤✌️

  • @nacimayusuf1532
    @nacimayusuf1532 4 роки тому +5

    Waaaaaw ciyarta icajabisay asoto and abdale and qamar korkad isarantin❤❤❤❤❤❤❤

  • @nouraalinour6122
    @nouraalinour6122 4 роки тому +7

    Qamar suugaan Mashallah Woody Alla yacizak 💋🇩🇯💋💎

  • @muwanna935
    @muwanna935 4 роки тому +36

    Keep Going aidrouz azonto nd apdalle jamaL ♥️👑💯

    • @muwanna935
      @muwanna935 4 роки тому +2

      One nd only mucjizda Fanka Qamarkaaa♥️👑💯

    • @anascade3953
      @anascade3953 4 роки тому

      Halka waa qali

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 3 роки тому +2

    Omg 😱 Qamar sugani cadi ma’ah wallahi cod Wax waliba isku darsaday

  • @sakariyeabdi2680
    @sakariyeabdi2680 4 роки тому +10

    Abdalla jamal&aydarus ayto best somali UA-camr✌✌

  • @mahaddalnurshe9769
    @mahaddalnurshe9769 4 роки тому +1

    Waaaw amasing Mr Candarus Iyo Qamar Sugaani sidaad Ulan dheshen hesta mshallh bada.jamal.Adigane Salam.kal iyo laap Ah

  • @mohamedibnudalal542
    @mohamedibnudalal542 4 роки тому +14

    Wxn idinka zugnaba waa -C.karin Cali zhaah💯💯 legend of the legend💯💯🙏🙏

  • @Taqwa829
    @Taqwa829 4 роки тому +7

    Abdale jamal
    Aidarous azonto
    Mohamed wardi
    Inamadayadii
    Alllah hanoo kiin dhowro❤❤♥️♥️🤴🤴🤴

  • @sagalabdillahi379
    @sagalabdillahi379 4 роки тому +11

    Qamarka nin an ku raxaysto heesihisa and two légende hore uu socda huuno🤩❤🙏

  • @laaleysofficial
    @laaleysofficial 4 роки тому +3

    Thanks abdalla jamal iyo ceyga sida quruxda leh aad noo happy gareysaan qamar legend 🙏🙏💯

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 4 роки тому +12

    👍
    A.Karin Ali Shaah Halasoo Qabto

  • @munacabdi1077
    @munacabdi1077 3 роки тому +2

    mashalah walahi waan idi wataa

  • @c.rizaaqaadan9509
    @c.rizaaqaadan9509 4 роки тому +7

    Raga culus qamara & Abdala &adooso khalid ck thanks ❤👌legend's

  • @ismaaciilhazzan1571
    @ismaaciilhazzan1571 4 роки тому +27

    Horta waa su aalee nio barnaamijkan haplo laguumaba soo casuumayo miyaa mise waa sida uu qamarsheegay oo dhanka haplaha iskumaba fiicnidiin inta ila qabta like dhac ku siiya👍👍

  • @adnantetra1469
    @adnantetra1469 4 роки тому +6

    Cabdala Jamaal iyo Azonto iyo qamar sugaani wala yabay 😍😍

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 4 роки тому +2

    Legendary baa is heley rag culus aito +qamar+Abdalla=legends

  • @sacadkaabe7179
    @sacadkaabe7179 4 роки тому +5

    Qmar and abdale and cayto
    Waad salamantihiin rag culus 💞❣

  • @ruwaydaabdinaasir4683
    @ruwaydaabdinaasir4683 4 роки тому +3

    Waaaw qamar sugani🔥♥️cabdalle iyo cayto waxaan idin leeyay tnxs👌🔥

  • @commentdevil4016
    @commentdevil4016 4 роки тому +28

    Cabdala haday macquul thy cabdikariin cali shaah soo qabta bro sida kale keep going guys🙋🏻‍♂️

  • @munoosmanmohamed8397
    @munoosmanmohamed8397 4 роки тому +1

    Cajib cajib cajib manshallah qamarka

  • @كمنتيتر-ش6ص
    @كمنتيتر-ش6ص 4 роки тому +28

    Hada dhahdan first ban ahy bud bn idin so qadnya 😂😂😂 waiting to watch❤

  • @abdifatahmoh8505
    @abdifatahmoh8505 4 роки тому +16

    Congrates You All guys keep going. We love you All❤
    C/kaream cali shaah na nugu sharfa hadaa kartaan

  • @cabdirahmaanabdilaahi3406
    @cabdirahmaanabdilaahi3406 4 роки тому +10

    CaYTo zxp CiYaal fooqa aYaa ku so salaamaYa✋idinka iyo abdalla

  • @zaytuuni5066
    @zaytuuni5066 4 роки тому +8

    qamar in the building 😍😍😍

  • @اسوانعابدء
    @اسوانعابدء 4 роки тому +3

    Masha Allah cabdal jamal🤩🤩

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic 4 роки тому +1

    Qamar in the building mucjisada fanka ayaad no keenteen wlhi wanan ku farxsanay markale odayga Soo casuuuma

  • @shaakirhusein1281
    @shaakirhusein1281 4 роки тому +25

    Isma lihi youtubero idinla midaa jira another level ayaad tihiin
    Xoogaa yar vidoes-ka wad nagala raagtaan balse waxad noo keentaan halka maraad soo dhacdaana barnaamij na qanciya✌

  • @nimcohodo6860
    @nimcohodo6860 4 роки тому +1

    Woow cabdale Jamaal iyo caydarus aad baa idin taageera next sooran keen

  • @dhabeeluguba237
    @dhabeeluguba237 4 роки тому +17

    Waleee in badan baan sugaynay 😂😂😂😂qamar waa xaraamada wlhi

  • @zaraadem87
    @zaraadem87 4 роки тому +2

    Woow oyoyooooy waa ka kuhaytaa qamar abdalle aydaruun❤🤪🙏🙏🙏🙏🙏🙏🎶🎶

  • @nimcoali4004
    @nimcoali4004 4 роки тому +3

    Gobtiipa is heshay mansha Allah apdalle jamaal iyo caydaruuz iyo qamarka noolada wllo❤💋

  • @abdifatahgentleman8421
    @abdifatahgentleman8421 4 роки тому +1

    Cabdale jamaal &cayto iyo qamarka mdxsre keep going lipxyo

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz 4 роки тому +4

    Cabdale iyo cayto gar iyo gardarba idin wataa keep going bro 💯💫👏

  • @fariidoofficil2249
    @fariidoofficil2249 4 роки тому +1

    Caydaruuz And Abdale and Qamar Hore U socda 🤴🤴🤴

  • @hamzeapokor7575
    @hamzeapokor7575 4 роки тому +12

    #QAMAROW codka caruurta waan kaa sugaynaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nunebiyami5069
    @nunebiyami5069 4 роки тому +2

    Nimankan yaryar waa ilbaxnimadi hargysa....qamar sugaani waa nin aad maskin qunyar socod ah sidan arkaayo best singer boss

  • @dayaxqariye1132
    @dayaxqariye1132 4 роки тому +7

    Wooooooow maxamed iyo cabdale iyo caydros 🎉🎉🎉🎉🎉🎉✊💪🔥🔥🔥🔥🔥

  • @nastexoaadan1806
    @nastexoaadan1806 2 роки тому

    M.a al fanaan qamar suugaan aad ayaan kuu jeclahay🥰😰

  • @hibakalim3420
    @hibakalim3420 4 роки тому +34

    Cabdikariin Cali shaah❤️

  • @nadarnajiib3691
    @nadarnajiib3691 4 роки тому +1

    Aadbaan idiin wada salaamaya My Legend Qamar iyo Cayte iyo Cabdlle salaan qaliyana iga gaarsiya bqorka codkaa 😍😍😍