Aboowe wllhi illhe dartis ku jeclahay teda kl mar walbo hol an hayo qisoyinkaga moye wax kl iguma soco nayan lkn cilada jirta waxa eh like wllhi masaro xad nimana iga ahan bes shaqada ku mash qulsanahy bejkaga iska gala asa is geyo wan dhagesta ano sar isdhahayo wan illowa lkn qisoyinka adi so jedisid iyo sida aad nogu shegto aad ayan ujeclahy wllhi illhe haku xifdiyo Aboowe mcn illhe haka raali noqdo 1m ayad iqalanta 🤲😊😘
Wall Walahi Waxan daremay inan xasid ahay sababto ah shekeyinkagaga Wanku shaqaysta markan wax qabsanayo Manta ka hor Na like kuma sarin coment Na kamaso bixin lkin Manta wixi ka danbeya Waxan raba inan video walba on dawado xaqisa siyo 😢❤❤❤
15:26 Aniga waxy iila muuqataaa inay meesha qof saddexaad ku jiro ooo 2 hablood haba masayrsanaadeene aaayah intay timaad guriga caa'isha ayadoo baangad wadata may abuurteen dagaal wayo xaaladoodo illaa heerkaaa ma gaadhi karto ee wax ila thy ina 2 dhibane yihiin baangadana ay jirto sabab kale oo ku kalifi karta inay la timaad guriga caa'isha lkn ila maaha inay ayagu is dileen wayo macquul maba ahaba
Ilahey amarkiis anigu waxan dhageysto qof ila dhageysataa waan waaye walhi meela badan o an tagay ma arkin waxan dhageysto iyo waxan xiseeyo qof xiiseysaa yaab ani walhi😂😂
Anigu qisooyinka ifiye mid kamida dhageysanaya oo ku beegneed wakhtiga break fast ama mususaacaha ayayy inan garatay codka ifiye ilahbaan ku dhaarte waaan xiiseeyaaye miyad dhagaysata Haa ayaan Ana iska soo jaray intaas dhoolo cadeeyg😂❤🎉
Ala ifiye duco nooceya kugu duceya 😢 illhow ifiye madaxisa kor ka yeel qisoyinkana noso badiya amiin ❤
❤
P
@@RahmaHassan-fz7ubmo
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم 🥰
Salalahu caleyhe wasalam ❤🥺
SCW SCW SCW ❤
Scw ❤
Qof saddexaad ayaa jira ifiyow
15:49 ifiyow ani waxaan saadaliyay qisada markii ay halkaan marayse lkn markaas qadka iiguma jirin ee waxaan soo dagsaday qisada, liketa horey usii saaraa, balse waa qisadii iigu horeyse aan saadaliyay wllhi sida aan u saadaliyay eysan waxaba iska badalin, waxan ku fakaray ayaa waxay ahayd ina "aaya" "Aisho" usoo danaanisay uu jiray qof bananka ka imaaday ii dilka geestay
Cibrada ka qaatay ah qisada intaa taxadar dheerado ah muujiyo Mar walbo albaabka iska furin qisooyinkaada wax bdn ka bartaa mahadsnd ifiyow🎉
subxanalah damac badna waxuu wilasha qar iman malah gabdho aan is ilaalino ilaha wax ilaliyee adigana wad mahad san tahy wll❤
Ifiyow wllo aad ayad umhdsnthy runtii howl ficn bad ino heydaa ilahy haku barakeeyo wllo
Haa waan arka
M.sh wll codkar ayaa thy ilaahay hakuusiyaadiyo🎉🎉🎉🎉❤❤
kofki sadaxad like saar bro ileys 🎉
mnshaa Allah ifiye sxb sare horay u soco sxb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I'm Number1 cawada wa so dhaqsatay thnx cod dahabkena🤩❤️🩹
Dhiigga iyo xaqu naaska ma qarsoomaan dad baa mooda in jannadu sugeyso oo xisaabtii ALLE illobay. .Allaha naga koriyo intii xunba. Aamiin yaa ALLAH.
Fist one❤❤
❤🎉❤
Aboowe wllhi illhe dartis ku jeclahay teda kl mar walbo hol an hayo qisoyinkaga moye wax kl iguma soco nayan lkn cilada jirta waxa eh like wllhi masaro xad nimana iga ahan bes shaqada ku mash qulsanahy bejkaga iska gala asa is geyo wan dhagesta ano sar isdhahayo wan illowa lkn qisoyinka adi so jedisid iyo sida aad nogu shegto aad ayan ujeclahy wllhi illhe haku xifdiyo Aboowe mcn illhe haka raali noqdo 1m ayad iqalanta 🤲😊😘
Sheekadaan waan dhageeatey, adilaayga waa qofkale, waxaana soo saartay dilaayga riim
Masheege marka😅
Mlmahan gactaada wey fadhidaa ifiyow😂❤
Maasha llh❤❤❤❤
sxb garoonkan quruxda badani xagee ku yaal IFIYOWU
M,a wll ifiye keep going you achieved your goals Alxm men
Ifiya hayga la aantaa abaar walahi ilaahay haku barakeyo ❤❤
Wcs 🤝 ifiye
Waaaow afsomai nice ahayadu hadlasa wanfahmiwae da skujajabaya
Ifiyow mar hore sadaliyay qisadan sidi an dhahay wu noqday
Qofo kale baajiro
Haa marar badn aa arky
Haa walhy deja vu marar badan isku arkay kaligay moodi jiray waa qarsan jiray mawalantahy is dhahaa😅😂
Walaaloow adi qiso farxad malaahelaayo miyaa danbibaarayaasha weenastaanee nanasi halmar qiso farxad koob shaax noogadhig
Farxadu maba jirto qiso laga sameeyo ilaa ay murugo wadato maahe
90ka dambi baa baareyna waa rafaadnay😭😂
Maskaxda aa nadaashay qisado hore murugu habaka ahaatee gadaal farxad😇
Waxa laguula wadaagayo ayaaba ah ku waano qaado halisaha dadka soogaarayana hakuu ahaato mid aad iska ilaaliso mahadsanidiin.
Mahadsanid wall
First person🎉❤wan kusalamay ifiyow
Ayaa waaye
Wlh ani qisada ma dhameysan haddana waxay ila tahay walasheet
Wcz pro❤
Wow overall my name is came thank god ❤❤
😂😂wawarey
Umul aaa ifiyow caadi ayad iga qosloysay wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤
Haa waan argay si fiican waliba
Haa waa arkay
Wcs wll.ifiyee ❤🎉❤🎉❤
Gabadhii maxaad u sheegi wayday inay dhimatay ama caafimaaday
Salaam all you story is wow ❤❤❤
Ifiyoow ugaas naga soo badi bro malintii laba sheeke plz thnks kaabo
Ana Marr bdn arke wax an sameye mesha ku sameye hdlka dhhy mrksa dhha wlshey dhehe hda ka hor ba ano brta hda tagnhy ku dhahy isla hdlkn
Wcs ifiye
Wcs My brother🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Somalidu xasisana waa wada daneesta yaal inta daawatay iyo inta likega saartay farqi waynbaa udhexeeya
Haa wllahi ma aragtay 🤔🤔🤔🙁
Haa wan arkay dhcdo amahadal aan isdhaho xagee ku arakty
Sallahu cala Mohamed
👍sheekada waa nice lakin ha isku soo celcelin, sharaxada yaku badan
Wcs xabiibi❤🎉🎉😊
Ba ay😂
Ifiyow qisooyinka macmacanka ka dhaaf 😂
Qoka 1aad😂😂😂
36:01 déjà vu ayaa la dhaha deja vu asal ahan French waaye 👐👐
Sxb nashiidada aad kusoo dhameysid muqaalka magaceeda ayaan doonaya
Wcs
Waa arka wxyabaha qaar oo is idhaa wxn horaa u argtay marar badan wLipa
❤❤❤❤❤
☝☝☝☺
Wllhi wad shegtay
Ifiye zxp wanku salmay😊
Haa marar bdn ayn is idhi waxn hore u argty
Ifiyaw waalaku waayay sxb❤
Ha wlhi abwe wx badan ayn isku argay😢😢
Aniga fikirkayga caisha iyo riim ayaa isla joogay aya ayaa utimiday waxay kaliya modaysay inay jjoogto caaisha aya markii aydhishay caaisha riim ayaa aragtay ugana jartay oo baxsatay
Haaa saaf waaye
Zxp macluumaad ayaan rabaa inaan kula wadaago ee xagee kaala Soo xiriiraa😢
wxso kle wey igu dhacda fal inan hore u sameyey wlipa sidisa isagoon wxpa iska badalin ba I sawirma😅💕
Cod dahba❤❤❤
Haa😂😂
Wall Walahi Waxan daremay inan xasid ahay sababto ah shekeyinkagaga Wanku shaqaysta markan wax qabsanayo Manta ka hor Na like kuma sarin coment Na kamaso bixin lkin Manta wixi ka danbeya Waxan raba inan video walba on dawado xaqisa siyo 😢❤❤❤
Manta ex control ka soo raacnay😂😂😂
Waan yaabanaa meeshaan bus geedo maleh😢😢😢😢😢😢
15:26 Aniga waxy iila muuqataaa inay meesha qof saddexaad ku jiro ooo 2 hablood haba masayrsanaadeene aaayah intay timaad guriga caa'isha ayadoo baangad wadata may abuurteen dagaal wayo xaaladoodo illaa heerkaaa ma gaadhi karto ee wax ila thy ina 2 dhibane yihiin baangadana ay jirto sabab kale oo ku kalifi karta inay la timaad guriga caa'isha lkn ila maaha inay ayagu is dileen wayo macquul maba ahaba
Haa wey jiraan waxaas
Dhibkaaas waa walawadaqabaa.ifiye
2:58
Ifiyow wlhi haben walba waan dhagaysta qisoyinkaga waxanay ii noqdeen balwad zhp please malin walpa qiso noso dhig
Naa inkaar qabto 😂😂😂😂😂
Caisha waxa dilay walashed Aniga shakigeyga 🤌🏻
Qalat ayey ehd tuhumadeyda 😂
2 duba waa dhibane
My idea
Jamaal iyo casha wlshed baa ka dambeyay waa sidan isleeyahay si ay isku helan😢
Ninyahow hadalka is rasci ha ruugin ee bismillah 😢
Qisada xidaan ufikirayay maba noqon waji kale ayay yelatay subxanalaah qisadan waxa ka bartay xaqa si walba oo loo wariyo inuu malin un illahah soo sarayo iyo taxadarka inuu fican yhy 😢
Ifiyaw pro anigu khiyaalkaa si todobaala baan u arkaa 🤔🧠😎
Haa wllhi waligey wan arkaa kaligey ayaa moodi jiray
Wll ifiye diyaradii mlesia 370 wala helay la dhahe kso hdal
JamAal dilka ku lug leh umaleenaa
Ifiyow. Nin. Adag. Oo af somali badan baad tahay. Hore. Usoco nin culus
hhhhh sleep voice cadiya nogashatay
Haa walhay😅
Codkagu waa sixiro kale 😅😅😅😅 waan kutagera
walaasheed miyaa danbiiluhu
Matan teeda aya dishay 😮😅😅😅😅
Baangad kkkkkk
Marar badan baa arkaa wax markas dhacayo oo u eg waxa horay u arkay eray qof idhahay baa dhahaa eraygan soo hada kahor ima dhihin😂
Haa markasta ayaan arkaa
😢😢😢
Haa Aniga Shaqsiyadee wan Arke Culimda waxee shegan in Aad riyda Ku Arkeso lkn Aniga Anigoow soo jeda Arkaa hdaneh mrkla Arkaa 😂😂
War saakey anoo gaari saran oo dhageysanayo qisada sheikha dambiilaha aa wxaa arkey gabr agteeda fadhiso oo ayadana dhageysaneyso wr ifiyow caan noqotey😂😭
😂😂😂😂😂😂anaga xafadeena kala bar laga dhageysta
Ilahey amarkiis anigu waxan dhageysto qof ila dhageysataa waan waaye walhi meela badan o an tagay ma arkin waxan dhageysto iyo waxan xiseeyo qof xiiseysaa yaab ani walhi😂😂
Anigu qisooyinka ifiye mid kamida dhageysanaya oo ku beegneed wakhtiga break fast ama mususaacaha ayayy inan garatay codka ifiye ilahbaan ku dhaarte waaan xiiseeyaaye miyad dhagaysata Haa ayaan Ana iska soo jaray intaas dhoolo cadeeyg😂❤🎉
Dadka qaarkood hda aduunkaan joogan weyba ilaaweyn illahey iyo aaqiro waxey rbaan iska sameystaan
Dilaaga waa cid kale mise waa jamaal
iFiye CaaLaMi❤
Dialogue jamala
Walalow sheekooyinka naga soo gaabi war badida jooji plz