ISMAACIL AARKA IYO KAFTANKA FANKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Thanks asxaabta Sharafta leh 🙏🏾
    la'aantiin madaxaa na xanuuni 😂
    sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
    ayto azonto
    / ​​
    Abdala jamaal
    / abdalajamaall
    ismaacil aar
    / ismaciil_aarka_official

КОМЕНТАРІ • 2,9 тис.

  • @yassen3309
    @yassen3309 3 роки тому +1916

    Ismaacil aarka waala yabay inuu codkiisu bilaa music ku mcn yahay yaah igu raacsan like🥊🥊🥊😂

  • @cafifoofficial8129
    @cafifoofficial8129 3 роки тому +527

    Rasulkena muxamed Dartiis igaar sii 10k plz walal

  • @alonegirl3857
    @alonegirl3857 3 роки тому +186

    Next time saalax sanaag 🙏🖇💞🧸
    inta igu raaczan is muujiya🙋‍♀️

  • @mgabkhiza4660
    @mgabkhiza4660 3 роки тому +237

    XARIIR AXMED in lasoo qabto inta igu racsan ismujiya👌❤👍
    laa'aantiin madaxa na xanuuni🤣🤣🤣

    • @kayadassia6756
      @kayadassia6756 2 роки тому

      Legends waan idin tagera from djibutii🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @sabrabilan3217
    @sabrabilan3217 3 роки тому +67

    Walaal heesaha waxaadba uga said cod macaaneed amaanta aad amaani jirtay nabiga scw

  • @xamda5485
    @xamda5485 3 роки тому +405

    Next Salaah sanaag yaa igo racsan😇like

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 роки тому

      wl fadlan subscribe i saar khayr allah ku siiyo wl

  • @vaarkudhiigle
    @vaarkudhiigle 3 роки тому +376

    Asc dhamaan meel kastaad joogtaan asxaabtay da Salan ka bacdi waxan idinkeeyahay dib unoqon mayno hore usocodbaa inoo balan walaladay cayto asonta Abdle jamal waa walaloh aan jecelahay run ahaantii dhamaan asxaabtay waan idin salamay anoo saasa

    • @wllquriye1511
      @wllquriye1511 3 роки тому +1

      Waanku salamay legend

    • @dhooleey5312
      @dhooleey5312 3 роки тому

      Ana adaan ku jecelay ismeilow 🥰♥️

    • @hamdamohamud7018
      @hamdamohamud7018 3 роки тому

      angoo ku taageernana wanu ka qadni🙃

    • @khadradegan4319
      @khadradegan4319 3 роки тому +1

      Aarka wn kutagera wllo burco noogu so booqo💚🙏

    • @musetooti7
      @musetooti7 3 роки тому

      ShP DUmurkapa HEesa UsOo Qadan Haday ka DaLpDanEi aniGa hees wLtiNimo iisOo Qaaad wlipa saki aH🤴😭♥️

  • @mustafemaxamuud1139
    @mustafemaxamuud1139 3 роки тому +271

    boqorka jacaylka khaalid Kaamil inta wadata like igu raaca sxbayaal

  • @abokorapdi3678
    @abokorapdi3678 3 роки тому +87

    Ku sali nabiga scw scw scw scw scw scw

  • @foziaabdillahi6028
    @foziaabdillahi6028 3 роки тому +39

    Salaax sanaag ayaa idin hadhsan, from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @xaajiofficial4602
    @xaajiofficial4602 3 роки тому +385

    Next SaLaH abdirisaq mahamet saalax_sanaag🤴 inta rapta in laso qabto like saar

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 роки тому

      wl fadlan subscribe i saar khayr allah ku siiyo wl

  • @monakaif71
    @monakaif71 3 роки тому +159

    Saalax sanaag so qabta next Aidruus iyo abdalle jamal🤞😍

  • @haybeali1567
    @haybeali1567 3 роки тому +201

    Legend Salax Abdirisak mohmet salax sanag kuso Casum walaL inta igu Raacsan ismujiYa 💔🙏

  • @loole.official
    @loole.official 3 роки тому +138

    Inta saalax sanag wadata like next week💝😂😂

  • @marwo143
    @marwo143 3 роки тому +25

    War waley katahy anigu thank you baan ka aqaana🤣
    inta kuqososhay like ta🤣❤️💯

  • @ugbadcisman6877
    @ugbadcisman6877 3 роки тому +167

    Waar ragani de codsigena ayay fuliyan🥰sacabeeya sacabeeya sacabeeya😅😅

    • @abdalajamaal
      @abdalajamaal  3 роки тому +25

      😂😂😂😂

    • @maizaqulqul9060
      @maizaqulqul9060 3 роки тому +6

      Allah sacbka 🙏🙏

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 роки тому +4

      Waryaa comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig UA-camr ahaYee noh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 роки тому +6

      Sacabeeya Sacabeeya Kelmadaas adinka keenay😂Wxan niga codsan lahaa khadro Silimo ina no so Casumtan walibo ee noo waado heeskii Jcylka hab oo habee nafteyda hag oo i hoo pls no so Casuuma

  • @exnewhargeysa162
    @exnewhargeysa162 3 роки тому +214

    Ugbaad aragsan inta raBta is muuJiYa🥰

  • @fadumiinafadumiina4591
    @fadumiinafadumiina4591 3 роки тому +33

    Nio Abdalla Jamaal waad nawashay habeenkii ma hargeysa joogta malintiina ma ankara joogtaa waan kugu warereee🤩🤩🤩 Waad Ku Mahadsan Tihiin Maadamada Faanan Qaaliya Aad Keentay Ismail Arka❤😘🌸🇸🇴

  • @thekhadar
    @thekhadar 3 роки тому +43

    Abadala iyo caydarus inta ila tageerta farta taaga👉😅🤣♥️

  • @ahmedhakiimi9048
    @ahmedhakiimi9048 3 роки тому +85

    Next ugpaad aragzaN inta igu RaaaczaN like HayLa DhaaFiNa

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 3 роки тому +114

    Nexst salaax sanaag fananka keliyaa reersanaag farta taag reersanag 🙏🥰

  • @omarsafariofficial5219
    @omarsafariofficial5219 3 роки тому +99

    Walalheyga somali hada nabigana jaceshahina 2kg gaari rabaha 20 biis iga dhimana I garsiya hooyo macaan dartid igu cawiye

  • @mubarigbulshaawi4679
    @mubarigbulshaawi4679 3 роки тому +892

    Reer somaliland is muujiya🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @bismus9944
    @bismus9944 3 роки тому +29

    Ismail aarka’s voice is on fire 👌🏿👏🏿😁 woow masha’allah 👍🏿 his music will live forever 😁

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel 3 роки тому +34

    Omg walhi codkii raga ee lasheegi jiray waakana aar from jigjiga hoyga dhaantada iyo dhaqanka somaliyeed keep going ree somaliland

    • @edilobade1333
      @edilobade1333 3 роки тому

      Wnkugu raczanhy naso gadh dheh😂

    • @liiasensio3047
      @liiasensio3047 Рік тому

      Ismail lkn reer somaliland maha rer jigjigana maaha waa fanaan rer mogadishu au

  • @imtizarmaxamad4762
    @imtizarmaxamad4762 3 роки тому +73

    War saalax sanaag soo qabta waliba ha qaado 2diisa ee
    (Waxad tahay qof igu haboon)
    (Anigana jacaylka abuurmay)

  • @kaamilakordahab3349
    @kaamilakordahab3349 3 роки тому +59

    Next time saalah sanaag walaalo waa codsi ale haydin sharfee ♥️💯👑
    Thnks alot

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 3 роки тому +114

    Aad Baad U Mahadsantihiin wll
    Inta Ila Dalbatay AARKA
    Is Muujiya🙋‍♂️

  • @aishaahmed8548
    @aishaahmed8548 3 роки тому +16

    Mashaallah, I just love how Ismail laugh🌹

  • @rasheedissa2853
    @rasheedissa2853 3 роки тому +19

    Ninka ilmayar baa lamoodayey lkn ilma kaweyn ayuu ku noqday legend weeye ismacil aarka

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 3 роки тому +20

    Anigu cabdalle iyo cayto waxan kahelaaba farxadooda masha allh
    Waxaad moodaaba inay dhasheen malin lafaraxsanyahay
    Waa,iga kaftan
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedzakiabdirahman423
    @ahmedzakiabdirahman423 3 роки тому +152

    Ismail aarka waa fanaan aan taageero codkiisu waxa uu ku mcn yahay bilaa music cida igu raacsan liketa saara❤😍

  • @sacadkiingo4670
    @sacadkiingo4670 3 роки тому +385

    next salah sanaag inta igu raacsan like

    • @hodanabdulahiali1184
      @hodanabdulahiali1184 3 роки тому +3

      Plz salaax sanaag sooqabo wall

    • @hirsaaqaofficail2329
      @hirsaaqaofficail2329 3 роки тому +1

      Ana Salax sang ban wataa
      Isara subscribe iyo like

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 роки тому

      wl fadlan subscribe i saar khayr allah ku siiyo wl

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 роки тому

      @@hodanabdulahiali1184 wl fadlan subscribe i saar khayr allah ku siiyo

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 роки тому

      Waryaa comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig UA-camr ahaYee noh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @faaraxgeeljire3164
    @faaraxgeeljire3164 3 роки тому +9

    If positive energy was a person it would be Ismaciil Aarka...such a nice guy..

  • @deeqaabshir7317
    @deeqaabshir7317 3 роки тому +14

    Fanaan an ad ujclhy ismail arka allaha ku sharfo codkaga allaha kudayo 💞😍

  • @hamseapzhir6300
    @hamseapzhir6300 3 роки тому +161

    Ismaaciil aarka inta ilaaa wadta like Saar ❤️👍🏼

  • @farahhussein1143
    @farahhussein1143 3 роки тому +137

    Next saalax Abdirisaaq mohamed soo qabta plz intii igu raacsan like kuqabo👍

    • @ashkarciise7522
      @ashkarciise7522 3 роки тому

      Wa run salax so qabta plez asaga ayan u bahan nhy abdala

    • @canabahmed8860
      @canabahmed8860 3 роки тому

      Wooow maanashsalalha waalal.kay ismaaciil aarka♥️

    • @cawoshidan5710
      @cawoshidan5710 3 роки тому

      🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 3 роки тому +300

    Next Saalax Sanaag 👇👍

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 роки тому

      wl fadlan subscribe i saar khayr allah ku siiyo wl

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 3 роки тому +18

    Beautiful voice mashallah well done May Allah protect all of you 💜🙏❤💖

  • @farxiyajaamac8302
    @farxiyajaamac8302 3 роки тому +12

    Ismaaciil aarka legend weeye wlhi waar ninkii Saalax sanaaag dhab soo siiya eshqiyaasak👑💞

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 3 роки тому +124

    Inuu ismeil yahay fanaanka sanadka inta igu raacsan ✌

  • @asmamoh7395
    @asmamoh7395 3 роки тому +66

    Next Ali zeki iyo salah sanaag
    Ku mahadsanidin sidaad codsigayaga utixgalisaan 🙏👑❤️

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 роки тому

      wl fadlan subscribe i saar khayr allah ku siiyo wlll

  • @rithwaanofficial2280
    @rithwaanofficial2280 3 роки тому +135

    Saalax Sanaag Boqorkii Codka Noogu Xigsii
    Inta Saalax Sanaag ila Doonaysa is muujiya 👍👍👍👍👍

  • @zaddamhuzzen6042
    @zaddamhuzzen6042 3 роки тому +28

    next yuusuf ceegaag inta igu raacsan like ta 👍

  • @ismailbadka3863
    @ismailbadka3863 3 роки тому +17

    Ismail aarka legend ♥️🙏

  • @najahmouse2948
    @najahmouse2948 3 роки тому +155

    Xaliimo gobaad kuso sharfa
    Channeka wa iga codsi xata hadanay
    Cid kale igu raacsanayn 🦁🦁

  • @fatimaaragsan9167
    @fatimaaragsan9167 3 роки тому +154

    Next ugbaad aragsan soo qabo bowe😘😘inta igu raacsan like

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 роки тому

      wl fadlan subscribe i saar khayr allah ku siiyo wlll

    • @asmacali3575
      @asmacali3575 3 роки тому

      Next ugbaad aragsan wll please

  • @naimaegeh7288
    @naimaegeh7288 3 роки тому +33

    Saaaaaaaaaaaaaaaalax sanaaaaaaaag🙏😍next one insha Allah

  • @qarasjnr6070
    @qarasjnr6070 3 роки тому +4

    Am fan number one for ismail arka all the way from kenya

  • @somaliwaahal5157
    @somaliwaahal5157 3 роки тому +10

    Intayna Ramadan lagarin plz 200k halagarsiiyo caydarus iyo Jamal waa iga codsi inkabadan xata way uqalman

  • @ismailhawd1544
    @ismailhawd1544 3 роки тому +39

    Next Saalax sanaag inta igu raacsan ismuujiya 💪🏾

  • @asmaladancumar9217
    @asmaladancumar9217 3 роки тому +43

    Abdalla jamal and cayduruus
    Waad mhd sanid kun jeer
    Marka xigta ugbaad aragsan noso qabta plz plz plz plz plz
    Walahay waan idin jeclahay inamadaydi Respect ❤😍❤😍

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 роки тому

      wl fadlan subscribe i saar khayr allah ku siiyo wll

  • @varahzanabdirahman8416
    @varahzanabdirahman8416 3 роки тому +75

    Salah sanaag iyo ugbaad aragsan soo qabo😂😂

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 роки тому +3

    ismaciil aarka codka waxaa u dheer waa comedy caadiya 😂😂😂

  • @zacktello755
    @zacktello755 3 роки тому +25

    Next Salax Sanaag Fananka Fananada Eryaday🎤🎤🎧

  • @muniirajirdeh766
    @muniirajirdeh766 3 роки тому +111

    Next Ugbaad Aragsan Inta igu RaaacsaN👍🥰

    • @fuaadahmed5332
      @fuaadahmed5332 3 роки тому +1

      Nimankan waa team Qamar😂

    • @muniirajirdeh766
      @muniirajirdeh766 3 роки тому

      @@fuaadahmed5332 *Waynu Eegi bal Codsigeena Haday
      Diidaan Markaa Waa team Qamar😅😅 ok👍

  • @muunamalapo8276
    @muunamalapo8276 3 роки тому +125

    Ugbad aragsan so qabta inta igo racsan is mujiya💯💗💝

  • @farhanmohamed1504
    @farhanmohamed1504 3 роки тому +15

    Ismail aarka waa nin qalbi furan wllhi ninkaasi yaan laynaga sii dayn waa hadiyad muqdisho inooga timide👏❤

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 3 роки тому +10

    Abdalla jamal. Outstanding, marvellous 💌✌
    Ceyderus......comedian man . Amazing talent 🔥🔥💌✌💌✌

  • @xuur36
    @xuur36 3 роки тому +8

    Ceydaruus is best hype Man in somali, i love IT

  • @mabrukcali1648
    @mabrukcali1648 3 роки тому +40

    Next saalax sanaag yaa igu raacsan ♡

  • @kamaalhassan8179
    @kamaalhassan8179 3 роки тому +276

    UgpaaaD AraGsan sooo Qabta inta iGu Raaczan likE zaara

    • @asmaladancumar9217
      @asmaladancumar9217 3 роки тому +1

      Kamaal Hassan
      Anaa kugu raacsan

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 роки тому +1

      wl fadlan subscribe i saar khayr allah ku siiyo wll

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 роки тому +1

      @@asmaladancumar9217 wl fadlan subscribe i saar khayr allah ku siiyo

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 роки тому +1

      Waryaa comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig UA-camr ahaYee noh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @fatxifanka1576
      @fatxifanka1576 3 роки тому +1

      Noso qabta ugbaad argsan barnamijkan kn xiga

  • @gulettcarlozz7507
    @gulettcarlozz7507 3 роки тому +105

    Ugpaat Aragsan - SaLaH sanaaag 🤗♥️ inta iGU raaacsan iN la so qabto like iGU caawiya

  • @Ahmedibrahim.5026
    @Ahmedibrahim.5026 3 роки тому +8

    Ismaciil aarka nin weyn axsan cod wlh keep going bro

  • @Zakariye.abdilahi
    @Zakariye.abdilahi 3 роки тому +36

    Salah Sanaag hala soo qabto inta igu racsan igula raxaysata malinta laso qabto 😎😎😎😎

  • @ayaanlemohamoud4518
    @ayaanlemohamoud4518 3 роки тому +37

    Next saalax zanaag in the building ✌️💯💯💯💯

  • @mustafemuse6515
    @mustafemuse6515 3 роки тому +46

    Next salax sanag dhegta so qabta ilma aderayal like tana dhac dhac

  • @burhanabdinur9421
    @burhanabdinur9421 3 роки тому +58

    Saalax sanaag yaaa ila qaba inlasoo fadhiisiyo?

  • @munitaahmed7273
    @munitaahmed7273 3 роки тому +18

    Codsiga dadka tixgaliya wah salax sanaag keeeena😭💯

  • @abokoraxmed6992
    @abokoraxmed6992 3 роки тому +40

    Ismacil Aarka inta Aragtey inuu ree waqooyi yahey liketa 🤣

  • @khadradegan4319
    @khadradegan4319 3 роки тому +29

    Rag qiimo leh cabdelle iyo caydaruus❤
    Saalax Sanaag so qabta

  • @hipomaxamett3385
    @hipomaxamett3385 3 роки тому +69

    Shipayal waxn idinku darsan laha Hal fikrat waxn rajyn lahaa inaad qofka aad warysanysaan aad hadal aad u yara daysaan miclaha hadlkiina yara yareeya si u dhadhn u yeesho barnamijku sasan jeclaanlaha 🥰hadu hadalku bato micnaha yaraada iyo macnkiyo dhadhanka next xaliimo gabood pls idin jeclahyna from hargysa shipayaal ❤️

    • @amiineid774
      @amiineid774 3 роки тому +3

      wan kugu raacey adigan xilma la zoo qapanaya

    • @sayidcali6503
      @sayidcali6503 3 роки тому

      Kuguma raacsani waayo
      Isgaaba badnka hysty

  • @suhaipupdyoffical9659
    @suhaipupdyoffical9659 3 роки тому +204

    ℕ𝕖𝕤𝕥 𝕤𝕒𝕒𝕝𝕒𝕩 𝕤𝕒𝕟𝕒𝕒𝕘 𝕚𝕟𝕥𝕚𝕚 𝕚𝕘𝕦 𝕣𝕒𝕒𝕔𝕤𝕒𝕟 𝕚 𝕞𝕦𝕦𝕛𝕚𝕪𝕒

  • @samuramakeupofficial6305
    @samuramakeupofficial6305 3 роки тому +12

    Ismacil dartiis waxwalba waan idinsaray😂

  • @mumtazmohamet5758
    @mumtazmohamet5758 3 роки тому +5

    Markan marka xigta yaryarkii fanka soconaya ahaa inoo keena sanaaG iyo zaki🤴🤴❤❤

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 роки тому +32

    Ismail Aarka Fananka
    Fananiinta bursaday😂
    Ree hargeyso marke Fananka Amaani rabaan waxay dhahan Fananka Fananinta eryaday hhhh ana waxa Leeyahay fananka Fananinta bursaday😂wlhi reer hargeyso funy waaye i love them my Abtiyooz

  • @zuozanintusaciid50
    @zuozanintusaciid50 3 роки тому +22

    Ugbaad Mohamed apdi ugbaad aragsan boqorada codkiyo quruxda izku darsatay inogu soo xigsiiya 🥰🥰

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed3766 3 роки тому +11

    Reer waqooyi cadiya ayu noqday aarye dii ayu laqabsaday🤣 waa kuwata fanan Ismail abdle caydarus from hargysa

  • @zahrahappy945
    @zahrahappy945 3 роки тому +8

    Aarka eryaday aararka legend abti guuleyso ♥️🙏

  • @mohaabduqadir6661
    @mohaabduqadir6661 3 роки тому +14

    Cod dahabka funka salah abdirikaq mohamed ( salah sanaag ) abdallah jamal io caydaruz salama 🙏🖤

  • @abokoraxmed6992
    @abokoraxmed6992 3 роки тому +45

    Next ugbaad Aragsan halaga dhigo caydarus iyo cabdalle waa codsi

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 роки тому

      wl fadlan subscribe i saar khayr allah ku siiyo wlll

  • @hassanozofficial1589
    @hassanozofficial1589 3 роки тому +40

    ZaaLaX ZaNaaG NexT 😇✨

  • @sowdakulalihi8416
    @sowdakulalihi8416 3 роки тому +30

    Salah sanaag inta igu raacsan ❤

  • @gymmotivation9163
    @gymmotivation9163 3 роки тому +18

    Next salax saanag yaa raba hee gacan taag noo☝️
    La'aantiin madaxaa na xanuuni😂

  • @khaalidrashiid4179
    @khaalidrashiid4179 3 роки тому +3

    martidii ugu qosolka badn eed soo qabateen wllhi waanidin wataa dhamaantiin abdale jamal iyo caydaruus iyo fanaan keena aar ka karamaan idin hayaa korkd ii saran keep going guys

  • @anfahusseinali1497
    @anfahusseinali1497 3 роки тому +18

    Thanks wiilasha ree hargaysa ee noso qabtay wiilkeeena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedahmed-bu4hb
    @mohamedahmed-bu4hb 3 роки тому +118

    Waxaad so qabataan salax sanaag inta igu racsan like !❤

  • @Rragaxchanel123
    @Rragaxchanel123 3 роки тому +34

    Saalax sanaag inta ugu raacsan like saar 😍

  • @niimuuppe2004
    @niimuuppe2004 3 роки тому +4

    Ismacil arka iyo abdikirin ali shax fnka ugu jeclhy🧡🥰
    xga rBkane Ciyal xmr unahe sharma🇸🇴😍

  • @timshow2240
    @timshow2240 3 роки тому +17

    İnta ila aragtay ismacil arka inuu reer waqooyi iska dhigayo like isaara kkkkk

  • @inayusuv8916
    @inayusuv8916 3 роки тому +53

    Inta salax Sanag inta iguracsan 👆👆👆👆👆👆👆 farta taga

  • @kptnusro8431
    @kptnusro8431 3 роки тому +24

    Saalax zanaag noo keena markàad timaadan

  • @zucaadinappeh6980
    @zucaadinappeh6980 3 роки тому +19

    From muqdisho arka wan kuwata xaqiiqdi gar iyo gardaraba wan ku wata salama my brother's abdale jamal and ninka iga farxiya mar walba caydaruus sacabeeya sacabeeya

  • @ismailabdi4243
    @ismailabdi4243 3 роки тому +4

    Aar ninka isku magac baanu nahay waa legend wlhi aan hadalka la gaban
    🥰🥰

  • @usamecalami9895
    @usamecalami9895 3 роки тому +19

    Ugbad arkasan soo qaabta
    inta igu Racasan is muujiya

  • @abadallaosmail1573
    @abadallaosmail1573 3 роки тому +31

    Weligay comment ka bxin UA-cam vedio wlhy bilhi tlhi waniga sadxedaba mareeee best vedio ever wlhy @Arka❤️❤️

  • @umalkhayrdheero4337
    @umalkhayrdheero4337 3 роки тому +56

    next ugbad aragsan from gabiley 🌽🌽

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 роки тому

      wl fadlan subscribe i saar khayr allah ku siiyo wlll

    • @almas8915
      @almas8915 3 роки тому

      Salaam qali gabiley jano gabolkeygi🌽🌽❤❤

    • @umalkhayrdheero4337
      @umalkhayrdheero4337 3 роки тому

      @@almas8915 janadi galbedka🌽🌽

  • @tadase_vlogs
    @tadase_vlogs 3 роки тому +83

    Inta igu raacsan in lagu soo celiyo ismaaciil aarka 🤚🤚🤚

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 3 роки тому +4

    Waaaw war ninku cod macanaa 😍👌♥️🥰

  • @Moneystream8787
    @Moneystream8787 6 місяців тому

    I love Somali people. Wish you peace, happiness and prosperity with abundant blessing forever ❤ Great Content!