I am very sorry for whatever happened to you, sister. You matter! If you are writing You are brave enough to write this sentence and that is step forward. I hope you talked or you will talk to someone you trust. ❤❤
Salan kadib, sahro allaha u booga dhayo, dhulmiga loogeystayna alla jaa'izeeyo ku geestay, balse waxaa wanaagsan laheed in wareysigaagu ku saleesnaado xaqiiqraadin oo aad isku dayno inaa details badan kahesho dhacda xanunnka badan. Sida:- Tarikhda dhika loogeysay? Goobta dhacdu kadhacday macada? Meesha lagu dajiyay haveenka? Sida ay kutimid gurigooda saqdhexe mdama ay tidhi xafad kale ayaa la i geeyay? Waqtiga ay nairobi tagtay? Yaa kuwehliyay caweska habenka madama ay tidhi hablo ayaan raaci jiray? Talyaniga taarikhdi/sanadki aytagtay? Tolkis makudacweysay eedwsanaha madama somalidu dhaqan uleedahay ? Si loogu cadaalad fallo ku eedeysanaha dhacda waa in lahelaa details muhim u ah xog raadinta. Mhadsanid
Ayaanle wlle mamada ninka magaciisa oo sadaxan mataqaan, waa fanan 🇨🇦 joogo Lkn magaciis; see ku raadina hadii magacisa aan lasheegin?? We need more information about him
hooyo Saafi Cumar's story is very heart breaking... Subhanallah waxaas baa rag kuula sheeegan.... very strong resilient and strong women .... " And do not think that Allah is unaware of what the wrongdoers do. He only delays them for a day when eyes will be clear".
Mashallah hooyo mcn waxaa tahay ummad oo dhan Alle ayaa ku naxariisanaya Inshallah bulshadeena way ka bixi doontaa dhaqamada qaar ee xun ay lee yihiin.
It is really heartbreaking !!!. I am very sorry for what happened to you. May Allah heal your wounds physically and mentally. May Allah reward you abundantly.
As a man a father, I can't imagine the pain she is going through. I can't imagine the pain her family felt. I hope she finds the strength to continue to heal. An advise to the journalist, stop interrupting so much please and let people finish their thoughts. To all of u that went through trauma, my thoughts and prayers are with you. Dadka maray falal noocan oo kala ah waa idiin ducaynayaa inshallah.
Subxanallah! Waxad tahay walaal macaaneey qof aad u adag! Allah xaqa ha dildilaaxiyo oo ciddi ku dhibtay maxkamad ha saaro. Haddi aynu waaliid nahay wilasheena ha la baro in aan hablaha la dhibin oo inta ay yaryaryihiin aan ku barbaarino qiimaha hablaha iyo in ay yihiin hooyadii barito ee aanay ahayn ‘toy’ sidii la doono laga yeelo! Ya Allah, na xafid oo xaqqa nagu sug!
Markaad Dhahaystay waxaan Ka sameeyay hees miraheeda Waxaa la moda Hankii aan la'haa iyo Hawadaydi dumiyoo Sidii la ii hanbooriyay La ii jaray halbowlaha Hiigasan maayo dunidoo Waxa Aan la hiiftaa Siduu haadku ii cumay Hami iyo waswaasbaa Naftaydii hareeyoo Hurdo seexan waayay Waa Anigan hayaamoo Ka huleelay meeshii Hilbahayga lagu jaray
Raga womalie dumafka somalie le kq adagy8hin gus kod me3l dulqn wide ugqli lahay naclatulahi haki djacfo badanlooda saas waye side wadankoda wax uso saari lahay ka fakirin war xafadayda cqriurta uyar xita ma so saari laran uud dunida ayaga igu lita side isku qarxiya le yaqanq wadqnkq lugu burburriyo mid kale gbr ahay iso dheh 1anis tahay sheeko gbr ahay mgc wiil waye isbadalayq 8nshaa allaha telka aniga so ibsaday
Saafi, you are one brave women. We all stand with you, and all the innocent females that experienced such a thing. One day you’ll get justice. Keep your head up!!❤️❤️
I can see that she’s suffering from ptsd related to this trauma .. I am so glad she’s speaking out about this taboo talk within our community. This conversation is needed
Waa dad moodo in ay luqadooda Somaliga liidato oo afka qalaad ee English language ka moodaan in Janadii aduunka tahey markee ku hadlaan! 😅 waxaase la yaab leh intooda badan weyba qaldayaan erayada iyo Naxwaha English ka 2035 wax luqada isticmaalo waa la weyn doonaa subxana Allah. Walasheen ama hooyadan somaliyeed Allah u boogo dhayo amiin amiin 😢
ASC Ayaanle waan ku salaamay Salaanta Islaamka Qimaha Qadarinta Mudan Allaha ku xafido Addun iyo Aqiro Waxaan Rajeyna in aad aqriso qoraalkeyga InshaAllah Habo waan laoyey gabadhaan sharafta mudan Ayaanle waxaan ahay maama weyn waan ku duceeya Allaha ku barakeeyo so badi qisoyinka in lagu Cimri qato mudan Wabillahi Towfiiq
When I hear horrific stories like these the only thing that gives me some comfort is the ayah “Your lord does not forget.” (19:64). Dry your eyes dear mama, justice is coming. ❤️❤️❤️
@@khadraciise2044you are right but these girls that those happen to can commit suicide or be suicidal so they need a platform for therapy where they shouldn’t feel alone and unfortunately it happens to people it’s hard to discuss but sometimes what you keep inside is what causes hurt and people don’t feel like they can enjoy their life they feel their life is over. I keep coming back and it keeps breaking my heart xax subhanallah May Allah cure her heart and protect her bless her abundantly
1991 in a town called Qoryoley my Aunty was raped by a group of men. As a result of her trauma she became mentally sick, deaf and mute and she remained in that state for 7 years until she passed away. Unfortunately we will never know who the perpetrates were or where they are now, but trust Allah will hold them accountable for their crimes. I am so sorry to hear about the pain of this mother as I can relate and have lived through worse in my life. In order to heal as a nation we need to speak up about the crimes and atrocities committed in Somalia. If you know people who committed crimes against innocent human beings do not protect them, speak up and shame them. Finally, I would encourage Hanoolato TV to report more stories like these so we can move forward as nation and give some sort of solace to victims of crimes in a time of distress and sadness.
SubhanAllah I know this town. I’m soo sorry. Allah naxaristo May Allah forgive her and grant her Al firdaus. I can’t imagine the pain, hurt, betrayal that she felt. I can’t imagine Ya rabbi Ya rahman ☹️😣
The only solution is to present the case to lawyers in oder to carry out an investigation and get facts , prepare a charge sheet so as to prosecute the suspect where ever he is. I believer the lady friend who escorted her to the car of the suspect on that fateful night in 1986 which resulted to her rape must be having a vital information on the suspect. From the looks of things the victim seems to be reluctant about talking up the issue properbly she is psychologically affect.
This is incredibly heart breaking. I hope that this is a lesson to everyone to believe and support victims/saviours. This is very real and we should do well to stand by our men and women who have and are being abused. Know that you are all loved.
Sxb sare waxa ku aburay oo allah swt ku ah boqor cafisbadan asturid badan naxariis badan danbikasta oo lagagalo oo laga tobadkeenana dhaafaa ee marka kowaad allah swt eebe Wayne bari Kuna hor ooy waliba xiliga danbe ee habinkii. Tankle danbiga maadama aad qof ka gashay asaga ayaa ku cafin kara allah swt ayaa awodas siiyay madama uu dulmane yahay ee qofkas cafis weydiiso bari allah swt weydiiso uu galbigeeda kuso jeediyo oo ey ku cafiso dhibna ka meyr oo waxwalba oo ey raali kunoqonee sii. Allah swt dhamanten hanawada cafiyo lkn qofka danbiisa qirtaa waliba qofka uu kagalay hortiisa ku qirtaa Kuna raaligaliyaa waa geesi qofka ladulmiyana nafis iyo raaxo ayey u tahay. Marka raadi gabadha ee uhoyo.
Saafi waan kula ooyay dulmiga laguu gaystay😭 qalbiga Allaha kuu qaboojiyo, Allaah waxaan ka baryayaa kuwii ku dulmay in ay caddaalada horyimaadaan oo laguu xukumo. Akhirana Allaha caadilka baa kaaga jari.
It's a seriously a disturbing story. I recommend that these kind of files to open sooner all over places by creating kind of platform and let's together punish those brutal rapist.
@@kaltumahmed3156 I support your point. I'm seriously disturbed by listening this kind of information. I'm little bit sickeningly all her ordeals and what she went through. The worst part is that this painful matter is done by the men supposedly protecting her. What makes this story more painful are these rapist men are singing in front of the very same community they gang raped their helpless daughter.
@@mohammedabdi7061 Wll rape is disease in somali communities it happened to lot of girls and women in specially in the Civil War times it is still happening Today with out any strong law that May limit the crime.
@@kaltumahmed3156 Walaaalo, by the time news reached to him he run to Kenya, now he has more burdens on his shoulders ….Nothing more painful than the shoes he is in plus the trial on judgment day Speaking of bringing him to court of law, it will be more pain to the mother of 5 than the rapist, thusly; please delve & weigh the drama on court!!!……Remember how criminal defenses defend their criminal clients by burying alive the victims. I believe Allah’s judgment is the best & let’s have full trust in our true & final Judge, Rabul Caalamiiiin
Shukran Yaa Allah☝ Illaahow adaa mahad leh iga xafiday dhibaatada ragu u gaystaan gabdha badan somaliyed intii la xumeeyey caafimad sii intii xumaysayna ka abaal mari
Gabdhoow is ilaaliya... Manta kuwa wiilal kusheeg shaydaan sadeexeyo Magaalada anytime la aadayo kuwa aan nafsadooda dambe kafakareen dharka soojiidashana samaynaya xiranaya, walalyaaloow kawaantooba oo nafsadiina iyo mida ehelkiina kafakaraa... Allah Aya Kolay wax dhowra ee nafsadiina ilaaliya. Waxan ahay wiil wanaaga idinla jecel
Saafi walaashay macaan waan kuu hiilinaynaa sidee kuugu hiilinaa dumar ilmo leh ayaan nahay hadaan xitaa dumar badan kuu soo ururiyo sidee u hawl galaynaa
Don't blame all guys because all of us we are not bad even girls some bad and some good Dhambilayal in aad naga wada digto maha sister aqliku xashaqeyo adunkan wixii Illahay kuqorey gafi meysid
Waa xanuun adoo dhibane ah hddana in ceyb lagugu sii tilmaamo oo dhi kaagi la nolato ood qarsato qofna ku dareemin hadii laogadana laguu hiilin wax ka xun maleh still ninkasi wuu joga ee ninkas wax halaga qabto hadiii aduun lagu dhaafo aakhira dameso xaqedana xagse ku hele insha allah
ilahay waxan ka bariney kaas iyo wixii la socotey iyo kuwa hablaha ku sameeya naclad ha ku dhacdo iyo cudur xun nacala abahood ku yal akhiro xagee galeysan😭😭😭wan ilmeeyey wlhy ax🥺😭😭😭
Inta fiirsanysa 2024😢
Sax
😢😢😢😢
Yaa weye fananka isheega
😢😊😮😮😮😊😢😢😊😢💉😊😢😊😊😢😢😊😢😊😂😢😂😊❤😢😂😂😂😂😊😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😮😂😢😢😊😢😊😢😮😮😢😊😢😢😂😢😢😂😂😢😂😢😢😢😢😊😢
@xa🎉.yaatulislaam8566
You are speaking for millions, don't cry. You are brave. I wish I was brave like you.
I am very sorry for whatever happened to you, sister. You matter! If you are writing
You are brave enough to write this sentence and that is step forward. I hope you talked or you will talk to someone you trust. ❤❤
Don't give up sis 🙏🙏 go dahir alasow help safi now
Si aad u noqoto qofka ugu horeeya ee la socda barnaamijyada fadlan ha ilaawin in aad subscribe saarto channel-ka.
Mahadsanid
Aad baa u mahadsan tahay Ayaanle,laakin mid baa rabaa in aa kugu darsado oo ah in aad qofka jaanis u siisid in oo warkiisa dhameesto horo u soco ✌🏾😍
Salan kadib, sahro allaha u booga dhayo, dhulmiga loogeystayna alla jaa'izeeyo ku geestay, balse waxaa wanaagsan laheed in wareysigaagu ku saleesnaado xaqiiqraadin oo aad isku dayno inaa details badan kahesho dhacda xanunnka badan. Sida:- Tarikhda dhika loogeysay? Goobta dhacdu kadhacday macada? Meesha lagu dajiyay haveenka? Sida ay kutimid gurigooda saqdhexe mdama ay tidhi xafad kale ayaa la i geeyay? Waqtiga ay nairobi tagtay? Yaa kuwehliyay caweska habenka madama ay tidhi hablo ayaan raaci jiray? Talyaniga taarikhdi/sanadki aytagtay? Tolkis makudacweysay eedwsanaha madama somalidu dhaqan uleedahay ? Si loogu cadaalad fallo ku eedeysanaha dhacda waa in lahelaa details muhim u ah xog raadinta. Mhadsanid
Keep going Hanoolaato Waxad no soqabataa Abdirixmaan Abdi shakuur Fadalan wareysigisa Xisa uqabaa Runtii🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨❤
Ok lkn qofka warka kasug intey kadhameyneyso
Ayaanle wlle mamada ninka magaciisa oo sadaxan mataqaan, waa fanan 🇨🇦 joogo Lkn magaciis; see ku raadina hadii magacisa aan lasheegin?? We need more information about him
hooyo Saafi Cumar's story is very heart breaking... Subhanallah waxaas baa rag kuula sheeegan.... very strong resilient and strong women .... " And do not think that Allah is unaware of what the wrongdoers do. He only delays them for a day when eyes will be clear".
Waxay tiri caruurta somalida jirka ayaa laga koriyaa lkn maskaxda lagama dhiso. I quoted from her, and I agree with her
Been ma aha caruurta somalida waa caruurta ugu akhalaq liita waa in xal lo hala
Been maha waa xaqiiq
Hada waxa ay ku oranayaan ilmaha maxaa lagu cayiliyaa, lakiin sidee caqligiisa u korshaa kuma oran karaan
@@sahraosman4613 haa waan arkay. Runtii caruurta Somalia waa la dhalaa oo waana la sii daayaa. Inamaddana waa la kibriyaa goortey doontaan bey iska bixi, xagee joogaan yeey la saaxiib yihiin maxey ku maqanyihiin wax odhanayya ma leh.
Mucjiso allha ku rido
Kuwii sidaa kugu sameyay
Hooyo mcn allaha ku xifdyai
Wlhi xanun bad la kulante😰😭😭
إِنَّمَآ أَشْكُوا۟ بَثِّى وَحُزْنِىٓ إِلَى ٱللَّهِ وَأَعْلَمُ مِنَ ٱللَّهِ مَا لَا تَعْلَمُونَ😢
Ku ducayso Mammo ❤☝🏽aayadan
Pĺpp00⁰
Ifasir wllo😭
22:29 inaad quruxbadneed shaki maku jirin ilaa hdaaba quruxbadantahay mom♥️
Haa wlh wa khalanjo 😭😭
masha alaah
Indeed extremely beautiful
Aad by uquruxbdney 😭😭😭
Aad iyo aad
Mashallah hooyo mcn waxaa tahay ummad oo dhan
Alle ayaa ku naxariisanaya
Inshallah bulshadeena way ka bixi doontaa dhaqamada qaar ee xun ay lee yihiin.
Ah this broke my heart
Abdulahi goof baladhahaa wecelkaas hala ribodo 👎👎👎
@@user-di9jm4cw1n fanaaan miyaa
@@xaawocismaan2407 yes
Ah wlhi wan la ooye
@@mustaqbalabdiweli ١١١١١
It is really heartbreaking !!!.
I am very sorry for what happened to you. May Allah heal your wounds physically and mentally. May Allah reward you abundantly.
Ameen ya rabal alamin
Ameen
Broke My heart wallahi 😭😭😭,,,,,,,,,,,,, love u mama u Are the best person in the Word 🌸🌸🌸
🥰🥰🥰
As a man a father, I can't imagine the pain she is going through. I can't imagine the pain her family felt. I hope she finds the strength to continue to heal. An advise to the journalist, stop interrupting so much please and let people finish their thoughts. To all of u that went through trauma, my thoughts and prayers are with you. Dadka maray falal noocan oo kala ah waa idiin ducaynayaa inshallah.
@@zaniratiger6934uuu
Dahir alasow supports her now
Subxanallah! Waxad tahay walaal macaaneey qof aad u adag! Allah xaqa ha dildilaaxiyo oo ciddi ku dhibtay maxkamad ha saaro.
Haddi aynu waaliid nahay wilasheena ha la baro in aan hablaha la dhibin oo inta ay yaryaryihiin aan ku barbaarino qiimaha hablaha iyo in ay yihiin hooyadii barito ee aanay ahayn ‘toy’ sidii la doono laga yeelo!
Ya Allah, na xafid oo xaqqa nagu sug!
Markaad Dhahaystay waxaan Ka sameeyay hees miraheeda Waxaa la moda
Hankii aan la'haa iyo
Hawadaydi dumiyoo
Sidii la ii hanbooriyay
La ii jaray halbowlaha
Hiigasan maayo dunidoo
Waxa Aan la hiiftaa
Siduu haadku ii cumay
Hami iyo waswaasbaa
Naftaydii hareeyoo
Hurdo seexan waayay
Waa Anigan hayaamoo
Ka huleelay meeshii
Hilbahayga lagu jaray
Fadlan miraha heestaan oo dhamaystiran waxaan jeclaan lahaa inaan u gudbiyo Bulshada Gaar ahaan gabadhaan dhibanaha ah Balse Meel Aan u mariyo ma hayo iyo telka keedaba
Masha Ialh ereyadaada
Ma Sha Allah
maasha Allaah
Mash allah abawaan dhameestiran thanks 🙏
Kufsigi Waagaas Naftada Waba Laguu Deynayee Hada Gabadhii La Kufsado Waaba La Jarjaraa Oo God Lagu Shubaaa Yaa Rabi Adaa Awood Lehe Dhibatadaaan Raadka Dheer leh Naga Reeb Oo Naga Cirib tir Yaaa Rabi 🤲🤲
Raga womalie dumafka somalie le kq adagy8hin gus kod me3l dulqn wide ugqli lahay naclatulahi haki djacfo badanlooda saas waye side wadankoda wax uso saari lahay ka fakirin war xafadayda cqriurta uyar xita ma so saari laran uud dunida ayaga igu lita side isku qarxiya le yaqanq wadqnkq lugu burburriyo mid kale gbr ahay iso dheh 1anis tahay sheeko gbr ahay mgc wiil waye isbadalayq 8nshaa allaha telka aniga so ibsaday
Aadbaan uga jiriricoodey markaan fariintaada arkey abayo runtii waan ka damqanaa ragga haadn nahey kuwa xunna nagama mid ahan dadkeenana wacyigoodaa hooseeya runtii ilaahay hafahansiiyo adinkana Allaha idin xifdiyo inşallah ❤
Kasaa Laqatayba Midh kumay dhufan jirin Lkn kuwan imika Qofkii Xataa 2jir haduuyay walajarjaraa
Inta video gan so radisay manta like sar
Xagee ka soo raadisay lkn Ani hada dhow Lee maqlay markaan maxkamada Daahir ka arkay ax😢
14:10 14:11 14:12 @@DUNIDACUSUB155
😢
😢
asc mcnto xaage kala so xariir Kara ?
Afartan sano ayay ooyaysaa inkaar idinku dhacday idamka alleh😭😭😭😭
Saafi, you are one brave women. We all stand with you, and all the innocent females that experienced such a thing. One day you’ll get justice. Keep your head up!!❤️❤️
Tik tok ayaan kugu soo arkay hooyo mcn 😭💔Xaqaaga allaha ka soo ifiyo😭🤲 waaka xumahay wlhi aduunka ayaa sidaa iska ah ilaahey ayaan kaaga baryaa inuu kaa farxiyo oo murugta kaa qaado😭🤲
So heart breaking indeed but to be spoken it needs courage and braveness am very proud of her mashallah.
I can see that she’s suffering from ptsd related to this trauma .. I am so glad she’s speaking out about this taboo talk within our community. This conversation is needed
Yes she traumatized
this conversation is not needed at all. she is now being attacked, only worsening the wound
@@abdikanimuse1576the conversation is NEEDED she’s speaking on behalf of all the raped victim! That would love to see justice
Dadka intooda badan af ingiriis ayay wax kusoo qorayaan tolow ma cadaan bay noo haystaan mamadan waxa kudhacay waa xanun walahay Ilahay qofwalba oo dhibataysan dhibatada hakadulqaado 💯🙏
Haa hortada yaabay😢😢
aamiin aamiin 😥😥🤲😭
Analayaban😢😢😢😢
Waa dad moodo in ay luqadooda Somaliga liidato oo afka qalaad ee English language ka moodaan in Janadii aduunka tahey markee ku hadlaan! 😅 waxaase la yaab leh intooda badan weyba qaldayaan erayada iyo Naxwaha English ka 2035 wax luqada isticmaalo waa la weyn doonaa subxana Allah. Walasheen ama hooyadan somaliyeed Allah u boogo dhayo amiin amiin 😢
Dadka luqada ku hadal English uu fasirayan adiga dhagayso intaba kabadan
Wariye qofka markuu emotion yahay sii waqti uu ku qaato dareenkiisa ama ooyintiisa hana kasoo dhaxgalin
xirfadiisu ma sarayso runtii.
Yah of course de warye is unprofessional
Somalida qaar malahan nxariis dad ayaa hortooda lagu dilay
Sorry 😐
Sorry mom 😢😢
Nacalaaa dhaqankaaan somaliyeed kuyaaal waliba odayaaasha somaliyeed ooo ninku hadu gabar kufsado usii doodaayo oo utaaga wlhi ragu qalbi malahan . after i watch this video i can't breathe i can't stop my tears tbh inaan somali kadhashto anoo walibo gabar sii ah aad baan uga xumahay 🥺😭
Abayo mcn dadkeena somaliyeed xaqa allaha tuso
dhaqan xun o jahli ah waye alx hada aduunka wa xor wala hadi kara
ASC Ayaanle waan ku salaamay Salaanta Islaamka Qimaha Qadarinta Mudan Allaha ku xafido Addun iyo Aqiro Waxaan Rajeyna in aad aqriso qoraalkeyga InshaAllah Habo waan laoyey gabadhaan sharafta mudan Ayaanle waxaan ahay maama weyn waan ku duceeya Allaha ku barakeeyo so badi qisoyinka in lagu Cimri qato mudan Wabillahi Towfiiq
When I hear horrific stories like these the only thing that gives me some comfort is the ayah “Your lord does not forget.” (19:64). Dry your eyes dear mama, justice is coming. ❤️❤️❤️
و يقولُ اللهُ تباركَ وتعالى وعزَّتي وجلالي لأنصرَنَّكَ ولَو بعدَ حينٍ
Naxariis laawayaal. Naar aduun&mid aaqiro idiinku dhacday. 💋 Saafi Cumar ❤️❤️ Qalbiga ayaan kaa jeclahay ❤️
Mamo waa kaxumahy dhibta ku gaartay 😢.waana kaga mahad celinaya lawadaaga qisadada ❤️
She is brave mashallah we need more women like her to speak about the hidden pains and trauma somali women have being through out the century 🥲😭😭
It needs no to Explain now the past
I say shame on you it doesn't make sense to talk about what happened in the past it was Already gone
@@khadraciise2044 absolutely I agree
Walahi dumar badan ayaa qarsanaya arikan oo kale
@@khadraciise2044you are right but these girls that those happen to can commit suicide or be suicidal so they need a platform for therapy where they shouldn’t feel alone and unfortunately it happens to people it’s hard to discuss but sometimes what you keep inside is what causes hurt and people don’t feel like they can enjoy their life they feel their life is over. I keep coming back and it keeps breaking my heart xax subhanallah May Allah cure her heart and protect her bless her abundantly
1991 in a town called Qoryoley my Aunty was raped by a group of men. As a result of her trauma she became mentally sick, deaf and mute and she remained in that state for 7 years until she passed away. Unfortunately we will never know who the perpetrates were or where they are now, but trust Allah will hold them accountable for their crimes. I am so sorry to hear about the pain of this mother as I can relate and have lived through worse in my life. In order to heal as a nation we need to speak up about the crimes and atrocities committed in Somalia.
If you know people who committed crimes against innocent human beings do not protect them, speak up and shame them.
Finally, I would encourage Hanoolato TV to report more stories like these so we can move forward as nation and give some sort of solace to victims of crimes in a time of distress and sadness.
SubhanAllah I know this town. I’m soo sorry. Allah naxaristo May Allah forgive her and grant her Al firdaus. I can’t imagine the pain, hurt, betrayal that she felt. I can’t imagine Ya rabbi Ya rahman ☹️😣
@@Adelina24244 may Allah protect you and your loved ones. Thank you for the kind words and prayers.
Mm
Ninka Hala xiro soomaaliyey
The only solution is to present the case to lawyers in oder to carry out an investigation and get facts , prepare a charge sheet so as to prosecute the suspect where ever he is.
I believer the lady friend who escorted her to the car of the suspect on that fateful night in 1986 which resulted to her rape must be having a vital information on the suspect.
From the looks of things the victim seems to be reluctant about talking up the issue properbly she is psychologically affect.
Inta hada uun ogaatay 😢 like
I felt her pain 😭😭😭I'm sorry Hoyo. We need more people like you to talk about these issues.
Very touching story we hope the perpetrators will one day brought before the justice,may Allah make easy for you whatever happened.
Asc mashallh keep me good work long l
Live Somalia
This is incredibly heart breaking. I hope that this is a lesson to everyone to believe and support victims/saviours. This is very real and we should do well to stand by our men and women who have and are being abused. Know that you are all loved.
Ya rabi San maxawaye hbo dad xun bey ahayen
Tightly b drive yyuhhi
P
2sano kahor baan dawnyy lkn manta xanunka ay daremyso wan la dareemyaa wlhi😢💔
Allah hakuu gargaaro😞💔
Maxa ku helay😢😢
Maxaa kugu dhacay abyo😢😢😢😢😢
Xasbunulah see wax ku garen😢😢
sorry abyo
Baartiga arin fiican mahan
Waa xaflad
Rag iyo dumar
Soo abaabulaan
Waa khatar bay leedahay
Subxanallah
Allah dumarka Somaliyed
Inoo xifdiyo aamiin
Furitaanka dhibkaas ayuu leeyahay waa gabar meesha ay rabto aadeyso
Waa sax party mawanaagsano lakin maha micneheda in gabdhaha la kufsado
Parti iska daaye xitaa adoo qaawan habeen bar hadaad meel kaligaa soctid... Cidna xaq uma laha iney ku kufsato.
Nin rag aan ahay waligeey qiso aan daawaday kama ooyin laakiin tan walaahi waan ooyay
😭😭😭😭
😭😭😭
@MH waa runtaa walaal, laakiin aniga xataa filmaanta hindida kama calool jileeco, ee waxaa I dhibeeyso gabar soomaaliyeed oo walaasheen ah ninka isku dayaayo in uu xoogo
Anigu xitaa waan oyay alle maskintan ha uboog dhayo gabdha bdn ayay ku dhacday waxaano kalle😭😭😭😭😭🤯
Ooh intu kuma xirno raganimada ee bila,aadanimo iyo naxariista alle siiyo insaanka ayeey ku xiranthy hbo.
Allah swt awood ayow ku siiyay hooyo mcn waayo geesiyad ayaad tahay.
Asaga ayaa maanta dhibka aad shalay ku jirtay ku jira.
Ogowna marwalba qofka danbiilaha ah ayaa nolosha ku dhiban ku imtixaanan.
Walalow Ana sas camal sameyay sidee dabigaa isaga tiri kara gabadhii wali way noshaahy wana yarahay wali 18 bajira caqli xuma iqaday😭
Sxb sare waxa ku aburay oo allah swt ku ah boqor cafisbadan asturid badan naxariis badan danbikasta oo lagagalo oo laga tobadkeenana dhaafaa ee marka kowaad allah swt eebe Wayne bari Kuna hor ooy waliba xiliga danbe ee habinkii.
Tankle danbiga maadama aad qof ka gashay asaga ayaa ku cafin kara allah swt ayaa awodas siiyay madama uu dulmane yahay ee qofkas cafis weydiiso bari allah swt weydiiso uu galbigeeda kuso jeediyo oo ey ku cafiso dhibna ka meyr oo waxwalba oo ey raali kunoqonee sii.
Allah swt dhamanten hanawada cafiyo lkn qofka danbiisa qirtaa waliba qofka uu kagalay hortiisa ku qirtaa Kuna raaligaliyaa waa geesi qofka ladulmiyana nafis iyo raaxo ayey u tahay.
Marka raadi gabadha ee uhoyo.
@@asadabdi2881 mawaxbaad kufsatay
Saafi waan kula ooyay dulmiga laguu gaystay😭
qalbiga Allaha kuu qaboojiyo,
Allaah waxaan ka baryayaa kuwii ku dulmay in ay caddaalada horyimaadaan oo laguu xukumo.
Akhirana Allaha caadilka baa kaaga jari.
Subhanallah Alle ayaa imanka ka qaday Allow na astur o nogargaar inarag waa waraabe Allow hano jabin waacadawe .Subhanallah
ولاتحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون إنما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الأبصار
Waa Qof Ehelu Salaad Ah Gabadhaan
Maasha Allaah ,Xaqeeda Banaanka Allaha -
Keeno ,
Waan kaa xumahay wixii kugaaray waana runtaa gabar quruxbadan waaba aheed hadaaba quruxbadan tahay maashaa allah
Maxa ushirqooshe he duniyo😂😂
Ma aragta ma iyadipa tolay😂@@ZamzamZamzam-uy3qb
So heartbreaking but so needed to be spoken about in the Somali community. Very proud of her mashallah.
ABDULLAHI GOOF that's his name fadlan ha la faafiyo
T
Y by to
@@jamjams2740 q no s foog by in n no no no no no
Waa wax laga xumaado in gabadh Somaliyed waxaas foosha xun loo geysto, welina lagu wodo gabdhaha Somaliyed.😭😭😭😭
Mk
1986 waliba aan waxba laga qaban dowlad baa jirtay waagaas baa lagu leeyahay.
@@ahmedqumbe3644 maba aysan sheegin ee wax waa la iiqabanlahaa bay tiri dhamayso muuqaalka intaadan waxsooqorin
@@ahmedqumbe3644 hade may sheegin wll haday sheegi lahayd nimankaas waaxbalaga qaban lahaa 🤦
@@hana8824
Waan dhamaystay see wax loogu qaban lahaa waxqabadka ma 6 biloodoo xarigaa dadka wax kufsada surka waa in laga jaraa.
Ani fikiir ahaan hooyo saafi qur aan halasaaro sii miskaxdu ugu degto aaaad qur aan saarka u badaso hooyo
We need to find this man sister.
May Allah help you to relief your pain sister.
The prophet saw say don't walk at night he advice come home early it's evil who walk at night..sorry sister
Eedo aad iyo aad baan uga xumahaay , you are very strong mum
Inta nool ifka allah ku cadaaba inta dhimatay iilka allah ku gubo 😭😭😭😭
Inshallah Allaha Weyn baa ka Goyn doona, waxa la jooga waa Aduun, wana laga taga lakiin Aakhira waryaal.
It's a seriously a disturbing story. I recommend that these kind of files to open sooner all over places by creating kind of platform and let's together punish those brutal rapist.
@@shibiskadhehtv8382 wiilkaan waa wariye dagan raga markuu wareesayo caawa qal-qal baa ku dhacay
Could we all establish concern humanitarian group and bring justice for sister
@@kaltumahmed3156
I support your point. I'm seriously disturbed by listening this kind of information. I'm little bit sickeningly all her ordeals and what she went through. The worst part is that this painful matter is done by the men supposedly protecting her. What makes this story more painful are these rapist men are singing in front of the very same community they gang raped their helpless daughter.
@@mohammedabdi7061
Wll rape is disease in somali communities it happened to lot of girls and women in specially in the Civil War times it is still happening
Today with out any strong law that
May limit the crime.
@@tusmoaadil1825
You nailed it
I live in Canada and I’m not even sure what Somali singers are still here in Canada. SubhanAllah! Allah ku qaban donna, don’t cry 😢 SubhanAllah
Abayo ninka magaciis
@@husseinabukar7723 cabdulaahi goof.
@@niyaaladem ilaahey musiibo Haku rido😭
Sorry miskiina
@@husseinabukar7723 aamiin
😭😭 saan u ooye waligen maan u ooyin yaa rbi cadaalad keen😭😭😭😭😭😭
I'm so sorry sister 😔
Amiiiin yarab 😭😭😭😭😭
@@akh8501 dumarka somaliyeed wye dulman yihiin
@@akh8501 intee gabdhood oo diintoda ku dhaqma baa San cml lagu sameeyey maxaa cawanka iskaaga dhigtaan
@@akh8501 oo ilmahaa yar yar oo somali lagu kufsanayo oo 6 jir iyo 12 jir ah ma diin bay garanaayan isheeg
Sujuud wayn ba ka muuqata miskiin mamo ilhy haku gargaaro Hana ka harin eeygaas fanaankiisa wasaha
Those criminals must face justice
Tiiiiii Aaakhiraaa sugaysa
waa sax we should help her
Could we PLEASE establish a group to help this criminal bring into justice
@@kaltumahmed3156 Yes it's should be
@@kaltumahmed3156
Walaaalo, by the time news reached to him he run to Kenya, now he has more burdens on his shoulders ….Nothing more painful than the shoes he is in plus the trial on judgment day
Speaking of bringing him to court of law, it will be more pain to the mother of 5 than the rapist, thusly; please delve & weigh the drama on court!!!……Remember how criminal defenses defend their criminal clients by burying alive the victims.
I believe Allah’s judgment is the best & let’s have full trust in our true & final Judge, Rabul Caalamiiiin
On behalf of Somali men, I apologize for your hurt, sis.
Thank you on behalf of somali women. We can't destroy each by supporting criminals.
Wixii dhacey
30years ma naga raali galin
Luqaddaada ku hadal miskiin baa tahaye!!.
@@mohamedmire7660 ha jaajkarayn, qoraalka English ii fududee. Cimrigayga qurbadan joogey 10 sano ma hee.
I regretted being somali man, but these stories can make difference.
Ayaanle, waxa aan kugu biirin lahaa in aad qofka Ka dhexgalin oo aad dhagaysato.
Waa runtaa wuu inoo dhageysto
Wa runta walal ninkan ash maaha maruu waxyaabo qalbigeeda Bogta kutaal xoqaya sii waydinayo iyo maruu hor booday qof dhibaato soo madhay
War ninkaan asagaa shaqadiisa iddinka cilmi badane ka dhamaada
Aad iyo aad wlhi Ciila iga qabtey
Haa walaal wa sax inu ka dhex galo may ahayn sheekada
Mama allaah ku garabsiiyo aduun iyo aakhiro
Waxaase kuleeyahay dhibka qofkan kuu geystay uu kaaga aaro adoon ama uu kaaga aaro allaah keebaa dooranlaheed
Maxayelay addunka waa wax dhamaanayo
Balse tan allaah waa mid soconeyso oo aad u xanuun badan
Hadii uusan ka too badkeenin
Hadii xataa uu toobadkeeno adiga ilaah ayaa kuxaalmarinayo
Mhdsnid wll ayaanle iyo maama saafi
😢
This made me cry wlhi .. no wonder why we don't have peace😭😭😭. So many injustice
Maamo waxa hiil kuugu filan inta somali ee maqashay sheekadan ee kula oyday. Isagana waxa habaar ugu filan inta somali ee habaartay ee maqashay sheekadan. Waxaad tahay geesiyad.
Xishood meelbay dhigatay maamadani gabarnimadedii iyo hadaba m.alh hoyo qaaliya
Gabar wlh wa dheyman allah inoo daayo oo inoo xafido raga sidaas sameeya waxaa fiicn in xubinta daranka laga jaro
Hadii maanta kugu horeesay like saar
Waa markii igu horeesay ay dhagaheega maqlaaan
Ninkaas akhiro iyo addunba alle haka jaaseeyo so sad wlh😭
The most painful story I have ever heard 💔😭😭😭
please take care of your kids 🙏 , Specially the young girls
Jhou
hjml
What's wrong with this interviewer he keeps disturbing her, let her talk man.
Hadau kanada jogo xidh
WAQTIGAASI WAA WAQTIGII RAJIIMKII SIYAAD BARE DALKA KU SUGNAA WAXA WAX KUFSANAAYAY WAXAA KA MID AHAA FARMAAJO
Because he doesn't want admit as a somalies we don't follow our religion specifically men😡
His interview always like this
@@umu2600 kkkk
Alhayooow Naxariistada Ka Qaad Nin Walbo Oo Gabdh xumeyo😭🤲
Shukran Yaa Allah☝ Illaahow adaa mahad leh iga xafiday dhibaatada ragu u gaystaan gabdha badan somaliyed intii la xumeeyey caafimad sii intii xumaysayna ka abaal mari
Adaa lagu kufsanaa waxbana kamabadalikartid shubayaheey
@@Sakixsn10Hasbuna Allah wanicmal wakeel
Alla Rabbiyoow ka caafi oo ajarkeeda maalinta qiyaamaha ugu kab
Xasbunaa Allaah Alloow waraaba yaasha naga qabo adigaa Qaadir ahee
I am very very sorry it is a painful event but I really appreciate your advice to young girls to speak their problems and you get justice Insha Allah
قال الله تغالي .إِنَّ الَّذِينَ يُحِبُّونَ أَن تَشِيعَ الْفَاحِشَةُ فِي الَّذِينَ آمَنُوا لَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ فِي الدُّنْيَا وَالْآخِرَةِ ۚ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ .
Caadilow adiga aya u jeedo ee dadkaas adun iyo aaqiraba cadaab 🥺😢
Sawdfi
Rydhc
D
Iidle hadalka dhagayso, markasto hadalka waad ka dhaxgalaysaa.
🥺😭💔Maanta hooyo hadan awood leeyahay walahi inaanad oydeen ee waankuso aargudi lahaa alle hooyo hakuu hiiliyo😭💔💔💔💔
aamiin 😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Maamo saafi barve waayey really to come out many more people ayaa ku dayo doono
Gabdhoow is ilaaliya... Manta kuwa wiilal kusheeg shaydaan sadeexeyo Magaalada anytime la aadayo kuwa aan nafsadooda dambe kafakareen dharka soojiidashana samaynaya xiranaya, walalyaaloow kawaantooba oo nafsadiina iyo mida ehelkiina kafakaraa... Allah Aya Kolay wax dhowra ee nafsadiina ilaaliya. Waxan ahay wiil wanaaga idinla jecel
😥😭😭runtii waa qiso muriga ah ilhy hakuu hiliyo.ilhy waxba kama qarsoona😭😥
It's Soo painful, my allh help you mentally and physically. you are Soo strong m.a
Sa gsi
Waxan aad ugu farxsanahy inay soo kabsatey maamadan oo ilmo dhashay
Masha alah wan dhafri gaadhey bee
Masha alah maamo
Saafi walaashay macaan waan kuu hiilinaynaa sidee kuugu hiilinaa dumar ilmo leh ayaan nahay hadaan xitaa dumar badan kuu soo ururiyo sidee u hawl galaynaa
Walasheen wlhi hileee noga bahan thy 😭😭😭😭😭😭
Waxaad ugu hiilin kartaa imaa meel walba somali wax ku qorto aad ka dhahdid saafi cumar cadaalad rabtaa
Pages ugu caansan somalida waxa macquul ah in umad dhan u kacdo
Wn uhilinay 😭😭😭😭
Adinka aya cawin karten xaqedana uso Dhecin karten inkasto alle supxana watacala u jogo ilahey waxan ugo barya mamadan ay Hesho waxay rabto
She was 16.yrs I'm feel so sorry😭💔
Walaal qof adag ayaa thy weeyna fcn thy inad dadka la wadaagto waan kula qeeybsanaynaa xanuunka iyo murugta.
Ilahay wa waxanka baryaya in ragas adun iyo akhiro lagu iqabo alle naarta haku fogeyo 😭😭😭😭😭😭😭
Hooyadaan halmar laabta inan geliyo ayaan rabi lahaa si ay isaga ilowdo 🤒😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Laab taada ma waxay ka duwan tahay dadka kale hadda ka hor qof ma ku daawaysay
Aniiga labtaada ii geli
@@xogbaar waa iga qoslisay wlhi 😂😂😂😂
@@rahmamohamed5636
Waxa qofkas qoray iga yaabiyay hadde 😅
@@xogbaarhhhhh 😂😂😂😂😂
Bless her for sharing 😢 sending her her 💓
You're so strong and beautiful, praying for your healing❤️❤️
at the end of the day justice will win insha allah
our prayers are with you and other Somali girls
ATTENTION: GIRLS STAY IN YOUR HOUSE AND DON'T BE FRIENDS WITH GUYS ......IWILL NEVER LET MY FUTURE DAUGHTERS HAVE GUY FRIENDS ....
True👏
Don't blame all guys because all of us we are not bad even girls some bad and some good
Dhambilayal in aad naga wada digto maha sister aqliku xashaqeyo adunkan wixii Illahay kuqorey gafi meysid
Fact 💯 don’t be friend with a men’s or get close to them unless they’re among your family
@@mohamedabdi2157 iknow dadku in xun iyo in fcn ba wey leeyihin lkn waxa jirta marmar uu shaydanku qaado qofka raga ah siduu doono haduu u fcnado oo shahwadisu ka xoog badato 🤷🏻♀️
@@TikTok-lg1gb 💯💯💯
Hal habeen ayay nolosheedii ku bur buriyeen OO ay muraayadeedii ku jabiyeen😭😭😭
Haa wall ilaahay hakajaaseeyo
Ani xata 😭😭
Abayo maxa ku helay😢😢😢@@MustalifaMaxamud
Very sad walahi 🥲. This is unfortunately common in our community and she is doing the right thing by speaking up.
Waka xumahay hooyo mcn 2024😢😭
Heart touching story wlhy😪i feel sorry for her 😢 I pray you will get justice ⚖ and criminals will be punished inshallh
I.a.m.so.sorry
Allah waxaan ka baryeynaa inuu u hiiliyo miskiintaan foolxumo aduun iyo mid aakhirona ku rido gangiskina dhibta u geystay.
Subhan’Allah! This broke my heart. 😭😭🥺🥺
Waa xanuun adoo dhibane ah hddana in ceyb lagugu sii tilmaamo oo dhi kaagi la nolato ood qarsato qofna ku dareemin hadii laogadana laguu hiilin wax ka xun maleh still ninkasi wuu joga ee ninkas wax halaga qabto hadiii aduun lagu dhaafo aakhira dameso xaqedana xagse ku hele insha allah
Walaala Yaal ☝️☝️Yaa Muslims☝️🤲 {اتَّقِ اللهَ حَيْثُمَا كُنْتَ، وَأَتْبِعِ السَّيِّئَةَ الْحَسَنَةَ تَمْحُهَا، وَخَالِقِ النَّاسَ بِخُلُقٍ حَسَنٍ}😭
❤❤❤❤❤❤
Oh, I cried with you because your heart hurt. May God comfort your heart Somali man is not cruel 💔😭😭😭
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔😭😭😭💔💔
@@ayaansuldanahmed2353 😭😭😭😭😭😭😭
She's smart and brave. I feel sorry for her and we ask Allah to reward you well in this dunya and hereafter.
I truly believed you story. 100 % fact.
No she's a agent of the feminist NGO movement
ilahay waxan ka bariney kaas iyo wixii la socotey iyo kuwa hablaha ku sameeya naclad ha ku dhacdo iyo cudur xun nacala abahood ku yal akhiro xagee galeysan😭😭😭wan ilmeeyey wlhy ax🥺😭😭😭