LAYAAB !! WALIGAY MA DHIMANAAYO AYAY LEEDAHAY DUQDAAN ! SIDEE?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ • 295

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 3 роки тому +17

    Subxaanallah walee dhimasho iyo cadaab midna kama bad baadan ilaa amer alle mooye Alxamdulilahi calaanicmatil islaam ❤

  • @habibiabdirizack8797
    @habibiabdirizack8797 3 роки тому +14

    Subxanaallah alxm ilahay naga dhigay Islam ♥️♥️😢

  • @muslin.manoffical6056
    @muslin.manoffical6056 3 роки тому +17

    run ahanti hdal kuma koobi karo wanagaga iyo dadnimadada iyo qalbi wanagaga alle haku sharfo wll

  • @motivationalchannel7721
    @motivationalchannel7721 3 роки тому +66

    Lagama yaabo inuu qof soo noolaado hadii uu technology kasta timaado taas alle ayaa balan qaaday

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 3 роки тому +3

      Diin la‘aanta ugu wacan ee qof soo nolaanayo Ma jiro ila iyo malinta akhiro illahay ina soo toosiyo

    • @nastaqali4500
      @nastaqali4500 3 роки тому

      @@Zhangzhi123 Waa cadaab waxey kudheex jiran uu ilahey kusalidey subhanallah qabowgas Waa zamharir uu aah cadab sida dabka uu qabow asbiyallah 😪😪Alx cala nimcaltul islam

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +46

    ilahay Cidna ma duleeyo ilaa Qof Sagu is duleeya maahane nas daily Aragtidiisa Ayaa i dhibaysa duliga Madaxa Xun leh
    Subxaan Allah Geeeri Miyay ka Cararaysa Waxay Moogtahay inuu *ilaahay SWT* balan Qaaday in Qof Walba Geeeri dhadhaminayo
    Mahadsanid Hosow Huno💯😍

    • @abdishakurhussein9598
      @abdishakurhussein9598 3 роки тому

      Masha Allah

    • @yaracasse8870
      @yaracasse8870 3 роки тому

      Adiga diinta naaqisad bey kuu taqana an marag galin magteeduna nus tahay janada ku yar waxa ad diib uga hadashaa baa kuu nacasnimo ah

    • @abdishakurhussein9598
      @abdishakurhussein9598 3 роки тому +2

      @@yaracasse8870 sxpow gabadha wey saxantahay xaq ayeena uleedahay iney diinteena sharafta badan ey ka hadasho fariinteeduna waa mid wngsn oo qalbi saafi ah kasoo baxey adiga dhibka ku heesto maxay tahay diinteena ha ugefin adiga ayaa kaa muuqata inaad weli si wngsn ubaran diinta dumarka waa lafdhabarta bulshada

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому +2

      @@yaracasse8870 War yaa ilaaahay yaQaana oo Walaal dumarka Miyaa Xaq ka Maqan yahay Ilaahay SWT Wuu na Sharfay Anaga Wax naga Maqana Wlhi inaan garanayn
      Anidu Ma waxaad u doodaysa ninka diin laawaha ah !?

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому

      @@abdishakurhussein9598 Mahadsanid Wlaal Ilahay Haku Sharfo
      Qofkani Waxaan u malaynaya Inuu yahay qof maskaxda ka jiran yahay ilahay ha Caafiyo dumarka Ayu iskaga Socdaaye

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 3 роки тому +5

    Dhimasho ayay ka baqaysaa balse cadaab ma oga miyaa aduun haku daali yaa dhaha walagawada tegayaye alxmduliaah allaha nagu galaday nixmada islaam aya mahad leh🤲🤲🤲❤❤

  • @zainabzainab5028
    @zainabzainab5028 3 роки тому +14

    Wa layab 200 Sano adonka Ma lasi joga ka horeyso acudu bi llah alxam dulilah nicmatal Islam 🙂🙂

  • @suhuurmaxamed1845
    @suhuurmaxamed1845 3 роки тому +5

    Dhibadada galnimadu ledah wasidan o kale الحمدالله على نعمت اسلام

  • @ummaxemmad7985
    @ummaxemmad7985 3 роки тому +4

    الحمد لله على نعمه اسلام🤲

  • @garaadtutorial6933
    @garaadtutorial6933 3 роки тому +4

    الحمدالله علي نعمة الاسلام

  • @nabiilabdulkhadirnuur1722
    @nabiilabdulkhadirnuur1722 3 роки тому +9

    Hasow bro wxaan ku gu jeclahay muqaaladaan brother Team hasow likta saara🥰

  • @faadumoyaasin4680
    @faadumoyaasin4680 3 роки тому +4

    سبحان الله الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 роки тому +7

    Soo laabasho aaa 😂😂
    Walee meesha waa ku cagaaranee .
    Mana soolaabaneysid

    • @luushapea9564
      @luushapea9564 3 роки тому +1

      Qaboow lee yuuku dilin maba noolidee
      Subxanalaha 70sano nooleed maku filno dad kayar dhintaan iimaan la'aan heeso😕

  • @munaziyaawil7185
    @munaziyaawil7185 3 роки тому +2

    Dadka maskaxda la waye ilahey cafimad hasiiyo anagana ilahey nama fidneeyo hada iyo markalaba aamiin yaa rabi

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 3 роки тому +2

    Al xamdullah Allah diinta saxda ah nasiiyey ayaaa mahad leh 🙏🙏🙏🙏

  • @rihamahmetnur8564
    @rihamahmetnur8564 3 роки тому +2

    Subxanalah ilaahaybaa waxdila waxna nooleya alxamdulilah calanicmatil islaam

  • @ubahahmed3602
    @ubahahmed3602 3 роки тому

    masaakiin ayaan iraahdaa aniga gaalada waayo waxaynan ogeeyn inuu allaah meel walboo meydkooda la dhigo uu xisaabin doonaa . alxamdulilaah calaa nimcatil islaam

  • @shaymaaamaxmed2970
    @shaymaaamaxmed2970 2 роки тому

    Subxanallah ilahow ada mahad leh oo muslim iga dhigay

  • @MahamedAqadir
    @MahamedAqadir 3 роки тому

    Alxamsulilha Qalbigeyga kuxasili iimankiis cafimad Allha iigudara wlley iiduceeyo

  • @somaliweynmidnimo5342
    @somaliweynmidnimo5342 3 роки тому +1

    sheekadaan waxeey jirtay 6000sano kahor waxaana bilaabay faraciyiintii oo madkooda xafidijiri si eey fursad labaad u helaan

  • @sumayedagan7402
    @sumayedagan7402 3 роки тому +1

    alhamdulilaah calaa nimcatul Islam ☪️❤♥😍

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 3 роки тому

    Subhanallaah walahi waayaab ALLAAH taas qura og geeri nolol subhanallaah

  • @inaali8861
    @inaali8861 3 роки тому

    Subxana Allah waxa mahadleh allaha naga dhigay Muslim ee iimaan nasiiyey

  • @faaid327
    @faaid327 3 роки тому +3

    Ninkaan NAS DAILY Yahuudo Ushaqeeya Iska Ilaaliya Dadka Muslimintaa...?
    Waa Diin La,aan

  • @Muslima12384
    @Muslima12384 2 роки тому

    الحمد الله على نعمت السلام

  • @haboonsheekh1429
    @haboonsheekh1429 3 роки тому

    SUBHANAKA YAACADIIM

  • @okahmed8846
    @okahmed8846 Рік тому

    Asc dhamaantiin Yasir Allah dadka diin la Aanta ah waxaas wey kasoo ureysay Alhamdullilah calaa nimcatul Islaam

  • @maslah345
    @maslah345 3 роки тому

    Wey iska riyonaysaa walee malakumayt naftana waa qadayaa ALLAH AYAANA UNOQONAYNAA SUBXAANAHU WATACALAA

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 роки тому +1

    Okay

  • @AhmedAli-jh2tu
    @AhmedAli-jh2tu 3 роки тому

    Maxa pro usoqadatay sawirka ninka israiilka ah ee ladhaho naas

  • @mohameddeeq4012
    @mohameddeeq4012 3 роки тому

    Zhp muuqaalada paternity court wax kasoo qaado runtii waa wxyabo cajiba oo an xiseyno

  • @mumtaazmohamed8496
    @mumtaazmohamed8496 3 роки тому

    Wanka cabsana sakaradka Lkn waynu ognahay waynan ku qanacsanahay geerida الحمد لله على نعمة الإسلام 🤲🤲🤲🥰🥰

  • @cabdilahimaxamad3904
    @cabdilahimaxamad3904 3 роки тому

    Thanks sxb nas daily wa mulxid dib badan dalinta somaliyed ha iska jiran

  • @sumayafaraxsumayafarax932
    @sumayafaraxsumayafarax932 3 роки тому

    Waba laga cabsaa meeesha lagalaaye qof dhintay hadii lasoo noolen karo qof dhanba ma dhinten

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 3 роки тому

    Alxamdullilaah calaa Nicmatil Islaam

  • @halimaibrahim8989
    @halimaibrahim8989 3 роки тому

    Hosow business xoogleh mesha kasocdo aqliga baniadamka lagu ciyarayo

  • @khamariinabeautychannel7456
    @khamariinabeautychannel7456 3 роки тому

    HosoW waan ku salaamay wllo, salaan kdib wxaan kaa codsanaynaa wllo inaad biyoonde noo keento video yada kle I.n Waa Codsi Wllo

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +1

    LAYAAB WEEYE🤯

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 роки тому

    Salan sare wali cusub thanks bro

  • @zakipro3387
    @zakipro3387 3 роки тому

    ww May Allah bless you pro Hosow

  • @Adanizza
    @Adanizza 3 роки тому

    Galada see wax kaayihin subxana allah

  • @cumarhobyo9700
    @cumarhobyo9700 3 роки тому +1

    Duqdaan Waxa soo socda Haddii ay ogtahay, meysan dhahdeen Qabow hala igaliyo,!!! Waqti waxaaba lagaari Doona internet ka laga bixi doono

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 3 роки тому

    Diin la aantu waa jahilnimo walhi been mahan dadkan cad jahilnimada waxa ugu wacan waa diin la‘aanta Subxanallah

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 3 роки тому

    200k hamplyooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo sxp hasow

  • @yaxyeookiyale3574
    @yaxyeookiyale3574 3 роки тому +1

    Keep going 💯😍

  • @amalsiyaad942
    @amalsiyaad942 3 роки тому

    Alxamdulilaah calaa nimcati islaam

  • @sacdiyoosmaan298
    @sacdiyoosmaan298 3 роки тому +2

    dhaqaatirta dhibaa hesta😂😂😂😂😌fircon labad uso baxay istaqfurullah tan caadi ee uwalanthy😂😂

  • @liilshikinow6720
    @liilshikinow6720 3 роки тому +1

    Intey dhimato kadib cadaab diyaar uyahay IGA gaarsii

  • @Abdallaaadan86
    @Abdallaaadan86 3 роки тому

    Asxaabey hali kala kacsho waan ni idin baryayaa mahadsanidiin

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 роки тому

    Tani waa Deeqa Afro oo cadaan ah .

  • @musaaosman8421
    @musaaosman8421 3 роки тому

    Waa oky zxp

  • @khadijosamarar1330
    @khadijosamarar1330 3 роки тому

    Musalsalka kaan waa ku heesta ee taxano no kadhig wlaal waana mahadsantahy 🙏✌️❤️♥️♥️♥️♥️🎂👏

  • @yousufqalbiaxmed8132
    @yousufqalbiaxmed8132 3 роки тому

    adna aad ayaad umahad santahay wlaalkay
    allaha ku xafido iyo familkaagaba

  • @barebarr6557
    @barebarr6557 3 роки тому

    subxanallaahi allaahu akbar alhamdullillahi calaa nimcatu islaaam

  • @abdallahbashir7309
    @abdallahbashir7309 3 роки тому +1

    Aniga Sanad kahor aan arkay dadkaan lagalinayo Qaboojiyaha

  • @aminaabdinasir630
    @aminaabdinasir630 4 місяці тому

    Talow eedadaas ma nooshahay hada😅

  • @Girlpower-bp1ib
    @Girlpower-bp1ib 3 роки тому

    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @maryanhassan338
    @maryanhassan338 3 роки тому

    Alx calaa nicmatal islaam

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 3 роки тому

    Ninka cover ka saran Islamku bahdila bro

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 3 роки тому

    Money tok subanllha illhey aya mahd leh o Muslim iga dhigy allhmdulilha

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 роки тому +35

    Alx ilhy aa muslim naga dhigay 😚

  • @mkbahnaano1259
    @mkbahnaano1259 3 роки тому

    Okay

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 роки тому +18

    سبحان الله، الحمد لله على نعمة الإسلام 🙏❤

  • @nimcoipraahim7848
    @nimcoipraahim7848 3 роки тому +16

    الحمد اللہ علی نعمة السلام💞 سبحان اللہ

  • @ShukriAhmed-gb5rq
    @ShukriAhmed-gb5rq 3 роки тому +11

    😂😂😂Ar gaalaa Xaaku Caqli yar 😂😂😂

  • @zaygacade6033
    @zaygacade6033 3 роки тому +8

    Allha ayaa mahad.leh oo aniga iyo adiga Muslim nagadhigay

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 роки тому +9

    اِنَّ فِيْ خَلْقِ السَّمٰوٰتِ وَالْاَرْضِ وَاخْتِلَافِ الَّيْلِ وَالنَّهَارِ لَاٰيٰتٍ لِّاُولِى الْاَلْبَابِۙ

  • @nastehamohamed6940
    @nastehamohamed6940 3 роки тому +7

    Allow ada mahad iska leh oo islam naga dhigay

  • @deeqshowtube
    @deeqshowtube 3 роки тому +8

    Hosow pro waan ku baryaa share out ii sameey waayo hami ayaan leeyahay

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 3 роки тому +11

    Waxay ahayd islaantaa in lasoo xasuusiyo mulxidadii feministiga ahayd ee Nawaal sacdaawi,ee oraahdeedu ahayd anigu ma dhimanayo lkn hadda dhimatay.

    • @umufatuma7472
      @umufatuma7472 3 роки тому +2

      Soo ayadii ma ahan qofkan sasan umaleeyay

    • @amaalahmed9589
      @amaalahmed9589 3 роки тому +2

      @@umufatuma7472 maaha nada waa haweeney carab ah tanna waa cadaan.

    • @umufatuma7472
      @umufatuma7472 3 роки тому +1

      @@amaalahmed9589 haa haye abaayo waa mahadsantahay ayadii bay iila ekayd

  • @afathahahmed327
    @afathahahmed327 3 роки тому +3

    like tii aan kuu saari lahaa ayaan muran galiyay oo ah waan ka helay dee ani hasow baan wataye barnamijka kama helin hadana waan kala noqday hadana waan saray ugu danbayn waan ka daayay waar wxn gaalada ah warkooda haba inoo keenin wll dadka iimaanku qaliil ku yahay baa shaydaanku kasii waali karaaye

    • @hosowpro
      @hosowpro  3 роки тому +6

      WALAAL OGAANSHAHA WAXA AY KU FIKIRAYAAN WAA CILMI KUU KORDHAAYO WAXBA MA AHAN LA DHIBSADO

    • @cabdiraxiinaadan1561
      @cabdiraxiinaadan1561 3 роки тому

      @@hosowpro legend nin an tagero

  • @aminah2100
    @aminah2100 3 роки тому +1

    😂😂😂 ama meel qabow gala ama cirka ubiiba cadaab lee idin sugeysa dheh walee alow shartoda nagudbi galadan

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 3 роки тому +1

    Subxaanlaah gaalo kkkkk lacag jaceyl noocwalba way u sameenyaan kufri waa kufri un

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 Рік тому +1

    الحمد الله على نعمة الإسلام
    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم لاحول ولا قوة إلا بالله

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 роки тому +1

    Kkkkkkkk aljaahiliya naf celiya hadana aqli lacagjeceliya kuwa ka ogoladay lacag mayd ka dhiibayana al dabaaliya

  • @amiinhero2498
    @amiinhero2498 3 роки тому +1

    Alx hadaa nahay Muslim Alle Hasoo Hanuuniyo Kuwaasina😥

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 роки тому +3

    10:41 iskaga jir dheh 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @somaliweynmidnimo5342
    @somaliweynmidnimo5342 3 роки тому +1

    loomana baahno in waxaan aad waqti giliso

  • @abdifatahali1318
    @abdifatahali1318 3 роки тому +1

    Wa quraafaad cad
    Ilaah aya mahad iska leh oo nagu abuuray iiman iyo caqli saliim ah

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 3 роки тому +3

    Waan firsaday marmaamishyadan ka hadlaayo arintaan waa wax yaab leh qaar gaalada ka mid ah ayaaba la yaaban dadka waxaan rumeysan

  • @fufu7330
    @fufu7330 3 роки тому +4

    الحمدلله علي نعمة السلام

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 2 роки тому +1

    Alaxmdulilah cala nicmati islaam

  • @sakaryeboos9424
    @sakaryeboos9424 3 роки тому +1

    Gaaladu Qalbadaayaa madow

  • @FAAD21
    @FAAD21 3 роки тому +1

    Subxanalh

  • @mohamedabdirazak8339
    @mohamedabdirazak8339 11 місяців тому +1

    Masha allah continues pls

  • @fadumaxassan2137
    @fadumaxassan2137 3 роки тому +1

    Subxanallah

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 роки тому +1

    Subxnalh😲😲😲

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 3 роки тому +1

    Waa in somalidu tabliiq ku tagto mesha
    Diintana lo ban dhigo iisha allah
    Waa jib aya inaga saaran inaynu diinta gadhsiino

  • @sookarienough9290
    @sookarienough9290 3 роки тому +1

    Ninka barnamijka tabinaayo qeebta English ka diinba ma aaminsano horay baan u daawaday barnamijyadiisa asalkiisa sida la,sheego waxuu ka sii jedaa Nas Daily Israeli,

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому

      Haaa Mid Akhlaaq Xun Waaye Yuhuuda Ayuu daba cararaa

  • @KhadarAguero-y1f
    @KhadarAguero-y1f 19 днів тому

    Weligood ba hakifikiran lkn waa uun fikir jaahilnimo hoosta kuwata korna ilbaxnimo u eg

  • @sarahmohammed2903
    @sarahmohammed2903 3 роки тому +1

    Subxaanallaah ilaahow adaa mahadi kuu sugnaatay, oo iimaan nasiiyey,
    Aad baan kuugu mahadcelinayaa walaalo in aad noosoo gudbisey arintan cajiibka ah,

  • @kingrasha2773
    @kingrasha2773 3 роки тому

    Gaalada doqon Sanaa dhimashada ha iska celshaano Soo nooleen iska daaye

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 3 роки тому +1

    Subxanallaah wlh waa wax lala yaabo Allow adaa naga dhigay islaam alxm.

  • @Genelia_
    @Genelia_ 3 роки тому

    Cqli dran miyeeyn ka fikirin inu dhuku gajiiro burburta am volcano ka qaraxan hhhhh subxanlah

  • @axlaam8409
    @axlaam8409 2 роки тому

    Subxnllah, saas malakul mowt ma kugu cafinaa hee😁😁😁 shaacireyn ee ku jirtaa💃

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 Рік тому

    asc aboowe wax sheegno ma naqano laakin ilaahey ku mahadina naga dhigey islam alx🙏🙏🙏🙏☝☝

  • @zuldaanzeed7788
    @zuldaanzeed7788 3 роки тому

    Cryonic human forzeen
    Malantii igu horaysay walahi dawado wan uu qadan wayeey

  • @yuusufbaana6829
    @yuusufbaana6829 3 роки тому

    Naagtan mesha wxey u furaty lacag warkaz hala so xqiijio wxn macquul mahan

  • @hefaguedi8784
    @hefaguedi8784 3 роки тому

    Kkkk technologyaad ay gadhan iska dhafee Waleh inay suurta sacada qiiyamee afuufkeeda Ku sugi doonan waa hubal