Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Afrika maxaa ka dhigay qaarad faqiir ah iyadoo leh khayraadka aduunka ugu badan?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Afrika maxaa ka dhigay qaarad sabool ah iyadoo leh khayraadka aduunka ugu badan?
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: / waaberimedia20
    Instagram: www.instagram....
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

КОМЕНТАРІ • 109

  • @Samaanqore
    @Samaanqore Рік тому +13

    "رَبَّنَا لاَ تُؤَاخِذْنَا إِن نَّسِينَا أَوْ أَخْطَأْنَا رَبَّنَا وَلاَ تَحْمِلْ عَلَيْنَا إِصْرًا كَمَا حَمَلْتَهُ عَلَى الَّذِينَ مِن قَبْلِنَا رَبَّنَا وَلاَ تُحَمِّلْنَا مَا لاَ طَاقَةَ لَنَا بِهِ وَاعْفُ عَنَّا وَاغْفِرْ لَنَا وَارْحَمْنَآ أَنتَ مَوْلاَنَا فَانصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ" 🤗❤

  • @shamsosaidahmed7085
    @shamsosaidahmed7085 Рік тому +7

    Runtii mar walba waan is waydiyaa suaashan m.a alah ku dhowro 😇😇🥰

  • @jaabirmunye
    @jaabirmunye Рік тому +8

    300k coming soon insha allah🤲🤲 golden voice ❤❤

  • @cabdiraxmaanismail5216
    @cabdiraxmaanismail5216 Рік тому +26

    Asc wll waxaad noo faaidaysaa sidee somalia xaaladan ay ku jirto uga bixi kadhaa amaba looga saari karaa xalka bal nala gorfee wll lagayaaba in aad qof madaxwayne noqonaya aad hanuunisee

    • @farxiyo_hani
      @farxiyo_hani Рік тому +1

      Haa aniga xataa waa ubaahanahy walal fadlan codsigaan aqbal😢❤

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 Рік тому +8

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created Muhammad scw 💟💞 صلى الله عليه وسلم 💞💗

    • @nrcabdi
      @nrcabdi Рік тому

      ASC..🌍🌍🌍🌍🌍🌍🌍
      Waxaa jira dad iyaga oo aan ilaahey dhib gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta balse waxa aan ka hadlayo waa sida ilaaheey igu ogyahay ee aan dareemayo. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo ii igarab ah. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa ma haysan, balse qof walaal somali ah ayaa igu caawisay, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho.
      Lambarkayga: 252610256673
      Magacaygu waa nuur Cabdi

  • @mohamedibraahim8379
    @mohamedibraahim8379 Рік тому +3

    سبحانك اللهم وبحمدك أشهد أن لا اله إلا أنت استغفرك وأتوب إليك

  • @muzamilhajji8048
    @muzamilhajji8048 Рік тому +16

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفىﷺ

  • @Sumayaise
    @Sumayaise Рік тому +3

    Our teacher Abdirhmn omar
    thank you for your suggestion💯💖

  • @tomandjerry6262
    @tomandjerry6262 Рік тому +4

    Thanks wallaky Cabadirahman Waabari🥰✅

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +3

    Mahadsanid ustaad

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 Рік тому +8

    Golden voice ❤️💖

  • @shideyare3062
    @shideyare3062 Рік тому

    Thanks ustaad c/raxmaan omer

  • @Keam__05
    @Keam__05 Рік тому +2

    Thanks ustaad😘

  • @cabdiqani7624
    @cabdiqani7624 Рік тому +1

    Mahadsanid wllo 👏

  • @Zakariye.7x
    @Zakariye.7x Рік тому +2

    GOLDEN VOICE

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Рік тому +7

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @Abucubayda24
    @Abucubayda24 Рік тому +1

    Golden voice

  • @Saara__08
    @Saara__08 Рік тому +10

    Africa 🌍 waan jeclahy aniga dhul klane ku doorsan maayo dadka ku nool wa kuwa ugu fcn qiimo ahaan iyo damiir ahaan b dhul qurxan hadii la dhahane weey heysataa alx

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Рік тому +2

    Mawduuc waxtarleh
    Hore usoco waabari media

  • @kurana289
    @kurana289 Рік тому +1

    Mashaalah ustaad ❤👑😍🙏✊

  • @izickdejong1042
    @izickdejong1042 Рік тому +2

    Horey usoco sxb muqalada nosoobadi✊💪🙏❤

  • @nasiibwacan1262
    @nasiibwacan1262 Рік тому +1

    Mahadsanid sxb c/raxman

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +3

    MashaAllah ustaad ❤

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 Рік тому +2

    Kusali Xapiipka Scw

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn 9 місяців тому +1

    Guul diinta islaamka

  • @cabdikariinshariifali5746
    @cabdikariinshariifali5746 Рік тому

    Tnx

  • @hassenyusuf6687
    @hassenyusuf6687 Рік тому +1

    Masha allah nice viose

  • @mohacadecade8434
    @mohacadecade8434 Рік тому +1

    Waaaw cabdrixmaan Cumar bro horay usoco wllkeyow

  • @rishpa296
    @rishpa296 Рік тому +1

    Aqoonta allaha kuu siyaadiyo wll

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 Рік тому +1

    Wn kusalamay sxp MR Waaberi

  • @Rabadan_Hassan
    @Rabadan_Hassan Рік тому

    Mahadsanid WlloH Abdirahmaan

  • @cabdiqani7624
    @cabdiqani7624 Рік тому

    Golden and Diamond cabdiraxmaan

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Рік тому

    Masha Allah golden voice

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Рік тому

    Waa sax ustaad

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +10

    wn kusalamay qofki qoralkan akhrinaayo isago aamusan😂

    • @Diiriye14
      @Diiriye14 Рік тому +2

      Waa ka qaday anigo aamusan 😁

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 Рік тому +2

    Wll kasoo hadal taariikhda dalka kuweyt
    Mahadsanid

  • @somalia499
    @somalia499 Рік тому

    Waa mahad santahay waabari

  • @maxamadfakat9804
    @maxamadfakat9804 Рік тому +2

    imaanku washey waqaliya sasay tahay wanku khanac sanahay balse waankaba xeeynaa

  • @abdiraxiimmaxamed5988
    @abdiraxiimmaxamed5988 Рік тому

    Thanks for news

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Рік тому +2

    Ar tusalihii ugulayabkabadnaa EE afrika lagasameyay onlayabay waxoow ahaa nin dahab kudilxajonayo nin cadanane gacantuhursanayo yacnitugsanayo

  • @abdiaziizali7564
    @abdiaziizali7564 Рік тому +1

    Mhdsanid wll qiimo leeh 🙏🙏🙏🙏

  • @akramak4760
    @akramak4760 Рік тому +2

    Wlhi suasha title ka ku qoran mar bdn wa is wediyay 🥲

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Рік тому +1

    WALEE AFRICA HURUDOOY HALYEEYADAADII HAADBA CUNAAYE HURUDOOY

  • @abdirahmansalaan5564
    @abdirahmansalaan5564 Рік тому +1

    قدر الله وما شاء فعل 😢

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Рік тому +1

    AFRICA Wa Qaani Dadkedu Wa Faqiir Cajib

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Рік тому +1

    Africa ilaahey hatuso daqligooda 😭

  • @engmehmetsaid9912
    @engmehmetsaid9912 Рік тому

    Part 2 kso samey

  • @DeeqoAbdalla
    @DeeqoAbdalla Рік тому +1

    Figradla aan iyo iswafaqla aan darted benmasgegay walashay ama walaalkey

  • @cabdiraxmanfarxan7031
    @cabdiraxmanfarxan7031 Рік тому

    Africa xal bay ubahantahay

  • @suhaibali411
    @suhaibali411 Рік тому +2

    Walaal aad ayad u fiicantahay
    Qaabka aad usoo bandhigtana way fiicantahay
    Lakin woxooga hadalka yara kala saar qodobo hadad ka dhigto way kasii fiicnaan lahayd

  • @nasiibwacan1262
    @nasiibwacan1262 Рік тому +3

    Aad ayan utageraa barmamijyadada

  • @luqmaanjamac5415
    @luqmaanjamac5415 Рік тому +1

    Sxp barnaamijyadan xagee kadiyaarisa s

  • @abdiwho4992
    @abdiwho4992 Рік тому +2

    Waa Sual aan marksta is waydiiyo weeye ?

  • @bisharabdi6416
    @bisharabdi6416 Рік тому +9

    Sorry my people 😭🥺

  • @maxamadmawliid2402
    @maxamadmawliid2402 Рік тому

    Cabdi Raxman wall wan ku taa geeraa

  • @AvrgAvGeek01
    @AvrgAvGeek01 Рік тому +1

    Sxb maxaa ku editing gareesaa videoga pls

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 Рік тому +1

    Dal saboola Ma Jiro
    Lkn Dad Saboola Ayaa Jira
    Ninka Aqoonta Leh Ee Ku Leh Yurub Ayaan Tagaya Marku Tagana wuxu ka Noqonayaa Xamaal ama Darawal adigo qiima Leh Ha is Qiimo Tirin Ayaan Maqli jiray wllhi waa run

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution5560 Рік тому +1

    ቪዲዮዎችን እወዳችኋለሁ

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597

    Aniga waxa aqaana qaraaada dad sixran from puntland majirteen

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt Рік тому

      😁😃

    • @somalia80
      @somalia80 Рік тому +1

      Qofka kowado sixran waa adiga ileen mesha qabiil iyo mamul kobaled lagama hadlayne

  • @kingboy9353
    @kingboy9353 Рік тому

    The fact

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 Рік тому

    Walhi wa xanuun 😭

  • @ali.arihaniocali859
    @ali.arihaniocali859 Рік тому

    Why we run Europe amazing Africa people

    • @nasriina3355
      @nasriina3355 Рік тому

      Waa adoonsi dadban oo Europe ayaa nololtaalo ayaa nalaga dhaadhacshe, oo waagii hore cadaanka ayaa qaarada imaan jireen si dad ay ugu shaqeystaan xoog ugu kaxeysta, laakin waqtigaan dadka ayagaaba u tahtiibaayo si loo adoonsado oo loogu shaqeysto ,
      Weliba shaqooyinka ugu liito loo diro sida wayeelada gaalada xafaayadda looga badalo 😬

  • @khadrosiciid1485
    @khadrosiciid1485 Рік тому

    Maxa xal ah gaar ahaan somalia

  • @fatimaabi7285
    @fatimaabi7285 Рік тому

    Ilaa hada iyado casriya ayay jirta hayado ayay u badalen iyago raliya Aya ka xeestan

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 Рік тому

    Cadkiwaynaay aaway

  • @anyaaaadan2636
    @anyaaaadan2636 Рік тому

    Waxan jeclaan lahaa in ay nooqabtaan xilka ninkayar da'ahaan 40sano
    Ileec waxbadan fahmikaraa oo aqoonaleh aaaminaya dhalyarnimada dalkiisa

  • @seyga_gamer
    @seyga_gamer Рік тому +1

    Kkkkkkk

  • @crisaaqmuhyadiin1268
    @crisaaqmuhyadiin1268 Рік тому +1

    Innaga ayaa usababa in aan noqono faqiiro

  • @Inasaid56336
    @Inasaid56336 Рік тому

    Africa dul ayay leedahay ee dad maleh

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 Рік тому

    caqliga ayeey faqri ka yihiin

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Рік тому

    Xaga waxbarashada technology ga oo ay qaaradu 0 ka tahayna ku dar

  • @alexenderfoot3997
    @alexenderfoot3997 Рік тому

    walaal waxaad ka soo hadashaa somalia maxaa faqiir ka dhigay dadkeeda 🥺🥺🥺 plz

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 Рік тому +1

      Hhh waxaa ogthy maa lagu sheega

  • @dhalinta6649
    @dhalinta6649 Рік тому

    zxp abdirahman waaberi labbo dollar aad bay u badan tahay hadaynu nahay ree dds waxaan maalintii isticmaalnaa shaqsi ahaan lacag u dhiganta 1$ wax ka yar yacnii boqol birr

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 Рік тому +1

    Bal aan somaliya xal uraadino intaynana africada wayn falanqayn 34 sano ayaan ku jirnaa cadaabka aduunka

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Рік тому

    Ilaa hada waxba isma badalin

  • @modrichamzuk86
    @modrichamzuk86 Рік тому +1

    Désolé mon peuple ❤

  • @coldblood2536
    @coldblood2536 Рік тому +1

    Suaasha jawabteeda Wxaa kusheegeysa ayaad Quran ah oo leh ( ان الملوك اذا دخلو قرية افسدوها وجعلوا اعزة اهلها اذلة )

  • @Africa-china367trh
    @Africa-china367trh Рік тому +2

    African faaido malahan bal qof dadkiida iibinaayo sida xoolaha ka waran mida kale dadka dago qaarada waa jareer ayagana Noah ayaa habaaray, ufiirso dalalka nasabka ay dagan yihiin way fiican yihiin, somaliyana jareertaa burburisay oo shabaab ka kabuuxo

    • @Viclip24
      @Viclip24 Рік тому +1

      Adiga xitaa inaa inkaaranthy soo lagama yaaba. Somalida xitaa waa dad aan uxun oo caqli laheyn waana dad madow oo jareer

    • @somalia80
      @somalia80 Рік тому +2

      Jareerta aadledahay soomaliya ayey burbiyen Hadaysan ayaga somalia ahaanlahayn guri lagama dhisten somalia ileen ayaagaa kuu dhisee adiga laandhere iyo jileec baan ahay baadledahay markasaa makhayadaha soo buxinaysa dadka wadan faa,idada ulehna waadcayaysa kkkkkkk adoo kale baa wadanka laharey umalenaya qof jareera ama xirfad barta inuuyahay qof Daciifa oo heseya kii bartaan dhaktar ama injineer inuu mustaqbal fiican leyahay 🤔?

    • @adnanabdi333
      @adnanabdi333 Рік тому

      @@somalia80 jarerta ayaga waxba baranin oo guri dhisow iyo faryaamada kashaqeya qof aan wax baranin oo maskaxda kadaalin dhabarkuu kadaala qof walboo waxba baraninna saasa udanbeyso ama fuundi hanoqdo ama shaqo kle oo xoogsi ah haka shaqeyo.
      Marka haiiga dhigin jareerta sidii in shaqoyinkaas loo uumay oo uusan qof kale qaban karin qof walboon wax baranin Ganacsi inuu kaligiis abuurto ama rafaad iyo shaqo xoogsi ah lee udanbeyso....

  • @theLight9481
    @theLight9481 Рік тому

    Dadka sawirka ku ka muuqda ee qaarada Africa waxaa ka maqan dadyowga Cad,Carabta waqooyiga Africa, Dadyowga Soomaalida, Axmaarada,Oromada, Tigriyanka I.w.m.

  • @maxaanCunAnkuCunAker
    @maxaanCunAnkuCunAker Рік тому +1

    Ugaz waa sheeko kale 🦍

  • @adanabdulle4477
    @adanabdulle4477 Рік тому

    Sxpow aaway taariikhihii islaamka oo aad noo zoo gudbi jirtay🙄😥

  • @cabdishakuuraxmed6191
    @cabdishakuuraxmed6191 Рік тому

    Afrika waxba nagama galin qeybteeda gaalada

  • @MohamedAli-ok6tb
    @MohamedAli-ok6tb Рік тому

    MHDSND SXB

  • @mustafbashiir5306
    @mustafbashiir5306 Рік тому

    Horta Africa Urur sida `NATO ` Oo kale Inay sameeyaan Maxaa Kahor Taagan !!!

  • @axmedcumarmaxamed8599
    @axmedcumarmaxamed8599 Рік тому

    Black history

  • @mohametmiito8690
    @mohametmiito8690 Рік тому

    Siil wayne