II WAD SHEEKADA -"Wiil iyo gabadh inay saaxiban oo meelahas…” S2-E2 Abdalla Jamal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 340

  • @xikmatzoor.486
    @xikmatzoor.486 5 місяців тому +20

    Abdalle jamaal waa BoqortooyoH waa nin aan isla waynayn isku qanacsan dabeecad wanagzan oo aanu meelo badan iskaga dabeecad eegnahay.💯

  • @user-mq8hh6oq9x
    @user-mq8hh6oq9x 4 місяці тому +3

    Mash Allh mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😢😢😢😢😮😮😮😅😅😅😊😊😊😊😂😂

  • @nimcokayse1391
    @nimcokayse1391 5 місяців тому +29

    Wan jeclaan lhaa inaan mar uun la kulmo abdle jamaal cabdle❤🥺

  • @zuuzuusanka5221
    @zuuzuusanka5221 5 місяців тому +74

    Wllhi waa bil ramadaane ninkaa abdale ah dar Alle u jeclahy mahdasanida madam aad noo keentay waxaa suganaab waa qeybah jibiska ❤🎉

  • @maaida1643
    @maaida1643 5 місяців тому +29

    Abdalla jamaal waa qof aad u wngsn runtii❤his mindset and the way he carries himself is very attractive Mansha Allah 😍

  • @ahmedjirdeh3504
    @ahmedjirdeh3504 5 місяців тому +14

    Dhanka saaxiibtinnimada hablaha waan ku waafaqsanahay 100%. Habluhu walaaltinnimo aad ku ilaaliso iyo shukaansi aad mustaqbal ka rabto wax dhaafsiisan garan maayo.

  • @user-of7si3ef1f
    @user-of7si3ef1f 5 місяців тому +20

    Abdalla Jamaal wlhi waa wiilka aan u jeclahay youtuber ka ❤Ilaahay cimriga haw barakeeyo wiil wanaagsan buu u muuqdaa

    • @habsaali3510
      @habsaali3510 5 місяців тому

      Ameen ya rabbi waa wiil wangasn Mashallh

  • @user-ke7wl2dv9w
    @user-ke7wl2dv9w 5 місяців тому +13

    Ninkan abdala jamaal muxu kaga duwanyahey raga kale talo dadka qalbiyadooda odhanbu hantey muxu sidan oo dhan ugu ficanyahey ❤❤❤❤😊😊

    • @user-ry8bd9lo9y
      @user-ry8bd9lo9y 5 місяців тому +1

      Ale ayaa ka raaliya apdaLe 🎉🎉🎉🎉

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 4 місяці тому

      Qof dadku jecelyihiin hadaad aragto wa qof u Alle iyo rasuulka s.c.w jecelyhy

  • @Isra-xo2vc
    @Isra-xo2vc 2 місяці тому +3

    Aad iyo aad bad umahadsanthay wlky cabdle jamaal guuliso wlky🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @AsmaYasin-rl8xm
    @AsmaYasin-rl8xm 3 місяці тому +3

    wllo abdale iyo abdikarin wxd tihin labo qof oo aan hadalkoda xiisoye alle ha idin dhawro❤

  • @patrioticnasriinahmed2353
    @patrioticnasriinahmed2353 5 місяців тому +4

    Abdalee waa boqor walee Masha allah saaxibtinmada iyo nolosha oodhan buu fahansan yahay

  • @ShukriKayse
    @ShukriKayse 4 місяці тому +3

    Wllky abdalle❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 5 місяців тому +5

    Mansha allh wlhi abdale jamal waa qof aan dar alle ujecelahy wlhi waliba waa dadka tirada yar ee wanaag ku sifoobay ee dunida sii jooga boqortooyo weeye abdale sharaf iyo karaamo ha ahaato korkaga❤❤❤❤❤

  • @munaupdirahman5192
    @munaupdirahman5192 4 місяці тому +3

    Masha allh reer hargaysa dad qalbii wanagsan

  • @ikraansiciidibraahim
    @ikraansiciidibraahim 5 місяців тому +6

    Abdale jamal isn't easy 😅somaalo dhanba indhaha kugu haysa alleh haku siyaadiyo sharfta iyo karaamada❤

    • @umalkhayromar8253
      @umalkhayromar8253 5 місяців тому

      M.a cabdlleh 90 isku dabeecadoh ayaan nahayn m.a iyo isku aragti allah haku xafidoh wllo m.a

  • @user-lm1vj2uu8v
    @user-lm1vj2uu8v 5 місяців тому +4

    Abdala jamaall waa qof aad u wnaagzan oon jeclahy allH ku xafiddo wll mcn

  • @user-de7lm2lg4c
    @user-de7lm2lg4c 5 місяців тому +8

    Aad bu qalbi wangsan yahay Abdalla jamal 😊wa dadka nifka iyo naadirka walhi Abdalla nolow ina adeer

  • @jihaanjeesto7868
    @jihaanjeesto7868 5 місяців тому +6

    Cabdala jamaal waxaa tahay qof wanag san faraxad ayaan ku rajeynayaa❤❤❤

  • @user-Safa576
    @user-Safa576 5 місяців тому +5

    Cabdala jamaal wlhi waa wanagi oqofa Hada isagon Aqon kulahayn sida uu Bariidada kaaga qaadayo Ayaaba ku deqayse alle haku dawo wll❤

  • @naemoapdulahihaji-cy5rb
    @naemoapdulahihaji-cy5rb 5 місяців тому +8

    cabdale jamaal cabdala in badan baan kugu wareerinay ugu dambayn waad noo keentay cabdale wanu ku jecelnahay Alle haku jeclaadee❤😂👑

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 місяців тому +23

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢

  • @aziagendi7622
    @aziagendi7622 5 місяців тому +10

    Wr mntad legendkeeni noso qbty shrf iyoh karaamu leyahy ninkasi bn dee ku idhi wllky abdalle jamaal abdalle

  • @user-ke7wl2dv9w
    @user-ke7wl2dv9w 5 місяців тому +4

    Wllhi abdala jamaal wa nin aad u fican dar ilaahey ku jecelahey wllhi abdala ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HOdanapdirahMan727
    @HOdanapdirahMan727 5 місяців тому +8

    M.a ApdaLe JamaL Wll Qalbi wanGsaN Wlhi ❤🫶

  • @MunaGaanbiye-jr8jv
    @MunaGaanbiye-jr8jv 5 місяців тому +4

    Aaamiin janada iyo hargeysaba rabi haysku keen tuso

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music 5 місяців тому +12

    Abdala jamaal Abadala❤

  • @khadarmohamed6846
    @khadarmohamed6846 5 місяців тому +12

    Next Maameel ayaan Kaa sugaynaaa🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Yaa igu raacsan

    • @user-ry8bd9lo9y
      @user-ry8bd9lo9y 5 місяців тому +2

      Anakaaa kugu raaczan wlhy
      Next maaweeL meesha ku zoo casuum 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @BasheLiig
    @BasheLiig 5 місяців тому +17

    Abdale Jamal Waa Nin Wangsan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 місяці тому +1

    Thanks, Ardaa Media. We love Abdulla❤❤❤❤

  • @sofiahassan5033
    @sofiahassan5033 5 місяців тому

    Dar alleh ayaan wlhi ujclhy wa respect giyo qofa noolaw hno abdle jamaal❤

  • @faatimaismail3020
    @faatimaismail3020 5 місяців тому +2

    Abdalle madaxaa noo saaranthy badana magcyada abddlle waa dad aad u naxaris badn ❤🎉

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 5 місяців тому +1

    Arda media wad ku mahdsantihiin qofkii mudna baad so casuunteen 💯😊
    REER commentland Ramadan mubarak dhamantiin ❤️

  • @Muna12-rn1pc
    @Muna12-rn1pc 4 місяці тому +1

    Wallky qali guulayso

  • @SacdiyoDiini
    @SacdiyoDiini День тому

    Abdale Jamal qof aad u wanaagsan waa jecelaahaa inaan mar un la kulmo🥺

  • @user-ow3ji6nl9p
    @user-ow3ji6nl9p 5 місяців тому +2

    Mashallah mashallah mashallah Allah Haku xaafiid abdalla jaamal

  • @user-is4xo6dq3b
    @user-is4xo6dq3b 5 місяців тому +2

    Cabdalaa jamaal yutubarkayga guulo badan gaadh bro❤

  • @user-gm8cz6cq4f
    @user-gm8cz6cq4f 5 місяців тому +1

    Hadii lii dhihi lahaa beist somali youtuber shaqsi Aad utageero sii dhanksto adigo ka egaya waxan sii laha abdalla jamal nolow wll mcn ❤

  • @zawzanhappy5892
    @zawzanhappy5892 5 місяців тому +1

    Masha Allah cimriga Allah ha ku barakeeyo cizi iyo sharaf kunoolaw wll.

  • @user-kx6bi4fn4i
    @user-kx6bi4fn4i 5 місяців тому +1

    Mnsh allh tabarakalah abdale jamal❤

  • @shukri1395
    @shukri1395 5 місяців тому +1

    Masha Allah ❤ very young bright man. Alaha xafido!!

  • @hamdamohamed6648
    @hamdamohamed6648 5 місяців тому +2

    Abdallah Jamal Abdallah, legend of the legend respect bro keep going

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 місяці тому

    Masha Allah barakumu Allah jamiican. Thanks, brothers, for sharing with us ❤❤❤❤

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 5 місяців тому +2

    Dhal gobeed salaan gobeed ❤❤❤asxaabta aad ayaan idiin salaamayaa

  • @MubaarakAbdi
    @MubaarakAbdi 5 місяців тому

    Masha allh War Raga kle media. Yaha ku jira ninkan kagu daydan legend weyi runtii❤

  • @starwarchannellsomali3790
    @starwarchannellsomali3790 5 місяців тому +1

    Ixtiraamka oo dhan wax uu na siiyey angoo oo ah saxiibadii Cabadle jamaal waa best ninkaasi waa legend kooxdii arsenal muu u jiri jirayna shp

  • @naziyainaabdiqadir7966
    @naziyainaabdiqadir7966 5 місяців тому +2

    illahow Abdale jamal calaf igu dar yaa rabi 😢😢

  • @ita-y7e
    @ita-y7e 5 місяців тому

    Abdalla jamaal waa qof saaxibtinmda wax ka yiqaana mahadsanid abdalle wax badnbo saaxibtinmda ka mida naga jaahil saartay legend allah haku xifdiyo❤❤❤❤❤❤

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 5 місяців тому +1

    wlhi plhi Abdalla beentiis maaho ilahay aqliiga hagu daayo masha Allah masha Allah

  • @umalkheyrmostphe4237
    @umalkheyrmostphe4237 5 місяців тому +1

    Abdale wa ‏حبيب الملايين😊

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 місяці тому

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️. Abdalle is genuine and very handsome. Baraka Allah Tabaaraka Allah. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤️

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 5 місяців тому +10

    Abdalla Jamal Abdalla Big legend respect 🥰🥰

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 5 місяців тому +1

    Masha Allah abdallah jamal

  • @Amiirakhadar-eb8nu
    @Amiirakhadar-eb8nu 5 місяців тому

    Abdalla jamal qof wanagsan Ale haku xifdiyo wlloh

  • @SamsamSheikhahmed-mt6px
    @SamsamSheikhahmed-mt6px 5 місяців тому +1

    Masha allah walal qali

  • @nairazyazeed7859
    @nairazyazeed7859 5 місяців тому +2

    Legend ❤ Abdalla jamal Abdalla 🥰

  • @cawoycisi1540
    @cawoycisi1540 5 місяців тому +4

    Muxuu saaxiibtinamda wax ka bartay😮❤

  • @foozia426
    @foozia426 5 місяців тому +3

    Jecliyaa gobolka raga burco goobtaydii ❤

  • @nimconuura-iq3ql
    @nimconuura-iq3ql 5 місяців тому +2

    Abdala jamaal abadala❤❤

  • @user-cx3yq9mw9m
    @user-cx3yq9mw9m 5 місяців тому

    Ad iyo ad walal abdalle jamal wil ad ufakaraya waxbadna bana iga baxay wareysigan❤

  • @zamiirayaasin5846
    @zamiirayaasin5846 5 місяців тому +1

    Legend yaa c.badle jamaal guuleyso wll👑❤

  • @user-sq2ic7ym7k
    @user-sq2ic7ym7k 5 місяців тому +2

    Wllhi ninkan ayaan isku maskax nahay Wllhi wax kasta oo niyadayda ku jiray ayuu dhahay zhp hore usoco waa nin aan tagero iinsha Allah mar uun ayaan rajaynaya inan lakulmo 😊

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 місяці тому

    WALAHI, Abdala jamal, waa Daacad.

  • @NastehoOmer
    @NastehoOmer 5 місяців тому +1

    Maashlh apdale guulayso🥰

  • @user-bk1pl7zu9c
    @user-bk1pl7zu9c 5 місяців тому

    Masha Allah cabdale wankaa qoray inan aan dusha ka eegan jiray ayaan uga tagay rag aylasiixbtahay

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 5 місяців тому +6

    Waa run horta ilaa hada waa is weydiya wiil iyo gabar side sxb ku noqonayan mxa isku sheegna bal kii wiil ahaa iyo ani Jaceyl iyo guur iskugu imanena iga bdn gabr sxbtinimadeda sxbada wax walbe wadgane bal mxa wadagi karna nin sidesa ii darema 😂

  • @user-zj3tl9hw9s
    @user-zj3tl9hw9s 5 місяців тому +1

    Mr yahye love frm Garissa❤

  • @user-zx4ig7yn3u
    @user-zx4ig7yn3u 5 місяців тому

    Abdalle jamaall abdalle waxaan rajaynaya inaan mar un kula kulo harigasa xaged ka joogta ❤

  • @deganguray48
    @deganguray48 5 місяців тому +1

    Cabdale Jamal big legend ❤🎉

  • @ibrahimoffacial3809
    @ibrahimoffacial3809 5 місяців тому +1

    Big lagend abdale jamaal ❤😊

  • @xamdaclaahi9833
    @xamdaclaahi9833 5 місяців тому +1

    Mansh allah tabaraka abdale Jamaal wll qliya

  • @RahamAbdulahi-pe1fr
    @RahamAbdulahi-pe1fr 3 місяці тому

    Waan xaqiiq wllhi ❤❤❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 5 місяців тому

    Abdala jamaal Abdala the legend👑

  • @NiciimaAbdiBarkhad-iv8pv
    @NiciimaAbdiBarkhad-iv8pv 4 місяці тому

    abdale Jamal madaxa sare❤

  • @user-bm1xs9um9p
    @user-bm1xs9um9p 5 місяців тому +1

    ماشاءالله birmagooysowllo afkagaa

  • @niciimafaysal1603
    @niciimafaysal1603 5 місяців тому

    Cabdale jamaal walhi aad ayaan u tageera Masha allah

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 5 місяців тому

    Mahadsanidin abdalla inad no casuumtan❤

  • @user-cc7sq3om8c
    @user-cc7sq3om8c 5 місяців тому

    Abdalla jamaal wlhi qof wangsan ba tahay alle haku sharfo ❤

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 5 місяців тому +2

    Abdale jamall cabdale big lengend

  • @user-dd6ps8hl7n
    @user-dd6ps8hl7n 5 місяців тому +1

    Abdalle jamal abdalle Illahay jannada ha inagu kulmiyo walaalkayy

  • @Nasiiblay
    @Nasiiblay 5 місяців тому

    Mnzhallah Abdale Hore u soco huno, Qof Garasho le baad thy😊

  • @Maax-media-production
    @Maax-media-production 5 місяців тому +3

    Wllhi ninkaasi intaan odhan lahaa buu yidhi hore usoco pro

  • @user-de7lm2lg4c
    @user-de7lm2lg4c 5 місяців тому +3

    Aad ban idin tagera dhalinyarda reer somaliillan khastan Abdla jamal iyo Abdikariim iyo QaysQaser ❤😊

  • @foozia426
    @foozia426 5 місяців тому +1

    Amiiin ya rabbi ❤

  • @user-ok5if7in8m
    @user-ok5if7in8m 5 місяців тому +1

    Waa runtii wlhi abdale anigu qofkan zhpka la 'ahay runtii waa mid aad uyasid badan aadana u dhaleceen bdn maanta hadii aan wax soo iibsado kaligay oo aanay ila socon wxy tirada wxni maysagaa qrxbadanba akhas qof janadii kasoo xga bxy xata hdy aragto waa tii tiraahda qurux qofkani maleh say u kaftamayso mararka qaar kood xataa aniga iguso wada celisaa wlhi ana waan ncyba zhptinimadediyo wxn rababa saan uga hadho markaa labada waxee uu ka sheegay zhptinimada cabdale wlhi anaa xaqiiqdii soo arkay😢🥹🤦‍♀️ kaliya anigu wxn idinkula talinayaa inad iska ilalisan qofkad la zhpaso oo aad dhinac walba ka firiso 🙌😭💔

    • @suhurosman1007
      @suhurosman1007 5 місяців тому

      Waa kugu racsanahay hno lkn saxiib wanagsan ku rajenaya aad iskuu fakir noqotan waa bil Ramadan hno nolowna❤❤❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 5 місяців тому

    Abdale jamal the one and only legend salaman

  • @amranmukhtaar4731
    @amranmukhtaar4731 5 місяців тому

    Wlhi Legend-kii Aidarous Azonto wn u xiisnay qosolkiisi badna🥺

  • @Hayaatt67
    @Hayaatt67 5 місяців тому +1

    Abdallah jamal abdalle❤

  • @user-pv5hp7hi1t
    @user-pv5hp7hi1t 5 місяців тому +2

    Abdala jamal legend

  • @user-uj7uj4fw3m
    @user-uj7uj4fw3m 5 місяців тому

    Cabdale jamaal waa nin qaaliyaa

  • @hothanhusein6704
    @hothanhusein6704 5 місяців тому

    Abdalle jamal is the best UA-camr❤

  • @IkranCabdi-cl3ot
    @IkranCabdi-cl3ot 4 місяці тому

    Masha allh wllky cabdale jamal❤

  • @siyaasiinahxasan6558
    @siyaasiinahxasan6558 5 місяців тому +1

    Abdalla jamall ♥️👏

  • @jamilaali7310
    @jamilaali7310 5 місяців тому

    Abdala jamal legend wlhi waku tageera

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 місяці тому

    Abdala jamal, waa Rijaal run badan❤

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 5 місяців тому +1

    Masha Allah

  • @FadumoJamac-uq6dq
    @FadumoJamac-uq6dq 5 місяців тому

    Aar ninkan waa jeclay wllhi m.a horey u soco❤

  • @maxamedjaamacaxmednuur3362
    @maxamedjaamacaxmednuur3362 4 місяці тому

    Abdalla jamal waa nin gob ah alle haku xafido sxp

  • @Zeinn_tupe
    @Zeinn_tupe 5 місяців тому

    The one ☝️ and only abdalla jamal.abdalla nin wxbad og❤ nolow wll

  • @user-jo9mw2vq9h
    @user-jo9mw2vq9h 5 місяців тому

    Abdale jamal wa nin karamed ❤

  • @MahmethSiciith
    @MahmethSiciith 5 місяців тому +33

    @abala jamaal abdala