MAGAALADI JACEELKA EE BERBERA 24 SAAC AYAAN KUSO QAATAY ❤️ ||SOMALILAND CAMPING)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 бер 2024

КОМЕНТАРІ • 111

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 4 місяці тому +11

    Sida adiga riyadaadu kugu rumowdey in aad tagto moofadiii Elmi boodhari ana allah ha igu rumeeeyo😢 ilahow mr uuun iirumeeeye riyadeyda in aan mr uun berbera Ado

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 4 місяці тому +4

    Ismahaan dahir welcome to berbera dhul ciise mouse 🏊‍♂️ 🐠 😂❤

  • @khadarmohamed6846
    @khadarmohamed6846 4 місяці тому +7

    Barbera way dhisantay walahi bari hore ayaa igu danbaysay

  • @Ardaa_fardowza143
    @Ardaa_fardowza143 4 місяці тому +9

    Barbera WOW

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 місяці тому +3

    Somalilaan weeye ilahay how siyaadsho nabada iyo qoruxuda💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤

  • @mbaqasvlogs7147
    @mbaqasvlogs7147 4 місяці тому +4

    Habar gidiroow gabadha Igu darsada Berbera Ayaan joogaaye

  • @ilkacaselyricslyrics2723
    @ilkacaselyricslyrics2723 4 місяці тому +1

    Mansha Allah amazing video

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 4 місяці тому +2

    Baradii jacaylkiyo bar baraan xasuustaa iyo bari samaadkii❤️👋🏻

  • @cabdullaahicabdi4197
    @cabdullaahicabdi4197 4 місяці тому

    Horay usoco ader mcn hormar wacan

  • @Fransiis
    @Fransiis 4 місяці тому

    Berbera Beach Abayo Beela Waaye Welcome

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 4 місяці тому

    So beautiful Maansha Allah

  • @ShukriabdirahmaanYuusuf
    @ShukriabdirahmaanYuusuf 4 місяці тому

    M.a hormar wacan kuurajaynaa hapo mcn ❤❤❤❤

  • @mbaqasvlogs7147
    @mbaqasvlogs7147 4 місяці тому +1

    Maansha Allah caasimadii jacaylka

  • @user-bh9ze2bf8g
    @user-bh9ze2bf8g 4 місяці тому +3

    Maanshalah reer berbera soo dhaweya inanta waa boqorad

  • @mariemamohamedsh3454
    @mariemamohamedsh3454 4 місяці тому

    Walashy Kalgacal bilash laguma odhan gacan dahab. Allahuma barek.

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 4 місяці тому

    Aawey heestii reer berbera ha siyaarteen

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 4 місяці тому +2

    Indeer Nimanka Hawiye xataa halkan ma soo gaadhin ❤❤❤ isaaq Gabartaa ha dhaafina

  • @xamdafarxaan5358
    @xamdafarxaan5358 4 місяці тому +1

    Maanshaalaah waadqurux

  • @user-hr8eh9bm9h
    @user-hr8eh9bm9h 4 місяці тому

    Apti Waa ziviiCaNe Zoo Dhac Burao

  • @user-ws6fr3xx6u
    @user-ws6fr3xx6u 4 місяці тому

    So dhawoow walal Ismahaan

  • @hassanabdi2742
    @hassanabdi2742 4 місяці тому

    M.A Video si fcn loo diyaariyey weeye editing wngsn 👍

  • @user-sy6ik3tu8v
    @user-sy6ik3tu8v 4 місяці тому

    Macha Allah

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 4 місяці тому

    SALAAM Alaykum masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 4 місяці тому +1

    Woow adaaba jecel jecel u samysenb😂😂😂😂❤❤❤

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 4 місяці тому

    Berbera Magaladeedi❤

  • @Iidle02
    @Iidle02 4 місяці тому

    Waa maxay gabadhan rag aan muxrimkeeda ahayn ayda lajoogta

  • @IsmailMusa-qc9js
    @IsmailMusa-qc9js 4 місяці тому +3

    ISMAHAANEY BURCO ADD GABILEY BOORAMA CEERIGABO AAD❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-iq4gg6vb2s
      @user-iq4gg6vb2s 4 місяці тому

      ❤Maansha alah ismahaan ❤ Qurux ❤sland nabad ❤walaahi ❤badaa ayaad seexatay ❤inay xabad ❤kaluun ah fresh kuu ❤soo saraan bay ahayd ❤waaaaw ❤fariid yar ❤si fiican bay wax u duuvtaa❤

  • @siradhali9291
    @siradhali9291 4 місяці тому

    Wallaal Nernero ma aha waa Berbera

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 4 місяці тому +5

    Reer somaliland ❤❤❤salaan gobeed asxaabta qaali ah ❤❤❤❤❤150 sano kor ayaa igu danbaysayy❤❤❤❤ dhal gobeed ❤❤

  • @Fransiis
    @Fransiis 4 місяці тому

    Maashalah Great Somaliland Berbera Beach Batalaale ❤❤❤

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 4 місяці тому

    Burco tag walalo qaali ❤❤❤

  • @karrama947
    @karrama947 4 місяці тому

    Barbara waa meel anjeclahy wana mgaldi jecelka wxana lailawikarin iney kasobxay mucaashaqi wyna ee CUMARDHUULE AHUN wxu ahaa fanan anlailawikarin somalida dhexdeda wana fanan aantegro allah haunarste berbera wali ma arkin lkn in.a waimana mrku ilahey iqadaro

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc 4 місяці тому +4

    Soo dhawoow wllshy ❤habar gidir dadka waa iska xignaa😂madama team habar nala yihin😂😂😂

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  4 місяці тому +2

      Aahey taliye habraha waa 4 😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому +1

      habeen ma wadaagno habar gidir iri samaalena been bay hayd waakii Awrku cunay

    • @KORNEIL-TRAVELER2
      @KORNEIL-TRAVELER2 4 місяці тому

      Odaygiini abgaal waa kanaa 😂 kaftan xalaala igu qaata😂✋

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому

      @@KORNEIL-TRAVELER2 soo dhawoow tolkay oow kaftan maahee Abagaadhe waanu nahaye

    • @KORNEIL-TRAVELER2
      @KORNEIL-TRAVELER2 4 місяці тому

      @@user-sz7sn2rv9r waryaahee abagaadhe ma qabiil baa abgaal baan ku iriye😂

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 4 місяці тому

    Maasha allah Ismahan🎉🎉 Daahir taageerayaashaada number 1 ayaan ka ahay kawaran Berbera quruxdeeda Batalaale Volog kasoo samee Aabihii Jaceylka Bodhari rugtiisa waa meel taariikh ah waa usoo socdaa
    Aad ayaa kuusalaamayaa aniga 2002 baa iigudanbeysay Berbera maanto 10/3/24 waxaan kaasoo daawanayaa
    Paris France by dalxiis wacan

  • @foosiyafamily3414
    @foosiyafamily3414 4 місяці тому

    Mashallaah ❤❤ sister 🙏🙏🙏 isoo booqoo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇬🇧🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 4 місяці тому

    Ismahaan soodhawow baayo

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 4 місяці тому

    ma sha allah beautiful video and we have the same name❤

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 4 місяці тому +2

    Ismahaney tan waa aduunyo micna malaha ee maxram miyaad wadataa mise waxaad kujirtsa dumarka kadhaga adeygay ee kaligood safra

  • @mohamedjama8926
    @mohamedjama8926 4 місяці тому

    Hadii aan is idhaahdo run kasheeg berberi inay tahay magaaladii jacaylka anigu waxaan odhan lahaa jacaylku wuu ku dhintay berbera ee barbaarin markaa lama odhan karo magaalada jacayka anigu waxaan u aqaan berbera goobta geerida jacaylka

  • @HSHBlack
    @HSHBlack 4 місяці тому

    Martida waxen leeyahay marka aad udalxiisisaan wadamada dariska ah talaaladiina oo dhameystiran waa in aad wadataan mida kale nadaafada ku dadaala caasimadaha wixii qashin ah na hore usiiqaata.

  • @ugaasnuurdeeq1366
    @ugaasnuurdeeq1366 4 місяці тому +1

    Wllshy mcn abdkaa guulayso shaqo wcn waan ku xisnay inta waad inugu cidlaysay come back samy ina ader❤

  • @salebanhusein1880
    @salebanhusein1880 4 місяці тому +1

    Hees Somalia ka Shekaynaysa Lakiin Halkani Waa Somaliland take care

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  4 місяці тому

      Title so kan somaliland ku qoraan halke somalia ku qoran tahay

    • @maxdar11
      @maxdar11 4 місяці тому

      Yuu ku wareerin inader heestaba waxa lagu sameeyey sallaxley oo hargeisa koonfur ka xigta ​@@ismahandahir3704

  • @user-gx7ii7mx8q
    @user-gx7ii7mx8q 4 місяці тому

    Ax yaa jubo wlahi hesta yar jecliya

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MohamadAwfaz
    @MohamadAwfaz 3 місяці тому

    Video qurux badan waxad ku duubto manala wadaagi karta plse ?

  • @Canadian_262
    @Canadian_262 4 місяці тому

    Gobolkeygii manshallaha Beautiful lkn Abaayo Mcn Alle Ayaa idin amaansadey Meesha Aydin Seexaten Waa Wadda Abeeso alx Alle ayaa idin amaansadey❤

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 4 місяці тому

    Big video

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 4 місяці тому

    Oo kaligaa maa seexatay, waa cabsi cabsiye.

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu 4 місяці тому +1

      Somaliland cabsi aan cabisada allah ahyn kama jiryo masha wa sef alxamdullilah berbera hoygii jacaylka❤❤❤❤❤❤

    • @abdiwali15_london
      @abdiwali15_london 4 місяці тому

      Manshala ala ha ugu wado.

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 4 місяці тому

    Mansha allah berbera somaliland

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 4 місяці тому

    Halkeed ukaadi tagteen

  • @isramowliid4231
    @isramowliid4231 4 місяці тому +2

    Mashallha laakiin waa la ragatay muuqalda ismahaan waxa kale haday ku gu hadhee iska sodaa 😅

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 4 місяці тому

    Dee Inamadaa mid ka dooro nala soo deg walaal waa hadii aan lagu qabin

  • @iissa7685
    @iissa7685 4 місяці тому

    Burco way ku wadataa

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 4 місяці тому

    Kolay xiligan aad uma kulula

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 4 місяці тому

    ismahaan gacan dahab🔥meel kasta tagto Naag shidato baa tahay

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 місяці тому

    Markaan maxaa kuugu arkiwayey berbera Abayadiis 👍

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 4 місяці тому +1

    Heesta ha bedelina midhaheeda. Deeq ilaahay baa leh dadnimana Somalibaa leh weeye. Dadnimana Somalia leh sidee ayey macno u samaynaysaa 😂

  • @radhas2411
    @radhas2411 4 місяці тому +1

    Magacyadu lahjad ma galaan Berbera not Berbero

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 4 місяці тому

    Indhawayd ma arkin muqaaladadi xasuusta dibu celinta laha reer somaliland soo dhaweeya inantaasi waa gobe❤

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 4 місяці тому +1

    Dariska xalaasha ah.
    Kkkkkkkk yaa binti sanduuq khabara fi suuq

  • @khadarmohamed6846
    @khadarmohamed6846 4 місяці тому

    Balse sihameey ma kalidaa ayaa wax dumara ku jiray?

  • @sakariyeabdulahi2043
    @sakariyeabdulahi2043 4 місяці тому

    Suli xagee u adaysan

  • @user-cd1bq4nt8w
    @user-cd1bq4nt8w 4 місяці тому

    wllo ma kula sexdaa wad baqaysaye

  • @ZALMAAN09
    @ZALMAAN09 4 місяці тому

    Laakin dumar thay inaad banan sexato wax fiican maaha wall

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  4 місяці тому +1

      Dumarka yaa u diiday Walal Hade murxamkeda wadato 🙏

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 місяці тому

    WAA HABAR HAWIYE AH OO JAAJUSAD AH EE ISKA ILAALIYA YEY IDINKU QARXINE

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 4 місяці тому +2

      qaraar baa ku haya faqasheey yaa ka xiga gabadh hawiye barbara iyo hargeisa ❤waa gurigeedi 2 ye waxas kurdish samali ka ahow😂

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 місяці тому

      Aflagaadadadu ma fiicna. Waa Gabadh, anagaa xaalka kaa bixinay

  • @carfihaybe3092
    @carfihaybe3092 4 місяці тому

    Reer somalilandow sugaarkaas yuu idin dhaafin😅

  • @ismaelahmedali7840
    @ismaelahmedali7840 4 місяці тому +3

    NO More Somalia 🇸🇴 🚫❌

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому

      Soomaliland berbera waa qurux

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 4 місяці тому +1

      Inanta muqalka cuqdada uga daa ciilaney😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому

      @@karimhasan8967 Ciil iyo cadaawadba adaa qaba

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому

      @@karimhasan8967 Mawaxa ku dhibtay Somaliland berberi waa qurux kkkkkkkkkkkkk dee dilaah ina dhiloow

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 4 місяці тому

      @@karimhasan8967 ina dhilo dhuqbariis berbera anaa leh

  • @HAMZE91
    @HAMZE91 4 місяці тому

    Fadlan soo arag youtube kanal kayga